BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 3.1K

  • @AKQANCIYE-vf2yk
    @AKQANCIYE-vf2yk ปีที่แล้ว +252

    Inta 2024 dawaneysa like saara❤

    • @SumeyoSiman-fj5qd
      @SumeyoSiman-fj5qd 11 หลายเดือนก่อน +3

      Sidokale ❤😊

    • @IbraahimAxmed-c7q
      @IbraahimAxmed-c7q 10 หลายเดือนก่อน

      ma ku baran ka 😊​@@SumeyoSiman-fj5qd

    • @libanmuude6273
      @libanmuude6273 8 หลายเดือนก่อน +3

      01/04/2024 daawanawaa

  • @Ahmett_Husni
    @Ahmett_Husni 4 ปีที่แล้ว +783

    Hada so boqatey dil toogashadisa kadib
    *like* isaar 👍 *29/nov/2020sunday*

  • @cabdijaamacxasan1634
    @cabdijaamacxasan1634 2 ปีที่แล้ว +246

    2023 inta daawan doonto waxaan idinka soo salaamayaa 2022 alloow unaxariiso Cabdi casiis afrika

  • @wiilkabosasolehwiilkabosas4757
    @wiilkabosasolehwiilkabosas4757 4 ปีที่แล้ว +649

    Maanta la dilay isago qoslaya wlhi😂😂😂like isar marka la dilay kadib so booqaty

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 4 ปีที่แล้ว +12

      War wlhi waan yaabay ani xitaa waan arkay for my life wali qof isagoo qoslaya la dilay Ma argin 😂

    • @RASLIANO7
      @RASLIANO7 4 ปีที่แล้ว +2

      Link mahaysaa?

    • @kingqurp5545
      @kingqurp5545 4 ปีที่แล้ว +4

      Ku argudi dona akhi😢😠

    • @wiilkabosasolehwiilkabosas4757
      @wiilkabosasolehwiilkabosas4757 4 ปีที่แล้ว

      @@kingqurp5545 ku ar gudi doona se ah

    • @amal-4c3
      @amal-4c3 2 ปีที่แล้ว

      @@kingqurp5545 maxaad ka wadaa??

  • @Mohamed-mk4kt
    @Mohamed-mk4kt 5 ปีที่แล้ว +1082

    Kolay waxaan taariikh uun bay noqonayaan Intii Ilaahay igu talagalay ayaa ku dhimanaysa Ugu danbayntana Wadankaan nabad ayuu noqonayaa inshallah Taariikhadaan meel igaga Qora

    • @philipilamo7255
      @philipilamo7255 5 ปีที่แล้ว +21

      We hope kuwii dalkii joogay waa dhibtonayan hadaa nahay qurbo joogne dhibkeena mayaro 😪😪

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 5 ปีที่แล้ว +2

      Alle haynooga dhigo wll

    • @Amallllll-j8q
      @Amallllll-j8q 5 ปีที่แล้ว +1

      mohamed suleiman waa sidaaa

    • @yuusufmohamed9425
      @yuusufmohamed9425 5 ปีที่แล้ว +5

      mahdi mohamud wlh beentaada ma ahan dalkeenii waa lagu rafaadsan yahay anagii qurbaha joognana kama roonin nabad waan heysanaa lkn dhibaatooyinka kale ayaa dhib nagu haayo

    • @seidaseida2761
      @seidaseida2761 5 ปีที่แล้ว

      Insha allah alle ya ka qusanen naxristisa

  • @MohameddeeqMohameddeeq-fw6sk
    @MohameddeeqMohameddeeq-fw6sk 4 ปีที่แล้ว +676

    Inta 2020 marlabaad fiirsaneysa like haisaran😁

    • @drshindamohamedali1834
      @drshindamohamedali1834 4 ปีที่แล้ว +4

      😁😁😁😁 hadalee arkooyaa

    • @sowdocaseyrxasan4662
      @sowdocaseyrxasan4662 4 ปีที่แล้ว

      Wlh habeen fiirsiyaa maxa ku tusay i qabtay 😅😅🤣🤣🤣🤣😂

    • @AhmedMohamed-fy1ks
      @AhmedMohamed-fy1ks 4 ปีที่แล้ว +2

      @@sowdocaseyrxasan4662 hahaha aniga Markan daawanayey telphoneka dhego yaan gashtey codkana wan iska gaabiyey🤣🤣 qolka in liigula jiraa shaki igagalay🤣

    • @romanak2589
      @romanak2589 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedMohamed-fy1ks hhhhhhhhh

    • @zaynabharyan3282
      @zaynabharyan3282 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedMohamed-fy1ks 😂😂😂😂

  • @walaalqaysar4015
    @walaalqaysar4015 5 ปีที่แล้ว +666

    Inta nabiga jceyl scw isaara like

    • @mraliabdi1081
      @mraliabdi1081 5 ปีที่แล้ว +13

      Walal Qeysar Rabi ha KU xafido please don't try simple and easy things Sharafta Karamada weynenta Nabiga C/s/w/ Ha fududeysan wllo Hana KU Raadin bahi Aduunyo try another Thanks wll

    • @mudalibahmedboss4538
      @mudalibahmedboss4538 5 ปีที่แล้ว

      scw

    • @wardaahmedduudu5070
      @wardaahmedduudu5070 5 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @wizgoing8080
      @wizgoing8080 5 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @astanchannel1324
      @astanchannel1324 5 ปีที่แล้ว +2

      Nabiga like hku radin ilahey cuqubo kugu dhacde blyo kugu dhacdo

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 3 ปีที่แล้ว +349

    Wariye Cabdicasiis Africa Allaha unaxriisto😭

  • @kingmubarak9146
    @kingmubarak9146 4 ปีที่แล้ว +210

    Inta ila daawaty maata oo la dilay like

  • @ilhanofficialchanalilhan9151
    @ilhanofficialchanalilhan9151 5 ปีที่แล้ว +615

    Film horor ina firsono ina igu racsan like

    • @khalidmohamedsaid4454
      @khalidmohamedsaid4454 5 ปีที่แล้ว +3

      Shiit wa jilcanthy bro

    • @leylocismaan4943
      @leylocismaan4943 5 ปีที่แล้ว +6

      wallee filim horar weeye waxani

    • @nasriinjama9754
      @nasriinjama9754 5 ปีที่แล้ว +12

      Nolol dhab ah ayuu ka hadlayaa iyo dad uu baa bi iyay filim gacan lagu sameeyy ha la barbar dhigin naclad ha ku dhacdee

    • @umusumayawabari4016
      @umusumayawabari4016 5 ปีที่แล้ว +1

      horor way kadharan yahin

    • @nasteha874
      @nasteha874 5 ปีที่แล้ว +1

      Khalid Mohamed Said hee o adiguna ma dadka cunta

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 4 ปีที่แล้ว +408

    hadaad soo booqatay dilkiisa kadib like iisaar😂

    • @najaaxbintudiya3016
      @najaaxbintudiya3016 4 ปีที่แล้ว +1

      ani kula mida😭🙈🙉😭

    • @najmocabdikhaliif3530
      @najmocabdikhaliif3530 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk

    • @kinghared9960
      @kinghared9960 4 ปีที่แล้ว +1

      Qof la dilay miya like ku raadsanaysa? War qalbi adakidaa!!!

    • @saidalasali2717
      @saidalasali2717 4 ปีที่แล้ว +6

      @@kinghared9960kan dilkiisa subscribe xataa waa mudan yahy😂🤣🤣

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 3 ปีที่แล้ว +1

      @@saidalasali2717 😡😡😡

  • @drmariamosman55
    @drmariamosman55 4 ปีที่แล้ว +352

    Marki ladilay ka dib hada fiir sanayso like ku muuji😂😂😂😂🙏👈

    • @salmaansaapir1902
      @salmaansaapir1902 4 ปีที่แล้ว +2

      Apaayo in lagu Soo raadiyo maa rabtaa alshabaab afka kala bax was iga talo please please and please

    • @sacdiyomaxamed6357
      @sacdiyomaxamed6357 4 ปีที่แล้ว

      In yow

    • @sadamahmedaden1341
      @sadamahmedaden1341 4 ปีที่แล้ว

      Kuwo kadaran ayaa soo dhow

    • @drmariamosman55
      @drmariamosman55 4 ปีที่แล้ว +1

      @@salmaansaapir1902 mhd snd qof ku jcl baaa wax ku sheego thnks wllka🙏👈

    • @drmariamosman55
      @drmariamosman55 4 ปีที่แล้ว

      @@sadamahmedaden1341 😂😂😂😂mana si huruneee marka yaku waramay horta adiga😂👈

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 5 ปีที่แล้ว +375

    Sida kaliya ee dalka lagu bad-baadin karo dadkana lagu soo xiri karo waa in shirkada taleefonada ugu saraysa dawlada loo gacan geliyo si dawladu u dhagaysato sharwadayaasha
    sirtoodana halkaasna laga ogaado

  • @Rooda_sanaag
    @Rooda_sanaag 3 ปีที่แล้ว +109

    Geesi baa naga baxay tusaale mudnaa allaha unaxariito wariye aun afrika 😭😭😭😭😭

    • @صديقنصرالله
      @صديقنصرالله 9 หลายเดือนก่อน +1

      Dulli

    • @AshaJamac
      @AshaJamac 3 หลายเดือนก่อน

      From haraysa allah hawnaxaristo xlc casiis africa

  • @kaafiofficial2101
    @kaafiofficial2101 10 หลายเดือนก่อน +13

    2024 inta ildawaneyso is muujiya like saar😂😂
    👇

    • @diinipro
      @diinipro 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @umumuhanad
      @umumuhanad 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 ปีที่แล้ว +145

    Markii la dilay kadib yaa dawanaayo😅😅😅

    • @mohabilaal7976
      @mohabilaal7976 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh kligey bn izku qabay ileyn dad badana jira

    • @maslaxosaalax384
      @maslaxosaalax384 3 ปีที่แล้ว

      Oocadaa kkk

    • @iqra3526
      @iqra3526 2 ปีที่แล้ว

      ☝💔💔🤦‍♀️😫😫

    • @mfayz980
      @mfayz980 2 ปีที่แล้ว

      Ani

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362 5 ปีที่แล้ว +63

    Allaha Nagaa Qabto kuwan

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 4 ปีที่แล้ว +71

    3 suaal ayaan weydiin lahaa
    1 sababta kugu kaliftay dilka waa maxaay?
    2 salaada ma dukataa?
    3 hadii lagu dilo hada maxaad is leedahay waa la kulmeysaa Allah agtiisa?

    • @abdirizaqmustafmursal9562
      @abdirizaqmustafmursal9562 3 ปีที่แล้ว +2

      Sax good questions

    • @apdirahmansalepan3107
      @apdirahmansalepan3107 2 ปีที่แล้ว +3

      Abti Caqligagu Aad bu Shaqaynaya wllhi wa Su,aalo wax ku Ool ah

    • @mrnice2665
      @mrnice2665 2 ปีที่แล้ว

      Waa alitaxaad soo sheegay

    • @صديقنصرالله
      @صديقنصرالله 9 หลายเดือนก่อน +1

      JAWAAB :
      1- waxaan la dagaalamayaa dhamaan inta diidan in KITAABKA ALLE laysku xukumo .
      Waxaana dagaalami doontaa ilaa ALLE kaligiis laga caabudo kitaabka ALLE na uu noqdo mid kali ah ee taliya .
      2- haa waan tukadaa ALLE Kaligiis ayaan caabudaa
      3- waxaan rajaynayaa in ALLE WAYNE Ii naxariisto maalinta uu ALLE Soo saari doono adoomadiisa .

    • @Dark-th4fg
      @Dark-th4fg 4 หลายเดือนก่อน

      @@صديقنصرالله kitaab been diinta kabenshegteen yaku baneyay diintane halke kagatala qof masajid kasobaxay inad disho qof afkaartada kaso horjedo
      waxa tihiin dad burcad shaar diin huwan shacabka way ucadatay inaadan wadin diin

  • @sayidxabib242
    @sayidxabib242 3 ปีที่แล้ว +31

    Dadka sirdoonka dawlada ka shaqeeya maaha dad aqoon leh !!! Xogahaan Waxaa Puplic laga dhigaa markaa amniga sugto sidoo kale ninkaan oo kale lama dilo waayo dil muxuu tarayaa Waa lagu shaqeeyaa waaayo Waa smart !!! Dalkaan inuu nabad noqdo lama rabo Anaga been naloo sheegaa .

    • @maxamedcali617
      @maxamedcali617 2 ปีที่แล้ว +1

      Wiil hoog wallahi balaaya tahay niyow legend

  • @blacklyricsfm330
    @blacklyricsfm330 4 ปีที่แล้ว +121

    Inanta dawanaysa dilkiisii ka dip liKe isaar 29/11/2020

  • @mahamedawill119
    @mahamedawill119 4 ปีที่แล้ว +79

    Waar talow walaaleheen reer xamarku ma tan bay kujiraan 😭😭ilaahay danbi dhaaf waydiista runtii waad dhibantiine

  • @kayakaya8675
    @kayakaya8675 5 ปีที่แล้ว +410

    Omg😭😢😭😭 wxan qorayo magaranyo wlhi. Rajadi Alle aya imanysa inzha Alh 😭 qalpiga ijabsan wlhi.
    From hargaysa 😢
    Wan idin jecelney

    • @nasriinnuur5192
      @nasriinnuur5192 5 ปีที่แล้ว +8

      mahadsanid walaal wax walbo dhaaad ee keeyihiin wayna dhamaanayaan wax kheer badan allaha noogu badalo

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 5 ปีที่แล้ว +2

      Wad mhsan thy walaal annagana wan idin jecelnhy noso duceya in ilaah naga qabto kuwano kle adinkana ilaah ha idiin siyaadiyo nabada iyo wanaaga

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 5 ปีที่แล้ว

      @@samahirdaahirmaxamad7282 incha Allah dhamanten 💖❤💋

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 5 ปีที่แล้ว

      @@kayakaya8675 😍😍

    • @ilyaassaayli9027
      @ilyaassaayli9027 5 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi anaga xitaa waan idn jacel nhy

  • @ALANLEEY
    @ALANLEEY 5 ปีที่แล้ว +154

    8:17 “markaas ayaa madaxa lagu baashalaa” kulahaa hada isaga madaxiisa ayaa lagu baashaalaa Insha Allah. Nacaa kuyaal xaaaranta.

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 5 ปีที่แล้ว +6

      Xasinimadisa ma aragtay....wuxu caloool adkaa...Alla muxuu dad cunay lagu sii qaad🙄

    • @abdinafacmahad964
      @abdinafacmahad964 5 ปีที่แล้ว +3

      Huh dilaa miyaa arxan leh

    • @abdinasirabdi4617
      @abdinasirabdi4617 5 ปีที่แล้ว +1

      Nacalaa shaydankaa kuyaal

    • @ALANLEEY
      @ALANLEEY 5 ปีที่แล้ว

      Abdulnaasir Abdulmajiid Mohamed isaga ayaa sheytaan ah.

    • @Muniira_sh_maxamed
      @Muniira_sh_maxamed 5 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allh

  • @aliyowma
    @aliyowma 5 ปีที่แล้ว +186

    Yaa ila daawaneyaa 22-01-2020.
    Alla dowlad nimada fiicanaaa dadkan ba hadey lasoo qabtey, Somalia guuul 🇸🇴🇸🇴💪❣ istaag inta somalia jcl hormar keeda

    • @abdirahimabdulahi691
      @abdirahimabdulahi691 4 ปีที่แล้ว

      Hi

    • @hafsadahir8438
      @hafsadahir8438 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi blhi anigo qalbiga igubanayo geride wllhena shale kudinty qarax😭😭ayaa ninkan ilkacase sawirkisa Facebook waregayo ku so arkey anigo horan u dawade baan dhib usofiriye yarabi yaa raxman illahow cadowga nagaqabu umada somaliyed inta dhimaty rabiyow naxariista janada sii😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤cadowga cagta hoostisa🇸🇴❤❤❤❤🙏

    • @nasro7666
      @nasro7666 4 ปีที่แล้ว

      Wiilyar caqlibadan in larilo mahin laxitonahed ilhay unaxarito

  • @UMBUSHRAA
    @UMBUSHRAA 5 ปีที่แล้ว +147

    Somaliyeey dowlada kaliged hala eedeynin dhibka oo idiil waa walidinta iyo familka haday carurtoda ilaliyan haday kashikiyan eey soo dacweyan adigoo ogg inuu wilkada iyo gabartada jacel add uqabtiid aad uqarisid that is my advice to parents

    • @a.k.m.production9192
      @a.k.m.production9192 5 ปีที่แล้ว +1

      HAWO TAKO OFFICIAL CHANNEL Walhi runta ayad sheegtay allaha haku dayae

    • @nasroahmed3094
      @nasroahmed3094 5 ปีที่แล้ว +2

      Haaa wlhy abayo fidnadah waaa shacabkaah hadana waax laa amino majiro

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 5 ปีที่แล้ว +3

      HAWO TAKO OFFICIAL CHANNEL
      Subxanallaah Qaara xitaa Caruurta iyo Waalidkooda ah Alshabaab Salaamad
      Walee Dowlad Ma qaban karto Dad wada tuug u badan Allaah swt haynaga Qabto Asaga Arkaye iyaga iyo kuwa hago ka dambeeya Allaahuma Aamiin

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 5 ปีที่แล้ว +1

      Wallahiw aa runtaa abayadis....waxan aminsanahay Ilamahaafana in la.badbadin dadka ay laynayana laga badbaadin hadii maclumad wanagsna ad la wadaagto dowlada

    • @saadaqandroidgaming7674
      @saadaqandroidgaming7674 5 ปีที่แล้ว

      Waxaaga waa caruurta laaya mana kuu soconeyso ee wax kale maheysaa badow baa thyee

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 5 ปีที่แล้ว +47

    Wiilkan iminka isagu Muxuu inaga filayaa ilaa Waxaan nahay dad dhibanayaal ah Anigu reer muqdisho Ma ihi Lkn Waxaan la ahy dhibane xaga qalbiga ah Wallalahay 😢😢

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 ปีที่แล้ว +6

      Waa ninki aabahay diley !!

    • @hassandubow2820
      @hassandubow2820 2 ปีที่แล้ว +2

      ​@@hamisare6735 😭😭sorry walaalo

    • @fuadahmed6060
      @fuadahmed6060 2 ปีที่แล้ว

      @@hamisare6735 Allaha u naxariisto. Khawaarijta ninka dila iyo midka ayaga eey dilaan geed jano ah ayaa u diyaarsan oo laagu bishaareeyay In Sha Allah.

  • @mssballa
    @mssballa 9 หลายเดือนก่อน +2

    Intan asad hajio so dawatay oo halkan timi😭❤️‍🩹

  • @adawechannel6321
    @adawechannel6321 5 ปีที่แล้ว +96

    Madaxiisa lagu baashaala kulahaa😡hlw alshabab comantigeyga xuman ha u arkina😂lkn gaaalkan ka samra😜dowlada kan dhaqsi ha dhisho😭hadi igu racsan thy like🙏

    • @abasabdirahin4202
      @abasabdirahin4202 4 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhh. Hhh. Alshabab commun gayga xuman ha u arkina hhhh

    • @nasteexomoha4794
      @nasteexomoha4794 4 ปีที่แล้ว

      wlhi way jogan halakn kuleh macalin ilhy galada hakasosaro😂ana xuman how arkina shikhyal

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 3 หลายเดือนก่อน

      Yaa gaal ah ?
      Ma ninka kitaabka ALLE ha laysku xukumo Leh mise kan dastuurka wata .?
      Cadaalad xumidaa ALLE ku duleeye

    • @adawechannel6321
      @adawechannel6321 3 หลายเดือนก่อน

      @@HAMSEABDISAMADAHMED kitaabka io dastuurka hakuu dambeeyey qofkii dilo qof shahaadanayo ayaa gaal ah

  • @abdiato21
    @abdiato21 5 ปีที่แล้ว +137

    Bisinkow Waa Qof Iska Soo Saaray Beerka Naxriista😥😥😥

  • @abdullahihussein6967
    @abdullahihussein6967 3 ปีที่แล้ว +43

    ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزاؤه جهنم خلدا فيها وغضب الله عليه ولعنه واعد له عذابا عظيما 😡😡😡😡😡

    • @صديقنصرالله
      @صديقنصرالله 9 หลายเดือนก่อน +1

      Muminiin inaan layno ALLE ayaan ka magangalnay .
      Suaal :
      Qofka diida in KITAABKA ALLE laysku xukumo ee doorta dastuur talyaani , ma gaal baa mise waa Muslim ?

    • @Saidomar234
      @Saidomar234 2 หลายเดือนก่อน

      Shacabka masaakiinta la dilayo evey day ma dastuur ayey doorteen??????????

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed 5 ปีที่แล้ว +70

    Dowladen ilhy hano tosiyo 😭🤲wey dadaalayaan hdyba dadkaan dilay wlalaalaheena soo qabten😭😭😭😭😭

  • @baanaaofficial4329
    @baanaaofficial4329 5 ปีที่แล้ว +81

    Ku xirnaw channel kaan si aad u hesho vedeos ka barnaamijka GUNGAAR ee sida toos ka uga baxa somali national TV 📺

    • @umareyma1236
      @umareyma1236 5 ปีที่แล้ว

      Subxaana llah

    • @ahmedabdulkadir3151
      @ahmedabdulkadir3151 5 ปีที่แล้ว

      Waa Ugus laftigeedii

    • @fartunabdullahi5172
      @fartunabdullahi5172 5 ปีที่แล้ว

      barnaamijka wiilka wariya ayaan modayay waxa is lahaa subscribe u sar lakiin manta la samayay channelka ilay irsaq waydiiso

    • @fatxiaasxussein3282
      @fatxiaasxussein3282 5 ปีที่แล้ว

      0619535265 Fatxi Aas Haaa

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 5 ปีที่แล้ว

      @@fatxiaasxussein3282 mxd numberkaaga usoo qortay ⁉️⁉️

  • @maxameddeeq1139
    @maxameddeeq1139 4 ปีที่แล้ว +17

    Hada dawaneyso marki madaxiisa lagu baashalay like saar😅😅🤣

  • @ahmedabdulkadir3151
    @ahmedabdulkadir3151 5 ปีที่แล้ว +62

    Xogahaan Haayadaha Amniga inay Soo dhaafto ma ahayn

    • @eng.abdikanimohamedhussein6312
      @eng.abdikanimohamedhussein6312 5 ปีที่แล้ว +5

      Waa 2 shabaab oo fariim amni public isku marinaayo sxb

    • @balqiisahukunhassan7799
      @balqiisahukunhassan7799 5 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed Abdulkadir waa runtaa anaaa kugu raacsan wlle, caseska ha nala wadaaagaan Lkn qaaababka ay isticmaalaan iyaga haka faaidaystaaan 🖐

    • @kingkim2460
      @kingkim2460 5 ปีที่แล้ว +1

      I think they are recording

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 5 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed Abdulkadir waa sax sababto ah haday tatikada badalanayaan

    • @Hanan-oi9ej
      @Hanan-oi9ej 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa qasab inay so dhaafto si dadka dawlada ushaqeeya ama askarta jidadka taagan u helaan xogahan sababto ah haday ku koobmaan sirtoonka dadka intiisa kale ayay gaadayaan

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 5 ปีที่แล้ว +68

    Subxanallah illahow naga qabo umadaan wlh bal nafey goyayan weyna isla fcnyihiin😭😭😭

  • @salmaanahmad4686
    @salmaanahmad4686 ปีที่แล้ว +8

    Inta 2024 dawaneso like 😅

  • @hawaali3494
    @hawaali3494 5 ปีที่แล้ว +21

    Cadaabta alaha geeyo qofkii qof Muslim ah oo waxba ka galabsan dila. Subxaanallah maanta ma dhiigii baa saas raqiis u noqday

  • @Istabriq
    @Istabriq 5 ปีที่แล้ว +102

    I'm proud of U guys 🇸🇴🇸🇴Together we can build our nation 🇸🇴❤

  • @Inaaomar
    @Inaaomar 4 ปีที่แล้ว +55

    Manta marki ladilay leba shekadisa dib udhageysanoya 😂

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin1466 5 ปีที่แล้ว +34

    A/Africa Barnaamijyadaada waan jeclahay thank you bro

  • @safiyamohamedali4748
    @safiyamohamedali4748 5 ปีที่แล้ว +91

    Sheeko jaceyl nin ka sheekeynayo ayuu happy u yhy subxanalah

    • @qadanbisle5261
      @qadanbisle5261 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk maragty wlhy waa waxa dhinty oo dhiigya caba cabsidhan mahayso

    • @nafisoabdi861
      @nafisoabdi861 5 ปีที่แล้ว

      Safiya Mohamed Ali waa dhiigyo cab waynaday cabsidii waka guurtay balayo kugu dhacday

    • @abdirahmanmohamed8532
      @abdirahmanmohamed8532 5 ปีที่แล้ว

      Mailaaragtay

  • @abdirahmanfarhan8481
    @abdirahmanfarhan8481 4 ปีที่แล้ว +53

    Ilahey naarta hakugu fogeeeyo for ever

  • @awalemohamedelmi54
    @awalemohamedelmi54 5 ปีที่แล้ว +45

    Saado ali warsame allaha kuu naxariisto maamo🤲

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 5 ปีที่แล้ว +2

      Awale Mohamed Elmi mamo sado cidii dishay muxuu ushegiwayey shaydanku

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 5 ปีที่แล้ว

      Wiil Qaran haaa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@khadradawoa2750 youtube ka ayaa lasoo dhigey mujaahid kii dilay saado cali

  • @mustefamohamed6435
    @mustefamohamed6435 5 ปีที่แล้ว +147

    the most horrific videos i ever watched in my life

  • @goopedhashane8117
    @goopedhashane8117 3 ปีที่แล้ว +21

    2022 Dadka daawanaya Like ta i saara♥️💯🤟

  • @amin-dg2mk
    @amin-dg2mk 5 ปีที่แล้ว +97

    Markaasa madaxa looga baashala ku yiri 😭😭 ilahay cadaabkii ku gee

    • @nimoabdifatah289
      @nimoabdifatah289 5 ปีที่แล้ว

      Camir Gaboose Amiin 😡😡😡😡

    • @sacdiahasaanhirsi4635
      @sacdiahasaanhirsi4635 5 ปีที่แล้ว

      Amin yarabi

    • @amuunindho2634
      @amuunindho2634 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin yarabi

    • @dinixayvlogs3795
      @dinixayvlogs3795 4 ปีที่แล้ว +1

      Marku sas dahay wanaxay wlhi😭😭😭😭😭😭 xasiid waye

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 3 หลายเดือนก่อน

      Waa lagu baashaalaa ma ahaan si farxad ah baa loo dilayaa ninkii diida in kitaabka ALLE taliyo

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 5 ปีที่แล้ว +29

    Ilahow Somalia Nabad ka dhig I am somalilander but wllhi xanunku waaa itaabtaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abdullahigarad3820
      @abdullahigarad3820 5 ปีที่แล้ว

      Madax waa lugu bashaalaaa kulahaaa subxana laaah

    • @ahmedfaahim3787
      @ahmedfaahim3787 5 ปีที่แล้ว +1

      Somali lander kulaha xage ukala wada Somaliya iyo Somali+land wa isku midee.

    • @nedjaaadam1579
      @nedjaaadam1579 5 ปีที่แล้ว

      @@abdullahigarad3820 ha ixasuusin xalay ma seexan wllhi ninkaa saa uga baqayay dhafar

    • @nedjaaadam1579
      @nedjaaadam1579 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedfaahim3787 niicle adoo kale ah walalow ma maangaaba tahay SubHaaNaLah waxan ka hadlayay iyo waxad keentay iskumidba maaha orodoo masajidada kasoo habar

    • @ghettobuddy4432
      @ghettobuddy4432 5 ปีที่แล้ว

      💀☠️☠️☠️☠️

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 4 ปีที่แล้ว +26

    Nin Dhalinyaro ah oo Maskax fiican oo Khibradiisii oo dhan si Khaldan u adeegsadey...
    Runtiina lahaa Khibrad Wanaagsan I hope in laga faaiideystay...
    WaBillahi Towfiiq

    • @QueenHamda243
      @QueenHamda243 2 ปีที่แล้ว

      Even me🙂ilaahay haka qabto dadka after 1 year ayaan commentiga soo qoraya😹

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 5 ปีที่แล้ว +77

    Marka la dilayo ragan si live ah dadka haloguso ban dhigo si dhimashadooda logu raxeysto😡😡

    • @fartuunxuseen1303
      @fartuunxuseen1303 5 ปีที่แล้ว +9

      Qof dhimanayo wuxu rabo ha ahade hada ku raxeysaneyso adna naxaris malihid e ka micna noqone

    • @alfaalfa3165
      @alfaalfa3165 5 ปีที่แล้ว +2

      @@fartuunxuseen1303 hhhh ciila kakeny ha uqaban

    • @cabdijibaar6528
      @cabdijibaar6528 5 ปีที่แล้ว +1

      Dila dhe gaalka

    • @gdaebb9179
      @gdaebb9179 5 ปีที่แล้ว +1

      walaalo...Sidee lagu qabtay and Kuligood malaqabtay hada?

    • @aminataha7071
      @aminataha7071 5 ปีที่แล้ว +2

      A,Rahman duuliye ninkankan horaa u arkay aygo wareesanayan dowlada saado cali warsame ninka dilay waye dil toogasho aa laku xukamay ayba dhahaayen hadane waa kana waaba yaabanahay

  • @saxarlaelmi571
    @saxarlaelmi571 5 ปีที่แล้ว +148

    Subxaanallah markaad naafeyso.
    kadib ayaa madaxa lagu baashaalaa.
    Yaa rabbi 🤲 nabad baadi.

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 5 ปีที่แล้ว +8

      Saxarla Elmi waan yaabay wallaahi waan iska ooyayay bahaladu xitaa sidaas wax umadilaan

    • @saxarlaelmi571
      @saxarlaelmi571 5 ปีที่แล้ว +8

      @@khadramahdi4116 duni hilibka dadka lagu baashaalayo ayaynu joognaa.
      Yaa rabbi badbaadi umadda muslimiinta ah.

    • @foosmohamuud4199
      @foosmohamuud4199 5 ปีที่แล้ว +1

      Ani waxan kugu tilmamaba ma maqan yaahuu war qofkan maxaa kasi ah

    • @saxarlaelmi571
      @saxarlaelmi571 5 ปีที่แล้ว +1

      @@foosmohamuud4199 yaad kala jeedaa?

    • @fowsiyoofficiall1617
      @fowsiyoofficiall1617 5 ปีที่แล้ว

      Qof bini Aadam miirkisa joga waxas ma sameyn karo wlhi sidu u hadlayo ka baqeysaa ba subxanalah

  • @maryamanadar8757
    @maryamanadar8757 2 ปีที่แล้ว +15

    2023 mar shaqadiini labilabay in wadanka leydinka xoreyo insha alah wad nadhafi dontan 😢😢inti dhimatay alaha unaxatisto inti dishayna alaha cadabo

  • @zakigutale
    @zakigutale 5 ปีที่แล้ว +36

    8:17 Kulaha qofka marku ku dhaco aa lugu bashala madaxisa come on man u killing innocent people smh

    • @aliiogimioo8115
      @aliiogimioo8115 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa hadal warehaa marka ufirsadid wuxuu leyahay ninko. Waa Ruux/qalbi jajabay bey galadoo jirhdan. Broken person.

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 5 ปีที่แล้ว

      Ar Ciil badanaa kan hilibkiisa oo ceeriin ah Waan cuni lahaa . Bisinka war cayayaan kaan Yaa dhalay

  • @awalehirsi526
    @awalehirsi526 4 ปีที่แล้ว +42

    Qaybtii 3aad iyado aan laga duubin aya la diley,😂intiina soo booqatay dilkiisa kadib like igu cumaamada👍
    04/12/2020 wan la ilmeeyey xasuuqi shacabka aan wxpa galabsan ay u gaysteen, 😥😥😥

    • @nasro7666
      @nasro7666 4 ปีที่แล้ว

      Moryan dishay dadka ee wilkan miskin naftisa wa dhatisen

  • @fadumocabdijibar3307
    @fadumocabdijibar3307 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilhyow u naxariiso c/siis africa 😭🤲

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 5 ปีที่แล้ว +50

    24:26 su'aashas qof xamar jooga lee hala weediyo meeqo jeer aa maqle 1wiil uu ahaa ma'uusan ordin ileen cashir uu hore usoo qaate wye ee geesinimo maka ahan😂 ar xamaraaa ilhy hana badbadiyo Aamiin💯

    • @mariaseid9247
      @mariaseid9247 5 ปีที่แล้ว +4

      wlhy waxaa kaloo layaaby mrku yiri bajaajleyda gabr gadal saran waxa ku garan gartaa wil lafadhiya gabadha ama hory usaarn yihiin
      iyo qofka mrkuu naafo noqdo aa madaxa lagu baashaalayaa yaab bdnaa

    • @tokiyomedia4020
      @tokiyomedia4020 5 ปีที่แล้ว

      2 dinan hablood rer xamar miya tihin mnsha allh

    • @mariaseid9247
      @mariaseid9247 5 ปีที่แล้ว

      @@tokiyomedia4020 my wll ani ma ahi

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 5 ปีที่แล้ว

      @@mariaseid9247 reer xamar wa tahaye macabsatay?😂
      Cid kurabto male adi

    • @mariaseid9247
      @mariaseid9247 5 ปีที่แล้ว

      @@sayidka.6122 hhhhhhh hada xamar ku noolan lahaa wa cabsan lahaa lknse meel nabad ah jooga alxm waxa ka cabsdna majirto bro

  • @suldaanalfayare7632
    @suldaanalfayare7632 5 ปีที่แล้ว +153

    Ilama fecno in xogaha laga helay ninkan in lala wado bulshada wyo wy fudahy in ay badalan

    • @bilanweyrax2950
      @bilanweyrax2950 5 ปีที่แล้ว +10

      Shacabku hadhow waxay odhan, dowlada ayaa macalimiinta ugaarsaneyso.Marka ha maqlaan hana arkaan cadowgu inuu meel walbo kujiraan.

    • @dizeko97
      @dizeko97 5 ปีที่แล้ว +1

      cumar

    • @hgh6577
      @hgh6577 5 ปีที่แล้ว

      @@bilanweyrax2950 tasna wa mid mesha ku jirto

    • @salehmohamed8055
      @salehmohamed8055 4 ปีที่แล้ว +1

      Dhiiga uu galo cafis Lisa ilah only

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว +1

      @@salehmohamed8055 yaa kugu shekey salaxow dhiiga waa xaq bani adam laga galay ilaa qofkii xaqa adka gashay ku cafiyana ALLAH kuma cafinayo dambiyadaaad ALLAH ka gashay sida salad la anta son la anta sinada 2qof oo iskaga raali ah iyo shirkiga kisa iyo iyo kisa weyn hadad si dhaba uga towbad kento ALLAH wuu ka cafinaya wa qafuuru raxiim lkn bani adamka xaqiisa asaga unba cafsan karo hadusan ku cafina xaqisa walagaga qada cadliga ALLAH wakaas

  • @akrammohamed2426
    @akrammohamed2426 4 ปีที่แล้ว +23

    Hadad marki la dilay kadip daawatay like😔

  • @bashkahadji3319
    @bashkahadji3319 5 ปีที่แล้ว +29

    Masaakiinta bajajka ka xamaalata ayuu askarta kudiraa inta igu raacsan like ta

    • @maryamaxmad5613
      @maryamaxmad5613 5 ปีที่แล้ว

      Beeeen

    • @bashiirabdirsaaq5800
      @bashiirabdirsaaq5800 5 ปีที่แล้ว

      Waxii bajaj wata oo xamar jooga haka cararaaan waa iga talo

    • @体育频道-h1b
      @体育频道-h1b 5 ปีที่แล้ว +2

      Bashka hadji walhi bajaajley ayaa jigi bonti ka ordey xabad aa lagu dhuftey inaa ka naxeenin maxa yeley waxu la ordey ayaa jirto bajaajley wadanka hala ciribtiro

    • @fatmaseid1504
      @fatmaseid1504 5 ปีที่แล้ว +1

      baaj meelna umafiicna dhanka amniga iyo bilicda magalada hala xaafo

  • @BidhaamiyeMedia
    @BidhaamiyeMedia 4 ปีที่แล้ว +16

    Inta jecel ninkan in latoogto sida ugu dhaqsaha badan like iyo subscribr igu qabo

  • @ahmedzaki4409
    @ahmedzaki4409 5 ปีที่แล้ว +47

    Ninkan hore ayaana loo dilin sobobta oo ah war badan ayu hayaa si dadka kale loo badbadiyo from Somaliland 😥😥

    • @feisalissa2318
      @feisalissa2318 4 ปีที่แล้ว +2

      Caqli lagu yaqana somalilnd

    • @kingqurp5545
      @kingqurp5545 4 ปีที่แล้ว +1

      MACALIN ILKCSE WA INADERKAY■■

    • @somaliqueen3346
      @somaliqueen3346 3 ปีที่แล้ว

      @@kingqurp5545 wlhi dheh walal

  • @jamaaldiiniyo5704
    @jamaaldiiniyo5704 5 ปีที่แล้ว +82

    Allha naga qabto
    kuwa daalimiinta😭😭😭

    • @monnamacow8623
      @monnamacow8623 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin ilahey haniigu amaansdo xamar wlhi dadkan laga qabo inaa kuso laaban karin xtaa😟😟😢

    • @uistabraq9222
      @uistabraq9222 5 ปีที่แล้ว +1

      AMIIN

    • @dunxx2140
      @dunxx2140 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin yaarabi

    • @ashahirsi1838
      @ashahirsi1838 5 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan wa nin an baqeyn .mana aha nin la mandobeyneyn una yahay nin weyn o dortey xumanta iyo in u dadiyo umada dhigoda.

    • @ashahirsi1838
      @ashahirsi1838 5 ปีที่แล้ว

      Hala daldalo sidu dadka u diley.

  • @dalljecel
    @dalljecel 5 ปีที่แล้ว +80

    aniga waxaan la yaabanahay ninkaan maxaa loo balan qaaday ?
    walagu cafina ma la dhahay?
    sida qof aad u faraxsan cml ayuu aaga sheekeynaa?

    • @gafiyoganacsijacayl4815
      @gafiyoganacsijacayl4815 5 ปีที่แล้ว +9

      Waa la duray sxb

    • @raznashire1643
      @raznashire1643 5 ปีที่แล้ว +1

      @@gafiyoganacsijacayl4815 see loo durey

    • @hayatimhaya4254
      @hayatimhaya4254 5 ปีที่แล้ว +16

      Waxa jidha dawoyin ay sirdoonku istacmalan oo logu talagalay in sirta loga so saro dilayasha waxay so saraysa dhamn xasustisa .
      Waxa kaloo jidha qayb maskaxda kamid ah oo xumanta kaydisa .arka dawadas meshasay furaysaa

    • @raznashire1643
      @raznashire1643 5 ปีที่แล้ว +4

      @@hayatimhaya4254 oo saasad sirdon iyo sqirba u cilmi bdn thin qashin qubada ni dhameyeymwd iska qabtan inta bustaha qoyne ni saran is qdan wxa ugu bdna waa dumar

    • @hayatimhaya4254
      @hayatimhaya4254 5 ปีที่แล้ว +2

      @@raznashire1643 wll anugu wn bartay oo cilmigan ku dhiganay ee si kale ma aha

  • @ahmedjoovio1372
    @ahmedjoovio1372 4 ปีที่แล้ว +20

    Saado Cali warsame ilahay
    Hakuu naxariisto mamo

  • @kaafiyooffialqueen1129
    @kaafiyooffialqueen1129 5 ปีที่แล้ว +117

    Tolyo tolya kan hilibkisa hadi lijar jaro oo likariyo oon cad cad ucuno cita ciilkisa ima deenayo bal eeg su happy ugu yahay ilahey kucadab

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 5 ปีที่แล้ว +2

      Kaafiyo offial Queen @ hilibkiisa oo ceeriin ah ma ila cunee. No biseel . Aniga walaah kan hilibkiisa ceyriin kuma dhaafeen

    • @kamkam22100
      @kamkam22100 5 ปีที่แล้ว +3

      kkkkkkkk somali inta badan akhlaaq ma jirtu maynan baran micnaha akhlaaqda ..diinta islaamka ayee somalidu mudaan inay akhlaaq fariiso balse maya

    • @zakimohas
      @zakimohas 5 ปีที่แล้ว

      Wlh kulamid ahay

    • @pilotkaduula
      @pilotkaduula 5 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan Wxuu nooyahey Taliye Waa nin Shaxdii Alshabaab Haya Wey Fududahey Inaynu Al shabaab Shaxdeeda helno

    • @pilotkaduula
      @pilotkaduula 5 ปีที่แล้ว

      Ninkan Wxuu nooyahey Taliye Waa nin Shaxdii Alshabaab Haya Wey Fududahey Inaynu Al shabaab Shaxdeeda helno

  • @macaantv1656
    @macaantv1656 5 ปีที่แล้ว +33

    Al shabaab waxaa balan igu ah Inaan Dartiin u barto Criminology Si aan intaad wax dhagartaan in kA badan idin dhagrin Illaahay Cimri Dheer iyo Cibaado baan ka baryey! Waay oo Waay idinkaa 😞

  • @abuubakaralbaqdaadi6369
    @abuubakaralbaqdaadi6369 10 หลายเดือนก่อน +3

    Labadoodaba waa meed
    Inta 2024 firsaneeyso like ila dhaca

  • @FaadumoHussein-k8l
    @FaadumoHussein-k8l 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay hawnaxariisto cabdi casiis afrika

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 5 ปีที่แล้ว +41

    Alle umada islaamka ah haka qabto umadan gacan ku dhiglaysha ah😡😡😡 aduunka ceeb bay ku joogan akhirana cadaab alle idin cadaab😡😡😡

    • @xaafidyare7968
      @xaafidyare7968 5 ปีที่แล้ว

      aamin

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 5 ปีที่แล้ว

      Reer xamar oodhan baa nijaas ah car ha daahiraan .kumaanan kan lamida muqdisho ku dhuumanaya

  • @mohaab8786
    @mohaab8786 5 ปีที่แล้ว +37

    war sirta waa muhiim fadlan yeysan noqon mada daalo...

  • @aziizadhawrsan136
    @aziizadhawrsan136 5 ปีที่แล้ว +21

    Subxanalaah ilaahay hanaga qabto kuwa baneystay dhiiga dadka somaliyeed

  • @updynoorabdiqadir1283
    @updynoorabdiqadir1283 5 ปีที่แล้ว +76

    Dambi ma dugmaayo waa soo daahiraaa

    • @kowsar39
      @kowsar39 5 ปีที่แล้ว +3

      sax nolaaw

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 2 ปีที่แล้ว +9

    After 2 year hadaa daawanooosid like saar

  • @caluula2
    @caluula2 5 ปีที่แล้ว +82

    Ku: Dawkada Soomaaliya
    Tala soo jeedin
    Dawkadu waa inay ka faa’iidaystaan Ninkaan
    Shabaab oo dhan waa soo afjari karaa wale

    • @somboyalqa8936
      @somboyalqa8936 5 ปีที่แล้ว +6

      Talo so jedin
      Kan in la sii daah daahiyo maba aha sida ugu dhaqsiyaha badan waa in loo dilaa

    • @منهاحمد-د6خ
      @منهاحمد-د6خ 5 ปีที่แล้ว +4

      Talo soo jeedin wa in ninkan u ka towbad Keno misena kuwa kale tar tiib lo aruuriyo

    • @jeedacaddey6541
      @jeedacaddey6541 5 ปีที่แล้ว +2

      Wayo ninkaan loo dhageysanayaa, wayo xasus ayaan galeynaa

    • @inasharrif6842
      @inasharrif6842 5 ปีที่แล้ว +1

      Yabwye

    • @sadiiqcabaas2952
      @sadiiqcabaas2952 5 ปีที่แล้ว +3

      Wl anba waan la dhacay geesinimada ka muuqata ,waxan filayaa inay sixreen ha la cafiyo kadibna ha la iigguuriyo ani kkkkkkkkkkkk ilahow a cafi.

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 4 ปีที่แล้ว +6

    Anigo og inu umada laayay anigo og waxa uu ahaay hadane maanta geeridiisa aad baan ugu naxay ma aqaano sababta😭"waa adoon illaheey rabbi naxariisti janno haka waraabiyo😭🤲

  • @faahiyechannel2410
    @faahiyechannel2410 3 ปีที่แล้ว +12

    Legend africa allah u naxriisto geesi ayu ah😥

  • @joshwillsomaliyed3651
    @joshwillsomaliyed3651 5 ปีที่แล้ว +97

    Wallahi kuwan in la dilo mahan, wa in lagu xira meel o dadki ay dadkoda dilen in lo dhiibo midi 🔪 malin kasta cad ka goyaan ila ey naftu ka baxdo.

    • @abdishakur1942
      @abdishakur1942 5 ปีที่แล้ว

      Farduus Farduus Nayaa umaday layeen Ee maytada ah wax naxariis ah miyeey tuseen mise maxay ku duleyn. Garacad baad tahee jahilad ah ama al shabaab ureysa

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 5 ปีที่แล้ว

      Josh 👌waad asiibtay 😭😭😭😭😭

    • @fahdjelastiinjweuwarfa5668
      @fahdjelastiinjweuwarfa5668 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlh SaaS ku fcn nacalada

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 5 ปีที่แล้ว

      Haaaa wlhi😡

    • @zamiirhassan1469
      @zamiirhassan1469 5 ปีที่แล้ว

      Adigaa sidaa kugu samayn lahaa mujaahid baad sidaa ula hadashay

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 5 ปีที่แล้ว +27

    Ilaahow awladeena ha nagu imtixaamin
    Somali dhibaatada Allaha ha saaro
    Walle waan yaabay!!

  • @soobax7544
    @soobax7544 ปีที่แล้ว +2

    2024 inta daawanays, like ta haiga iloobin

  • @REERKUSH
    @REERKUSH 5 ปีที่แล้ว +48

    Kan cml dil kuma haboona cad cad in loo jarjaro waye 🏴‍☠️

    • @fahmoabubakar7622
      @fahmoabubakar7622 5 ปีที่แล้ว +1

      Yeah wllhi kaan hilibkisa xiita xalla waye noshilla hada nahay reer muqdisho dadkena waxa llayay waa asga alla asibaha

    • @haumalayn6728
      @haumalayn6728 5 ปีที่แล้ว

      Idinkaba isaga kadaran oo cad islam hanalo shilo leh wle somali naxariis kumay hadhin

    • @fahmoabubakar7622
      @fahmoabubakar7622 5 ปีที่แล้ว

      @@haumalayn6728 intuu laqay ma Aragtid miiyaa

    • @abdirahmanme413
      @abdirahmanme413 5 ปีที่แล้ว

      @@haumalayn6728 kan miya Islam ku tilmameysa wll astaqfurulla dhe wad danbaabtee islamnimada ha ceebayn

    • @haumalayn6728
      @haumalayn6728 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanme413 nabigenu wxu yidhi qofku intu ashahadanyo gaal kuma tilmami kartid, marka intad iska hadlaysid adigun hadanbabin

  • @Qisas123-s6p
    @Qisas123-s6p 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaan in Askari Laga dhigaa fiicneed sababtoo ah waa qibrad miiran waana nin al Shabaab aad ukala yaqaano 😎watching 2023

    • @Kamadage6566
      @Kamadage6566 ปีที่แล้ว +1

      😂😂 waa runtaa muqtaar rooboow kanaa ka fiicnaa qibrad uu leeyay😂lkn mar horaa laqaarajiyay

    • @QoraneAbdi-wx6mc
      @QoraneAbdi-wx6mc 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂wa ladilaybe

  • @zuldanzaid2997
    @zuldanzaid2997 2 ปีที่แล้ว +2

    2023 inaad fiirsato hadaa dib ugu soo laabatay like isaar legendow

  • @abdikaniyasinjibril5041
    @abdikaniyasinjibril5041 5 ปีที่แล้ว +12

    Sado cali warsame alle hakuu naxariisto maamo😪😭😢🤲😭😭😭😭😭

  • @dhuubodhaxyar8781
    @dhuubodhaxyar8781 5 ปีที่แล้ว +25

    Subxanalah illahow Kan iyo kuwa lamid ah inaga qabo wa shaydaamo 😐

  • @Spyyg
    @Spyyg 5 ปีที่แล้ว +41

    8:18 madaxa markasa lagu bashala kulaha wtf 😑😱😱😡

    • @AbumaajidAbdrahman
      @AbumaajidAbdrahman 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkkk

    • @TheZackfilms
      @TheZackfilms 4 ปีที่แล้ว +4

      Waan naxdin qoslay walee, sidii wuxuu u hadlayaa nin boonbalo dilay camal kk

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 5 ปีที่แล้ว +23

    Waa barnaamij fiican, laakiin waxaa ka maqan 3 sheey oo muhiim ah:-
    1- Inay qirtaan in ay Shabaab ka tirsan yihiin.
    2- Hadii ay qirtaan, waa maxay sababta ay ugu biireen Shabaab
    3-Aaway doodii qareennada oo dhamaystiran
    4-Sabab amni dartiis, waa khalad in dadwaynaha lala wadaago. Waa in uu ahaadaa sir ciidan

    • @sheikhmuhamed4296
      @sheikhmuhamed4296 5 ปีที่แล้ว +2

      omar muse waxay uegtahay inaad udhamqaneysid mujrimkaan

    • @amenmah4030
      @amenmah4030 5 ปีที่แล้ว

      @@sheikhmuhamed4296 laga yababa inu alshabab yahy kani

    • @zumaashapdi1113
      @zumaashapdi1113 5 ปีที่แล้ว +1

      Maxa loo qarinaya wa in la arkaaa shaqada wacan ee dowlada iyo dilkiina iyo sida xaqa niiila marinaayo

    • @MohamedAli-dx2fp
      @MohamedAli-dx2fp 5 ปีที่แล้ว

      Dhamaan waxan aad so qortay muhim inayna ahayn ban filayaa

  • @msa1662
    @msa1662 4 ปีที่แล้ว +6

    Uff dadka like radiyo sa unacay gacmaha aniga goan qof dhintay xitaa like lagu radinaa

  • @ilaFirso
    @ilaFirso 5 หลายเดือนก่อน +2

    2024 kabacdi hadaa daawaneyso Like saar 🎉

  • @SagalnaMohamed8
    @SagalnaMohamed8 2 ปีที่แล้ว +23

    Subaxanllah 😭😭😭😭

  • @xaylecali7045
    @xaylecali7045 5 ปีที่แล้ว +15

    Somaliya 1990 ka hor diinti jirtay waxay ahayd diin suufi ah oo 99.9% ay dadka haysten waa jiren mala lagu mucaradi karo waxa ka mid ah qabriyada ay ku digriyan lkn saxitan kaliya ayay u bahnayen lknnmaxaa dhacay suufiyadii magacoda waxaa biliqeystay 2006 qolo moryan ah waliba hadan idin iftimiyo waa dadka guryaha biliqada dagan hadan uso labto alshabab walahi yuhuuda xag jirka ee ilmaha iyo nagaha xasuuqayan 100 sano ayaa contrack isiiyen bal u fiirsada dadka masajidka ayay ku dilan jidadaka ayay ku dilayan hooyo ma dhafayan caruur ma dhafayan taasi maxay kenta wadad dad wacdinayo hadii muqdisho lagu arko walaga kala cararayaa walahi shababa diin mahaystan waa budhiis budhisak haduu dhinto waxuu aminsanyahay inuu markale soo nolanayo araxdarada yahuud ayaa wax u galeen

    • @Abdullfx19
      @Abdullfx19 ปีที่แล้ว

      Sual pro wxbdan ayad ino shegty adna wxn rba inan ku wydiiyo
      Diinta islaanka ma mid masajidada iyo shaqsiyadka ine ku cibadestaan ku eg myaa mise mid in dadka lagu maamulo dowlado lagu dhiso mudan sidu alle xukunka isku siyay okle ?

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaha unaxaristo wariye abdi aziz africa😰😰

  • @ayuush2723
    @ayuush2723 5 ปีที่แล้ว +49

    kan aragiisa haleyga qariyo😡😡😡😡

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 5 ปีที่แล้ว +42

    *_TALOW DADKANI MAALINTA AAQIRO MAXEY KUJAWAABI DOONAN_*

    • @SergioRamos-ng3gv
      @SergioRamos-ng3gv 5 ปีที่แล้ว

      Janno ayay gali raban DE wayo waa waxa laso barey iyagu dambi maleh.
      Fikirka ayku shaqenayan cida kugurtay ayaa dambiga leh

    • @jibriilmohamed6080
      @jibriilmohamed6080 4 ปีที่แล้ว +2

      Sergio Ramos لا تزر وازرة وزر اخرى

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh ayagaa og lkn dowladii aanba diin kudhaqmeyne oo gaalo kdaba carareysee Aqiro maxay kujawaabi tolow

  • @ZAKIZIYECH
    @ZAKIZIYECH 3 ปีที่แล้ว +1

    2023 Hadaaa Daawanayso wllow 2021 kaaasoosalaaamaya 🤣✅

  • @asmaahmet5336
    @asmaahmet5336 5 ปีที่แล้ว +55

    30:02 canyadani say uhadlayo eega wxasay somali la hormari la'dahay 😠

    • @abdihakim4634
      @abdihakim4634 4 ปีที่แล้ว +3

      wllhy wad iga qoslisay khaladna ha i fahmin kuma faraxsani waxan ay samaynayan caksigeeda ayan ahay keliya sida ad wax u qortay ayan ku qoslay from hargeisa one love to mogadisho ilahay dhibka ha idinka saaro

    • @abdishiiltv3100
      @abdishiiltv3100 4 ปีที่แล้ว +1

      Asma wll abuukaataha waxa uu ku hadlay waa shaqadiisa. Wax qalad ahna kuma lahan. Dambiilaha qudhiisa waa in xaquuqdooda loo doodaa waana xeer dunnida oo idil ka jiro. Ninkii eedeysane ah waa in loo doodaa, abuukaatahana ma badbaadin karo nin warkiisu cadyahay.

    • @mrabdulahixasanchannel2251
      @mrabdulahixasanchannel2251 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkk

  • @caanogeel2238
    @caanogeel2238 5 ปีที่แล้ว +53

    wounders wil never ends even you can't trust your own teacher may Almighty God make our peace

    • @muscabmaankamaanka7813
      @muscabmaankamaanka7813 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaan warbixin bo san ku gudbiyay wona u sharxay ilmihiisa dilka wxa qalad eheed in camerda la horkeno🤔

    • @diamondmohamud7269
      @diamondmohamud7269 2 ปีที่แล้ว

      @@muscabmaankamaanka7813 cu

  • @ibrahimdiriye5607
    @ibrahimdiriye5607 2 ปีที่แล้ว +2

    Wariye Abdicasiis Africa Rabi naxariista janno haku siiyo

  • @khaalidsiciid9779
    @khaalidsiciid9779 5 ปีที่แล้ว +15

    Waxaad Moodaa Filim Hindiya Oo Fanproj Turjumtay Innay Ka Ahaayeen Atorayaal iyo Laadaro , Allow raggan dadkayaga ka qabo

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 5 ปีที่แล้ว +35

    War wxu sheydansana allah hanaga qabto asga iyo shayadinta la mid ka ah

  • @muniitaadenxayd6490
    @muniitaadenxayd6490 4 ปีที่แล้ว +15

    Qofka imka dawanay like zar 17 November 2020

    • @romanak2589
      @romanak2589 4 ปีที่แล้ว +1

      abaayo lambarkaaga isii nooh
      hhhh

    • @mustafeahmed4274
      @mustafeahmed4274 3 ปีที่แล้ว

      Umadan like maxay ka helan
      Allow cadawga naga qabo
      Nabad wartana nasii inta dhe
      Like saara ayunbad haysan waxani maxay hayen niyow

  • @joshwillsomaliyed3651
    @joshwillsomaliyed3651 5 ปีที่แล้ว +72

    *Ragan in la weediyo ehed meeqo lacag ey ku qaatan qofka ey dilan because diin kama ahen dilka wallahi*

    • @abdishakurkahiye5519
      @abdishakurkahiye5519 5 ปีที่แล้ว

      Josh 😭😰😰

    • @nasriinnuur5192
      @nasriinnuur5192 5 ปีที่แล้ว +3

      wlhi waa u balwad kalita waxuu ku noolaado un waa lasiiyaa lkin nolol kale majiro shaydaana u qurxiyo in shaqo ka dhigtaan umada in eedilaan

    • @mohamedalijareer1912
      @mohamedalijareer1912 5 ปีที่แล้ว +1

      Ragga al shabaab booliska oo kale ma aha ee lacag ku waashtay ee dadkaan caqiida ahaan ayee u dagaalamaan

    • @SergioRamos-ng3gv
      @SergioRamos-ng3gv 5 ปีที่แล้ว +3

      Diin waaka tahay walahi waaka tahay iyo bilaahi.
      Waayo qofka marka uu yaryahay hadii jano iyo alle kabax iyo waxyabo kawaawen lagu cadaadiyo wuu qadanaya. Dadkana dugsi quranada ayaa maskaxda logaso badalay iyago yar yar

    • @huddabashiir5359
      @huddabashiir5359 5 ปีที่แล้ว +4

      @@SergioRamos-ng3gv wll dugsi quraan maskax mabadale wxas ha oran somaali gormay wx fahmaysa wll nimaankan din kama ahe yahuud ba fangaraysa ragan lcg bay qataan e din majirto iyaguna caqli maleh galada lalushtana somaali dabargoynteday rabaan dugsi quraan laguma dhigo qof ashahadanaya haladilo ama dumar io carur halalayo wll