#SE01

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 218

  • @AmiraAhmed-gb8sh
    @AmiraAhmed-gb8sh 2 ปีที่แล้ว +98

    Ninkan Waxba yaanla-dhibnsan, Walle si cilmiyeysan buu u hadlayaa!😇

    • @mohaabtidoon9961
      @mohaabtidoon9961 2 ปีที่แล้ว +1

      Saas waye awowo

    • @artandhiblawe4232
      @artandhiblawe4232 2 ปีที่แล้ว

      You are right

    • @Yayaofficial25
      @Yayaofficial25 2 ปีที่แล้ว

      Asc wll

    • @RuntaRasmiga
      @RuntaRasmiga 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa, hasa yeeshee qof kastaa oo si "cilmiyeysan" u hadlo ma aha in aad ku raacdo wax kastuu sheego.
      Naftaada dhis, adigoon Cadowtinimo u qaadin qofna.
      NABADEEY!

    • @abukarhassan1157
      @abukarhassan1157 2 ปีที่แล้ว +2

      Wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay waxaadna jaceel anigoo yar ayuu isoo maray jaceel waxaan bilaabay anigoo jiray 11 sano xaaskeeygna jirtay 10 sano maantana waxaan dhalnay 15 caruur ah aan ku dhalnay amirika aana ku nool nahay jaceelkeeygana waxuu bilaawday 1979 illaa haddana wuu iga fiican yahay markaan bilaabeeynayn nika xun jaceel ma fahmi karro jaceel Markoow yimaaddo wax la shoogo ma ahan lacag waxaa jano ah hadeey laba qof nolosha isla fahanto nolosha aduun iyo aaqiro weey guuleesteen tankale guurkeeyna waa 34 sano waligeed anigoo xanaaqsan kama bixin gurigeeyga xaaskeeygana sidoo kale ee allaha na tusiyo jidka toosan dhamaanteeyn

  • @sareeye9423
    @sareeye9423 2 ปีที่แล้ว +19

    Fikirado aad u wanaagsan xaliye Mr run sheeg
    marka hore lacag kadibna guurso
    Waa qalad marka hore jacayl kadibna lacag

  • @theironlady6009
    @theironlady6009 9 หลายเดือนก่อน +3

    Taageera weynbaa kuu Ahay Anooo Naaga kawaran Absolutely beautiful words ❤
    Kafakara Nafahiina jeclaaada Wax Barta shaqeysta meeel iska soo saaara 🙏✍️

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +83

    My wife caught me watching fakradaha xaliye and now she is asking for divorce 🤣🤣 Living legend 🙌

    • @AmiraAhmed-gb8sh
      @AmiraAhmed-gb8sh 2 ปีที่แล้ว +28

      I am a woman, and to be honest, all the things he addresses are meaningful, and even women can benefit from it. Though he needs to soften a bit the terminology that he is using, as some people may be offended by it.

    • @kalafazii7055
      @kalafazii7055 2 ปีที่แล้ว +5

      😂😂😂😂😂😂😂 dil daanyeerka 😂😂😂

    • @kalafazii7055
      @kalafazii7055 2 ปีที่แล้ว +3

      @@AmiraAhmed-gb8sh exactly wlhi abayo

    • @highflyer215
      @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +3

      @@AmiraAhmed-gb8sh agreed 💯

    • @tiirri
      @tiirri 2 ปีที่แล้ว +5

      @@AmiraAhmed-gb8sh this shows your are an educated lady. Nin kaaan ragg iyo dumarba wax beey ka faiidi karaan. Erayga NAAG sounds harsh. Lakinse erayga NIN eray kale oo afsoomaali ku soo baxaayo aan ka ahayn NAAG garani maayo.

  • @DahirYare-o2w
    @DahirYare-o2w 3 หลายเดือนก่อน +1

    wallahi wad iga qosliday waa sanadkii 3 aad aan fiirsanaayo video waan iska jeclahay runtii waayo maba aamin sani wax ladhaho jacayl

  • @allaboutsport3575
    @allaboutsport3575 ปีที่แล้ว +4

    This guy make sense. Dhalinyarada ninkaan meel muhiim ah ayuu uga soo baxay. Wadciga jira iyo dhibaatooyinka na haysta ayuu si dhaba u abaarayaa. We have to support him

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 2 ปีที่แล้ว +10

    Xaliye wuu aqali badanyahay runtii Thanks bro

  • @asdafhaji7377
    @asdafhaji7377 2 ปีที่แล้ว +20

    Tolow qofkii kowade dumare xaliye taagerey miyaan ahey hhhhhhh.....fikradahaga badan kood wan racsanhey

  • @maxamedmaybe9882
    @maxamedmaybe9882 2 ปีที่แล้ว +24

    m.a xaqiiqada ayaad ka hadashay dhaliyarada sanadkaan joogta update ayeyba u arkaan in jaceyl waqti dhumis la samey m.a m.a waan cashar badan ayaan kaa fa,iday shukran ustaad

  • @IbrahimMohamed-oz9ne
    @IbrahimMohamed-oz9ne 2 ปีที่แล้ว +11

    My Allah belles this guy wlhi he speaks so much facts at a young age
    God bless him

    • @xaliyeyare6067
      @xaliyeyare6067 2 ปีที่แล้ว

      Saxix nag runta doyar ush iney maqasho ayaatahay kkkkkkkkkkk

    • @IbrahimMohamed-oz9ne
      @IbrahimMohamed-oz9ne 2 ปีที่แล้ว

      @@xaliyeyare6067
      War waxaa soo qortay horta iska fiiri intaa send soo dirin axmaq yahow

  • @yussufeyabdii
    @yussufeyabdii 2 ปีที่แล้ว +12

    Xaliye rag rag dhalay batahy, you are the only living legend.

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 2 ปีที่แล้ว

      KKkkk RAG RAG DHALAY MA JIRE XAAROOW NAAG YAA WAX DHASHA OO KU DHASHAY WAAR BAX

    • @mussecumar7183
      @mussecumar7183 2 ปีที่แล้ว

      Xaliye danyeer baaan noqon raby😂😂

    • @Awaale_sahal_mohamud
      @Awaale_sahal_mohamud 2 ปีที่แล้ว

      @@alhamdulilaahalluakbar595waxay nagu gadeen waxaa nahay warshad😂😂

    • @Awaale_sahal_mohamud
      @Awaale_sahal_mohamud 2 ปีที่แล้ว

      @@alhamdulilaahalluakbar595 awoowe waxaa tahy dameer

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 2 ปีที่แล้ว

      @@Awaale_sahal_mohamud kkkakaak cali uraayee

  • @AbdikaadirCabdikariin
    @AbdikaadirCabdikariin 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin xaliye waa ustaat sharaf iyo qiimo leh allaw utaa fikradihiisa macaan Aamiin

  • @abdihakimosman1153
    @abdihakimosman1153 2 ปีที่แล้ว +7

    Saaxiib waxaa ka hadlayso waa sax hawsha wad. Maxaa ka qaldan war is dhis kadib guurso oo reer wanaagsan samayso waa uun intaa waxaa uu idiin sheegayaa Xaliye ee istoosiya oo joojiya nacasnimada
    I agree with you 100%

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 2 ปีที่แล้ว +18

    True aniga waxan ahay nin IT man ah life time learner aqriya bukaak badan nin raag ah o wax badan fahansan aya tahay wax bar ragan doqomada ah walal wanku tagersanahay

  • @kisima5420
    @kisima5420 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax qalad ilaa usheegayo ma arag wacyo gelin ayuu usoo jeediyey dhalinyarada waa basically useful informative

  • @MBOsman
    @MBOsman 2 ปีที่แล้ว +12

    Waar jacayl ma jiro, waa dan uun. Wallahi wax jacayl la yidhaahdo inaanu jirine waa dantaada inaad ka dhex-aragto qof uun. Laakiin halkii danta dhabta ah wakhti la siin lahaa, oo si dhab ah la isaga baadhi lahaa qofka aad dan-wadaagta noqonaysaan. Waxa la inaga iibiyey "jacayl" maxaa jacayl ah dee?

  • @munaosman6860
    @munaosman6860 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa ruun jacal ma jiro guurka ka xaasila

  • @husenmohamed1330
    @husenmohamed1330 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaanu anuuba igahadlayaa. Runtii macalin adigoo kalaa waan ubaahna. Mahadsanid macalin

  • @abdourahimhassanabsieh8007
    @abdourahimhassanabsieh8007 2 ปีที่แล้ว +3

    Great Advice bro.
    Somali people are gratefull for you.

  • @Username_8A
    @Username_8A 5 หลายเดือนก่อน +2

    Xariiqinta Guusha Ayeey kugu sugaayaan Dumarku

  • @houstro7249
    @houstro7249 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll xaliye pro wx bdn ayad no iftiinisey awoowe

  • @maxamedwarsame5375
    @maxamedwarsame5375 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks my prother you are talking with like Educational person go forward

  • @abukarhassan1157
    @abukarhassan1157 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay waxaadna ogaataa jaceel in uu jirro labadda qof illaah ayaa abuuray adan iyo daawo ee ogoow gabadhaha nin weey jeclaadaan lacagna weeysiiyaan ninka eey jeclaato ee ogoow jaceel lacag ma ahan ee wax baddan ogoow

  • @abdirahman7547
    @abdirahman7547 2 ปีที่แล้ว +6

    Ma Aqan 39daqiqo Mrkey iga Dhamatay Macalin🤝Guleyso Awowe

  • @ApzhirAhmett.
    @ApzhirAhmett. ปีที่แล้ว +3

    Ninkan runta buu taabtey wllhi ✔

  • @adancilmi-iz9vp
    @adancilmi-iz9vp ปีที่แล้ว +2

    Xaliye always speaks about the truth

  • @mohaledhassan3722
    @mohaledhassan3722 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga marka nagaha iskaa dayo yee iradiyaan monsieur xaliy chui 22 ans marka et vraiment j'adore tn émission ✌🇩🇯

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 2 ปีที่แล้ว +14

    You are on to something I may not agree on everything but a lot of things you say makes sense

  • @Football-bo6jj
    @Football-bo6jj 2 ปีที่แล้ว +10

    Ustaad midkale ayaa jirto oo Wllh aan arkey oo ah in aan Aqoon badan keen sida maya wax loyirahdo Taas Mushkilad kale ah iyadunah ubaahan in laga hadlo oon laiska indhatirin Mowducas nah waan kasugenaa Insha Allah adiganah Allah kudhowro 🙏🤝

  • @abdalasallal1294
    @abdalasallal1294 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my brother 🙏 ❤

  • @guleidabdi6038
    @guleidabdi6038 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks nio wad ibadbaadisay

  • @MadaalePromax-lj2dy
    @MadaalePromax-lj2dy ปีที่แล้ว +1

    Thanks badbaadiye
    Waxaanan waajib igu ehen iguma ogid

  • @cashadahir5300
    @cashadahir5300 2 ปีที่แล้ว +5

    Hahahahaahahahahahahaha masayraa ku Haayo waad muuqmuqataa hahahahaahah
    Horaa xaliyoow lagu soo kiciyey

  • @Hanaddeen
    @Hanaddeen 2 ปีที่แล้ว +5

    Only facts nothing else !

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii iyo Xaqiiqdi oo Qof ah Prof xaliye

  • @yasinali2510
    @yasinali2510 2 ปีที่แล้ว +7

    ninkan rag badanoo so jabay ayu daren koda tabanaya wana talo fican waxan rajeyneyna in an helo taloyin wax ku ol ah xaga dhaqalaha wan in aan iska dhisna 2022 ila iyo 2030 laga garayo wayo jaceyl wa dhamaday lacag aya shaqeyneyso kkkkkjk

  • @cabdulqadirdaahirmohammed2631
    @cabdulqadirdaahirmohammed2631 หลายเดือนก่อน

    Thank you UStaad🙏🩵

  • @mohamedabdi7652
    @mohamedabdi7652 2 ปีที่แล้ว +2

    Alot of something I agree bther keep it up we really need u

  • @yg_uno_cs1569
    @yg_uno_cs1569 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalin Khabir ah waye ninku😊

  • @cabaazjanno3354
    @cabaazjanno3354 2 ปีที่แล้ว +3

    marki hore waxa ku arkayay inaad qaldaneed.
    waxyaabaha is waydiinayay baa waxa kamid aheed oo aan jawaab uwaayay
    maxay ku dhacday mar walba waxa isku arkayay inaan ahay kan ugu fiican
    hadana waxa arka anigo usocda jiho aanan rabin inaan aado ? sababteedana waxa weeye inaan kulumiyay wakhtigayga waxaan faa,iido ilahayn.
    oo ugu horeeyo xiriir jacayl.
    thank you for helping xaliye ❤️🙏

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 2 ปีที่แล้ว +4

    I agree with u alot of things also I see many b who are selling love

  • @Waayo____aragg
    @Waayo____aragg 2 ปีที่แล้ว +19

    Waryaa naagihii feminist aamin sanaa legend baa loo helay
    Ala maxaa fikir habar daw dawarad ah oo asaasaqday
    Iyo naago reer galbeed ah oo dhufaanani ay ku shubeen
    Nin dul istaaga loo helo WAR waan kuwataa anigu
    Waxani waa dameero hadaan yac la iska odhan
    Way kugu kaajayaane

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 2 ปีที่แล้ว +3

      Wa Sax habri walwalna ee jabcada madhan ee fiminista lo so dhibay iyu inaga barejeyey waan wata anigu viv xaliye

  • @thatsscaryssight4260
    @thatsscaryssight4260 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc maasha allaah .xaliya.walaalkena

  • @barbaofficialchannel4570
    @barbaofficialchannel4570 2 ปีที่แล้ว +12

    wlahi wdadan ku hormari lhaa mantan cagta saaran wa mahansanthy awoowe

    • @Fikradaha_XaliyePodcast
      @Fikradaha_XaliyePodcast  2 ปีที่แล้ว +4

      La soco qaybta podcast-ga ee dhagaysiga ah , sidoo kale fellow soo saar TIKTOK @Xaliye_Ali..muhiimadu waa in raga la dhiso.

    • @LovelyBirthdayCake-gp6ip
      @LovelyBirthdayCake-gp6ip 3 หลายเดือนก่อน

      Guleyso 🙏 😘 ustaad ♥️♥️♥️♥️​@@Fikradaha_XaliyePodcast

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga inta gabadh i gurtay lacag layga dhameeyay hadana iga dhuumatay markaan imid

  • @MBOsman
    @MBOsman 2 ปีที่แล้ว +13

    Waar ninkaan waa in muuqaallo badan laga duubo. Raggu way jabeen, ismana oga. Naaguhu waa cadow annaguna jacayl uun baan la daba ordayaan. Hayaay, waar dumarku waa danaystayaal intooda badan.

    • @mataanwaligis2776
      @mataanwaligis2776 2 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhjjjjjhhhhhhh m.osman waa jabnay

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 2 ปีที่แล้ว

      xaqiiqo wlhi siiba Naagaha Soomaalida Badankooda waa Cadaw

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 5 หลายเดือนก่อน

      awoowe Cadwga itoobiya wxaa inooga daran naagah soomaliada

  • @hassanwali713
    @hassanwali713 11 หลายเดือนก่อน

    I subscribed 💯 papa legend

  • @mohameddaauudurus7269
    @mohameddaauudurus7269 8 หลายเดือนก่อน +1

    Runtu Aadbay Xanuun Utahay Dhalin Yaro

  • @RuntaRasmiga
    @RuntaRasmiga 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa run, wey fiicantahay in naftaada aad dhisto, madax-banaani-daadana aad ka shaqeyso. Hasa yeeshee waa gaf & doqon-nimo inaad Bulshada dhan aad sas iyo cuqdad ka qaado.
    Wadaay, ragga waani adiga oo Dumarka oo dhan ka dhigin Calooshood-u-shaqeystayaal.

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 ปีที่แล้ว

      nin wuxu lagac kuso qaatay inu sas qaadsiyo raga somaliyeed

    • @RuntaRasmiga
      @RuntaRasmiga ปีที่แล้ว

      @@lunibark9978 Fakarkiisa asagaa leh lkn waa waa laga fiicanahay xag-jirnimada uu aaminsanyahay ninkan. Qofka waa inuu Caqligiisa wax ku miisaamaa.

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 ปีที่แล้ว

      @@RuntaRasmiga haaye ragi bila cilmiga aha bu maskaxda ka qabsaday ragiina wax qaldan bu ka dhaadhicinaya youtube kina lacag bukaga samaysanaya waayo wuxu bartay iney somali wax kasta iska qaadamayso oonay iska shaan dhaynayn wu ino so fikiray ninkan wu shaqaysanaya lkn qofki ku raacaya isagay utala

  • @ahmediinnuuxaadan7737
    @ahmediinnuuxaadan7737 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid mudane

  • @AbdinurAli-q6g
    @AbdinurAli-q6g หลายเดือนก่อน

    Macalin saa aniga ugo soberey cashirkaga wax yaabo badn baa isku bideley. Hetaa waxaa iska dhafey in naga wagta ka dhomiyo

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 2 ปีที่แล้ว +2

    🌟🌟🌟🌟🌟PROFESSOR ABDISAMAD ALI ((XALIYE))

  • @mohameddekabdullahi7667
    @mohameddekabdullahi7667 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro 💯🙏

  • @yusufhashi5579
    @yusufhashi5579 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid ustaad respects 🙏 🙌 👏

  • @habiberick8923
    @habiberick8923 ปีที่แล้ว

    Xalliye, all you talk about the women is true 👍 👌 😊😊

  • @hanad6666
    @hanad6666 2 ปีที่แล้ว +6

    Xaqiiq 100%🙏✅

  • @mrciil
    @mrciil 2 ปีที่แล้ว +4

    I'm greatful for your great advice, subscribed and liked

  • @radwansalah8763
    @radwansalah8763 2 ปีที่แล้ว +2

    wax qareed ayaa tahay keep going bro

  • @mohamedabdillahi8677
    @mohamedabdillahi8677 ปีที่แล้ว

    Ha ku daayo jacaylku intaad lacag helayso

  • @nasrireermagal9031
    @nasrireermagal9031 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtu sonalida way dhibta this real

  • @mhshow841
    @mhshow841 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaliye wan ku wadanaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +2

    Lacagta aad ku waalatay gabdhaha qaarkood ayagaa ka lacag badan nimanka

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 2 ปีที่แล้ว

      Lacagtooda meel daran bey ka baxdaa. Ninka uunbaa wax walba lags rabaa.

    • @omarhusseinahmed7553
      @omarhusseinahmed7553 ปีที่แล้ว

      Iska aamu nacas baad tahaye

  • @yusufliban1118
    @yusufliban1118 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad 👍👍👍👍👍👍

  • @faaraxallayl9241
    @faaraxallayl9241 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaliyow macalin jacaylka lashegayo guurka shukansigu waa mays wasna oo af carabiya

  • @Lilgoozy-es5fd
    @Lilgoozy-es5fd 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going macalin xaliye

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaliye runtu sheegay. Lakiin somaali macawislay ninka runta sheega ma jecla xaliye horu soco

  • @calanbile
    @calanbile ปีที่แล้ว

    Dhalinyarada aan helin aabe ama adeer la taliya, ha dhageysteen halyeygaan

  • @hamisare5520
    @hamisare5520 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep it plz

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxyaabaha aad ka hadlaysid qaar badan oo ka mid ah waan kugu raacsanahy balse laba qodob baan kugu diidanahay:-
    1.si aad u guursatid waxaad u baahan tahay inaad muddo xiriiro waddid oo aad dumarka wax badan ka ogaatid. Qof aad laba todobaad istiqiineen isma guursan kartaan waayo laba todobaad waxba laguma baran karo ,ugu yaraan waa inaad muddo sanad ah wada sheekaysataan .
    2. Qodobka labaad guurku kuma xirna inaad adigu diyaar tahay oo kaliya balse sidoo kale waa in qofka aad guursnaysid uu isna diuaar yahay .

    • @muxubomaxamuud7878
      @muxubomaxamuud7878 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc wl labada qodob ee aad sheegtay waa runtaa lkn mid aan kugu dar sado naag lama guursado ee qoskeeda la guursadaa intaad qofta soo qaban qoyskeeda maclumaad ka raadi.
      Hadhow markaad xog soo heshid qofta waaba taqanaa two week howshiina ku soo gaba gabee

    • @MBOsman
      @MBOsman 2 ปีที่แล้ว +4

      Labadabaa qodob ee aad ku diiddan tahay adigu, waxay aniga ila tahay inuu ku saxan yahay waayo. Qof aan diyaar ahayn maxaad ka doonaysaa, adigaaba dhib raadsaday, waayo guurku waa heshiiskuna haddii aan labada qofba diyaar u ahayn dee guurkaasi socon maayo waayo hal dhinac ayuu ka raran yahay.
      Qodobka labaad, ee ah muddada, anigu waxaan qabaa inay muhiim tahay in qofka wakhti la siiyo si aad u barato waayo dumarka waxay aad ugu wanaagsan yihiin is-qarinta iyo isdabamarinta. Waxay aad ugu fiican yihiin inay qarin karaa xaqiiqada noloshooda, waxay inta badan ragga tusaan wanaaggooda iyo ma tusaan dhaliilahooda. Taasina waxay dhib u keenaysaa wada-noolaanshihiinna mustaqbalka.

    • @suldaancaydaruus9352
      @suldaancaydaruus9352 2 ปีที่แล้ว

      P

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 ปีที่แล้ว

      ​@@muxubomaxamuud7878 😂😂 2 weeks idishay😂😂

  • @shaashtube
    @shaashtube 2 ปีที่แล้ว

    Wa xaqiq ruun bad shegte 💯

  • @mussecumar7183
    @mussecumar7183 2 ปีที่แล้ว +4

    Danyeer ban ahaa hortaa

  • @mohamedabdillahi8677
    @mohamedabdillahi8677 ปีที่แล้ว

    Waaa sax hadal ka ku. Hadii aan naag doonto lay odhan maayo maad jeceshahay ee ka xayso lakin waxa lay odhanaya maxad lacag haysata

  • @saaruq____madeera1546
    @saaruq____madeera1546 2 ปีที่แล้ว

    Xaliye legend

  • @nasteexocali8725
    @nasteexocali8725 ปีที่แล้ว

    Jacalku. Waa. Ixtiraamka. Guriga

  • @cabdikhasarecabdikhasare8713
    @cabdikhasarecabdikhasare8713 2 ปีที่แล้ว

    xaliye wan ku salamayi halka kasiwad hashd haso

  • @bashirmohamed8285
    @bashirmohamed8285 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaliye Cadi ma’aha

  • @cbdallahbbc8181
    @cbdallahbbc8181 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxatahay ways arag

  • @AbdullahiAhmed-y4o
    @AbdullahiAhmed-y4o 10 หลายเดือนก่อน

    Bro xujo maya. Naag aad qabto xittaa lagama yeelo warkaas, ayada maxaa ka galey

  • @mahamuudmohamed5662
    @mahamuudmohamed5662 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waxaa ka xadlaye waa real

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 2 ปีที่แล้ว +7

    Are you married bro? I’m just curious! 🤔

    • @mohameddekabdullahi7667
      @mohameddekabdullahi7667 2 ปีที่แล้ว +6

      Wllo hanaga mashquulinin macalinka waqti kuma socdo. Marka mind your business and take your shit somewhere else. 🙏

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme 2 ปีที่แล้ว +1

      He is divorced who learned from his early mistakes. Now he is teaching his life story.

  • @namanga9786
    @namanga9786 2 ปีที่แล้ว

    Tasiiwaruun

  • @nimcancabdi6076
    @nimcancabdi6076 10 หลายเดือนก่อน

    Really 20:26

  • @sahalknowledge5410
    @sahalknowledge5410 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan wax badan Baad ogtahay

  • @dahirabdikani9797
    @dahirabdikani9797 2 ปีที่แล้ว

    Meaningful

  • @abdisaid6069
    @abdisaid6069 2 ปีที่แล้ว +1

    Furniinka waxaa Keena waa gudniinka fircooniga ah

  • @izmailapdirahman813
    @izmailapdirahman813 2 ปีที่แล้ว +8

    Xaliye qoodho maleh waxaa kaga dhacay xabad dagaalkii sokeeye

    • @abdirahmanabdullahi6177
      @abdirahmanabdullahi6177 2 ปีที่แล้ว

      Adi maa fiiriyey... kharash kuso socday miyuu ka arbushay🤣🤣🤣

  • @Abdi-Raxmaan
    @Abdi-Raxmaan 11 หลายเดือนก่อน

    Nolow pro ❤💯

  • @Dugalmedia
    @Dugalmedia 2 ปีที่แล้ว

    Aniga laftrkyga macalinka anoo xisadisa dhagysnyo ayey argtay my gabdhan shukansanyey hda wxy tagntahy ama xaliye ama ani😂😁

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 ปีที่แล้ว +1

    Bror Xaliye, arimaha aad ka hadlaysid dhalinyaradu baahi badan bay u qabaan.
    Sababtoo ah:
    Dhalinyaro badan aabe ay ku daydaan ma helin koritankodii, taas oo loo sababeen karo:
    Dagaladii sokeeye, aabaha iyo caruurtiisa oo wadamo ku kala nool.
    Burburka familo badan waxaa loo saleenkaraa:
    Aqoon darada wilasha Somaliyeed ay u leyihiin sida dumarka maskaxdooda u shaqeeyso. Iyo gabdhaha Somaliyeed oo aqoonta ay u leyihiin sida sida ragu u fakaro, taas oo loo saleen karo dhagankeena oo ku saleysan dhaqanka geel jiraha.
    Sidee loo fasiri karaa, mahmahdaan dumarka somaliyeed " nin gacal maha ee gacal baa laga helaa"?
    Miyaa loo fasiri karin burburada familiyada somaliyeed dhaganka dumarka 60% ay ka yihiin?

  • @Harun-vw4gh
    @Harun-vw4gh 2 ปีที่แล้ว

    Lkne ustaadow wad naga so dahday 💪🏾🤜👍

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 ปีที่แล้ว

    Mr haliyee u copy ur show motivation encouraged men and how to deals with golddiger from fit & fresh show good luck u doing great job bro

  • @Abwaanyariisow
    @Abwaanyariisow 2 วันที่ผ่านมา

    2024 reapleyyyy

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 10 หลายเดือนก่อน

  • @mohamedhassansalat8338
    @mohamedhassansalat8338 2 ปีที่แล้ว +1

    Horeey usocoo zxb

  • @abdulkarimali6121
    @abdulkarimali6121 2 ปีที่แล้ว +1

    It seems Somali gold diggers will not survive long after this guy's redpilling.

  • @nasteexocali8725
    @nasteexocali8725 ปีที่แล้ว

    Hadanu. Jacaljirin. Majiroixtiraa. Gurigu

  • @hiponuur1541
    @hiponuur1541 2 ปีที่แล้ว +1

    Fikirado qaladan ayaa kaa buuxa 2 waalid kudhely hadan jecel io kala.gacal kadhaxeyn maad dhalteen alle haku qaboojiyo caloosha ka bugtaaye

    • @mrosman6095
      @mrosman6095 2 ปีที่แล้ว

      Jacel micno daro wu jira anaba ku jiray oo iskala soco ah lee

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 5 หลายเดือนก่อน

      isa jecleen ee waxa ka dhaxeeyey dan ah in ay qays wada ahadaan... Period

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 2 ปีที่แล้ว +1

    100/100

  • @DiiwaanChannelTv
    @DiiwaanChannelTv 2 ปีที่แล้ว +2

    Aragti Wanaagsan weeyaan

  • @Moha-g7r
    @Moha-g7r 6 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq