6 BIL KADIB MAXAA GALAY SANDUUQI ? QEYBTA DHAQALAHA REER AFRICA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 95

  • @HafsoOmar-tn4gx
    @HafsoOmar-tn4gx 4 หลายเดือนก่อน +38

    Waxan xusiistaa 300$ anoo qaata guri kiro ku jira 5 qof wax barasho aado qaaran baxsho 50 ayuuto an ku jiray waxaan ka gaday ayuutadii dahab iyo gaaska cutada lagu kariyo mashiinka cabitaanka ilaa hada waa isticmaalaa

  • @umalbashiir5269
    @umalbashiir5269 4 หลายเดือนก่อน +26

    Waxan ahay gabadha waxbarsho kuu jirta wax laa ii siiya 0.5 inan cuno inta ayaaaa waxa kaaa sameyaya 250$ kadiba waxan kuuu bilaway business yar oo guuriga ah waxan kaaa helay 1000$ ila hadan waaan wadan shaqadad ila an magaca kaaa samanyo inshallha adigan waxan kugu hampaliyo sidaaa dumarka ula taliso Alle haaa kuu sharfo qali

    • @nimcosagal1044
      @nimcosagal1044 4 หลายเดือนก่อน

      Mansha Allah qli Mudo intee leeg kugu qadatay inay 250 kuugadho

    • @lulmohamed181
      @lulmohamed181 4 หลายเดือนก่อน

      Maasha Allah

    • @Caliya529
      @Caliya529 4 หลายเดือนก่อน

      Beenta joji walley 0.5 ya wax ka dhigi kara acudu pilah

    • @Faaizomohamed-qk2sd
      @Faaizomohamed-qk2sd 4 หลายเดือนก่อน +1

      1 sano iyo bara ayaay ku qadatay. Waan 243 dollars 💸 waliba waxan ka jara 5 jimaco oo fasax

    • @Faaizomohamed-qk2sd
      @Faaizomohamed-qk2sd 4 หลายเดือนก่อน

      Mash allh naga adaga tahay guuleyso gacalo❤

  • @MUMTAZSEID-t1w
    @MUMTAZSEID-t1w 4 หลายเดือนก่อน +10

    Ani Ethiopia ayan joga 10.000 birr ayan dhigay o udhiganta 100 dollar

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 4 หลายเดือนก่อน +1

      Barakallah hore u soco walaal.

    • @faizaabdirahman8279
      @faizaabdirahman8279 26 วันที่ผ่านมา

      Ethiopia xakeed kajoogtaa user aniga adisababaan joogaa

  • @Maandeeq_channel
    @Maandeeq_channel 4 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga 3bil aan wadaa waxaana sameyey 500$ thanks sis

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 4 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga rumiyey wan dadalay wana wada saxib horay uno wad ❤❤❤❤

  • @kheirahussein4410
    @kheirahussein4410 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah abayo qali Allah ku barakeyo❤❤

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 4 หลายเดือนก่อน +3

    Axl bishii 1aad baa baraarugay hagbad 100 baan galay hadana bishii 3aad 50 baa galay bishana 100 kalaan galay axl 250$ baan rabaa in aan dhigo rabaa axl awal hore waxba ma dhigan jirin inta imika iga godaa way iga baabijirtay uun axl

  • @biiqbiiqqalaaf
    @biiqbiiqqalaaf 4 หลายเดือนก่อน +3

    6 bil 5000 aan dhigay masha alah

  • @nimaamohamed7137
    @nimaamohamed7137 4 หลายเดือนก่อน

    Sanadki marku dhamado ayan furaa wayo marka lafurayo waa ina jabsho bil waliba waa kuridaa jazakallah khyr abayo

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 4 หลายเดือนก่อน

    Walalayal hacadibina naftina iyo ubadkina dadkane maalinjoog anblaguuwacan ha aadi a waxna kanoolada si macquul ah waxii kaabadta meel dhigta walow sent ha ahaado

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha.alaaha.abaayo.wageesiyada.sax.ruumi.xabiibti❤❤❤❤❤❤

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤😊🎉 habo hore usoco

  • @LiibaanMuse
    @LiibaanMuse 4 หลายเดือนก่อน

    Runey wa waxa jirtay yoomiye an 100 shilin somali an qadan jiray malinti 70 ayan bilan jitay 30 melan dhiganaye bishi 900 an mel i dhigmi jirtay alxamdulilah dahab ayan ka gatay hadan xajiga shaqo belay marba wixi la hela la i siya sa ay tahayna waxban wali save gareya

  • @HawaAhmed1
    @HawaAhmed1 4 หลายเดือนก่อน

    Mashalah guul wacan

  • @EngshukriNoor
    @EngshukriNoor 4 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo waxaan jogaa garoowe waxaan haystaa 5 caruura waxaan qata 600 boqol oo bil ah bes wax kale kuma jiraan wa mareyn wayey xata walidkay waa dad ladan waxba cidi ima waydiiso bal isoo qorshee

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  4 หลายเดือนก่อน +1

      Snapkeyga ruumi_kitchen igala so hadal waa wada xisaabta.ena ok

    • @IfahAwad
      @IfahAwad 4 หลายเดือนก่อน

      Walahi isku mid ba naha garowe bna kula joga lkn sanadkan hagbad ban galy adiguna gal xbbt

    • @CaliyaXasan-j1t
      @CaliyaXasan-j1t หลายเดือนก่อน

      Asc​@@ruumichannel

  • @IfrahabdulahijamacQalanjo
    @IfrahabdulahijamacQalanjo 4 หลายเดือนก่อน

    Runeey❤❤❤❤❤❤ ilaahey haku dayo

  • @ifrahbashir1369
    @ifrahbashir1369 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wlh dhib waxa i heesto lcg hadan meel dhigo wan ogahay wan kadaba taga

    • @Hawo-lula
      @Hawo-lula 4 หลายเดือนก่อน

      Abaayo waxa jiro laf somnet ama somtel oo lacagta laga soo bixi karin muda qabsane bilo ama sanad barowey waa barane inaa lcag ka sabri karto bariya wax ku qabsane i.a

  • @bureeqaosmanali68
    @bureeqaosmanali68 4 หลายเดือนก่อน +2

    Rumiyeey anuga saamid badan ayaad ugu yeelaty wanan kaga mad celinaya 3sano aan reer leeyahy 6bil een kula socdy ayaa wax aan dhigto iigu horysay 9grm dahaba waan gay 700$waan aruuriyay iyo wax badan oon guriga ka badaly wila

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 4 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha wxy isticmaalaan sharoobo iyo kaniin ay isku cayiliyaan

  • @foos4126
    @foos4126 4 หลายเดือนก่อน

    5 ta bil 3 bil wax save gareyey bil bisha ramadan ahayd bishi kalana cridit card iska nadifinaye wax ma save gareyn yurubna joga 9 boqol usd save gareyey cidana baahi maku dilin hooyo kali ahay

  • @Caliya529
    @Caliya529 4 หลายเดือนก่อน

    Save money 💰 wad igu ogthy inan sameyo thanks

  • @sahrasancad3187
    @sahrasancad3187 4 หลายเดือนก่อน

    Abayo anigu waxdhan makhato sababtuna wa gurigan joga waxawal bon ubahdo wa lay kena waxnan ahay yoho haysato 6 Carura Marka maxatala walalayalow walibo wa somaliya halkan jogo Lakin Marmar an motoraca haleylasotaliyo runeeey igsogara waxal adune

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 4 หลายเดือนก่อน

      Biilkii maxaa ku dhacay xaajoya biilka isii dheh biilka wax laga dhex helaaye

  • @SacdiyaMohamed-h2p
    @SacdiyaMohamed-h2p 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo hooyo waxing ahy 5 carer heso wan qata 4dolr wan kadhiqa 1 dolar bishi 70 doolar want ayuuto

  • @ibtisaamqurux1634
    @ibtisaamqurux1634 4 หลายเดือนก่อน

    M.a boqoradeeyda ani saaid baa u dadaalooya 2wo ayuuto ayaa ku jiraa 450 baa qaatta sanadkaan rajooyin badan baa rawaa inaa ka dhabeeyo isoo duceey BL wxaa eheen ma raaco😂

  • @SafiyaMohamed-op3gq
    @SafiyaMohamed-op3gq 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ani 5 dolar Qata malinki somalia jogah gurigana waxkaste iyalan xita baradadiyo basashah xiti way iyalan 5 taas subax kasto labiyo bar wax kayar isticmala hadana wax mel iyalo malahan hoyo wax haysanin siyaa inaa wax mel digto wan jeclhy lkn maisurto gasho ila sotali ❤️

    • @MowlidBashir-o3b
      @MowlidBashir-o3b 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wax aad meel dhigato oohoyada kabaahantahay waxba kutarimayan

  • @AbshiroxuseenxasanBaariyeey
    @AbshiroxuseenxasanBaariyeey 4 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahy r

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Talowanaagmedia
    @Talowanaagmedia 4 หลายเดือนก่อน +5

    Gabdhah ine Youtub furtan ku dhirigali sas e aye lacag mel ku dhigi karan ya igu racsan rer communti

    • @AsmoChanal
      @AsmoChanal 4 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo wan ku racsanahee I so boqda

    • @Talowanaagmedia
      @Talowanaagmedia 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@AsmoChanal Haye abaayo

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  4 หลายเดือนก่อน +3

      @@Talowanaagmedia abayoy so tan mar hore ku dhahay. Lacag ka sameya youtube

    • @Hafsabilanqis
      @Hafsabilanqis 4 หลายเดือนก่อน

      TH-cam waqti juhdi ayuu rabaa iyo fikrad ilahay wax hanaga siiyo

  • @HaniHaji-ng6ed
    @HaniHaji-ng6ed 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan aqaanaa gabar aan ugaandha isla joogno ninkeeda 900 u Soo diro hooadeed iyo walaalaheed oo marecan joogo 500 ayaay u Soo diraan bisha markeey 22 gaarto anigeey ii imaani abayeey Deen isii ayeey ileedahay aniga 300 dollar ayaan qaataa iyo 100 kiro ah total waxaan qaato waa 400 laba gabdhood iyo wiil ayeey heeysataa 3 caruur ah aniga waxaan heeystaa afar caruur ah alxmdullillah Marka anigaa waxaan rabaa 400 dollar in aan boqol bishii meel kadhigo ayadane 1400 ayeey bishii markeey 22 gaarto inteey Soo dhameeysay ayeey Deen raadinee Marka dadka isku fikir maaha

    • @riyaanruun74
      @riyaanruun74 หลายเดือนก่อน

      Mansha allah lcgta saa isku deeeqsiisid weeya

  • @iskufilandumar1434
    @iskufilandumar1434 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah boqorada Nederland ❤❤❤❤❤❤

    • @Adnahasan58
      @Adnahasan58 4 หลายเดือนก่อน

      Anaa marqaati kaaga ah queen

  • @hoodamahamud-l4b
    @hoodamahamud-l4b 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wax wad dhigan karta hadad niyasato od sificn uxisabtandid

  • @AragsanAhmed-ne7us
    @AragsanAhmed-ne7us 3 หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 4 หลายเดือนก่อน

    Anigu hagbadbaan kudarsaday si aanan dib ugu noqqon

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 4 หลายเดือนก่อน

    M.a gulayso qalbi❤❤❤❤

  • @queen-ikran
    @queen-ikran 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wllyal iso booqda🫶🏻🙏

  • @hoodamahamud-l4b
    @hoodamahamud-l4b 4 หลายเดือนก่อน

    Jigjigan kaso salamya rubiyey huno 6 bilod aya ino dhamty sandki wn kala barny howshuna wy socota wax mela hala dhigto o hala fikiro hablo

  • @dhoolnuur8400
    @dhoolnuur8400 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk buur buuran nuuntu waa xanuun salan sare from uk

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 4 หลายเดือนก่อน

    Wakafa.iiday.dhaqalaha❤❤❤

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ruumiyeey lacagta aan aruuriyey deen ayn ku dhiibey hada 90$ ayn ka reebey waanba niyad jabey wixi aan islahaa sanadkan halagaa yaabo 2024 faataalnimo meel iska dhig ayn islahaaa

    • @MUMTAZSEID-t1w
      @MUMTAZSEID-t1w 4 หลายเดือนก่อน

      Waad dadaashay 90 dhigtay waa hadaad africa jogtid

    • @SalmoDaahir-hr6zh
      @SalmoDaahir-hr6zh 4 หลายเดือนก่อน

      Mcnto mogadisho cadey

    • @SalmoDaahir-hr6zh
      @SalmoDaahir-hr6zh 4 หลายเดือนก่อน

      Mogadishu

    • @SalmoDaahir-hr6zh
      @SalmoDaahir-hr6zh 4 หลายเดือนก่อน

      @@MUMTAZSEID-t1w mogadisho

    • @ashoelmi3185
      @ashoelmi3185 4 หลายเดือนก่อน

      Masha allah salmo waa dadashay

  • @DeqoxasanMaxamed
    @DeqoxasanMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shugaran

  • @Raxma-d8e
    @Raxma-d8e 3 หลายเดือนก่อน

    Wllo midh meel madigin hadan idinla bilabayaa

  • @XaliimoC.naasir
    @XaliimoC.naasir 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan qaataa bishi 150 qudaarta ah waxan kadhigaa bishii 50 waxana bilaabay bishii kowaad hada waxa ii aruuray 300 dr alx abaayo wad mahadsanthy

    • @Siham487
      @Siham487 4 หลายเดือนก่อน

      Xbbt xagee jogtaa

  • @nuuracabdilahi3930
    @nuuracabdilahi3930 4 หลายเดือนก่อน

    Ruuni xbbti sidee u heli karaa numberkaga abayo talan ka raaba pls

  • @qamarroble9135
    @qamarroble9135 4 หลายเดือนก่อน

    Ana dabal ah ee i sheega sida wax loo aruursho ano is cadibon

  • @MiskiXirsi-x5o
    @MiskiXirsi-x5o 4 หลายเดือนก่อน

    Adi maxaa kuu dhigmay noso sheg

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 4 หลายเดือนก่อน

    Kenya jooga waliba gobal lacag lixdan kun Kenya qaataa 3 ciyaal ii jooga alx❤walahi kun meel madhigto hooyaday Lee 50dollar oga diraa 😂hada kabacdi lacag meel dhigasho waa inaa bilaabaa😂😂

    • @xawomohamed1492
      @xawomohamed1492 4 หลายเดือนก่อน

      Ijaar hadu kujirun waad kadhigan kartaa gobalada kenya nolasha waa raqiis

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 4 หลายเดือนก่อน +1

    Diyar ayaan nahay ee hala isa sobaraxo 😂😂😂😂

  • @taqwaadam1608
    @taqwaadam1608 4 หลายเดือนก่อน

    Wll adunyo uun lagama hadlo ruumiyey aduunyo qofkii eryada weyba hor o rodq ew dikriga lqgu hela kayd iyo wax kasta

  • @AxmedmaxamedNuur-o3e
    @AxmedmaxamedNuur-o3e 4 หลายเดือนก่อน

    Aamina muusaa u ekaatay

  • @abdifatahali3431
    @abdifatahali3431 4 หลายเดือนก่อน

    Anaa uhoreeyo ruumiwaa kusalanay

  • @SafiMohamed-z7v
    @SafiMohamed-z7v 4 หลายเดือนก่อน

    Asc huno mashallah ❤❤❤❤ i love you

  • @LiibaanMuse
    @LiibaanMuse 4 หลายเดือนก่อน

    Sax waye

    • @LiibaanMuse
      @LiibaanMuse 4 หลายเดือนก่อน

      Dumara ahay emailka igu qaata

  • @SacdiyaMohamed-h2p
    @SacdiyaMohamed-h2p 2 หลายเดือนก่อน

    Aboowe wan away

  • @Mariam-d5n2t
    @Mariam-d5n2t 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @NAIRUS4219
    @NAIRUS4219 4 หลายเดือนก่อน

    Ascwacosbaya ruumiy

  • @Amounnouh
    @Amounnouh 4 หลายเดือนก่อน

    runtaa weeye

  • @AxmedmaxamedNuur-o3e
    @AxmedmaxamedNuur-o3e 4 หลายเดือนก่อน

    Brrnbadanaa

  • @MedHoussein-zr8hq
    @MedHoussein-zr8hq 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @Caliya529
    @Caliya529 4 หลายเดือนก่อน

    Naaa ruumi waxan savegareyo wan cuna 😂

  • @nimcocabdixakim368
    @nimcocabdixakim368 3 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤❤