Xog Ciidanka Somaliland oo guumays qabsaday Huwantii ayaa halkaa ka carartay maanta? Bilowga dagalka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

ความคิดเห็น • 89

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj ปีที่แล้ว +5

    Mashalah thanks 🙏 xogagaal war farax lah so shagtay wa sugaynay Inshalh guuul Somaliland 🌺🌺🌺🥀🥀🥀💐

  • @fardosamohamed3653
    @fardosamohamed3653 ปีที่แล้ว +8

    Alle guusha ha siiyo Ciidanka qaranka Aamiin

  • @yusufaskarkhayre
    @yusufaskarkhayre ปีที่แล้ว +4

    Guul iyo gobanimo
    Qaranka somaliland❤❤

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo gobonimo hambalyo CIIDANKA Qaranaka JSL geesiyaad Qaranakow guulesta 💚💚💚❤❤❤👍🏼👍🏼👍🏼

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 ปีที่แล้ว +5

    Inasha allahu ilaahay idikiisa waa guul guul iyo gobanimo ilaahay idikiisa somaliland guuul

  • @munaali185
    @munaali185 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah guuuuul somaliland

  • @MuunaXazan
    @MuunaXazan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abtiyashay isaaq. Guuuul. Guuuul

  • @suhuuromar8195
    @suhuuromar8195 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Ciidamada Qaran Somaliand guul guul guul insha

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 ปีที่แล้ว +4

    Masha allehi cidanka qaranka a lleh somaalil qarenka Insha allehi cidanka qaranka a lleh ❤❤❤❤somaalilandsomaali jamuriyad

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 ปีที่แล้ว +3

    Insha Allah May Dream Coming son Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾🎉🎉🎉💪🏾💚▪️❤️

  • @sihamnour6777
    @sihamnour6777 ปีที่แล้ว +3

    Guul guul guul guul guul somaliland

  • @AbdikadirMaxamuud-ts5ju
    @AbdikadirMaxamuud-ts5ju ปีที่แล้ว +2

    Mancha allaah Guulaysta Ciidanka Qaranka JSL,Mar kasta💪💪💪

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar Allahu Akbar guuuuuul insha Allah Somailland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmadagan69
    @asmadagan69 ปีที่แล้ว +1

    M.a guulaysta idam alle ciidamada qarankow

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    guul iyo gobanimo xogogal wad nag farxisee ilahay ha ka farxiyo guul iyo gobanimo ilahow cafimad sii Gen Ali bare

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah guul iyo gobanimo ayaan urajaynayaa ciidanka barakaysan

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar allahu akbar allaah idamkiis guuul ciidamada qaranka barakaysan

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah maansha allah,
    Guusha Libaaxyada QARANKA Somaliland maanta a taabeen, runtii markaan maqlay dhulkiisa oo' dhan baa ii waxa iftiimay, guuloow garab istaag Qaranka somaliland,
    Guuleysta Somaliland guule haydin garab galo 👍👍👍👍👍😁😁👍👍😁😁👍👍

  • @mahamoudali
    @mahamoudali ปีที่แล้ว +2

    Mr weriye maxaa kuudiiday in aad afkaaga Barto insha.allaah faalada ciidamada aad kabixinayso ilaahay lagarabso waayo NEBBI MAXAMED S C WASALIM AYAA LAGU AMRAY HA.ODHAN SHAYNA BERAAN SAMAYNAYA ADOO ODHAN INSHA.ALLAAH😮

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah guuul iyo gobanimo Viva ciidamada Somaliland keep going hore u socda. Waa in sidegdega xuduudaha Somaliland losoo xidha si aynay alshabaab iyo wixii la mida mardambe inasoo hawaysan waa dagaalkii Somaliland midaynayay insha allaah guul Somaliland 👌👌👌

  • @Heba-mm2nf
    @Heba-mm2nf ปีที่แล้ว +1

    Guul guul guul qaranka inshaAllaah❤❤

  • @AhmedMaxamuud-xb7ys
    @AhmedMaxamuud-xb7ys ปีที่แล้ว +1

    Guul insha allh somalindr

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 ปีที่แล้ว +1

    Guulasta Qaranka Somaliland ❤❤🎉💪💪💪👏👏👏

  • @cazi3528
    @cazi3528 ปีที่แล้ว

    Rabigu ha Guuleyo cidanka Q.somaliland🎉❤

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah guul iyo gobonimo GESIGAYSAD sool Talyeyash mahad Camabashe iyo Cali batare guulyasta geesiyaad reer sool Somaliland 👍🏼😁😁👍🏼👍🏼💚💚💚❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuul somaliland somaliland

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 3 หลายเดือนก่อน

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️👍👍👍👍👍👍💪

  • @AhmedIsmael-n4u
    @AhmedIsmael-n4u ปีที่แล้ว

    Guul guul inshallah

  • @amiira8902
    @amiira8902 ปีที่แล้ว

    guuuuul guuuul somaliland cadowgiin hajabo idam allaah guuuuuuul ❤❤❤❤

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 2 หลายเดือนก่อน

    Waan garanaayey haa haa inaynu gubayno garabkiinaa soconaay geeshkayagoo guulaysta soomaalilaan guul iyo gobanimo insha alla

  • @karymali3771
    @karymali3771 ปีที่แล้ว

    Insha allah ciidkaan qaranka somaliland wa guulaysan

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว +1

    Insha alaaah guuuuuul somaliland

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 2 หลายเดือนก่อน

    Manchallah guul somaliland inchallah

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH GOOBAHA DAGAALA MARKA LASA GALO QARANA GUUSHA LAA TIHIINA❤❤GUULAYAS GEESHAKAYAGU❤

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 ปีที่แล้ว +1

    Karabashaya huwanta Gul insha Allah ,tariq hala qoro ,never again ever attack JSL, its time to teach them a lesson they will never forget, we need long term peace to Achieve recognition, from international community

  • @diamond1091
    @diamond1091 ปีที่แล้ว

    Guulaysta ciidanka qaranka gacanti sareysa idam alle❤❤❤

  • @awarsame1611
    @awarsame1611 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, guul

  • @habibahussein-eb7ss
    @habibahussein-eb7ss ปีที่แล้ว

    Guulguul iyo gobonimo ciidanka Somaliland

  • @IdilIdil-r1x
    @IdilIdil-r1x ปีที่แล้ว +1

    WAA INOO BARXADA GAROWE

  • @timowayne6993
    @timowayne6993 ปีที่แล้ว +1

    Garowe

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 ปีที่แล้ว +1

    Guul Somaliland Cadawga ma ciilbaxo bisha Aan Sugaynay Sanad way Nagaga Badate Allaw Guusha Sii Geesiyasha Qaranka

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 ปีที่แล้ว +1

    Balantu waa Garoowe

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว

    Guuul somaliland

  • @ismaaciildirir8266
    @ismaaciildirir8266 ปีที่แล้ว

    Awwooda c qaranka +taageerada shacabku waa guul caqabadaha ka gudbi kara .

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia ปีที่แล้ว

    Guul somaliland armays

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว

    Guuuuuuuuul ciidanka qaranka Somaliland guuuuuuuuul Somaliland cadoga Somaliland ma ciil baxu guuuuuuuuul somaliland

    • @HH-lo1kn
      @HH-lo1kn 6 หลายเดือนก่อน

      Iya

  • @ahmedshkms
    @ahmedshkms ปีที่แล้ว

    Haddii Alleh yidhaahdo yidhaahda

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo somaliland

  • @axmedmaxamed8910
    @axmedmaxamed8910 ปีที่แล้ว +1

    Warkani ma la hubaa hooy

  • @cabdicabdilaahi7762
    @cabdicabdilaahi7762 ปีที่แล้ว

    Adeer

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah guulaysta ciidanka qaranka somaliland 💚🤍❤guul somaliland 💚🤍❤

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 ปีที่แล้ว

    Cawa waxey joogaan adhicadeeye
    Ciidanka somaliland hore ayuu u socda

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobonimo cidanka qaranka somalalind markastaba shacabka cidanka ha is garab taagan cidanka qaranka

  • @hashim4226
    @hashim4226 ปีที่แล้ว

    Waa war qiimo weyn leh oo
    sida Wariyuhu yidhi lagu diirsan
    karo.

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v หลายเดือนก่อน

    DHULBAHANTA OO INA.BADANA ISA MAHADIYA OO TURAALI IYO.NAXARIISTII U QAATAYA QALADA MAANTA LASA BARANAYAA

  • @fadumosahra4754
    @fadumosahra4754 ปีที่แล้ว

    Adeero ciidankan warkood maad iska daysid mid bilaa hoodaha baad tahaye.

  • @kl8650
    @kl8650 ปีที่แล้ว

    Why are we talking about what the army is going to do abd what they going to use? Isn't the element of surprise in war?

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy ปีที่แล้ว

    Dayladu weli noomaysheegin ciidanka wixii dhexgalay 25/8 iyo waxa loosiidaayey nimankii wajaale lagu qabtay dowladu kalsoonidii shacab maalinba qaybbay luminaysaa

  • @Ugbaadkoshin
    @Ugbaadkoshin ปีที่แล้ว +2

    Buuhoodle maxay u dhaafeen meeshaasoo Terrorist laga safeeyo mooyee meeshasi ma degayso

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว

    Buuhoodle waxaa kulaalaya 3000.kun.oo ciidanka qaranka ah oon aanay cidina garan karin halkay saldhig kadhigteen waana sir ta ciidanka

  • @mubaarigilays9027
    @mubaarigilays9027 ปีที่แล้ว

    Sax cali bare maxaa loo badalay

  • @sidiiqbustaale2392
    @sidiiqbustaale2392 ปีที่แล้ว

    Warkaa Mala hu baa

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว

    Waxay ahayd in ay marka hore buuhoodle qavsadaan wax alla wixii joogana ay sida adhiga u wada bireeyaan

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 ปีที่แล้ว

    Dadka benta kadaa

  • @ahmedyarebille4496
    @ahmedyarebille4496 ปีที่แล้ว

    Inad riyoto waxa ka horaysa inad sexato

  • @MaxamedNuur-u3o
    @MaxamedNuur-u3o ปีที่แล้ว

    Miyaanu qajilin kani

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari ปีที่แล้ว

    Malahuba

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 ปีที่แล้ว

    Waar odayga Cali Barre waa nin qaaliya EE halugoynin sidii aad cidlada kaga cararteen Faisal bootaan

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 ปีที่แล้ว

    Warbahinta banta 😂😂😂😂

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Horaba waa loo garab taagnaa.
    2.0. Hase yeeshee muuse biixi iyo nuux taani iyo kaahinka wareersan midnaba daacad kama aha.
    3.0. Waxbana lagama dhegeysanayo.
    4.0. Waxay doonaan ha sheegaan 3 daasi daaquud.
    5.0. Waa saddexda nin ee xasuuqay ciidamadii qaaranka.
    6.0. Muuse biixi wuxuu marayaa halkii siiraanyo kaga tanaasuley xilka.
    7.0. Waana qasab inuu somaliland ka tego kana baxo meeshuu doono ha uga baxo cidina ma rabto muuse dameer.
    8.0. Waayo caqligii wuxuu kaga yimid qaaxo.
    9.0. Wuxuu soo galay dalka usagoo qalfoof madhan ah. 10.0. Waana ran maanta uu ku kacay isagoo caqligii kaga yimid qaaxo iyo dhulka ethiopia.

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg ปีที่แล้ว

    Oo adana beenta maa ku birtaye

  • @noursaid-ch6nz
    @noursaid-ch6nz ปีที่แล้ว

    Anuu beentaada waan ka yaabay

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye ปีที่แล้ว

    Guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IdilIdil-r1x
    @IdilIdil-r1x ปีที่แล้ว

    JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND GUUL IYO GOBONIMO

  • @ismailmohamed3417
    @ismailmohamed3417 ปีที่แล้ว

    😂,, 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 ปีที่แล้ว

    Why spread lies man. Let the army do their job.

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 ปีที่แล้ว

    Beenaale war sugan ayaa lagaa rabaa sxb waad cod fiicantay laakiin warar sax ah masii daysid sarkaalka aaga bari waa baashe fanax hada markaa sxb iska hubi wararkaaga

  • @YOYO-vn7cp
    @YOYO-vn7cp ปีที่แล้ว

    🇦🇷🇦🇹🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇴

    • @YOYO-vn7cp
      @YOYO-vn7cp ปีที่แล้ว

      Hbkie

    • @YOYO-vn7cp
      @YOYO-vn7cp ปีที่แล้ว

      Enfui utgcv🥑🥕🎸🎷🎧📻🇧🇩🇦🇸🇧🇦🇦🇿🇦🇿🇧🇮🇧🇳🚭🛃⛔⛔📻📻🎧🎧🎧🔕🔉🎵🎸🏘🏕🏗🏘🏙🎟🎎🎁🎟🎫🎖🥝🥝🍑🥕🥕ftyuhj

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxa dhaantey isagoo dagaalka u bedela dhinaca kaleeto.
    2.0. Taasi oo ah inuu bohol dejiyo ciidamo watta tiknikada dheereysa.
    3.0. Ka bacdina ay qabsadaan xudun iyo taleex.
    4.0. Waana laba degmo oo u dhigma lascaanood.
    5.0. Wuxuu dagaal gellin laha suleyman cali koore oo suldaankiisu ka soo horjeestey somaliland.
    6.0. Koore dadkuu ka masuulka yahay ma jirto.
    7.0. Haddana wuxuu iska dhigaa afhayeenka xukuumadda.
    8.0. Waxuu hayaana ma jirto. 9.0. Muuse biixi qasaare ayuu kala kulmaydadkan uu meesha ku soo urursaday.
    10.0. Koore waa ninka fogeeyey dhulbahante oo dhan ee noqday dhegta muuse dameer ciyey.

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 ปีที่แล้ว

    9 bilood ayaad AF khaliya wadday beenaalow, goormaad furina tegi doontaa?

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 ปีที่แล้ว

    Beeni raad maleh
    Tolow ma caruur buu u sheekaynayaa
    Been waxaan ahayn ma sheego
    Adeer iska naso meeshan somaliland waxaa haysta dad siyaasadooda lagu sheegay qaaxoolaji policy taasoo ah ila meerayso markaa ha ku riyoon in raggaasi ay rogaal celin sameeyaan keliya waxay ilaashanayaan kursiga jiilaalka ka hor uma qorshaysna wax dhaqdhaaq ah waxayna ku beegayaan qorshohooda doorashada si dib loogu kordhiyo waana siyaasadaha qaaxoolajiga group