ruqyah abaalista 👹👹 iyo shayaadinta ☠️☠️ indhaha isku qabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @adnanchowki4347
    @adnanchowki4347 ปีที่แล้ว +4

    Ruqiyadan Qiimaheeda qofkii fahmya garaanya allah hadiinka abaal mariyo sheekh caydaruus

  • @Omarhassan-w8l
    @Omarhassan-w8l ปีที่แล้ว +1

    Walalyaal isoduceeya jinbaalaygusalidey waanjecelahay ayuuleeyahay markasta sixir ayuu igusameynaya cawrada igaheesta isoduceeya walalaha muslimiinta agow

    • @Maryammaruuma
      @Maryammaruuma 6 หลายเดือนก่อน

      Allah haku caafiyo abaayo qaali ruqiyada sheq caydarus sogaliyo dhagey sagisa daain

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaalayaal dhib baa iheesta illaahey dartiis igu sooduceeya illaahey haiga bixiyo

  • @idrisfarah8400
    @idrisfarah8400 หลายเดือนก่อน

    Sawir jiniga Mesha saran marka arkay Madax I waynadey wali ilin lasocoto subxana Allah😢

  • @NataliaWarsame
    @NataliaWarsame 10 วันที่ผ่านมา

    Mashallah l always listening all you video Mashallah..l been sick for 20 years 😢😢l need you help..lm somalia sijuu😅😅 please how can l reach you..

  • @ليلىمحمود-ص9ل
    @ليلىمحمود-ص9ل ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @أياتالقرآنالكريمعبدالرحيمعيسي

    جزاك الله خير

  • @hothomohamett125
    @hothomohamett125 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah tabaraka raxmaan sheikh ruqyah aad ukuluul Mansha allah barakalahu fiik wajasakalahu khayran sheikh cimriga alleh swt haku barakeeyo

  • @KaynuunBixi
    @KaynuunBixi 5 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @sabaxhajji3230
    @sabaxhajji3230 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah tabarakaAllah ilaxey ha nacafiyo damaan inta hanunsaan

  • @salwailmimaxamed1129
    @salwailmimaxamed1129 ปีที่แล้ว +1

    Shekh alle ajar hakaasiiyo adun iyo akhiro alle hakuxafido adi iyo walidintaada iyo owlaadada

  • @pkpk7321
    @pkpk7321 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdimajiid9101
    @cabdimajiid9101 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah my pro caydrus wll qaali ahi illahey hakubarakeyo

  • @adootiiallah4464
    @adootiiallah4464 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @nasranuuxnasranuux8855
    @nasranuuxnasranuux8855 ปีที่แล้ว +6

    Alla haku barakeeyo sheekh waxan ahy hooyo smaliyeed xanunsan dr waxa layga hayaaa dhuunta dhakhtar kasta wan tegey waxna waaa lyga waayey xanuunkayguna wuu kasii darayaaa oo liqitaankaaa igu adag waxa kle oo layga hayaaa boga 1 garbaha culees said ah 2 feedhaha xanuun 3 madaxa socodkoo igu adag 4 diiqad cadho ma doono ilmahyga inuu inyar ciyaaro 5 qof 1 kalmad isma weydiin kro 6 matag an iga soo dhacyn oo ugu taagan 7 mergiyada oo idaalaya sheekh alla alle haku barakeeyeee isoo jawaab hadad xanuun kaga garato umadda muslimka ah ee akhrisan doonta fariin taydana waxan ka codsanayaaa inay ii duceeyan ilahybaa xanuunka iyo caafimaadkaba hyee

    • @mohamed13622
      @mohamed13622 ปีที่แล้ว

      Ilah ku cafiyo walal

    • @Beingme541
      @Beingme541 ปีที่แล้ว

      Aamin abayoy mxa waxbadn isku mid ka nahy Allah nacafiyo abayo albaqra aqriso

    • @mohamed13622
      @mohamed13622 ปีที่แล้ว +1

      @@Beingme541 41 kow.mar biyo ku aqri surah faitha iyo 7 mar 112 113 114 iyo ayatul.kursi iyo 7 ayada ugu horeyso baqarah insha allah waad cafimaadeye waxa waa imtixaan oo ilah oo ku keeney insha allah waad ku guleysanaye

    • @Beingme541
      @Beingme541 ปีที่แล้ว

      @@mohamed13622 in Shaa Allah shukran jazaka Allah kheran jazaa

    • @nasranuuxnasranuux8855
      @nasranuuxnasranuux8855 ปีที่แล้ว

      Amin wllo

  • @cabdiraxmaanmaxamed6373
    @cabdiraxmaanmaxamed6373 ปีที่แล้ว

    asc sheekh caydaruus ayaan doonayaa ee cid lanbarkiisa ma jiraa aad ayaan uugu bahanay

  • @hamdinur1886
    @hamdinur1886 ปีที่แล้ว

    Dacayada kolba so galeysa ka daah annu ka faiidne sunhanallah

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 ปีที่แล้ว +1

    mashAllaah Akbaar yarabee thanks 🤲

  • @Laacibtv2024
    @Laacibtv2024 ปีที่แล้ว

    Walal dhib baa I haysta walalkiin ban ahay ducaan idin ka dalbanaya,indhaha la iga haystaa ."my Allah bless you shikh"

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 ปีที่แล้ว +1

    Halkee ka keentay ruqyadaan midii ka horesay ayaa nagu kashiftay 😡😡😡😡😡 sixir muqfi hadana tan maad ku so dartay😡😡

    • @nasranuuxnasranuux8855
      @nasranuuxnasranuux8855 ปีที่แล้ว

      Yaaaa yaab

    • @salmoahmed5106
      @salmoahmed5106 ปีที่แล้ว

      Alhu akbar ale weey alx

    • @umuamiin2428
      @umuamiin2428 ปีที่แล้ว

      Dadka maad sixirta adiga yaab

    • @kifaaxmirecali6954
      @kifaaxmirecali6954 ปีที่แล้ว +2

      Gubta ilhey idin gub shaydin iyo sixir il wadna dhibten ilhey idin dhamey nolosha noquri Weysen

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 ปีที่แล้ว

      💀💀💀💀💀💀💀

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 ปีที่แล้ว +1

    Masha allhaa Allha ku xafido 🤲🤲

  • @محمدقهقن
    @محمدقهقن ปีที่แล้ว

    Jaskallah khayr shikh

  • @sihamsaeed7657
    @sihamsaeed7657 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا وبارك فيك

  • @rudwanceeloz2795
    @rudwanceeloz2795 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @omaralo3745
    @omaralo3745 ปีที่แล้ว

    Mashallah good ruqyah

  • @محمدقهقن
    @محمدقهقن ปีที่แล้ว

    Maansha allah

  • @khadijashariff1379
    @khadijashariff1379 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh Rabbi baa kugu dhaarshee what's up number kaga isoo qor hadii aad fariinteyda aragto plz waxaan ahay aad uxanunsanayo.

    • @quruxda-qarson
      @quruxda-qarson ปีที่แล้ว +1

      Facebook giisa ayaad lamarkiisa ka healysaa kana hada laska qoraa

    • @khadijashariff1379
      @khadijashariff1379 ปีที่แล้ว

      @@quruxda-qarson shukran