Dr Culusoow: MD Xassan Shiikh god ayuu ku riday dalka, waa in laga badbaadshaa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 156

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b 2 วันที่ผ่านมา +11

    Xasan Shiikh ILAHAY soomaaliya ha dhaafiyo meelna kuma roona miskiin u roona mid dhintay iyo mid nool, dal iyo bari iyo bad ILAHAY somalia ha badbaafiyo.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 วันที่ผ่านมา +5

    Dr culuso waxuu kahadlay wax sax ah garguurte iyo xulufadiisa allaha kaqabto garguurte umadda waadhibay dhulka halagoee

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 2 วันที่ผ่านมา +5

    Maasha Allah, ninkaan maskax ayaa saaran.
    Meesha garguurte iyo asxaabtiis wadanka waalaayaan ninkaan haloodhibo walaahay.
    Caqliga Ilaahay ha ku daayo

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 วันที่ผ่านมา +5

    Ilaahow naga soo gaar.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj วันที่ผ่านมา +3

    Xasan alle umada haka qabto god buu nagu riday mid dhaama alle hakeeno

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j วันที่ผ่านมา +3

    Dr culusow waxa uu aad usharaxay habkii ugu wanaag sanaay ama ugu fiinaay ee wadanka maslaxay guud unoqo laheed..
    Waxgaradka soo maaliyeed haddii aysan xaqiiqada kushqayn siddii ilmaha soo maaliyeed
    Ay gumaysi gacanta ugelin waa in laga shaqeeyo wax layi raa (united. Somali people)

  • @seed3966
    @seed3966 2 วันที่ผ่านมา +7

    Asc maa shaa allaah war ninkani hadalkiisu run badanaa 🌎✅✅✅

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 วันที่ผ่านมา +6

    Waa runtiisa xasan gurguurte iyo kooxdiisu wadanka waa burburiyey waana iibsadeen waana lawada arkaa wuxuuna meesha ku haystaa qabiil ahaan ee dawlanimo Kumar joogor

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallaah, xasan sheekh, iyo tiimkiisu. waa masiibo qaran ee ilaahay ha naga qabto aamiin aamiin yaarabi

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mash Allah Dr Culusow❤❤❤❤❤.
    Runta ayaad u sheegtay Daowlada Xasan Hogaamiyo.

  • @omarhashiibrahim3083
    @omarhashiibrahim3083 วันที่ผ่านมา

    Dr. Culusow, waa nin aqoonyahan ah, waana nin dhaqaaleyahan ah, waa Gudoomiyihii Bangiga Dhexe ee Dawladii kmg ahayd ee 1aad iyo 2aad.
    Marka dhamaan arimaha uu sheegayo waa sax, haddii isagoo kale laga talo qaadan lahaana wax nagama halaabi lahayn.
    Dawladaan Xasan sheekh Allah ha soo hanuuniyo, madaxwaynahana waxaan dhihi lahaa, mudane is daba qabo

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 2 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa Allaah waa xaqiiq Dalka Soomaaliya maantay malaha Baarlamaan, Dowlad. M. XASAN SHEIKH MAXAMUUD AYAA DANBIIL KU WATA.

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 วันที่ผ่านมา +2

    "NOBEL "PEACE PRICE 2025"
    PRESIDENT 🇸🇴 HASSAN SHEIKH MOHAMOUD

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dr Culusow Nin Weyn Ayaa Kuu Casuman Cawa Xassan Cadoow Wasiir Maaliyadeed Dowladii AUN M.Siyad Bare Siyaasi Weyn sodhawow mudane Culusow❤

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 วันที่ผ่านมา +1

    Wariye Somalia 🇸🇴 ma Muqdisho umba wataa Hawiye Government yaahuu

    • @AyriAsus
      @AyriAsus 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuurbaafonuurcismaanfarey4873
    @nuurbaafonuurcismaanfarey4873 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan shiiq maxamud culusoow
    Dr maxamed maxamud culusow
    Walaalo miyaa

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dr culusoow runta ayuu ka
    Halay,,waxa jiro ayuu sheegay, Dr kana isku qoondo ma nihin, waxa uu ka hadlay oo dhan waa runtii, aniga waxaan dowladnimo ayaan u
    Baaha nahay, firkirja Dr culusoow ayaan qabaa.

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wariyahan Xassan Cade kama dhamaato nin taageer ninyahaw xirfadaada ugu hiili dalkaaga xassan sheikh waa hal qof meelna ku gayn maayo.

    • @inamxmdsheekh1978
      @inamxmdsheekh1978 วันที่ผ่านมา

      Kan weriye ma'aha! Si professional dadka uma wareeysan karo

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 วันที่ผ่านมา +1

      Xasan nin kaxun wadanka masoo marin

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 2 วันที่ผ่านมา +2

    Kani wariye ma aha waa Afku xoogle waa warlord caadiya.

  • @hibaq123
    @hibaq123 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow bad baadi Somalia

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn วันที่ผ่านมา +1

    Dr culusaw guulayso nin aqoonyahan

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 วันที่ผ่านมา +4

    XASSAN SHEIKH IMARAD YAHUUD ETHOPIA AYAA FARO VIDIO KA HAYA WALAHI BILAHI TALAHI DALKA SHISHEYE IMARAD AYAA MAMULA WAA LA IIBSADAY SOMALIA 🇸🇴

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 2 วันที่ผ่านมา

      Oo maxoolo ayaa cidi kugu heeysataa maxaa dhaarta kugeliyay iimaan laàan sow lama oron karo

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 วันที่ผ่านมา +1

      Hassan Tuug Somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidii

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtiis musqul buukudhacey dalku INLAGA soosaaro buurabaa Dani iyo madoobe baamasuulka ah waxaan IYAGAA keeney

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 วันที่ผ่านมา +1

    xasan sheekh /Somaaliyeey gacan bir ah,haguqabto/ha lasooxiro sida madaxwaynaha S.kuuriya.ninkaan dalkii cadow ayuu hooskeenay.joogistiisu waa dhimasho warkaca oo is abaabula oo dalka aan bad aadsano dalkeena idam allah.

  • @mulkiabdulle1568
    @mulkiabdulle1568 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dr culusow.waa aqoonyahan sare

  • @AAYASSIN81969
    @AAYASSIN81969 วันที่ผ่านมา

    Dr Culusow waadku mahadsantahay aragtidaada macquulka ah.
    Aqoonyahaku Aragtidooda waa muhiim

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 วันที่ผ่านมา +1

    Well done Hassan cade

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 วันที่ผ่านมา +2

    Dr Culusow runtuu ku adimaa ee lakiin aaway maddaxweynihii dhagaysan lahaa!

  • @FatimaMursal11
    @FatimaMursal11 2 วันที่ผ่านมา +4

    Aloow dalka noo hagaaji😢

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allah waa hadal sax ah

  • @guledsm
    @guledsm วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne Xassan Shiikh maanta Dawladii Soomaliya asagay ku dhantahay.
    Kaligii taliye Fircooni ah waaye:
    1. Waa Raysalwasarihii,
    2. Waa Guddomiyihii Barlamaanka,
    3. Waa Gudfoomiyihii Maxakamadaha,
    4. Waa Guddomiyaha Macawisleyda,
    5. Waa Bad, Dal iyo Dad Xaraashe.
    Alloow Madaxweyne Xassan Shiikh shartiisa naga Xijaab.

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs 🙏

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad วันที่ผ่านมา

    Hassan Shiikh dalkii meel kale ayuu la aaday waana ku keliyeystay oo dad tayo leh wuu iska fogeeyey waxaana ku soo haray kooxda nacabta u haysa odayga, Dalka Alle haynoo badbaadiyo. Aamiin.

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha hu akbar scw scw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 2 วันที่ผ่านมา +1

    Walal waarunta hase ahate xasan asaga godka ku riday wana uu ugu tallow galaye side logu amina inu badbadiyo asc

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 วันที่ผ่านมา +1

    Hadal waa la daalay Xasan iyo dowladiisa waxay yohiin waa la arkaa laakiin ficil baa la waayey.

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 วันที่ผ่านมา +1

    SMS Hawiy channel. Wariye cadde waa difaacayey Xasan Baahane, Dowladnimadii Xasan Baahane ku tuntey danbigeedii waxuu tunta u saarey Puntand.

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 วันที่ผ่านมา

    Dowladnimadi Somaliyed waxay Gacanta ugashey Mooryaan iyo isbaaraley iyo kuwii boobka iyo bililaqada caanka ku ahaa markasey dowladnimadii God madow kurideen

  • @abdirahmanmohamed3968
    @abdirahmanmohamed3968 วันที่ผ่านมา

    Markaas aya one man one vote laga hadli kara, la’anteedna wa iska wakhti lumis iyo iska hadal bilaasha

  • @omarhashiibrahim3083
    @omarhashiibrahim3083 วันที่ผ่านมา

    In doorasho hal iyo cod ah, la qabto waxaa ka horaysa in dalka nabadgalyadiisa la sugo, dadkana dib u heshiisiin la dhexdhigo, maamulkana hoos loo daadijiyo

  • @sewy8
    @sewy8 วันที่ผ่านมา

    Wasaarad kasta Xasan Sheekh wuxuu geeystay kuwa isaga ay qaraabo yihiin oo lacagta uga soo qaada, mashruuc walba lacagta 50% isagaa loo shubaa, taariikhda aduunka laguma arag qof baahi noocaas oo kale ah u baahan oo ma dharge ah , dhulka dowladda dhamaan waa wada xaraashay wax haray ayaa ba iska yar.

  • @aburayan9044
    @aburayan9044 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu Ninkaan hade waa siyaasiyiinta XANAAQASAN

  • @FadumaWarsame-u9f
    @FadumaWarsame-u9f 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc.Dr.Culusow Illahey kabaq waxaa dhacaya waad u jeeda
    Runta ka sheek Somaliya go'd in ukudhacay no Wasiir,no Agaasime
    Kulli waxaa isku ah Madaxweynaha manta jooga

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder วันที่ผ่านมา

    Xassan su,aal xume waxaa umada somaaliyeed uga hiiliyey Dr Culusoow oo runta ka sheegay dhibka haysta dowlad xumada iyo musuqmaasuqa iyo hogaan xumada dalka lagu burburinayo Dr Culusoow waa khabiir og danta umada somaaliyeed.

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 2 วันที่ผ่านมา +2

    Runtii qofka damiirka leh ee qabyaalad io dan shakhsi ka madhan wuu arkayaa in xasan shiikh dalkii bohol xun ku riday oo aan lagu zii eegan karin inta aan fashil rasmiya lagu dhawaaaqin oo lagu kalatagin

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h วันที่ผ่านมา

    Hawiye waxa u heystay inta badan xaranta dhaca isku baheystan lakin ninkan Hawiye wu ka duwan yahay Culusow wu wata

  • @ibrahimmoallimabdirahman9396
    @ibrahimmoallimabdirahman9396 วันที่ผ่านมา

    Nin siyaasadda dalka wax ka yaqaana wareeyso.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 วันที่ผ่านมา

    Markii horeba Somaliya dal ma aheyn waxay aheyd marxuun Hassan sheekh waa asturay oo waa aasay si qadhmuuunkeeda looga raysto

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiiq iyo intii la safneed ee qabyaalada ku dhisnaa waxey wadan kii iyo dadkii soomasliyeed waa lasku diray iyadoo qabyaalad la isticmaalayo

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 วันที่ผ่านมา +1

    VILA FAMILY CALI GAAF VILA IMARAD VILA ALSHABAB ROBOW VILA MORYAN VILA UK 🇬🇧 VILA ETHOPIA VILA XASSAN SH QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA MORYAN DAGAL SOKEYE 1991DII AYAA LONOQONAA XASSAN SHEIKH NOO SHEGAY😂😂😂😂

  • @MustafaYusuf-k4b
    @MustafaYusuf-k4b วันที่ผ่านมา

    This presenter consistently criticises Puntland without reaching out to Puntland politicians to understand the reasons behind their ongoing clashes with Villa Somalia. Since Somalia adopted federalism, no president has genuinely attempted to implement a decentralized federal system. If they had fully embraced federalism, we would have seen how Puntland would respond to it.
    I believe that the Puntland system was established to prevent a concentration of governmental resources in a single city. However, every president since 2012 has opposed this approach, despite their verbal support for federalism. I advise this journalist to adopt a more professional stance and avoid displaying prejudices that reveal a lack of ethical considerations in his work.

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 2 วันที่ผ่านมา +5

    Yaab waaye dalxureeye oon ognahay waxa uu qabtay abaalkiisa miyaa in la yiraahdo dalka meel xun ku wadaa allow adigaa weyn

    • @Weheliyechannel
      @Weheliyechannel 2 วันที่ผ่านมา +2

      Sheeg,waxa uu qabtay dalxaraashe

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 วันที่ผ่านมา +1

      Culusoow waa nin indho la' dad indho la' ayaana u sacbinaya oo dal xureeyey ula but axay!

    • @libanbariyoow8327
      @libanbariyoow8327 2 วันที่ผ่านมา

      Daaroodku dhaqanka yuhuuda uuleeyahay tooda ilaa aadkaraacdo raali kaanoqon maayaan libintaadana kuu qiri maayaan hala yaabin

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 วันที่ผ่านมา

      Ninkan la wareeysanaya iyo ninka wareeysanaya laduba waa labo nin oo Hiraab ahe iyagana ma Daarood baa?

    • @mohamedibrahim6013
      @mohamedibrahim6013 วันที่ผ่านมา

      Muxuu xoreeyey dulkii cali gaaf xitaa waa xoreyn la yahay

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j วันที่ผ่านมา

    Haddii kale waxaa imaa nee in layiraa somali waa heshii wayday ee aan kala qaybino ama aan u dhiibno gavmokale.

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 วันที่ผ่านมา

    Basaxiirkaan asoo suud huundhey wato oo rabaa xasan shiiq oo nin laba jeer madaxweyne noqday heerka aqoonta kagaaray p,h,d ayuu rabaa inuu horteena kucaaya basaxiirkaan waa baahan yahay shib halaga dhaho

    • @irshadnor4840
      @irshadnor4840 2 วันที่ผ่านมา

      PhD meel hagayso phd Caqli caafimaadqaba saaran ayaa larabaa laakin nin xanuunsan maxay katare PhD Xassan sheikh he needs to check his mental health, iam serious.

  • @Shankharon
    @Shankharon 2 วันที่ผ่านมา

    dalkan idinka god ku riday waa gii c/qasim walashis ado qaba laga dhiga wasirka maliyada ashbab ku dhisteen war godkad geliseen baa dalxureye la daal dhacoyo guul lagaray ha oyina yaa ahlu shabaab janno jeeb ceyr ku jirta waa taariikh

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 วันที่ผ่านมา

    Dr. Culusoow ha lagu xukumo. Adiga dowlad ayaa leedahay, waa laguu talinaayaa, amarka dowladda qaado.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha haradigii USC ajandaha USC waxay aheed inay caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 u badalaan caasimada beelaha hawiye inay u hirgashay.... hogaamiyaha haradigii USC wuu suurta galiyay in USC ay hirgaliso riyadoodii aheed inay gobolada dhexe kasoo haajiraan dhisana caasimad beelaha hawiye ku dhisaan calan iyo caasimad ay leeyihiin wixii somaliya la oran jiray.... Hassan dhiiqo waa suurta galiyay arinkaas...meel fiican buu u marayaa

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 วันที่ผ่านมา

    Hasan Baahane lacagtii dowlada waxuu ku dhameeyey Laaluush la siiyo xildhibaanada iyo lacag business uu ku sameesto.
    Hasan Ayax lacagta ugu badan waxuu siiyey Adan Madoobe.

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 วันที่ผ่านมา +1

    CULUSOOW MIYAA XASAN WAX KA SHEEGAAYA ISAGOO AGAASIME GUUD WASAARADA MAALIYADA KA AH BUU LACAGTII BANGIGA TAALEY HAL MAALIN KU DHACAY WALAAHI BANGIGA ALBAABKAA SDABEEL ISKU GARAACEYSEY GABADHII BANGIGA LACAGTA UGA SOO BIXINEYSEYNA HABEYNKII DIYAARADII FARAKFORT AADEYSEY UU USAAREY SI AAN LOO QABAN ASAGANA LOO KASHIFIN AGAASIMAHA MAAMULKA LACAGTA WSIIRKA WWEY ISLA OGAAYEEN SUBIINA CUSOW IYO WASIIRKIIBA SHAQADII WAA LAGA BAXSHEY WAA SIDA UU HADA KU DOODAAYO WASIIRADA SHAQADOODA HALOO DAAYO SEY SIDIISII UDHACAAN

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 วันที่ผ่านมา

      Xiligii Hore ee Xassan sheikh ayey eheed Gabadhasna Cida ay ka carartay waxey eheed Boobka Xassan uu dalka kawaday iyo lacag iisoo dhiib wey ka carartay kadibna wadamada Carabta iyadoo sii mareyso mareekan sii aadeyso xilkii wareejisay

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex วันที่ผ่านมา

    Nin kani waa nin macquul ah aan dhinac raacsaneeyn
    Xaqiiqda jirta uu ka hadlayo
    Waana daacad runta sheegayaa
    Xasan Shiikh gaargii loo dhiibey ee a heeyd dawlad nimada wuxuu la aadey jid qaldan
    Sida gaari dariikhii loogu tala galey la aadey dariikh qaldan
    Isku soo duub waxaan meesha aan oolin DAACAD NIMO iyo aan umaleeynayo kitaabka ay kuwada dhaarteen inuusan a heeyn kitaabkii ilaah
    Xataa marka u fiirsatid dadka la dhaarinayo
    Waxaad arkeeysaa mid far yareeyda saarayo kitaabka
    Mid labo far saarayo mid gacanta kor uga qaadayaa oo hoosaasinaya gacantiisi isagoo baqaya inuu taabto kitaabka
    Taasoo ku tusineeysa dhaartu ineeysan daacad ka aheeyn
    Hadana ma ogo dhaartu ineey tahay waxa afka laga sheegayo
    Markaad tiraahtid
    WAXAAN MAGACA ILAAH UGU DHAARTEY INAAN DALKA DADKA IYO DIINTA DAACAD UGU SHAQEEYO
    Taasaa dhaar kugu noqoneeysa
    Ilaahoow dad alla cabsi ku jirta noo keen
    Muryaantani umadaadi ka hor qaad

  • @luljisow9028
    @luljisow9028 วันที่ผ่านมา

    Culusoow mu la taliyo ka dhigto xasan xayawaan. Maba is dhaheynin nin sidaan oo kale in reerka laga heli karo Culusoow xasan dalka ka qabo ceel dheer an laga ceymin karin ayu ku wadaahe

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 วันที่ผ่านมา

    Weriyuhu waa inuu yaqaano xilkiisa, waa inuu horumariyaa dimuqraadiyadda, hufnaanta iyo xilkasnimadq. Muxuu ahaa weriyahan waa maxamed cadde u ololeynaya dictatorship, beenta, huuhaada & qabyaaladda. Wixii odeygaa mutacalimka aan ka faaiidi lahayn yuu qalindaarayaa.

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dayac badan

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 วันที่ผ่านมา

    “Qof” jamaciisa waa uun “Qof”. Wariyaha ha iska saxo Af Soomaaliga

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 2 วันที่ผ่านมา +2

    xasan dal xaraashe hadaan dalka lagaqaban wallaahi thuma waallaahi somali waa loo yaabaa.

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 วันที่ผ่านมา

    Full aqoonyahayn

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 วันที่ผ่านมา

    Hassan tuuug Somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidiii

  • @mussemohamedhassan516
    @mussemohamedhassan516 2 วันที่ผ่านมา

    Caxishoo mw waa bentiis waa walayahay ninkaan 😂😂😂😂😂😂

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 2 วันที่ผ่านมา

    Xassan biiq 😂😂 uma qalmo inuu madaxweyne noqdo,,,nasiib daro somaaliya maahan qaran ee waa qabiil isu yimaadda isma xukumi karaan 😂😂

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 2 วันที่ผ่านมา +1

    Oday walbo si madaxtinimo uu u helo ayuu taay usoo gishanaa subxanallaah

  • @MustafaYusuf-k4b
    @MustafaYusuf-k4b วันที่ผ่านมา

    Waa qofka kaliyah oo aan kamaqlay hadal sax ah ninkaa dr Culussow waloow aanan aqoon. Balse waligeey maan arag wariye qaadi ah oo xakumaayah dad dhan maamulkood without valid reason.
    The presenter's judgment of Puntland demonstrated poor journalistic conduct rooted in prejudicial ideology.

  • @abdirahmanmohamed3968
    @abdirahmanmohamed3968 วันที่ผ่านมา

    Tirakob rasmi ah oo qof walba oo somali ah leeyahay id number lagu aqonsado oo khaas u ah qofka in lahelo weeye

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 วันที่ผ่านมา

    Waa runtii waa sheeko saqraan.

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 วันที่ผ่านมา

      Runta waxaa kaa qarinaya qabyaaladda. Indhahaaga kala fur, bal waxa socda si wabyaalad la’aan ah u fiiri. Caqliga Alle ku siiyay isticmaal

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 วันที่ผ่านมา

    Dr. Culusoow muxuu ka yaqaanaa waxa loo baahanyahay in la qabto. Siyaasi akademisch ah ma oho.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 วันที่ผ่านมา

    In madaxweyne hassan aad dooradid way fiicantahay. Laakin madaxweynaha cid kasta xil ma siinkaro. Dr. Culusoow iska sabar.

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf วันที่ผ่านมา

      Qofkii runta sheega ma xil raadisbaa xasan Allaha umada ka qabto waa ninkii hooyooyinka u faanaayeey caruurtiisana jaamacadey kahexeen caruurata kalana askar ka dhigo mushaarla aana la dhigo😢😢😢

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan cadoow blz dhaadhaan kaan camal hanoola imaan caqligeena haku cayaarin warkuwaan waakuwi lahaa deenta yaan lacafin cunuqabateen yaan nagala qaadin itobiya hana gumesato

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dalka an waxuu kuriday god hada hadaanlaqaban beri wey adkaahee in laqabto

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 วันที่ผ่านมา

    Tastuurka Garoowe1 iyo Garoowe 2 iyo 18 Gobol midna Somaliya kamashaqayn karo ee meesha nagukala wada .

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 วันที่ผ่านมา

    Dwalad waxay dhismaheedu dawladnimo si buuxda lagu dheegi karaa matakay dalaka ooo dhana gacanteeda ku jira
    Dawalad aan balacad iyo afgooye xukumin ayay dawalad ku sheegayaan kuwa tagrsen hasssn

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 2 วันที่ผ่านมา

    kuwaan dowladnimo marabaan mana yaqaanaan waxey rabaan inay wax isdaba marsadaan waa kuwii yiri 91dii yaa loo noqaa kuwa saas yiri nidaam iyo dowladnimo meyrabaan.

  • @abaydhaxan
    @abaydhaxan วันที่ผ่านมา

    DR. Culusow ma waxaa uu u malaynayaa inuu arimaha Soomaaliya wax ka QABAN karo?

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 วันที่ผ่านมา

    Wadanka xasan shiiq ayaa loo dhaarshay hool walba haduusan oday kanoqon madaniyaa kashaqeen lahaa warvbasaxiirkaan daniyaa kadhex hadlaayo

  • @Boodboode61
    @Boodboode61 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dr. Culusow wax badan ayuu ogyahay lakiin marar badan indho sarcaad ayuu waday oo dhinac ah. dadka yaan la wareerin.Hada dowlada Somalia meesha ugu xumeyd ayey mareysaa inuu isberi yeeluu rabaa waa nin eedeysan oo dantiisu raadinayaa hala ogaado.

  • @aragtidaxortaah.558
    @aragtidaxortaah.558 วันที่ผ่านมา

    ASC. DAWLAD. YAQAAN. WAAYE DR CULUSOW QOFKU. MARKUU. KALSOONI ISKU. QABO. CADIIFADU MA. HAGTO QIYAM. SHARAF. XILKASNIMO MABDA HADAF. UMADEED AYAA. WADA. AQOONTIISA AYAA HAGAYSA.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 วันที่ผ่านมา

    Culusoow iyo kuwa kale ee Shariif hoggaamiyo ee Hawiyaha ah indhahoodu waxay qabtaan Xasan shiikh kaliya oo jawaan faaruq ah raba ibuu Doolar kabuuxiyo,waar meelaha kalana fiiriya

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 วันที่ผ่านมา

    Adigu horta afsoomaaliga & iska xirkiisa soo baro maxamed cadde.

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 2 วันที่ผ่านมา

    Waa maxay wsnaaga uu sameeyey 5tii sano ee uu hassan sheekh xilka hayey si mar labaad loo foorto,walee somali aqoon yahan maleh.

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa siyaadi dhab ah
    Laakin kan wariya ah waa nin hassan tagresn domliya guul gaadhay ka sheekaynya
    Dawalada afgooye cukumin maxay guul gaadhi

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Keente'e kexeeya kkkkkk
    Waakaa waddankii xaalufiyey,
    Ka lisa

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 วันที่ผ่านมา

    Idinka culusoow isla ah adeero ninka culusow dalka iyo dadka ma qaadi karo kkkkkkkk😂

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 2 วันที่ผ่านมา

    Editor culusow bahashu hadal waydhaaftay ee xalkale mahaysaa

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 วันที่ผ่านมา

    Wariya ma aha kan waar dawakad aan dalka wasa xukumin xagay darooshka ka qabanaysaa
    Ma aqoonsiga UN ayaa dawlnimo aad u taqaanana

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 2 วันที่ผ่านมา

    Haa kama qabankaran waxkale iska dhaafe firming. Kali ah ooy Kiran qoladi oy Shahan caryaa fayl gala

  • @AbshirIsse-k1q
    @AbshirIsse-k1q 2 วันที่ผ่านมา

    100% true

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 วันที่ผ่านมา

    Dadkaa sheegeeysid waa dad lasoo doortay, cidna uma diidikarto in ay dalkooda xukumaan.

  • @bby6
    @bby6 2 วันที่ผ่านมา

    War Hassan qabuure faagte ba dowladnimo aqoon o dalkin a xaraashey Kan wariye professional ah ma aha o iska hadal bu uhadli ma yaqaan waxa u weydinayana

  • @AbdullahiAhmedMohammed
    @AbdullahiAhmedMohammed 2 วันที่ผ่านมา

    Ilma adeer is wareeysatay war islama waayana.
    Mr Cusuloow waxaan xasuusta ilaa Emigathy madaxda timaada waa uu mucaaradaa... Goorma ayuu xaqiiqda qaabili doonaa

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Ceyr , fariin Marexaan . . .

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 2 วันที่ผ่านมา

    Siyasinta cayr waa Madani cc Thakur iyo culusow waa hormuud

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 2 วันที่ผ่านมา

    Midkaan wariyaha isku sheegaya jahilsana.Dr.wuxu u sheegaya in dastur la,aantiis aan wax ladorankarin waxba.wuxu kamidyahay inta duminaysa dalka