TOOS: odayasha ogaadeen ee Kismaayo jooga oo Xasan Sheekh & Xamse digniin Adag u diray..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 127

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n หลายเดือนก่อน +1

    Jubbaland fii quluubinaa guuleeyasata guul guul guul 💪❤️🔥🌹🔥💪❤️❤️💪🔥🌹🌹🔥💪❤️

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs หลายเดือนก่อน +5

    Mashaa allaha oday xiiray odayasha jubaland number one number two gardhigta hassen waa nagu xadgobtay Damaca iyo Dasturka iska Turay Raisal wasaarana jeebkayga kujiraa jubaland odayashee Taladu usoo
    NoQaneysa kismayo and Doolow
    Barna waalenahay Dhulna waaheeyna?$$$$ majirto Dastuurkii Aaway NabadAmiinAmiiin 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @maaidodulmidiid326
    @maaidodulmidiid326 หลายเดือนก่อน +2

    Cidaadoontaan noqda waxbo nagamagalin Qabiil walbo bootadiisa hadeey nacabsigeliso goormaan horay usoconeynaa oo aduunka latartameeynaa fartaa rabtiin qora madoobe waa WANTED waana lasooqabanaa ama somaliya buu noogabaxayaa inshaallaah Qof walba oo somali ineey heshiiso kasoohorjeedo waa Ethiopian Dilkiisune wuubanaanyahay Aqbal ha aqbalin Adingeey kuutaalaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n หลายเดือนก่อน

      Waan ku sugeeyanaa waxaad naga qaadiin soo socada siraadeey eeyo baahan si loogalo waan naqaanaa 👉🏾🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t หลายเดือนก่อน

      Calmanitiiinta Qabuuuraha Faganaayo Diiiiiday Kitabka Alleh Iyo Sunasiiiiisa Waxba Nagama Quseeeyo Ha Isku Madhaan ilaaa Shareecada Islamka Laga Qaadanaayo Waxba Iskuma Darsan Karno Uuuufin Lakum Idinka Iyo Asnamtiiiina aad Cabudaysan Bari Baanu ufinka Nahay Waalidiiiina Ku Jira Ku Kala Taga Baybalkaad Cabudaysan

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw หลายเดือนก่อน +10

    sax guuul jubalan guuul axmed geesi guuul midnimo xaqudirir allow idinxafid aamiin 🤲🤲🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲🔥🇬🇲🔥🇬🇲🔥💪🦁🦁♥️♥️♥️👍👍✌️🙏

  • @MaxamedSiciid-i7f
    @MaxamedSiciid-i7f หลายเดือนก่อน +3

    Mnsha.allh wiill kablalaax darood ah geesi geesi dhally

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 หลายเดือนก่อน +7

    Waa sax xassan wuu qadan yahay ee illaha umada haka qabto

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน +1

    Geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน +1

    Wax garadkii ogaden wa hadlen
    Rer Juba land Guleysta Isdifaca
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @NourHareed-f3u
    @NourHareed-f3u หลายเดือนก่อน +1

    WAa run❤❤❤❤❤

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 หลายเดือนก่อน +7

    Allah ka yaaba oo axmed runta u sheega,dhan gud eega oo akhiradiina eega

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน +1

      Xasan baa run u baahan

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann หลายเดือนก่อน +2

      OGAADEEN WAXAAN LEEYAHAY CID DAGAAL IDINKU QAADEYSA MA JIRO EE AXMAD MADOOBE ISKA SAARA

    • @elijahheyele1708
      @elijahheyele1708 หลายเดือนก่อน

      @Yusufxasann hadal sax ah waaye,dhanta guud soomalay a la eego, hadi kalee horey u socon meyno, qabil down

    • @elijahheyele1708
      @elijahheyele1708 หลายเดือนก่อน

      @najmanajma6752 xasan wa madaxweyn maanta ee soomalay, hadi marku hawiye qabto daarod mucaradayo oo marka darood qabtana hawiye keynta galayo wa dhibato,qaranimadu waxay ku jirta kala dhambeynta ee dhan ta gud a la fiiriyo,abo dulka wa laga wala tagi doona

    • @Mrrred2023
      @Mrrred2023 หลายเดือนก่อน

      Eybaa tahaye dadnguud xasan xabsade muu eego nijaas yahow oo maxaa qabiil kaliya loogumadayaa hadaba hal iga hoo bal daarood marabno ayad dhahdeene bal dawlada shaqeyso aanu aragno hadhow hashalayina anagu wanu iskutashany D5 ee bal dabadhiligoow cirib taada dance anu aragno

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน +1

    Aaamin Aaamin yaarabi ✅️ ♥️

  • @bisharabdulahi
    @bisharabdulahi หลายเดือนก่อน

    Msha allah

  • @shafimohamed727
    @shafimohamed727 หลายเดือนก่อน

    Manshallahu llahu. Abra

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa inna deeqda cadalaad siinan iyo horumar ee qabyaaladi waxba taarto.
    Ma dhicikarto qabiil iyo unkaa iska leh.

  • @alshifa2673
    @alshifa2673 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshaallah allaha haidin barakeeyo cuqaasha daarood gaar ah kumade runta hausheego xasan dhiiqeeye wa munaafaq aalle ha inagaqabto cadowga sharkiisa

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv หลายเดือนก่อน

    Kuumade is good people every time see the their leaders speak, they speak with respect and still say let’s look for peace never saw them saying war

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน +2

    Puntland waa isla inaga ee kuwa aan doorashada qabshan ee hawiyw u badan yihiin ka hadla

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 หลายเดือนก่อน +2

    Iska dhiciya daarood xasan dhiiqo waa qabyaaladiista jubaland inuu burburiyo rabaa iska dhiciya

    • @FartunK
      @FartunK หลายเดือนก่อน

      war hana daroodsan ma axmed madoobana darood wax taray waa onagumeed

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 หลายเดือนก่อน +5

    Haa, " hubsino hal ba la siista." ( prevention is better than cure ). War ka jooga, war ka jooga , war ka jooga. Waxaan xusuustaa digniintii hooyadey macaan Eebbe ha u naxariistee, markaan ku guureynay meel miyi ah waqti mugdi ah waaxayna u digeysay rati ay hogaanka u haysay oo lagu magacaabi jiray " dadow " ( kii garashadiisa iyo foojignantiisu shabaheen kuwa dadka ". Yacni, mar allaale markii dhariiqii/wadadii aannu ku socdaaleynay hog ka dhexmuuqdo ayey hooyo uga digi jirtay dadoow oo rarkii aqalka inoo saarnaa si uusan godkii ama bohoshii ugu kufin oy oran jirtey : " Dadoow daydayo ". Oo la macno ah ( war iska day/iska eeg /iska fiiri hogga kaa horeeya mana ku dhici jirin . Haddaba waxaan ku boorinahayaa si aad madaxda xukuumadda dan qaran in ay qaataan oo u dhago nuglaadaan talooyinka cuqaashaas indheergaradka , khubarada ah ee Jubbaland.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 หลายเดือนก่อน +1

    Ww ww🎉❤ Masha Allah

  • @xasanbare6078
    @xasanbare6078 หลายเดือนก่อน +4

    Madaxweynaha somalia xassan sh isagaa qaybiyey somali oo u Kala saaray irir iyo daàrood
    .

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan nahay beesha Kuumade ee Dawlad Deegaanka Soomaalida diyaar baan nahay cudud ciidan iyo mid hantiyeedba amarka uun na siiya

  • @MohamedFarax-f9d
    @MohamedFarax-f9d หลายเดือนก่อน +1

    ODAYAASHA WAA MAHADSAN YIHIIN LAKIIN WAXAYSAN OGEEN WIILKA AY SHEEGANAYAAN IN MAR HORE LA QARAMEEYEY LAGA DHIGAY WIIL MUDULOOD.MARKA ODAYAL XAMSA WIILKIIN MAAHEE TAAS OGAADA.

  • @Abdiqani2019
    @Abdiqani2019 หลายเดือนก่อน

    Iimanka Allah ha'idinka qaado odayaal matihidiin waxa wadanka qarabi waa kuwaan oo kale

  • @muntaasyusuf1156
    @muntaasyusuf1156 หลายเดือนก่อน

    Qabiilkina mamoodaa odayaal wanagsan, mid absame iyo iyo mid somaliyed uma fadhisan allah xaqa idin tuso, raafaadka rer jubalaan heysto allaha kadulqaado mid dhaamo axmad allah ukeno😢

  • @maslaxibraahim7075
    @maslaxibraahim7075 หลายเดือนก่อน

    Odayashan is la xureeyo ubaahan yihim😂😂😂
    Waa la haystayaaal

  • @CaliAadn-y6o
    @CaliAadn-y6o หลายเดือนก่อน

    Axmed madoobe caadi maahan ilaahoow dadka iyo Dalka kaqabo

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m หลายเดือนก่อน +1

    GULUFKA COLAADEED HALA JOOJIYO DADKA IYO DALKA HALOOTURO

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 หลายเดือนก่อน

    one love

  • @MaxamedCabdi-c1u
    @MaxamedCabdi-c1u หลายเดือนก่อน

    Asc saxa waay🎉🎉❤❤❤

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs หลายเดือนก่อน +1

    Parlamanka soomaliyeed xilibana meel aymatalad Lahii lahan waQooyi fonda walba ucodeenayan iyo parliamentary
    Waxii lagu hiiyay Tuuray Adooloodhameen Waa shimbirayahow heesa Time Dhusiwaaye Wabillahi ToowfiiQ???

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f หลายเดือนก่อน

    Asc umad som
    Dalka ha la badbaadiyo
    Oo xasan ito xamse ha laga qabto

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 หลายเดือนก่อน

    kumade koombee kablalaax
    kkkkkkkkkkkk masha allah guul Jubaland ,Guul Ahmed
    M. Islaan .

  • @User2-y6u
    @User2-y6u หลายเดือนก่อน +3

    Qalbi dhagax sanbalooshe wuxu u dhiibay isku dirka mr iyo kumage

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf หลายเดือนก่อน

    Oo hadaa kuqorteen markaa ma qalad buu idinku taageerayaa wllo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน +1

    Gala dagaalka xasan waa qabyaaliidse waxaana la sheegayaa in la yiri abgaal baa kismaayo laheed 1954 waa sida xasan sheeganayo cajiib.

  • @cabdikaafi1112
    @cabdikaafi1112 หลายเดือนก่อน

    Ugas xerey mahan Rw kumade

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr หลายเดือนก่อน

    qurun iyo qabiiil qashin uraya

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    KUMADE KADAAYA OO DHAHA DAAROOD INLAYN WAAD ARAGTAAN XAALKU MEESHA UU MARAYO.

  • @adanomar-px8fy
    @adanomar-px8fy หลายเดือนก่อน +6

    Kkkkkkkkkk odayal danestayal ah abu bac madow iyo hogamiye koxed iyo qabyalad iyo daneste wankusoo daalny mudo dher hada waa laga gudbay somalinimo naga bdn cidamada qaranka guul 😊

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน

      Run bay ku hadleen

    • @DHEXDHEXADIYE
      @DHEXDHEXADIYE หลายเดือนก่อน +2

      Maxaa run ah waa qabyaalad iska cad

    • @adanomar-px8fy
      @adanomar-px8fy หลายเดือนก่อน +1

      2025 ayado pamarayo in ey wx noshegan afar jeblayal iyo dad u adegayo daneste iyo hogamiyo koxed waa xaaram somali hadanahay wankasoo daalnay shekoyinkas raqiiskaa

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

    Sheegashada Jubooyinka Kinya iyo Ethiopia ayaa ugu tiirsateene

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 หลายเดือนก่อน

    Waa yaab waa yaab doqoney dabka ba wale doqomo baa halkaan isgu yimid
    Iyagoo ogaadeen ah oo kismaayo ku shiraya
    Waxay ku guul darayteen xitaa
    Inay shirkooda ku qurxiyaan
    Leelkase awrtable iyo dhulbahante oo ay isku hooyo yihiin
    Ogaadeen A.madoobe bay JL
    U yaqaanaan
    fadaraalkana axmse bay u yaqaanaan
    Waayo 13 sano ayuu A.madoobe kismaayo iyo afmadaw diyaarad u kalaraacayay
    Raaskabooni markuu awood u waayay ayuu odayaashan
    Baraha bulshada ka calaacala ku yiri
    Waxay qalbiga ka jabiyeen
    daaroodkii daaroodnimadu qaaday oo. maxkamada xamar
    A.madoobe kalasaftay oo
    Daaroodnimadu qaaday qaaday
    Adeer kismasyo afmadow iyo qabridahar noqon mayso
    Wahwahleeye ogaadeen mindhaa kuma walaalaysto
    Saydkii baa yiri

  • @CaliyacquubAxmed
    @CaliyacquubAxmed หลายเดือนก่อน

    💯💯🤴🤴🤴🤴🤴

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb หลายเดือนก่อน

    👉 KUWAN ODAYAAL MAAHA WAANA LASOO QABANAYA SOMALI SOMALI BAALEH

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE หลายเดือนก่อน

    Yaab iyo yaab kiis dowlad ayaa qabiil lagu magacabayaa
    Qabyaalada idinka guuxaysa caruurta iyo maatida iyo dhalinta ha ku laynina odayaasha calooshaweyn leh

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 หลายเดือนก่อน

    Saax weeyan meel naabaad kaa jiirto oo xooraa ayaa ciidaan laagu soo daabuulaaya waa qaalaad

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 หลายเดือนก่อน +1

    Halyey qaran baa tihiin. Hadalka boqorada, dhaqanka hadan laqaadan wadanka qofba meeshiisa hajoogo.
    HSH haduu hadalkan qaadan waayo talllaabo usan mahadin halaqaado.
    Mahadsanidiin Cuqaasheena

  • @jamalabdi1256
    @jamalabdi1256 หลายเดือนก่อน

    Axmed.madoobe na la hadadla.

  • @bet3rf295
    @bet3rf295 หลายเดือนก่อน

    Qabyaalad iyo Qarannimo ayaan is qaban kareyn ama Dowladda raaca ama hanjabaadda Qabyaaladeysan isku raaca

  • @User2-y6u
    @User2-y6u หลายเดือนก่อน +3

    Dowladi ma jire deegaankiina difaacda xamse Waa uunsaday hurdada ka kaca adeeryaal

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 หลายเดือนก่อน +1

    Cawaan baa isku timid walee xasan sheekh Maxamuud idinkuu idiin hiiliyey laakin waad booteyseen ee looba joogee 😎😏🤓

    • @irshadnor4840
      @irshadnor4840 หลายเดือนก่อน

      Muxuu tiri karaa Xassan shekh Abgaal ayuu kala celin la yahaye xaguu xukumaa? You are dreaming bro you need to be a realistic.

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 หลายเดือนก่อน

      I think you are day dreaming which day did hamza and that idiot became a savior

  • @idrissabdillahi8690
    @idrissabdillahi8690 หลายเดือนก่อน

    Tuug ogadeen

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x หลายเดือนก่อน

    Mudulood wax ayna ana hayn ayeey raadinayaan taasna waa sida ay xisaabta isugu dhufsadeen war daarood meesha dhibka ugu wayn waa xamse oo dhibkiisa oo ah in uu noqday nin aan garan cida uu matelo marka maanta lama joogo 1991 ee waa 2024 reerka daarood qaadan maayaan nidaam daro dambe marka talada dib haloogu noqdo xasan waqtigiisii ayaa sii dhamaanaya marka qaska waa lala fahmay ee dalka haka daayo dhibka w towfiq

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 หลายเดือนก่อน

    Hamse last chance la siiye adeer shalay aniga ku xoray barito waxbo haa igu imaani dadkaga dican kaso raac

  • @IbrahimYussuf-zk7wi
    @IbrahimYussuf-zk7wi หลายเดือนก่อน

    Maad Jubaland ka dhigtaan

  • @IbraahimjaamacBeeroole
    @IbraahimjaamacBeeroole หลายเดือนก่อน

    waar itaqila ilaahay kacabsada oosoomaaliyeey qabyaalada iskadaaya

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 หลายเดือนก่อน

    Xasan si walba waa loola hadlay waase diidey waxaa u muuqda hadalkii ceydiid ee ahaa Dhulka beeraha iyo webiyada leh qadsada oo kasoo guura qaraxa

  • @User2-y6u
    @User2-y6u หลายเดือนก่อน +2

    Qaybi oo xukun ayuu ku fakaray xassan illa derbiga madaxa ku dhufto miyirku soo noqon maayo

  • @xaawoadanmaxamed203
    @xaawoadanmaxamed203 หลายเดือนก่อน

    Anoo Ku hadlayo afka beesha Sade ama beesha mareexan Wayne anaga axmedna marabno xassan marabno fadliga ilahay nagu nabad Gali hadii kaloon aheen waynu is ramsanayna faiido nagama helaysan anaga madaxwayno cadalad ahan sugayna odayashaana qayr kama talinayan xasana awalbo faiido malaheen ani waxan qaban odayo dhan warkii Naga dayo dhalinyarta noogu dhiba xilka wadanka wuu xasilii hada wasalam😂😂

  • @akadirxuseen3344
    @akadirxuseen3344 หลายเดือนก่อน

    Dhibkaan maxaa uga handling wayseen intii lalahaa axmed madoobe lalahaa halajoojiyo doorashada

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 หลายเดือนก่อน

    Dadkan waxgarad ayay iskadhigayan lkn wa jaahilin zero ah

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 หลายเดือนก่อน

    Xasan baahane habeenkii wixii uu ku riyoodo ayuu yiraahda tuliya qabiilkiisa ayaa xamar haysta way fuliyaan Catalina kuma dhamaan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk 😄 😄 kuwaan intaay nooyihiin oo qabiil wax ku cunaan qaran majira iimaanka alle idiinka qaat halu naar ummadii waa dhibteen

  • @diinitutor6379
    @diinitutor6379 หลายเดือนก่อน

    Wakhti waxaa la joogaa odayaal dalka burburiyay mustaqbal beel nagu riday hadaanu nahay dhalinyaro oo dalkii u kala qaybiyay dhawr maamul oo lagu awr kacsanayo waxana layidhaa mamul land, odayaashay isku qoondo ayaanu nahay haddana siday u hadlayaan ima qancin caqligaygu wuu ka koray in oday marku tiisa doonayo dadka soo hor istaaga waxaanu rabnaa cadlaad iyo dawladnimo, haday run ka tahay jubland ogaadeen kaliya ma degena maxay ahayd intay inankooda qabtaan u odhan waayeen reeraha kale aynu wax isku darsanay markooda ceelka haka cabaan ee u banee........ uf oday iyo qabyalaad somali waa mid Hawiye, daarood iyo dir iyo qabiilada kaleba walaahi waa iskugu kay mid.

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waa inuu Dhulka la rogo adoyaashaan cawaantaa 😏🤓😎

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 หลายเดือนก่อน

    ODAYAASHAN. KUUMADE. WAA MAHADSANYIHIIN. INAY. OGAADEEN.. DUULAANKA. iyo. WEERARKA. AAN ISTAAGA LAHAYN EE. JUPALAND LAGUSOO. QAADAY iyo beesha. DAAROOD GAAR. AHAAN. BEESHA. ABSAME. WAA INAAD. U U. DIYAARGAROOWDAAN. DAGAAL. DABADHEERAADA. oo. LALA. GALO. XASAN DHIIQO iyo. JABHADIISA U.S.C. ee HAWIYE ACTION GROUP.. ee QABIILEYSAN EE. XAQDARADA KU. SOCDA..

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Hadalkiina waa cadyahay ,sharaf ku noolaada dhamaantiin, runtaad u sheegteen somali maanta waa 4.5 qabiilo wax isku darsaday hadii la is fahmi waayo halagu kala tago ,loo joojin maayo ayaad tiri madaxwayne, anagana waxaan ku leenahay kuu joojin mayno

  • @MuseFarey-g3c
    @MuseFarey-g3c หลายเดือนก่อน

    Kkk ninbaa geel intuudhacay sookaxeystay oo habiinki caanokamaalay ayuu jeego jeego useexday ayuu yiri allow nabadbaan kaabaryay warkiinu waasidaas

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน

    Walahi bilaahi xataa halka habeen lama hubo. Why Somali waa walaalo qabiilkuna wax jira maaha Waa Cammunate. Isku tag tafay

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed หลายเดือนก่อน

    Xamze haduu hadal wax ku qaadan waayo waaba nin xoolaha aan wax dhamin

  • @mahamudmohamedmuse5795
    @mahamudmohamedmuse5795 หลายเดือนก่อน

    Doqonimo waxaa ugu filan in ayna is qaban oo wax loo yeeriyey kucelvinayaan

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan xusuusta taladii dhaxalgalka ahayd ee Cali Khaliif Galayr : " War hooy hala sameeyo xukuumad Soomaaliland oo loo wada dhanyahay . " Natiijadii iska dhega tirkeedina cidna loo sheegi ama tilmaami maayo oo iska muuqata.

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

    Hassan sheekh maxamuud isagaa Dal xukuma. Kismayo isagaa xukuma. Miyaa la Boobayaa. Dalka

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 หลายเดือนก่อน

      Intuuu xukumaa xamarbaa al shabaab cashur kaqadaye taaas hakasobaxoo taan ragbaa dhisaay mal iyo xoog iyo xiniya kubixiyaay daganadiiis xawadle oyo abgal iskudiraya xafadisa hasodhafo hassan xawalo qotee

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน

    Xasan gurguurte yaa keenay yaa u dagaalamay?

  • @Abdirshid-m4c
    @Abdirshid-m4c หลายเดือนก่อน

    calaacal loomabaana daaroodow xasan wuu inacodsaday aan isqaabil0

  • @FartunK
    @FartunK หลายเดือนก่อน

    tuugtki maqaar saarka aheed war uaad i torsan tihiin idinka iyo xildhibanada jubalaand

  • @AbdullahiAdamAhmed
    @AbdullahiAdamAhmed หลายเดือนก่อน +2

    Wax aad tihiin ma laha afku dufan layaal baa tihiin

  • @Nimcomaxamed-vp7qd
    @Nimcomaxamed-vp7qd หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheekhoow CAANO KA DHAN wakaas raggii waddanka lahaaye,car bal cid ka hadli og ama ka awood badan sheeg,waa rag sida ay doonaan yeela oo saddex dal iska leh

  • @FarxaanCabdalla-official
    @FarxaanCabdalla-official หลายเดือนก่อน

    Kuwaan qeyb kamida waxey
    u eg yihiin wax Lasoo qasbay oo axmed soo qasbey

  • @AbdiEman-q9u
    @AbdiEman-q9u หลายเดือนก่อน

    Wagar.siday.ahanjirtay.walayaal.waxad.se.katakteen.wadajirka.beesha.guut.ee.daraood.oo.wadadega.juboyinka.wailkasbada.dhoowrkabeelod.oo.wada.daga.gobolka.oday.iskudarsaday.kimade.iyo.sade.

  • @wadaniofficial6581
    @wadaniofficial6581 หลายเดือนก่อน

    Wuu buuxa jeebkada uf

  • @mohamudali7354
    @mohamudali7354 หลายเดือนก่อน

    Kuwan Ahmed madowe qasab ku kenay hadi kale Ahmed waa alshabab waa dila wax oo qoro malahan runti dila waye walaal.a yaqan ee waxow yaqan kursiga waxi ku mashqul madaxa ayoo jara

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 หลายเดือนก่อน

    Hasssan moryaaan madxwaynaa mahane wa qabyalasta wayn lakiiin masakiintii u er eryanaa mahan 2 dowlad ad u cararaysa walaga horayna tana wa lagula joga xiniyayo ayay tagii

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m หลายเดือนก่อน

      Qabyaalad ku heedo doowlada iyo shafciga ashaqeeyo

  • @MaxamedCabdi-c1u
    @MaxamedCabdi-c1u หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😢😢

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน

    Gala dagaalka haduu xasan aayar joogi waayo

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e หลายเดือนก่อน

    LIKESSRWSS

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k หลายเดือนก่อน

    Markaad Dalka soo gasheen ayuu Gubtay. Adeege shisheeye.

  • @CaliMuusemaxamed-h2d
    @CaliMuusemaxamed-h2d หลายเดือนก่อน +1

    Odayaaal xushmad leh hadaaad tihiin intaaad u tegtiin ayaaad si cad ula geed fadhiisan lahaydeeen

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน

      Oo miyuu ogol yahay

    • @mohamudali7354
      @mohamudali7354 หลายเดือนก่อน

      @@CaliMuusemaxamed-h2d waxas oo dhaan waxan u arka in ay wali qabyalad lagu orkac sanayo war oday tuug ah lojojin mayo wayo ayaga runta meey ushegan Ahmed madowe aay dhahan adeer wilaal ina aderadada baa kursiga rabo si sharaf ah uga daag hada allaah taqaan mudda haysate taas waa mid gobanimo leeh odaay asagaba iska cabsanayo wayo Ahmed madowe waa layaqan wax oo ka naxo malahan kursiga walaalki oo udila waa nin alshabab ah runti

    • @mohamudali7354
      @mohamudali7354 หลายเดือนก่อน

      War allaah an ka baqno dalkan hoor umaar ogare mafahamte hadaba dib yaa locelin ee nin raag ah ma jira odayasha ku dhaho Ahmed madowe ina adeer mudda haysate kursiga sharaf uga kaac waa xamse marka an runta isku shegno kursiga oo mudnaay ogadeen waa hesta marka Allaah laga baqo wali darodka kale an u ogalen oo afkisa ku dhahay deni oo lawada og yahay ogadeen shaqo kuma leeh Somalia ee Ethiopia oo ku leyahay meshan wax ka socanayo malahan waliba rasalwasaraha xamse oo udiday putland ina adeer barta siyasada qabil no more

  • @abdirisakomarchannel5159
    @abdirisakomarchannel5159 หลายเดือนก่อน

    raga wa kala hadal fiican yihiin ninka hadalka ku horeeyay siduu u hadlay ma qurux badneen

  • @maxamedbarre7895
    @maxamedbarre7895 หลายเดือนก่อน

    Axmad dhuxuleyste yaa u qoray jubaland muu dhaafo

  • @AliCamuud
    @AliCamuud หลายเดือนก่อน

    Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 หลายเดือนก่อน

    Halka qabiil ee somalia laga gumeysto adeer soo xoreeya jijiga iyo inafdhii

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m หลายเดือนก่อน

      Oromo aa tahay adi ya tahay ano abgaal ku leh somali ka dax bax

  • @mohaada1
    @mohaada1 หลายเดือนก่อน

    Waa caloolihii kukuyu iyo Amxaaro isugu geeyey Kismaayo.Ufuuuuuuf

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน

      Kukuuyo iyo Amxaaro waa ciidankayaga aan cidii iswasha ku muqiinino

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m หลายเดือนก่อน

      ​@@najmanajma6752 oromo aa tahay waxa ku faanee miya ciidan shidheeye

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 หลายเดือนก่อน

    Yaa idiin dhegesanya

    • @kiinhusen
      @kiinhusen หลายเดือนก่อน

      Anagaa dhagaysanay Xasana waa ku qasban yahay

    • @mohamedabdihassan1970
      @mohamedabdihassan1970 หลายเดือนก่อน

      ​@@kiinhusenwaxan lama dhegeysto

  • @NourHareed-f3u
    @NourHareed-f3u หลายเดือนก่อน

    Waxan ahayi ogaden mada kaahashan ogdeniya