Qof wax u taagan noqo 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 429

  • @sowdoabdisalam1684
    @sowdoabdisalam1684 ปีที่แล้ว +58

    27nov 2023 insha allh 2024 waxaan jclhy inaa xifdiyo quraanka allha iii fududeey hada Jukas 4raad maraaa😢

    • @xamdixarago1912
      @xamdixarago1912 ปีที่แล้ว +2

      Isha allh ku fudadsho aniga xita sidaas ban rajayn aniga allah nagu guleyo dhamanten

    • @muhanadking7897
      @muhanadking7897 ปีที่แล้ว +1

      Hore usii wad dadaalkaga guuleyso wll insha Allah

    • @Ghnalka
      @Ghnalka 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hye intee wax kuu marayaan❤

  • @haboonmacalin2812
    @haboonmacalin2812 ปีที่แล้ว +79

    2023 18 11 insha allha waxan rajeyna nolasheyda waxan badan ka bedalo manta okale 2024 18 11 marki la garo ilahey nafta ha igu simo inan garo❤

  • @cadnaancabdi6405
    @cadnaancabdi6405 ปีที่แล้ว +32

    Wlhy nolosheyda 😢setahey ba ma aqaan ilahow ada awood leh nolosha isax hoyo iyo abo tona ma hayste ilahow igRab gal ada ku haystaa ayeyday o ah rajada nolosheyda ah ilahow idaa 💔😭😭😭🤲🏽

    • @Sahruush
      @Sahruush ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Abwe nolosha hooyo la,aan waa xanun lkn sabar abweh Alle kuwa sabra ayuu la jira🥺🤎oo noqo nin adag 😍
      Wan kula dareemi kara😭

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f ปีที่แล้ว +1

      Sorry wlhi wllo iska Samir oAllah Talo saro isku day ina waxwalba Qabsan karto Alleh Haku gulaysiyo😢

    • @KaafiyoMaxamed-b2n
      @KaafiyoMaxamed-b2n 4 หลายเดือนก่อน

      Sorry wll ilahay hakuu qurxiyo nolosha

  • @MUMTAZPHARMA
    @MUMTAZPHARMA ปีที่แล้ว +4

    Best TH-camr motivation 🗣🗣🗣🗣

  • @FaadumoMoh-b3v
    @FaadumoMoh-b3v ปีที่แล้ว +12

    من لايشكر الناس لا يشكر الله
    شكرن استاذي بارك الله فيك
    الله يكرم ❤

  • @abdifatahirgin7210
    @abdifatahirgin7210 ปีที่แล้ว +13

    Inkasto wali meshan rabay aan gaadhin hada waxan ahay qof karti badan 5 sano ugu danbaysay shaqaynayay noloshisa ku filan hoyo iyo abo dhaman ciyalka masuuliyadodi qaatay alx waan si wadi dona dulmane hanoqone u dagaalan nolosha thank u ayuub ❤️❤️

    • @hamdiabdi2630
      @hamdiabdi2630 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wll horey usoco i.a anwh hadafka nolosha ka leyhy Allh i rumyo i.a😢😊

  • @Hammi123
    @Hammi123 ปีที่แล้ว +4

    Mudo 4 years baan sanadkasta dhagysan jiray dhiiri galintaada sanadka lkn imika wan is badelay keliya ma dhegaysan sanadkan ee ficil baan ku daray walow aay caqabado iga hor taagnayen waxan bilowday ganacsi yar insha allah waxan sugaya isla bishan bisheeda haduu alle igaadh siiyo waxan ahay imika waayo arag aan jileec iyo wakhti lumis midna diyaar u ahyn waxad I bartay cashar ka qalisan ka jamacda lagu barto waxadna badbaadisay maskaxdaydi murugtu hadhsatay jasakumullah ayuub ❤😊

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 ปีที่แล้ว +3

    24.12.2023/24.12.2024 inshlaaah waxan rajenaya halka aan manto jogo meel ka wanaagsan in alle i geeyo ina saqiro amuuraheyga ya rabi

  • @SihaamSihaamALi-o2t
    @SihaamSihaamALi-o2t ปีที่แล้ว +6

    25/12/2023 incha allah 2024 izbadaL wayn rajynayaaa alle haylagarab gaLo😢

  • @fartunhusen1648
    @fartunhusen1648 ปีที่แล้ว +32

    26/11/2023 waaye manta Insha Allah 26/11/2024 anoo guulo badab xaqiijiyay inan dib video gan u daawado ayaan raynayaa alle ha ila garab galo Adaafta ii dagsan Insha Allah 🤲😢❤

    • @Refanibrahimadan
      @Refanibrahimadan ปีที่แล้ว +1

      l.a❤

    • @aneesaaneesaabdukadir488
      @aneesaaneesaabdukadir488 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti 😩 allh no fudueyo

    • @fartunhusen1648
      @fartunhusen1648 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alhmdulilaah 6/11/2024. Malin qurux badan ayay ii tahay sanad quruxbadan ayuu ii ahaa 2024. Labo qoshe ayaan dagsaday November 2023 Alle waa ii rumeyay alle ayaa ku Mahadsanid qof go’an keda kadhabayn karta oo aamusin inay wax walba qoban karto allena ku talo saarato ayaan noqday Mahadsanid wll Ayuub Ahmed hadalkaaga shidaal iyo dhiri galin ayuu ii noqday midii nafteeda iyo tawalidked iyo ehelkedaba an facda alle ha iga dhigo ❤

  • @Hayaan_1
    @Hayaan_1 ปีที่แล้ว +102

    2024 insha allh I will make effort to reach good healthy and wealthy life and cuts off my self bad habbits and make good habbits. I will see this to 2025 if allh says :

    • @Sooyaal252
      @Sooyaal252 ปีที่แล้ว +10

      Start Now Bro There Is No Tomorrow

    • @karamakaramah5684
      @karamakaramah5684 ปีที่แล้ว +3

      And good cibaadone ha iska ilaabin walal dhamaanteen rabitaankeen oo kheer Allaha nasiyo Raline hanooga ahaado anagane qaneeco iyo shukri Alaaha nasiiyo Amiin

    • @ISMAHAN-7
      @ISMAHAN-7 ปีที่แล้ว +3

      Insha Allah we're waiting that 🙏

    • @simancabdirashiid
      @simancabdirashiid ปีที่แล้ว +2

      Insha Allah I will see this video 2025✊🏻 I promise my self 🌸❤️

    • @dezponzeali4350
      @dezponzeali4350 ปีที่แล้ว +3

      Remember Deaths wre not sure if we gonna be around few days

  • @muduboxer
    @muduboxer ปีที่แล้ว +16

    Wlhi this man deserve a million thanks wlhi he encourage the youth😮 wlhi his words priceless❤ I wish I would meet him

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +14

    Salaam Alaykum first one thanks my teacher masha Allaha 🎉🎉🎉🎉

  • @Gullet-Ahmet
    @Gullet-Ahmet ปีที่แล้ว +2

    Thanks Ustad Ayub Ahmed

  • @SalbaBoowahaBeyla
    @SalbaBoowahaBeyla ปีที่แล้ว +12

    Inshaalah 20-11-2023 in aan wax bdn iska badalo.
    Wxa rjeen 20-11-2024 in aan ka dhaweeyo isbadalkaas oo aniga ka badalin sidii sanadkii 2023 imaado ❤🙏.

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 ปีที่แล้ว +2

    Shukran jzakalaahu khyrul jzaa ustaad ayuub allh hanoo kaa xafido waad noo faa,idaysay

  • @ridwaanc.kariin728
    @ridwaanc.kariin728 ปีที่แล้ว +4

    11/1/2024 inshallh wakhtigan sandkan danbe11/1/2025 waxan rajynaya in ilahy hamigayga iifdudeyo riyadyduna iirumowdo i.a❤Thanks dhiirigalihayga🥰

  • @ApdukaadirApdullahiCusmaan
    @ApdukaadirApdullahiCusmaan ปีที่แล้ว +3

    M.a
    Ustaad
    Dhiirigalinta aad dadka dhiirigilin
    Ilaahey hakugu anfaco
    Dunida wey kuxusidoontaa
    Ilaahey jannatul firdowso
    Hakugiliyo

  • @ShukriAdan-c4z
    @ShukriAdan-c4z 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤cimdheri dheer iyo aqli barakeysan allaha kusiiyo❤❤❤ anigaad ila hadashey iguna saabsantahay ❤kuna nool USA 🇺🇸 jano ayan alle kaaga baryey❤❤

  • @Hamdushhassan
    @Hamdushhassan ปีที่แล้ว +1

    The first channel oo aan ku xiranhay AYUB mhdsnid wll

  • @Abdiaziizxasan
    @Abdiaziizxasan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so much my teacher TH-cam ❤❤❤

  • @AbdalleMohamed-mr4bc
    @AbdalleMohamed-mr4bc ปีที่แล้ว +14

    صوت وكلام لامن الارض 😢😢😢❤❤❤شكرا شكرا

  • @amaalhajjiahmed9929
    @amaalhajjiahmed9929 ปีที่แล้ว +1

    Wyhy Ustaad Thnkz ❤🎉

  • @sabrinaabdulkhadiromar7180
    @sabrinaabdulkhadiromar7180 ปีที่แล้ว +8

    Waa dhirigaliyaha kaliyaa markaan murugoodo aan dageesto sido kle markaan Janis helo aan dhageesto❤Dhirigaliiye Ayuub😊

  • @Simiqurux
    @Simiqurux ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheir barakallahufiik Merci beaucoup ❤Thanks

  • @xamdaabdirahman2707
    @xamdaabdirahman2707 ปีที่แล้ว +10

    Insha allh waxan rajaynayas 18/11/23 inaya waxa badan iska kayay badali doona insha allh 18/11/24 hadu alle ka dhigo oo aan noladu waxan rajaynaya inan ku soo labto hadu alle ka dhigo insha allh ❤😊😊😊❤

  • @istaahilmohamut3659
    @istaahilmohamut3659 11 หลายเดือนก่อน +1

    Inshaallh l will make good change ✊❤

  • @XafsoCali-ed8sw
    @XafsoCali-ed8sw ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shukran ustaad 2 dii sano e laso dhafey wax bdn ayan qabsadey sanadkanna waxan rajeynaa in uu alle i fududeyo wax bdn wlh waxad na barty wac bdn

  • @abdimahadahmed8033
    @abdimahadahmed8033 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah! Illaahey ha ku dhowro Ayub Ahmed

  • @JaabirAbuukar-l6k
    @JaabirAbuukar-l6k ปีที่แล้ว +5

    Teacher ayuup dhiragaliyaha dhalan yarada maskaxdeyda ayad bedeshey jazakaah 🎉🎉❤

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 ปีที่แล้ว +1

    Macalin ayuub Allah ha ku dhowro il xumi kuma aragto walalo
    Dar Allah Baan Kuu jeclahay walalo, Macalinka ummadda Soomaaliyeed Allah ha inoo kaa daayo Macalin.
    Cimri dherer iyo Caafimaad Allah ha ku Allah ha ku siiyo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BagistanYare
    @BagistanYare ปีที่แล้ว +1

    Thanks my brother

  • @abuukarsahal3108
    @abuukarsahal3108 ปีที่แล้ว +2

    Runtii ad iyo ad ayad umhdsantahay Mr ayuub runtii hadalkan mel weyn ayu iga tabtay ilahey ayaneh iiqoray inan hadalka dhageysto alx rabineh hana wafajiyo qeyrka iyo kuwo dantoda garta iyo wixi faidada ugu jirto fahmo ilahey hanagu hanuniyo jazakallah

  • @CabdiFitaahJaamac-qg3ct
    @CabdiFitaahJaamac-qg3ct ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah wll waad ku mahadsantahay sida mar kasta noola wadaagto taloyinkaaga wan wanaagsan

  • @drmohamed6442
    @drmohamed6442 ปีที่แล้ว +1

    Thankz wll aadba noo dhiragalisaa

  • @AbdifataaxMohamoud-qt5ti
    @AbdifataaxMohamoud-qt5ti ปีที่แล้ว +10

    Legend always Ayub Ahmed ❤🎉❤🎉

  • @Cheryltony11
    @Cheryltony11 ปีที่แล้ว +1

    Inshalh sanad kan 2024 sanad kii aan xaqin jon laha guulo badan oo an horumar ku gaaro dib na waxaa udawanayaa fidhyawgan dib unaware dona ❤ ala cimriga haku wasicinyo axmed ayub

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah thank you ❤

  • @SahalIssa-zg8ci
    @SahalIssa-zg8ci ปีที่แล้ว +2

    Thanks my teacher 😊🤗♥️

  • @Jamaalclqaadir-z1x
    @Jamaalclqaadir-z1x 2 หลายเดือนก่อน

    My teacher thanks Yuo every times

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah thnks wallo

  • @Asmaamohamet
    @Asmaamohamet ปีที่แล้ว +1

    Allow urumee riyooyinkeena🤲

  • @JamaalLalmiye-ks5gi
    @JamaalLalmiye-ks5gi ปีที่แล้ว +2

    Mahdznid Ustaad 2023 booska an joogo 2024 inan joogin wabalan iyo qorsho an garey iyo inaa nagteydi meel kasosaro I.a ❤

  • @cumaraani120
    @cumaraani120 ปีที่แล้ว +2

    From today I trying to stop worst time If ALLAH say❤

  • @AasiyoGeedi-kk4uq
    @AasiyoGeedi-kk4uq ปีที่แล้ว +5

    Gabadha lawguma talagalin inay inka ilashato.
    Ee labada qof inay is ilashadan baa lawgu tala galay
    Axmed hana bahdilin

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @hidaayo..
    @hidaayo.. ปีที่แล้ว +1

    M.a wali marag qof sida wax udhiirigaliso udhiirigalayo guulayso macalin ayuub❤❤

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ayuub alle haku sharfo

  • @Amaalamishaaa
    @Amaalamishaaa ปีที่แล้ว +1

    2024 inshalah nolasheyda inaa wax badan kabadalo thanks dhira galiye❤❤

  • @SafaMaxamed-bi6tz
    @SafaMaxamed-bi6tz 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks malimu 🥰❤

  • @hoodocismaan7834
    @hoodocismaan7834 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dear teacher ayub ahmed runtii wlhi wxa yaalo badan bn kaa fa'idaa ilahay wxaan kaga baryayaa inuu alle abal marintada ka dhigo janatul fardawsul calaa🤲❤ alle haku xiftiyo adun io akhiraba

  • @Hana_fantastic
    @Hana_fantastic ปีที่แล้ว +1

    Thnx my teacher 😊

  • @Hawamohamed10
    @Hawamohamed10 ปีที่แล้ว +10

    Thank you so much for your Great video ❗❤🙏💯

  • @alinor5400
    @alinor5400 ปีที่แล้ว

    Manzha Allah Ustaad ayub ahmed dhiirigeliyo Aad ufican baad Tahy Run AhaanTii ❤️🙏

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +13

    Runtii waxaadba mooda inaad aniga iga hadalayso ilaahayoow Nagu Guulee waxaanu higsanayno Oo noorumee waxii Khayrku ku jiro Allaaahuma Aamiin mahadsanid wll adiguna❤🤲🎉🎉🎉🎉

  • @bezzani3033
    @bezzani3033 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustad hadalkaga wxa u malesa aniga ina igula hadleso inshallah wxn rajenaa is badal inan sameyo tnx ustad 🥰

  • @MaclinBakar-mm3cg
    @MaclinBakar-mm3cg ปีที่แล้ว +1

    Ayub ahmed sxb an dhirigalintisa jeclhy rabii haku xafido

  • @MounadjamaMouna
    @MounadjamaMouna ปีที่แล้ว +1

    Thank you for your encouraging uu

  • @Mowliidkayd
    @Mowliidkayd ปีที่แล้ว +1

    Teacher Thnk u❤

  • @nasriincaafinasriincaafi6948
    @nasriincaafinasriincaafi6948 ปีที่แล้ว +4

    Naftada ixtiram intada Xiriri jcl sameen adigu is hormari❤

  • @anifaahmed6683
    @anifaahmed6683 ปีที่แล้ว +1

    Alxmd mahadsanid ustaad

  • @SumayoaliSumayodagan
    @SumayoaliSumayodagan ปีที่แล้ว +1

    Ayub abowe waxan ka cod sana ina isiso talo waxan jira 2019 sano waxan school ka barta muqdisho waxan bartay wil waxan la kaftamo waxan u qaday daren jecel waxan awodi wayay ina ka qaryo wan u shegay waxan wada socono waxan ka daremay is badla ad u badan waxan ku ira maxa dhacay waxa u igo jawabay an ku lano ani xita ta wan rabay lkn wan awodi wayay wayo
    Marka waxan ku jira school ka waxn ku iri arday ayan ahy
    ani iyo school mid ayu igu iri wan ka amusay malmo lama hadlin waxan islaha waxa u arki waxa qaldan lkn wa nin nag kale mel u
    U talay wa u iso wacay haben an ayan u farxay lkn waxan an kala kul my xnaun qof ayan jeclahay igu jawabay jirada qadya haben ka ila hada wan jirada xira dab korki hadi an jogo an ku jirda abowe waxan ka haray school kaygi waxa is badalay naftaydi
    😭😭💔💔 talo raba 😭💔💔

  • @hassanzaaz
    @hassanzaaz ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro 🙌🙌🙌🙌🙌💥❤

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 ปีที่แล้ว +1

    Saxb dhirigalintaada waan kaga mahadcelinaya it's absolutely mind blowing💯🤗

  • @dhaMeYs123
    @dhaMeYs123 ปีที่แล้ว +8

    NolazhaYdu waa sidii 2022 Lkn wxbaan bartaY sanadka 2023 waxbarazhadii uun bn horuMar ka gaadhay Lkn wxkale maan qabsan 2024 biLowgiisa inaan shaqo biLaabo bn raJeYnaYaaH idinkuna ducada igu kaaLMeeya🥺🤲

  • @Abu__yaxya
    @Abu__yaxya ปีที่แล้ว +4

    Wllhi waa xaqiiq marka hore naftaad hormari kadib
    Waxkasta waad qabsan kartaa🎉❤

  • @ClwahaabClraxmaan
    @ClwahaabClraxmaan ปีที่แล้ว +1

    Best TH-camr❤

  • @CumarYare-u7o
    @CumarYare-u7o ปีที่แล้ว

    Your are active man Mr Ayub❤❤

  • @zeynbsiman5190
    @zeynbsiman5190 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wax bdn kafaiday guula bdna wan soo hooyay alxmd maclinka nolosha tnx❤🎉🎉🎉❤

  • @mezoutozil7278
    @mezoutozil7278 ปีที่แล้ว

    Incha Allah haddii Alle nafta iidaayo sanadka wxn rajaynaya inaan wx bdn iska badalo incha Allah

  • @axmedaadam5138
    @axmedaadam5138 ปีที่แล้ว +2

    Good motivation.

  • @MaxamedccasiisAbuukar-vb8pt
    @MaxamedccasiisAbuukar-vb8pt ปีที่แล้ว +1

    Wllhi ayuubo nimco ilaahey noo soodiray thy wllhi ilaah haku xafido

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 ปีที่แล้ว +2

    I.a waa Sanadkaan Ku tashanaayo inaa Wax Qabsado 2024❤

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 ปีที่แล้ว +1

    MashbAllh ayuub Alle haku barakeeyo waaxan rab inan dhameeyo quurank waa xan maray juuska afrad ish Allh waa xan daa wanay fiidyogan 20 23 12 16 haad waa xan daawan doona 2025 ish Allh Alle hay fududeyo❤

  • @salmahiis9640
    @salmahiis9640 ปีที่แล้ว

    Masha allh good advice🎉

  • @SacdiyoJamac-w4k
    @SacdiyoJamac-w4k ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Mahadsanid wll ayuub

  • @AnfaalMaxamed-o4z
    @AnfaalMaxamed-o4z ปีที่แล้ว +3

    ILAHAY khayyr hakusiiyo maskaxda ayad korisay wadmahadsantay❤

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi ปีที่แล้ว +1

    BEST TEACHER ILAHAY HAKU BARAKEEYO USTAAD

  • @fardowsocalimaxamed-ri6wz
    @fardowsocalimaxamed-ri6wz ปีที่แล้ว +3

    4/12/2023 insha allh waxn rajeyna noloshayda wax badn ina kahadlo manta Oo kle 4/12/2024😢marki la garo ilahey nafta ha igu simo inan garo l.a wan gulesani donaa❤😊

  • @ciisexuseen1295
    @ciisexuseen1295 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u sahlo qof kasto iyo rajada oo kaleyahy nolosha ❤❤❤❤

  • @Lajaclow-rt3rs
    @Lajaclow-rt3rs ปีที่แล้ว +1

    Thanks legend Forever move forward

  • @FarxiyoGabal-pk3jg
    @FarxiyoGabal-pk3jg ปีที่แล้ว

    Insha allh ustaad adina ale halu barakeyo

  • @Akram_Adam_Mohamed
    @Akram_Adam_Mohamed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan jiraa 15 sano maanta oo ay taariikhdu tahay 6/4/2024 in sh sanad gudihii isbadal weyn sameynaa let's go 6/4/2025 🤑🔛🔝

  • @fadwaxasan6080
    @fadwaxasan6080 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ahay hooyo erayga hooyana waa erayga ugu qimaha badan wax qof lagu dhoho alx
    Wan dadala mar kastaa hadan waxan qof daciifa si kastan u dadalo waxan ahay dicif mar marka qar waxan naf tayda ku canan ta in anan ahayn qof go aan leh 😢😢

    • @SacdiyoSaafi-n3r
      @SacdiyoSaafi-n3r 7 หลายเดือนก่อน

      Abayo mcn matihid qof dicifah wad ka gudbesah jogteh waxad jeceshahay ilahay kahu agajiyo nolosha

  • @قاندوع
    @قاندوع ปีที่แล้ว

    Alxmdulilah wan shaqeyta anu nolosha an hadaf ayan ka leyahay alle hamiga ha no rumeyo in sha allh 30/122024 / is badal muqdo ayan donaya innsha allh🥺🥰💯💯

  • @Mohamedeid64473
    @Mohamedeid64473 ปีที่แล้ว +2

    Msha alh bro ALLE ha ka abaal mariyo videoga qiimaha iyo nuxurka badan ee aad noo soo samaysay. I appreciate it.

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 ปีที่แล้ว +1

    1/1/2024 Allow Sanad Qeyrkiisa Wato Kadhig 🤲🥺

  • @suheebsaajjidstudents7541
    @suheebsaajjidstudents7541 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah my teacher macalinka nolasha Mr Ayub❤

  • @AyuupHaashim-vw9rx
    @AyuupHaashim-vw9rx ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid teacher ❤❤

  • @HodanAden-oj9rj
    @HodanAden-oj9rj ปีที่แล้ว

    2024 hamigeyga ilhy hai rumeyo

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 ปีที่แล้ว +2

    January 2021kii xili noloshu ay aad iila adkayd ayaan ku bartay, waliba muuqaal dheer oo aan subaxaas kaligay oo soo jeeda aan quraacda intaan karinayay dhagaysanaayay wuu caawiyay runtii xiligaas, abaalkaasna kuu ogsooni allana hakaa ajar siiyo walaal, muuqaalkaana sidoo kale isla maanta oo aan dareemayo inay noloshu ila adagtahay ayaan daawanayaa, isbadal iyo rajooyin dhabooba idamka eebe.

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud1221 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll waxan rajeynaayaa in sanadka cusub in wax badan aan qabsanoona inshallah
    18/11/2024 is kufilaasho in aan gaari doona inshallah

  • @HoodoAyaan-k9h
    @HoodoAyaan-k9h 11 หลายเดือนก่อน

    Maantoo kale sanad kadib iyo guulo badan insha allah

    • @HoodoAyaan-k9h
      @HoodoAyaan-k9h 11 หลายเดือนก่อน

      إن شاء الله

  • @fatimaxasan3471
    @fatimaxasan3471 ปีที่แล้ว

    Masha alaah al yax fadak

  • @ladhan-2247
    @ladhan-2247 ปีที่แล้ว +3

    11/18/2023 InshaAllah is badal dhaba ayan sameynaya ilahay haigu guuleyo Ameen 🤲✨️

  • @ZubeyrMaxamuud
    @ZubeyrMaxamuud ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xaqiiqada io dhiira galin wanaagsan ayaan kaa helnaa Zxp Shukran

  • @ciisemaxamed4505
    @ciisemaxamed4505 ปีที่แล้ว

    Thnx 👏👏👏👏

  • @hothomohamet9956
    @hothomohamet9956 ปีที่แล้ว +2

    Illahow sanado badan wa so dadalay wa u so dalay illow sanadkan IGA dhig sanadkan gulaysan laha
    😢

  • @UBDALLE
    @UBDALLE ปีที่แล้ว +1

    I.N 24 NOV 2023 19:59

  • @mumtazqalpih1292
    @mumtazqalpih1292 ปีที่แล้ว +3

    Inshallah sanadka so socda xiligan oo kleee is badal ayn rajayna idimka Alle 19/11/2023