Sirtan shukaansiga ma rabaan inaad ogaato !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
    skillshare.eqc...
    Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast : podcasts.apple....
    GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
    SPOTIFY: open.spotify.c....
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #xaliye

ความคิดเห็น • 365

  • @Yahyeyusuf
    @Yahyeyusuf ปีที่แล้ว +50

    The best teacher keep going ustaad

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 ปีที่แล้ว +114

    Best teacher Ever 👍 Cashiradan oo kale caalamka lacag lagu bixiyaa thanks macalin 2022 baan kuso biirey Ardeydaada anoo Daalan oo naago badan iga tageen lkn hada waxan Noqdey Qof dhisey qiimihisa maalinwalbana lacag sameeya daqiiqad walbana ka fa ideysta wakhtigisa imika ana la iso radiyaa 😊

    • @carafaatcali
      @carafaatcali ปีที่แล้ว +4

      Xaliye goalkiisa Wa halka

    • @cadowkuneen6378
      @cadowkuneen6378 ปีที่แล้ว

      ​@@carafaatcalis😮
      ©¥😮

    • @cadowkuneen6378
      @cadowkuneen6378 ปีที่แล้ว

      ❤d😮 .v_)
      Dd

    • @cadowkuneen6378
      @cadowkuneen6378 ปีที่แล้ว

      🎉❤🎉❤😊😢😊😅😢😂🎉❤😊😅

  • @ciiseaxmedcabdi2829
    @ciiseaxmedcabdi2829 ปีที่แล้ว +22

    Macalinkii ugu fiicnaa aan wax ka barto hore u soco ustaad shaqo adag noo haysaa cml🙏

  • @bullalecanada6695
    @bullalecanada6695 ปีที่แล้ว +6

    Legend baa tahay nio waxbadan fahamsan. Aad cilmi baadhis usamee oo sidaa noolasoo wadaaag, thanks sxp.

  • @Ibnuahmed678
    @Ibnuahmed678 ปีที่แล้ว +32

    Horta mclin anigu ardey secondary schl ahay 17years jira runti hadalkaga waxooGa ka fahmaya wxn jeclan laha in xalqadaha dambe waxooga no yar kala qaaDid si an ufahmo🙌🙏
    Tnkz mclin xliy£🫡🫅

    • @Ibnuahmed678
      @Ibnuahmed678 ปีที่แล้ว +3

      @@Ahmed_Ashiim insha allah wixi caqabad iso waajahda wan ka hor tagi doona

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว +1

      Waxbarashada ku ekow sxb wad yar tahe sobarbar awowe 😂

    • @Ibnuahmed678
      @Ibnuahmed678 ปีที่แล้ว +2

      @@abdullahiabdi1332 hye wllkey

    • @aidarusmohamed877
      @aidarusmohamed877 ปีที่แล้ว

      ​@@Ibnuahmed678 waxaad noqotay samikeyga maadama aad tiray waxaan ahay 17 jir waxaa noo dhaxeyso around 14 years sidaas darteed waxaad ku jirtaa xilliga aad waxbarashada xooga saari lahayd ma qoomameyn doontid haddaad cilmiyan iyo caqliyan miisaaman tahay oo aad sidaa da, ahaan ku weynaato dumar shukaanso ileen ka hari mayside 😅 lakin qalbigaaga ha siin waayo waxaad lumin doontaa wadadaat ku gaari lahayd hadafkaaya mustaqbaleed midna Ogow dumarka hadday ogaadaan inaad isa siiisay waa markey ku adoonsan doonto waayo adiga dhan bey ku aqrisatay waxeyna wada ogaatay waxa kuu qarsoon sidoo kalane waxey iska dhaadhicineysaa inaadan ka maarmin haddaad naftaada dhisto xirfad yeelato isku filnaato masuulna tahay nin toosanna tahay wacadalle waalid walba ayaa gabadhooda oo aan irida dhaafin kula jeclaan doonaan inaad ka guursato waayo qiimahaaga ayaad kor u qaaday sidaa darteed waxaad guran doontaa mirahaad beeratay ✍️✍️

  • @qaalidofficial72
    @qaalidofficial72 ปีที่แล้ว +13

    The best teacher this time training your life awoow

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 4 หลายเดือนก่อน +3

    Shax fiican waaye awoowe qaadashay leedahay. Salaaman

  • @Farxaan-Boos
    @Farxaan-Boos หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad.

  • @filsansiman8795
    @filsansiman8795 4 วันที่ผ่านมา

    Saaxiib xaliye lambarkaaga isii inaa kula soo hadlo Baan rabaa

  • @Awraali
    @Awraali 6 หลายเดือนก่อน +4

    Duruus qaali ah runtii ❤❤❤

  • @siciiddaauus3938
    @siciiddaauus3938 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mar walba waxaad kahadashaa xaqiiqdad the best teacher🤝🥰

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 11 หลายเดือนก่อน +3

    The best teacher in the world 😊❤

  • @AbdiBille-fx1pq
    @AbdiBille-fx1pq ปีที่แล้ว +33

    'aniga naago bdnaa igatagy waaga daalana' 😅😂
    Xaliye asagoo sojabay ayuu hada rawaa wilasha walaaladisa ah inuu jabka kabad baadiyo.
    Hats off to this legend.

    • @akdream5313
      @akdream5313 ปีที่แล้ว +10

      Wlahi azb anba waan soo jabay waa gaan mashaqeestaha ahaa ilaa 500 op naago ah ayaa igu daadi,yay
      Markaan daalanaa maanta Alxamdulilah
      Guri baan dhistay
      Gaari baan leeyahay
      Ganacsi baa ii shaqeeya
      Gabar 19 ayaan guursday maalin dhoweee
      Alxamdulilah
      War ragoow Baaraaruga

    • @Isxaaqmr
      @Isxaaqmr ปีที่แล้ว

      ​​@@akdream5313sxp 18 sano Ayaan jiraa runti marka aan fiiriyo dhalinta aniga iga horeysay 99% waxa ay isku raac san yihiin xiriirka marka aad yar tahay in uu iska yahay wakhti lumis & wax aan macno sameyneen alle ayaana kumahad leh in aan fahmo arintaas aniga oo aad u da'yar
      Insha Allah mustaqbalka dhow waxaan jeclahy in guulo badan aan xaqiijiyo kadibna aan usoo jeesto nolosha mida xiriirka & guurka ❤
      Waad kumahdsan tihiin sida waxyaabaha aad soo marteen aad noogu faaideyseen taasi waxa ay keeneysaa in dabin aan ku dhici laheyn kabad baadno

    • @jnr3593
      @jnr3593 9 หลายเดือนก่อน

      🎉​@@akdream5313

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 8 หลายเดือนก่อน +1

      Mashalaah nin raga waa kii so jaba hambalyo libaax

  • @Abdikwkwan
    @Abdikwkwan ปีที่แล้ว +19

    Xaliye legend ayan wax badana an kafaa iidey keep going ustaad

    • @anshaxwiilboqortooyo2034
      @anshaxwiilboqortooyo2034 ปีที่แล้ว +1

      Hye macalin caliye

    • @suleimanhashi.9207
      @suleimanhashi.9207 ปีที่แล้ว +5

      No. It's not Ani ahaan waxaan u aqaana Goat ka =Omar inshar . Second =Ustaad / por. Xaliye .

    • @youngmo3566
      @youngmo3566 ปีที่แล้ว +4

      Cid tartan Ku jirta ma jirto qof walba naftiisa ayuu tartan Kula Jiraa midaa ogow Wa adiga xaliye iyo Omar inshaar tartansiinaye.

    • @Abdikwkwan
      @Abdikwkwan ปีที่แล้ว +2

      @@youngmo3566 tartanka ad shegeyso maxa iga galey ani Nio isku xisho

    • @Abdikwkwan
      @Abdikwkwan ปีที่แล้ว +1

      @@suleimanhashi.9207 Lkn hadad utaqo ani miyad ilaso gobe 😃

  • @abacaliibraahim9700
    @abacaliibraahim9700 ปีที่แล้ว +27

    Real GOAT 🎉🎉🎉

  • @abdirsaqabdinor6355
    @abdirsaqabdinor6355 ปีที่แล้ว +2

    Walle kuwa marki hore aan daba carari jiry ba hda iso raadiya kadib markn ku dhaqaqy shaxda uu xaliye ishegay thanks ustaad🙏

  • @YussufPharhan
    @YussufPharhan หลายเดือนก่อน

    Best teacher keep going ❤🎉

  • @libanfarax3133
    @libanfarax3133 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macalin mar waLbO oo an RabO go an NoLoshayda Mihiim ah inan qatO waan dawada cashiradada

  • @maxamadqadiibmacalin1707
    @maxamadqadiibmacalin1707 ปีที่แล้ว +18

    War nio nin waayaahaa isoo jeexjeexay jacayl badana waalayga baxay lkn hadda ayaan ogaaday sababta ay udheceen wxaas oo dhani
    Oo casharadaadaa iga dhinnaa waanan kusoo xirmayaa bayjkaagaa laga billobo waqtigaan❤

    • @faysalmuuse7026
      @faysalmuuse7026 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi khasaarr ahyd miyaa
      Lkn awoow shaxda malaha , hadda waa fahantay

  • @mohmetrazhit___prouder_9m454
    @mohmetrazhit___prouder_9m454 9 หลายเดือนก่อน +2

    Best teacher ever❤

  • @abdullahijama9171
    @abdullahijama9171 ปีที่แล้ว +1

    Thank you teacher

  • @cabdallacaamir1470
    @cabdallacaamir1470 ปีที่แล้ว +1

    Dhamaan video-ga waan dhameystay. Maxaa yeelay Ustaadka sifiican oo qurux badan ayuu uga hadlay mawduucaan. Aad ayaan usoo dhawyeynayaa Ustaad fikradaha waxtarka leh aad halkaan nagula wadaatid.
    Saaxiibada iga danbeeya Like-ta haila dhaafina, Mahadsanidiin.

  • @AhmedabdiMacalin
    @AhmedabdiMacalin ปีที่แล้ว

    Best teacher thanks

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 ปีที่แล้ว +28

    Ustaad waad mahadsanthy fikirkaada aqoonta iyo cilmigu ku dheehanyahay waxaad isoo xasuusisay naag igu adkaysay xili aan jamacada dhameyey hadane maanta heer kale gaaray qalqaalo iigu jirtaa😮😮

  • @XALIYECabdiraxmaan
    @XALIYECabdiraxmaan ปีที่แล้ว +2

    Hansson bad Baadiyo people Haye macalin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj 9 หลายเดือนก่อน +1

    Oh Somali youth be with this teacher regularly if you can guys

  • @dalmarmohamed5100
    @dalmarmohamed5100 ปีที่แล้ว +2

    Barakallahu Fiika Dr Xaliye Warkaas waa i dhacay

  • @farhanhaldor6176
    @farhanhaldor6176 ปีที่แล้ว +6

    Macalin taageero buuxdaan kuu hayaa guuleyso

  • @MohmedJiger
    @MohmedJiger 10 หลายเดือนก่อน

    The best teacher keep going

  • @AbdulhakimIbrahim-l6k
    @AbdulhakimIbrahim-l6k หลายเดือนก่อน

    Just say as man have a completely courageous heart

  • @maxamuudxasan5365
    @maxamuudxasan5365 ปีที่แล้ว +11

    Keep going macalin❤

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 ปีที่แล้ว +2

    Thanks awoowe.!🙏🏿

  • @moomoki1257
    @moomoki1257 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @liibaanahmed6139
    @liibaanahmed6139 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad allaha ku sharfo

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher 🤙🙏✔️

  • @AkonSalah-dm5bb
    @AkonSalah-dm5bb ปีที่แล้ว +2

    Sanadkan baan kuso biirey Ardeydaada macalin waan fahmi doonaa wax walba oo aad ila taliso 🙏

  • @KamalSheikh-r6c
    @KamalSheikh-r6c ปีที่แล้ว +1

    Macalin wadmahadsantahay ❤❤

  • @xamseabdirahman
    @xamseabdirahman ปีที่แล้ว +5

    Xaqiiqo ugu imow xaaji XaLiye 😅👏👏👏👌👌👌

  • @nuuryare6837
    @nuuryare6837 2 หลายเดือนก่อน

    Xaliye ilaahay ka cabso Pro

  • @liibaan416
    @liibaan416 11 หลายเดือนก่อน

    The best teacher xaliye

  • @اميراحمذالنحوم
    @اميراحمذالنحوم ปีที่แล้ว +2

    Saxix walaahi macalin warkaaga waan aqbalay

  • @abdiwalihero2796
    @abdiwalihero2796 ปีที่แล้ว +2

    Best teacher 👑xaliye for ever

  • @ahmedkhadar1721
    @ahmedkhadar1721 ปีที่แล้ว +7

    macalin aniga naago maraboo am focusing on education

  • @MaankaCadde-pl9qj
    @MaankaCadde-pl9qj หลายเดือนก่อน

    Arintaan Guurka Kuguma raacsani 100% Waa Ku qaldan tahay qaabkaa ugu hadashay, Gabadh hadii ay kor udhaafo 30 Waa laguur san karaa Allah Ayaa Ilmo bixiyo ee kuma xirna Da’da.
    Nabi Maxamed NNKH , umunaa khadiija markuu guursanayay way ka weyneyd sidaas ay tahay ilmaha ugu badan nabi muxamed NNKH Waxaa udhashay umunaa khadiija.

    • @JacfarMohamed_7
      @JacfarMohamed_7 หลายเดือนก่อน

      Adigu ma nabiga ma gaari kartid wax ka baro xaliye

  • @chitopaz252
    @chitopaz252 ปีที่แล้ว +2

    Wallhi billahi run waaye” macalinkaan nolosheyda wax badan ayuu ku baddelay xilli aan 19 sano jiro oo aan wax gaad gaad waday baan arkay videogaan”
    Waxaa igu ballana inaa qaato talladaan’ mardanbana aan isku murjin maxay gabdhaha kugu faca kuu diidayaan’
    Thanks macallinkeyga xaliye I 😊

  • @iambulshaawi
    @iambulshaawi ปีที่แล้ว +1

    Macalin ❤ guuleyso

  • @suldaanyare2080
    @suldaanyare2080 ปีที่แล้ว +1

    Macalin xaliye aqoon oodhan intee kasoo baratay wlhi casharkan waa xaqiiq ☝️

  • @cabdikaaficabdulaahi6698
    @cabdikaaficabdulaahi6698 ปีที่แล้ว

    Tanks mr xaliye

  • @tawakal_mustafe
    @tawakal_mustafe ปีที่แล้ว +2

    Ustaad xaliye nin wxbarty guulayso😊❤

  • @liban4042
    @liban4042 ปีที่แล้ว +16

    Ustaad 28 jir shaqeysta isku filan weliba shaqo mustaqbal leh heysta ayaan ahay waxaana ku wareersanahy inan guur iyo howlahaas galo iyo inaan focus ka saaro sidaan mustaqbalkeyga usii qurxin lahaa.

    • @siraha9370
      @siraha9370 ปีที่แล้ว

      Wll Gacaliye Keep Up

    • @shacabweynaha801
      @shacabweynaha801 ปีที่แล้ว +1

      Hora usocobsaxib kkk ilaa markaa lacag raroosta sifiican😮

  • @YacquubYaska
    @YacquubYaska 4 หลายเดือนก่อน

    Good teacher

  • @maxamedjamaal1160
    @maxamedjamaal1160 ปีที่แล้ว +2

    Best teacher🦁🔥

  • @Cabdiqani__szobo19
    @Cabdiqani__szobo19 7 หลายเดือนก่อน

    Best teacher

  • @baabaadhemanka-ts1xj
    @baabaadhemanka-ts1xj ปีที่แล้ว +11

    Maclin waan ku salamay marka hore magacaygu waa c/qani waxaan kunoolahay Magalada garowe ardaydaada waxaan kusoobiiray 2022/5/8 walahi waxaan kaa Bartay waxbadan macalin hada waxaan jiraa 20 GYM waan aada shaqo waan aada xirfadna waan Barta marka waxaan kuwaydiinayaa intee igu qaadanaysaa inaa dhiso qiimahayga nin ahaan

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 ปีที่แล้ว

      Bro waqti go an ha qabsan iska wad dedalka one day Ada arkaya heerka gaartey hore usoco

    • @samakaabacademy1981
      @samakaabacademy1981 7 หลายเดือนก่อน

      Marka aad lacag sameyso aqoona yeelato qiimahaagu aad bey sareyn doonaan

  • @CmahadXasan
    @CmahadXasan 3 หลายเดือนก่อน

    Keep giong teacher

  • @CumarCali-ld7wh
    @CumarCali-ld7wh 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin fiican

  • @suhaibabdi136
    @suhaibabdi136 ปีที่แล้ว +2

    والله قال صدق

  • @pilanabdi1999
    @pilanabdi1999 ปีที่แล้ว +1

    Awoow thank you ❤

  • @AhmedSiraj-xf7ey
    @AhmedSiraj-xf7ey 7 หลายเดือนก่อน

    Great job taliye

  • @KVNDBRYUN
    @KVNDBRYUN ปีที่แล้ว

    Haliyeh best teacher 🌼

  • @Ohanzahj6
    @Ohanzahj6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Xaliye.

  • @hadalsame1069
    @hadalsame1069 ปีที่แล้ว

    Thank you.

  • @abdirahmanmohamed9109
    @abdirahmanmohamed9109 ปีที่แล้ว +5

    Macalin xaliye waa mahadsantahy wax badan baa ka bartay casharadaada in badan nin daalan baa ahaa balse maanta Alx isbedel weyn baa sameeyay dhinaca dhaqaalaha iyo dhinac waliba oo nolosheey ku saabsan waana ku mahdsnantahay casharad aad bixiso waana ku xir naan doonaa kutubta aad bixiso xirta macalin xaliye baa ka mid ahay waana jeclaan lahaa shahaado in aan ka qaato dugsigaaga rag waa midkii talo ku siiyaa.

  • @CaliCabdalla-r6n
    @CaliCabdalla-r6n ปีที่แล้ว

    The best teacher

  • @baraafdzyna
    @baraafdzyna ปีที่แล้ว +6

    Exactly right answers 👑💯

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad nolosha haku wanajiso
    Waxa ahay 21 jir hada seeska nolosha dhigaya aan danayn naagaha yar yar iyo kuwa waawayntona kaliya ku kooban dhisida nolosha iyo ahdafteda 😮

  • @schlapbachtransportag4182
    @schlapbachtransportag4182 ปีที่แล้ว

    Macalin wad mahadsntahy🥰🙏

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 ปีที่แล้ว +7

    Awoowe keep it up ♥️

    • @xaliyexaliyr3263
      @xaliyexaliyr3263 ปีที่แล้ว +1

      JOOJI naagaha daalan aad badbadi neysi ❤❤❤❤

  • @ahmetqurbo8603
    @ahmetqurbo8603 ปีที่แล้ว

    Macalin xaliye waa wajirtaa kusoco ❤

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 8 หลายเดือนก่อน

    Mr xaliye legend ayad tahy

  • @Sharmaake-ek7tt
    @Sharmaake-ek7tt ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad 👏

  • @SIRAJISHOW
    @SIRAJISHOW ปีที่แล้ว +1

    Its It's really ❤

  • @AnwarCadceed
    @AnwarCadceed ปีที่แล้ว

    Best teacher ❤️

  • @HappyBadminton-pr1ts
    @HappyBadminton-pr1ts ปีที่แล้ว

    TEACHER my life🎉

  • @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
    @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw 6 หลายเดือนก่อน

    Macalin xaliye tahnkiz

  • @markazunoorgarissaiskadag1178
    @markazunoorgarissaiskadag1178 ปีที่แล้ว +4

    11:58 akhuna horta waad mahadsantahay muqaalkatha qiimaha leh lakin culimatha jesjeska kadhaaf gabadaas sheikh iyo camey bo wuguursankara. Culimatha o lagu jes jeso waa arin khatar leh .

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 ปีที่แล้ว +1

      Inanku jeesjeesin bay ila tahay waan sugayay daqiiqda aad halkaa ku soo qortay oo waxaan is lahaa culimada haduu wax ka sheego dib ha udaawan lkn may dhicin xaliye waxaas ma yaqaano midhaa

    • @markazunoorgarissaiskadag1178
      @markazunoorgarissaiskadag1178 ปีที่แล้ว

      Aniga waiga xasuusin lee

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 ปีที่แล้ว

      @@markazunoorgarissaiskadag1178
      Waa runta lkn kuma jeesjeesin culimadu madaxay inoo saaranyihiin

    • @markazunoorgarissaiskadag1178
      @markazunoorgarissaiskadag1178 ปีที่แล้ว

      Lakin noocan ma waxa kamuuqwtha yasitaan "sheikh misajidka loowaca
      ..."

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 ปีที่แล้ว

      @@markazunoorgarissaiskadag1178
      Isagu dumarka ayuu ujeeda lkn culimada uma jeedo gabdhi marakay waydo wax guursada meesha la gaynayaa waa masaajidka waayo waa meesha kaliya ee bulshadu ku kulanto sow maaha

  • @DrNeeri
    @DrNeeri ปีที่แล้ว +3

    Libaax libaax dhalay ayaa tahay macalin ❤

  • @Dr.SaedSalad
    @Dr.SaedSalad 10 หลายเดือนก่อน

    Good xaliye

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 ปีที่แล้ว +1

    Legend

  • @cabdiwaliaxmedquule1668
    @cabdiwaliaxmedquule1668 6 หลายเดือนก่อน

    TEACHER OF LIFE

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +9

    Xaqiiqada casharkaan waan arkey gabar waxaa jirta markaa shiidka ahaa aan i rabin haddana markey o gaatey inaa wax heysto guur igu qalqaalineyso maalin walba.

    • @abdullah__zahar1935
      @abdullah__zahar1935 ปีที่แล้ว +1

      Liidka raac dheh pro wakhtigi ay suqa ka bixi lahayd ayaa so dhow ayan filin

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 ปีที่แล้ว

      @@abdullah__zahar1935 saas waaye sxb.

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 ปีที่แล้ว

      @@abdullah__zahar1935 macquul.

  • @hooyomcn458
    @hooyomcn458 ปีที่แล้ว

    Waa runtaad xaliya

  • @OGSOOR
    @OGSOOR ปีที่แล้ว

    Thankz xaliye✌️

  • @Abuturaabacademy
    @Abuturaabacademy ปีที่แล้ว

    Good❤ my teaccher xaliye

  • @adrian-db3ml
    @adrian-db3ml ปีที่แล้ว +14

    Thank you macalin 😂

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam ปีที่แล้ว

      Maxaa ku qoslee😂😂

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @farduusmaxamed9571
    @farduusmaxamed9571 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2025 oo maanta ah ayaan xaliye ka dhagysty laba video oo uu lee yahay, ninku waa khabiir siwanagsan ayuu ragga waxbadan ugu iftiminayaa wlhie anigaygan ayaaba intan iska ignoring gareeyay inay ragga ku socota waxbadan kala baxay 😂saas lajigeed raga hanaguba diree aad ayuu u la talinayaa siiba self improvement ga 🎉

  • @Adeshboyhonestly
    @Adeshboyhonestly ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @yacquubmoha
    @yacquubmoha ปีที่แล้ว +8

    xaliye wan ku salamay wll
    aslaan shukaansiga lagu shegayo waa khiyaali nolosha dhabta ah waxay bilaabataa guurka kadib

    • @yusufabdinasir2303
      @yusufabdinasir2303 ปีที่แล้ว

      Legend wxd iga jaahil saraata guurka waxa ka horeeya shukaansiye hdn shukzni izka dyzo zidebd u guursan bl iga dhaadhici libax 💯🫡

  • @maamka07
    @maamka07 ปีที่แล้ว +4

    Waan ku salamay xaliye❤️❤️

  • @cagarjeegcudoon8301
    @cagarjeegcudoon8301 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb

  • @hooyomcn458
    @hooyomcn458 ปีที่แล้ว

    Macalin xaliye waa runtada

  • @MRSAALAX
    @MRSAALAX ปีที่แล้ว

    Thanks 😊

  • @shakarosman6702
    @shakarosman6702 ปีที่แล้ว

    Casharkaan waa muhiim, thnks awoow.

  • @zakariyeibraahim4709
    @zakariyeibraahim4709 ปีที่แล้ว +8

    You deserve better!

  • @maxamuudcabdiwahaab
    @maxamuudcabdiwahaab ปีที่แล้ว

    MashaAllah Ustaad horay usoco

  • @naasirmahad8464
    @naasirmahad8464 ปีที่แล้ว

    Keep going ❤

  • @anwarow_
    @anwarow_ 9 หลายเดือนก่อน +2

    macalin videogani waa kii labaad een kaa daawanayo wllhy waan ka qoomameeyay maxaan marhore uugusoo biiiriwaayey team xaliye. Mahadsanid macalin

  • @HAMSEMAHAMETT
    @HAMSEMAHAMETT ปีที่แล้ว +1

    😊

  • @Cabdi809
    @Cabdi809 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsan tahay. Macalin waa cshar qiibabadan