Generalka Reer Hiraan
Generalka Reer Hiraan
  • 2 362
  • 7 346 409

วีดีโอ

ninkii roon reerka allaha u reebo koleey nuuciina uma jawabno 29 January 2025
มุมมอง 2.4K22 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ninkii roon reerka allaha u reebo koleey nuuciina uma jawabno 29 January 2025
caawo iyo warkii ugu weyna hadal tariikhda gali doono iyo hasuuqii kooxda qawaarijta
มุมมอง 2.1K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
caawo iyo warkii ugu weyna hadal tariikhda gali doono iyo hasuuqii kooxda qawaarijta
wararkii ugu danbeey dagaalkii kooxda qawaarijta 78 looga dilay jabkii gaaray AS iyo warar kale
มุมมอง 2.3K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
wararkii ugu danbeey dagaalkii kooxda qawaarijta 78 looga dilay jabkii gaaray AS iyo warar kale
dagaalkii 48sac socday kadib koxda qawarijta waxa gaaray jab weyn baqtiga qawarijta telegram ka frii
มุมมอง 1.5K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
dagaalkii 48sac socday kadib koxda qawarijta waxa gaaray jab weyn baqtiga qawarijta telegram ka frii
caawo iyo wararka ragii maanta cararay iyo ragii maanta dagaalamay la soco
มุมมอง 2.5K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
caawo iyo wararka ragii maanta cararay iyo ragii maanta dagaalamay la soco
fahfahin dagaalkii maanta kooxda qawaarijta lagu jabiyay ee cali jayte hogamiyay wararki ugu danbey
มุมมอง 1.8K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
fahfahin dagaalkii maanta kooxda qawaarijta lagu jabiyay ee cali jayte hogamiyay wararki ugu danbey
dagaalkii maanta xawaadle iyo kooxda qawaarijta
มุมมอง 9434 ชั่วโมงที่ผ่านมา
dagaalkii maanta xawaadle iyo kooxda qawaarijta
wararkii ugu danbeey
มุมมอง 9897 ชั่วโมงที่ผ่านมา
wararkii ugu danbeey
caawo iyo wararka ugu waa weyn
มุมมอง 2.5K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
caawo iyo wararka ugu waa weyn
xildhibaan baarlamaanka ku matalo AS amino jesow iyo dagaalkii shabellaha dhaxe
มุมมอง 2.3K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
xildhibaan baarlamaanka ku matalo AS amino jesow iyo dagaalkii shabellaha dhaxe
caawo iyo wararka ugu waa weyn garbaashka afhayeenka hiraab
มุมมอง 2.4K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
caawo iyo wararka ugu waa weyn garbaashka afhayeenka hiraab
la soco wararka dagaalka dib u xureeynta Somalia 🇸🇴 ee kooxda qawaarijta
มุมมอง 3.1K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
la soco wararka dagaalka dib u xureeynta Somalia 🇸🇴 ee kooxda qawaarijta
putland oo soo afjaray daacish iyo Hassan garguurte siweyn ugu cebobay dagaalkii shabellaha la soco
มุมมอง 3.4K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
putland oo soo afjaray daacish iyo Hassan garguurte siweyn ugu cebobay dagaalkii shabellaha la soco
kooxda qawaarijta oo soo adeegsaday beesha abgaal si dagaalka kooxda lagula juro loo joojiyo xalka
มุมมอง 1.7K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
kooxda qawaarijta oo soo adeegsaday beesha abgaal si dagaalka kooxda lagula juro loo joojiyo xalka
Hassan gargurte ceeb dhax galay kadib markii ow shir agadima yal ka qeyb galay iyo 260 million laga
มุมมอง 4K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hassan gargurte ceeb dhax galay kadib markii ow shir agadima yal ka qeyb galay iyo 260 million laga
dagaalkii maanta shabellaha dhaxe jabkii soo gaaray kuwii duulanka soo qaaday
มุมมอง 2.2K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
dagaalkii maanta shabellaha dhaxe jabkii soo gaaray kuwii duulanka soo qaaday
caawo iyo wararka fashilka Hassan garguurte iyo kooxdiisa fashilkii iyo dagaalkii shabellaha dhaxe
มุมมอง 3K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
caawo iyo wararka fashilka Hassan garguurte iyo kooxdiisa fashilkii iyo dagaalkii shabellaha dhaxe
cali jayte oo rabo in xawaadle markale debka ku shubo qiyanadii afhayeenka hiraab sanbaloolshe
มุมมอง 2.5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
cali jayte oo rabo in xawaadle markale debka ku shubo qiyanadii afhayeenka hiraab sanbaloolshe
dagaalkii maanta xawaadle iyo abgaal xawaadle cagta mariyay waliilada qawaarijta abgaal
มุมมอง 1.7K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
dagaalkii maanta xawaadle iyo abgaal xawaadle cagta mariyay waliilada qawaarijta abgaal
war degdeg ah oo hada soo dhacay caawo iyo wararka ugu waa weyn la soco
มุมมอง 2K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
war degdeg ah oo hada soo dhacay caawo iyo wararka ugu waa weyn la soco
fashilka Hassan garguurte iyo sanbaloolshe xaalka oo meel xun gaaray mucaradkii oo hubka qatay
มุมมอง 4.8K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
fashilka Hassan garguurte iyo sanbaloolshe xaalka oo meel xun gaaray mucaradkii oo hubka qatay
Ahmed madobe oo markale Hasan gargurte soo afjaray dagaalka putland nurdhere jowhar qabsaday la soco
มุมมอง 8Kวันที่ผ่านมา
Ahmed madobe oo markale Hasan gargurte soo afjaray dagaalka putland nurdhere jowhar qabsaday la soco
caawo iyo wararka ugu waa weyn nuurdheere jowhar cagta mariyay calacalka masaydii
มุมมอง 3.3Kวันที่ผ่านมา
caawo iyo wararka ugu waa weyn nuurdheere jowhar cagta mariyay calacalka masaydii
dagaalka mucaradka iyo garguurte muqdisho dagaal qarka u saran iyo AB oo warar soo qaday Kuna jabay
มุมมอง 3Kวันที่ผ่านมา
dagaalka mucaradka iyo garguurte muqdisho dagaal qarka u saran iyo AB oo warar soo qaday Kuna jabay
caawo iyo wararka ugu waa weyn garbaashka afarta jiho la soco wararka generalka
มุมมอง 2.4Kวันที่ผ่านมา
caawo iyo wararka ugu waa weyn garbaashka afarta jiho la soco wararka generalka
jidkii lagu gaari lahaa sida ow rabo nin haayo maahan lkn talada siina ha qaato ee garsiiya
มุมมอง 1.7Kวันที่ผ่านมา
jidkii lagu gaari lahaa sida ow rabo nin haayo maahan lkn talada siina ha qaato ee garsiiya
dagaalkii putland iyo kooxda qawaarijta iyo Hassan garguurte ka caroday guusha putland
มุมมอง 7K14 วันที่ผ่านมา
dagaalkii putland iyo kooxda qawaarijta iyo Hassan garguurte ka caroday guusha putland
Hassan sh maxamuud shalay iyo Hassan sh maxamuud maanta kee saxan 2 Hassan midke saxan
มุมมอง 1.1K14 วันที่ผ่านมา
Hassan sh maxamuud shalay iyo Hassan sh maxamuud maanta kee saxan 2 Hassan midke saxan
sanbaloolshe oo beesha Xawaadle cadaw gacanta u gelshay iyo Xawaadle hubkii lagala waregay 12/1/2025
มุมมอง 2.5K14 วันที่ผ่านมา
sanbaloolshe oo beesha Xawaadle cadaw gacanta u gelshay iyo Xawaadle hubkii lagala waregay 12/1/2025

ความคิดเห็น

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 14 นาทีที่ผ่านมา

    Horgalada ha la iska ilaaliyo

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u 57 นาทีที่ผ่านมา

    wanalow. sogurmada. wa maleeynaayay. iskuso. hosqarsika

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 59 นาทีที่ผ่านมา

    Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XAWAADLE XASAN BAA HOOSAASIYAY IYAGOO ISKU TASHADAY

  • @GeeleAhmed-f4k
    @GeeleAhmed-f4k 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sharf ayaad leedahay

  • @GeeleAhmed-f4k
    @GeeleAhmed-f4k 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sax

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkk abgaal ma khawaarijbaa kaalay

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cbdul jaliilow feeyris Ayaa laguu gu sii daa yay 👍

  • @CabdallacumarCabdalla-eg5nr
    @CabdallacumarCabdalla-eg5nr 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaalka abgaal kuma dhamo diyaarna umaha daqiil qabiil xawaadle waa dad muslima

  • @علا911
    @علا911 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    سبحان الله nabada iyo cafiska iyo jacel muslimnimo الله hanogu deqo nabada hala tagero💚🖤🫂🌙☪️

  • @Ibraahimfaara
    @Ibraahimfaara 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢

  • @Ibraahimfaara
    @Ibraahimfaara 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉

  • @Ibraahimfaara
    @Ibraahimfaara 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @CabdulaahiCabdule-s5g
    @CabdulaahiCabdule-s5g 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maantay miskiin cml ayaa u hadleysaa maxaa jira

  • @safiyowarsame50
    @safiyowarsame50 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴⚘️⚘️⚘️⚘️🇸🇴🇸🇴⚘️⚘️🇺🇳🦋🦋✅️✅️✅️✅️✅️🦋🦋🦋🇺🇳🇺🇳⚘️⚘️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇳🦋✅️🇫🇲🇫🇲

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwaan ha u jawaabin. Dameerada ilaashada dhaha

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    cad. majiro

  • @AbdinassirSharei
    @AbdinassirSharei 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xawaadle waxba kama qaadiyaan waa lugooyo abgaal xishood baa looga bahan yahay ee raga caawiyo oo dagaalka la gala argagixisada meel uga soo wada jeensada

  • @MEl-t5i
    @MEl-t5i 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko วันที่ผ่านมา

    Xawaadle maxamed iyo leelkase maxamed the lion,s of somalia the Reality ❤❤💯💯🦁🦁✊✊💪💪👍👍

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 วันที่ผ่านมา

    General hiiraan Dadka aad lahadleyso ama ujawaabeysid sharaftaada ayaa kaweyn Ee Generalo kuwaa oo kale waa la ignoreyaa

  • @DEEQ
    @DEEQ วันที่ผ่านมา

    Dagaal aan lagula qabanin micno ma sameynayo ee xasan Sheekh waxa uharsan waa sanad mustaqbalku sidu noqon dona

  • @PhoolourKante
    @PhoolourKante วันที่ผ่านมา

    AB kaleexo waryaa

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 วันที่ผ่านมา

    Xaad afka ugu tag tagtaa4 Abgaal Cismaan??? Adiga waxaa tahay XAWADLE ZULU

  • @xasanaxmed3660
    @xasanaxmed3660 วันที่ผ่านมา

    Habar gidir oo is qarxiyey aniga arkay sxb wa ki isku qarxiyey c.lahi yusuf axmed madaxwaynihi hure ee somali waxayna ka dhacday qaraxaas baydhabo jinay gaar ahaan barlamanka sid baydhabo ok

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s วันที่ผ่านมา

    Walee reer Hiiraan meesheey ka jiraan dhaxantu kaaga soo dhici meeydo. Shabaab cashar lama ilaawaan ah ayaad u dhigteen ilma adeerayaal sharaf iyo karaamo ayaanu idiin heeynaa ee Guuleeysta. Anaga Reer Puntland daacis ayaanu cirib tireeynaa ee sidaasaa inoo balan ah

    • @MEl-t5i
      @MEl-t5i วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤

  • @ahmedIbrahim-g2n
    @ahmedIbrahim-g2n วันที่ผ่านมา

    Abgaal aa idinku guuray tik nikada marka la gaala wareego ayuu kusoo weerari

  • @abdulkadirsamatar5412
    @abdulkadirsamatar5412 วันที่ผ่านมา

    Maansha allaah, guuleysota

  • @LibaancabdiGamute
    @LibaancabdiGamute วันที่ผ่านมา

    Xaewadle ALLAAH ayaa lajira waa xaq udirir

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 วันที่ผ่านมา

    Mashaallaah Mashaallaah Mashaallaah Nolow general hiiraan

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k วันที่ผ่านมา

    Maxaa loo leeyahay cali madaxweynaa xukunka gobolka wada qaatay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv วันที่ผ่านมา

    Hal sano wa mudadii ay ciidanka kuso tababarteen oo kudiyar garoben hada wala bilabey bal qorsha ha nocaas ah waa mid khawarij ta logu daneyo wana mid sosocdey 18sano muda dhan aa maxaa xal ah somali yey

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko วันที่ผ่านมา

    Xawaadle maxamed iyo lelkase maxamed the lion,s of somalia the Reality❤❤💯💯🦁🦁✊✊💪💪👍👍

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv วันที่ผ่านมา

    Baxdo dadka degan illahey habarakeyo waa dad ay kadhabtahey dagaalka khawarij ta lagula jiro runtii meshaas wey cadeysatey hadafkeda masha allaah

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi วันที่ผ่านมา

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 วันที่ผ่านมา

    Xawaadle dagaalka oon lagula jirin ou u sacabbatuma. Qorsho dad kale ou fulinaa waana ku faraxsanyahay miyaa ? Caqliga Allaha u soo celiyo.

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b วันที่ผ่านมา

    waa mishin loodhigay laakiin wuu kabad baadaye hada kadib ha iska hubiyo hooy

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens วันที่ผ่านมา

    Miinayaal iska baaro dhaha. Xasan sheekh halaka keeno. Miino baaraha. Isku sawir ma ahan

  • @habibaabdiamiin8332
    @habibaabdiamiin8332 วันที่ผ่านมา

    👍

  • @AliBare-y1c
    @AliBare-y1c วันที่ผ่านมา

    Su'aal wayn hadaad fiiriso kuwa meedidaha taagan waxaa la arkaa marka khawarijta dagaal lala galo ,waa motion wayn sharif hala waydiiyo, & jeesow

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka xawadle iyo shabaab aaqirka waxay ku dhamaan in xawadle jabo maxaa yeelay ma aniga kaligeen ayaa dagaalka alshaab ku jirayna war caqligu ha noo shaqeeyo xawadloow

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 2 วันที่ผ่านมา

    Xawaadle ha noolaadow cadoqgooda dhulka hoosteesa

  • @AdilAli-uy7nr
    @AdilAli-uy7nr 2 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉hore usoco jnre anaa ku taageerna ha ujoojin kobanti kudhiigla yaasha cadawgu hajabo somaliya hanoolaato

  • @newshourtv8722
    @newshourtv8722 2 วันที่ผ่านมา

    telegramka noo sheeeg aan fiirshe

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 2 วันที่ผ่านมา

    Odagii dameer ka ahaay cali jeyre..gaaljacel dhulkooda iyagaa. Waxa uu filikaro majirto

  • @PhoolourKante
    @PhoolourKante 2 วันที่ผ่านมา

    H

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 2 วันที่ผ่านมา

    Maasha alaah alaahu akbar guleysta

  • @Drowesome2
    @Drowesome2 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Gudoomiye! Khawaarij waa in Laga Farxasho Insha Allah

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 2 วันที่ผ่านมา

    Nin yahow faan badanidaa waryaa ma xawaadlaa kala raganimo badan ? doqonyahow sidii xoollaha coowska u cuno 😂😂 adigaana lagaa rabaa inaad xaal iyo raalli galin bixiso sababtoo ah waxaad jaa'ifeeysay agoon cabdalle , yabar madaxweeyne , iyo cabdalle , & ibraahim ciise , mida kalase soow ma ogid in jiinka wabiga uu yahay aaga ugu balaaran ee khawaariijta aay dhinaca qoraxsinka ka joogaan , adiga cali madax weeynaad tahee waryaa ma khawaariijtaa sideey dadka jiinka degan aagagooda ugu weeyn iyo saldhigyadooda ugu muhiimsan aay dhinaca kale uga yaaliinbaa adigoo cali madaxweeyne ah kuugu dhow yihiin ? , tan kalese waryaa wixii hub doowlada aay ugu talagashay in la siiyo macawisleeyda adigoo cali madaxweeyne ah baa wada qaatay waxaadna la fadhiisatay maxaas iyo muqokoriye maxaad dadka kula dhashay ee jiinka wabiga degan aad hubka wax ugu siin weeysay ? Ciidamadii dowladda federaalka ee loogu talagalay la dagaalanka qawaariijta meesheey joogaan inta uga badani waa maxaas iyo muqa koriye oon aagaga khawaariijtu ku badneeyne doqonoow intaas oo dhan adigoo og sideed maanta iskugu dayday inaad cabdalle & agoon & yabar madaxweeyne,iyo ibraahim ciise aad shaatigooda uga laalaadsataa iyagoo kaa xiniinyo weeyn kaana xoollo badan , inaad horta tahay gaajo aan waxba haaysanin mar walba waxaad tiraahdaa beeraha canbaha & khudaarta ka baxdo ee soomaaliyoo dhan quudiyeey leeyihiin cabdalle iyo yabar madaxweeyne & agoon adiga ma sagaara dabataa tahay maxaad u sameeysan weeysay gaaja yahay dbatada ah , maad wax tacbatid dadkaasi ayagaa wax tacbaday oo wax ka soo saartay muruqooda maala oo ganacsina u geeya meel walbee , adigaan jalliil doqonka ahoow , naaga caay iyo nuur fanaxaa gaar kuu ahee beerana waa ku yaalaane maxaad canbaha iyo khudaarta aad sheegeyso ugu tacban weeysay ? Waxa kuu diidaaya soow ma ahan inaad ka jeceshahay inaas sagaaro dabataa ? 😂😂😂 hadiise aan su'aal ku weeydiiyo waryaa dadkaad eedeeyneeysi ma adigaa khawaariijta ka difaaci jiray bal taas noo sheeg , ma adigaa ka caawinaayey ineey iska celiyaan inaad beerahooda waxaad cunto aad ka soo barido maahee ? 😂😂 ugu danbeeyn waxaan ku leeyhay adigaa waajib eey kugu tahay inaad raalli galin buuxda siiso walaalahaa agoon cabdalle , cabdalle samatalis , yabar madax weeyne iyo ibraahim ciise oo dhamaantood aad u gaftay hadalka aad ku hadashayna ma aha mid adiga maskaxdaada ka yimid laakiin waan ogsoonahay hadalkaas inuu yahay hadal cali madax weeyne ka soo yeeray oo aay isla wada qabaan , soomaalidu waxeey tiraahdaa ( wadar & waaxid yaa waalan ) bal hada adigoo jaliil ah oo waliba cali madaxweeyne ugaga yaala meesha seeynta geela uga taalo iyo agoon cabdalle , yabar madaxweeyne , ibraahim ciise , cabdalle samatalis iyo adigoo sagaar dabte ah bal yaa waallan ? 😂😂😂 jawaabta waxaan u deeynayaa xawaaadlaha kale ee soo haray oon filaayo ineey jawaab cad kaa soo ssin doonaan faankaaga beenta ah , gefkaad qabiiladaas kula dhashay u geftay iyo kala saarka iyo kala fogeeynta xawaadlle ood ka hari weeeysay shaqana aad ka dhigatay waxeey kaa yiraahdaan nedel yahow asn ri xitaa lagu aaminin 😂😂😂

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h 2 วันที่ผ่านมา

    A.s.c..general.. Antigua.waankutageera.waxaan..nin.aqdal.ah...wXatahay.nin.runsheega..shucuurtii.somalinimo