SAFARKA XSM EE KENYA | KIISKA BADDA | SAYLAC | LUGHAYA | UAE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 165

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 7 หลายเดือนก่อน +3

    Long live Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @w410921
    @w410921 7 หลายเดือนก่อน +5

    Riyo ku nool, Somaliland way socotay

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 7 หลายเดือนก่อน +7

    Cabdi xaafid waan ku salaamay salaan ka dib qofkaad waraaysan aaysaa ha noqdo dhexdhex xaad yuu noqan qof dhinc ah mahad sanid ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯✌

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 7 หลายเดือนก่อน +4

      Midnimada jamhuriyadda somaliya dhedhexad lagama noqondoon

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdallacagey2632
      Dadkii midnimada keenay markaad maandeeq boqno goyseen way la noqotay maandeeq oon afartiinaasba ka goossteen haday ayay noo rimantahay waanay noo dhalaysaa ha idinku taaknaato reer somalia

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 7 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia anaga dhex dhexad ka manoqono

  • @jirde1
    @jirde1 7 หลายเดือนก่อน

    VIVA ETHIOPIA AND SOMALILAND THE POWER OF EAST AFRICA

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 7 หลายเดือนก่อน +6

    Subax wanaagsan A.hafid iyo team-kaaga iyo dhamaan dhegaysteyaasha sharfan.

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 7 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul dalkeyga Somali 🇸🇴 ❤anaga waxba nagama qadi karto ayada yuhuda imarad srael is ku hos dugan lkn somalia 🇸🇴 ilahey lenahay wanana is ku filanahy ❤❤gaal markasta magulesto

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 7 หลายเดือนก่อน +6

    C/Xaafid, faaqidaadda maanta aad soo qaadateen adiga iyo Maacllin Dableh waa heer sare. Waa ku mahadsantihiin.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 7 หลายเดือนก่อน +4

    Please never give chance Abiy Ahmed prime Minister of Ethiopia 🇪🇹 meeting with President of Somalia 🇸🇴

  • @-mrrayan
    @-mrrayan 7 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤ long live Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YasminAbukar-b9b
    @YasminAbukar-b9b 7 หลายเดือนก่อน

    Ascwrwb bahda Brit som TV mahadsaniin guuleysta daaiman jazaakumulaah khayr ustaad abdixafid iyo maxamed xasan dable allaah ha idiin xafido dhamaantiina

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 7 หลายเดือนก่อน +2

    Good job ❤wadanka hada hala taageero waqti xun baa lagu jiraa xili lays mucaarada laguma jiro waa aragtideeda

  • @sm.5191
    @sm.5191 7 หลายเดือนก่อน +10

    Hasan Sheikh waa inu imaradka wadanka ka er yaah contarkta marku imaradka ka dhamado hargeyso itobiyo dhuul iyo bada somalia ledahaday ma yelaankarto mana dhaceyso somalia ha nolaato ❤🇸🇴♥️

    • @yasiincabdicasiiswarsame626
      @yasiincabdicasiiswarsame626 7 หลายเดือนก่อน +2

      Asc c xfid iyo martida sharafta leh imaarad cadowga somaliya in ay yihiin indheer garadku waa ogyahey iyo siyaasiinta somaliya candhad mid kaxunbeynoogeys teen ciidamadii Somalia imaarad baafirdhiyey ama laayey Makoobi karno dhibtey nogeys teen

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guul madaxweyne xasan sheekh waanu kugarab taga ahy ee oromka xun kuadkee ooha lakulmin gaalo madowga

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 7 หลายเดือนก่อน +2

    ALLE HA KU CAAFIYO!! WAAD BUGTAA!!

  • @mohmoudali4172
    @mohmoudali4172 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waa meesha baroorta ugu badani katimaado

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 7 หลายเดือนก่อน

      Lax dhukani abaar Moog balnimey baroortu kudanbeyso waala arkidonaa inshlh

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mudane madaxweyne xasan sheeq allaha garabkaa hagalo

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 7 หลายเดือนก่อน +2

    It's not big deal habar somalia saxiib la ah oo ka dhex hadashay oo somalia misinformation siisay not surprised 😅.

  • @Iazuz
    @Iazuz 7 หลายเดือนก่อน

    The true part-agonistic here is Israel 🇮🇱who the proxy behind Ethiopia and their allies

  • @Raadadka.Taariikhda
    @Raadadka.Taariikhda 7 หลายเดือนก่อน

    Marka yurub ma hor istagi karta Somaliland iyo ethopiya

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @kabxanley8499
    @kabxanley8499 7 หลายเดือนก่อน

    No point for Hassan Sheikh to meet with Abiyi, the black colonist in East Africa. Already our brothers in greater western Somalia (the colonised Somalis in what's called Ethiopia's Somali region) have been going through hell in the last 150 plus years. Mr. President there's nothing to talk about here with Abiyi other than the return of the greater western Somalia. I know we're weak in power but the biggest power is the will power which will never diminish in our hearts and minds. So is our resilience for the last 1000 plus years. I assure you that you will have the backing of every Somali national to get what's rightfully ours in the long run. Forget about the colonist getting access to the Arabian sea, tell Abiyi we aspire for the immediate return of Karamardha and every inch of the Somali land and air.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 หลายเดือนก่อน +4

    ABEY AXMAD, LAGAMA YAABO IN UU KA NOQDO RAALLI GELINA KA BIXIYO FIKRADDISA MUCANGAGA AH.

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 7 หลายเดือนก่อน +4

    ILLAAHAYOW IMAARAADKA SHARKOODA KU CELI
    ILLAAHAYOW SOOMAALI MAXAMMAD QULUUBTOODA MIDEE ADIGAA QAADIROO QANI AHOO WEYNE

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 7 หลายเดือนก่อน +2

    Emaaraadka ma rabto in ay Soomaaliya dhib ka baxdo waxeyna rabaan in ay ayaga rabaan in taajiriin noqdaan dadkeena dhib uu ku jiro waliba Soomaaliya aysan ka faaiidaysan qeyraadkeeda

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 7 หลายเดือนก่อน

    Aqoonsiga Somaliland waxaa ka weyn carabka lagu hayo Somaliland iyo caalamka oo baranaya Jiritaanka Somaliland.
    Somalia iyo kabajaaga waxa dhibayaa oo dhaawacaya waa waxwaloo xoojinaya JIRITAANKA Somaliland!
    Jir oo joog... wadnahu cadowga ha go'ee...

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 7 หลายเดือนก่อน +2

    Tafsiir faqashaysan baad wadaan.

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 7 หลายเดือนก่อน

      Mayee tafsiir oromeysan yeywadaan futo jilicsan

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 7 หลายเดือนก่อน

    Weligaaba bororo Somaliland way jiraysa inta adunku jiro

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 7 หลายเดือนก่อน

    SAYLAC IYO LUGHAYA MID MA DEGEYSO ETHIOPIA!! OGOW

  • @amalos3435
    @amalos3435 7 หลายเดือนก่อน

    In been lga shekeyo waxa kafican runtaa somaliand waxay awod uleday dalkeda iyo hawadeda waxana udha xeya somaliand iyo Somalia italiyano xadkii Africa ha ilaabina
    Guul somaliand

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 7 หลายเดือนก่อน

      Xadbaad kuwalateen lakiin waabalan inaan itopia idiin qixino inshlh nimankiina oromada ah

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 7 หลายเดือนก่อน

    ANAGA SOOMAALIYAAH MIDOWGA YURUB WAX DANA NOOMA HAYAAN

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 7 หลายเดือนก่อน +2

    Etiopia hana dhafaato masibada wadnaha ayay na goysay

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 7 หลายเดือนก่อน +1

    Imraat waa cadowga Somalia! Waxa riixaaya itoobiya waa ayaga

  • @AbdulkadirMohamedAbikar
    @AbdulkadirMohamedAbikar 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha awooda leh haka qabto UAE Wadanka Soomaalida; UAE maalkeeda waa fasahaad!!.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 7 หลายเดือนก่อน

    Ragyohow ethipbia bad somaliyed arki meeyso weligeed sababtoo ah inaan ethipbia lasoo dhoweysan weey isku raacsanyihiin djamaan soomaalidu waa guul weeyn

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 หลายเดือนก่อน +1

    MADAXDA AFRIKANKA, OO DHAMAANTOD ITOOBIYA LA DHINAC AH, AYAN DHIHI LAHA, MD. XASSAN SHEKH YUUSAN MARNABA LA KULMIN , MUCANGAG ABEY AXMAD, ARRINKAASO AKRIKANKA LA BARBAR YIHIIN, ILAA U RAALLI GELIN BUUXDA IYO KA NOQOSHADA IS AF GARADI, UU JARA'DDADA CAALAMKA KA SHEEGO.

  • @Muniir-m1u
    @Muniir-m1u 7 หลายเดือนก่อน

    Somaliland anagaa Wakiil ka noqon ayuu shekadii ku dhameeyay ninka wayni😂😂

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 7 หลายเดือนก่อน

    WAA NAAG MUNAAFAQAD WADA.WAAYO WAXAY LEEDAHAY SL.!!!! MA ODHAN SOOMAALIYA. QOLADANI MA FAHMIN HADALKA NAAGTA XUN.!!!

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 7 หลายเดือนก่อน +2

    IMAARAAT isagoo sidaa xaasid noogu ah sideebuu xasan sheeq uu xiriir ula yeelankaraa waxa uu xasan sheeq la aamusanyahay waa wax laga xumaado

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 7 หลายเดือนก่อน

    Socdaaladii shantii Dal Ee ugu Dambeeyey Madaxweynaha somalia Galley Dallalkii uu ku tagey Hab Maamuuskii Looso Dhaweeyey waxey muujineysa in Somalia Fashil Noqotey

  • @assiaali2371
    @assiaali2371 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guul madaxweyne xasan sheekh ano rer lughaya saylac waanu kugarab jogna nobab badi badayada

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 7 หลายเดือนก่อน

    Guul ban lenahay dalkena hade Ethiopia na soo fara galiso inee bur burso

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 7 หลายเดือนก่อน

    WAAR DAAROODOOW ISKU QAJILA, OO BAROORTA AAN XADKA LAHEYNI GOORMUU SOO DHAMMAANAYAA, SOMALILAND WAA SIDEY U TAGTEY...

  • @ETHIONEWS-i6f
    @ETHIONEWS-i6f 7 หลายเดือนก่อน +1

    guul somaliland

  • @FatumaAbdi-j7y
    @FatumaAbdi-j7y 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaa.dad.u.ayaan.daran.qof.aan.aqoon.dantiisa.kuwa.soo.dhawayna.ITOOBIYA.EE.SOMALIDA.KU.DHEX.DHUUMANAYA.IYAGOO.ISKA.DHIGAYA.SOMALI.WAAN.IDIN.GARANAYNAA.IN.AAD.OROMO.TIHIIN.BARATAY.AF.SOMSLI.SAAD.U.TUUGSANAYSEEN..SOMALIYA.SI.AAN.U.MAGAANO..WALAALAHAYO.ISAAQ
    WAAD.FASHILANTEEN.EE.IS.QARIYA.AMA.ISKA.DAAYA.OROMO.WAA
    LAGU.GARTAY

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 7 หลายเดือนก่อน

    Wcs❤❤❤

  • @cqaadirxasanshimali-uf9jy
    @cqaadirxasanshimali-uf9jy 7 หลายเดือนก่อน

    Asc SBTV aniga figrad ahaan dad aaminsan badd inaan kulahaano geeska Afrika ,weliba leeyihiin Aboobaheena Milik ayaaba ku haminaayey sidee heshiis Military oo bas
    oo

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 7 หลายเดือนก่อน

    Kool koolintii ina Biixi iyo kulamadii saddex geeskee Jabuuti ay ku karsheen iyo Irir aan isu keeno ayaa keenay dhibkaasoo kululaatay hadeere ka xaaxaabiya maanta!

  • @naimaabdirizaqmohamad1931
    @naimaabdirizaqmohamad1931 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inan yaroo lodon ku korey oo isu qatey wariye calami ah

  • @RuqiyoAbdi-rm8dl
    @RuqiyoAbdi-rm8dl 7 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 หลายเดือนก่อน

    Safarka madexw som prof xasan shiekh

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 7 หลายเดือนก่อน

    “Ha ciyaane cadowgu ha iska ciyaane,” Somalida aqoonyahankeeda iyo caamadoodu waa isku aqli, waxaan waxba 15uga aheyn ayey ku mashquulaa bada Somaliland ayaa iska leh, heshiisyadiina aay Turkiga la gasheen ku mashquula🤢

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 7 หลายเดือนก่อน +2

    Caaaaaaac.yaaa kugu yidhi dalkayagan iibinayna si aan citiraaf calamiya u helno

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 7 หลายเดือนก่อน

      Bacaaaaaaac ictiraaf dayee itopiyan kuuqixineynaa intiina oromada ah inshlh

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 7 หลายเดือนก่อน

    Somaliya iyo Kenya wax dhib ah ma yaalaan yurub. Badeena qofna ma siinkaraan dalkeena anagaa leh iyo cirkeena waxaan leeyahay Ku Soo dhada Kenya oo nabad ah itopiya iyo somaliya meeshaan kama hadlikartaan meelkale la aada

  • @Michealfot
    @Michealfot 7 หลายเดือนก่อน

    Af Somalii adkaa xagal daacineyso weligeey ma maqlin, afka baadiyaha naga daaya

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 7 หลายเดือนก่อน +2

    Faataa bakhlayaal ayaa is waraysanaya hhhhhh

  • @HodanAdam-k3i
    @HodanAdam-k3i 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekada gaaban ee in ay ethiopia 🇪🇹 wax ka dhacayaan ee beenta ah indinka idiinma taalo ee ka baxa dantooda ayaa ku kıtta inay Somaliland dealka ay la galayaan hore u socdo waxaad idinku joojin kartaana maaha ee ooya ama baroorta. Waddan aydaan xukumin iyo dhul Adana ka talin ha ku tashanina.

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 7 หลายเดือนก่อน

    Waaryadhahen raga Soomaliyedow Ma Oroma qotiya baa ifin hajabaya waa baden !!!!!!!!!!

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 7 หลายเดือนก่อน

    Guul ayaan urajaynayaa soomaaliya apina allah hanaga qabto

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 7 หลายเดือนก่อน +2

    Viva Somaliland-Ethiopia neighbourly brotherly mutually benificial relations and ports deals

  • @dariqrashid2716
    @dariqrashid2716 7 หลายเดือนก่อน

    mudane:
    dhulkaas aad leedahay soomaali-land.
    waa dhul soomaaliyeed.
    dadka dagana waa dad soomaaliyeed.
    waxaana looyaqaanaa.
    waqooyiga soomaaliya.
    soomaalida waqooyi.
    reer waqooyiga.
    gobolada waqooyi.
    magaca soomaali-laand waa magac utaagan kalagoynta wadanka.
    fadlan:
    adiga oo mahadsan.
    adeegso erayga waqooyi.
    reer waqooyi.
    waqooyi-galbeed.

  • @MahadiAadan
    @MahadiAadan 7 หลายเดือนก่อน

    Ka waran diyaarad lagu garaacay maxed, usheeg weyden

  • @mashaallah1560
    @mashaallah1560 7 หลายเดือนก่อน

    waxbadan baloshegay madaxweynaha amaba lashegay imarat somali inusan axsan uhaynin euburburkeda katalinayo sidu horeba uguso dhibateyay wadamo ayiskaken xigan ocarina lakin madaxweynuhu wadhagaysan wayay cidna kaxaxabihe hada waliwadkagartaye hada xirirka ugo madaxweyne

  • @Waris668
    @Waris668 7 หลายเดือนก่อน

    Xoog ku qaadiweydii itoobiya ma xeeladiibay wadaa wadan dawladnimadaada kasoo horjeedo hadana raba inaad dhulkaaga siiso

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 7 หลายเดือนก่อน

    ISSAQPHOBIA!!

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 7 หลายเดือนก่อน

    Beenaalayaal masidaad jeceshihiinbaad kadhigaysaan mise xaqiiqada golaha lagaga dooday

  • @HashibadhaseMide
    @HashibadhaseMide 7 หลายเดือนก่อน

    Ethiopian amxaaro ayaa iswaalaysa wakhtigii amxaarana wu tagay wax ay tarayaana male

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 7 หลายเดือนก่อน

    Soomaali maryooleey mar walba jabhabnaan baa Ka muuqata.
    Waayo xattaa Ganacsi Xoog ah ma siineyno .
    Waa dad Badan nahay, bad ma lehin ma sidaas baa Ganacsi Xoog ah lagu siinayaa?
    Ujeedada ugu weyn kana go"an waa iney bad yeelato waana caddeysteen.
    Haddii Ganacsi la siiyo waxaay noqon doontaa sidii Bolivia iyo Chile.

  • @AliAli-pq6rj
    @AliAli-pq6rj 7 หลายเดือนก่อน

    Awdal waa Somaliland ma nihin somali bada mahadcase Yaa leh cidaan rabno ka kiraynanaa tiiona ka tashada

    • @Waris668
      @Waris668 7 หลายเดือนก่อน

      Shut up 🤬 maxadcase dhulka awsoo marayo ciidanku waa ayo waxaad itoobiya siinkartaa majirto bada ma cirkuu kaga sooboodi

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 7 หลายเดือนก่อน

    MOU-GAN ETHIOPIA HADDII AY HADA GUUL KA GAADHI WEYDO WAXAAD OGAANAYSAAN IN BOQOL SANO AMA KA BADAN MARBA INAY LASOO BAXAYSO OO AY SHEEGAN DOONTO BADEENA SIIBA BADDA CAS.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 7 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia cannot pay tax on looking for free
    So Arab Emmirat if want help Ethiopia let's pay tax for Ethiopia 🇪🇹
    And Arab Emmirat one number enemy of Somaliay peoples and Mr president Hassan Sheikh Muhamued 🇸🇴
    Lit kick out a Arab Emmirat from Somalia 🇸🇴

  • @MMM-oz2vi
    @MMM-oz2vi 7 หลายเดือนก่อน

    doodiinu way jabantahay khiyaali baad ku nooshihin , doodu waxay ku quruxbadantahay laba dhinac ayay ku qurux badantahay, waxan se aan layaabanahay ilaa goorma ayaad beeentan ku sii noolan karaysaan

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 7 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiiq hadawsen tagikarin Berbera maxoow ka leeyhy anigaa xukumo ma beenow xukumaa

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 7 หลายเดือนก่อน

    ciidka noqooneysa majiirto

  • @omarismailmohamed4940
    @omarismailmohamed4940 7 หลายเดือนก่อน

    Abiy ahmed ma siduu ku soo galay siyaasada markii hore mise siduu iminka isku badalay waxay fariin toos ah u gudbinaysaa addka: soomaaliya inaan siyaasada debada ee Ethiopia ee ku aadan soomaaliya aanay marnaba isbadalayn waa ( waa carrab caarada malabku leh cindigana dalab ku leh)

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 7 หลายเดือนก่อน

    Iska riyooda somaliya itaalkeeda waad ogtihin

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 7 หลายเดือนก่อน

    Bada abdi xafiidaw somaliland ay iskalee somaliya xadgudubka iyo gafka hadaysoo bada anaga iskale somali waxka dhexeya majirto ee bada anaga iskale shalay anaga somali utagnay wixi nagasoo gadhay wala ogaa ayanan isku xiiqiin fadlan

  • @fosiali263
    @fosiali263 7 หลายเดือนก่อน

    Waad waalatay sanweynow laakiin maalin dhow waad miyirsan doontaa jamuuriyada somaliland cadawgeeda wey taqaanaa waanu idin daawanaa

  • @ifrahibrahim7859
    @ifrahibrahim7859 7 หลายเดือนก่อน +3

    Beenale ayad wax u sheegaysa ma dad an caqli Lahayn war is layab riyad ku jirta ninki tisa daryela aya ku dara

  • @cqaadirxasanshimali-uf9jy
    @cqaadirxasanshimali-uf9jy 7 หลายเดือนก่อน

    Loo siin karaa
    Taas macqool maha dhuudhuub luguugu soo hadhowna dhagax sidii Falastiin noqoto ,BIYO INTAY KU AYAA LEYSkA MOOSA.
    Ethiopia dekedda HA KASOO GEGSATO WAXAY RABTO SHARCIGA HA RAACDO .
    DEKED ANIGA II AH AYAAN RABAA !!!MA AN FACEYSO.

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 7 หลายเดือนก่อน

    HORTA ISAAQA MAXAA SOMALIDA KULA COL YIHIN 2AAD HADII SIDAA LOO NECEB YHY MAXAA LOO HAYSTAA, ISAAQA SOMALIDA KA MID MAAHA MIYAA.3AAAD HADII ISAAQA LA RABO MA XUMAAN IYO DAGAAL AYAA WANAAG LAGAGA HELAYAA.ISAAQ WAA BEEL WEYN OO FARA BADAN BECAUSE DAD 6 -7 MILYAN AH SIDEE LOO MUQUUNIN KARAA,????

  • @abshirbadel9540
    @abshirbadel9540 7 หลายเดือนก่อน

    Asc professor shaaci na maqashii codkiisa

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 7 หลายเดือนก่อน

    Gaalada africanta iyo kuwo si qarsoon iskula shaqeeyan ha iska jiraan Madaxweynaha iyo dowlada! Mida kale itoobiya waxeey ogaatay iney bada markii hore 19% laga siiyay aya ba qalad aheed

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 7 หลายเดือนก่อน

    Abdi xafid odaygan faqashtah kalay horjogso dhee anaga iskalee walahiban la joojinayn somaliland baale shalay marku adeerka diiyaradahi igu duuqaynay waad jogtee somali maxan unoqon wayay adeer aqlabiyadA dalana anagale ciid lojojinaya majirto cid naga hor omankartana majiree kuwad shegayso xanbaro kaxayso dalkanagala diifacayna

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 7 หลายเดือนก่อน

    Reer BAHALOW Hebel iyo heblaayo ayaa tidhi ayaa ku waalateen oo nafis ka dhigataan ,
    Midnimada iyo kala taga waxa uu u yaalaa somalida dhexdeeda Hargeisa iyo Muqdisho oo Jamacada carabta iyo UN ka midna ma yaal ,
    Markii horena khasab layskuma raacin hadeerna Reer BAHAL doonistooda lagu midoobi maayo hargeisa iyo muqdisho ayaa midoobay hadeerna iyaga ayuun bay u taal oo ka wada hadlaya Garoowe ,iyo Gaarisa ,garba haaray , Goday ,midna lagalama tashan hadeerna lagalama tashanayo waxanoo qaylo ah iyo buuqa waxba ku soo kordhin maysaan social media oo laga murmona laguma midoobo.
    Haweiye iyo Hasan sheekh in ay hub u soo qaataan Hargeisa ayaga oo midnimo ku doonayaan Ha ku riyoonina ,hargeisa na hub u qaadan mayso muqdisho ,
    Hadaba bal idinku Reer BAHALOW waxaa midaynaysaan mideeya oo markaa midaysaan noo yeedha aan idinla eegnee,

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 7 หลายเดือนก่อน

    Asc brt som.alla weyn gorman ka gudbi dona habar xuno sakarada o arimaha africa iyo islamka kahadaha

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 7 หลายเดือนก่อน

      Qaabkay s/land iyo itopia uga hadashey maa ku dhibtay, habarta waa taageernay

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 7 หลายเดือนก่อน +1

    Askartodana hanga baxan

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waxyaalo aanay gabadhu dhihin buu ku darayaa. Ninkani ma Ethiopian baa, yaa garanaya. Dadkan xagay ka keeneen Seylac iyo Lughaya ayaa Ethiopia la siiyey, meel keli ah oo cid la siiyey majirto, waxani waa kiro, cid og meesha ay tahayna ma jirto

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 7 หลายเดือนก่อน

    Somaliya failed state
    Ciidamada ethiopia ku ilaaliya kkkkk

  • @Labwa313
    @Labwa313 7 หลายเดือนก่อน

    Nacaska imaradka yaa soomaaliya ku soo hogamiyay nacalad haa ku dhacde uuffff

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 7 หลายเดือนก่อน

    Waar ilayn been iyo humaag
    Tv wa lala so fadhisan karaa ani beenta social media un u haystay😂

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 7 หลายเดือนก่อน

    Waar waxba been hayskugu sheekaynina ee waxkale ma haysaan horta waxaan garanwaayay cida wax usoo mala'awaasha ee ku tidhaahda reer somaliland baa somalia ku noqonaysa wallahi baanu habeen jirin.oo taasi waa cadceed galbeed kasoo baxday ee taa niyadiina u sheega.

  • @abdirahmanrashid9138
    @abdirahmanrashid9138 7 หลายเดือนก่อน

    No in lala hadlo

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 7 หลายเดือนก่อน

    Somaliland guul

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 7 หลายเดือนก่อน

    😂 Ninkan wllo waxba ha ka wareysan wyo nin siyaasad iyo xog meesha ku hayo maaha. Waxaa xusid u baahan inuu XSM boqol jeer sheegey in weligi la hadleyn Ethiopia iyada oo xabad dhafoorka uga hayso. Teeda 2, XSM shirqool dil ah oo Abiy soo maleegey bu dirqi kaga badbaadey mar dhaw. Haddi isaga qawl iyo go'aan laheyn oo munaafiq yahay waa halkeeda.

  • @w410921
    @w410921 7 หลายเดือนก่อน

    Kani ma reer bahal baa

  • @CabdiraxmanMaxamed-ii1er
    @CabdiraxmanMaxamed-ii1er 7 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @AchiaFarha
    @AchiaFarha 7 หลายเดือนก่อน

    Faqash Darood

  • @AbdiGacal-nl8dd
    @AbdiGacal-nl8dd 7 หลายเดือนก่อน

    Hallo

  • @Abdulnasser1212
    @Abdulnasser1212 7 หลายเดือนก่อน

    Waa in loo gooyaa emaratka xidhiidhka waayo waa wadanka keliya ee ka shaqeeya qalalaasaha dilalka siyaasadeed dhaca wadamada saboolka ah ee aan haysan dawlado xoog ah ama qalalaase siyaasadeed ku jira ayay ka dhex faaideystaan oo gurtaan kheyraadkooda dabiiciga ah markaa haloo jaro xidhiidhka waayo ayaagaa abuura khalkhalka siyaasadaha gurcan ayagoo adeegsanaya lacagtooda waxa tusaale kaaga Filan ,,wadamada ay curyaamiyeen ,, sida , Libya,, Yemen ,, Sudan ,,tunis iyo qaar kaloo badan markaa waa wadanka ku shaqeysta xaaranta iyo boobka kana faaidaysta khilaafaatka siyaasiga ah waa tuug waxbana lagama faaido