25 Jirka samee 15 dhiso nolol qurux badan 30

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2022
  • 25 Jirka samee 15 dhiso nolol qurux badan 30.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    BlueYeti microphone
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    Sounds:
    VideoHive.com
    VIDEO FOOTAGE:
    videoblocks.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 211

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว +145

    1 hal abuur yeelo
    2 nidaam u yeel noloshada
    3 jar jacaylka waqti lumiska ah
    4 shaqadaada qeex
    5 dhaqalaha meel saar maamulkisa
    6 diyar u noqo musuuliyada caruurta
    7 Deryeel jirkaaga
    8 is bar dulqaadka
    9 Safar gal
    10 naftaada u raaxe
    11 salaadaha ku dadaal
    12 Waalidka ka ducayso
    13 maal gashi samee Iyo kayd maliyadeed
    14 cunto Karinta baro
    15 is bar kali nolan shaha

    • @yartainadaahir797
      @yartainadaahir797 2 ปีที่แล้ว

      Yeees

    • @abdirizakibrahimmohamud5669
      @abdirizakibrahimmohamud5669 2 ปีที่แล้ว

      Sxb shukran sida marwalba noogu soo koobto walhi markaa soo galo adaa kusoo raadiyaa

    • @cabdalemohamud917
      @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirizakibrahimmohamud5669 adaa mudan Wll alle haku barakeeyo Wll

    • @kingjohn9145
      @kingjohn9145 2 ปีที่แล้ว +2

      SXB ANI QOF WAHSI BADAN AHAY INTA BADAN CADAANKA AYAAN DAAWADA OO KU ARKAA COMMENTIYAAL KAN CAMAL AH ISMA LAHEEN SOMALI AYAA SAA DHAN U DUL QAAD BADAN OO WAXAS WAQTI KU LUMINAYSA SI KASTAY AHAATO AAD IO AAD BAA U MAHADSAN TAHAY HADAAN KU DHAHO XITA IGUMA FILNA NOLOOW SXB 🥰🥰🥰🥰

    • @cabdalemohamud917
      @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kingjohn9145 sido kale wll Nolow Alle haku barakeeyo Wll

  • @GJ-pw5bt
    @GJ-pw5bt 2 ปีที่แล้ว +18

    8:30min salaada ayaad i soo xasuusisay mahadsanid
    ilahey ha ku xafido

  • @tacabmedia7623
    @tacabmedia7623 2 ปีที่แล้ว +1

    Am 25 ...waxaan ahay machanic and welder.... waxaanan leeyahay geerash wayn alxamdulilah. Wall ayuupoow ismaan lahayn waxpaa kaa dhiman waxaanan faa,iday caawa wax wayn run ahaantii dalka inta inta ila joogta ee iigu dhow xataa taladan iyo wax ku dhow toona kama helin so,,JAZAAKALAH KHER BRO💎

  • @aliahmedabdalla9374
    @aliahmedabdalla9374 2 ปีที่แล้ว +65

    im 25 years old Now and i will do my best boss🙏🏼🤝

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +31

      Keep it up Allaha kula jiro

    • @caamirpro6625
      @caamirpro6625 2 ปีที่แล้ว +13

      Walale 15 jirka kasoohadal

    • @MM-SOMALI-BOY
      @MM-SOMALI-BOY 2 ปีที่แล้ว +6

      18 ilaa 25 Ka soo hadal please

    • @safiyamaxamed8071
      @safiyamaxamed8071 2 ปีที่แล้ว +4

      @@MM-SOMALI-BOY yes that's the best

    • @zahroNur-nw2pe
      @zahroNur-nw2pe ปีที่แล้ว

      15ka soo hadal ayuub axmed 🎉

  • @abdirahmankosar723
    @abdirahmankosar723 2 ปีที่แล้ว +8

    15 aya igudibato badhan .
    Thanks alot bro Ayub , what a life lesson 🙏

  • @samiiracabdale7404
    @samiiracabdale7404 2 ปีที่แล้ว +11

    Alx 25 dir waxbarasho ahaan dhisan degree gii labaad dhamaynayaa kaliya waxaan raadinayaa ninkii nolosha ila wadaagi lahaa iyo shaqadii aan ku qanacsanaa Allah ayaan labadaana waydiisanayaa inuu ii sahlo

    • @cayuniitacabdulahi6421
      @cayuniitacabdulahi6421 2 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah abaayo Allah haku sahlo labadaa iyo wax walbo jeceshahay horeyna u soco dadalkaada haka gaabin wabarashadaadana Allah hakugu anfaco ana Allah ha i ufududeyo❤❤

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 2 ปีที่แล้ว

      @@cayuniitacabdulahi6421 Aamiin Aamiin qaali dhamaanteenba waxaynu ku faraxno

    • @dhimbildhaqane8170
      @dhimbildhaqane8170 2 ปีที่แล้ว

      mashallah wa guul alle haku barakeyo

  • @mawliidaxmed2566
    @mawliidaxmed2566 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc ayuub axmed ALLE khayr oo dhan hakugu manaysto janatul firdaws haku geeyo
    8 bilod ayan sitoosa udhagaysanayay
    Balse manta fiidhyawgan
    Aniga ayuu ikhuseeyaa
    Waayo!!! Waxad wafaqday 1 dadayda
    2 shan iyo tobankanba anigay itahay
    Khusaysaa

  • @sihaamqorane6951
    @sihaamqorane6951 2 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا جزا

  • @dalmarfb6963
    @dalmarfb6963 2 ปีที่แล้ว +5

    Maanshaa Allaah Pro Allahavkuxafido Waan Kusugayay Thanks

  • @happyibrahim1180
    @happyibrahim1180 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you so much dear teacher Ayuba Ahmed Allhuma bariek ...

  • @user-qp1dk6id4s
    @user-qp1dk6id4s ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll wax badan ayaan kaa faa'idey 🙏🙏👍👍👍👍❤

  • @mohamedsharif2030
    @mohamedsharif2030 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Mahadsanid walaal Jazakallahu kheyr Taladaan waan ubaahnaa cilmigaaga Allah kuuziyaadiyo

  • @munira005
    @munira005 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid brother Ayoub

  • @hodanhussein5941
    @hodanhussein5941 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll suhayb aqoon badan baan ka faiday wllhi jazakalahu khayr

  • @najmamohamud4325
    @najmamohamud4325 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wll ayub wax badan ayaan ka faidnaay Allah haku naxariisto akhiro iyo aduunkaba adiyo family kaga ameen yaaarabi 🥰

  • @maxamedcabdifataaxmaxamedc5545
    @maxamedcabdifataaxmaxamedc5545 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub axmed wll ilahy haku karakeeyo

  • @maahirabdulrahman6063
    @maahirabdulrahman6063 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo wax badan ayad kabadashay nolasheyda macalin thanks sxb

  • @fazulyare5311
    @fazulyare5311 2 ปีที่แล้ว

    Allah haka awal mariiyo wannada iyo wacdiga add so jedineysiid ustaadh ayuub ,MAHADSANIID🙏

  • @suleimanabdillechannel
    @suleimanabdillechannel 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله بارك الله فيك أخي الحبيب الغالي

  • @xafsoaxmed8419
    @xafsoaxmed8419 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah alle haku barakeeyo ustaad

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 2 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid ustaad ayuub dhiirigaliye dhab ah ayaa tahy

  • @moubarekbarrehassan8220
    @moubarekbarrehassan8220 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jazakallahu khair👊

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah macalin ayuub Allah ha ku dhowro il xumi kuma aragto

  • @abdullahiyusuf3714
    @abdullahiyusuf3714 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyr ustaad ayuub allaha kuxafido

  • @hindaaden9276
    @hindaaden9276 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ❤️🌹❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @Mac-hadkaKhairulDaareyn.
    @Mac-hadkaKhairulDaareyn. 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Jazakallah.

  • @najaxhaybe8252
    @najaxhaybe8252 2 ปีที่แล้ว +2

    wll wakhtiga ardayda soo sameeh mahadsanid

  • @maryanmaclin9975
    @maryanmaclin9975 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a allaha ku barakeeyo wll

  • @ahlamsadiq1153
    @ahlamsadiq1153 2 ปีที่แล้ว +4

    Wsc insha Allha wali 20 xata magadhin lkn waaxn raba in nolshyad in aan hagajiyo

  • @mohamediman3273
    @mohamediman3273 2 ปีที่แล้ว +2

    Taladi ugu wacnyd 2022 thnks so so much wl

  • @samiircadeofficial7302
    @samiircadeofficial7302 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Ilaahey haku xifdiyo Ustaad Ayubahmed wax badan ban ka faaidey videogan Jazaakallah 💯👍🙏❤

  • @yacineriksen
    @yacineriksen 2 ปีที่แล้ว +22

    Teşekkür ederim hocam 🇹🇷👍🏼
    Thank you very much Teacher 🇬🇧👏🏼
    Merci beaucoup professeur 🇫🇷💪🏼
    muchos gracias Profesor 🇪🇦🤜🏼
    Aad baad uu mahadsantahay macalin 🇩🇯❤

    • @aziamohamuud9283
      @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว

      Woow masha allah afar luuqadood taqaana

    • @Maryama_22
      @Maryama_22 2 ปีที่แล้ว +4

      Obrigado🇵🇹
      Tarima kasih🇲🇨
      Rahmat🇺🇿
      Salamat🇵🇭
      Mahadsanid🇸🇴❤🇸🇴
      شكراً🇵🇸💚🇾🇪
      🖤😉

    • @yacineriksen
      @yacineriksen 2 ปีที่แล้ว

      @@Maryama_22 vay be nerdesin 😂

    • @yuusufxareed7625
      @yuusufxareed7625 2 ปีที่แล้ว

      Luqada ukugula hadlayo inaad
      Ugu jawaabto ayaa ka fcn Mahadsanid

    • @Maryama_22
      @Maryama_22 2 ปีที่แล้ว

      @@yacineriksen
      Xamar cdey😀😂

  • @HamDaBilaN-mn6eo
    @HamDaBilaN-mn6eo 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah jazkallah wll ❤😊

  • @hassanborash4607
    @hassanborash4607 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ayub yare alaha kubarakeyo waxbadan Ayan kafaiidne

  • @dacwamediachannel2175
    @dacwamediachannel2175 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah teacher ayub
    thanks

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 2 ปีที่แล้ว

    Kheyr allaha ku siiyo Saaxiib mahadsanid.

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims ปีที่แล้ว

    m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah , mahadsanid ustaad💯💯💯👏👏👏

  • @ahmedyaasiin91
    @ahmedyaasiin91 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Ayuub

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a dhiirigeliye wngsn *mahadsanid*

  • @ceblamohamud4591
    @ceblamohamud4591 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alle haku barakeeyo 🥰

  • @cabdiaadan4961
    @cabdiaadan4961 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah zxp Thnkis

  • @muhudinhassan3904
    @muhudinhassan3904 2 ปีที่แล้ว

    masha allah allaha ku xafido sxb qaliya ayaa tahay xaqiiq mar walbana na dhiira kaliya thanks alot

  • @najinurow9578
    @najinurow9578 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allha thanks bro....

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustaad

  • @farxiyomaxaed9742
    @farxiyomaxaed9742 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheer ustaad wax badn aya kaa faaiday

  • @ahmedfarh1626
    @ahmedfarh1626 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash alha ayub Axmad

  • @abdirisackmrone6518
    @abdirisackmrone6518 2 ปีที่แล้ว

    My favourite TH-camr ❤ wll Suhyb saajid

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad ayuub jsklh runtii muuqaalkaan aad buu ii caawiyay anu iminka 23 baan fadhiyaa xiriirna weligayba iskuma mashquulin alxmdlh waana ogaadey qofka markuu dhsio noloshiisa ayuu dhisi karaa nolol kale ee bannaanka❤❤❤❤✊👊

  • @hodanladan4248
    @hodanladan4248 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilahay haku barakeyoo walkay figaradahaku waa ku waxa walba dhirigalna ilahay haku xafidoo 🤲❤

  • @munira005
    @munira005 2 ปีที่แล้ว +4

    First

  • @walaaldaacad9317
    @walaaldaacad9317 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaadii

  • @xirsicabdixirsi5209
    @xirsicabdixirsi5209 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh wll ilaahay hakuxafido

  • @khadradhool1436
    @khadradhool1436 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll ayuub wan kusalamay thnk u🥰🥰🥰

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaalh

  • @amiiraahmed5253
    @amiiraahmed5253 2 ปีที่แล้ว

    First 🥇 wllkey ayub innolow nolol farxad leh adi Iyo reerkaaga 🥰 peace and Love 💕

  • @liibaanck5008
    @liibaanck5008 2 ปีที่แล้ว

    Wcs mansha alaah ayuub thanks for information get

  • @deeqocalisalaaddeeqocalisa9838
    @deeqocalisalaaddeeqocalisa9838 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad ilaah haku xifdiyo

  • @nadardahir1417
    @nadardahir1417 2 ปีที่แล้ว

    M.a allh haku xafido

  • @mlktube7939
    @mlktube7939 2 ปีที่แล้ว

    Masha Àllah ustaadiii

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Ilahay haku sharfo wlli wanka faidey wlhi jazakalhu khyrn 😭❤❤❤

  • @sumayosaciid5783
    @sumayosaciid5783 2 ปีที่แล้ว

    " Maşallah tabarakallah jazakallah khayr akhii

  • @sulthanmaame4415
    @sulthanmaame4415 2 ปีที่แล้ว

    jazaka allah bro ayuub🙌🏼❤

  • @deeqayar2976
    @deeqayar2976 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @hazzenfarah3068
    @hazzenfarah3068 2 ปีที่แล้ว

    M.allh wllkai rabi raali ha kaanoqdo

  • @haboonabdi7935
    @haboonabdi7935 2 ปีที่แล้ว

    Masha wll caqliga alaha ku barakeyo runti waa taloyin dhaxal gal ah

  • @yusuflibaxkabeye6552
    @yusuflibaxkabeye6552 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hanawada xifdiyo wlo

  • @mustafali7104
    @mustafali7104 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks man

  • @ziyadahmed961
    @ziyadahmed961 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll ayuub

  • @Sadiqiniho
    @Sadiqiniho 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub mahad sanid wall qali... talo wangsan... I'm 2022

  • @CabdinaasircaliYaasir-dg5fn
    @CabdinaasircaliYaasir-dg5fn 7 หลายเดือนก่อน

    M.a allah haku xafado

  • @kheyrsheeg8655
    @kheyrsheeg8655 2 ปีที่แล้ว

    mshlaaah Ayuub😊😊😊😍

  • @anfacabdi5319
    @anfacabdi5319 2 ปีที่แล้ว

    Thank wllo ayuub

  • @maalincusub
    @maalincusub 2 ปีที่แล้ว +1

    1.MAXAAN KU FIICANAHAY
    2.NIDAAMI NOLOSHAADA
    3.XIRIIRKA WAKHTI LUMISKA ISKADAA
    4. SHAQADAADA QEEX
    5 .DHAQALAHAGA HAGAAJI
    6. MASUULIYAD ISKU DIYAARI
    7. ISDARYEEL JIDH IYO MASKAX
    8. DULQAAD BARO
    9. SAFARKA BARO
    10.NAFTA U RAAXEE
    11. SALADAHA ILAAALI
    12. WAALIDKAAA WAKHTI LAQAADO SIDA CASHO
    13. MAALGASHI LAHOOW /KAYDNA LAHOOW
    14. CUNTO KARINTA BARO
    15. KALINIMADA IS BAR

  • @walaaldaacad9317
    @walaaldaacad9317 2 ปีที่แล้ว

    Thabks ustaadii

  • @MaxamedccasiisAbuukar-vb8pt
    @MaxamedccasiisAbuukar-vb8pt 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @abdulahiabdirahman3620
    @abdulahiabdirahman3620 2 ปีที่แล้ว +2

    15ka ba anige igu socdan waana sameeya alxmdulillh shugran ustaad🙏🏻

  • @aminoibrahimsidow2476
    @aminoibrahimsidow2476 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 2 ปีที่แล้ว

    shukran wllky

  • @ZOUBERIbrahim
    @ZOUBERIbrahim 8 หลายเดือนก่อน

    Thank you my techer

  • @adenibrahim5607
    @adenibrahim5607 2 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahay pro.

  • @hodanyaasin4918
    @hodanyaasin4918 2 ปีที่แล้ว

    thanks ayub

  • @abrahamofficial4864
    @abrahamofficial4864 2 ปีที่แล้ว

    M.a aale haku barkeeeyo cilmigaga

  • @mohamedisloow772
    @mohamedisloow772 2 ปีที่แล้ว

    Bro Thnks for everything ❤🙏

  • @abdifitahalifarah9509
    @abdifitahalifarah9509 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ust

  • @xaliimabdulahixaliimiabdul734
    @xaliimabdulahixaliimiabdul734 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going maclin

  • @ciisesiciidciise6675
    @ciisesiciidciise6675 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah zxb

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 2 ปีที่แล้ว

    Dhowr Ayuub Axmed ayaynu ubaahanay ❤

  • @mohamudabshir7481
    @mohamudabshir7481 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah my macalin kaa wangsn ma arkin weli I love you

  • @sacdiyoidley6462
    @sacdiyoidley6462 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @osmanjimaleahmed1696
    @osmanjimaleahmed1696 2 ปีที่แล้ว

    Thnks teacher 😘 ❤

  • @khalidcabdiraxanweer8534
    @khalidcabdiraxanweer8534 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro

  • @abdallahassan2693
    @abdallahassan2693 2 ปีที่แล้ว

    jazakallahu khiara bro i noted down bit by bit

  • @asmaadam2454
    @asmaadam2454 2 ปีที่แล้ว

    Jasakllh wll

  • @zupar_ziinpaandaasiya6683
    @zupar_ziinpaandaasiya6683 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @keynanali6827
    @keynanali6827 ปีที่แล้ว

    Waxan ahay Wii jira 20 Sano waxan joga joga Australia 🇭🇲 waxan shaqeeya 8 saacadood
    2 saacod Gym ka Ayan adaa
    430 sacadood wax Ayan is bara
    5 sacadood hurdo 15 hagaajinta guriga 40 daqiqo talefonka isticmaalaa 10 daqiqo qurshaha maalmeedka
    2022 bishi 4aad waxan jaray xirir oo dhan xita quf kasta oo aan wax igu Soo gordhinaynin runti waxan faaiday wax badan
    Qorshahayga wan in aan noqodo
    billionaire sida Ay tahay xita in guursanaynin anigo shaqale ah
    A aan ka noqonayo iski ushaqayste in sha allaah wll ayuub xaq badan Ayad igu ledahay waxan rajaynaya in aan marun kulimi doono idinka ilahay
    i just wanna say thank you 💯

  • @nimcoinaahmett1933
    @nimcoinaahmett1933 ปีที่แล้ว

    Allle hak abl mariyo wllo ❤❤❤❤

  • @bashirabdullahi7318
    @bashirabdullahi7318 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher keep going

  • @horfadhimedia4731
    @horfadhimedia4731 2 ปีที่แล้ว

    M a wadibadashay wll mcn

  • @mahamedwayrah4441
    @mahamedwayrah4441 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah