Xog Go,aankii Burburka U Horseeday Talada Belaha Habarjeclo iyo 6 Arimood oo ku Qarsoon Ceelafweyn?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

ความคิดเห็น • 38

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waxani waa buuq yar oo xukuumadu dabada ka wado waanay iska dhamaanayaan

  • @mohnur341
    @mohnur341 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Labada korneyl Wadankii baabiiyecilaahay ummadda ha ka hor dhaqaajiyo

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WAAR HEEGOOY SHALAY GO,AAMADA HABARJECLO DALKA GUUL BAY U HORSEEDAYEEN,MAANTANA BUR BUR BAL AF MUSLIM IYO MIDGAALO MID KOOD HEEGOOY HALAYDIINKU YIMAADO

  • @mohnur341
    @mohnur341 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habarjeclo haday wadani taageereen Ma burburba danta ummada reer somaliland hadday u hiiliyeen

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      HABARJECLO GOORMAY NOQOTAY WAX GO LAGU SIDO GOORMAY NOQOTAY WAX LALA DHUUNTO OO 12KA HABEEENIMO AAD SHIR JARAAID SOO SAARTAAN 😂😂😂😂 LA ISFAHAN

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Heegay iska aamusa dad gaajadu idinkaba bayso

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 28 นาทีที่ผ่านมา

    Hadaanu habarjeclo nahay cid waliba ha iska hadashee codkayaga siin mayno Huwan iyowixii taageersan ee waxaanu siinaynaa KULMIYE ❤ GUUL SOMALILAND ❤

  • @mohnur341
    @mohnur341 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nacasyow qabiilku ku fogaaday madaxa habarjeclo buburinkara waa ummadd xadaarad. Iyo magac leh dumuqraadiyada ayaa dhigaysa qof waliba cidda doono inuu u codeeyo afar odey oo maxed kaahin lacag u qaybiiyey mama matalaan hj waa wadani waanu helaya muuse oof baa la yidhi

  • @mohnur341
    @mohnur341 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kulmiye magaciisii labada korneyl baa dilay laga wada yaac ilaahay hayna dhaafiyo

  • @mohnur341
    @mohnur341 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habajelo buurmadoobe ayaa taladeeda haya waanuna ku raacsanay badbaadada somaliland inay ku jirto wadani

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isla hela iska hadle waar reerkiin habjeclo meshay doonto ayay raacayan ee iska amus xasidiinyey shaydintah nacas uf

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    H jeclo ina kaahin ayaa kala qeybinaya al xaqiiqa

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kofnail. Kaahin wuxuuwadaa
    Qahbi oo xukun 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 15 นาทีที่ผ่านมา +1

    Marka Runta laga talo ayaa. Habarjeclo SL ayey ka badbaadinaysaa Rag isku sheega na dumiyey

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hjeclo ma matalaan HUWANTA GUDAHA EE XIRSI IYO HAASHI AY KALA HOGAAMINAYAAN SULDAANKAYAGA GUUD EE SULDAAN CABDILLAHI WAA INU AMAR KU BIXIYAA IN LA XIDH XIDHO ICTISAAMKAN CADAWGA JAMUURIYADA SOMALILAND LA SHAQAYNAYA

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeer fallanqayntaadu weydsanaa !

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Huwantaa xaarmajo ushaqeesa

  • @HRU20
    @HRU20 45 นาทีที่ผ่านมา

    Habar jeclo aqlibiyadi waata Buurmadow hogaaminayo.

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 45 นาทีที่ผ่านมา

    Wxn yaa garanayaba adeer warkaasi wuu socday waa bilaahi towfiiq

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    warka xaqiqdisu wata adero qofmeLka qayLiyay,cidna wXmayeLikaro

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkan waa war khalad ah
    Burburka aad sheegayso muxuu yahay

  • @nadiraosman6726
    @nadiraosman6726 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar indr Nimanka Go'aanka waalida ah iska soo saartay Anagu umaanu dooran siyaasad Ee waxaanu u dooranay Dhaqan kol haday dhaqankii Aanu u dooranay ka dhaqaaqeen una Xuubsiibteen Siyaasiyiin Anaga Nama matalaan Beeshu waxay leedahay Suldaan iyo Sandalad Guud Sandaladiina wale dhaqan kii ay nagu hogaamin jirtey ayey nagu hogaaminaysaa Talada Suldaan Cabdiilaahi Suldaan Cali ayey noogu go'daa duul kaanbayn wada nooguma go'do

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 42 นาทีที่ผ่านมา

    waxay dhibaatadu ku dhici doontaa habar jeclo dad isku tiirsan bay ahaayeen

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ?Hj kadhamaada heegoy markay idinka idindhiseen cidi mabaroorane idinku maxaa labarooranysaan?

  • @iftin2024
    @iftin2024 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax burburay ma jiraan beenta iyo buunbuuninta jooji
    Waa ina kaahin iyo afar xayraamiyiin ah hadii ay aragti duwan yihiin cidi ma khasbayso maxay la barooranayaan

  • @burjilibax
    @burjilibax 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk way iska dhamate kulmiya dhex rafanaye hbrjclo may hanti kulmiye leyhy
    Wa baaq nbdeed 2017 anugu kulmiya nahay grcmxajis dhib umu arken awal kaligod mayaney isbixin karin

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weriye. Ma Huwan baad noqoney. Beenaale tahay

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo ayaa soo dhexgalay habarjeclo lacago badan baalagu sooqaatay burburka habarjeclo

  • @AxmadGandhaw
    @AxmadGandhaw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lkkkkkkkk😅

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd

  • @AxmadGandhaw
    @AxmadGandhaw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceeb af wayn

  • @mohnur341
    @mohnur341 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habarjeclo haday wadani taageereen Ma burburba danta ummada reer somaliland hadday u hiiliyeen

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂