Waa Kuma Muuse Biixi Cabdi - Xaaji Cabdi Waraabe ayaa ka hadlaya .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Wararka iyo Barnaamjidka Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE waxaad kala socon kartaa website-ka Xisbiga KULMIYE oo ah www.kulmiyepart... iyo Baraha Bulshada oo aad oo si joogto ah uga heli karto Wararka Xisbiga KULMIYE.
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Khudbadaha iyo Wararka kale u gaar ah Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE waxaad kala socon gartaan degellada gaarka ah ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ku leeyahay Facebook iyo Twitter oo ah sidan hoose.
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

ความคิดเห็น • 28

  • @mukhtarmohamed9209
    @mukhtarmohamed9209 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah hakuu naxariisto xaaji cabdi

  • @asmachanel5744
    @asmachanel5744 5 ปีที่แล้ว +4

    Aleh hakuu naxariisto awoowo😥😥😥🙏🙏 waanu qaadanhy hadalkaagasna

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle yaa Raxmma Raaximmin.
    Illahay u naxariisto maanta Ayuu geeryooday xaajigu
    Aammen yaarbbi.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 6 ปีที่แล้ว +5

    Odayga, anigu ixtiraam gaara ayaan u hayaa, hadalkiisa waan qaatay,

  • @abdilahiabdi6512
    @abdilahiabdi6512 6 ปีที่แล้ว +5

    MBC oy 13 Nov , anigu ceytami maayo waa inoo 13 Nov, Viva MUUSE BIIXI

    • @zackayoub
      @zackayoub 6 ปีที่แล้ว +1

      nasab nasab dhalay cay wax ba tarimaysee gacan ayaa wax tarta waa inoo barri 13 Nov,2017

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 6 ปีที่แล้ว +5

    anigo gabadh garxajis ah hadana daacad nimadisa goaankisa iyo wuxu dalka usoo mare jihaad ahayd darteed uugu codeeyay kamanan qazaarin wa nin somlilnder ah

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaha ale cimriga hakuu barakeeyo

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 6 ปีที่แล้ว +3

    Runtaa weeye adeer Allah yaxfidak.

  • @abdilahiabdi6512
    @abdilahiabdi6512 6 ปีที่แล้ว +10

    odeygaa aad ceydeen dartii waddani Wallaahi u codeyn maayo WALLAAHI.

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

      Melanin Cushitic gudaafadii faqashta oo wadani koonfur ka urisay dilaac wataase.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah odeeyga unne baan Anuu rumaysan Walaahi been maa sheegayo waaxan rumeeystye aqiilka somaliland haaye awoowo ilaahaye cimridheer iyo caafimad taama haa kuu siiyo oo eheelu dine ah abaaha somaliland noloow aden kuu rumaysanaye ciiro faqash /ciiro hurdaaye ilaahow naga Qaabo yaa allah 🙏🏽🙏🏽

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 6 ปีที่แล้ว +3

    Dhaqanka ficani waa odayada la xushmayo. Odaygani Somali oo dhan isaga aya ugu wayn, xushmo iyo qaderin ayuu Somali oo dhan ka mudan yahay iyo in laga ducaysto

  • @ahmedrachid1501
    @ahmedrachid1501 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah xaaji waraabe caaqilka somaliland alle cimriga halu barakeeyo

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 6 ปีที่แล้ว +4

    Ciidagale adeer wadani hanacsiinina odaygana afkiina dheer kajeediya

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 หลายเดือนก่อน

    Allow yaa ku jooja maanta Xaaji xaal baad ka bixin lahayd amaantaa

  • @axmedfaysal4910
    @axmedfaysal4910 6 ปีที่แล้ว +2

    Awoowgay xaaji clkarem xusen ilaahay hanoo kaa daayo nabadeeye qaran iyo mid guudba

  • @zadiikofficial6505
    @zadiikofficial6505 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭

  • @khaliifabdikani1511
    @khaliifabdikani1511 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku naxrristo

  • @user-qr6xc2iv3y
    @user-qr6xc2iv3y 6 ปีที่แล้ว +1

    XASBUNU LAAHI WANICMA WAKIIL MAAN JECLAYN AWOOW IN WAXAA LAGA MAQLO LAAKIIN LAYAABIMAYOO HORAAN WAX UMAQLAY ALLOW ASATUR ISNA UDENBI DHAAF.

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 6 ปีที่แล้ว +2

    SIILAANYO IYO CABDI WARABE IYO DHAMAM WAAYO ARAGII ODAYADI WAX GARADKI WAY ISKU RAACEEN ANA WAN RAACAY WARKOODA
    CUNFI XAASIDNIMO XIN. XUMAN CUQDAD CIIL CADOW TINIMO QABYAALAD EEX DULMI IYO BEEN MEEL INAMA GAADHSINAYAN

    • @zackayoub
      @zackayoub 6 ปีที่แล้ว

      geesi waa sidaa

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 ปีที่แล้ว

    Haddaan Muuse Xayraan aqaan xil uma dhiibbeene.....!!!!,

  • @axmedfaysal4910
    @axmedfaysal4910 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaaji

  • @taskforcethunder1
    @taskforcethunder1 ปีที่แล้ว

    Dementia onset side effects. Ignore him

  • @zekoahmed9281
    @zekoahmed9281 6 ปีที่แล้ว +2

    xisbiga wadani waxay nihi donaan kani wa casasaq an waxba ogayn

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 6 ปีที่แล้ว +1

    Ciiro kursigi gurtiga ayaa laga kiicin kaari waaye oo aynu ogeeyne waabase see kaaso loo dhiibo kursi madextinimo waacad ah seedi siyad baare ayuu kuu soocda ciiro hurdaye

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 6 ปีที่แล้ว

    Ma hooyadabaa asasaq kadhigtay