WAREYSI KULUL:-Dagaalka Siyaasadeed ee ka dhex Qarxay Villa Somalia iyo Xil C/Raxmaan Cabdishakuur..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 375

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 9 หลายเดือนก่อน +25

    Wariyah professional ma ahan
    Maba fahansana kkkkkk
    Xildhibaan Abdiraxman Abdishakuur si fiican buu nogu sharaxay 👍👍👍👍👍

    • @abdidhuux5350
      @abdidhuux5350 9 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa xitaa wariyaha haduu dhagaysan lahaa jawaabta CCW wuu fahmilahaa hawaabta CCW, hadii aad rabto inaad waraysato cabdiraxmaan waa inaad dhisan tahay aqoonta iyo mowduuca uu ka hadlayo, CCW smart and intelligent he is next Somali president I hope 🤞

    • @AnfacMedia
      @AnfacMedia 5 หลายเดือนก่อน

      waad mahadsantihiin wall

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan buug iyo qalin ayaan soo qaata siyaasadiba si dhibyar ayu kuugu dhigayaa kwrn! Thanks teacher CCSH

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 9 หลายเดือนก่อน +5

    CCW wuxuu siyaasiyiinta kale uga duwanyahay waxuu ka hadlayaa principle. Well done!

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 9 หลายเดือนก่อน +12

    asc dhamaan umada somaliyeed ee caqliga usaaxibka ah alle aan kacabsano dhamaanteena hawiye iyo daarood iyo isaaq iyo inta kale ee dagan wadanka somalia waa dad islam ah waxana sharafteena ay kujirtaa in dastuur aan kadhigano diinteena islamka taasne alle ayaa raali inooga ah illa hadda waxan kasi la nahay meesha nagala haysto,aniga ayaa idin sheegaayo waa diinta waa kittaabka Alle aan usolaabano alle xagiisa aan kitaabkiisa dastuur kadhigano waan liibaaneynaa aduun iyo aakhiro waan liibaaneynaa

  • @xamarimohamed1900
    @xamarimohamed1900 9 หลายเดือนก่อน +19

    Runtii anigu waxaan mucaarid ku ahaan jiray C/raxmaan Cabdishakuur warsame waa xildhibaanka ugu fiican,uguna aragti maquul’san oo aan qarsan wixii ummadda somaliyeed u fiican.

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 9 หลายเดือนก่อน +4

      Aad iyo aad anigaba waa mucaaradi jiray Allaha naga cafiyee hadase waa somliga ugu macquulsan ee kamida ah xildhibaanada golaha shacabka 🎉

    • @xamarimohamed1900
      @xamarimohamed1900 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@saidojama1170 waliba waxaan u arkaa madaxwaynaha mustaqbilka anigoo og wixii lagu sameeyay dhib iyo sida uu xasan iyo farmaajo runta uu ugu sheegay.guul guul garabkaagan taaganahay hal’yeey.

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@saidojama1170😂😂 marku qabilkaga kaso horjeday miya mucaradi jirtay farmjo ma wax ku ah ama dani noga dhac😂😂😂😂

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 9 หลายเดือนก่อน

      marku qabilkaga kaso horjeday miya mucaradi jirtay farmjo ma wax ku ah ama dani noga dhac😂😂😂😂

    • @xamarimohamed1900
      @xamarimohamed1900 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdiseed3363 maya oo anigu waxaan ka soo jeedaa awdal laakiin miyaad ka maqashay reer awdal cabasho ka soo baxaysa cabasho anagoo aan ku lahayn dawladda xasan sheekh wax wasiir ah anagoo aan ku lahayn wax wasiir ah sidii looga qaaday wasiir cilmi ? Sorry.

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha 5 หลายเดือนก่อน

    Legend Wlhi inshaAllaah madaxwenaha mustaqbalka mr shakuur 👍🏽💪🏽

  • @abdisiad4403
    @abdisiad4403 9 หลายเดือนก่อน +10

    C.c.shakuur waa siyaasiga kali ah ee ku jira baarlamaanka soomaaliya maanta. Good luck sxb

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 9 หลายเดือนก่อน +11

    Waxaan waxaa ka danbeeya Tuuga kaligii taliyaha ee Djibouti ismaaciil cumar geele oo aan Somalia & Somalidaba la jeclayn xasilooni, nabad, & horumarba..
    Thank you Mudane C.C.Shakuur...

    • @SiciidSiciid-m3g
      @SiciidSiciid-m3g 9 หลายเดือนก่อน

      Ismaaciil cawere doqonkan buu adeegsan dalka in uu soo baabiyo ayuu rabaa

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg 9 หลายเดือนก่อน +1

      Somalia, waxaan u maleynayaa cid u dhaanta Ismaaciil Omar Geelle ma jiro, laakiin xataa hadduusan aqoonin waa nin ilmo Samaale ah. Intii tabartiisa ahna wuu dadaalayaa laakiin walaalkii ayaaba ka.horjeedo ee muxuu sare u fiiriyaa.
      Xamar & Hargeisa oo is fahma ayaa ila.habboon, su dadkii dalkaan burburkiisa sabab u ahaa loo soo qabqabto si maxkamad loo saaro
      Haddaad wax fahmeysaan meel dheer ayaana idiinkala hadlay ee wax garta, dad wsxaa jira suuq bakaaraha & kaaraan ku wareegeysanaayo, waxayna isu maleyaan inay soo jeedaan laakiin aniga xaggeyga wey hurdaan, bal eega Rwanda 1994kii & hadda sidey tahay, rag baa helay oo qadiyad leh.

  • @greenworld2048
    @greenworld2048 9 หลายเดือนก่อน +14

    Galmudug needs to support CC. He seems well prepared for a presidential position.

    • @Yong_457
      @Yong_457 9 หลายเดือนก่อน

      This guy would sell the whole country in sec😭 support khayre he’s a leader

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 9 หลายเดือนก่อน

      i know bro khayre is good leader but his clan is minority according to the hawiye tribe subclan but abdirahman his clan is a major subclan and can beat so quickly and send him to the ceel-buur@@Yong_457

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 9 หลายเดือนก่อน +9

    Straight leadership

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 9 หลายเดือนก่อน +1

      WAAR DISTUURKII MOORYAAN HAWIYE WELI MIYAAN LA ANSIXIN🤣🤣🤣🤣

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dastuurkaan qofba mid sido oo aan la fahmi karin umada iyo dalkana qaribey oo umulo dooxa ah ee dadka diyaarinaayana aan la aqoon cid wakiilataana aysan jirin waxaan u arkaa in umada la rabo in la gumeeyo cid cid ka caqli badan oo dastuur u dejin kartaana ma jirto ,waxa kaliya oo umada isu keeni kara waa kitaabka ALLE ee aan dastuur ka dhigano soomaaliyeey dastuuradaan gaalo iga daba geey la yiraahdo waxba noo soo kordhin maayaan aan ka aheyn burbur iyo caro ALLE.

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 9 หลายเดือนก่อน +5

    Well Learned and expert in the constitution honourable abdishakul are conscious leader

  • @Said-gr9ky
    @Said-gr9ky 9 หลายเดือนก่อน +10

    Walaahi wa siyaasi dhaba ninkasokalan ubahanay

    • @Ahmed-i5n8o
      @Ahmed-i5n8o 9 หลายเดือนก่อน

      Baba Abdishakoor history is the worst somali people of the existing now generation somali people. Abdirahman Abdishakoor and Abdirahman Ero + Hersi r evils 😈 of somali people they spoiled the somali old history and history of tribalism dignity Abdishakoor he was the Broker of selling somalia offshore oil rich to Kenya Alongside Abdirahman Ero + Hersi evil of somaliland opposition. Abdishakoor + Abdirahman Ero and Hersi party's of Somalia/ parliament member Evils 😈 of somali new generation these 3 somali name r wanted dead or alive in somali existing generation also these Abdirahman ero/Abdishakoor and Evil Hersi 😈 r I the black list in there own tribe they r slaves money londerning ganges spying there homes 🏡

  • @BisharAbdi-tb9xh
    @BisharAbdi-tb9xh 9 หลายเดือนก่อน +2

    C Raxmn waa Nin Mug fahan LeH lkin.mar mar Ayuu qabyaaladda Gashtaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 หลายเดือนก่อน

    Looma dhamo weligeenaba Kuma jireynee dadkiina dhinac ka raaca xasan horay u soco

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah
    Abdishakur Abdi warsama dood cad oo
    Somali Maslaxadeed ka talineysa ayuu Qeexey.

  • @YaasiinFarah-e2n
    @YaasiinFarah-e2n 9 หลายเดือนก่อน +10

    Ninkaan Runbuu sheegay Mashaa allaah cabdiraxman guulayso

  • @MohamedAbdrizak-i9b
    @MohamedAbdrizak-i9b 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdrihman Abdishakuur Warsame waa leader aan ka gamban runta oo aan aqoon waji caabud sidda Shiikh Shariif oo kale❤❤❤

  • @mohamudaden2906
    @mohamudaden2906 9 หลายเดือนก่อน

    Ani walaaahi cudkeyga waan siiyay Masha alllah Abdirahman ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirjubba8850
    @abdulkadirjubba8850 9 หลายเดือนก่อน

    Xaalada dastuurka waa aag halis ah hadii wada ogal ahayn meelna kama dhaqan galayo waana dib unoqosho geedi socodkii dowlad dhiska somalia
    Mahadsanid abdiraxman abdishakur aragtidayda wanaagsan

  • @dahirmohamed8400
    @dahirmohamed8400 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wariyaha maba fahansano waxaan uu ka hadlaayo xildhibaan Abdrahman.

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle 9 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan Abdirahman, Aqoonyahan aad u fahansan Siyaaasada Somaliya aadne ugu xeeldheer qiimeynta isbedelka siyaasada

  • @MahamadgabsoGabso379
    @MahamadgabsoGabso379 9 หลายเดือนก่อน +1

    cabdi sahkur si fiican buu uhadlay guul wallo wadani Daba batahay

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 9 หลายเดือนก่อน +3

    Soomaaliya iney kala googodo waxaa loo soo marey xasan shiikh max'ud,qolo walba hakeeda allaah ha u barakeeyo

  • @mohamedjimale5325
    @mohamedjimale5325 9 หลายเดือนก่อน +7

    Cc shkuur legend bro

  • @SaciidXasan-xh4zz
    @SaciidXasan-xh4zz 9 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah nin raga alle ku sharfo

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 9 หลายเดือนก่อน +4

    Aabihii cune waa dawlad yaqaan " statesman "

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa siyaasi garanayo maslaxada dadka iyo dalkaba waana xildhibanka ugu macquulsan barlamaanka

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ geesi somaliyeed

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 9 หลายเดือนก่อน +3

    Farmajo guulayso waligaa insha alaah qeer...we miss u alot mudane ❤❤❤❤

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 9 หลายเดือนก่อน

      Walaal waxaa la wareysanayaa ma ahan Farmaajo. Videoga daawo kadiba koment ku samee.

    • @osmaanibrahim7045
      @osmaanibrahim7045 9 หลายเดือนก่อน

      Waan ogahay lakiin dee waan u xiisnay ma oronkaro miyaa....we miss him alow farmajo guulayso waligaa insha alaah

    • @osmaanibrahim7045
      @osmaanibrahim7045 9 หลายเดือนก่อน

      Way ku dhibaysaa mise sheeko kale ayaad ka wadataa....ss shakur maa aniga i baraysaa kkkkkk

    • @osmaanibrahim7045
      @osmaanibrahim7045 9 หลายเดือนก่อน

      Big love my geesi aabo mohamed abdulahi mohamed farmajo

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 9 หลายเดือนก่อน

      @@osmaanibrahim7045 nasiibdarro. Farmaajo waa la bartay. Hadii aadan quusaneyn adiga iyo yeelkaa.

  • @AliIdrissyacin
    @AliIdrissyacin 9 หลายเดือนก่อน +5

    Doorasho qof iyo cod shacabka iya raba

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 9 หลายเดือนก่อน +1

    Weriyahu Professionel mahee
    Maxaa Stop.loogu si loosaxo Waar ileyn Anagaa wax aragney, Somali cidkastaa Weriye. Siyaasad Strategyiadeysan Iyo waaqica jiraa 3 goor Loogu cel celiyey waxuu Fahmeyna, malaha Bello ku degtey, Great men siyaasi saxa Abdirxman Abdi Shakuur, 👍

  • @isku-dubba-ridnaan384
    @isku-dubba-ridnaan384 9 หลายเดือนก่อน +2

    Weriyuhu uma qalmo wareysigan oo kale.

    • @abdidhuux5350
      @abdidhuux5350 9 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa, isku heerba ma aha 😂

  • @AhmedMohammed-ed4dj
    @AhmedMohammed-ed4dj 9 หลายเดือนก่อน +3

    M.a xillibaan geesi waaye ninkaan waana qof eey kalsooni kamuuqato... lkn waxaan jeclahay inuu mucaarad xifadle ah uu iska ahaado

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you aqoonayahan cabdi raxmaan cabdi shakuur waa ku tageera insha waxaad noqon doonta madax weynaha soomaaliya❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱mar dhow insha allaha

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdiraxman Cabdi Shakur Siyaasi Maanta Ka Xanuunsanaya Mustaqbalka Somalia Ada Jira Oo Maanta Mogdisho Jooga Mudane Shakuur Badbaadi Somalia Diid tasturkan

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kan wuu iska hadlaa waxuu fiirsanayo waa jeebkiisa iyo jagadiisa sida farmaajo fidna wade shabaab kalkaal 😅

  • @ciidcaliciid698
    @ciidcaliciid698 9 หลายเดือนก่อน

    Excellent
    Cabdiraxman cabdishakur

  • @deeqsuldaan4551
    @deeqsuldaan4551 9 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweynaha mustaqbal ka
    Sln sare ❤

  • @abdulmohamed327
    @abdulmohamed327 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan weriyanimo waxba kama oga, Akhlaaqdeeda malaha, Cilmigeeda malaha, waxa uu ka hadlaayo oo Dastuurka ah aqoon u malaha, qofkii oo hadlaya ayuu dalaq iska leeyahay,
    Ugu dambeeyn C C Shakuur yaa u balamiyey kan, oo uga dhuuntay meesha, Xildhibaan raali ahoow, kan camal mar kale wakhti ha ku khasaarinin please.

    • @abdidhuux5350
      @abdidhuux5350 9 หลายเดือนก่อน +1

      😂waa runtaa

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 9 หลายเดือนก่อน +11

    Ninkaan waa waayo arag dalkaan ubaahan

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 9 หลายเดือนก่อน +1

      MA MOOORYAANKII KENYA KA IIBIYA KENYA🫒🤣🤣🤣🤣

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 9 หลายเดือนก่อน +5

    Hassan Sheikh,
    waa diidey saan hala yeeluu yiri. Isaga dastuurka wuxuu ka yahay hal qof, go’aanka waa la wadaagaa. Waxey u egtahay Somalia oo dhan kuligeed waxaa go’aminaaya madaxweyne Hassan Sheikh taasna waa qalad. Talada iyo dowladnimada waa la yaqaanaa ee ha lagu dhaqmo.

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 9 หลายเดือนก่อน

      Raali ahoow. Xasan sheekh iska ma lahan go'aanka ee waxey u taalaa Baarlamaanka labadiisa aqal. Hadii ey ansixiyaana iyo hadii ey diidaanba.

    • @mmohamud6977
      @mmohamud6977 9 หลายเดือนก่อน

      @@saidmm9953
      Barlmaanka ansixiya kooram la’nta, xeer hoosaatkii oo la baalmaro. Midaas miyaa dal wax u go’aamin karo. “So sad”

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 9 หลายเดือนก่อน +1

    “Asalaamu Calaykum “
    Hildhibankan, waa Nin Siyaasada ay daacad ka tahay oo raba in uu wax toosiyo! Waana Nin Mow qifkiisu Cad yahay doodiisa usoo bandhigi kara shacabka tilmaamaya meesha Sartu ka qudhuntay!
    Thanks Mr President we Support you!!!

  • @cnaasirshire353
    @cnaasirshire353 9 หลายเดือนก่อน +1

    Well educated and experience legend CCSH

  • @awalehali1133
    @awalehali1133 9 หลายเดือนก่อน +2

    Siyasi dhaba i love u from djibtbi

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o 9 หลายเดือนก่อน +2

    Abdishakoor u r the frist person to sell somalia of shore sea of kismya

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤he is a really a democratic person

  • @greenworld2048
    @greenworld2048 9 หลายเดือนก่อน +3

    We need Hassan sheikh and CC debate. Dood Madaxwaynaha iyo CC waa in dood loo qabto.

    • @ahmedsheikhmohamed8896
      @ahmedsheikhmohamed8896 9 หลายเดือนก่อน

      Ninkan miyuu wajihi kara hassan sheikh oo baadil kusocda

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mr cabdi shakuur wuxuu rabaa in uu jaalanji gareeyo Madaxwdyne asagoo iska dhigaya wadani haysanna awood cilmi iyo mid caqli.

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 9 หลายเดือนก่อน

    C/rixmaaanooow cid wax kuudhintey majirto.waxba raali galin hasugin ee shaqee horeyna usoco

  • @kaarshe141
    @kaarshe141 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyaha sheekadiisu meelay usocotaa maaha dhexdhexaad xasanuu iska caashaqsan yahay Dhiiqadiisa 😅😅

  • @AbdiwaliMohamed-f8t
    @AbdiwaliMohamed-f8t 9 หลายเดือนก่อน +2

    good leader go ahead

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 9 หลายเดือนก่อน +1

    CAR HAKUDHAQAAQO BUNTULAN IYO KHATUMO WAY KATASHAN DOONAN SOMALIYA

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 9 หลายเดือนก่อน +4

    CCShakur waa wayo arag kufican In Gudiyada qaar Sida kan xisbiyada ama Gudiyada Dorashada,Gudiyada Musuq masuq oo Madaxbanan, magacabista Garsoor Maxkamadda Sare,(Dhismaha hayada Dawladnimo,in laqabto.talo bixinta CCShakur,iyo kuwa kale Aqoonta hogamineyd leh sida Sheikh Shariff,Kheire Deni Farmajo Gudomiye Mursal iyo kuwa kale oo badan.

    • @ammarhassan8247
      @ammarhassan8247 9 หลายเดือนก่อน

      Arrimihi abaaharaha wuu lunsaday lacag manahaysto waka xisbigiisa qaaranka uruuriyo sidakle heshiski MOU badda ee Nairobi

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 9 หลายเดือนก่อน

    Cc shakuur waa nin kabiir ah waa in latijaabiyaa oo madaxweyne loo doortaa ❤❤

  • @SaciidXasan-xh4zz
    @SaciidXasan-xh4zz 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtiis wadamadaan hore maray waraaq ayaa u direysaa waxaa sugeysaa 8 week waa 2 bilood intaas oo qaf ayaa soo saxiixaayo ka dib ayaa lagu soo diraa jawaabta

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 9 หลายเดือนก่อน

    War waxaan wariyaha ah waaba reer baadiyo lasoodiray maba fahansana wuxuu ccshuur sheegaayo 🎉🎉🎉🎉

  • @Zak_99
    @Zak_99 9 หลายเดือนก่อน +1

    57:00

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mdxweyne xasan sheekh maxamuud. Shaqadiisa
    Haloo daayo
    Somaliland iyo Puntland
    Loo xayirnaan.maayo
    Beri.hadii adiga lagu doorto
    Looma dhama
    Wey jiree...xalna uma Ahan.dadka Soomaaliyeed

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 9 หลายเดือนก่อน

      Caqlikaaga ayaa taas ku siiyay dowlad aan ka wada talin wadan ay sheegato see uga wada shaqeynee?

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waqtiga ku socdo madaxweynaha wa argagixisada dagalkeda oo ka mashquleysen dagalkana inu aado aad diidan tihiin

  • @mohamudaden2906
    @mohamudaden2906 9 หลายเดือนก่อน

    Suaasho hore oo aan la jawaabin baad midka ka dabageyneysaa

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 9 หลายเดือนก่อน +7

    Nin Dastuurka aqriyey oo yanaano oo fahansan waa in aad ahaato markaad Siyaasi wax fahansan wareysi layerlaneyso?

    • @abdidhuux5350
      @abdidhuux5350 9 หลายเดือนก่อน

      Thank you 🙏 agree 👍

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 9 หลายเดือนก่อน

    Aadan gabyow Dowladii Somalia 🇸🇴 ee horee Ogaadeen buu ahaa

  • @idirisadankazin4077
    @idirisadankazin4077 9 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha waIsnawaan waaya arag saxaafada falanqeya iyo siyaasada gobolka waa ina jeezoow barta ❤❤❤❤

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 9 หลายเดือนก่อน

    Hogaamiyaha Mucaarad ka Somalia keep going

  • @IbrahimAli-g8w
    @IbrahimAli-g8w 9 หลายเดือนก่อน +2

    Cc shakur waa nin bisil doodiisana dulqaad u leh . Wlh ma arkin siyaasi sidan usoo bandhigan karo aragtidisa mucaradnimo ama muxafudnimo .lkn FG dhanka diinta kuma ficno

  • @MukhtarHiirad
    @MukhtarHiirad 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ok xildhibaan

  • @engbashiirsaid9061
    @engbashiirsaid9061 9 หลายเดือนก่อน

    AAW waa siyaasi wax badan fahasan, lkn 15 cod aan dhaafin.
    Wan ku salamy AAW sxb

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abdirahman, waa ila qaldan yahay,
    Waayoo dastuurka waxaa sameeya Baarlamaanka dalkaasi.
    Baarlamaankiina wuu ka tirsan yahay, marka waxbaa ka qaldan saaxibkey.

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 9 หลายเดือนก่อน

    Xaajada si fiican ha loo sheegi, baroorta orgiga kaweyn!
    Dagaalka Sudan ka socda ayaa la doonayaa in loo soo wareejiyo soomaaliya!
    Arrinta waxaa wata imraadka!

  • @daahirfooleey5215
    @daahirfooleey5215 9 หลายเดือนก่อน +1

    C/raxmaan halabaroo beyo markaan Xasan markii labaad waa lagu qasaaraye

  • @abdikanisharif3142
    @abdikanisharif3142 9 หลายเดือนก่อน

    Kan caadiya ugu lalaboode
    Ee Wariye miyaa
    Somali Cable wax kabadala arintaan

  • @ahmedosman720
    @ahmedosman720 9 หลายเดือนก่อน

    Xil AAW waad mahadsantahay

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 9 หลายเดือนก่อน

    Proportional rep is the best for Somalia waayo it will also be direct solution to ower qabyalad problem. Waxaa cadaan yaa majority ah

    • @mestarowmestarow6027
      @mestarowmestarow6027 9 หลายเดือนก่อน

      maaad somalia ku hashed ilen somalia ayaad la hadlin

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 9 หลายเดือนก่อน

    Farmajo Kumar weerarin, kheyre oo ku weeraray waa qortay, why Farmajo ugu waalattay!

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 9 หลายเดือนก่อน

    C/raxman C/shakuur Warsame Qalas qalas dhalay oo siyaasi rug cadaa ah warkiisu wuu cadyahay.

  • @abdihassan5963
    @abdihassan5963 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdow runta sheeg SNM+USC=Somalia

  • @AliIdrissyacin
    @AliIdrissyacin 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abdirahman shakur 4 hala diido lakin qof iyo cod wuku saxanyey mw Hasan sheikh

    • @OmaliMedia-zv1bs
      @OmaliMedia-zv1bs 9 หลายเดือนก่อน

      Qof iyo cod wuu ku saxan yahay balse uma jeedo, mana lahan wlhi capacity ga lagu samaynaayo qof iyo cod. wuxuu ula jeedaa mudo kororsi iyo ila meerayso. madaxwanaha ha u madax baneeyo soomaaliya institutions keeda inay shaqooyinka qaran gutaan.

  • @hassandaudjimale8671
    @hassandaudjimale8671 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wariyaha Xasan Shiikh kadeh hadlaya😂😂

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu 9 หลายเดือนก่อน

    Xasan shekh XAQ Buu u leyahay sidii madaxwene farmajo ooga qaylisiiyay in asna hada u qaylisiiyo😂

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 9 หลายเดือนก่อน

    Cc.shakur warkaaka qabasho maleh waxbadan oo aad sheektay ayaa hoo bariiska

  • @AbdulGeytow
    @AbdulGeytow 9 หลายเดือนก่อน

    This thing is complicated. Lkn ugu danbeyn H.Shiekh Amarka Xalena ayu dhegta udhigayaa o sandullo ayu kujoojin doona.
    Midaaso sharaf dhac kunoqoneesa qaranka somaliyed.

  • @JalaqsaneAadan
    @JalaqsaneAadan 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdiraxmaan cabdishakuur waaninwaalan eehalaxiro soomaali waxookahelay. Cod ah 15 xaalagalatashahaabal

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 9 หลายเดือนก่อน

    Nin jiran oo qabyaalad ay duleysatey waaye cabdurrahman cabdi shakiur walee sidaa Farmaajo u naceyseen buu ilaahey idinka iskakiin horkeeney

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 9 หลายเดือนก่อน

    Haa run Wa nin Somali ah Djamuuriyada somaliyed halugu dayo A,A wageesi Somaliyed

  • @MohamedbilleAbdi
    @MohamedbilleAbdi 9 หลายเดือนก่อน

    Wariyahu malaha fahan siyaasaded hawl uuna aqoonteda lahayn ayuu siyaasiga waydinaya mana aho qof agaasiman

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 9 หลายเดือนก่อน +6

    Wariyaha mid madaxweynaha u doodaya cml u egyahay yaab hhhh

    • @mohamedfarah1269
      @mohamedfarah1269 9 หลายเดือนก่อน

      Wariyaha mar walba coda la eedeynayo isaga ayaa matala ileen goobta ma jogaane wax fahan🤣🤣🤣

    • @ahmedabdi2065
      @ahmedabdi2065 9 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedfarah1269 weriyaha meesha suaal ayuu u yimid ee qofka maqan uma hadli karo lakin suaalihisa ayuu weydiin Karaa lakin kan waa mid murmaya aan xataa jawaabta sugeyn Marka adi Ayaan waxba fahmin

    • @abdirahmanmuutu5656
      @abdirahmanmuutu5656 9 หลายเดือนก่อน

      Warirayaha Mar walpo waa difaaca qofka maqan qofka lawaresanayana waa inu difaacda doodisa iyo runtiisa
      Lkn adiga waxa laga yaaba inaad arki jirtay madaxweyne ama waziir uu wareesnayo wariye taagero ama uu lacag uu so siisay

  • @hassannurrashid9208
    @hassannurrashid9208 9 หลายเดือนก่อน

    Abdirahman abdishakur guul

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 9 หลายเดือนก่อน

    He is a leader needed by somalia republic

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa muhiim ah in la fahmo Dastuur Maxaa ladhahaa //// aniga ayaa idinka jawaawayo

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 9 หลายเดือนก่อน

    Marjic beel ma Xasan sheekh ayaa ah marjic wuxuuba leeyahay Oraah can baxday Areey caruurteeda xaquuq muwaadan ay leeyihin Areey badman xey la jiifta meesha yacni waa iibsana kheyradkeda.Qof saas u fakaraya ma lagu Aamini kara wadan

  • @salemahamed8310
    @salemahamed8310 9 หลายเดือนก่อน

    Hawiyow mad CC wadanka u dhiibtaan intaad HSM, dadka horwadaan.

  • @saidmohamoud549
    @saidmohamoud549 9 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha dhanka dhimirka waa in laga baaro caafimaadka

  • @mohmudfarah
    @mohmudfarah 9 หลายเดือนก่อน

    I couldn’t believe I couldn’t believe he call himself Wariye Call journalist, he is speaker of president

  • @abdiwelihassan9036
    @abdiwelihassan9036 9 หลายเดือนก่อน

    Hirshabele madorasho lagu qabana oo banoni laysku hesto kulaha abdishakur dhib badana

  • @abdihad431
    @abdihad431 9 หลายเดือนก่อน

    Wax siyaasi ah mucaarad sax ah xildhiban Abdiraxman abdishakuur baa jira isagaa na u gu dood macquul san

  • @maslax1119
    @maslax1119 9 หลายเดือนก่อน

    Waa ruuuntesa waxu ka hadlo waa xaqeeqo la taba karo Xasan waxu rabaa inoofardameyo ninka wax bartay ma qanikarteed ✅️👍

  • @Abdalahasan123
    @Abdalahasan123 9 หลายเดือนก่อน

    Somalia laga helaa mucaarad dhahaayo telada dalka wax baan kaleeyahay

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 9 หลายเดือนก่อน

    Siyaasiga jha la weydiiyo, maraykanka iyo imraadka ayaa dastuurka dabada ka rijxaya ee muxuu iyaga ka yiri?