Fiqi waa siyaasi adag Ethobia jiif and joog u diday Aby injiley tariikhda ku xusi doonta waxa laga dhajin l,yahay badow bal cad and xasan oo qarabo Ahan hoosta ugu heysta
Waar Xasan dalka inta hadhay ha laga qabto .subxaanalaah Ilaahaw Haa iyo Maya Mar hanaga wada yeedhsiinin. Ninkani wuu waashay. Xaaraantii ayaa wax u dhintay
Marba hadii loo saxiixay sidii ay rabto vay ka yeelayaan waxba yaanu xasan umada u been guurin xasan hala habaaro isaga iyo tuugta uu meesha gastay ee barlamka duliga ah ee iska daawanaya babinta uu somaaliya baabinayo illaahay ha halaago somaali cadowgeeda bay u jabiyeen.
Xasan shek wa in laga qaada dowlad nimada somaliyashacabka somalia barlamanka wa in u mushin laga kena xasan wa tuug somaliyey xasan shek wa dhakhtarka madax wa in lageya
Asc Asxaabeey Fiqi Koofi ku seexde Teytal uu san gaarin ayuu u dhiibay Xasan Siyaasad Xume waxaas waxa uu u yeelay Saaxiib tinimo kuna qasaaray Tan kale itobia waxaa nagu hayo Somali mana ka bexeey so inta Somalia aay garab uga raadihee Somali kale Alloow Sahal Amuuraha Somaliyeed Aamiin Aamiin
Somali toos bay u jabtay mar hadii itoobiya badi ciidanka aussom intaba lo ogaladay hassan waxuu hada ku baryootamaya jubaland gedo iyo Koofurgalbeed iga cawiya si aan u qabsado midakale ciidanka itoobiya ayu ku baryootamaya inay gedo Koofurgalbeed ka baxan ciidanka Uganda oo hassan wato logu wareejiyo si u mamul logu qabsado wayna dideen itoobiya wasir fiqi waxa lo diiday inuu ka qayb galo shirkii waftigii itoobiya ka imaday hassan iyo cali balcad ayana u diiday waxayna u dideen inuu masar xogta lagu wada hadlayo u gudbiyo madamo uu wasir fiqi masar jajuus u yahay daljir iyo Damuljadiid ayana lo kala baxay alle u naxaristo somalia way u dhamatay
Fiqi waa nin qali ah
Ta dibada maahee waa waa ta itoobiya iyo somaliya
Doqomahan Somaaliyeed badoodii buu Abiye Ahmed weerar ku yahay markaas bay soo dhawaynayaan
Waxas Ada lagu dhaha waxan haday dhacdo inay somalia wada dagalaman in ay dds inay idiin hiilinayso lkn hadii ay hadda kahoryimadan inay cuno qabatayn kusamaynayso Sababto ah hadda Manihin dadka kahor imankara anagaa ka jecel inan ethiopia kaxorowno
Dooni mayno Itoobiya war somaliyeey halaga fiirsado arrintaan wllhi waxan halkan kasocdo ma fahmin
Fiqi waa nin soamalinimada kuwayntahay😊 waxana lehay wasiir fiqi wuxuu didanyahay itoobiyanka inuu unacamlewyo ayuu diday wasiir fiqi
Sax Ila tahay aniga
Wasiir Fiqi hadii uu kursiga iska casilo runtii sharaf wayn buu ummada Somaaliyeed ku yeelan lahaa lakiin iilama eka nin sidaas sameen doona
Fiqi waa siyaasi adag Ethobia jiif and joog u diday Aby injiley tariikhda ku xusi doonta waxa laga dhajin l,yahay badow bal cad and xasan oo qarabo Ahan hoosta ugu heysta
Itoobiya waxaa la geynaa galmudug iyo hir shabeele
Waa wax aan qiimo lahayn waxa lagu amaanaanba waa dilka gumaysi diidyada hooga waabad hoogteene akhas caleek
Fiqi waa nin nol oo damiir wacaan, lakiin dabadhilifka cadowga na cidhiibtiraya😢
Xasan shiik maxa muud wa naag oo laqawo itobiya qabto gaalka jicsan allha ha naga qabto asa cadawga nojibiye😭💔
Waa Gardaran Tahay Xassan Guurgurte Inuu Goboladaas uu Weeraro Ciduu Ka Xoog Badan Tahay bal ha weeraro
Waa Nasiib darro. Abyi ineey daba gur guurtaan somali isku sheegga oromada ah ee ku nool jig jiga.
Madaxweynahaada iyo Somali oo dhan baa u odaba dhaqda Abiy
@faisalharet7696 sax waaye beentaa maha.
@faisalharet7696 lkn aniga madaxweeyne iima aha ogow.
@@somaliasomalibaleh7822 Yaad ka nasibiyad fiican tahay waa adiga dhahaayo umadaas somaliyeed waa Oromo. ?
@faisalharet7696 oromo iyo waxeey gumeeystaan waa ka nasabiyad fiicanahay anaba ku leh hadda.
Look at this, Ethiopia waxaa cadow looga yaqaan oo Kali ah dadka deggan Muqadishu iyo nawaxigeeda, Soomalida inteeda kale Ethiopia wayba la hayaan bloody hell
Mar kasta ethobia ayaa guul wadata
Soomaaliyi waataa iyaduun baa isku taagan.
Lkn cadawga soomaalida ee ethobia ayey u kala dheeraynayaan cajiib
Waar Xasan dalka inta hadhay ha laga qabto .subxaanalaah
Ilaahaw Haa iyo Maya Mar hanaga wada yeedhsiinin.
Ninkani wuu waashay. Xaaraantii ayaa wax u dhintay
Somalidu gumaysiga ayay jecel yihin. Dawladda ay dhisteen ee xasan sheekh waa diidan yihin Abiya oo amxaraka u sareyana waa u oyaysa
Waar warkaani makaagii hore oo kale miyaa mase waa mid larumaysankaraa.
Waxay ilmaha ku sheekestaan bu XasanShiikh ku dhaqmayaa, wax istiratijiyad, aqli ah, meel fog wax laga fiiriyo toona kama arko wuu iska ciyaarayaa.
Fiqi magaciisa ayuu shabahaa wanin damiir iyo daganan. Shacabka somaliyeed maxeey kalayihin od ukala qadeysaa wariye doqon ah . Umada iyo shacabka Soomaali yeed waa isku mid kan jooga Galbeed ama waqooyo ama NFD ama jabuuti ama Mogadishu waa on DNA
Ethiopia Ayaa xukunta xoogabana kuhaysata beenalowo😂😂😂
ETHIOPIA BALAN MA TAQAAN EE XASAN SHIIKHOW UMADDA KA HOR WAREEG. ETHIOPIA WAA YUHUUD WAX BALLAN AHNA MALAHA.
CALI BALCAD IYO XASAN SHIIK ETHIOPIA AQOON UMA LAHA
Ethobi deris baan nahay, Lkn soomaali caqli xun ayaa walaal ugu yeedha meel kastooy joogaan, iyaguna waxay inoo yaqaaniin soomali qushaash.
Waa nasiib daro in madax isku sheegtiina ay u kala dheereeyaan.ilaahaw naga qabo
Marba hadii loo saxiixay sidii ay rabto vay ka yeelayaan waxba yaanu xasan umada u been guurin xasan hala habaaro isaga iyo tuugta uu meesha gastay ee barlamka duliga ah ee iska daawanaya babinta uu somaaliya baabinayo illaahay ha halaago somaali cadowgeeda bay u jabiyeen.
Doolow kaya maaha ee waa xuduuda oo dhan
Ogaadeen. Danibaa. Sheegay. Inay itopian yihiin. Lkn. Si kasta. Oo ay isugu dhedhejiyaan. Itopia soomali ma. Kala jecla. Weliba iyagay. Ugu necebyihiin. Waayo. Itopianku waxay ku oranayaan. Ogaadeenkan ayuunbaa. Dalkayagii. Nagu haysta soomaalida
Xasan shek wa in laga qaada dowlad nimada somaliyashacabka somalia barlamanka wa in u mushin laga kena xasan wa tuug somaliyey xasan shek wa dhakhtarka madax wa in lageya
HHHHHHHH Miskiin magaalo dalka somaliya kamid ah ayuu madaxwayne xasan sh itoobiya kaga badalanayaa waxkasta oo ay doonayso itoobiya !!!
Miskiin dalka uu madaxwaynaha ka yahay waa xagee???
Kkkkk Cali balcad oo jaajuus Itoobiya u ah ayuu hoosta ku wataa ( madaxweyne xasan ayaa itoobiya basaas u ah ) waxaan ujeednaa sida uu Itoobiya madaxa uguu ruxayo.
Beentaada hore waxay u darantahay tuntaada dambe.
axsan fiqi fidno madax irbad
Asc Asxaabeey Fiqi Koofi ku seexde Teytal uu san gaarin ayuu u dhiibay Xasan Siyaasad Xume waxaas waxa uu u yeelay Saaxiib tinimo kuna qasaaray Tan kale itobia waxaa nagu hayo Somali mana ka bexeey so inta Somalia aay garab uga raadihee Somali kale Alloow Sahal Amuuraha Somaliyeed Aamiin Aamiin
Mm
Mucaarad maxuma laakiin beenta naga dhaaf
Somali toos bay u jabtay mar hadii itoobiya badi ciidanka aussom intaba lo ogaladay hassan waxuu hada ku baryootamaya jubaland gedo iyo Koofurgalbeed iga cawiya si aan u qabsado midakale ciidanka itoobiya ayu ku baryootamaya inay gedo Koofurgalbeed ka baxan ciidanka Uganda oo hassan wato logu wareejiyo si u mamul logu qabsado wayna dideen itoobiya wasir fiqi waxa lo diiday inuu ka qayb galo shirkii waftigii itoobiya ka imaday hassan iyo cali balcad ayana u diiday waxayna u dideen inuu masar xogta lagu wada hadlayo u gudbiyo madamo uu wasir fiqi masar jajuus u yahay daljir iyo Damuljadiid ayana lo kala baxay alle u naxaristo somalia way u dhamatay
Balaayo soo dhameeyay walee siday rabto haday kagisho soomaaliya waxaa going doona jigjiga ilaa dhagaxbuur ilaa ceelka shidaalka waxaana lawareegi doona abay oromadiisa waase tii lagu dagaalami lahaa
😂😊😊😅😅😮😮baacaa beenale😢😢kkkkkkkkk😊
Allaah kudil dulli dulli ilaahay ku bad xasan sh ufuuuf
Ufufuf ciilane shurgan
Fiqi intii shalay ka horeysay somalida agteeda sharaf buu kalahaa. Gurguurte markuu dhiiqo dhex galiyey ayuu haddana ku waa ku ruqsaynayaa
Daaroodku waxey sheegaan markasta iney Etoobiyaanku nacebyihiin..taasi waa beenewday... markii Abdulahi Yusuf Xamar looqabatay way sacbiyeen
Cali A. Ossoble ayaa yiri majeerteen waxey kayimeen Makala ee Tegree.. wow good ayaa ku aasan..
Yaab malaha in Jigjiga aysoo dhaweyso Abi.. Inkasta Xasan Shiekh lagu heysto Jigjiga ayuu hada kahor tagay...waa lakala adkaaday..
Ahmed madoobe etoobiyo hub u raadso.. waqti heysks luminin...
Beenalee xarami
Fiqi mowqif laawe halacayriyo,
Magac xumo latag,
You are liar President Somalia a gift everything
Allaah kudil dulli dulli ilaahay ku bad xasan sh ufuuuf