SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 14

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 249

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 3 ปีที่แล้ว +93

    Wali ma Arag TH-camr Daacad ah Ustaad Ayub Axmed Hortii Inta Igu raacsan Like saar thanks

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 3 ปีที่แล้ว +23

    Mnsha Allah Ustaad Sida Aad Noola jeceshayah Inaanu Guulaysano Dhinac walba Oo Ka mid ah Nolosha Jazakallah kheyr

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 3 ปีที่แล้ว +28

    Ayuup Axmed channel Kan hooyadey Mcn ayaa I barty 2019 ila hda wa kugu xera nhy aniga neh ma ihi gabdhaha heesaha dhageyto ilahey amarkiis channel Kan 75% nolosheyda ayu badale telkeyga video kaga le ku jiran wlhi sida ku dhageysto lee hdane shekada noloshada iyo hda xalada ku jiro 100% wa isku mid lkn wax bdn aya ka barte wana ka faideyste Abaalkaga waxa ku gudo ma aqaano wlhi ilahey haku xfdo my dear teacher❤❤❤❤💯

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 3 ปีที่แล้ว +5

    Waligaa xaaladada xita mida ugu hooseyso hadey tahey qof bini'adam ah ha isu duleyn, ilaahey aya mudan baryo iyo isuduleyn.

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +126

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay haku xafido wall adiga iyo dhamaan muslimiinta

  • @khadraxuseen4780
    @khadraxuseen4780 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha kaa nabad geliyo duufaanta adiga iyo dhamaan muslimiinta kunool wadankaa

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 3 ปีที่แล้ว +15

    Waruntaa wll Ayub Allah cimriga iyo cafimadkaba haku dheeryo ❤

  • @cabdinasirismaaciil4403
    @cabdinasirismaaciil4403 3 ปีที่แล้ว +12

    Alx ugu dambayn soo dhacday
    Hadhow baan daawan markan soo tukto salaadi maqrib insha allah

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 3 ปีที่แล้ว +28

    Am in my 20yrs and I feel the same way 😔😢 alxmdullilah I pray hard🤲

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 3 ปีที่แล้ว +22

    Videogan wuxu ka hadlayaa xalda maanta ku jiro Allah ha iga saaree ani iyo inta ila midka

    • @xamdinaasir9647
      @xamdinaasir9647 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo kula mid baan ahay 3 sano waqtiga la iga lumiyey waliba guur baan ku heshiinay xiligan is guursanayno xitaa waan isla af garanay kadib na telka la iga xirtay ilaahay baa garanaya qalbigayga xanunka uu dareemayo ma seexdo farxadi waa iga guurtay murugo ayaan daris la'ahay ilaahay qalbiga hanoo qaboojiyo 😭😭😭

    • @mo8417
      @mo8417 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdinaasir9647 ilaahay qalbiga ku qaboojiyo in ee qayr ku tahay laga yaabaa ilaahay talo saaro

  • @hindaabdi9763
    @hindaabdi9763 3 ปีที่แล้ว +7

    Ustadad
    Luuqadii miyaa joogisay aad noo dhigi jirtay

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa imtaxan aduunka allow samir iyo dulqad badan na sii yaa rabbi🤲🏻

  • @ismahanmustafe654
    @ismahanmustafe654 3 ปีที่แล้ว +1

    Bismilaah Alle ha inoo wada nazariisto dhamanteen aduun iyo Akhiraba

  • @faatumamohamud1551
    @faatumamohamud1551 3 ปีที่แล้ว +2

    wlhi qisadad midba midka kadarn way ka xanun badanthy alxmdu lilaahi illaah unba bili adamkan wax inogu sodhiibo hadi ladhihi laha qof adi cml aa ku qutuniyo yaba nolan lahaa alloow gcn bil adam naga kori oo hana badin yaa allaah 🤲🤲 ustadi wax waad somarty ninka raga waa kii dhib somara qisayinkga wax badan ayan kaqadany wlhi

  • @aishakhadar9111
    @aishakhadar9111 3 ปีที่แล้ว +6

    20:23 hadaan dareemaya oo walipa 2022ka ah 🥺😩Allahayow farad kheyr qapa ii fur inaga iyo inta ila midka ah Nairobi oodan wax shaqa ah ku heysan wax ka xun ma jirto yaa rabi 🥺🤲🏻

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 ปีที่แล้ว +9

    Heartbroken 💔😞 story same times life is hard

  • @suhraccasiis2798
    @suhraccasiis2798 3 ปีที่แล้ว +1

    ayuub family uduceeya ustaadka illhy isaga iyo familkiisaba in duudaanta alle ka bad baadiyo iyo muslimiinta halkaa ku nool.

  • @salahdiindamal3325
    @salahdiindamal3325 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow badbadeh inta muslimiinta ah iyo Intaan jeclanahay damantoda🤲

  • @adeelsshahad8490
    @adeelsshahad8490 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qof diin leh iman leh batahy allah haku barakeeyo

  • @sadamalihussein9582
    @sadamalihussein9582 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha qeybka 14 waa qeybta ugu wanaagsan waye
    Dib ayaa udaawaday casharo nolosha dhabta ah ayaa ku jira

  • @ayanahuzein2248
    @ayanahuzein2248 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallo allaha idinku nabad yeelo meelwalba aad ku nooshihiin🤲🤲🤲umada islamka ilahay haka nabad yeelo duufamaha

  • @zahromohamedadam8747
    @zahromohamedadam8747 3 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhh qof kasta intuu kugu sameeyo kusamey ani xitaa waan aamisanahay wllo
    ALLAHA ku dhowro🤲👑

  • @eekaadanofficial989
    @eekaadanofficial989 3 ปีที่แล้ว

    Ilahaay ha idinka basbadiyo walal ayub waadna ku mahd santahe sida nolawadagte shekadada runti hlka wx kali aan ujeclahay brnamijkada kitabka ilahay ayaad naxasusisa ayadaha qar mrka istultgtoo caqabahavnolashu wyku fududaan runtii quraanka ilahay waa xasiliyaha dhamaanten waalidkena sababka u ahaa inaan barana quraanka ilahay walahi waax ka qimabdn ma arkin nolashaydi ilahayow dambigodu dhaaf ameeen juma mubarak 🙏🙏

  • @hibohonnest4004
    @hibohonnest4004 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah our teacher Allah haku sharfo❤🥰 I can't wait part 15

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah walal ilaah hani xafido adi iyo intii muslim ah

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 3 ปีที่แล้ว +5

    ayuub taariq ayaan kuu bixiyaya magacaaga 👏👏 waa qiso caajiin ah oo billow ilaa iyo hada waan la socada It very interest stories

  • @iqrocumar6729
    @iqrocumar6729 3 ปีที่แล้ว +6

    subxanalaah saxib ma awodo aya kafican lugoyada

  • @rihaamqarbe7920
    @rihaamqarbe7920 3 ปีที่แล้ว +5

    Wixi dhib"Ah ilhy hanaga hayo abowe

  • @hidoraacchanel5258
    @hidoraacchanel5258 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaalo alle haku barakeeyo wax badan kaa faa idney run ahaantii alle abaalkaaga jano haka dhigo wax walibood jeceshahayna haku siiyo
    Keep going ku leeyahay

  • @ahmednasirabdi1805
    @ahmednasirabdi1805 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Al Ustaad

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 3 ปีที่แล้ว +6

    Illaahay ha idinka badbaadiyo iinsha'allaah 🌺

  • @iskaadag3596
    @iskaadag3596 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga hada ayeeba qiso i haysata waxan xidhiidh la sameyay shakhsi walalnimo badan mudo naga so dhaxesay waxa ku kala nool nahay laba wadan ani north america shaqsigana wadab africa ka mida ah ayu waqti xadrikan ku nool yahayna shaqsigasi wa shaqsi qalbi wanagsan runtina wa jeclahay balse reerkena lama wadaagi karo sawawto ah ine aqbalayan ma u malaynayo qofkana si an oga dhadhacsiyo ma aqani wayo familjayga ina ceebeyo ma rabi qalbiga ayaa i xanunaya runtii aniga qalbiga wuba iga jabaya balse naftayda shaqsiga kale aya igaga walwal badan si an ka yeelana wan aqoon la ahay taladina iyo ducadina muhim aye ii tahay walalahy 😰💔

    • @sahrasalaax6115
      @sahrasalaax6115 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaxumahay walaal ilaaahay hakuu sahlo halkii kharku kuugu jiro hakuu fududeeeyo insha allah

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah Haydin ka Bad baadiyo duufaanada

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 ปีที่แล้ว +3

    Musiibooyinka socda allaha naga wada badbaadiyo. Wll aad ayaa u sabar badantahay

  • @nimconawaal9001
    @nimconawaal9001 3 ปีที่แล้ว +1

    wll illhy hku xifdiyo adun iyo aqiraba dhamanteen wnnanku soduceyneyna insha Alle nolol iyo geriba hadi an kadambeyno

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay khatumada khayr haynoogu khatimo insha allaah

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 3 ปีที่แล้ว +7

    Ayuub waxaan kaa codsan laha inaa asxaabtaa la wadaagto كعب بن مالك ومرارة وهلال si cashar laaga barto markii reer madiina la faray inay ka aamusaan waa codsi madaaba zabarka xidhiidh la leedahy

  • @nashaadaxmed4881
    @nashaadaxmed4881 3 ปีที่แล้ว +5

    wll ilaahay roobka khayrkiisa ha idiin sooxejiyo sharkiisana haidiin ka qabto

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 3 ปีที่แล้ว +11

    Ayuubow sxp wan kula socdaa wlhu waxan ka codsnaa sheekdan hdey dhamaato in aad ku xijiso sheekadii gabadhada ku dhiiri gelisay rayan waa codsi teacher

    • @cooking-wk3lc
      @cooking-wk3lc 3 ปีที่แล้ว

      Abayo rayaan wa ayo

    • @naima5387
      @naima5387 3 ปีที่แล้ว

      @@cooking-wk3lc waa gabadhiisa yar shekda dhexdeda ayu ku sheegay

  • @hindahusein3228
    @hindahusein3228 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayub qaybti halkad kudhamaysay iyo qaybtan halka ka qaaday isma laha mise ana mooday qaybtii 13aad waxay kudhamaty ado maraykan yimi

  • @najahmahamed4783
    @najahmahamed4783 3 ปีที่แล้ว +6

    Part 15 noola soo dhaqso wll qaali

  • @salaadshow7225
    @salaadshow7225 3 ปีที่แล้ว +3

    wlhii manta fhn sugaayey zaid part 15 no soo baabsiii wll Ayuub

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha idinka badbaadiyo
    Dabaylaha iyo duufaanafa

  • @fazmatani7584
    @fazmatani7584 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayubow manta waxad mooda inad aniga iga hadleyso wlhi ciilka markas dareentey manta aniga dareemayo xaqiiqdi qofka isku haleyneyso marku garabkaga ka baxo

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah idinka badbadsho dhamman intii Islama ah🤲🤲🤲

  • @caashaaamiin7023
    @caashaaamiin7023 3 ปีที่แล้ว +5

    Qisoyin cajiib ah waa kuwa nasoomaray ilaa hada ihaysta

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 3 ปีที่แล้ว +5

    ASC ayub Mashaa allah qisooyin qalbiga taabaneysa ♥️♥️♥️💯💯💯

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haydin bad badiyo intii muslimina allahuma amiin yarabi

  • @halimaibrahim4471
    @halimaibrahim4471 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin ayubow alle ha idinka badbadiyo waxa socdo insha allah

  • @shukriahmed3186
    @shukriahmed3186 3 ปีที่แล้ว +2

    Qisada waa la igu qaatay orod marka la so dhigo👂👂👂👂

  • @daaciyahbintusharif2058
    @daaciyahbintusharif2058 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii ugu horeeyo oo furo cajiib

  • @maryanali7725
    @maryanali7725 2 ปีที่แล้ว +2

    1ilaa 14 wxan ku dawaday hal fadhi
    Wxan ka faiday waxyalo aad ubadan
    Runti wa qiso cajiiba
    Allh haku barakeeyo wll
    Jasa kallah sidwangsanad nosogarsisay🙏

    • @Nadiaaaaaa-w7y
      @Nadiaaaaaa-w7y 10 หลายเดือนก่อน

      Haa wllheiy aniguba hal fadhi ayaan ku dhameyay😢

  • @najaxmuuse8647
    @najaxmuuse8647 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha idinka badbaadiyo aafooyinka iyo dabaylaha inshaa alah

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc welcome back maasha'allaah thanks 🌺👍

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 ปีที่แล้ว +11

    1:00
    Halkaaga Allah kugu amaan yeelo 🥰👍

  • @driving887
    @driving887 3 ปีที่แล้ว +8

    Shekadhan oo book aah could be the fast selling in Amazon .....

  • @alishaakhan6505
    @alishaakhan6505 3 ปีที่แล้ว +1

    Walae ilahy ha ku xifdiyo aduun iyo akhiraba 🥰

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 3 ปีที่แล้ว +2

    SHAARUKHAN KA SOMALIDA WAAN KU SALAAMAY💖🌷💖🌷🌷🌷

  • @fatimaxasan5157
    @fatimaxasan5157 3 ปีที่แล้ว +2

    Rabi haydinka badbaadiyo wllo

  • @asmamahamuud8343
    @asmamahamuud8343 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc isku soo laabsho wacan

  • @nagmoahmed3051
    @nagmoahmed3051 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a number ka ustadka ayub qofka hayo plz igo cawiya

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay wax idin kuma yeelo wll

  • @hafzazuleiman5954
    @hafzazuleiman5954 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha idinka amaansad wll

  • @Captain-abdi
    @Captain-abdi 3 ปีที่แล้ว +7

    War hadee so gashe prt 14
    Yaa iladawanaya👀 soo kac oo soo carar 🏃

    • @ayanahuzein2248
      @ayanahuzein2248 3 ปีที่แล้ว

      Marhoraa daaawanay😂😂😂😂

    • @Captain-abdi
      @Captain-abdi 3 ปีที่แล้ว

      @@ayanahuzein2248 😁😁😁mxan sameya marka kligeyga dawnaye qadka ha igu culeysine ka bax🤣

    • @Captain-abdi
      @Captain-abdi 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ayanahuzein2248 😁😁😁mxan sameya marka kligeyga dawnaye qadka ha igu culeysine ka bax🤣

  • @HiboShomar
    @HiboShomar 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah
    Alle haaa ku barakeeyo wllkay
    Lkn ayuub gabadhii horeba waad is hesheen mudo kadib markaad maraykan tag teee
    Gabadhii kale maxaad uga war dooni wayday

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 3 ปีที่แล้ว +3

    13:54 i can feel🥺😭

  • @niciimamataan1682
    @niciimamataan1682 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayuup lacag aniga ma ii so direh wllow kkkkk wan ku salamay wll

  • @abdisataarabdulahi
    @abdisataarabdulahi 3 ปีที่แล้ว +2

    Allh hakusharfo ustaad

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha idinka badbaadiyo

  • @rushadamaxamed8601
    @rushadamaxamed8601 3 ปีที่แล้ว +3

    Suhayb iyo ayuub laba magac miyaad leedahay wllo

  • @marcosmedia9835
    @marcosmedia9835 3 ปีที่แล้ว +3

    Horta gabadhu may noshahay imika🥰😪

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going teacher

  • @nadiifoali3518
    @nadiifoali3518 3 ปีที่แล้ว

    Ala jaceyl xanuun iyo wanaag badana

  • @khafiifo355
    @khafiifo355 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa no waday markad wada hadasheeen

  • @ilyaasabuukar3866
    @ilyaasabuukar3866 3 ปีที่แล้ว +2

    Suheyb sajid m.a wlhi rafad wasomarty lkn csharaa kubaraty

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 3 ปีที่แล้ว +3

    Shaly waan daalay sidan u sugayey🥺

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad lasoo raagtay ayuubow

  • @farahabdilahi4553
    @farahabdilahi4553 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a allh ha ku sharfo ayubow

  • @haawaluul2264
    @haawaluul2264 3 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely walahi brother keep going

  • @dekaibrahim3202
    @dekaibrahim3202 3 ปีที่แล้ว +2

    Ale haku dhooro ustaad ❤

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 3 ปีที่แล้ว +3

    16:29wlhy isku dabeecad ayaan halkaas ka nahay

  • @xalimocabdifarax5145
    @xalimocabdifarax5145 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sida dareemaysid aniga aya hada ku sugan laabciriir iyo cill ayn daremaya waxad Moday waxyabaha qaar ah kahdlyso ina noloshyda qasaka ah wax ka ogthy really xalada an manta ku suganahy manta lafteda ayn shaqo radiate wlhi

  • @Minecraftclips7
    @Minecraftclips7 3 ปีที่แล้ว +2

    Zxp sida USA ku timid ka soo hdl

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah ku dhowro macalin

  • @razaamyosef7606
    @razaamyosef7606 3 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid walal

  • @luulasworld5408
    @luulasworld5408 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha idinka badbaadiyo

  • @xaawacuudguled7139
    @xaawacuudguled7139 2 ปีที่แล้ว

    Walhi ayub waan kugu taageersanahay waa necbanahay bahdilaada majecli inaa qof dulmiyo ama leydulmiyo

  • @suleeqoquruxwanaag5636
    @suleeqoquruxwanaag5636 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idinka badbaadiyo walalkey duufaanada.

  • @livewithoutgrief7897
    @livewithoutgrief7897 3 ปีที่แล้ว

    Ku sali Nabi muxamed scw scw scw

  • @sadaammohomed663
    @sadaammohomed663 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah pro

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy dhib kuma tuse ustaad

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku xafido wllkay🌹

  • @xafsaxaji4576
    @xafsaxaji4576 3 ปีที่แล้ว

    Allh ha idin xafido duufaanta wllo

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 ปีที่แล้ว

    sheekadan ayub horey ulaman socon wllshy iga yaar ayaa i tistay kuna xidhanyd markay socoty waxan bilabay 3 27 2020 kalbad ayaan aad uga helay dulqadku maar ayu doqonimo yahay xaaqiq xaqiq wale

  • @sacdiyomohamudomar1539
    @sacdiyomohamudomar1539 3 ปีที่แล้ว +5

    Wax AA rabto wooo weesanthy waaa dhib

  • @fatimaquruxa3
    @fatimaquruxa3 3 ปีที่แล้ว +3

    وهداقصةعجيب❤❤❤❤

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad ala idinka badbadsho .masiboyinka adunka ka jira dufanada iyo dhibta ka jira usa ala ges iska mariyo cashar badan ayan ka bartay waxa tahy gesi nin adag o an intas caqabado o kuso maray manta wad ka so gudubtay ala ku xafido qof an so marin qiso ohin iyo xanun ma jirto lkn ina laga gudbo wa gesinimo

  • @amuunosman9473
    @amuunosman9473 3 ปีที่แล้ว +1

    Saan usugayey😅part 14

  • @wasacyare7613
    @wasacyare7613 3 ปีที่แล้ว +3

    اللهم امين يارب العالمين قولو أ مين يا اخؤانالمسلمين .