SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 12

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 300

  • @fatxicabdi8752
    @fatxicabdi8752 3 ปีที่แล้ว +41

    بارك الله في علمك وعقلك وعمرك يا استاذ اعش في الدنيا معيشة جميل وفي اخرة الجنة أن شاء الله

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 3 ปีที่แล้ว +26

    Geesinimada la shegaba waaa adiga wlhy sida wax walbaba aad xaqiiqa
    Uga shegaysid keep going wllo

  • @Amiinbdalla
    @Amiinbdalla 3 ปีที่แล้ว +113

    Haddii ay hurdo inala tagto ee keddibna aan soo xasuusanno in aanu shaqo, waxbarasho ama ballamo kale ee muhiim ah laheyn, aad ayaanu u soo boodnaa sow maaha? Weliba isugu naxnaa.
    Haddiise ay salaad farad ahi innaga tagto, tartiib hurdadeenna ayaanu iska sii wadannaa oo hadhow baanu dib ka qalleynaa!!
    FG. Salaadda aynu ku dedaalno oo qalbiyadeenna ku xirno.

    • @shabcanmuse9012
      @shabcanmuse9012 3 ปีที่แล้ว

      Alle salada io qiimaheedapa hayna fahnziiyo🤲🤲

    • @Amiinbdalla
      @Amiinbdalla 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shabcanmuse9012 aamiin dhamnteenba🤲.

    • @naimajama4396
      @naimajama4396 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah

    • @anisaabdulkadir17
      @anisaabdulkadir17 3 ปีที่แล้ว

      Wlh waa xqiiq

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 3 ปีที่แล้ว +72

    HADII AAD ILA SOCOTAY PART 1 ILAA PART 12 LIKE DHEH💖🌷💖🌷

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 3 ปีที่แล้ว +16

    Intaad ku kulmi doono part 13 see you soon iinsha'allaah thank you so much for sharing 🌺

  • @aamiinahmed4506
    @aamiinahmed4506 3 ปีที่แล้ว +10

    Ayub Suaal inantii hore ee aad dhibka badan wada marteen ee hadana calafka isku waydeen hadii mntadan la joogo hadii aad dib isku heshaan ma laga yaaba in nolosha ku midawdaan adigo og in aad reer leeday Caruur ku joogto Mazha Allah ku jirtaan dhnmtiin qofkii aad jeclaydna uu ku leeyay wali ayub Niyada ayaan kugu hayaa bal Side Ayaad Uga Falcelin lahyd Bal Nala WadaaG ""ISO DUCEEYA IN ALLAHA NOIOSHA ADUUBYO & TA AAKHIRNA II QURXIYO"" mahadsanid

  • @hodanyousuf7251
    @hodanyousuf7251 3 ปีที่แล้ว +5

    The strongest hearts have the most scars Ayub Ahmed wllo waxa tahay qof qalbi wangsan aduun iyo aakhiraba wax aad ku faraxdo illaahy haku siiyo dar illahay ban ku jeclhay ❤️

  • @dekabashir7387
    @dekabashir7387 3 ปีที่แล้ว +15

    Mida aan layaabey oo marar badan igu soo laalaabatey baa waxay tahay hadaa dumar nahay inaan fiirino qofkan muxuu manta haysta mxuu yaqaanaa waa sax lkn intaas waxa markasta ka weeyn dadnimada kartida iyo qalbi wanaga uu qofkan leeyahay noloshuna haday maanta adagtahay way yartahay ineey barri adkaato 🙏

  • @bushraaa30
    @bushraaa30 3 ปีที่แล้ว +27

    Ustaad inaad sidaan oo dhan u shidmi doontid mustaqbalka gabadhaasi ma aysan ogeyn hakugu taagnaato dheh😂😂😂🙏

    • @salmanahmed4261
      @salmanahmed4261 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🙈

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว

      Waxa soo socda hadii la ogyhy maba lakala yaaceen😀😀

    • @salmanahmed4261
      @salmanahmed4261 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmohusseinahmed9723 aniga waan shidmi doonaye hada ifahan 🙈😂🤔

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว

      @@salmanahmed4261 myee markad shidmaato ayaan kugu qabsan ee inakala wad yaroow 😀

    • @salmanahmed4261
      @salmanahmed4261 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmohusseinahmed9723 hadhow waji kale lasoo bixi doonaye ma ka joogtid😂🥵

  • @quenchmanai
    @quenchmanai 3 ปีที่แล้ว +20

    Yala socda shekadan ila part 1

  • @manunited1561
    @manunited1561 3 ปีที่แล้ว +59

    Hal talo
    Qofka aad jeclanayso ama aad xirir la wadagayso iska ilali inad qalpigaga wada siso qayb ka mida si lkn ha wada siin , sababto ah qofku marku donono ayuu kugu ciyaalowaya KA DIGTONOW ARINKAS 😂 hadad igu racday like isar 😁

    • @iskufilan9151
      @iskufilan9151 3 ปีที่แล้ว +1

      Adigoo isleh baa arkeysaa adigoo lagu wada qaatay

    • @anisaabdulkadir17
      @anisaabdulkadir17 3 ปีที่แล้ว +1

      Jacayka waxad adgu cantrol li kartid maahan

    • @Hana-ii7rd
      @Hana-ii7rd 2 ปีที่แล้ว

      Kow marku qalbiga jeclanaye qoftas makula tashanaye wasida o kale jecel tashi magalo

  • @SG-SPOT
    @SG-SPOT 3 ปีที่แล้ว +4

    Let her go!!!!
    Qof aan ku rabin jcylkisu
    Waa xanuun whli....
    Jacyl hal dhinaca layguma oga

  • @rodasuleyman8397
    @rodasuleyman8397 3 ปีที่แล้ว +19

    جزاك الله خيرا يا معلمي العزيز📠🙏

  • @ismahaanabdulahi3538
    @ismahaanabdulahi3538 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah ustaad geesinimadu waa awood rabi xafidullah wallo

  • @Somali_Editzシ
    @Somali_Editzシ 3 ปีที่แล้ว +1

    Daacadnimada iyo dadnimada ka muuqata Alle haku siyaadiyo. Nin kalsooni iyo karti leh ayuun ba so bandhiga xaladahi noloshiisa oo dhab ah ka warama.

  • @akramak8649
    @akramak8649 3 ปีที่แล้ว +67

    I can't wait part 13 🙋‍♂️ya ila mida 💚

  • @niciimamataan1682
    @niciimamataan1682 3 ปีที่แล้ว +3

    Romantic bad hayd.imisa.jeer.wax jeclatay wllow kkkkk ku salamay wll

  • @drsrayaanxuseen5802
    @drsrayaanxuseen5802 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a wey igu socotaa shekada ayuub ahmed allah hku barakeeyo dhiirigaliyaa tahay sugayaa prt13

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 3 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allaha weey igu socotaa shugran sida aad noogu soo dhaqsatay❤❤❤

  • @shukrishacni9157
    @shukrishacni9157 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub kolka hore mahadsanid suaal baan qabaa haldoor ah xiriirka kolkaad waday wadankeed ku sugnayd?

  • @hamdaabdirahman580
    @hamdaabdirahman580 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaada waxaa jira qaar aan ku sheegayn sababta rasmiga ah ee kaga tagayo kln calamadu ku tusinaya

  • @zamzammohamed2896
    @zamzammohamed2896 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxan ahy qofki koobad waku salamay walal ayuub

  • @nimcoxuseen121
    @nimcoxuseen121 3 ปีที่แล้ว +11

    You are Good storyteller fav motivational 😊

  • @qadijomhamud565
    @qadijomhamud565 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah ustaad aan waxbadan kabartey walahay sheekadu markay marayso waan soo horjoogsaday waxaan xasuustay riwaayadaha khiyaanada iyo quusta laga jilo

  • @ruunifarah
    @ruunifarah 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walal waa ku salamay waxa raba mela kalaso xariro,waxa rabay ina kaka sheekeyo qiso

  • @rayaanaxmed2311
    @rayaanaxmed2311 3 ปีที่แล้ว +6

    13 ban galay galabta salama saxiibayal

  • @rahma9541
    @rahma9541 3 ปีที่แล้ว +12

    Asxaabey iso duucey muraad ayaan leyhy in illlaahey ii sahlo iigu so duceyo illaahey dhamantena culeyska hanaga dulqado oo fudeyd ha inogu bedelo 🤲🤲

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah kusahlo muradkago macsi laheyn midigta alle haku saro abyo

    • @amiirahassan8937
      @amiirahassan8937 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah ha ku sahlo muradkaga wll

    • @maryamabdi6660
      @maryamabdi6660 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah ku sahalo xabibti amiin ya rabi🤲

    • @suweysaxmadsiiq4059
      @suweysaxmadsiiq4059 3 ปีที่แล้ว +1

      Allha ku fududeeyo

  • @shafiedaahir9296
    @shafiedaahir9296 2 ปีที่แล้ว

    Shekadii hore iyo tan yaa horeyay wll mahadsamid

  • @deeqodaganibrahim7634
    @deeqodaganibrahim7634 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabrkllah wallo horey u soco inshaalh ❤️🥰🥰 sheekadan ada oga helay wax badan ayana ka faiday

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi wan sugaaye qaybt 12 keep going

  • @xafsomaxamuud5443
    @xafsomaxamuud5443 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh alle haku xafido marwalbo 🥰

  • @fathimafahma1161
    @fathimafahma1161 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayub wlhi qof ka samir badan mujirin hadan waxthy dhiri galiyaha dhalinyarada hore uso brother

  • @AYAANAli-uv1yn
    @AYAANAli-uv1yn 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhh marawalbee waan fiiray inaya so dhacaya xalaqadii12 so.dhacday mhdsnida suhayba saajida

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaa sheeko xiiso iyo dhirigalinba leh wll Ayub thankz ❤🙏💯

  • @saciidoabdirisaak282
    @saciidoabdirisaak282 3 ปีที่แล้ว +6

    Qaybtan Aniga Ayey igu dhcdy Ustd😰😭 Wxn mody inuu dacd iyhy lkn qofkle mrku lhdlo si wngzn uldhqmaa 💔😭

  • @ayaancabdi8959
    @ayaancabdi8959 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ayuub Axmed wll waan ku salamayaa horta waxaa tahy geesi isku kalsoon aad ayan kaga faiday

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaa. Allaahaaaa. Ayaaa. Tahaya. Waada. Fiicanadajaya

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 3 ปีที่แล้ว +4

    Wooow amazing
    but i can't wait part 13 🙄😱

  • @najiibxuseen4018
    @najiibxuseen4018 2 ปีที่แล้ว

    kkkkkk ayuub nin soo dhadhamiyay durufaha caashaqa eebe hanoo kaaa daayo wlle

  • @suadosman7814
    @suadosman7814 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ayub. Wall wan ku salaamey Sheekadadu wa Cajiiiib Huuno ka qor book

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub hadaan suaal yar ku waydiiyo gabadhan iyo tiikale midee horaysay??

  • @hindahusein3228
    @hindahusein3228 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ayub wan sugaayay

  • @faaduma5762
    @faaduma5762 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustada alle ha ku barakeyo wax badan ayan ka faidestay dhiiegaliyah nafteda

  • @salmajamac3120
    @salmajamac3120 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaalo 13 noso dhig🥰🥰

  • @hodanali8219
    @hodanali8219 3 ปีที่แล้ว +4

    The father of the love ayuub qaybta ku xigta nosodadaji

  • @sabrinibrahim-jd6jv
    @sabrinibrahim-jd6jv 10 หลายเดือนก่อน

    Wll shukran qisoyin ka ga aad ban u dawada warunta marka qof jeceshahay dacad u thy markaste wanagisa kumuqda wana kumahadsan thy sida Quruxda bdn qisoyinkaga noguso gudbisay 🥰

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 ปีที่แล้ว +3

    Meel xasaasi ah bay maraysaa ku soo dhakhso qaybta 13aad sidaa maanta xilli hore soo gali.

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 ปีที่แล้ว +8

    MID AYAAN KU DARI LAHAA AYUUBOW
    1- INAAD SHEEKHADA GUDDO GASHO OO AAD YAREYSO WXYALAHA KU JIRA EE DHIRIGALINTA

    • @omeyra9621
      @omeyra9621 3 ปีที่แล้ว +1

      sas we ficnan lahed lkn sharaxada dhiragalinta we na anfacesa b/c maclumad badan aya ka qadanesa

  • @NajahYousuf-s8w
    @NajahYousuf-s8w 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekadii Gabadhii hore xageeeku dhamaaty

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 3 ปีที่แล้ว +6

    Hhh ceeb bay faraha la gashay lkn Anigu cashar baan ka bartay khaaasatan hadaa dumar nahay 😅
    Waxaana sabab u ah mar mar Raga

  • @Nasra-udgoon
    @Nasra-udgoon 3 ปีที่แล้ว +2

    Nairobia miyaa markaan ku laabatay ustaad adigo london imid ayaan shekadii hore ku ogaaa

  • @jihaan8318
    @jihaan8318 3 ปีที่แล้ว +3

    Cawada bacdal maqrib ayaa noo soo galisay thanks

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekadan waxey iso xasusiisay filimki Hindiga ahaa ee biyar ishqi muhabati sheeko cajiiba

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Subxaaanalah.tilmaamahaygaa baa laygu dooqay dumaar badnaaaa iyadu.5

  • @fatmahussien9629
    @fatmahussien9629 3 ปีที่แล้ว +5

    Tan waan soo mary waa xanuun lkn hada waan ka bogsaday

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Way ii tirsanyihiin waaayahayga iyo noloshayda inti aan soo jiray jiridoonana hadii Rabi Qadaro.asw

  • @abdimalikchannel5891
    @abdimalikchannel5891 3 ปีที่แล้ว +6

    Ayuub🔐💯

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin ka nolosha ifiyaha jazaaka Allah

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekadu waalaahi waa mcn

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Waa soo jeedaa.gabadha khatraaaayqarancaday yarey.5

  • @zahromohamedadam8747
    @zahromohamedadam8747 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah👑🤲

  • @hamdi.mohamed
    @hamdi.mohamed 3 ปีที่แล้ว

    Toloow adi iyo gabadhas xgee wakhtigaas kusugnaydeen?

  • @degandesigns959
    @degandesigns959 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayubow xidhiidhkii hore ee aad sheekada noogu bilawday kan hada kee horeeyey

  • @jaabircismaan6127
    @jaabircismaan6127 3 ปีที่แล้ว +2

    USTAAD AYUB

  • @abdisataarabdulahi
    @abdisataarabdulahi 3 ปีที่แล้ว +1

    So interesting lasodhahso ustaad

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 3 ปีที่แล้ว +4

    Faji caadi ah ayuub 😅

  • @ilwaad3225
    @ilwaad3225 3 ปีที่แล้ว +5

    Axlaa jacayl😋

  • @أمرزان-ر3د
    @أمرزان-ر3د 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks uztad ayub jazka Allah khyr

  • @kadanaliisa2367
    @kadanaliisa2367 3 ปีที่แล้ว

    Waa calaamadaha lagu yaqaan
    Qofka daacadda ah, in uu isagu wiil iyo gabar tuudoonoba ha noqdee in uu markiiba cishqi la dhaco.

  • @gureymohamed569
    @gureymohamed569 3 ปีที่แล้ว +2

    Ikhlas's father 👨 SalamuAllah

  • @alqiimocdy6373
    @alqiimocdy6373 3 ปีที่แล้ว +3

    Yes 🥰

  • @zuhaybmukhtaar8745
    @zuhaybmukhtaar8745 3 ปีที่แล้ว +2

    SHEKADADA MCLIN AADBAY XIISO ULEDAHAY ALLAH HA KAA JASAI SIIYEE

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Tantan baan ahay ugu qiimobadan qadarinaleh.yartan

  • @kawsarmohamedali6431
    @kawsarmohamedali6431 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah illahay ha barakeeyo ayuub iyo family ligisaba wuxuu ino so gudbiyay sheeko qiiban o casharo badan aan kaqadan karno lkn shakhsiyada ayuub markuu xidhidhada galayay waxa iiga so baxay iiinuu dacad ahaa inbadan khiyaana aqoon kuqanacsan qofkaa markaa uu lasocdo wayo raga maanta kun bay lasocdan markaa ustaadka waxan odhan karaa waa laso imtixaamay waxan odhan karaa jacaylki hore wuxuu noqday kii cimli bodhari uu udhintay jacaylku waa wax fiican markaad hesho qof kula fahma

  • @abdirisaqcaliyshariifqawaa8205
    @abdirisaqcaliyshariifqawaa8205 3 ปีที่แล้ว +1

    ustad ayuub qisoyin kaada midba mid kalaa ka zanuun badan inkastoo meel xun aad ku gowsay

  • @amriitaladan8568
    @amriitaladan8568 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub ugu danbeyn waxa noqotey khabiir dhanka jaceylka ah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Aww, exusemeeee qoftan gabadha ama dumartan baa wax loo sheegaa marwadiisa ama saygeed.iyaaaaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Exusemeeeee dumar tantan baan ka ahay.👋

  • @sadaammohomed663
    @sadaammohomed663 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah pro hore u soco taagero wayn ban ku haya👈

  • @suhraccasiis2798
    @suhraccasiis2798 3 ปีที่แล้ว +3

    ustaad taageero buuxdo noowad sheekada🥰

  • @ayaanmuhumed174
    @ayaanmuhumed174 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waxaan nasib u yeeshay in aan dawado,4/26/2024

  • @7kids901
    @7kids901 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah keeping going brother😭

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 3 ปีที่แล้ว

    قصة جميلة روعة الله يوفقك أستاذ دونيا قدامك

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 3 ปีที่แล้ว +2

    Marxabaa ustaad ayuub🥀

  • @fadimoali448
    @fadimoali448 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂 runtii waa qiso xanuunbadan ustaad

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Qaatimo Rabaw no hagaaji aaaaakhiroo ugu darane .janno.asww

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi qof libaaxaa tahay ustaad 🤣🤣saad qofta ujaajuustaan layaabay 😀😀casharaa udhigtay runtii

    • @hibohonnest4004
      @hibohonnest4004 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma aragtey libaax libaax Dhaafey waaye masha Alla Allah ha daayee❤❤

    • @sweetlife8933
      @sweetlife8933 3 ปีที่แล้ว

      @@hibohonnest4004 haaa wlhi 💯💯

  • @maangedle8564
    @maangedle8564 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Ayuub sheekadan Waxaa u maleysaa in ay isisoo shabahaan siday u dhacay so sheeko aan goob joog u ahaa SubxanAllah 🙏🏾

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub ifahansii qaybaha danbe ee shekada ma markad dhooftaa mise intadan dhoofin weye mahad sanid 🥰

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว

    Si fiican ayaad yeeshay

  • @najaxmuuse8647
    @najaxmuuse8647 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah waad noolasoo dhakhsatay story part 12

  • @fazmatani7584
    @fazmatani7584 3 ปีที่แล้ว +8

    Qofka wax soo jeclaadey unba dareemi karo wlhi😭😭

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah. Adoo raali ah soo ceeb ma aheyn inaa saaxiibkaaga ku hor ceebeysid oo aad sheegtid inuu been ahaa. Markaa is tustay inaa ka tagtid ayaa fiicneyd markaasna ka hartid

    • @thegreennature2619
      @thegreennature2619 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxbkii wax dan ah kama lahayn xidhiidhka naagta, heshiis bayna ku ahaayeen wax walba.

  • @hoodocali7537
    @hoodocali7537 3 ปีที่แล้ว +6

    Finally🥰

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 3 ปีที่แล้ว

    Asc ayuub waanku salaamay ilaahay hanookaaxafido

  • @naciimamatan2116
    @naciimamatan2116 3 ปีที่แล้ว

    Waa aduun dhabar adaygbaa lagaga baxaa legend

  • @munacali9965
    @munacali9965 3 ปีที่แล้ว

    Waa waxa loyidhi ragu jebaku ka qoqa wll soray

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    gabadha khatraaaaayqaran 👋.asw

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu wadanka ay joogtay iyo sanadka ay ahayd manoo bayaamin karta aqoonyahan