-Hadaad maalmo badan dadka la soo faraxday kana soo heestay, maanta waa maalintaadi Hambalyo million times Abdikariin Ali mahamoud husein io nafisa mouse nour.🥀👸🏻🤴🏻❤️
*Keega labo jartoo caa fimaad ku liqa* abdi kariin Ali shaah and walshey nafisa muuse nuur wan idiin hanblyeenayaa Al_ fanaane abdikriin Ali shaah markii hore fanaankyga ahyd hada seedigay baad kusoo baxday nabad iyo farax ku waar noqda reer kii dhismee dhaqma 🤘🙏💥💥 Wana idin salaamaya Frome Laascanod
Hanbalyo 1000 % kkķkkk waxan la yaabay garaca inan cay igama ahe waa amanti jawane gabadhu keg af galiskeda way qarsate ni ka la helay nacala shaydan kuyal camera maan iga dhe walhi 👌👍👍👍👍
-Hadaad maalmo badan dadka la soo faraxday kana soo heestay,
maanta waa maalintaadi Hambalyo million times Abdikariin Ali mahamoud husein io nafisa mouse nour.🥀👸🏻🤴🏻❤️
Uuhjø
Dhaayaha aragtida fayoobi
Reerka dhismayay arkaan
La dhagax dhigayay arkaan
Isku dhaabayay arkaan
Isla dhacayey arkaan
Dhaxanta iska jirayey arkaan. 😊❤
*Keega labo jartoo caa fimaad ku liqa*
abdi kariin Ali shaah and walshey nafisa muuse nuur wan idiin hanblyeenayaa Al_ fanaane abdikriin Ali shaah markii hore fanaankyga ahyd hada seedigay baad kusoo baxday nabad iyo farax ku waar noqda reer kii dhismee dhaqma 🤘🙏💥💥
Wana idin salaamaya
Frome Laascanod
Waan qiirodey alllow isku daaah labo walba oo jacayl iyo nolol dhaba ka dhaxayso 😢👫❤💍🌎😢
Lapadeenu hadaynu NOLOZHA WADAAGNO KAWARAN 🤔🥺🥺
Sida laxanka loogu raaxaysanoyo
😲 omg congratulations 👏💖
Heestii ugu mudnyd saalx baa lagu ladhay wllnimo👑👑❤
Mar haduu laxankii ina cali shaah marayo hees iga dheh
Amazing codka saalax sanaag laxanka garo hesta macankeda abaha laxankiisa fanka jeclahay abdikariin Ali shaah hambalYo⚘💍💑 prother ilaa haiku kiin daaYo jeclahey fannkn Mar inaan garabgiisa soo istaago wax ka barto laxankisa jeclahay💙🔥🙌
Waaaw axsan inti hees looqaaday shaah tii ugu mudneyd axsan cod sanaag waaw again.
Cikariin cali shaah Hees Walpa Oo Arooskisa Laga Qaday Isaga Ayaa laxanka Ku Fara yaraysty😮
Mid cawaale aaden ku jiro maahane inta kale asagaa saarey 😂cawaalena wan hubaaa war tan aniga igu halee buu yidhi
Intro-ga Ayaa Iga Gadanba Waxani Waa Ciyaar Iyo Waa Laxan Midna Lama Odhan Karee Alpha Mabrouk Hobol❤✌✌
Khaambey ku Soo galeen iyo meel shaaca yaasalaam yaasalaam anather levels
Maanta dhan idinka sugaye heesta salax sanaag 💋❤🙏
Wiilasha isaaaaaq❤️❤️❤️❤️
𝐲𝐚𝐚𝐡
Mansha allh wllky c/kariin and his wife allh haydinka dhigo labadii wada jiree nabad gala 💖💖💖💍💍💍💍
Salaax sanag fananka keliya sujuudu kaa muqato marwalbo Maasha Allah Fanka kaa tobaad keen Pleas Ilahaay haku danbi dhafe😳😳🥺🙏🙏
Nimcaan ma hilmamtay
HHHHH UMADAN SUJUUDA LAGUMA GARTO SALAAADA
SALAADA AQBALKEEDA IYO CIBAADADA ILAAHAY BAAA U XISAABSANTAY OO XISAABIYAA
SUJUUDU WALAAL WAXBA MA SHEEGTO XADIIIS KU OROORAY MA JIRTO QOFKA SUJUUDA LEH BAA LAGA AQBALAAAA OO CIBAADO BADAN
HAKU KADSOOMIN
@@mohamedabdirahman5840 aniga maa odhaan qofka sujuudu kaa muqato ayaa ciibado badan oo salaad badan maa odhaan qofka sujuudu ku talo oo keliya Yaa salada laga aqbaala maa dhiihin Adeer balse waxaan dhaanhaay waa qof Sujuud ka muqato oo Sidaas darteedna tuukada Fanka haka gabsado ayan dhahaay wayo Qeer uguma jiro Lkn adiga hadalka dhinac kale u fahantaay Kuguma socdo adiga ee haku kadsoomin👍👍👍
Waxaa kale uma jaceli salaax sanaag iyo cod macaani mnah allh walalkay
Hambalyo lamanaha qarniga farxad waarta abidkiin idiin rajaynayaa insha Allh 🥰
Hadaad tahay Habarjeclo love hayla dhaafin
HJ ❤️
hankaagu ha koro, hadii kale wuu kula daadaagi
❤❤❤❤
Zaxipka aroskisa marka ka heesto only true friends🙏✔
Hanbalyo hobalka can baxay ee cabdikarin Ali shah legend 👏👏
Congratulations 🎈🍾🎉🎊
Sharma boy MAGACIISA u dhiig Brother like haku radsane
Mashaaa
Ina cali shaah wixisu aroos wuu dhaafay oo shaw ayuu dhigtay sxb alle ha isukin barakeyo legend ayaad tahee
MashaAllah walaalkah cabdi kariin shaah iyo dumaashey nafiiysa hanbalyo Hanbalyo
Waxa kale Arooski qaranig mash allh habalyo habalyo habalyo kuna jeera❤💍🌍
Hambalyo wallkey cabdiv kaRiin iyo wallshey nAfisa guurkiina guur kheyr gurigiina guri naqi
Ina Ali shaah aroos lgu nsto alle hkga dhigo wllhi alle dartis baa ku jeclhy
Hambalyo abdikarim🤴 Iyo dumashi👸 Isku wara 🥰
Nin laxankisa ku raxaysanya☺Hamplyo
Naagutu ma qurux badana yeelkeede Gobay u gashay ee Allah isku barakeeyo
Heesti heesaha Aroos Salah sanag Axya singer💫
Salaax Apdirazak Mohmet💯❤🔐
Waw ❤❤❤❤❤❤❤ laydhcafimad
Noolaada caruurtaydii waaw salax iyo abdikarim MshaAllah
Waaa iska sidaas marka zaxibka iyo seedigaba arooskisa ka heesaysid lol😄😁😁
Haa sas waye 😂😂
Sida dareen loo la dhaho waan qaaty 👌👌
Saalax sanaag waad giijisay aroos ka❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯
The one only wedding 😍😇
Jacayl ku nolada farxadiina wa ujeeda illahay ha idinka ilaliyo wax idin dhiba lamana qarniga🤘🥰😘😘😘😘
Awlaad direed masha allah 🥰😍🥰😋🤩
Hambalyo 👏👏👏👏👏👏👸🤴
Wx an dhaho garan maayoh
Waa heez dhaftay💋💉💍🎂🥰🥰
Hanbalyo 1000 % kkķkkk waxan la yaabay garaca inan cay igama ahe waa amanti jawane gabadhu keg af galiskeda way qarsate ni ka la helay nacala shaydan kuyal camera maan iga dhe walhi 👌👍👍👍👍
THIS GUY IS A LEGEND SAAALAX SANAAAAAAG INTHE HOUSE 🔥
Kèega markay afka galinaysay way qarsatay lkn nin baa la helay legend👑👑
May Arkayn Isna Way Ka Qarsan Lahayde😅😅✌
@@lamajofficial2446 dhinac walba hadii camera lagaaga qabto dhibtasey leedahy😅😅
masha Allah illahay ha issku kiin barakeeyo
Waaaw hees wa dhaaftay♥️♥️♥️♥️
Congratulation 4 ur night mi fv singer cabdi kariin and her Beautiful daughter Duu nafisaay🥰
Salaax sanag 🤤🤤🥺🥺
AAMIIN CABDI KARIIN CALI SHAAH
Hambalyo hambalyo
Hamblayo Maash Allah
Happy wedding 🎂🔪🥄🍹🍹🍾🍬🍬🍬🌷🌷🌷❣❣❣💍💍💕💕💕💕💕🌷🌷💏💏💏👸👸👸👏👏👏👏👏👏❣❣💕💕😍😍💕💕💕💕💕💕💕🌷🌷🌷🌷❣
Hmplyo hmplyo yaa caruuus labadii isku waarta illahay ha idinka dhigo shodhahygii🥰😍
Mashalah..hanbaliyo..cabdi..karin..cali..shah✌🤲
Salaah sanaaag👑
Ari boowe daaha gaas wa burqanaya❤️🤣
Waxaan nasiib u yeeshay qofka ugu horeeya
Amazing wlhi😭❤️💍🌍
dhammaan hambalyo Abdikarim iyo Nafiza🥳🥳🥳👏👏
Weeh weh 💃💃💃💃💃
Mashalah mashalah ilahaye haa iysko kiin dayo 🤲🤲🤲🙏💯💕
Amina wall qali waaw mashala saAlax sanaag
Hawrar Another level🥰
FnaaN hantiyeeD🖤
Amazing🙆♀️
Mazha allaH cafimad ku liqa🥰
M.a saalax iyo abwaan daahaba wey u hagar baxeen abdikariin
Hampalyo sami
Guurkiina guur kheyr
اللهم اجعله من نصيبي وزوج صالح لي يارب العالمين ❤🎉
Mnshlah farxad ku waara hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo 💍💍💍💍💍💍♥️
SONGS AMEZIN SAALAX SANAAG
Hambalyo abdikariin vs nafiisa
Manshlah congratulations isku waara
Team wasiirka hadaan nhy waxan idin lenhy wllkey c/kariin iyo dumashi isku waara abid
Hmpyo hmpyo hmpyo legend cbdikariin and nafisa
m a hanblyo inan tagero clkariin ali shaaah 1m waxanu sugnaa
Wooow wll qali😍😍😍😍😍
Mnsha alllh ❤❤❤
hambalyo hambalyo guurkiiina guur kher
Mnsha Allah isku waara wlloh❤️🤍🌎
Hambalyo hambalyo hambalyo al faana
Hplyo cpdikrn nafiza😇🥰💋
Waaaw hno hanblyo
Eesh calaa video hawraar keep going 2022
11-2-2022-Fri-Feb-masha allah
Keega laba jarta👰🤴🏾
Congratulations 👏 huuno
Mansha allah
Jamaac
Hanbalyo 🥰
Hanpalyo c/kariin ali shaah
Aroos songs Ani WAan ka helaaba😜
Haadad maalmo badan ka iyarde aroos ki Abdikarim Ali iyo Nafisa Moussa adna Awa Farhat dadh adika saalax Abdirazak iyo Nasteho Abdikani
Mnsha allah 👰❤️🤵🏻♂️
Wllky iyo dumo isku waara
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo ninka kaliya taageero 🥰🥰🥰🥰🥰💑
Meel uu mucjiista fanka ay ka maqantahay nuur malahaa qamar suugaani ayaabaaa maqani
Laba Geel Oo Qoodh Ahi Geela Kuma Wada Jiraan Hobolkii Ina Ali Shaah Ayaa Goobta Ka Guuxaye Qamar Mxu Soo Doonayaa😅✌
@@lamajofficial2446 adi maxaa ku shidayaaa
@@miira.7181 Shidniin Lahayne Haduu Xeer Rag Wax Ka Yaqan Waaki Abdikarin Ka Heesayay Arooskiisii Uuna Iman Laha, Arooska Qmr La'aantii Shidan Muxu Soo Kordhinaya Imaatinkiisu Inbti
Masha allah
Hambalyo Hambalyo Hambalyo walalkey isku wara inta duniyo jirto💘💘💯💯💋💋
M.a guul
Plz mid makaa codsadaa walal