Fadeexadii Kaambooni ka dhacday waa In Rag waawayn Tiirka loo geeyo oo loo Toogto - Dr Mukhtaar...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 85

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 หลายเดือนก่อน +12

    Dhakhtarku meel dheer ayuu wax ka-arkaa ,wanna muwaadin dhaba oo aragti fiican leh.waxan leeyahay illahay haku-xafiddo

  • @Amina-n8f
    @Amina-n8f หลายเดือนก่อน +8

    Mansha Allah caqliga allaha kuu siyaadiyo adigoo kale allaha noo badiyo, waa mawadin dhab .

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 หลายเดือนก่อน +3

    Well done 👍🏽 and thanks.

  • @DacadAxmed
    @DacadAxmed หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah❤❤❤❤🎉
    Walahi waa nin cafimaad qaba cilka inu ilaahey nogu dhiibi ayan baryeyna

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah mukhtaar waa runtaa dawladuba waa wasiir fiqi iyo baabah

  • @Hadissayid
    @Hadissayid หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alllah dr allah yabarak

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 หลายเดือนก่อน +2

    Xabashi Dad badan bay kuleedahay Gaaladu Wadankan ee Allaa nagu filan , e Dadaalbaa layska Rabaa

  • @xagar77
    @xagar77 หลายเดือนก่อน +3

    maasha Allah waa libaax.

  • @fastaryare971
    @fastaryare971 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan ayaa uqalmay inuu madaxwayne noqdo waxayse u dooreen umada somaliyeed bahal kamid ah bahalada uguxun ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 หลายเดือนก่อน

    Mashallah waa ku taagersanhay sheekhow

  • @MA-vu8vt
    @MA-vu8vt หลายเดือนก่อน +3

    Walalhi runtii waa xaqii 100 kiiba 100 waxaas uu kadalayoh

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv หลายเดือนก่อน +1

    ما تم الاتفاق توركيه خيانه. للسومال. مرفض من السعب السومال

  • @KhadijaRashidIbrahim
    @KhadijaRashidIbrahim หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Rabbi amsashada habadiyo Rabbi hakayelo kuwii umadan hogamin laha

  • @sharmaboy8358
    @sharmaboy8358 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani somaliya ayuuu an facayaaye
    Yaa xasan xaraashe noogu bedela waa nin waxbadan oge waaa abu mukhtaar #GOOLANIGA SOMALIYA WEEYI

  • @QueyJzoqozb
    @QueyJzoqozb 28 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ma yaqaaniin

  • @Guuleyso
    @Guuleyso หลายเดือนก่อน +1

    Asc muqtaar fadlan jubaland baa ka dhow lasoco hi from lakemba nsw

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 หลายเดือนก่อน +2

    Waad aseebtay

  • @Guuleyso
    @Guuleyso หลายเดือนก่อน +1

    Munaafiq kuba gudoomihaha baarlamaanka wuu dhacay duq faadumo gurigerda baydhabo ku aala buu dhacay haa heey munaafiq + munaafiq baa somalia wax ka sugeysaa ilaahey ha u gargaraaro ummada somalia muslimiinta

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan sheikh iyo farmaajo isku jid ayay mareen

  • @FraxsicidJamhad
    @FraxsicidJamhad หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @QueyJzoqozb
    @QueyJzoqozb 28 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya oo dhan bey heysataa Itoobiya

  • @Abdixx31
    @Abdixx31 หลายเดือนก่อน +1

    Dawladnimada Somalia tuugo madax Allah uga dhigay

  • @aragtidaxortaah.558
    @aragtidaxortaah.558 หลายเดือนก่อน +2

    BAL. ADBA. MAXAA. KAAGA. BAXAY. WARAYSIGAN.

  • @QueyJzoqozb
    @QueyJzoqozb 28 วันที่ผ่านมา

    Soomaali weligeed wax fahmi mee
    Nimankaan baarlamaanka jooga dalka uma shaqeeyaan
    Waxay u shaqeeyaan reer galbeed iyo xabashida
    Soomaali
    Ma ahan

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r หลายเดือนก่อน

    Allaha sahlo waxa socda waa khatar

  • @Guuleyso
    @Guuleyso หลายเดือนก่อน +1

    Sheakh muqtaar salaan sare ma ogeen miyaa xasan inuu munaafiq ahaa mise wuu idin qiyaaney

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน +1

    Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay

  • @BashirSacid
    @BashirSacid หลายเดือนก่อน

    Al xaq

  • @ingmukhtarhassan5426
    @ingmukhtarhassan5426 หลายเดือนก่อน

    Dr mukhtar Sayid anoo ku ixtiraamaya Aqoonta aan isku leenahay su aashaan ku waydiina yaa waxad ku cel celisay xasan baa madax wayne u Ah muuse oo hadii madax wayne u yahay muxuu Hargeisa u ga soo dagi waayey?

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtii oo muuse iyo xasan arinkaa islamay ogayn taasi waa run ❓❓❓❓❓❓

  • @siraajicumar9455
    @siraajicumar9455 หลายเดือนก่อน

    Dalxureeye xasan sheekh maxamuud greatest of all time president odaygaan garka dheer waa xagjir wixii dhan fudeed ayuu ka dhigay

  • @sabirabdirahman5744
    @sabirabdirahman5744 หลายเดือนก่อน +1

    Caqli carbeed ahaa wuxuu kuhadlaayo

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r หลายเดือนก่อน

    REER GALBEEDKA WAY DHAAFAYAAN MACA ITOBIYA SIDII AFGANSTAN OO KALE WAA LAGA TAGAYAA WADAADAADA AYAA XUKUMI DOONTA MAALINTAAS AYEY NOOLAAN DOONTAA SOMALIA

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +1

    Qaraxii shabaab wuxuu u yaraaday ,waa isaq markii lagu jebiyey goojacade somaliland na jabtay ayaa shabaa laga raystay,awilba shabaab isaq baa dabada ka waday si somaliya dawlad ugu dismin

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 หลายเดือนก่อน

    Dadku waawalaslo ismana necba sida Siyaasiyiintiina ee Ummadda Somasliyeed haddeynu nahay yaan nalamasabidanin. Ee idinka Diyaasiyiintiinu uta Dadka iyo Dalkaba

  • @AbdirahmanKilaas
    @AbdirahmanKilaas หลายเดือนก่อน

    Dowlad meelkajirto baa lis laxisabtamaye

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 หลายเดือนก่อน

    Niinkan baa laga tagaay ..waxeey doorteen Hsm...daalmin waye baarlamaanka 11

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan illhay umada haa ka qabto

  • @DhuuxSheikhMohammed
    @DhuuxSheikhMohammed หลายเดือนก่อน

    Waryaa nuur su aasha kadaya

  • @nimodiriye6260
    @nimodiriye6260 หลายเดือนก่อน

    Xasan markii lasheegay warqada loo soo dhiibay in ayku qorantahay kow in uu ciidanka burburiyo

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 หลายเดือนก่อน

    Inaad waagii soobaxday ahayd taliye

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r หลายเดือนก่อน

    Ogaadeen ayaa duminjiray qaranimada somalia hadana hawiyaa kubiiray duminta somalia

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 หลายเดือนก่อน +1

    NINKAN WAA ALSHABAAB ARGAGIXISO ALBQUSHAASH

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ หลายเดือนก่อน

    yoomal ayam hadi ilah xilka soomaaliya oo adradineso ilah hadu ku sahlo malaga yaba inan aragno adigo wadamo cadaga soomaaliya adigo wax usaxexayo xududhi oo cidanka qaranka lagu didan yahay inad cidan geso malga yaba inan aragno

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k หลายเดือนก่อน

    Poodhaa. Iyo. Xeradaa. Kureeh. Geesi

  • @ThefatherofZubair
    @ThefatherofZubair หลายเดือนก่อน

    Siyasi qabil kuqirabanay wadankina business siyasi Lee kasocda ya wax kabadali Karo wadanka 1culumada oo kacdo sii adhag inay ogahadlan kana digalan 2 hooyo yinka inay kacan carurtodi tahrib mustaqbal Lan 3 dalinyaro Wa kuwi wadanka badbadin jiren maxa waye dalinyaradan hurdeyso kacararayan dulkodi ayago awod uleh inay nadhifiyan oo isbadal kusameyan Karan lacifnimo waye dalinyaro an kacno tahribo Wan kudamaneyne ee maxa nodidhayo inan wadanka udamano oo magafaha siyasi isku shega ah an kasarno cidhankan ay hada kufanayan danken ayay somarayan ogudambes jilka dambe oo dalan dono wadanki somali layaqane Hakuso barbaran nawad Bila qabil Haku mushaxan wadan walbo oo nadham kudisan shacab Aya usodintey kadibna sas uu wandan kunoqdey ❤

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r หลายเดือนก่อน

    Dawlad somalia kama jirto ragii dumiyey ayaa haysta wadanka dadka somaliyed may cali yartahay may indho laadahay macaruur baa waxa dhacay waxa kadambeeya maxaa loo sheegi laayahay somalia godkii lagu ridy bay kujirtaa lagamana soosaarin ee horta halasoosaaro

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ หลายเดือนก่อน

    ,dhuulka maqan dadki dagana mahano kuwa loso adegsanya soomaalidi xududaha j

  • @guleit89
    @guleit89 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk waa hadii lesagaharo dhiigii cidamada qaranka somaliyed…. Cidamadas axmed Kismayo ugumaysantagin ee ayaga laso weraray Lana laayey…. Taasi waa qayano qaran

  • @abdikadirnoor9660
    @abdikadirnoor9660 หลายเดือนก่อน

    Wasiir FIQI soo kan isago wasiirka arimaha dibadda ah uu 24 saac ka hadlaayo Jubbaland iyo khilaaqka u dhaxeeyq iyaga iyo Xamar?
    FIQI maa shaqadiis yaqaanaa😅😅😅😅😅😅😅

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax libaax dhalay ❤❤❤

  • @omarguss-everywhere
    @omarguss-everywhere หลายเดือนก่อน

    Somalia nin caqli leh ama waxfahmaya looma oggola HSM iyo alshabab iskumeel ayay ka amarqaataan.

  • @baxsan698
    @baxsan698 หลายเดือนก่อน

    Goorme oo madobe hadal diyar u yahay mamarkii midi caloolku dhacdey

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh หลายเดือนก่อน

    Kani waa wadaadda cusub

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiqo ee allow naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @MaryanMohamued
    @MaryanMohamued หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah waa runtiis

  • @samataradde686
    @samataradde686 หลายเดือนก่อน

    Dadka diin la’aanta ah xataa waxay garanayaan bini’aadanimada iyo wadanoolshaha ilaa nebi aadam waa la noolaa

  • @moubrekyare1829
    @moubrekyare1829 หลายเดือนก่อน

    Dalkan farmajo ayuu u baahanyahay hadii 10 sano loo dhiibo farmajo meel ayuu ka soo sarayaa runtii

  • @maryanaden9374
    @maryanaden9374 หลายเดือนก่อน

    Qofka shantagees uqorantahay hadaad gaal tahay waxaad rabto waad ku hadli kartaa laakiin hadaad islaam ahayd waxa ad qortay oo ad aaminsantahay waa wax ad ku gaaloobaysid hadaad ogtahay iyo haadan ogaynba ee ilaahay u noqo toobadu way kuu furan tahaye

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 หลายเดือนก่อน +1

    Hasan waa munaafaq manabaha madaxwayne waa khaainul wadan

  • @Abdixx31
    @Abdixx31 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh maxud baa gacmaha ka dhunkaday baryey abiy Ahmed

  • @mahamedismail8369
    @mahamedismail8369 หลายเดือนก่อน

    Benaane yaa somalo waqoye ah kuwa kale waa xadledahay jobalan p,land ayad ugoyedhaysa afkaga makarayo somaliland

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 หลายเดือนก่อน

    Horta Xassan Sheikh cid walbaa og inuu si foolxun u fashilmay, laakiin Alle haka soo celiyo waayo marmar waxa roon qofku haduu khaldamo inaan jar laga sii tuurin sida loo dhaliilayo.. wadaadkan Dr. Mukhtaar wuxuu soo daliishay xadiith at 28:02 .. wallahi SOmaliyeey intaa xadiith iyo nabi baa saan yiri haysaan inaaydaan dunida soo gaareyn waayo sida aduunku hadda u shaqeeyo waa inaad xaaladda ku hortaaga si waafaqsan heerka dunidu marayso aad u maamusho, laakiin hadaad xadiith sheeko 1500 ka hor la qoray oo nin xaalad midaan ka duwan ku jiray uu qoray, waxba ka soconmayaan, marka caqliga maanta jooga isticmaal. oo dadka danahooda aasaasiga ah ha laga hadlo.

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 หลายเดือนก่อน +1

      Subxaanallah. War miyaadan Muslim ahayn. Haddaad Muslim tahay, towbad keen, ilayn nabigeena suuban ayaad ku sheegtay wax layska qor-qoray inuu inoo sheegay. Haddaadan Muslim ahayna, na dhaaf

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 หลายเดือนก่อน

      @@aarkamudug4478 Erayga Xadiith macnihiisu waa sheeko miyaaney ahayn?

    • @CABDIRAXMANCUMARGUREY
      @CABDIRAXMANCUMARGUREY หลายเดือนก่อน +2

      Adugu gaal baad thy arimaha ummada somaliyeed ee islamka ah waxba kaama quseeyo ,Somalia is a muslim nation adoo gaal ahna kama hadli kartid hadaad Xadiithka suubanaheeni muxamad diidanty oo aad ledahay hormar laguma garayo mxaa africanta iyo Asian oo aana muslim ahayn dalalkooda kadigay kuwa fumarate ah ma axaadith ayey rumeysanyihiin inta nocagoo kle dunidu saranyihiin liiban lagaari maayo

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 หลายเดือนก่อน

      @@CABDIRAXMANCUMARGUREY Oo adba soo gaal an is ogayn ma tihid markaad quraafaad dadka u ilaahayso. kkk

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 หลายเดือนก่อน

      @@shantagees9425
      Maya ma ahan erayga xaddiith sheeko, sababtuna waatan:
      Alle (SW) wuxuu yiri “Wamaa yandiqu canil hawaa, in huwa illaa waxyun yuuxaa”
      Adeer diintii waalidiintaada ay kugu dhaleen soo baro, gaalada awoodooda iyo dhaqaalahooda midna ha ku kadsoomin. Dal walba qarniyaal dhibbadan wuu soo maray, Soomaaliyana Idam Alle dhibka wuu ka saari doonaa, Marka majoritigeena aan ogaano in siyaasiyiinteen dhammaantood ay u adeegaan dalal shisheeye. Diinta ha ku jees jeesin. Alle u soo noqo

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ หลายเดือนก่อน

    ,axmad madobe aya diday iney ciidanka qaranka oo xududaha inow kala warego raba inlakala eeryo miya adiga beri hadad xilka qabato xuududah mageenesid miya

  • @maryanisse4108
    @maryanisse4108 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n หลายเดือนก่อน

    Beenaley beenaley

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 หลายเดือนก่อน

    CAGDHEER OGAADEEN XABASHI ADOONSATO QAXOOTI 😂😂😂😂😂

  • @wardoonwardoon
    @wardoonwardoon หลายเดือนก่อน

    Wadaadkan waxaad moodaa inuusan waxbadan la soconin meel fog bay wax marayaan somalia tagtaye deegaanka aad ka sojeedo hadaad wax qabanayso wax ka qabo somali hada ma muuqato inay wax isku yeelanayso

    • @muktarali2477
      @muktarali2477 หลายเดือนก่อน

      Walal fikradaa inaad badasho ayaan kuguborin lahaa infact waa markay ugu dhaweyn ineey kacdo sabto ah xanunkii ayaa hada sifican noogaaray marka optimism is the best.

    • @xildhibaanxasandhabaase945
      @xildhibaanxasandhabaase945 หลายเดือนก่อน

      Walaal boorame lama layn ee waxay ahayd hal maalin oo wixii dhacay daba socdeen dagaaladii faqashta iyo snm.

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 หลายเดือนก่อน

    Munaafiqiin darood beenaale

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 หลายเดือนก่อน

      Idoor waa munaafiqiin cuqdadqabayaal argagaxiso ashabaab no more ictiraaf federalka Somali ka tirsantahiin
      Idoor waa cudur Cancer somali ku jira 😂😂😂😂😂😂😂😂
      Viva muqdisho

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน +1

    Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay