HADII AAD WAXBA DAREEMI WAYSO XASAD KUMA HAYO👀👀 XASADKA ||SHEIKH CAYDARUUS

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 153

  • @youssoufgouled7576
    @youssoufgouled7576 8 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaallah mashaallah jazakaallah khair sh aidarous

  • @fadumoshire9182
    @fadumoshire9182 หลายเดือนก่อน +12

    waan ooyey aadna madaxa iyo garbaha baa i jiriricooday qolof bay inoqdeen marku sh ku celcelinaayey edada iyo habayrta illhow cafimaad iyo gar gaar waxba garan maynee yaa allaah🤲🏻

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t 2 วันที่ผ่านมา

    Manshallah jasakallahu khair sheikh Alle Haku barakeyo anagana Alle hanagu cafiyo amin ♥️

  • @aminaubed320
    @aminaubed320 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah

    • @AaminoHussien-pf6rm
      @AaminoHussien-pf6rm หลายเดือนก่อน

      Ala daraado waansocan waayay anigoo jidka maraayo wadada iska fariistaay Anigoo safraay xitaa walikaay lugaha sidaas ima xanuunin

  • @Shukri-pe3zf
    @Shukri-pe3zf 2 วันที่ผ่านมา

    Msha aalh allow igu caafi

  • @kaviamohamed236
    @kaviamohamed236 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekh caydaruus sidaa noogu dadaalaysid ilaahy misaanka xasanaadka hakuu saaro jasakallah sheekahyga🥰🥰🤲🤲🤲

  • @Janna9756
    @Janna9756 หลายเดือนก่อน +22

    Shiekh caydarus wuu noo dadalay maaha allha ilaahow isaga iyo ehelkisa iyo intuu jecelayhayba xifdi yaa rabi جزاك الله خيرا وحسن الله إليك شيخ العيدروس ❤

    • @fadumomahomed2232
      @fadumomahomed2232 หลายเดือนก่อน +4

      Sheeq c/darus ow muxumed ❤ Masha.allaah Sheeqeeyga aan jeclahey allaha ku xifdiyo adun iyo aqiro ❤️❤️

  • @MaslaxXasan-iu1it
    @MaslaxXasan-iu1it 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allah jazaakulahul

  • @seynabahmedseynuu1651
    @seynabahmedseynuu1651 หลายเดือนก่อน +5

    ilahayow ceydaruus codkiisa udhaaf mashllah anagana nagu caafi waxaan heestaa xanuun ruuxi muda 3sana ah😢❤

    • @hibohassan3471
      @hibohassan3471 19 วันที่ผ่านมา

      Trefrgrgrgrggggrgrgrgrgrgrgrgrgrgfrgegeefefeqfefefegfgfefefefefeeggeeffefcrdfegrgrrggrefccscesceffedefeefwfwfdwr❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅🎉😅🎉🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅🎉😅😅🎉🎉😅🎉😅😅🎉

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 หลายเดือนก่อน +13

    Xasadka quruxda midabka edabta cuntada nadafada caafimaadka faraxda shaqada irsaqada mustaqbalka guurka Allow burburi xasadko dhan

  • @habibaibrahim7488
    @habibaibrahim7488 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sheeqoow ajar iyo xasanaad alaha ku siiyo insha allaah

  • @nouriaahmeth8499
    @nouriaahmeth8499 หลายเดือนก่อน +2

    Shewkh caydaruus Alle hakaa abaal mariyo miisanka xasanatkana hakuugu daro wadnoo dadaashay Alle haku xiftiyo runtii magaranayo ruqiyo aad soo dhigtay oon saamayn igu yeelan walow aykala saamayn badan yihiin ruwiyadan maanta xasad yaraantu aad buu samyey iscilaajinta xasadkuna waa mida iigu culus insha Allah khayr bay noqon Alle ayaanay waxba ku cuslayne intee xanuusan Alle hacaafiyo sheekheenana Alle haynoo xiftiyo isaga iyo ehelkiisaba Alle ha guuleeyo aduun iyo aakhiraba

  • @NajmaFaysal-rc4cg
    @NajmaFaysal-rc4cg หลายเดือนก่อน +6

    Msha alhhh khekhhh alha kaa abaaliyo mosaanka xasnaaadka alaha kugu daro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahihassan632
    @abdullahihassan632 หลายเดือนก่อน +4

    Allah Haku barakeyo mudo todoba
    Malmood Yana
    Ku soo biray
    Website cafimad Baan
    Daremaya
    Waan ku soo
    Duceynaya

  • @shibanemaxamed1557
    @shibanemaxamed1557 หลายเดือนก่อน +2

    Shiiq waku duceeye ruqyoyinkaga waku faaiiday nuurka allaha ku waafajiyo adun iyo aaqiro ❤

  • @AxmedLegend611
    @AxmedLegend611 หลายเดือนก่อน +1

    Barakallaah Sheikh Caydaruus muxamed ilaahay Aduun iyo Aakhiraba kor hakaa yeelo 🙏

  • @NasraNuux-nf6qq
    @NasraNuux-nf6qq หลายเดือนก่อน +6

    Anaa usoo horeeya cawa 9: 34 alah hku barakeeyo sheekh😊

  • @abdullahihassan632
    @abdullahihassan632 หลายเดือนก่อน +8

    Qurbaha yaan
    Deganahay Inshallah waan
    Kula soo xariiri

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahayow Naa Cafi Adiga Dawada Haye Yaa Alllah

  • @XuseenMaxamed-gw4lb
    @XuseenMaxamed-gw4lb หลายเดือนก่อน +5

    Maashaa allaah sheekh cey duruus qeer allaha ku waad noo faa ideysey allaha ajar iyo xasanaad kaa siyo aduun iyo aaqiro

  • @lakimohamed5941
    @lakimohamed5941 หลายเดือนก่อน +2

    Sax wlhi sheeg ayad ayad umahad santahay ilahey qer haku fiyo amin yaranı🤲🥰

  • @sacdiyoismacilmaxamed
    @sacdiyoismacilmaxamed หลายเดือนก่อน +4

    Sheikh caydaruus.ruqyadan wey I saaameysay runtiiii.xasadka guuurka markad ku cel celisay.allaha ku xafido wlkeey aduun iyo aaqiraba

    • @bilankhaliif
      @bilankhaliif หลายเดือนก่อน

      Maxa darenatay walll bal isheg

  • @AmaalAxmedcali
    @AmaalAxmedcali 22 วันที่ผ่านมา +2

    Shugran shugran yaa shiikh waxan kanga mahadcelinaa codkaaga ad umacaan maansha Allah manshaa Allah Allaha kuxifdiyo❤❤❤

    • @user-qe5zg6uk6h
      @user-qe5zg6uk6h 16 วันที่ผ่านมา

      😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😮😮😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😮😢😢😮😮😢😢😢😢😢😢😮😮😢😢😢😮😢😢😮😮😮😢😢😢😮😢😢😮😢😢😢😢😢😮😢😮😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😢😢😢😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😮😮😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😢😢😮😢😮😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😮😮😢😮😢😮😮😢😮😮😮😢😮😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SuhuurmaxamuudSuhuur
    @SuhuurmaxamuudSuhuur หลายเดือนก่อน +3

    Asc sheekha ilahay haku barakeeyo awala hore waxan dareemi jiray xanuun badan marakaan ruqiyada dhayasa to lkiin imika maalana ba maalinat ka dana bayas ayaan caafi maad dareema yaa mnsh allh sheekha talooyinak soo badi insh allh

  • @user-tq5bd5do7x
    @user-tq5bd5do7x หลายเดือนก่อน +6

    رقية مأثرة ماشاء الله اللهم ارزق هالقارئ أضعاف ما يتمناه في الدنيا والاخرة

  • @Muyadinceel
    @Muyadinceel 18 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa allah ☪️ ♥️ 🙏

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 หลายเดือนก่อน +2

    Illahow aaaaaaamiiiiin
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 หลายเดือนก่อน

    Jizakallahu qayr shiiq cayfuruus illahey ha ku barakeyo

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahy khayr hkusiiyo aniga mrkan dhgysto ruqyoyinka wN ilmeyaaa waana hamaansanaa mgrnyo sheikh aydarus wllkeyga

  • @Jawahirsheeq2
    @Jawahirsheeq2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs sheq ceydaruus alle haku xifdiyo

  • @farxiyoyaxye5405
    @farxiyoyaxye5405 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shekh caydarus jasakalah saad nogu faidayso ruqyada cuqadyada wax bur buriyo ufiican nosheeg ❤❤

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh xasadka ruquadiisa aad ugu bahnayn

  • @sahrahassanahmed6637
    @sahrahassanahmed6637 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah walaalo jaskalaah khayr

  • @SeymabCisman-fe4et
    @SeymabCisman-fe4et หลายเดือนก่อน +1

    مشالله تبارك الرحمن جزاك الله خير

  • @XuseenMaxamed-gw4lb
    @XuseenMaxamed-gw4lb หลายเดือนก่อน +4

    Aamino Aamiin aamin

  • @farxiyaxasan8177
    @farxiyaxasan8177 19 วันที่ผ่านมา

    Masha allah ilahey haka abaal mariyo qeryka alx

  • @itaqillaa
    @itaqillaa หลายเดือนก่อน +1

    Masha'ALLaah maa kaana wama lam yakun ❤

  • @Ilwadabdirisaq
    @Ilwadabdirisaq หลายเดือนก่อน +2

    😢shekh khyr allah haku siiyo xasad wa ihya waxad inso duubta ruqiya walidka waalidkay ba la iga xiray ma waci karo

  • @user-me4sz7on4c
    @user-me4sz7on4c หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaaha waa runa ishaa waaaatara ilaaheya haku cafido shiiqa❤❤❤❤❤❤

  • @faisaayaan8791
    @faisaayaan8791 หลายเดือนก่อน +2

    Amiiin amiiin yaa rabbi i

  • @balqiisaabdullaahi1704
    @balqiisaabdullaahi1704 หลายเดือนก่อน +1

    Ammin yaarabi

  • @moussaomar1627
    @moussaomar1627 หลายเดือนก่อน

    Masha allh sheekh jidhka dhexdisa ayn igariiraya wadnahana u ixanunaya ilahy ajar iyo xasanaad alah ku siyo

  • @RahoRabileh
    @RahoRabileh หลายเดือนก่อน +1

    Jazzakallah kheir sheikh

  • @walalahachannel2281
    @walalahachannel2281 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walal hceydarus wan ku salame ❤

  • @ruweydaahmed9065
    @ruweydaahmed9065 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shukran sheq Caydaruus

  • @motivationalquotesbymod884
    @motivationalquotesbymod884 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah kheir my brother 😊

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Masha Allaah ❤❤❤❤❤
    Shukran ❤❤❤❤❤❤Allaah haku barakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Amin yaa rabi insha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nawalcabdi-ow9wl
    @Nawalcabdi-ow9wl 25 วันที่ผ่านมา

    Jasakalahu khayr shekh

  • @quensahour1476
    @quensahour1476 หลายเดือนก่อน

    Msh alah. Alah. Ku. Barkeeyo. Sheekh.

  • @sacdiyacabdi1755
    @sacdiyacabdi1755 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku barakeeyo cimrigana alle kuu dheereeyo caafimaad badan aale hakusiiyo
    Anagana alle hanagu caafiyo

  • @nimcoabdulrazak8837
    @nimcoabdulrazak8837 หลายเดือนก่อน

    Shekh allaaha kaa qabto xasad iyo jimba

  • @Meowchannel621
    @Meowchannel621 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh ruqyada marka dhageystay korka dhana ixanunay hamansi badan isku arkay oodina wadnaha iga gashay oo ka halaaqon waayey xata 😢

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. หลายเดือนก่อน +1

    M.a shukran wll❤

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 หลายเดือนก่อน

    Yaa sheeq uduceey in ilaahey soo hanuuniyo🙏🏼🙏🏼

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @user-wn9xy8gr5j
    @user-wn9xy8gr5j หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh ceyduruus Walahi waxan la dhibanahey xasad ee nosoo badi insha Allah

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl หลายเดือนก่อน

    Mash alh alle haku barakeeyo shiikh waadna kumahadsanthy

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @nimcoabdulrazak8837
    @nimcoabdulrazak8837 หลายเดือนก่อน

    Asc allaaha kuxifdiyo aduun iyo akhiraba

  • @RoodaCabdi-g5n
    @RoodaCabdi-g5n 18 วันที่ผ่านมา

    Alx ani wn fcnhy wnku hurdodayba❤

  • @MaxamedjibriilmaxamedKeyse
    @MaxamedjibriilmaxamedKeyse หลายเดือนก่อน

    Cimridheer alle hakusiiyo shiikh

  • @saynabwali3115
    @saynabwali3115 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sheikh caydruus❤

  • @umukayf3684
    @umukayf3684 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Alruqya xaasid

  • @RiyaaqMuse
    @RiyaaqMuse หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا shiikh

  • @mohammedfadhli7021
    @mohammedfadhli7021 หลายเดือนก่อน

    Shukrn sheikheyga ❤

  • @nawaalabukar5189
    @nawaalabukar5189 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah shukran walaal

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl หลายเดือนก่อน

    ❤❤ guuleyso shiikh

  • @anisoaxmed9501
    @anisoaxmed9501 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadiijombashir-pk7vk
    @khadiijombashir-pk7vk 12 วันที่ผ่านมา

    Markaan dhageystay kabaabiso ayaa lugaha ka dareemaa iyo xanuun😢

  • @user-pw4sr2ng4f
    @user-pw4sr2ng4f หลายเดือนก่อน +1

    Amiin yaa Raabbii

  • @XaawoKaraan
    @XaawoKaraan 14 วันที่ผ่านมา

    Masha alha masha

  • @user-cq9wl3kl5o
    @user-cq9wl3kl5o หลายเดือนก่อน

    Shukran shekha

  • @AbdisamadHuseinAbdi
    @AbdisamadHuseinAbdi หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha inaku caafiyo dhamaanteen

  • @AbdihakimMohamed-mw7by
    @AbdihakimMohamed-mw7by หลายเดือนก่อน

    Jazakalah

  • @jiijoibrahim7346
    @jiijoibrahim7346 หลายเดือนก่อน

    1:32 masha Allah

  • @MaxamedjibriilmaxamedKeyse
    @MaxamedjibriilmaxamedKeyse หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @abdimalikodowa1552
    @abdimalikodowa1552 หลายเดือนก่อน

    M.a sheikh

  • @Bishaarodagan
    @Bishaarodagan 22 วันที่ผ่านมา

    Illahow iga cafii sheikh wan wada jidhidhcooday markan dhageystay wadnahna culeys ayaan ka dareemay ka diib wanba oyaaye
    Ala maxa ii hyaa talow😢😢😢

  • @user-wj4df6og6q
    @user-wj4df6og6q หลายเดือนก่อน +1

    Runtii waxaan jeclahay ruqyah markasta

  • @Aisha-vx5de
    @Aisha-vx5de หลายเดือนก่อน +2

    Allah hakubarakeeyo shekh jazaka Allah khayr

  • @Daudmohamedahmed
    @Daudmohamedahmed หลายเดือนก่อน +1

    Sheik ceydurus waxan iskuarkey xanuun waxanakadarema sizaid ah gacmaha iyo lugaha wana kawuubyo iyo markanrabo in wax shawl anqabto was a na sad u dare ma cabsi said ah on a jog to ah Allah hakubarakenyo
    Mxa ixal ah ducade ankuduceysta😢 isojawab wlle

  • @user-gu2qp6sp8w
    @user-gu2qp6sp8w 29 วันที่ผ่านมา

    Sheikh jiinka cashaq nosogali inchallah

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 หลายเดือนก่อน

    Shukrn

  • @user-ul8kt6pg8k
    @user-ul8kt6pg8k หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiikh ficilbaan kusaalamay ok😊

  • @user-pw4sr2ng4f
    @user-pw4sr2ng4f หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HoodoAbdilahi-xd2xl
    @HoodoAbdilahi-xd2xl 25 วันที่ผ่านมา

    Sheeekh seen iskaga saarna xasadka ama ishaa

  • @itaqillaa
    @itaqillaa หลายเดือนก่อน +1

    Aaaamiiin

  • @cabdicasiisfaarax6298
    @cabdicasiisfaarax6298 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc sheekh markaa 313 qul acudi falaq la akhriyo ma marbaa lagu tufayaa mise mid mid

  • @BiladXusen
    @BiladXusen หลายเดือนก่อน +1

    Sh masha allha alleku barakoyo khayra banadan alle ku siiyo

  • @SumayoLiban-zp7yf
    @SumayoLiban-zp7yf หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh Allah kubarakeyo. Shiikh Waxan isku arkay haamaansi badan markets oo an ruqyada dhagayso marka shiikh malays orankara xanunadada ruuxiga ah aya ihaya.

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiqatan xased wax ka dhibadan ma arkin waayo waxan arkey mustaqbal lagaadhinbo kaxun sida wey guur saneysa ama ilmo ayey dhaleysa ama hooyaadeed ayey jeceshahy waligey hooyo leysku ileysanaayo ma arkin oo xiriirka adi iyo waalidkaa ayaabo leysku qabsanaa waa wax yaabihii igu yaabka badnaay ama qofka oo ladhalan bedelo sifo loo guursan yaab

  • @mawahibabdle1095
    @mawahibabdle1095 หลายเดือนก่อน

    Hargaysa ayaan joogaa sheekh wax an doonayay cilaaj halkeen kaala soo xidhiidhaa

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq หลายเดือนก่อน

      Hargysuu joogaaa lnbarkiisa meeshuu ku qorn yhy hno

  • @user-ni9gv3fo9l
    @user-ni9gv3fo9l หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh lalabaaa i qabato maarkii biyo quraan leh an cabo iyo saliid saytuun quran leh aan cabo sida naaag walac uur leh cml baan noqda ma waxbaa jirkeyga ku jiro 😊

  • @carabowcarab
    @carabowcarab หลายเดือนก่อน +2

    Asc shiiq waxatiri 313.birabifalaQ aqrigalasbiyo kujiran kutuf ee cab meeqamar ayaan saasyeela halmar mase kabad

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  หลายเดือนก่อน +2

      7cisho

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 หลายเดือนก่อน

      ​@@sheikhcaydaruussheekh puntland gormd so gaari doontaa

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  หลายเดือนก่อน

      7cisho wad wll

  • @SainsainSain-ix5zn
    @SainsainSain-ix5zn 27 วันที่ผ่านมา

    Allow xasadka nagaxijaab

  • @Marwonasteho
    @Marwonasteho หลายเดือนก่อน

    Sheekh cilajkagu xaguukuyaal

  • @amenacali727
    @amenacali727 หลายเดือนก่อน

    Markan dhegaystay jidhkaa wax iga mudmudeen sheikh

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m หลายเดือนก่อน +2

    Haduu qaboowgu idhibaayo biyo kulul ma ku qabeesan karaa

  • @user-pe5nj8wo2g
    @user-pe5nj8wo2g หลายเดือนก่อน +2

    Shekho wlhi gabar isku kalsoon oo qurux badan baa ahaa halmar lii diiday nolosha wax aan wax wayn ehyn maskaxda liigu furay heeer aan is dilo xita waku fikiray farxadayda liiga qaatay wxs xasad miyaa

  • @user-pw4sr2ng4f
    @user-pw4sr2ng4f หลายเดือนก่อน +1

    ❤ mashaa Allah