CUDURO BADAN AYUU KA HORTAGAA D-FEYTAMIIN! QAADO CADAD KUGU FILAN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @RaxmaDaahir-n9n
    @RaxmaDaahir-n9n ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wbr abayo waaaaaw anaa uhureyo shukran abayo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  ปีที่แล้ว +2

      MaashaAllaah soo dhawoow!

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 ปีที่แล้ว +2

    100 mg ayaan cunaa aad baan ugu fa iday waxaan filayaa in aad filand ku noshahay dad badanoo aan u sheegay in Ay cunaan waxayba kugula soo bodayaan uma baahni kulli somalida waa taqaatiir ma jecli on aan ku niyad jabiyo shaqa fiican baad hawsha u wadaa horey u soco walaashey waad mahadsan tahay xusuusta xitaa wuu u fiican yahay somalida ma fahansana in Ay ku noolyihiin wadan qabow qoraxda ku yartahay wuxuu ku leeyahay waan yarahay lakiin mar Ay xeero iyo fandhaal kala dhaceen ayuu dhawaaqayaa taasna waxba u tareyso hyvä talvi aika sisko

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb xbt maasha allaah alaha ku barakeeyo dhamaantiin si wanaagsan ayaan ugartay waa inaan laimaado wax qabad muuqda ciyoon 👍👍👍👆👆👆👆👌👌👌👌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @anissahoussein1775
    @anissahoussein1775 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 ปีที่แล้ว +2

    Illahey qeyr badaaan hakusiiyo abaayo qaali nimco shugran

  • @fartunsalyman8001
    @fartunsalyman8001 ปีที่แล้ว +2

    Nicima abayo wan ku salamay abayo ajar iyo xasanad alle haka siyo sida Nogu shegayso wixi noficna alle haku barakeyo adiyo reerkagaba ❤ suaal abayo hal mar fitamino badan maysla qadan kara sida B12 C. D. And mgnsm

  • @حبيبةشريف-ث2ت
    @حبيبةشريف-ث2ت ปีที่แล้ว +2

    Asc wrwb. Naciima waakusalaamay xaboibti. Waakula socodaa markasto waanku dhagaystaa. Ilaahay hakuxafido adiga iyo caruurtaada

  • @yurubhersi6495
    @yurubhersi6495 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wallaal Naciima

  • @qadroaxmed4266
    @qadroaxmed4266 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah jazakallaah qeyr my qaali

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal

  • @fardowsom1171
    @fardowsom1171 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walal anigu horaa kaaga bartay waan fahay oo waan Ku faaiiday

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha welcome Abayo ❤❤❤❤ Thanks ❤ wcs wr wb ❤

  • @ismahaanali7838
    @ismahaanali7838 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤❤ shukaran jazkalahu qeyr

  • @lulhuseyin8903
    @lulhuseyin8903 ปีที่แล้ว

    Scw niciimo abaayo cirboxanuunka maka.idtahey fitimiinla aanta turkiga ayaanjoogaaye

  • @sacdiyosacdush8729
    @sacdiyosacdush8729 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh ❤ Allha ku dhaafo

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed ปีที่แล้ว +1

    Masha allha Shukrn abayo

  • @jawahirmohamed9793
    @jawahirmohamed9793 ปีที่แล้ว +1

    Asc nacimo abayo hadan multi vitamin istacmalo kawaran ? Shukran

  • @faisamohamed4673
    @faisamohamed4673 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaakumulaah kheyr abaayo ❤

  • @HawoMaxamed-cc8fb
    @HawoMaxamed-cc8fb ปีที่แล้ว +1

    Asc. Naciimo alaah Haku xafido adi iyo reerkagaba abaayo waxaso Dhan anaaisku Arkay qayr alaah Haku siiyo 2 mise 3 ayan ucunikara

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 ปีที่แล้ว +1

    Asc walshay nacima ❤❤❤, sxbty samideda mashlah Mashlah, abayo suaal kuwaydiha, calosha kajiranhay, hadase alxamdulah, side cuntoyinka ubadalay, hada Video arkay TH-cam gawar dhahayso canaha laktosefrei ya laisticmalin, xolaha loda kayimadan, talo isi abayo nacima jesekalah qeyr, gawartan fisikili waaye caafimaad sobartay

  • @sadiyamohamed5737
    @sadiyamohamed5737 ปีที่แล้ว +1

    Aabo no so dhawy kaniiniga si aan u argno qer alaha ku siiyo

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks mamo ❤️❤️❤️

  • @حبيبةشريف-ث2ت
    @حبيبةشريف-ث2ت ปีที่แล้ว +1

    Abaayo magaciisa iosoo sheeg

  • @حبيبةشريف-ث2ت
    @حبيبةشريف-ث2ت ปีที่แล้ว +2

    Abaayo. Magaciisa iisoosheeg

  • @hodanmohamud7232
    @hodanmohamud7232 ปีที่แล้ว

    Abaayo wax so galisa kostada iyo spenajka sida lokariyo fornada iso jawab

  • @sadiyamohamed5737
    @sadiyamohamed5737 ปีที่แล้ว

    Fariim miya famshiyahay

  • @fardowsom1171
    @fardowsom1171 ปีที่แล้ว

    Naciima walal qof habeenkii shaqeeya subaxdii macdanta haheenkiina fataminada sidaa ma u qaadankaraa mahadsanid

  • @faadumoxuseenasc5193
    @faadumoxuseenasc5193 ปีที่แล้ว

    Asc naciimo kaniiniga farmashikasta mayalaa tedakal somaliyo qofjoogto ma ubaahadtahay tedakale caanahalo dakasoohadal abaayo

  • @AhmedMudin-y2n
    @AhmedMudin-y2n ปีที่แล้ว

    Nicimo walal vitamin d qaabka loqaato

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 hadaad vitamiinka ka gudubtid adaa isu gudbayo hhhh

  • @ZahraCaliBuule
    @ZahraCaliBuule ปีที่แล้ว

    Nimcoy aniga low aya thy ayaa la I dhahy fd

  • @iqraiqroos7818
    @iqraiqroos7818 ปีที่แล้ว

    Sc:daangada walaal kcl meeqa waaye?

  • @mulkimudeymohamed7767
    @mulkimudeymohamed7767 ปีที่แล้ว +1

    Mshad sanid wlh wan cunaa eaxbadan ayuu iqabtay