Qiso Cajiib ah Tuugi shukaansiga internetka 😱 Part 3 🤔

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 19

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 28 วันที่ผ่านมา +1

    Haa waad nooga sheekeysay Anigu maba Aamino qof waxaas iila yimaada

  • @NasraAlmaas
    @NasraAlmaas 29 วันที่ผ่านมา +3

    Walee inaan nin lacag siiyeen haduu dhimanaayo xitaa😂😂😂😂

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 29 วันที่ผ่านมา +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 29 วันที่ผ่านมา +3

    Shekdan hore ayan udawaday nin kan waxa lagu qaban israil ayaa lagu qabtay mida kale. Wll shekadan way yartay maha aheen 4 inaa la garto mahadsanid

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 27 วันที่ผ่านมา

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs walal qaali.
    Dumar badan bay yurub ku dhacdaa dadka cadaanka wan ka yaabay qaar badan baa xata guryahooda iibiyay xasha 1 cent qof anan aqoon ma siin karo sadaqo haa lkn lacag keen markas ban Block garayn laha

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 28 วันที่ผ่านมา

    Yahuuda waxa laagu yaqaana, sixir. Ninkaan sixir ayu adeegsaday dad Europeanka ah, sidaas uma aqli Xuuma

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 29 วันที่ผ่านมา

    Waleykum salaam warahmatullaahi wabarakatu. Illaahow shabeel naagoodka naga ilaali

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 29 วันที่ผ่านมา

    WCS❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 29 วันที่ผ่านมา

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalo sharafeey faatima munaay allaha kubarakeeyo

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 29 วันที่ผ่านมา

    Xoog badanaa naguhu

  • @ikhyarali4189
    @ikhyarali4189 29 วันที่ผ่านมา

    Hal mar soo wada raci wlll waan wareerneee

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 29 วันที่ผ่านมา

    Naago qooqan 😂

  • @mahdia12m78
    @mahdia12m78 29 วันที่ผ่านมา

    lasoo dhaqso qaybta 4aad

  • @milyan_milyanweroow2317
    @milyan_milyanweroow2317 28 วันที่ผ่านมา

    Asc fatima muna so dhaqso oo noo so badi waanba sugi la ahay❤️🥰

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 29 วันที่ผ่านมา

    Hal mar isa soo raaci wlshy

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 29 วันที่ผ่านมา

    Ascwrwb fatima uqtii Alcaziza❤❤❤❤