WAA DANBI QARAN IN CALANKA TAWXIIDKA LEH LA TAABTO TAASI WAXAY INA TUSAYSAA AJENDHAHA QARSOON EE UU AAMINSAN YAHAY CIRO CAANO FADHI WUXUU SE OS LEEYAHAY DADKA KHALAD EE CODKOODA HANO LAAKIIN UMADII SOMALILAND TOOSTAY OO HAL COD SIIN MAAYAAN DOORKAN
War idinka ka daran midkasta marku ku baaaabiyo ayad hadlysaan cirro ma maaantu cadaysray inay 2017 ayuu sheegay adeeeer 😂waxn shaqo ka qVta na ceebeeye war mkana lixle la dhashay oo h.yonis sheganyaa😅😊
Bal qiyamkii dawladnimadu siday u dileeen kulmiye day, wasiiir dhanbaa photoshop uuu ogyahay umada la so horfadhiisanaaya , masuuliyadii cid aan ehel u ahayn markay la joogto
Waxay galeen dembi qaran waxaa badheedh calankii somalilyaykudareen
Waanu aragnay anakoo ah qurbo joog waxaan dadkayaga somalilan aan u sheegaynaa yaan la idiin wanjalin u codeeya oo cpdka siiya mujaahid muse bixi cabdi cadowgiisu cagta hoosteeda guul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤
Hayaaaaay calanki somalia ku darsadene
❤mansh Allah
Waxa wajiba in lhorgeyo hayadaa danbi badhista fari kama qodna xusbiga wadani huwan kalkal calanku waa dalkii
Kkk maydhalann cidii waddani Tallabo kaqaadi layd ader
@@axmedcabdifagaase4609 ma ciro caanyo kkkkkkkk
Reer somaliland noow dhamaantiin isha ku haya calankiina towxiidka leh
SUBHAANALLAH BEEEN BEEEEEEEN BEEEN BEEEEEEEN BEEEN BEEEEEEEN BEEEN BEEEEEEEN BEEEN BEEEEEEEN BUUNI
Waaa waxoodi xumaaa miyaad la yaabteen xaga wadani waxkastoo jamuuriyada kasoo hor jeeda inay markasta sameeyaan way ku caano maaleen
Markaa yaad u sheegay sawmaaha inaad cidii waxaa samaysay soo xidhaan lama arag dawlad ashkatoonaysa
Salaamaad
WAA DANBI QARAN IN CALANKA TAWXIIDKA LEH LA TAABTO TAASI WAXAY INA TUSAYSAA AJENDHAHA QARSOON EE UU AAMINSAN YAHAY CIRO CAANO FADHI WUXUU SE OS LEEYAHAY DADKA KHALAD EE CODKOODA HANO LAAKIIN UMADII SOMALILAND TOOSTAY OO HAL COD SIIN MAAYAAN DOORKAN
Waa daahir yaa shams in uu ka dhigay calankii jumhuuriyada calan gobaleed uu ku cadyahay buligii ay wada siteen dawlada gobalada somalida
Ceeb wayn baa dhacday! Waana badheedh lagu eegayo umadda. Ka Somalia ayay ku xigsiin doonaa.
Beenta ka daaya muqaalka soo fiiriya shacaboow kulmiye waa beenti
Waar wadani wa xamar wakabuligi kuwilaha wa xisbiqaran meeye duli doorashada yanugslin huwantu
Xisbiga Maryaha Casi Mawadiniinta Reer Somaliland Wey Ogyiin Inay Huwanta Gudaha Yihiin Cid Cod Siinaysaana Majirto Sababta oo Ah Cadowga Somaliland Bay U Shaqeyaan
Soomaliyeed guul
Tolow ma ciyaal ayuu u sheekaynayaa lkn markii lala xisaabtami waayey in ay sidaa u hadlaan xaq ayey u leeyihiin
Hayeey, there's writing on the wall. Tolow yaa loo dan leeyahay.
Wadani waa musiibada sland waa tuug iyo huwan is uruursatay
Way jaho-wareen Kulmiye, oo wax kale oo ay ku ololeen ayay garanwaayeen!
Indho adakaaa wadani iyo dadkiisu
Wa isku daygii u danbeyay ee
Riyada benta ah e baabiinta
Jsl ee barakaysan, dadkuna
Sii wada barten no ololeeya
Dadka aan kaska adag lahayn waxa ugu shekee qorshe aan ahayn Somalia 🇸🇴 gacan ku ledihiin mhysaan miya jooji ciyaaraha idinka hben iyo mlinba la xidhiidha waxba hku meeraysan maro
33 sano oo bila ictiraafa maxad kuu hesheen reer somaliland hada mamul goboleed iska qataa wakas burmadow iska soi noqdee 😢😢
Wasiirnimada Meel buu kaga Dhacay muuse Marka,wasiir lagaa Dhigay Adiga
Ishiish uf
Ciro Lankan uubadalay wuxuu kudaray calankii somaaliya waa isbadaldonkii midaynta somaaliya horana waynu u ogayn maantana mabdi ii siibuu cadaystay laakii ma's waydiiyay codaka cidaad kadonaysaa ma rer somali land baa mise rer somaaliya Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂
Buni xasid. Nacas, Damer
Shacabka soomaaliland
wuu arkaa xisbiga wadani maalinba farbuu
Qaadayaa sidii uu dagaalka
uga riday laascaanood
sidaa uu calankii u bedelay
ayaa inagaga filan waxa
balan ah inaynu farteena
ku aasno insha alaa
Waa ba calan ficane m.a midkaas baa ina anfacayo
Reer wadani waxaysoowadaan waa layaab
Xusbigan Waddani maxaa Jamhuuriyada Somaliland ee uu codka ka doonayo ku diray ee calankooda uu u bedelay.
Walee waa xusbi huwan ah.
😮😮😮😮😮،all problems Somaliland wadani
Of course ❤❤❤❤❤🎉🎉
waar aamus nasac yow from Boorama
Wadani iyo Ciro Cod uma hayno doorkan inta Ciro is nadiifinayo ee uu Cadowga ka soo hadhayo. Cod Wadani uma hayno.
Kkk Waddani waddanka ubaahan ader cidna waxba kaga waydiin maayo indhihiina oo Shana waydun arki caruur yahay caruurta dhashay waddankii hakkii laga keenay magaranaysaan iyo waxa nagaga maqan waysodhamaadeen baryo iyo tudhaaale danbe
sawiro kale iyo videoba soo bandhiga caruur uma sheekaynaysaane heegoyay heegadu dhashay
Dee federal ayay qaateen ee hala ogaado, Adeer
Color blue iyo Somaliland maxaa kala haysta 😂
Wax umadda u Dana noo sheeg
Wasiirka jawaabta😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
ku wii ka baha xusulada kuqaatay miyaa ilaalinya calanka
Waar waaa calankii somaliya wax fahma
Alla waxa iimuuqda Buluug miyaa, Aar dhib badnaa Wadani... Kaqariya dad aan ogahay🙏
Atttaa hayeelin... Kolay waan ucodeyn uun🙏
Bismilaah, doofaar abidkii madaahiro. Ragan dhabiga u qora oowajibkina guta. Marka lagu kashifayo wa tanoo kale!!
Hadi reer somaliland doonayan inaye Somali ah doortan ciro hadi inaye wadan jira oo madax banan noqdan ha iska jiran ciro. Awalba ciro inu somali oo niqaab yahaye oo meesha inu fadhiya Lakin ninkan caadi ayu uso shaac baxaye ,shalaye ahayed inaye soley qaadayen mantana calanki labadalaye ku xigtaye
Waar ilaahey ka baqo oo beenta iska daa maalin aan maanta aheyn ayaa lagu odhan ku noqee
Waxaasi kaa socon mayso masuul shaydanka iska naae
Waa. In talaabo laga qaadaa
Si dagaga shacabku ha uga soo jorjeedasaan wadani hana u badheedhaan inay ku midaharaadaan waxan waa doqoniimo hadaynu iska daawano uun
Kkkkk waleee buni wa lagend
marka horaba maruu ahaa
Wadani wuxuu ogyahay inuu dhacayo
Buuni oo shaqo waayey
Let them wear what they want to
War idinka ka daran midkasta marku ku baaaabiyo ayad hadlysaan cirro ma maaantu cadaysray inay 2017 ayuu sheegay adeeeer 😂waxn shaqo ka qVta na ceebeeye war mkana lixle la dhashay oo h.yonis sheganyaa😅😊
Cirro miyaan walii lafahmiin waa somaliya ninkii donaya somalia haa raaco
Haa walahii we are all chocked 😢 ?? What does this flag mean Reer wadanioow????? Waa yaaaab walle 😮😮😮😮
Way dawakheen ilalilaah wa inalilahu rajacuun
Bal qiyamkii dawladnimadu siday u dileeen kulmiye day, wasiiir dhanbaa photoshop uuu ogyahay umada la so horfadhiisanaaya , masuuliyadii cid aan ehel u ahayn markay la joogto
Waarba ninkan waalan eega waar maxaa kaa galay shirka wadani
Wadani..maxaa.looeeganaya.
Maryahii baa idiin hadhay in aad boobtaan
Qadhmuun qadhmuun dhalay waar waxaas waa laydinku fahmaye kaadhkaana hore ayaad u xoqoteene wax kale keena uus weyne
Maranda. Uu ninkani odhan yahayey maxaaa ka galay
Waar hala soo xidho
hooyadiin fulinta was ayow dabada gaabani
Caydu waadiciifnimo
@@nuurashaqale-sd4rw hooyada iyo ducufnimada ka was walahi somaliland madaxa laysla galayaa hadii waxan la sii wado. waa inooyo doorashada
❤❤❤❤❤ sharciga hala mariyo
buuni beenale shaqokale ayaad weydey ciro waa madaxweynaha mustaqbalka insha allah
Rer konfurkii somaaliya ee saaxiriinta ahaa baa ushegay xasan sheekh inaan somali land cid waxkaqaadi kartaa jirin intuu kaqomo calankaa tawxiidka lihi talana kubixiyay inlabadalo kolkaa ciroo kabaqaadkodiiyaa loosoxabaariyay allhu akɓar allhu akbarr allhu akbarr allh yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂
War adigu calanak qaranaka somaliland mee halak lagu bedelay
dee waaka ciro caanyo sita isagoo bedelan
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllkkkkkk
Ninkaan buuni la yiraahdaa wuu isku dardarsamey ee hala qur,aan saaro
Waar Beetiinii waa labartay waxkale lakaalaya shacabkuna wuu idin fahmay kkkkkkkkkkkk
Afku waa beene isaa macalina soonagan aragna inuu calankii sito oo loosoo dhiibay ciro caanyo
Kulmiye faqash
Waar naga tag neef neef dhalay
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN
Buuni kalax
War nacaskaan yaa ka qabta umada
Waxaad sheegto ayaad weyday
Issakland😂😂😂😂 benaley
Qorshe leydunku doorto meesha keen ragan aad marna caayayso marna waa cadow aad leedahay waa ragii wadankan aabayashod u dhinteene
Kumuu aabihii u dhintay odayaashani ma caruurba
Yaanlaysku qoslin wadani wixiisu waa adyahay !!¡!!¡@!!!!!
Shariga halala tiigsado
Waar dadka ayaad xanuun la dhex joogta
Tawxiid ninka diiday hhhhhh cod
Hhhhhhhhh
Jjjjjjjjjjjjjjjij
Kkkkkkkkk
Ninkan. Caafimad
Ma. Jiraa
Uf uf uf uf uf uf uf uf qudhun qudhun dhalay buuni
Bacaac
❤ BUUNOW NAGADAA. FOTO SHOBKA. SXB. KULMIYE NA HACEEBEYNIN. BEENTA. KAXISHOOD
Waar beenta kadaa daadkanacas nacaladi kugu dhacday benaale eegtifiiga
Waar cidi may badalin
Nacaas samaron oo xildhibakisi xiday buuni waa tuug tuug 😢😢😢
Nacas ayaad tahay cidlaad ka hantaaqaysaa beenalaad tahay fotoshop ayaad samayseen sikale ayaad wax u tidhaahdaan ayaad la dihiin cidlaad joogtaan
Beenaale munaafaqa
ree qudhmiye
Been waa vaka
Kani Waa wasiir laagu talagalay xisbiga wadani inuu caayo uun war ciro wuu helayaa
😂 in your dreams