Sh M. Umal || Hoodo Cige Ayaa nooga filnaatay Nuuradiin Faarax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 511

  • @hanthalaomari4470
    @hanthalaomari4470 2 ปีที่แล้ว +6

    Hadeeybo Gabdhehena Quruxda iyo Qiimaha Ilaahay ku maneestay u Jawaabayaan Munafaqaas Nala midabka ah ee Qarashka siistay Diintiisi iyo Dhaqankiisiba waa Ilaahay Mahadiis.....
    Guuuuuuuuul iyo Gobonimo Sheekheena weyn Sheekh Maxamed Abdi Umal

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +22

    Walaahi #Hoodo_Cige waa wariyaha kaliya ee ilaahay Diintiisa uhiilisay oo sifiican uuga samaysay barnaamij wacan

  • @kamaaleprahim104
    @kamaaleprahim104 2 ปีที่แล้ว +13

    Caqli badan hooda cige sida ay hdlka u dhigayso ayaa xataa daqiiqad loogu fahmaya alle hakuu siyaadiyo wll

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa gabar xirfadeedii wariyenimo ku cibaadeysatay! Bravo!

    • @haybedayuurad3263
      @haybedayuurad3263 2 ปีที่แล้ว

      Mashallah sister illaah hakuxafido sister mashallah .

  • @mohamedjamac64
    @mohamedjamac64 2 ปีที่แล้ว +25

    Laba iyo siddeetan jir,diintii halkaa dibirka ah ka taagan waa ayaan darro allaah ha soo hanuuniyo aamiin

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 2 ปีที่แล้ว +15

    Gabadhan Allah Barakeeyo oo Xifdiyo adduun iyo aakhiraba.
    U duceeya soomaliyeey gabadhaas.

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 ปีที่แล้ว +5

    Jazakallaah khayr Sheikh Ummul iyo Qofkasta Diinta Islamka Difaaca meelkastu joogo Allah ha Barakeyo ha Xafidoe Ammiin Ammiin Ammiin yarabi

  • @mukhtaaraadan4443
    @mukhtaaraadan4443 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    Sh Umal iyo hoodo cige
    Allah haydin xifdiyo

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 2 ปีที่แล้ว +52

    Cilmigaad doonto lahow oo hadaad diinta ka madhan thy akbar jaahil baad thy
    Mnsha allah ayaan leeyahay gabadhaa qiimaha badan❤️

    • @Suldan-IMW
      @Suldan-IMW 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah

  • @yusufomar8273
    @yusufomar8273 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah, Alle ha ku ilaaliyo Abaayo,kor ayaad yeeshay diinteena anagana waad Naga farxisay, isagana wuxuu yahay Ayaan ogaanay, waxaanse leenahay xaqa Alle ha tusiyo.
    Mar labaad Alle ha ku karaameeyo, Isha bini'aadamna Alle ha kaa ilaaliyo,aamiin.

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 2 ปีที่แล้ว +32

    MashaAllah abaayo qaali ah waaye gabadhan quraxleeyda ah MashaAllah ✨♥️✨ safiican ayeey ugu jawabtay doqonkan Nuuradiin Farax la dhoho. Allah abaayo deena Jannahtul Firdows ha geeyo geeysiyada qaaliga ah Amiin YaaRab 🤲

  • @aadamosman4641
    @aadamosman4641 3 หลายเดือนก่อน

    ILAAHOOOW SHARKIISA UMADA ISLAAMKA AH KABADBAADI AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @awba2344
    @awba2344 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashaallah Tabarakallah Alleh haku
    Xiftiyo waxaad tahay qof diinteeda
    Aqoon u leh Mashaallah

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว +9

    Sidaan ugu farxey Gabadhaas meel ayey saaratey caqli laawahaa, jasaka Allah Allah haxafido gabadhaa

    • @aminahussein5749
      @aminahussein5749 2 ปีที่แล้ว +1

      Bandhiga buuga soomaalida waxuu ju ceebeeyay diinta islamka

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว

      @@aminahussein5749 xaruta dhaqan bi,iska iyo soomaali week waa isku xidhan yihiin waxeyna kasheqeeyan wixii diinta kosoo horjeed ,hadaan waxlagaqaban waa layaabi doona mardhoow

  • @suhaybali6189
    @suhaybali6189 2 ปีที่แล้ว +2

    mashalah Khayr Allah ha siiyo Janatu fardowsa ha ka waraabiyo Hoodo Cige

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 ปีที่แล้ว +11

    WALASHEEN IYADA IYO WALIDKEDA ALLAH U DAMBI DHAAFO.AMIIN YARABI

  • @liibaanismaaciil8329
    @liibaanismaaciil8329 2 ปีที่แล้ว +14

    Subxaanallaah kani waa qolof madhan, waa kuwii Allaah SWT qur aankiisa innoogu sheegay innuu qalbiyadooda dabooley markey diinta ku jees jeeseen , maalin aan fogeyn baad ka qoomamoon haddaanad ka toobad keenin, Allaayahdeek.

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 2 ปีที่แล้ว +7

    maan shaa alaaah alaah yaa baarik
    sister waaad nooga filnaatay isigana
    alaha hanuuniyo

  • @ismailhersi7171
    @ismailhersi7171 ปีที่แล้ว +2

    Man Shaa Allah Allah SWT bless you with his mercy and Barakah and protect you here and hereafter In Shaa Allah

  • @abdinoormursal9490
    @abdinoormursal9490 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah, huno alle haku barakeeyo. Sifiican aya ogu jawaabtay jaahilka mooday dhaqanka xayawaanka ee rer galbeedka in wax lagu noqon balse waxa iga sii qaldan dadka dhaqeysanayan axmuqaas.

  • @aminaadan6600
    @aminaadan6600 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allaah ilaahay diintiisa isagaa soo dejiyey isagaana ilaashanaya subxaanahu watacaalaa odaygan waxaan odhanayaa waxaad ku hadlaysaa baasleh jaahilka aynu maqalnaa waa kaas xuduuda ilaahay waxba kama yaqaan wuxuu waayey dad radiya markuu hadalada xunxun ku hadlayey Allaah ayaa ka jaraya maalin aan maanta ahayn subxaana llaah waa qof eber ka taagan wixii loo abuuray idan هذا هو الجاهل How qoslina dadoow ee ku oriya towbadda Alle waa furantahay hudduu Alle waafajinayo culimada Alle hanoi xifdiyo oo hanoo dhawro gabadha cabqariyadda ah waxan leeyahay جزاك الله خيرا Waa inagu waajib kulligeen in aan difaacno diinteena muqadaska ah اللهم احفظ دينك وسنۃ نبيك محمد صلي الله عليه وسلم وبالله توفيق

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah.. Hoodo Cige Allah haku xifdiyo

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 2 ปีที่แล้ว +1

    Hoodo cige masha Allah tabarakallah waad radidey cilmaanigaas

  • @saharaomar5611
    @saharaomar5611 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Mohamed Abdi Umal oo reaction bixinaya man shaa Allah Xafiduhullah

  • @mohamedkhadar
    @mohamedkhadar 2 ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllah Ajar iyo Xasanaat Allaha ka siiyo erayadaa quruxda badan ee ay ku diffaceyso diinteenna. Waa ilaahey mahadiis

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 ปีที่แล้ว +12

    Waa Geesiyad gabadhu waana Aqoon yahanad.caql.leh kana fiican..Nuur diin sheydhaan. SHE IS Great mashallah Ukhti family Almah yacizaki

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh umal qeer allaha kusiiya aamiin

  • @geljirownuurow9115
    @geljirownuurow9115 2 ปีที่แล้ว +3

    Hodoy wad asiibtaye khayr ale haku siiyo amiin

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 2 ปีที่แล้ว +20

    Gabadhan wa Libaaxad mashallah diinta uso baxday. Ilahayow ku ayid malakul Jibriil.

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 2 ปีที่แล้ว +1

    walaashen alaaah haabarakeyo cimri deer oo barakeysan cibaadow leh iyo dacada rabi alaah ha siyo

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 2 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah hoodo Cige Allaha ku xifdiyo

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku barakeeyo Adeer Hoodo Cige
    Jazaka Allah
    Bilad caalami ah adigaa helay maalinta aan Hargeysa imaadona biladdaa ayaan ku gudoonsiin doonaa

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 2 ปีที่แล้ว +1

    Subaxaan laaah ilaahey ha ku xafido sheq maxamed umul

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waa dhiirigalin wacan , gabadh sharafleh habalaha soomaliyeedna waa sidaasi 100% laga reebo 10 qof oo caqliga laga xadey

  • @SalM00Z
    @SalM00Z 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahaybaan kudhaartaye jawaab sax ah ayaysiisey
    shukran Sister

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ala gabadha fariidsanaa waxaa kudadaalay hooyo iyo aabe waxaa laga rabaa hablaha Somali in ay diidaan fakarka qaldan sababta aan u leeyahay waa lafdhabarka umada Somalia ee illaahow noo daa hooyooyinka Somalia allah ha xifdiyo aamiin

  • @hamsesameter1647
    @hamsesameter1647 2 ปีที่แล้ว +25

    Waxaaasaa gabadh ah ❤️ Maanshallah

  • @siteysiraji4834
    @siteysiraji4834 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashaallah gabdha wariyah ah allaha ha ku xafido

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 ปีที่แล้ว +40

    Masha Allah. Gabar wanagsan oo muslimad ah oo soomaaliyed oo ka cilmi iyo caqli iyo ka aqon badan jahilkas iyo kuwa lamidka ah ba ayaad tahay habaryar guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimooooooooooooooooo insha Allah cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali Rabbiyoow kabadbadi Aamiin yaa Rabbi. 🌹💯🇸🇴💕🤲💚☪️🤲☪️🤲

    • @muarabuchannel6918
      @muarabuchannel6918 2 ปีที่แล้ว

      AMEEN

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

      اميين يارب العالمين 🤲

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 ปีที่แล้ว

      There are a great many heretics and hypocrites among Somalis nowadays but they never admit it. He is one of those people and this is a conclusive proof. He embraced western ideology and cultures.

  • @xuseenfakata8609
    @xuseenfakata8609 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah illaahey ha ku barakeeyo

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah gabadha as ayaa nagala filan ninkaasi daalinka ee diintayada suuban ku jeesjeesaya mahadsanid sh Mohamed Abdi umal

  • @achmedbarre2457
    @achmedbarre2457 2 ปีที่แล้ว

    Wayaab Nuradiin farax.
    Habayaratee dhaqan iyo diin minaba ma yaqaan .ee miyuu Asaasaqay mise wa uu is yeel yeelaya subxaan Allaah.
    Ilahayow gaalnimo Hanagu dilin.

  • @shukri2040
    @shukri2040 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allah yabaarik fiik uqti

  • @muhammedmude5740
    @muhammedmude5740 ปีที่แล้ว

    mashaa Allah Hooda Allah ku xafido adiga iyo kugula dadaashay diinta islaamka runtii waxad dhengad kulul la,dhacday jahil an waxba garan oo rer galbedka bun buniyen.sidad diinta Alle u difacday dhibato adun iyo cadab akhiro Allah kaga difaco Hooda wa gabar mudan ku deyasho rag iyo dumarow an ku deyano Hooda oo an difacno diintena macanka badan.wcs

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Sheekh umall iyo Hoodo Alle haydin xafido dhamantin Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleysta Mar kasta insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍❤️❤️❤️💯💯

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh mustafe xaji ismail aya horey u yidhi aqoonyahan ama prof fataxada saxay wa 000) allaah xaafido aqoonyahan ahna caliim mufakir ah sh mustafe xaji ismail haruun ruun badana

  • @khaalidabuukhaalid6694
    @khaalidabuukhaalid6694 2 ปีที่แล้ว +6

    Jasaakallaah alaah hakubarakeeyo walaasha khayrka badan ee u hiilisay diinteeda islaamka ee aynu wada aaminsanahay dhamaanteen

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 ปีที่แล้ว +1

    Runta rabbi ayaa kugu jecel sister alle hakuxafido

  • @najibab2138
    @najibab2138 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheikha quranka akhrinaya magaci! Jasakallaha Allaha khayr badan siyo gabdha iyo culimada u tagan dadka kuso duulay diinta Alle

    • @muhsinosman7265
      @muhsinosman7265 2 ปีที่แล้ว

      Sheikh Qur’aanka Aqriinaayo waa Sheikh Hassan wajid wana sheikh somaliyeed Allah xifdiya iyo culimadaa dhamaan

    • @muhsinosman7265
      @muhsinosman7265 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hass.analytics Ok Saas miyaa Sheikh Hussein Qari Reer kenya ahaa miyaa

    • @nuursheabdi5289
      @nuursheabdi5289 2 ปีที่แล้ว

      Sh xuseen qaari

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh umad Alle ha xifdiyo amiin

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 ปีที่แล้ว +5

    💝🌴 ماشاءالله ☘️ تبارك الرحمن عليك 🌴💝
    💝🌴 الله يعزاك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك شيخنا الفاضل عاجلاً غير آجلا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    شكراً جزيلٱ للموضوع مفيد جداً... و جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 2 ปีที่แล้ว +16

    Kuwa u ama Ku qoslaya, waxa u haboonaan lahayd inay Ku oriyaan. Allaha barakeeyo Gabadhas iyo Sheekha

  • @Qorox
    @Qorox 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah caqligaga
    Allah kuu sa idiyo aad iyaad
    u mahadsantahay dhiiga muslimka

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas 2 ปีที่แล้ว

    Waa suxufiyad ka hawl gasha horyaal tv xaruntiisa Hargeysa Hoodo khayr Allah ha siijo

  • @bashirismail1775
    @bashirismail1775 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah. Wa gabadh ku dayasho medan. Allah haku xifdiyo

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Mashaallaah gabdha muslimaadkoow xijaabta oo illaaliya xijaabka iyo diintiina allaah ha idin xafido ee is illaaliya insha allaah oo ha idin barkeeyo amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin

  • @حسنمحمدالشيخمرسل
    @حسنمحمدالشيخمرسل 2 ปีที่แล้ว +19

    شكرا جزيلا لك يا اختي الفاصلة
    انت بألف رجل
    Thak you very much my sister

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaahi waa gabar caqli padan allow gabdhaheena Noo barakeey aameen

  • @sucdiabukar2035
    @sucdiabukar2035 2 ปีที่แล้ว +3

    Alahayow gabadhaan slaw u naxriiso sharaf Baad leedahay mandhey ku jeclahay

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaa Allaaaah Allahayow ku barakeee gabadhaasey ninkaana Allow jaahilnimada ka Soo hanuuuni cimri Buu ku jiraaye Qaatumada Allahayow uhagaaji Anagana Allahayow diintaada iyo qaatumo qayr nagu Dil Allahuma Amiiiiin

  • @habenguurhabenguur4904
    @habenguurhabenguur4904 2 ปีที่แล้ว +8

    (سبحانالله). إذا لم تستحي فاصنع مشئت /ومن استحيامن الله حق الحيافليحفظ الرأس وماوعى واليحفظ البطن و هوى

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa Allaaah tabaaraka Allaaah, hoodo cige afkaaga caano lagu qabay,,,meel baad saartey daalimkaas cilmaaniga ah ee la soo dirsaday, ee haddana maran ee caqli iyo garasho toona laheeyn

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 ปีที่แล้ว +1

    waa gabar xiniye leh iga dheh

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane 2 ปีที่แล้ว +6

    Gabadhaa waa gabar qiimo badan runtii, gantaalkii ugu waynnaa iyadaa ku dhufatay calmaanigaas, waxay mudantahay dhiiragalin iyo maamuusid gaar ah

  • @hamzaabdirahmanmahamud4175
    @hamzaabdirahmanmahamud4175 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah hooda cige ookale ayaa loobaahanyahay hablaha somaliyed hakuday daan gabadhaas iyo gabdhaha lamidkaa

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allaah gabadha waa naga celisey odaga asaasaq ah

  • @ismaciilismaciil3444
    @ismaciilismaciil3444 2 ปีที่แล้ว +1

    Subaxana allah wllhi somali alow naso hanuuni laa ilaaha ilalaahu muxamadun rasululaahi alow cadowga diinteyna suuban naga qabo yaa rabi yaa alaaaah yaa raxiim

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtiis shuko waa dhaqan carbeed, laakiin inay hooyooyinka is asturi jireen waa sax.

  • @aminasanyare7195
    @aminasanyare7195 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah Maasha Allah, Allah ahku barakeeyo, sidaas ugu dhaganaw diintaada Insha Allah.

  • @abdirisaqfaysal3235
    @abdirisaqfaysal3235 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah inantaa waan amaanayaa sidawanaagsan ugusharaxday diinta iyo dhaqanka islaamiga ah isagana alle hasoo hanuuniyo

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 2 ปีที่แล้ว +1

    manshaa alaaah ilaahey Haa xifdiyo gabdhahena somaliyed ee an jacelnahay iyo gabdhaha musliminta Mel kasto jogan

  • @dowdafarhan6868
    @dowdafarhan6868 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah warfaafinteena gabadhaano kale hadeyba noo joogaan wali waaba dhaqannahy

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 ปีที่แล้ว

    Masha alla gabadh qaliya alle haku dhowro wariye

  • @adoontiale8944
    @adoontiale8944 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh tabarkallh ilaahy hadhowro gabadhaas maxey rag lamood badan dumarku dhamaan waadiinlaawe aan islaamka waxbaka ogey yaarabi hanaduleeynin amiin yaarabi 🤲🤲🤲

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว

    Midna ogoow sheekh haduu kuu duceeyo Ducadiisa soo celis malaha sbbtoo ah waa Daaci mrka walaashay alle hakaa abaal mariyo aameen

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 2 ปีที่แล้ว +3

    *masha Allah ilaah habarakeeyo waagabadh diin iyo caqli ilaah siiyay*

  • @hassannur7269
    @hassannur7269 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabarakalah.
    Waakuwan weriyayaasha loo baahanyahay.

  • @dahirsadam6792
    @dahirsadam6792 2 ปีที่แล้ว +3

    Cashar kaleba uma bahna nuuradiin faarax oo waxa kufilan casharka ay udhigtay geesiyadan illahay uu dintisa difacanayo mashallah walashay illahay qawlka saxda hakugu sugo malinka nafi baxayso

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 ปีที่แล้ว +8

    Subxanalah Lin Wayn Oo Bilaa Dhaqan Bilaa Diin Ah Doqon Faaruqa

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhaas Allah ha xafido waynaga farxisay siday ugu jawaabtay ❤️❤️ ilahayow no badi iyadookale

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 ปีที่แล้ว

    Fariiiiidddd qiiimo badannnnnn allele haku dhawro

  • @abdiibrahim2023
    @abdiibrahim2023 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah, allaha ku xafido waa gabadh aqoon iyo sharaf illahay ku manaystay, jawaab an ku faraxnay bay siisay jaahilka nashraxa ku ceeboobay

  • @baariyey7099
    @baariyey7099 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah may Allah protect her and us.

  • @salah-dd5tw
    @salah-dd5tw 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc walaashii ajar ALLE hakaa siiyo

  • @abdullahiadan2898
    @abdullahiadan2898 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah runtii waa gabar diin iyo dhaqan leh, Alle akuxafitho huuno .

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator ปีที่แล้ว

    She is very good talented I was thinking to take nửa diin but she did it before me excellent job

  • @ruqiyaahmed9676
    @ruqiyaahmed9676 2 ปีที่แล้ว

    Asc masha allah sheikh Adiga iyo gabadha iyo anagaba allaha na xifdiyee aniga waxaan la yaabaa markasta EE Madal AMA Meelo la iskuguyimaado in la waayo qof markkas naqdidada AMA runta u sheegta ruuxa gafey AMA qaldamey ama haba ugu talo gale wali ma arkin qof inta dadka ka Dheer istaaga EE naqdiyo qofkaas wabillahi towfiiq

  • @memaenjoy4827
    @memaenjoy4827 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah illaahow barakee hoodo cige

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalaah waa gabadh Aqoon diinleh Alle hakusharfo

  • @shakirjanagale8601
    @shakirjanagale8601 2 ปีที่แล้ว

    asc. qaariga aayada akhrinaya magaciisa ya iisheegikara o yaqaan. fadlan 🙏❤

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Mashaallaah sister allahakubarkeeyo amiin oo ha ku xafido amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin 🌹♥️

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah sis adaa nooga filan waxaan oran lahayn,ku soco ilaahay haku barakeeyo sis

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa allaah tabaaraka llaah illaahay ha xafido inanta

  • @NuuxDucale
    @NuuxDucale 5 หลายเดือนก่อน

    Barakalaa noogu roonaada barmaamijkaan oo kale

  • @khadarhi6589
    @khadarhi6589 2 ปีที่แล้ว

    Ningan xiligaa qoys kodha bass ayaa qawana , ee Somalida dhan maqawanen, ,, aqonyahani waa kii ilahaye iyo rasulgaa raca , sidha sax dahaa , 👍💯🥰,

  • @abdiassisadil9064
    @abdiassisadil9064 ปีที่แล้ว

    Nikaan Aakhiro ayaa noo ballan ah, haduu tawbda Alle haleeshiinin. I sha Allah

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah rabbi ha Kuwa dhawro abyo

  • @babuuaden3615
    @babuuaden3615 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH ayaa ayadana maanta uhiiliye oo abaal Marin baa lagudoonsiiye

  • @abdibarre7808
    @abdibarre7808 2 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله شيخنا الفاضل الله يبارك فيك ويحفظك من كل شر ومكروه

  • @fmg63772
    @fmg63772 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah tabaarakallaah jizaakallaah khayr ❤❤❤❤❤ hoodo