Waar xawaadle waa gob 1988 ayaa shaqo qaran la ii geeyay jamaame dadka meesha dega waa giir giir waxaa ku xiga darood hawiye wuu ku yar yahay waxaan isku baranay cilmi oo nin xawaadle ahaa oo beero iyo dukaan ku lahaa guri uu lahaa ayuu I dejiyay dadkii magaalada joogayna wuu I baray oo madaxdii ay ka mid ahaayeen wuxuu ahaa nin akhyaar ah oo laga heybaysto oo hadal wanaagsan waar waxaan ku iri waar heedhe isku reer ma nihin waa maxay waxaan axsaan ah wuxuu igu yiri isku dhiig baan nahay anba hadaan kuugu imaado galbeedka aad ka soo jeedid waad I soo dhaween cilmi barigaa baa iigu danbeesay anigoon u gudin abaal kuu ii galay lakiin beeshaa markaan arko aad baan u farxaa oo aan soo dhaweeyaa
Qowmiyada sharfan oo Xawadle waxan taloo sin laha in horgalada sida Sanbaloshe in eey ska qabtan. Sharaaftina iyo midnimadina bi xoga yar oo lacag ku badalaneeyaan. From Walaalihina SSC.
Anagu horgaledna gacan adag ban ku kabanay sidu nin alooshiisa iyo danihisaa u sheqeysanaya inanu ciida masiirkoda ananu iibsaan. Aniga wa iga taloo laakin wa hawl Xawaadle uu tal.
cali madaxweyne ❤ siyaa siyiin toodii waa wada maliiwaana yaasha lagu liiwaano💯💯🦁✊💪👍👍
Xawaadlay❤❤❤guul ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Janaraalka rer hiiraan 💯💯🦁✊💪👍
sanbalolshe waa nin aad u xun oo lagu shaqeysto
Sanbalooshe waa nijaas
Waa Caqliga Xun Ee Waligood Lagushaqeysanjiray Lagasoobilaabo Ilaa 1990 Burburkii Dalka . Waa Waxlagaxumaado.
Waar xawaadle waa gob 1988 ayaa shaqo qaran la ii geeyay jamaame dadka meesha dega waa giir giir waxaa ku xiga darood hawiye wuu ku yar yahay waxaan isku baranay cilmi oo nin xawaadle ahaa oo beero iyo dukaan ku lahaa guri uu lahaa ayuu I dejiyay dadkii magaalada joogayna wuu I baray oo madaxdii ay ka mid ahaayeen wuxuu ahaa nin akhyaar ah oo laga heybaysto oo hadal wanaagsan waar waxaan ku iri waar heedhe isku reer ma nihin waa maxay waxaan axsaan ah wuxuu igu yiri isku dhiig baan nahay anba hadaan kuugu imaado galbeedka aad ka soo jeedid waad I soo dhaween cilmi barigaa baa iigu danbeesay anigoon u gudin abaal kuu ii galay lakiin beeshaa markaan arko aad baan u farxaa oo aan soo dhaweeyaa
Xawaadlaa wax soo saarleh waa ii kow
Waar general maxaa ku dhacay labadan oday ee ali madaxweyne sandalooshe iyo cosoble waar sedee wax ka yihiin waar miyuu sixray xasan Sheekh
Qowmiyada sharfan oo Xawadle waxan taloo sin laha in horgalada sida Sanbaloshe in eey ska qabtan. Sharaaftina iyo midnimadina bi xoga yar oo lacag ku badalaneeyaan. From Walaalihina SSC.
Rufiyaan la tag gurigaada
Anagu horgaledna gacan adag ban ku kabanay sidu nin alooshiisa iyo danihisaa u sheqeysanaya inanu ciida masiirkoda ananu iibsaan. Aniga wa iga taloo laakin wa hawl Xawaadle uu tal.
Laangaab xawadle abgaal is hesatan hiraab maxa meesha keenay
Generalka reer hiiraan farintas iga garsi shacabka reer xawadle iska qabta horgalada 1 sanbolshe iyo waxa la socdo tuugda into dhan waxey u shaqayan odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man
Ader siyaada waad ku fashilantay calina hardaamada kadaa. inadan aqoon ula hayn maxaas .maxaas dhul dhaxleh ma ah .maxaas carro cad carro madow iyo carro guduud marka baro dhulkaada
.. ....
Si qaldan baad u fahantay wuu toosan yahay