MAQAAR QURUX BADAN WUXUU U BAAHAN YAHAY, DAAWO MUUQAALKAAN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 43

  • @rukiamoalim2981
    @rukiamoalim2981 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Alah Naciimo Jazakumulah Xabiibti waxbadan kaafaaiday shukran

  • @mumtaazshxasan1934
    @mumtaazshxasan1934 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah allaah hakuu siyaadiyo cilmigaaga hbo wax badan ayaa ii faaidaysay aniga maqaarkeyga qalalanyahay mar walbo waxoo ubaa han yahay inaa biyo kuqooyo kadib saliid mariyo saliid kaligeed maba qooneeso mida kle vitamiina aa hada noo shegtay mid kasta kaliis maa lahelaa mcnha somalia ayaa jooga badanaa waxaa arkaa multivtamin iyo 9vitamin hbo sawir ahaan ma usoo saari karta vitamiinada oo ubaahanyahay si aa screen shot uga qaato hbo cafwan cafwan hbo hdii shaqda ku badiyay ma aqaano waxaa abaal kaada ku gudo waayo saaid ayaa ii caawinosaa mana ku iloobi doono insha allaah hbo waxaa noo sheegtay prutiinka jirka aad inoo ugu baahan yahay alxmd allaah intaan waa cuni karaa cudur kuma qabi lkn waxaa jiro walaalo xasaasiyad ku qabaan oo dhaqaatiirka udiideen maxee ku badalan karaan dadkaas xasaasiyada ku qabaan dhamaan buritiinka aa soo shegtay adoo raali hbo allaah haku abaal mariyo janada

  • @FarahAbdi-d5y
    @FarahAbdi-d5y 8 หลายเดือนก่อน

    Fariid runbadshegty❤❤❤

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 ปีที่แล้ว

    Masha allah naciima nalka waa ku tagera sida wax nogu faideysay masha allah aqoontada allaha ku siyadiyo 🥰😍🥰😘

  • @safiyaahmed6112
    @safiyaahmed6112 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah tabaaraka allaah ha ku xifdiyo jazzakaallaah abaayo

  • @arbayosman9540
    @arbayosman9540 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah thanks hbo it help me a lot thank you so much may Allah reward u Ameen ya rabbi ❤️🥰🥰

  • @khadrayusuf1941
    @khadrayusuf1941 2 ปีที่แล้ว

    Manshaalaa ilahay haku xafido sister

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walala shukran 😍😍😍😍👍💯💯

  • @sacdiyoaxmed807
    @sacdiyoaxmed807 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abyo ilaahay haku xifdiyo

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah baarka Allah abaayo ilaahey ku xifdiyo aad nogu faaidesaa ilaahey miisanka xasanaadka ku saaro🤲👌💯✅️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah MashaAllahhhh jizakaAllah khairan abayo Allah hakuxifdiyo fidunya wal aqira

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 2 ปีที่แล้ว

    Jizaa ka Allah kheyr

  • @hassanhussein5011
    @hassanhussein5011 2 ปีที่แล้ว

    WALAASHAY HADDII AY SUUROGAL AY KUU TAHAY KA WARAN VITILIGO dawadeeda fadlan

  • @shamsohasan7321
    @shamsohasan7321 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah

  • @fatumofalis114hussein2
    @fatumofalis114hussein2 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah tabarakalah ❤❤💯

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan qaybta 1aad iyo 2aad iyo sadaxaaad ku soo kala qor plzZZ

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo qaali wajiga nabro iiga soo laab laabto maxaa keeno ayaad is leedahay iiga faaiidey ha daad wax kataqanid jazakallaahu khyr xabiibti qaali

  • @nimoyusuf6995
    @nimoyusuf6995 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah habo qoka lafuhu dhudhubten faytaminkee cunikara

  • @nadaahmed6908
    @nadaahmed6908 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha abaayo allaha ku xafdo honqorta kaso hadal waxyaawaha lagu daaweyo wajiga

  • @UmulqeyrIise
    @UmulqeyrIise 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo kasobaxa solablabto maxasababo

  • @mawlidcawale6420
    @mawlidcawale6420 2 ปีที่แล้ว

    7

  • @simaan8126
    @simaan8126 2 ปีที่แล้ว +1

    Jizakalah kheir abyo mcn. Vitamin b-complex. Aa qataa. Subax kasta waan cunaa OK miyaa xabiibti

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 ปีที่แล้ว +1

      Siman inta aan soo sheegay waad u baahan-tahay, dhir kuhel ama kaaba kuqaado.!

  • @yasminhussen268
    @yasminhussen268 2 ปีที่แล้ว

    habaryar mcn noh so gali ramadanka iscateeska

  • @scdiyohireyscdiyohirey1657
    @scdiyohireyscdiyohirey1657 2 ปีที่แล้ว +1

    asc abaayo waxan rabaa nambarka Allah haku xafido

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 ปีที่แล้ว

    Jasahaa haagu wa jano adun yadana badhadhiyo farxad noogu nolow

  • @hamdiabdirahman975
    @hamdiabdirahman975 2 ปีที่แล้ว +1

    Mama colon kaso hadl

  • @zakariyacqaadir6597
    @zakariyacqaadir6597 2 ปีที่แล้ว

    Zingy maxaa ladhahaa

  • @ifraaxkeefle2401
    @ifraaxkeefle2401 2 ปีที่แล้ว +1

    horta walaalay wadigan wax noo sheegee ma dhaqtar baad tahay shahado maw haysaa an qadano warka e

  • @maymunabdullahi6268
    @maymunabdullahi6268 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc àbayo wadmahad santahay ukunta waxan kukhabaa ilarji aniga iyo carurta a

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 ปีที่แล้ว +1

      Dhaqtar maa kuu soo sheegay mise dariska?

  • @simaan8126
    @simaan8126 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍🌹🌹🌹

  • @zakariasicii335
    @zakariasicii335 2 ปีที่แล้ว +1

    abaayo mcn naba kaga rabaa

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 2 ปีที่แล้ว

    غذاؤنا دواؤنا

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah abayo naciimo ilaahay ha kuxiftiyo waanba sugi la aa

  • @scdiyohireyscdiyohirey1657
    @scdiyohireyscdiyohirey1657 2 ปีที่แล้ว +1

    asc abaayo waxan rabaa nambarka Allah haku xafido
    🥰👍💯❤❤❤❤

  • @bureqoahmed6379
    @bureqoahmed6379 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah