Qiso naxdin badan jasuuski isago nool la aasay, part 1 😱😱😱

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 34

  • @Shire859
    @Shire859 ปีที่แล้ว +2

    Qiso iiga naxtin badan iiga murug badan iiga saamayn badan qisadii tan ka horeeysay ma arkin xalay maseexan manta xitaa cunto waan ka cuni waayey hordadii iyo cuntadii waxaan ka arkayey hooyo cad ah oo ciil ku haysto xabsi ax😭😭 hooyo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wll alle haku barakeeyo sheeko aad u faaido badan bad nooso gudbisaye

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 ปีที่แล้ว +2

    SubhanaAllah

  • @hooyosharafay7950
    @hooyosharafay7950 ปีที่แล้ว

    Bismilaah

  • @user-vm4nh7dt8e
    @user-vm4nh7dt8e 4 หลายเดือนก่อน

    Aslaamucalaykufaadumowaadmahadsantahaydadbadanbaabeerjilicsanoonaxfdindardeedkoomogelayalaakiinwaadusheegtaafaadumoqisadaadaaadbaanuxiiseeyaaeetalefoonkaagawadsaabkaiisoodirfadlanlaaktanawaanbadiyaa❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉the 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 ปีที่แล้ว

    waa sax

  • @raxmaibrahim4744
    @raxmaibrahim4744 ปีที่แล้ว +1

    No so badi in sha allah

  • @muniiroali
    @muniiroali ปีที่แล้ว +2

    Subxana allah thanks abaayo

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash ปีที่แล้ว +3

    Assalamu alaikum walaal Fatima Muna waan kugu xirnaa bishaan wixii hore dhan waan soo daawaday aad ayaana kuula dhacay abayo inoo soo gudbi sidaa ugu guurtay wadanka iyo inta qarash oo wadanka wax loogu qabsan karo aad is lee dahay iyo ijaarka iyo idinka dhulalka si ee noogu fududaato sidaan ugu soo haajiri leheen wadanka.

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 ปีที่แล้ว

    Ja juus khayr ma leh wan dawanayaa

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 ปีที่แล้ว

    M. Ilahay haku xafido mcn

  • @khabiiblame4810
    @khabiiblame4810 ปีที่แล้ว

    Dowlad maahee waa gumayste dhul muslim xoog ku haysta

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 4 หลายเดือนก่อน

    👍🇵🇸🇸🇴✅❤️💚♥️👍nice

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 ปีที่แล้ว

    Subxana laah ill iyo dhag

  • @ikramfarah2118
    @ikramfarah2118 ปีที่แล้ว

    Subhanalah

  • @naimonalka6078
    @naimonalka6078 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco walashey

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 ปีที่แล้ว

    Baryahan waan ku waynay nabad maku maqnayd wlshy

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 ปีที่แล้ว

    Asc hno muna. Soo badai fadalan

  • @xaaawoxaaawo6870
    @xaaawoxaaawo6870 ปีที่แล้ว

    Waw fadumo jajusinta noso baadi wll

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว

    Jaan ban u aqaannaa waxa Kabta ku dhex jira kolley hoosna Jaan un baa la jiraa

  • @hooyosharafay7950
    @hooyosharafay7950 ปีที่แล้ว

    Waan isku dayaa

  • @ayaancalicismaan9761
    @ayaancalicismaan9761 ปีที่แล้ว

    Barti 2

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    😍🤗🌸🌿

  • @muna2935
    @muna2935 ปีที่แล้ว

    Qabta 2 kuso dhakhso

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc subxanallah ya Rabi

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว

    Ahlan mun mun

  • @alisaaram1107
    @alisaaram1107 ปีที่แล้ว

    Noso baadii

  • @ayaancalicismaan9761
    @ayaancalicismaan9761 ปีที่แล้ว

    Wall lasodhqaso

  • @manalmoha7375
    @manalmoha7375 ปีที่แล้ว

    Dawlad israil miyaa tiri

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 ปีที่แล้ว +1

    Asc , Walaadhay muna ,sreal ma dawlad -
    Baa , Mise Dalkii Barakaysnaa ‘Ayeey xoog -
    Ku haystaan , ?

    • @fatimahodey
      @fatimahodey ปีที่แล้ว

      Waa dawlad lkn dal maaha waayo xoog bay kuhaystaan dhulka falastiin ee dawladoodu hadda kajidho

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  ปีที่แล้ว +2

      Wa dad xoog ku haysta dalka barakaysan ee Falastiin

  • @duniyokulan2071
    @duniyokulan2071 ปีที่แล้ว

    Oo ileen jamhadihii dalkeena dumiyey Israel 🇮🇱 bay kabarteen qimada dadka iyo dowlada laysugu diro masiibo idin heshay