NAJMA NASHAAD - DEEQSAN ABDINASIR - ALI ZAKI - SAALAX SANAAG | BAH KU JECEL OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Ereyada Talasame
    Laxanka Abdikariin Ali Shah
    Music Cadceed
    Camera Monium, AK, Barkhad Nasir, Ahmed Gt, Abdiwasac Khadar#
    Edited by Monium
    Copyright@Hawraar Music

ความคิดเห็น • 938

  • @mahameddekabdi379
    @mahameddekabdi379 2 ปีที่แล้ว +670

    Fanka looma bogine allh idin soo hadeeyo heesahana allh idinka madoobeeyo anagana dhagaysigooda allh naga madoobeeyo😪

    • @fardowsoburhaan7082
      @fardowsoburhaan7082 2 ปีที่แล้ว +8

      Aamiin allaha weeynaa hanasoohadeeyo dhaamaanteen

    • @Shayma122
      @Shayma122 2 ปีที่แล้ว +3

      Aaamin

    • @roosiinbberoosiinbbe6711
      @roosiinbberoosiinbbe6711 2 ปีที่แล้ว +3

      Amiin 🤲🤲🤲

    • @dadahobujiss
      @dadahobujiss 2 ปีที่แล้ว +9

      Oo mxd inta ka sameyn aad wacdisid ma xume, horta aduu iska bilow kadib bal dadka wax u sheeg lkn wlba like ku raadso ayaad is leedahay😂

    • @najwadayib605
      @najwadayib605 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin ya rabi

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 ปีที่แล้ว +233

    -Hadaad maalmo badan dadka la soo faraxday kana soo heestay,
    maanta waa maalintaadi Hambalyo million times Abdikariin Ali mahamoud husein io nafisa mouse nour.🥀👸🏻🤴🏻❤️

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 ปีที่แล้ว +234

    Markaad hesho wiil durriyada reer sheikh isixaaq ah waxad tahey hanti durriyada wayna ku kala kicinayan dhinaca walba fankii , gobonimadii , dawladnimo 👑🦁✌️ boqortooyadii layga beeray Al idooriya 🦁👑😍🥰💔

    • @cidabaastada5618
      @cidabaastada5618 2 ปีที่แล้ว +5

      nin duriyada ah raadso

    • @mudan3817
      @mudan3817 2 ปีที่แล้ว +9

      Duriyadu waa nasab kamila

    • @adenmahamoud8331
      @adenmahamoud8331 2 ปีที่แล้ว +3

      Layaab layaab!!!

    • @xamadisalebaan1288
      @xamadisalebaan1288 2 ปีที่แล้ว

      Ciyaartu saaxiib waa Bareejo Waayo Caruusadda iyo labada wiil we fanaaniinta ahiba waa dhal Daarood Daraawiishnimo♥️

    • @roodamacalin564
      @roodamacalin564 2 ปีที่แล้ว +5

      @@xamadisalebaan1288 wlshy Cali zaki waa isaaq habar jeclo saalax sanagna wa inankayagii daroodna waa dhiigayagii uun Somalinimo🛑

  • @zuhraadem7814
    @zuhraadem7814 2 ปีที่แล้ว +148

    Bateri🥁guitar🎸bass iyo soxphon🎷boqor kaban iyo fuludiyo🎺bun,baaq ruul piano🎹iyo liid🪗
    Alf mabrouk Nafisa iyo Abdikarem❤❤

    • @abdirahmanali5265
      @abdirahmanali5265 2 ปีที่แล้ว +3

      War waanu fahmi weynee mahadsanid

    • @jamiilahashi181
      @jamiilahashi181 2 ปีที่แล้ว +1

      Zuhra m.a wixiiba kuu duuban mahadsanid ❤

    • @Mahir52143
      @Mahir52143 2 ปีที่แล้ว +4

      Liid❌
      Lead✅

    • @zuhraadem7814
      @zuhraadem7814 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Mahir52143 caadi udhagyso wll

    • @Mahir52143
      @Mahir52143 2 ปีที่แล้ว +2

      @@zuhraadem7814 erayga saxda waa lead waa qeyb lagu sameeyo musica melody GA ayaa lagu diyaariyaa quruxey

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +48

    Dumaashi bah ku jacel kuso biir nafisa 😊👸❣
    Hamblyo AbdiKarim&Nafiza

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 2 ปีที่แล้ว +63

    Somalialdn fanaanintoda weee iskuhanbalyeeyaan Lkn kuwena Mogadishu weeba isyasaan 😀

    • @ashwaq2269
      @ashwaq2269 2 ปีที่แล้ว

      Manshallah

    • @hussenkhaliif3905
      @hussenkhaliif3905 2 ปีที่แล้ว +3

      Pro waa dhalin yro is fahnzn ooo isku lood ah sida ali zaki,salax najma ,deeqzan aamin year io abdi jibbar gacalio hipaaq gobbad & awale io miss xiss nee arooskooda u kl io lap uga tumay marka zxp ninkz dhel dhell ma ahn

    • @mohamednimco7314
      @mohamednimco7314 2 ปีที่แล้ว

      Beenta maaha

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 2 ปีที่แล้ว

      @@hussenkhaliif3905 Ina ali shaah waaaa aminsanhy asaga io Ali zaki io salax sanaag ugujeclhypa eee wxaaaa kahadloyaaa Kuwa Mogadishu weee isyasayaan 🤣

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamednimco7314 wllhi kuwaanaaa nagafcn zxh

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 ปีที่แล้ว +66

    Waxanu sugnaaaba wa salah sanaag oo naLa xidida Haayadnimo❤

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 2 ปีที่แล้ว

      sow maaaha 😂🤩

    • @zakihilaac3569
      @zakihilaac3569 2 ปีที่แล้ว +4

      Haayada io daraawishtu wa wil io apty 80%

    • @hoodorage264
      @hoodorage264 2 ปีที่แล้ว +3

      Mareexan ayuu la xididayaa 12/2/2022 meherkisu dhacaaya

    • @Yaxye_production
      @Yaxye_production 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@hoodorage264ya kuu sii sheegay adiga way dhacdeybeee

  • @abdirahimsuleiman2663
    @abdirahimsuleiman2663 2 ปีที่แล้ว +129

    habar jeclo hadaad tahay love dhac
    isbarasho

    • @bintiburco4485
      @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋viva h,jeclo

    • @simansiyad6368
      @simansiyad6368 2 ปีที่แล้ว +8

      Habarjeclo maahi balse waxbaa igu leh Reerku Waa romantic Ee kusoo biir 🥰🥰🤣🤣

    • @bintiburco4485
      @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว

      @@simansiyad6368 waynu kuso dhaway nay naah xbbti
      ❤❤❤❤❤❤

    • @abdirahimsuleiman2663
      @abdirahimsuleiman2663 2 ปีที่แล้ว

      @@simansiyad6368 Kuso dhawoow Dad is jecel .

    • @filsanfanichannel425
      @filsanfanichannel425 2 ปีที่แล้ว +15

      Ani ma ihi habar jeclo mise wn idin jeclahy rabi ha idin xifdiyo Dhamaantiin 🙏🥺form mj

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 ปีที่แล้ว +15

    Dumaashi bahku jecel kusoo biirooo gabadhii isaaaq heshaaa nasiib gooniya ayay leedahaye hambalyo hamlyo wllky and dumashi💚❤️❤️💚❤️💚🤍❤️🤍❤️🤍❤️🤍❤️🤍🤍❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +39

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run
    Badan Nabi Muxamed Scw

    • @SakiMoha-qm5mi
      @SakiMoha-qm5mi 2 หลายเดือนก่อน

      Sallalaahu calayhi wasallam ❤❤❤

    • @NasroAxmed-r2e
      @NasroAxmed-r2e หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 2 ปีที่แล้ว +70

    Dhaayaha aragtida fayoobi
    Reerka dhismayay arkaan
    La dhagax dhigayay arkaan
    Isku dhaabayay arkaan
    Isla dhacayey arkaan
    Dhaxanta iska jirayey arkaan. 😊❤

  • @niyaalshilall5914
    @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว +20

    Hambalyo reerka cusub 💍❤️
    Duriyadii dad aan jeclahay 💃🏻👑❤️

  • @miskiabdi7300
    @miskiabdi7300 2 ปีที่แล้ว +11

    Abdikarin wxn urajynayaa inuu xaaskiisa ugu nagaado siduu maftuux xaaskiisa deeqsan ugu nagaaday. Masha allah tabaarakallah labadiina qoysba Allah haidin barakeeyo.

  • @hamziserjio1717
    @hamziserjio1717 2 ปีที่แล้ว +86

    Bateri 🥁Guitar🎸 Bass Iyo Saxophon 🎷Boqor Kapan Iyo Fuluudiyo 🎺Bun ,Baaqa Ruul Piano 🎹 Iyo Liid 🪗
    . *Deeqsan My Fvrt Singer * 🔥

    • @aamoxoosh9478
      @aamoxoosh9478 2 ปีที่แล้ว +2

      Imtaan lee miyaaa
      Luuqada cusub ee somalilandarkaa moodayeee
      Waana waaleen wlhi

    • @hamziserjio1717
      @hamziserjio1717 2 ปีที่แล้ว +3

      @@aamoxoosh9478 Indho-Beelnimada Kala Tag Qaranka Waa Lagu Soo Diree😂😂👊

    • @buzzerpoi825
      @buzzerpoi825 2 ปีที่แล้ว

      AF nocee wayo waxan bisinke 🥱🧐

    • @hamziserjio1717
      @hamziserjio1717 2 ปีที่แล้ว

      @@buzzerpoi825 Waa Kii Geel-Jirayaasha Inad Fahanto Ayey Aheyd 😂😂

    • @buzzerpoi825
      @buzzerpoi825 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamziserjio1717 🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️🙆🏻‍♂️🥱🥱🥱🥱😂😂😂😂😂😂 Kan wu naga weynyahay hdan nahay gel jirta somaliyed 😄😃😅

  • @maxamedcabdi125
    @maxamedcabdi125 2 ปีที่แล้ว +30

    Masha Allah hambalyo hambalyo cabdi Karin Ali shax iyo nafisa iskuwara owlad kheyr qabaa ilahey ha idin siyo wllo mcn

    • @cabaatohofficial3177
      @cabaatohofficial3177 2 ปีที่แล้ว +1

      allaylehe dumaashi dayrkii farxadiyo Ahow Duni Wacan🥰

  • @nasroxasan8205
    @nasroxasan8205 2 ปีที่แล้ว +14

    Dumashi bahkujecl kusobiir😋amazing favorite ❤ 😍 wllahi dadka jecla ishelay cali zaki,zalah zanaag,najma nashaad,deeqsan cabdinzair🔥💯

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 2 ปีที่แล้ว +19

    Abwaanada heesaha tiriyey inba caadi ma ahan taalasame io daaha gas allah barakeeyo rerka 💐

  • @cazal542
    @cazal542 2 ปีที่แล้ว +25

    Hees waa dhaaftay tane magac kle haloo bixiyo cajaa'ib Boqolki fanka io baladki hanate bah kujecel kusoo biir🔥💯💯💯

  • @hamzeismail2833
    @hamzeismail2833 2 ปีที่แล้ว +21

    Deeqsan Abdinazir another level dhuunta ku jirta cajiiba 🥰🥰

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 2 ปีที่แล้ว +120

    Amazing Deeqsan Abdinasir Markaad Fanka udhalatay Wa iska sidan
    Fanka Qalabkiisa Intaad Laxan saarto Ku Luuqaynaysaa Wlipa 😁😆

    • @aamoxoosh9478
      @aamoxoosh9478 2 ปีที่แล้ว +2

      Luuqada aku haysayso wax ma igu dhaantaa wlaalaw wlhi waa iga daacad
      Warkeeda hal kama fahmin inay carabi aqrinayso ila noqotay marna amxaari

    • @ASMA-j
      @ASMA-j 2 ปีที่แล้ว +5

      @@aamoxoosh9478 hhhh awladul fan un ba waxn garanya ama luqada cusube een laso baxny

    • @sulthanofficial1313
      @sulthanofficial1313 2 ปีที่แล้ว +3

      @@aamoxoosh9478 Waxa WeeyE Qalapka Loo IstimaalO Fanka Ee Music Lagu TomO Ayay SheeG SheegaySaa MicnahA

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 ปีที่แล้ว +2

      @@aamoxoosh9478 Batery, kitaar, fuluud, piano, liid Iyo kaban Waa Qaarka Mida Qalabka Musicada Qaar Baanan Fahmine

    • @nihaalmohamed8902
      @nihaalmohamed8902 2 ปีที่แล้ว

      @@lamajofficial2446thnks wafahme qofa ka ogaday radi nayey 😂😂❤

  • @cabdimuuse7790
    @cabdimuuse7790 2 ปีที่แล้ว +13

    Fanka anngaa leh 😎 from Duriyada 🥰

  • @hamuuudimoh4062
    @hamuuudimoh4062 2 ปีที่แล้ว +23

    Caruusku heesaha loo qaaday badankooda isagaa laxameeyay😍

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 2 ปีที่แล้ว +21

    I liked the course
    Dumashi bilaney boqorki
    Fanka e baladka hanate
    Dumashi bah kujecel kusobiiroo
    Dumashi ubad bdan odhala baariya 🥰
    BBARAKOBA💋🥰🥰

  • @user-xb4uh1sh4k
    @user-xb4uh1sh4k 2 ปีที่แล้ว +22

    DeeqsaN Another level Dhunta kugu jirta🥺👸🥰🥰🥰

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 2 ปีที่แล้ว +295

    Another level Deeqsan Naazir Mcalin caydiid🥰👸💯

    • @luulabdulahi7617
      @luulabdulahi7617 2 ปีที่แล้ว +12

      Did they start the new language my reer abti masha’allah

    • @ayanmuuse4620
      @ayanmuuse4620 2 ปีที่แล้ว +4

      @@luulabdulahi7617 hhhhhh hhh inetey qaadayso kuli waan wada fahmay

    • @ayanmuuse4620
      @ayanmuuse4620 2 ปีที่แล้ว +3

      @@luulabdulahi7617 kkkkk luuqad cusub maaha hadaad ufiirsitid waad fahmi waa af somali

    • @foosiyafaarax2059
      @foosiyafaarax2059 2 ปีที่แล้ว +1

      9

    • @URvimez
      @URvimez 2 ปีที่แล้ว +1

      @@luulabdulahi7617 kkkk I understood all ...their is English part .. music instruments.. saxophone,bass, guitar, piano....anoo reer NFD ah waan fahmay erayada dhamaan ☺️🙏

  • @moneyboyofficial5654
    @moneyboyofficial5654 2 ปีที่แล้ว +6

    Maftuux cadeed best musician waye wlhi laxan walba uu umacaneya musicada hawraar media 🥰🥰😍

  • @Nuurside5949
    @Nuurside5949 2 ปีที่แล้ว +11

    Dumashi bilanee nafise bilanee boqorka fanka baladka hanatee dumaashi bah ku jecel ku soo deyro dumashi ubad bdn oo dhala oo bariya ❤

  • @liojeams7550
    @liojeams7550 2 ปีที่แล้ว +53

    Deeqsan
    Bateri 🥁, guitar 🎸 bass iyo saxophone 🎷 boqor kaban iyo fuluudiyo 🎺 bun . baaqa ruul piano 🎹 iyo liid 🪗

    • @ayannna5473
      @ayannna5473 2 ปีที่แล้ว

      Luuqad Fanka U Gaar ah Miyaaa😂 Wax kle baan Uheystey😁

    • @hamdimohamed6552
      @hamdimohamed6552 2 ปีที่แล้ว

      Af ay ku dartan mooday ma waxasay leeday deeqsan afkii cusba baan mood ayay ba😂😂👍🏼👍🏼👍🏼

    • @Sabra9682
      @Sabra9682 2 ปีที่แล้ว

      mxaa laga wada marka

    • @aminabedelhassan9677
      @aminabedelhassan9677 2 ปีที่แล้ว

      War bal ii fasir mise luqadi rerka lagu shegayay bay hees ku qaatay

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 ปีที่แล้ว

      @@aminabedelhassan9677 maxaa laguu fasiraa waa alaabta heesaha lagu qaado music iyo kabanka iyo inta kle ayay sheegayan

  • @ismahaanahmed4587
    @ismahaanahmed4587 2 ปีที่แล้ว +9

    markaad guursato awlaadu hayga fanka caykaas oo kale ayaa lagui amaanayaa another level❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 ปีที่แล้ว +5

    Lyrics Abwan Talasame
    Kooris
    Dumaashi bilaney
    Nafisa bilaney
    Boqorkii fanka ee
    Baladka hanatee
    Dumaashi bah ku jecel
    Ku so biiro
    Dumaashi ubad badan
    O dhala baari ah x2
    Deeqsan
    Beetari kitaar
    Bees iyo sagsifoon
    Boqorad kaban iyo
    Fuluud iyo buun
    Baaq ruun biyaaniyo liid
    Salax sanag
    Kolkay heeso rag iyo bilis
    Is Baal joogiyo
    Hobolo baxasani
    Colaadu badhax Tiran
    Kuu balweeyan
    Faraxad beeran
    Nolosha boqolka ah
    Badh weye fanku
    Kooris
    Dumaashi bilaney
    Nafisa bilaney
    Boqorkii fanka ee
    Baladka hanatee
    Dumaashi bah ku jecel
    Ku so biiro
    Dumaashi ubad badan
    O dhala baariya x2
    Nashaad
    Bayd gabiyiyo
    Butariyo dhaantiyo
    Baddaha jiifiyo
    Salayici baabkii
    Wana loo bilay
    Fan wa lo bogay
    Fanka wa lo bogay
    Zaki
    Daal iyo burburiyo
    Isku buuqiyo
    Cuduro badanbu
    Fanku baanta
    Haa nolol barwaqiyo
    Baraarana woo
    Astaan bilanow
    Fanka wa loo bogay
    Kooris
    Dumaashi bilaney
    Nafisa bilaney
    Boqorkii fanka ee
    Baladka hanatee
    Dumaashi ubad badan
    O dhala baariya x2

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 2 ปีที่แล้ว +27

    Deeqsan xbbti luqadi cusbeyd miyad ku heseysa aniga erayadas man fahmine 😅😅😅😅😅👍

    • @abdishakurabdi3327
      @abdishakurabdi3327 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xataa

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 2 ปีที่แล้ว +1

      QalBka musicy tirisay kkk

    • @hodmaanabdiwahab3668
      @hodmaanabdiwahab3668 2 ปีที่แล้ว +1

      Kula mida ahay gabartu mxaay tiri ma luuqada kale ku amanaysa fahmi wayay anigu hhhh

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hodmaanabdiwahab3668 waxay tidhi betari kitar sexesphoon boqor kaban .fuluudiyo. buun. baaqa ruul .paina. liid waa qalab music

  • @shukriadengure3269
    @shukriadengure3269 2 ปีที่แล้ว +9

    Isaqu wa gop wlh m.a reer abtigy idenjclahy

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +6

    Wow hees iyo badh wa aroos wiil isaaq gobti leyga Berey hambalyo wllkey cabdi kariim cali shah🩸❤💯💯

  • @kingmaahir4708
    @kingmaahir4708 9 หลายเดือนก่อน +75

    Who. ɪs ʟɪsᴛᴇɴɪɴɢ 2024❤😂🎉

    • @imc9270
      @imc9270 9 หลายเดือนก่อน +5

      Astaqfurullah😂😂

    • @kingmaahir4708
      @kingmaahir4708 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@imc9270 hhh adn ma imika so gashy😂😂

    • @nasrahassan7608
      @nasrahassan7608 9 หลายเดือนก่อน

      😊😊😂

    • @kingmaahir4708
      @kingmaahir4708 9 หลายเดือนก่อน

      @@nasrahassan7608 yrey mxa uqoslysaa😃😃

    • @Barwako6
      @Barwako6 9 หลายเดือนก่อน

      2days ago😂😂

  • @xamseqooley7171
    @xamseqooley7171 2 ปีที่แล้ว +3

    Laxanku kii soomaalida maheee halkee ayuuu ka keeenay Apdikariin 💯🙏

  • @hudamohamed8522
    @hudamohamed8522 2 ปีที่แล้ว +6

    Hambalyo wllo niinka qudhen haayda ka jeclahay abdiakrin Ali shaah🥰

  • @sakariyecabdi9069
    @sakariyecabdi9069 2 ปีที่แล้ว +7

    Way hees dhafty walhi team deeqsan is mujiya ☝️✊

  • @mrilkacase918
    @mrilkacase918 2 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi waaa laggend _ Abdi karin cali shax _ hesaha aroskisa laga qadayo _ badankod_ laxanka asagaa iska leh_ wlhi_ inuu laggend yahy_ wan aminsana_ haderna _ more intan aminsanaa✔✔✔

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +4

    Tani Hees Waa DhaaFTaY🔥🙈, Mabruuk LeGend Abdikarim & Duma Nafisa👏💖🙏😍

  • @KawsarJama-l5v
    @KawsarJama-l5v 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan daawanaya 2024 iyado walalkey an jeclahay guurkisu so dhow yahay inkasto Africa iyo Europe Kala joogno 🎉❤😢

  • @foziajano
    @foziajano 2 ปีที่แล้ว +5

    Haayada Marka Loodhaxo Ababaaaaaayda Waynakaa🦋hambalyo🩸🔗

  • @khadaraguero9098
    @khadaraguero9098 2 ปีที่แล้ว +10

    SaaLax Sanaag Cod DahabLe Another LeveL wLhi🥰🔥👏

  • @aadansiciid1388
    @aadansiciid1388 2 ปีที่แล้ว +6

    Aroos waa dhaafay kan magac kale haloo bixiyo mabruuk alfa mabruuk caruusayn❤️💯🙏

  • @medtalenl4022
    @medtalenl4022 2 ปีที่แล้ว +10

    Macha Allah hambalyo hambalyo cabdi Karin Ali shax iyo nafisa iskuwara owlad kheyr qabaa ilahey ha Odin siyo wllo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maxamedcabdi125
    @maxamedcabdi125 2 ปีที่แล้ว +9

    Aroskan luma kala harin ee hadan nahay rer hargeysa halokaco aroska aros yadii hure waka duwan yahay waxana kamaqan fanan ta rer hargeysa xarir axmad iyo axmad aasha ee niman kas halo waco hambalyo hambalyo cabdi Karin Ali Shah iyo dumashi nafisa

  • @najmaabdillahi3280
    @najmaabdillahi3280 2 ปีที่แล้ว +9

    Naagta deeqsan wallee cod laguma gaadho😍😍

  • @suweyschannel453
    @suweyschannel453 9 หลายเดือนก่อน +3

    2023 31 Ayan so boqday sanad cusub oo qurux badan😂😮

  • @hamdaabdifatahahmett7930
    @hamdaabdifatahahmett7930 2 ปีที่แล้ว +2

    Fani khyr maleh wx looo bogonah maaha si kastaba ha ahaateeee reerkaas dhismay kii lagu nastee lgu ngaado alle haka yeelo❤🥰

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 2 ปีที่แล้ว +6

    Anoo nag mj 🇸🇱👑ah mrkan guursdo jcylkygoo ah isaaq wliba habr awl oo sacad musse ksii ah cabdle sacad balan weye inan habeenkyga hargeisa kla xidho😂😭🤴🏻💚💭❤👑

  • @adnamohamuth6145
    @adnamohamuth6145 2 ปีที่แล้ว +2

    Another level najma nashaad
    Deeqzan abdinsr
    Cali zaki
    Zaalax sanaag ❤️😊👏
    Wxani hees way dhaaftay

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah isku wara abid deeqsan m caydiid ax ya sowt 🔥🔥🔥

  • @abdirahmanmarshall4144
    @abdirahmanmarshall4144 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo Hambalyo kun jere iyo in ka badan baa suldanki suuganta somaaliyees ABDIKARIM ALI SHAAH IYO DUMASHIIDEEN saxarla sal dhigi jacaylka suubantu satirkeen uu gashay sacabada nafisa🥳🥳🥳🥳🥳

  • @kingsuleiman8687
    @kingsuleiman8687 2 ปีที่แล้ว +6

    Inta 5 mar ka badan ku cishatay like dhac ku siiya

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah cabdikariin cali shaah iyo marwadiisa reerkii lagu nastee lagu nagaado insha allah

  • @qalbiiyoqandalafamily1085
    @qalbiiyoqandalafamily1085 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah hambaliyo hambaliyo hambaliyo cabdikariin cali shaah iyo xaskisa nafisa😍🥰❤

  • @moneyboyofficial5654
    @moneyboyofficial5654 2 ปีที่แล้ว

    Another level waye laxankan wlhi with amezing music dram wlhi i like hamply wll mcn abdikarim ali shah @Hawraar media pin ii dheeh wll mcn shaqo wacan hormara waligii

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waa ka dhargi la ahay Wlhi inta macaan ee deeqsan baan u bogay say sameecada ugu soo baxayso ❤️❤️

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +41

    Wallow aan lasoo habsaamay, haddaan habqoraaleed(Lyrics) ku muujiyo ereyada uu laxanku yar qariyay ee Deeqsan C. Macallin Caydiid ku luuqaynayso waa sidaan u fahmay, walow aan dhowr jeer dhaggaystay. sidaan ayay noqonayaan;
    "baytari kitaar bass iyo saxophone
    Boqor kabaniyo flute-iyo Buun
    Baaqa Ruuliyo Piano-iyo liid."
    Mahadsanid Talasame M
    Talasame iyo C/Kariin Shaahoow, Hambalyana jaalkeey.
    Music instruments 🎹 🎶😂

    • @asmamohamed1253
      @asmamohamed1253 2 ปีที่แล้ว +2

      Been wYe waxagu😹

    • @AbdinassirShukri
      @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว

      @@asmamohamed1253 kkk waayahee waa luuqadda Cusub ee Jamhuuriyadda barakaysan..😍🙏

  • @xafsaaxmed6488
    @xafsaaxmed6488 2 ปีที่แล้ว +4

    Arooskan qamar ma arko

  • @najmanalka4855
    @najmanalka4855 ปีที่แล้ว +1

    Kheyr male fan ku allow iga madoobe daawashada heesa Ani iyo intii oslaamama

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 2 ปีที่แล้ว +6

    Deeqsan iney buudhaty.....😂😂❤️✌️

  • @adnaaadan6939
    @adnaaadan6939 2 ปีที่แล้ว +2

    Dumashi cabdikarinoow ban leyahay anu gabadha no ilaali🥰isku waara abid

  • @abdiaziizali5669
    @abdiaziizali5669 2 ปีที่แล้ว +15

    Dadkan luuqada ku jahwareersan waxani waa Somaliland 2022 Language, Only madaxweyne Muuse ayaa macneyn kara 😂😂😂

  • @yasirqaxdan5738
    @yasirqaxdan5738 2 ปีที่แล้ว +8

    Deeqsan qaybteeda
    Qalbka Muusikada lagu tumo ayay kala shegysaa
    Batari 🥁Guitar 🎸 pass iyo saxsphone 🪕 Boqor kaban 🪘iyo Fuluud🪘 iyo Buun🎷 Baaqa Luuliyo🎺 Pianiyo Liil🎹

  • @zalmaqurux1705
    @zalmaqurux1705 2 ปีที่แล้ว +5

    Arooska waan joogay ❤♥️✨

  • @cubeydinhocade8709
    @cubeydinhocade8709 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayyyy deeqsan abdi naasir codkeda inba caadi ma ahn 🤩

  • @kawtherataash945
    @kawtherataash945 2 ปีที่แล้ว +6

    saalax sanaag inaderti bu dumaashi leeyahay waxasaa kaa saaxiibtinimaa😍

    • @Malapo22__
      @Malapo22__ 2 ปีที่แล้ว

      Qabiilka zxptinimada iyo wax wada cunka kawayn qrxy ❤️👈

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

      reer fan weeyi

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii วันที่ผ่านมา +1

    Issaqow wa idin so socdaye he inan i radiya sidan xaq mahe😅😂❤

  • @duceysaneofficiall7701
    @duceysaneofficiall7701 2 ปีที่แล้ว +5

    Cali zaki baytkii Saalax sanaag ayuuba qaataye
    Inkastoo microphone-ka ay najma nashaad Markii dambe Si caqliyeysan Ugu dhiibtay

    • @abdishakurabdi3327
      @abdishakurabdi3327 2 ปีที่แล้ว

      ,😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😃😃😃😃😃haaaa wlhi

    • @aaminoladan8839
      @aaminoladan8839 2 ปีที่แล้ว

      Waaa ila aragtay 🤣😂🤣😂🤣😂🤣

  • @mabsuudmahamedmuuse5633
    @mabsuudmahamedmuuse5633 2 ปีที่แล้ว +1

    Deeqsan cabdinaasir macalin caydiid woow another level🔥😍❤️❤️❤️

  • @hodanhassan8868
    @hodanhassan8868 2 ปีที่แล้ว +3

    only naag daraawiisha san losameyn karaaa🔥😍

  • @lover_l.d.n
    @lover_l.d.n 3 หลายเดือนก่อน +2

    Halnbalyo❤❤❤ ❤❤❤

  • @asmamaxamuud4863
    @asmamaxamuud4863 2 ปีที่แล้ว +11

    Nin habar jeclaa uuun saan loogu heesaa💏😘

    • @kathirakhath4075
      @kathirakhath4075 2 ปีที่แล้ว +1

      Kuwaa kuu heesayaa somali cid walba way Leeyihine Umada haiska dhex saarin. Iska daa Caadifada

    • @abdisamadhassan2011
      @abdisamadhassan2011 2 ปีที่แล้ว

      Adigana habar un waa tahee habartee tahay🤣😂😂😂😂

    • @kathirakhath4075
      @kathirakhath4075 2 ปีที่แล้ว

      @@abdisamadhassan2011 cidayda ma guribaad ku nuuradasan Laheyd

  • @hoodoabdisalaan7935
    @hoodoabdisalaan7935 2 ปีที่แล้ว

    Iam first🌹mnzhalllh isku waaara

  • @hibocabdi9474
    @hibocabdi9474 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah illahay ha isku barakeeyo🤲
    Lkn inuu Asturo ayay ahayd gabadha

  • @jjgirl2693
    @jjgirl2693 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan magacayga ku jira Allfa mabruuk huno , isku waara Abid from Germany 🤎🤎🥰🥰🤞🍀

  • @Lander02
    @Lander02 2 ปีที่แล้ว +118

    Somalilanders , noble and proud . Ma sha Allah

  • @hamzaosman3567
    @hamzaosman3567 2 ปีที่แล้ว +2

    Markad fanka leedahey waa iska sidan dhankad doontad uqaadi deeqsan ♥️😂🔥

  • @berdilacshe3639
    @berdilacshe3639 2 ปีที่แล้ว +4

    Somalland 🥰kabar aah iradhiiya ❤️😭

  • @mukhtarabdirahman7406
    @mukhtarabdirahman7406 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila. Daawanaaya. After 1m. Iyo hawraar.

  • @Hijabi_girl1234
    @Hijabi_girl1234 2 ปีที่แล้ว +9

    Isaaq gob waye calafkeyga alaha ka dhigo nin lander aamin idhaha

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hanbalyo cabdikariim cali shaah iyo nafiisa iskuwara ubad khayr qabana kalahela🥰👍❤💚💜👏👏👏🌷🌷💚❤💜❤💐💐👏🥰

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 2 ปีที่แล้ว +4

    1:12 heesta dhan halahan ban usoo radiyay wlhi hit🔥 waye inkasto aam fahansanen😅😅👍

  • @kaamilhass8696
    @kaamilhass8696 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees macaan bay usoo qaadeee wlalkood ❤️ Team ku marky isla jiraan jecliyaa 🔥

  • @abdimajiidahmed4535
    @abdimajiidahmed4535 2 ปีที่แล้ว +4

    Ali saki budhkiibuu ka raagay, maan baryahaas la garaacin

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 oo waayo inder maxd ka dareentay

  • @xareedmaxamed138
    @xareedmaxamed138 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo habalyo arooskii cabdi kariin cali shaah sxbo wcn magacii n ha jiro wllalayl

  • @funnynoop9220
    @funnynoop9220 2 ปีที่แล้ว +18

    Waa hees macaan wllhi

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah haa isku wariyo wil iyo caano gabadh iyo caano Ameen Ameen InshaAllah TacAllah gurki lagu nasto lagu nagado Allah haa iga dhigo Ameen Ameen🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏼🍀🍀🍀🍀🙏🏼🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹

  • @qoranemusic6768
    @qoranemusic6768 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah qoys waara allah haydinka dhigo 💯🙏🏾

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ubad khyr qaba haydinka kala siiyo 🤝👑💯

  • @somalinewsongs8953
    @somalinewsongs8953 2 ปีที่แล้ว +40

    Another level heestan waa iku socotaa

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo abtigay inkastoo aanu gabadha is xigno xaga aabe isna wuxu qabiil layahay qofkaan dunida ugu jeclaa hooyaday ilaahay haw naxariistee .guurku wuxu ku fiicnaa markuu madax iyo minjo kala lahaa.
    Hada naagwalba wax guursadey miday isku qoys yihiin markaas buu ka xishoon waayey oo ka cararay

  • @liihonestofficial865
    @liihonestofficial865 2 ปีที่แล้ว +4

    Hampalyo hampalyo
    Waa laisagu tagy hampalyadaan
    Dumaashi bilaney🙏✌️

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo wllkY Cabdikariin Cali shaah
    Dumazhi bah ku jecel ku zoo biir ❤♥️💯🙏

  • @hussein_abdulkadir_14
    @hussein_abdulkadir_14 2 ปีที่แล้ว +3

    Bateri🥁guitar🎸bass iyo saxophon🎷boqor kaban iyo fuluudiyo🎺bun,baaqa ruul piano 🎹iyo liid🪗 deeqsan Abdinadir maclin caydid mai elder wakaa ladh

  • @fuadabdiraxmanismaciil5317
    @fuadabdiraxmanismaciil5317 หลายเดือนก่อน

    Dadkii Fanka soomaliyeed iskaLahaba is helaya from isaaq

  • @zaki-u2k3l
    @zaki-u2k3l 2 ปีที่แล้ว +50

    Cadceed on the beat

  • @zamzamabdi7018
    @zamzamabdi7018 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alalh tabaarakallah tan oo kale ayan hees iyo soodhawayn u aqaan shrf, nafisa wallashay waad ilaashantahay farxad ayaad gurigeenii kaga tgatay uguna tagtay gabtan weligeen la xididi jirnay

  • @esraadaani1951
    @esraadaani1951 2 ปีที่แล้ว +84

    Best song wllhi 🥰🖤

  • @hooyomacaan4766
    @hooyomacaan4766 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad midiyhy uheesaba wakaas Af lagaraneyin deeqsan ugu heestay mnsha allh barakoba wlky iyo dumo kani AROOS MAHEE WAA SHOW QA BEYSAN KKK