SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 22 FINAL EPISODE😄

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 22
    =========================================
    I make reaction and inspirational videos every week.
    Connect with me on social media:
    Instagram: / ayub.axmed
    Snapchat: ayubaxmed1
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    My gear:
    Nikon DSLR camera.
    Software:
    Sony Vegas Pro 19
    Sony vegas pro 13
    After effects CC
    Adobe Premier Rush
    Background sound:
    Videohive.com

ความคิดเห็น • 784

  • @ayubAhmedPodcast
    @ayubAhmedPodcast  2 ปีที่แล้ว +458

    ASXAABEEY!!! tan waa tii u dambeysay waan idiinka mahad celinayaa daawashadiina iyo fariimihiina qiimaha badan..... YOU ARE ALL IN MY HEART......LOVE😘

    • @iizabellainaabdi4481
      @iizabellainaabdi4481 2 ปีที่แล้ว +6

      Adaa mudan my teacher wax walbo wngsn waad uqalantaa waana kaga mahad celinenaa sida quruxda badan ee noola wadaagtid sheekoyinka iyo qizoyinka quruxda badan 🥰

    • @qazzaahmed5937
      @qazzaahmed5937 2 ปีที่แล้ว

      Thanks ayuubkeena

    • @nimcoxuseen121
      @nimcoxuseen121 2 ปีที่แล้ว +5

      Qiso wax Badan Runtii aan Ka Faaiday
      Wacnan Dhihi Karaa Malinkii kugu Horayzay Ee Ad Aragtay Eed Ducayzatay Ayuu Illahay Aqbalay It was interesting story😁

    • @nimcoxuseen121
      @nimcoxuseen121 2 ปีที่แล้ว +10

      @@maryanmaxamuudcumar6712 wad Khaldantahay Gabadheey Uztad Zidaa Ulama Hadli Kartid

    • @najahmahamed4783
      @najahmahamed4783 2 ปีที่แล้ว

      Oh

  • @miskicismancilmi3765
    @miskicismancilmi3765 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah
    Wllhi adeer ayuub dhaqanki aabahay oo kale bad leedahay aabahay waligii kama uusan xishoon guriga in u wax ka qabto
    Hooyo say inoo sheegtay waxay na dhahday inta aan idin qabeeyo dharkiinana dhaqo aad bay uyaran jirtay bay dhahday shaqadaa aabo ba lahaa bay inagu dhahday.
    Iminka oo inan an ahayna maalin dhaw anoo dhar dhaqanaya baa jamacadi layga so wacay imaw lay dhahay kadib dharkii intii qoyaneyd ban dhaqay wan iskaga tagay aabo ayaa iidhanayatiray intii ii dhineyd alxmdullilah saa id ban ufarxay wllhi xafada marka an imi dharkii o dhaqana an imi
    Iminka nine saa ah rabbi in uu igu arzaaqo rabbi wan ka baryaa aabana iigu ducey waan dhahaa rabbi ha ii aqbalo
    Mahadsanid adeer ayuub Eedana isku waara oo kuwa janada isku qabana rabbi ha idinka dhigo caruurtiinan kuwa baariyaal ah oo diintooda ku dhaqmo rabbi ha idinkaga dhigo ❤ allahuma aamin yarabbi

    • @khalidahmed77165
      @khalidahmed77165 2 ปีที่แล้ว +1

      Mnsha Allah Alle haku xafido Waalidiintaaa MISKI

  • @ilwaadabdi3214
    @ilwaadabdi3214 2 ปีที่แล้ว +42

    Ayub, thank you 🙏 for being a great father & husband, a men like you is rare. Tell your wife she has a diamond 💎.

  • @sophaasthtsh8130
    @sophaasthtsh8130 2 ปีที่แล้ว +38

    Sheeko jecli iga badaty qeebti 1 ilaa 22 oudambesy waanla socday😅
    mashallh kuwii nolosha isku dhamesto alle haydinka dhigo wll

  • @asmasuleiman9370
    @asmasuleiman9370 2 ปีที่แล้ว +26

    ما شاء الله تابعت قصتك من البداية إلى النهاية فعلا قصة تستحق المتابعة أكثر من مرة.
    الف مرة شكرا اخونا أستاذ ايوب

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 2 ปีที่แล้ว +22

    Oooh ma is guursateen maasha'allaah waan ku faraxsanahay walaahi 😍👍💖

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว +25

    Maasha Allah Ayub nin sharaf leh baa tahay hadaadba saas udaryeesho reerkaaga waana ku farxay iney xaaskaga noqotay gabadhii fariida aheyd salaan gobeed iga gaarsii walaashay❤

    • @ahmedabdirahman82
      @ahmedabdirahman82 2 ปีที่แล้ว

      War Gabdhiii barafka kaga carartey haddii xaaskaga noqotey wlhi wa jacyl jihad so marey indr hamblyo allah idin karaameyo.

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 ปีที่แล้ว +14

    Mashallaha you are the good example of success life and my allah ha idiin barakeeyo noloshaas quruxda badan mashallah my husband and I love your story ❤️ it’s good ending episode waxaan aad u rajaynayaa Inay wiilal badan iyo gabdha badan raadinaya nolol quruxbadan wadadii loo mari lahaa iyo Aminad iyo kalsooniba labada dhinac u heli lahaa
    Xaqiiqdii story gaagaaga waxa kaloo aad aan ugaga helnay ka mid ah Inaad labadiinuba ahaydeen kuwa allah kuwada xiran oo hadafkooda aan aduunyo kaliya ku xirneen Mashallaha وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ ۚ وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ ۚ إِنَّ اللَّهَ بَالِغُ أَمْرِهِ ۚ قَدْ جَعَلَ اللَّهُ لِكُلِّ شَيْءٍ قَدْرًا

  • @suleeqoquruxwanaag5636
    @suleeqoquruxwanaag5636 2 ปีที่แล้ว +7

    Allow sidad Aduunka ugu kulanten janatul firdows idinku kulmi yaa Allaah
    Aduun iyo Aakhiro barwaaqo idinku nooleysii Aamiin Yaa Rabi.
    Owlaada Allow idin barakeey.

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 2 ปีที่แล้ว +8

    Mnaha allah wllkey qli
    Marka hore waa kaaga mahad celinaya sheekoyinka aad nala wadaagtay ee musalsalka ahayd welibana ay ku jireen talo iyo tusaalo aad u badan runtii waxbadan ayaa ka faaiday
    Waxaana ku leeyahay adiga iyo qoyskaaga ilaahay ha idin barakeeyo aduun iyo aakhiro
    💯💯❤️✋✋✋

  • @rahmamoha638
    @rahmamoha638 2 ปีที่แล้ว +10

    Alxadulilah gabadhaas wanaageeda waan siigaranayay in ay xaaskaga tahay maqaani lkn adaan ku aqaanaa shinbirna shinbirkiisuu laduulaa noolaada farxadna ku noolaada inanta maaida loobixin lahaa ee inamada kayarna halaygu salaamo waa codsi🥰😘

  • @hamdihassan4563
    @hamdihassan4563 2 ปีที่แล้ว +13

    masha allaah Ayuub wlhi aad ayaan ugu farxay gabadhaad jecleeyd hadii alle calaf kugu daray oo maanta caruurtada hooyadood thy . Mid ogow Ayuub gabadhaas inaad ku heshay Ducadii maalintii aad dhahday illaahow gabadhaas oo kale isii maalintii kow aragtay masha allaah isku waara Aakhirane janada isla gala

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 2 ปีที่แล้ว +2

    Oooh my allah🥺my ustaad qisadadu waxay ahayd mid cajiba an wax badan kaa faaiday hadda wiil ayan xiriir lenahay waxaan dareemaya qofaka saxda ahaaa inyu yahay igu so duceeya inuu ilaahay noloshan aduunyadaa nagu mideeyo nagu mideeyo io tan danbe oo akhira ah🥺🥰🙏

  • @aqoonstar1849
    @aqoonstar1849 2 ปีที่แล้ว +30

    Ayuubow mashallah qisoyinkaga quruxda badan sidaad noola wadaagtay, lakin nin intaan jab ah somaray xataa banaan cidla ah loga dhaqaqay😂 talefan hashegin😂 wadada iga leexo😂 baa tahaye maxad wiilasha ugu dhahdaa marba hadii maya lagu dhaho horay uga soco, haka daba ordin, qiima iskuyeel🙄 wiilasha hanagu dirin niyoow😏 hana tuugtuugaane😂

    • @sahrosheikh9730
      @sahrosheikh9730 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh sax in nala tagtogo ayan iska jacelnhy

    • @teamarimaheena9981
      @teamarimaheena9981 2 ปีที่แล้ว

      ǫɪɪᴍᴀʜᴀʏᴀɢᴀ ᴀʏᴀᴀ ᴅʜᴀᴄᴀʏᴀ ʜᴀᴅᴀᴀɴᴜ ɢᴀʙᴀᴅʜ ᴅᴀʙᴀ ᴏʀᴏᴅ ɴᴏ ᴀʏᴜᴜɴ ʀᴜɴᴛᴀ ᴀʏᴜᴜ ᴋᴜ ᴅʜɪɴᴛᴀᴀ💖🌷

  • @ayanibrahim704
    @ayanibrahim704 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub waad mahadsan sidaad nooga shekaysay nolashaada waanad guulaysatay walal qof xaqa garanaya ayaad tahay ilaahay ha ku xiftiyo adiga iyo reerkaga

  • @ayanhussein9773
    @ayanhussein9773 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah noloshu waa jaceyl io kalsoni hadanu nhy dumarna waanu iska dhib bdnnhy marka ragow hora lo yidhi dumar u samir ama ka zamir allha intii reer leh reerka ha u barakeeyo intii aanan lahyna allha rer wngsn ziiyo 🤲🥰

  • @mariaaddey7191
    @mariaaddey7191 2 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAH wll adiga iyo qoyskaada ALLE ha idiin barakeeyo
    Aakhiro iyo aduunba wllhi intii aan qisan dhageysanayay dheeldheel uma aanan dhageysan ilaa iyo cashar ayaan ka baranayey wax leyskugu duceeyo waxa ugu qeyrka badan waa ALLE JANADIISA haku galiyo

  • @kamilajohn5146
    @kamilajohn5146 2 ปีที่แล้ว +7

    Ya allah nagu arzaaq sawj saalixa oo ayuub o kle ah oo gabadh walba riyadeeda ah ameen 😊❤

  • @manhamanha5151
    @manhamanha5151 2 ปีที่แล้ว +5

    Better than Netflix Masha Allah tabarakallah .allahuma barik fikum

  • @dacwatulkher3609
    @dacwatulkher3609 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله والله قصه رئعه ومفيده جيدا شكرأ فضيلة الأستاد الله يبارك فيك ويبارك اهلك

  • @farhiahassan1074
    @farhiahassan1074 2 ปีที่แล้ว +8

    ذالك فضل الله يؤتيه من يشاء من عباده والله ذالفضل العظيم ماشاء الله تبارك الله ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
    اللهم بارك في بيتكم واولادكم ويخليكم لبعض
    فعلا عجبتني قصصك

  • @zahromohamedadam8747
    @zahromohamedadam8747 2 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar wll Allaha idin dhowro adi iyo family kaaga
    Jazaakallah qeyr wll
    Sheekada Rayaad noogu soo sheekey mhdsnd🙏👑

  • @ladanahmed5852
    @ladanahmed5852 2 หลายเดือนก่อน

    Ayyubo walhi mid ku heshay iga nasiib bdan allh ha is kiin daayo sida xaakaga u cawineyso omg allow kaas caml isahal wali mana guursaniine 🥹🤲🏽🥰but big fans ku ahy xaqiiqdi wax bdn ka faiday allh abalkaga jano haka dhigo walhi waligey qof comnts you tube uma qorin adi ka hor 😊😢❤🎉

  • @fatimaxasan5157
    @fatimaxasan5157 2 ปีที่แล้ว +6

    Maanshallah wll ayuubow waad mahadsanatahey sida quruxbdn eed sheekada noola wareegtey part1 ilaa par22 waan lasocdey shekooyinka ma daawado badanaaba lakinwaxaa isoo jiitey qaabka quruxbdn ee waayo aragnimadaa ee aad noogu soo bandhigtey rabi haydin barakeeyo adi io familka

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 2 ปีที่แล้ว +43

    Mahadsanid ustaaad Hda ayuub aan Noloshisa wax ka naqaana tahy 😂Marna qosal marna Xooga yar murugo ah
    Aaad baa ugu mahadsanthy sheekadada !!!

    • @ruwedaabdula9755
      @ruwedaabdula9755 2 ปีที่แล้ว

      MashaAllah tabarakalah happy ending, you’re a role model to our youth. Amazing I enjoyed watching your story.may Allah bless and protect your family 😁👍

    • @emmabarbe5414
      @emmabarbe5414 2 ปีที่แล้ว

      Ayuubow ila hada mad qabta gabadha imiika

  • @user-et2ng1qb2m
    @user-et2ng1qb2m 2 ปีที่แล้ว +7

    SubhanAllah. Firstly, what a happy last episode to the series! May Allah SWT bless you and your family and keep you close in this world and the hereafter. Secondly, from the beginning to the end, I loved all the important points you mentioned. Mashaa Allah, your self-confidence is admirable and inspiring

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว +3

    Waan lasocday wll ayuub 1ilaa 22
    Wll qaali ah waxbadan ayaan qisooyinka kala socdaa🥰❤ waan ku farxay inantaasi inay xaaskaga noqoty msh allaH
    Waa inan Nasiib badan
    Adiguna ayub waxaadthy aabo Nasiib badan alle hku xafido
    Full respect

  • @sacdaahmed961
    @sacdaahmed961 2 ปีที่แล้ว +1

    Xidhiidh guulsystay
    Samir iyo dulqaad iyo adkaysi badan kadib
    Rabbi ayaa mahadi usugnaatay indinku mideeyey noloshaa qurxoon
    Alle ha idiin siyaadiyo farxad iyo wanaag xumaana dhamaan teed Rabbi ha idinka dheereeyo🥰🤲

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidaa u sugaye manta dhan dhowr mar an imaday wihi mahadsanid wll ayub so guudbintada qurxon waxba ka hely sida dagan ee ad u kala dhig dhigeyso sheekada waad naa deeqsisay sheekadaada mahadsanid mar kle wll ayub

  • @aishakeyf834
    @aishakeyf834 2 ปีที่แล้ว +17

    Ustaad ayuup full respect🙏❤

    • @aishakeyf834
      @aishakeyf834 2 ปีที่แล้ว

      @@Realshi00 inte kuso xanuntay wall

  • @faizacabdirashid-xj9bg
    @faizacabdirashid-xj9bg 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallah jazakallah wll Ayub 🙏🙏waxbadan ayan kafaiday Awladada iyo xaskagiba Allha kubarakeeyo inshallah 🤲🤲🤲

  • @mohadaacad4774
    @mohadaacad4774 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan kaaga mahad celinayaa sida qurux bdn aad nala waadagtay .dabacan wax baan kaa baranay

  • @Hoyopodcasy
    @Hoyopodcasy 2 ปีที่แล้ว +1

    Samada furnayiid markay ku ag marayisay eed tidhi yaa Allah gabadhaso kale iisii.masha Allah Allah h idin barakeeyo.sheeko kale noo bilow ustaad

  • @AbdillahiSaleban
    @AbdillahiSaleban 2 ปีที่แล้ว +6

    waad ku mahadsan tahay waqtigan quruxda badan ee noo ogolaatay inaad qisada noloshada nala waadagto, waxan ka faaidnay khibrad iyo casharo badan oo dhanka nolosha ah wanaag iyo kheyr ban ku rajeynaya saaxib

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah tabaraka raxman ala isku kin barakeyo culays kasta fudad ba ka danbeya allow rerkina ka dhig mid ugu wnagsan adun iyo akhiro

  • @caziizaabdirahman7976
    @caziizaabdirahman7976 2 ปีที่แล้ว +17

    Teacher Ayub axmed waad mhdsanthy sida quruxda badan ee aad noola wadaagty qisadaada
    Allah ha Idin xafido adi iyo familygaaga
    💯🥰🥰💯💯👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hudayousuf1394
    @hudayousuf1394 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waxaan ugu frxay sidii aan ani helay qf saas u wngsn allah kuwii cimrigooda frxd ku dhamaysta haydinka dhgo🥰🥰🥰

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 ปีที่แล้ว

    Habaryer caqliga alle ha kuu barakeyo.guushi waa la gaaray haddii la is guursaday 💗💞❤️💖💝💓💜

  • @halimoizakmohamed8655
    @halimoizakmohamed8655 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh allh haku xafido gurga wa xoo ku qurux badan yahy in la iscawiyo
    Allh ha kaa awalmariyo wanaga rerkada uqabanesid
    Dhaqamada nabigena scw ayee kamid tahy in lacawiyo xaska
    Umana caisha marka lawediye nabiga scw waxee tiri gurga ayoo naga cawin jiray marka salad lagarana waxaad umalenesay inoo na aqoon salada ayoo udag dagijiray
    Allh haigu arzuqo zowj dhaqamadii nabigena صلي الله عليه وسلم anı iyo Dhaman gandhaha muslimiinta ❤

  • @shukricali4154
    @shukricali4154 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw masha allah caawi wll ilaahay baa ku caawinaya masha allah ilaahayow isii mid icaawiya

  • @sucaadosamaara7410
    @sucaadosamaara7410 2 ปีที่แล้ว

    Walalkey ayub waxay ahyd sheeko cibra qaadasho mudan xaqiiqdi oo ah dhiiri gelin runtii samirkaaga waa kuu mira dhalay masha allh alle haku barakeyo qoyskaaga quruxda badan

  • @hothoapdi7028
    @hothoapdi7028 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah❤ aniga reer comment ma ahi ee reer like ayaan ahay😂 comment intaan qoraayo nacaaa lkn caawa iska soo qoray eee

  • @zaraabdi8757
    @zaraabdi8757 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal qof cajiiba ayaa tahay oo illahay wanaajiyay wey yartahay nin gabadhiisa caawiyaaa illahay ha isku kiin barakeeyo😘

  • @shukriahmed6119
    @shukriahmed6119 2 ปีที่แล้ว

    Adeer mcn waa maaida waad mahadsan thy anigaa maaida la I dhahaa aad baan kuu salaamayaa waan ku faraxsanahay sheekooyinkaaga 10 jir ayaan ahay adeer maaida ayaana la dhahaa thnk so much adeer

  • @user-zw3ns9yu5z
    @user-zw3ns9yu5z 5 หลายเดือนก่อน

    M.a suheyb waa magaceyga m.a Allaha ha dhowro zuheyb iyo dhamaan adinka❤

  • @ayaanmowlid3969
    @ayaanmowlid3969 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waan ku farax nasahy in ay maanta tahy xaaskaaga wlhi alle ha idinka dhigo kuwi farxad ku dhameysta nolosha ita hadhey❤

  • @taymiyahkhaalid7717
    @taymiyahkhaalid7717 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك
    انا متابعة جديده لصفحتك المتواضعة
    شاهدت قصة حياتك من البداية حتى النهاية
    وفي هذي القصة كنت سعيده إن قصة حبك مع هذي الفتاة أنتهت بزواج
    بارك الله لك في زوجك وفي ولدك

  • @iidomohamud2320
    @iidomohamud2320 2 ปีที่แล้ว

    Ad u mahadsantahay wlkyga qof wanaagsan baa tahay oo qisadiisa noo soo bandhigay si ay noogu noqoto cibro iyo wayo aragnimo xaqiiqatan waxa ad ka hadleysid qar baan ku suganahay marka macno kuu fan iyo dhiiri galin iyo hagitaan bay ii noqonayaan waxan kaloo ku faraxsanahay in gabadhii wanaaga badneed iney noqotay xaaskaada iyo ilmahaada hooyadod salan sharaf leh iga gaarsii waxa kalo sharaf leh in jidkii rasuulka swc ad martay ood qooskaada saacidid maasha allah allah kuu dhaafo

  • @nasraahmed285
    @nasraahmed285 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa allh qisoyinkaga adbn ula socday alle hakuu barakeeyo qoyskaga wllo

  • @MsLajecel
    @MsLajecel 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayub I bing watched this series in two days. Waan kaaga mahad celinaa sida aad taariikh nololeedkaaga qeyb aad muhiim ah noola qeybsatey. Aad baan ugu faraxsanahay dhamaadka sheekada. Allaa ku mahad leh oo calafkiina isku darey. Hambalyo walaal.

  • @sabrinibrahim-jd6jv
    @sabrinibrahim-jd6jv 5 หลายเดือนก่อน

    Shekada aroos markay so gadhay wa farxay MAsha allah ugu dambeyn gabar aad kunasatad heshay bowe Allah kuxifdiyo🥰

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 2 ปีที่แล้ว

    Ayuuboow qalbigaan habeen walba ka dhahaaye gabadhan wa ummu suheyb iyo illaahoow umusuheyb ka dhig Maashaallah illaaheey reerka ha barakeyo..
    Raaxada adunka&mida aaqiraba Allah idin siiyo Aniga&Dhalinta dhana illahey Raxmaan mustaqbal qurux badan hana siiyo aamiin

  • @fardowsahussein6886
    @fardowsahussein6886 2 ปีที่แล้ว +1

    Meela badan baa isku dabecad kanahay walalkey ayuub Masha Allah wakufaraxsanahay taasna

  • @user-ow5xw6hh5n
    @user-ow5xw6hh5n 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mabrook uztad sabarkiini wad guleysaten Allaha idin barakeyo rerkad wada yelaten amiin ya rabi forever togather insha Allah

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah wll allaha kubarakeeyo reerkaaga Saraxa waad idareen siisay Raga somaliyed Ragfiican in aykujiraan illaa xad Mashaallah tabaarakallah allaha kubarakeeyo

  • @user-es7pv2jx5q
    @user-es7pv2jx5q 2 ปีที่แล้ว +1

    Pliz pliiz pliiz ayuub
    Raga uga faa ide mowduuca caawinta xaasaska pliz
    Wllhi we need a whole episode Abt this👌👌👌💖

  • @kamela775
    @kamela775 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah nin ragaatahay wixii nin rag looga bahnaa ba kugu dhan
    Alle ha isku kiin barakeeyo kuwa wanaagsan ayaga isle buu dhahay ilaahay gabar dhowrsan iyo wiil dhowrsan qofkii ilahay ka baqa ilahay xalal bu ku arsaaqin u sheeg dadkaan hada jooga inta hab iyo shims la iska la daalo oo eroyo macaan la isku dhaho sanado la wada socdo bay markay guri galaan ninku naagta ku qanci waya oo nage kale raadsha nagtiina ninki ilama sheekaysto iyo naguu shukaansada Bey ku hayaan

  • @Hijabi_girl1234
    @Hijabi_girl1234 2 ปีที่แล้ว

    M.a qof wngsn tahay alaha idin xafido adiga iyo reerkaga wana ka hely shekadada waayo arag aya tahay iyo dhira galiye thank u

  • @maxmedcaliwehliye4719
    @maxmedcaliwehliye4719 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ustaad ayub waa cajiib qosooyin kaaga wax badan ayaa noo faideysay mahadsanid ustaad💯💯💯

  • @zaynabibraahim4363
    @zaynabibraahim4363 2 ปีที่แล้ว +5

    Msha allah tabarakallah, ilaahay haku barakeeyo qoyskada❤
    ustaad mahadsanid qisadada quruxdabadan sad nola wadaagtay😍♥️♥️

  • @maryamliban
    @maryamliban 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nin reerkiisa lashaqaysanaya si loo helo way adagtahay ayuub barakalaah wll

  • @sabaahazuuz2688
    @sabaahazuuz2688 2 ปีที่แล้ว +2

    Alxm ayeyadey allh u naxariste baa i bixisay sabah wna jeclhy magaceyga❤️❤️
    Wlh wad isku so sabarten hdu xirirkina guuleystay waa alxm❤️

  • @yasminadam2262
    @yasminadam2262 2 ปีที่แล้ว

    Ahsante sana kwa haya yote nimejua mengi kuhusu kisa yako kwangu ni methali hii yasiyojua ni kama usiku wa giza nimefaidika thnks alot

  • @fardowsaali9164
    @fardowsaali9164 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay amarkiis sheekada 1-22 wa soo dhagaystay masha Alaah sheeko qurux badan o qisooyinkeeda wadata ayayay ahayd ugu danbayntiina natiijada sheegata waxay ku dhamaatay guuul . waxaan kabaqanayay 😂😂😂sheekada gabdha hada udanbayse eed isguursateen👩‍❤‍👨 inaa iswaydaaan subxanalah but waxay ku dhamaatay nimcooyinka aduunka dan ugu wanagsan.👍👍👍👍

  • @mattaneofficial2342
    @mattaneofficial2342 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh tabarka alhuma barik ilhey waxan ka barya umda somliyeed iney idinku deyn wanaaga iyo kalsonida

  • @laylamohamed6355
    @laylamohamed6355 2 ปีที่แล้ว

    Alle hadinka dhigo reer kii dhaqma ee badhadhe ku dhaqma haidinka dhigo waan idin duceenaya wallkay 🥰🤲

  • @laylaaxmed5628
    @laylaaxmed5628 2 ปีที่แล้ว

    m.a cawa ustaad waa iifarxad marhadii qisooyinkagan inta kuso xidhnaa ay guul
    iyo qoys quruxbadan kuso dhamaatay rabbi haydin xifdiyo awlaadas quruxda badan anigiyo intii singalaba mustaqbal qurux badan ayaan rabbi ka rejayn bi idnillah

  • @xamdicrashiid7109
    @xamdicrashiid7109 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allaahumma baarik wazid, waayo aragnimo weyn oo rag badan ku fiicnaanlahayd inay kaa qaataan baan arkaa , ilaahow isukiin barakee, annagana azwaajta noo hagaaji

  • @aishaabdirashiid1276
    @aishaabdirashiid1276 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Rabbi haku barakeeyo family
    Sheekada Noloshada bilow ilaa cwa dhamadkii waan la socdaa wax badan bn ka faiday rabbi haka Abaal mariyo🙏

  • @najmaahmed8934
    @najmaahmed8934 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah mashalah mashalah tabrka raxmana ale haku xifdiyo rerkaga amiin amiin amiin yarbi 🤲 adna ale haku xifdiyo ustada ayuub Axmed ♥️♥️♥️👋👋ale haku dhaawro mclina

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 2 ปีที่แล้ว

    MaanshaAllaah tabarak wll ani wiilkeyga uyar waa ayuub Illaahay haka dhigo sidii nabi ayub cs wanku faraxsnhy Alxamdulillaah

  • @hawahaybe5967
    @hawahaybe5967 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wlo ayub wlhi runtii wxaaa tahay qof alle caqli iyo cilmi ba iskugu daray allaha ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba

  • @rayaanaxmed2311
    @rayaanaxmed2311 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayuuubow ax xagaad noga dhamaysay musalsal cml ban ugu xirayne 😭💔

  • @iqraabdullemohamud9343
    @iqraabdullemohamud9343 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi ani ahaan majiro maanta AYUUB magac aanka jclhy Maanta mana jiro qof aan kaga day day Magacaasna qalbiga iiga qoranyhy waana ku riyooday anoo dhalay wiilkyga ayuub waana rajeynaa wiil adoo kle ah oo karti leh inuu noqdo inshallah
    Waaana kuu Hampalyeynaa madama qisada dhamaadkeda aad naga farxisay oo guul inoogu soo dhamaatay ilaah weligiina ha idin dhowro Inshallah
    Waana ku farxay💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤
    I'm so happy wllhi Guul Samiga curadkeygow

  • @daacadyarexogtamedia3134
    @daacadyarexogtamedia3134 2 ปีที่แล้ว

    Saaidaa ufarxay walhi ustd m.a ilaah hakuubarkeeyo

  • @ruqiyoahmed8752
    @ruqiyoahmed8752 2 ปีที่แล้ว

    masha allah wll wallhi waa isoo jiiathy ilahy haku bara keeyo idiga iyo reerkagaba ubadkana baari ilahy ha kaga dhigo

  • @salmisiman1413
    @salmisiman1413 2 ปีที่แล้ว

    Shekada hadey sifican iigu macatay markaa ogaday suheyb hoyadis iney tahy M.A barakoba🥰🥰

  • @mohamudkilwe
    @mohamudkilwe 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid masuul ayuub axmed la socoshada taxanaha sheekada noloshayda waxay i dhaxal siisay aragti dheer qaybaha dhexe markaan marayey waan hube inaa qof kugu haboon heli doontid wayna dhacday mansha allah kuma farxin dhamaadka waayo sheekooyinku aad bay iigu socdeen khibrad iyo casharo badana waanka bartay MAHAdsAnID

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 2 ปีที่แล้ว

    Illahay ha idin xifdiyo wll
    Adiga iyo qoyskaaga,
    Tusaale ayad noo tihiin

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 2 ปีที่แล้ว

    Manshalaa alle haysku kiin barakeeyo anaga hasiiyo qof nolosha nala fahma

  • @farooobashir4209
    @farooobashir4209 ปีที่แล้ว +1

    So amazing brother ayub
    I was addicted to your story ,I learn a lot wlhi

  • @fatuuxmohamed3726
    @fatuuxmohamed3726 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah ninrageed alle ha idin barakeeyo isu Kiin daayyo

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah walal Alle adiyo reerkaaga hayskukiin barakeeyo🤲💝

  • @munaahmed6270
    @munaahmed6270 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaha tabarakalah ilahaye haku xiftiyo wale wiil waad ku haboontahay ilahaye reerkaga haa kuu barakeeyo lakiin waxa farxad ii ahaa nagti barafka kaga dhaqadaye inaad korka ka martay 👏🙏

  • @asiiyaayaan1953
    @asiiyaayaan1953 2 ปีที่แล้ว

    Mash allh wllky qaali walhi waa cajiib qiso iyo badh isku waaro

  • @ahmedzakiasad
    @ahmedzakiasad 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllkey ayubow waan kusalamay walahay kow ilaa dhamad wan lasocday shekadada subxanalah wlhy been kuma shegayee ninkayga ayaad meelo badan isaga egtihiin shekadada ilahay hakuxafo wllkey mansha alaah ilahay gurigaga kii lagu nasto hakaga dhigo wllkey

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 2 ปีที่แล้ว

    Waaw wllhi waa xirir guulaysty m.a anina rajeena wiil sidaado kle ah 🥺

  • @deeqodaganibrahim7634
    @deeqodaganibrahim7634 2 ปีที่แล้ว

    Ayubow adbaad u mahadsanthy wallo alle ha idin barakeyo adiga iyo rerkada qas ahan marwada qiimaha badan iyo ciyalka alle subxana watacala ha ku xifdiyo

  • @bitudahir5758
    @bitudahir5758 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah rafaad kasta raaxaa ka dambeysa family qurux badan barakoba o awlaada baari allaha idin kaga dhigo Awoowe iyo Ayeeyo wadajira noqda insha allah waxa tihin reer ku daysha mudan.

  • @najmaderie2555
    @najmaderie2555 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah tabarakalah rabi haysu kiin barakeeyo
    Ku mahadsanid sheekadada inad nala wadaagto wan soo dhamaystay runtii wax badana waan ka faaiday
    Guul baan kuu rajaynayaa mar waliba 🙏🥰

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi Somalia qaar waa reer bid iyaah dadha Yoshida lama dhex galo ceeb waaye dadka stres ayaa la Geli ima Walaahi waa runtaa ceeb waaye thank you brother ♥️♥️♥️♥️

  • @ujeedosamawade2118
    @ujeedosamawade2118 2 ปีที่แล้ว

    Waxa aad u muhiim ah inaad ku guulaysatay qofkii aad aamintay waan ku faraxsanahay inaad qoys dhisan noqotaan allah haydin barakeeyo qoys tusaale badan ii noqda inaad noqotaanna waan ku rajo waynahay wllky Ayuub Ahmed

  • @naimaburhan275
    @naimaburhan275 2 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALLAAH WAA SHEEKO CAJIIB AH ALLE HA KUU BARAKEEYO REER KAAGA WALIGAANA KU DADAAL KUNA DAYO NABIGEENA CSWS 🇸🇴🇸🇴👍

  • @HoodoMohmed-qc6ui
    @HoodoMohmed-qc6ui 7 วันที่ผ่านมา

    Maan shallaha hadaad is hesheen waa jacal guulaystay❤❤❤

  • @nimcoxuseen121
    @nimcoxuseen121 2 ปีที่แล้ว +8

    Fav Story And Fav Motivational 😇

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 2 ปีที่แล้ว

    Aadban uguu faraxsanahy qisadada ku dhamatay mesha wanag san guul wllkay allah yaxfadak reerkaga iyo caruurta waa iyo umu suhayb iguu salan qoftaas fariida ah masha allah❤️❤️❤️❤️

  • @abdifatah4652
    @abdifatah4652 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo walal ayup iyo Xaaskaaga Xiriirkiina oo guul kudanbeyay, ilaahay Ha idiin barakeeyo.

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 2 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah Allaha isku kiin barakeeyo ilaa akhirane kuwa Janatul fardows isla gala
    Intii fahantay in eey tahay xaaskiisa bilaawgii marka uu lahaa waxa aan ku doortay in eey tahay wof Salaada ilaalisa horay ayaan ka fahmay❤❤❤

  • @Hibohabbon
    @Hibohabbon 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub axmed wll waad mahadsantahy shekadaad nolosha 1ilaa 22 ayaan la socday mid kale o xiso leh noso gudbi

  • @ismahaanxuseen892
    @ismahaanxuseen892 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waad ka guuleyasaten allah idin barakeeyo