8 Qalad oo guurkasta Fashila !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast : podcasts.apple....
    GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
    SPOTIFY: open.spotify.c....
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
    ........................................................................................................................
    Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
    our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

ความคิดเห็น • 106

  • @maajidyare905
    @maajidyare905 ปีที่แล้ว +7

    Maansha allaah macalin xaliye arimahaan qoyska aad ka hadashay waa talo wanaagsan waana qaadan doonaa inshaa allaah adiga waad mahadsan tahay macalin xaliye

  • @Ohanzahj6
    @Ohanzahj6 ปีที่แล้ว +4

    Shaxda fahma guys, Thanks Xaliye.

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว +1

    Tankiyuu macalin xaliye 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 ปีที่แล้ว +1

    Macalinka nolosha Dr xaliye ✊

  • @apaasadam3795
    @apaasadam3795 ปีที่แล้ว +15

    What a talented , professional and intelligent and ability person you are baaba Xaliye 🤞🙌 epically Greating frome ABaas Adam 👋 Boss Xaliye 🫂👏

  • @saidaabdirizak7575
    @saidaabdirizak7575 ปีที่แล้ว +6

    Asc war xaliyow ina adeer talo wanaagsan baad siisay inamadeena ee ilaahay hawaafajiyo inay qaataan anigu aadbaan usoodhawaynayaa figradaas raga iskaadaaye xataa hadaanahay dumarka aadbaynoo anfacaysaa Marka walaalayaal kafaaiidaysiwacan xaliyana ilaahaybaa raga noogusoodiraye alaah hanooxifdiyo

  • @Hidayat_Rabbi
    @Hidayat_Rabbi ปีที่แล้ว +5

    Mr xaliye waan kusalamay

  • @maliricco4494
    @maliricco4494 ปีที่แล้ว +6

    Awoowe Hal qof iga sow hormaray maanta

  • @ayanmohamed134
    @ayanmohamed134 ปีที่แล้ว +1

    Maashaalah waa wax aad u wanaagsan.

  • @fadacosman8091
    @fadacosman8091 ปีที่แล้ว +3

    Xaliyow naguhu cadawad ayay ku qaden mar aan gabdh waydiday xaliye waba xanaqday nimankii dayerada ahaa macalinbay helee hore usoco xaliye

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah xaliye guul ku rajeynaya gabdha qudhe ku taageerta nolosha hala kala qorsheeyo

  • @fadxyacaaql
    @fadxyacaaql 6 หลายเดือนก่อน

    Xaliye hal qodob waad khaladay maamulka dumarka ku fiican lkin caqligeeda iyo aqoonteeda haloo eego 🙏from dumar land

  • @abdullahkaska6841
    @abdullahkaska6841 ปีที่แล้ว

    Macalin xaliye

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 10 หลายเดือนก่อน

    Xaliye😂 goan wa ina wada qadana ileen nafba naga dhaxayse reer an talo isku layn see u dhisanyihiin

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 ปีที่แล้ว +1

    Xaliye Qabiir weyn

  • @mohamedhussein1782
    @mohamedhussein1782 ปีที่แล้ว +7

    Thanks professor
    Hadii aad rabto in aad fahanto caqliga nagaha iyo hab dhaqankooda waxa fiirisa maku laasha oo ey dad qaarki u yaqanin bisad ama yaanyuur

    • @Dagancabdi4063
      @Dagancabdi4063 ปีที่แล้ว

      Biniadam iyo xayawan ayay kala yihiin

  • @ismaaciilmaxamedisxaaq1816
    @ismaaciilmaxamedisxaaq1816 ปีที่แล้ว

    Wales neckband run oo sheegey

  • @im7somali
    @im7somali ปีที่แล้ว +5

    Awoowe kuguma raacin tan🤔🤔🤔 "in aa joojiyo ku laabashada guriga 17:00 aan ku laabanaayo " sababtoo ah guriga hoyadeed soo maka soo wadan sidee baan u cidleeya waa xalaasheeyda wehel iyo garab ayee iiga baahantahay🤨 macalin aniga moowduucyadada waan xiiseeya lkn inta i andacda oo kaliya.
    #TALO: Qof walbo oo wax kuu sheego 100% ha u qaadanin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @moyare7057
      @moyare7057 ปีที่แล้ว +4

      Guriga hooyadeeda kasoo waday, raga dhan aniga iiga soo xulatay, wehel iiga bahan tahay, Waa Abdi khasaro mentality! Naagtada guriga hooyadeda adiga kama soo wadin ayada rabitaankeda kugu soo raacday waxaad aheed optionki ugu fiicnaa heli kartay . Shaxda fahan!

    • @im7somali
      @im7somali ปีที่แล้ว +1

      @@moyare7057 wll, soo ku dayasho ma inoogu filnoo xabiibkeena Maxamed scw inta ilafahan🙏🙏🙏🙏

    • @_zaem_0772
      @_zaem_0772 ปีที่แล้ว +1

      Walaal yaa ku qasbaayo la joog mahee 24 hours akteeda seexo lkn hadalkaan meel ku qoro malin u baahanee tamaam

    • @Ohanzahj6
      @Ohanzahj6 ปีที่แล้ว

      Agteeda seexo waligaa haka tagin Cabdi Khasaare

    • @edenboy4825
      @edenboy4825 ปีที่แล้ว

      Abdi qasaaraha lasheego waa adi✅️

  • @axmedok639
    @axmedok639 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayey muhiim Utahy inaa taqaan side wax loo hogaamiyo marka waa runtaa macalin xaliye thanks

  • @IbrahimTripleM
    @IbrahimTripleM ปีที่แล้ว +3

    Yes that's the Reality Mudane Xaliye Ali 🤟 Thank you my best teacher Nolow Ader inta Nolal jirto insha Allah

  • @yahyepogba4910
    @yahyepogba4910 ปีที่แล้ว +5

    Geep going xaliye

  • @cabdirsaaqmaxamed581
    @cabdirsaaqmaxamed581 ปีที่แล้ว +2

    WLi cabdi khasaarayaab baajira iyo duu macalinku sidaa raga soomaaliyeed ugu didaalay

    • @aminaabukar7685
      @aminaabukar7685 ปีที่แล้ว

      Adunyad ninka warkama hayo raguu radinayo majoogan aduunyad tankale waa lasso dhafay wixligii gabadha loogu hanjabi jiray xoolaha iyo aqoonta miskiin baadtahy aan war hayan waxaad qiimaysa hada wiil iyo gabadh maant iskuul wad geesid kee wax barta keese cider wax tar ninka aad sheegesid oo aad leedahy naagta rerkood wax ha tarin armay gabdha badani biilan wiilka hooyadi marku isagu wax mature noqday

    • @omarhusseinahmed7553
      @omarhusseinahmed7553 ปีที่แล้ว +2

      @@aminaabukar7685 Meeshan calaacal iyo oohin toona loogama baahna Ninka ku qaba hal centi xataa inuu waalidka ama reerkiina siiyo maaha ee waad daalantahaye meeshan iskaga bax

    • @cabdirsaaqmaxamed581
      @cabdirsaaqmaxamed581 ปีที่แล้ว

      @@omarhusseinahmed7553 hkdiiyo is difaaca jooji naag xuu liheeda shandan baaka dhaarty

  • @ismealaden
    @ismealaden ปีที่แล้ว

    Waa tolo wngsn

  • @mustafejamac1099
    @mustafejamac1099 ปีที่แล้ว +3

    Xaliye runta kugu badan lkn baaba diint lasoo akhri si aanad u siiban ereygaa naagta inderaw badel waayo waa erey laga haboon yhy laba xiniyoodle waayo naagta marna way ku dhazhy marna kula dhalty kaamana af foga

  • @SALMAAN6
    @SALMAAN6 ปีที่แล้ว +4

    Keep going doctor xaliye 💪

  • @qaalidofficial72
    @qaalidofficial72 ปีที่แล้ว +1

    Waxad qadata evertime free coaching sida darteed qaado wanada awoow

  • @edenboy4825
    @edenboy4825 ปีที่แล้ว +1

    Sax waye Dumarka majeclo qofka maanta dhan agjoogo ama maanta dhan lahadlaayo ✅️

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 ปีที่แล้ว +4

    naagtyadi baa ku soo salamaysy 😂😂😂😂

  • @Mohamettsaidmohamett
    @Mohamettsaidmohamett 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro❤❤❤❤

  • @tiirri
    @tiirri ปีที่แล้ว +1

    Awoowe talooyinkaan camal noo soo badi. Ogoow iskaabulo lee ku ma fiirsadaan.

  • @ZakiGaming510
    @ZakiGaming510 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin

  • @khaalidmustafe3622
    @khaalidmustafe3622 ปีที่แล้ว +1

    Share gareya dr xaliye taliye toosiye tuse dariiqo cilmi ku dhisan

  • @abdiaraas3642
    @abdiaraas3642 ปีที่แล้ว +2

    Magacayga waa xamse C/raxman muxumed
    Waxa aan ka helay madashan ma Platform ka figradaha xaliye
    Simalinlaha ah in aan tarbiyo nafeed helo
    Xaliye waxa aan diyaar u ahay in aan isbadalo taasna aan rabo in aan ka qaybgalo coach ka aad qabandontid ee 40 xalab xaniiyoodka ka somliyeed
    Ee soo sheeg qimaha coures ka

    • @Fikradaha_XaliyePodcast
      @Fikradaha_XaliyePodcast  ปีที่แล้ว +2

      Fariin iigu soo dir Telegram ka @XaliyeAli

    • @abdiaraas3642
      @abdiaraas3642 ปีที่แล้ว +2

      @@Fikradaha_XaliyePodcast macalin waan ku sodiray fariinta

  • @maamka07
    @maamka07 ปีที่แล้ว +4

    Guurkii Baan Ka daahay Saan isku lahaa Nin lacag leh baa Helaysaa😅
    Adkaatey 😂

    • @ismealaden
      @ismealaden ปีที่แล้ว

      Abaayo makula hadli karaa sthy

    • @ismealaden
      @ismealaden ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. ปีที่แล้ว +2

    Great point ustaad

  • @cabdixamiidcalixasan4934
    @cabdixamiidcalixasan4934 ปีที่แล้ว +1

    Macalin cabdisamaD ali xasan keep goin❣️👊

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 ปีที่แล้ว +1

    GABAR KASTO WAA IN AY IYADANA DHAAFIN GUURKA KA HOR WAXAY SAMEYN JIRTEY,,,, GURI NIN HA U FADHIN, WELIGAA,,,,,, BERI AYUU KU FURI KARAA ,,, ASXAABTAADA HA KA HARIN WELIGAA,,, REERKIINA YUU KAA JARIN NINKA WELIGAA........WELIGAA DHAQAALAHAADA HA U SHEEGIN NINKAADA . IWM... GABDHOOW ISKU BADNAADA ,

  • @abdinajibisaak2186
    @abdinajibisaak2186 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother that is good advice

  • @asadahmed8936
    @asadahmed8936 ปีที่แล้ว +1

    ❤💫

  • @Mohamettsaidmohamett
    @Mohamettsaidmohamett 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro❤❤

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 ปีที่แล้ว +1

    Legend saasaa kaarabaa ku soco

  • @cabdirashiidmaxamuudcumar7460
    @cabdirashiidmaxamuudcumar7460 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin xaliye

  • @ismailbalak4707
    @ismailbalak4707 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother i like your advice

  • @badrishakaal5103
    @badrishakaal5103 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ustad

  • @Bod_Abdi
    @Bod_Abdi ปีที่แล้ว +1

    Macalin 100% wanku aaminay.

  • @abdulhamidmohamed3791
    @abdulhamidmohamed3791 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay Macalin.

  • @daadir2020
    @daadir2020 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid awoowe

  • @Dajiye614
    @Dajiye614 ปีที่แล้ว +1

    Maclin 🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @abdullahicalijamac2433
    @abdullahicalijamac2433 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 ปีที่แล้ว +1

    💯🫶🏾

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว

    This is wonder motivation🎉 I agree with you

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur1498 ปีที่แล้ว

    M.a macalin

  • @mohamadshiine89
    @mohamadshiine89 ปีที่แล้ว

    Wa wax wanaagsan

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 ปีที่แล้ว

    Fv teacher

  • @_zaem_0772
    @_zaem_0772 ปีที่แล้ว

    Comments badn ayan aqriyey kuwa qaar waxa ay ka soo horjedan hadalkaan kuwasina waa dumarka ragana waa ay tagersan yihiin dumarka marka laga hadlo runta tasoo iyaga ku aadan mar marsi ayey kenaan hooyo iyo luuqyo kale marka aan adiga kula xaaltamaayo ma imaaneyso hooyo mana imaanayo aabe ee waa ani iyo adi gabarey jooji ku ganbashada hooyo ee naftaada ka hadal runtana ku dhaqan. Raga ku dabo feela adeer qof ku qasbaayo malahan hadaa rabto qaado ama diid adaa arki doona natiijadaada malin uun qalas

    • @_zaem_0772
      @_zaem_0772 ปีที่แล้ว

      @@Maryan_idil Aniga naagaha daalan lama sheekeysto

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 ปีที่แล้ว

      Nin Rag ah dumar maba caayo karo waxkasta uu sameeyo balse wixii kaso hara waa caayi karaan.

  • @ridwanaliabdi6343
    @ridwanaliabdi6343 ปีที่แล้ว

    Yes✅✅

  • @zaracumar5259
    @zaracumar5259 ปีที่แล้ว +4

    Xaliyoow camala Tasa ahen mataqanida miy

  • @rosemarie6347
    @rosemarie6347 ปีที่แล้ว

    War heedhe waxan leeyahay RIP to the wilasha yar yarka oo aan ogayn waxaan aad daldalaysid
    Inaysan cilmi ahayn ee aad kaso copy garaysay duqii Kevin Samuel iyo labada scammers ka ah ee fresh and fit. Aka feud and Fraud. Allow alle.

  • @UbahahmedUbahahmed
    @UbahahmedUbahahmed ปีที่แล้ว +2

    Naag io nin shekadoda ma rabnee wax kale inisheg

    • @omarhusseinahmed7553
      @omarhusseinahmed7553 ปีที่แล้ว

      Iskaga bax meeshan markaa

    • @ahmetabdikarim
      @ahmetabdikarim ปีที่แล้ว +1

      Qadiijo kuuseey meshan ya ku keenay horta

    • @maansarestudio8484
      @maansarestudio8484 ปีที่แล้ว

      Shaxda hadaad qalad udagto waa maqan tahay shaxda awoowe waan fahmay pr

  • @maansarestudio8484
    @maansarestudio8484 ปีที่แล้ว

    Shaxda waan fahmey qalad uma dagaayo pr

  • @umalkhair4609
    @umalkhair4609 ปีที่แล้ว +3

    Hooyadaa maanay naag ahyn!!!!

    • @abdullahinur3883
      @abdullahinur3883 ปีที่แล้ว +3

      hooyadiis iyo naagta uu guursanayo maxaa iska galay midakale naag xiriir lala yeelanayo markii laga hadlayo maxaad ugu carartaan hooyo. khadiijo kuuseey iyo hooyo isku mid maaha wax maqla.

    • @mohamedkhadar9443
      @mohamedkhadar9443 ปีที่แล้ว

      hooyadi Ma Qabo ninkan Naag Buu Qaba Hooyo Waa Hooyo Naagta ad Qabto waa Naagtada wa laba shakhsi oo kala Duwan haku soo Gaban Hooyo

    • @nagwaln605
      @nagwaln605 ปีที่แล้ว

      @@abdullahinur3883first hooyadii waa naag aabihibayna manta ugu jirta boskaas uu ka hadlaayo xaliye, ta labaad ee kale xidhiidh naag kala dhaxeyo iyo guur way kala duwantahy.
      Sida aanu qofna hoyadi ugu quudhayn hadalada uu leyhy xaliye ayey xaaskaguna u tahy ubad kaga hooyadod o iyagan u quudhay. Ma garanayo anigu halka caqliga laydin kaga qadhidhee

    • @omarhusseinahmed7553
      @omarhusseinahmed7553 ปีที่แล้ว +1

      @@nagwaln605 Waad daalantahaye meeshan calaacalka iyo oohinta Kala tag

    • @abdullahinur3883
      @abdullahinur3883 ปีที่แล้ว

      @@nagwaln605 waad daalantahay khadiijo calaacalka nagala dul tag manipulation ka aadwado waa waxan fahanay, isku mid noqon maayaan naag daalan iyo hooyadey.