Balwaanow ha khaldamin Sxb,Jubbaland iyo Kismaayo waxaa iska leh Harti waana dufaacanayaan. Ahmad Madoobe qof Daarood ah oo cuqdad u qabaa ma jiro waana laga difaacayaa jubbaland mooryaanka Xasan ah iyo horgalada la socda.
AAD BAAN KUU SALAAMAYAA SAAXIIB CABDILLAAHI BALWAAN WERIYE SARE OO KAFOG QABYAALAD KUNA SUNTAN WADDANIYAD GUUL SAAXIIBKAY CABDILLAAHI BALWAAN. FROM LAASCAANOOD KHAATUMO STATE OF SOMALIA
Aboowe ha noo cabsanin wayo xabashi oo ah 150malyan ban ka adkaney somali wa afar qof wax dhib ah nagumo heyso. Xasan isagabo shimbir garablawe ahe ya wato xasan xata abgal ba ka so horjedo.xasan xoolo caws ban usoo direynaa .
Dowon formajo maskin ma aheyn ee ma ogoleen dhiiga walaki iyo barakicin walalihi. Xasan sh wa cadowga jl rabo la barakiciya waxa mesha kunol. Ha is barbardhigin labada nin
Jubaland guuul❤❤❤
Guuul jubaland Ahmed dacaad Ahmed halyey❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢😢
Guul Ahmed MADOOBE 🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴
CALEEMASAARKU WAA DHACAYAA MARTISHARAF BADAN AYAANA KASOO QAYBGELEYSA XASAN DHIIQO IYO XAMSE MARXUUM MAJOOJINKARAAN MARTISHARAFTA KASOO QAYBGELEYSA
Guul ahmed nur ader we support you ❤keep going!❤
Balwanow incan baje reer waliba
Wuu leyahay ogaaden waa qaran
Allah mideyo insha allah ❤❤❤
🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤❤
❤❤❤❤❤❤guul jubaland
Good job 👍
ADEER SAAS MA AHA BALWAAN AHMED MADOOBE WAA LA TAAGEERSAN YAHAY RUNTII!
Firdiye jabuuti ayutegee jubaland guuleysta
Ogaaden waa qoomiyad ayagan isku filan lkn run hadey timado daarod wuu soo gelidona dagaalka insha allah ❤❤❤❤
Waa calaamadaha lagu yaqaano keligii taliye xasan sheekh cuno qabateeynta dadweynaha jubaland xasan sheekh waa Kim Jon unka soomaaliya halaga qabto soomaaliya dowlad dadkeeda cuno qabateeyneeysa dowlad ma aha .
Maya garab waligeeen umana bahaniiiin walal ilhaaay unba ubahaanaaay wad arkiiii insha Allah hasssan iyo wuxu watoo xiniiiyoo waynee aya kaso horeyaa
Balwaanow ha khaldamin Sxb,Jubbaland iyo Kismaayo waxaa iska leh Harti waana dufaacanayaan.
Ahmad Madoobe qof Daarood ah oo cuqdad u qabaa ma jiro waana laga difaacayaa jubbaland mooryaanka Xasan ah iyo horgalada la socda.
Jubbland guul
Gguul, axmad,madowe guul hadhaco wixii cadowkuu,ah
Balwanow run baad shegtay balse kumade rabi iyo rab buu leeyahy daaroodna haday noo baah Neen uma baahnin waan is difaacaynaa geesigu geeri gareed buu dhintaa
vive jubbaland
Ogaadeen dad uma baahna 18 milyan ogaadeen power ❤
Haa waarun
ogaden cadawgi damaciya cagtanu marinaa waliganaba daaroonimo hagardamo moye hiil kamanan helin inader wanu iskufilanahay afka suubso ogaden waa jaburiyad qarana ninxuna waxnamayelo axmedna cidkasto faro gashata wanufashila landherenimo ciilantu hayska cabadee cirjiidhyo tariikh leh basn ahay aabo guuul🤲🤲🇬🇲🦁🦁💪🔥🔥🦁🦁🇬🇲🇬🇲💚💙🤍🇬🇲🦁🦁💪💪🔥🙏✌️
Mshaa alah ❤❤❤❤
Xaqiiq
Balwaanow saas maaha ee ogow Axmed D5 oo dhan wey lasocotaa.
🎉🎉🎉
👍👌👑👑👑
AAD BAAN KUU SALAAMAYAA SAAXIIB CABDILLAAHI BALWAAN WERIYE SARE OO KAFOG QABYAALAD KUNA SUNTAN WADDANIYAD GUUL SAAXIIBKAY CABDILLAAHI BALWAAN. FROM LAASCAANOOD KHAATUMO STATE OF SOMALIA
Hasan Ogaden miyuu u maleeyay Hawiye muqdisho kaga barakicinayo aqliga lagaa qaad
Waa xaqiiq intad shegtayba wll ogaden kalidi baa iskufilane horgalada wax qasaya codawga kle waxba mayelen
Shimbiri mar bay dab qaaday markiina buulkeedii ayey gubtay
Somali RIP Waxan Galnay JABTAR 7
Wur daarood ubahnin ogaadeen badane ayaan kadhalannay
Aboowe ha noo cabsanin wayo xabashi oo ah 150malyan ban ka adkaney somali wa afar qof wax dhib ah nagumo heyso. Xasan isagabo shimbir garablawe ahe ya wato xasan xata abgal ba ka so horjedo.xasan xoolo caws ban usoo direynaa .
Xasan waxba kama qaban karo. caleena saarka,madaxweyne Axmed madoobe.
war hana habarin cabdulahi agah war horgal umajojino ogadena waa uliyo diir wana landhere iskufilan dhinac walbana kadhisane ninyahow habarka joiji sidas kumoral jabimayno geeri kamabaqno ilahay moye cidna umabahnin ninwalbana beerka kaogsooni war markii waxtar darod ladhaho ogaden wamuqdaa lafdhabar weeye darodkikale waxtarkodu hsmuqdo aabo iyagay sumcad utahay ogadeen daroid buu udhintaa soomalinimuu udhinta lakiin libintooda soomali way dafiraan ogadena wale walibaax iskukalsoon haubaqin landhere doobiya xaqudirira gob halyeyo xaqudirira mujahidin soomali qabilkasta cawiya darbina uah duciyo xurmay mudnayene xininyaha oogafuqa hagardamada munafaqnimada kajoojiya iskudirka lkn dhagba umadhigno ilahayba nalajira geediyal xaqudirira libaxyo goan wacan maiisho bal soomaliyodhan diriyo darodba isugee walan libin nalagaqadin guuul geesiyada ogadeen midnimo cadawgena cagta hoos guuul 🤲🤲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥💚💙🤍🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪🔥🔥🙏✌️
Pastar xassan xume wuu dhici
belowaye madowe haqi farmajo aya kasobaxay
Garab la aan mahaayso afka ceelwaaq iyo afka luuq agbar maka haaysaa dinar garoowga kasocda balwaan
Gurgurte wufashilmaay ceeb iyo cuqdaad udhintay
Xamze ma sameen waayay intu sameeyay Rooble baahane.
Dowon formajo maskin ma aheyn ee ma ogoleen dhiiga walaki iyo barakicin walalihi. Xasan sh wa cadowga jl rabo la barakiciya waxa mesha kunol. Ha is barbardhigin labada nin
warheedheh adigu maxatahay yutubyadah darod hawiye ayey cayan adigu madoqon aya tahay
Maalmuhu isu ekaa soomaali islameeraysi khilaaf sharci daro shaqo xumo musuqmaasuq iyo dib u dhac dowladnimada umada somaaliyeed.
Sxb waligeenba daaroodka uma qeylo dhaansano ee waxan Absamaa ku filan
Maqabiilmiyaa labadbaadinaya mise qaran hadaba hala,adkeeyo qaranka
Xamse waxaaayiri shinbir maalin Bay dabqaaday maintain buulkeedibaygubtay xamse waashinbirtii buulkeeda guitar waayo wuxura baa inuu burburiyo jubalaand nacas lugadheer baatahaye mustabil kaaga fiiri xasan sh majoogidoonee xageekudanbeyn xamse
Kkkkkk
Jidki muse bixi iga dheh waxas wa liciifnimo .dhibka wa xamze neef ee xasan ma ahan.
war iĺeen xamse wuxu isudabalinayay godkan bu laràbay xassan
War fitmo daarood balwaan o bilaabay ku lajire kaajira wa kan
Daarood been baad ka sheegaysaa
Cuqdadas,waadhamaatay waxaa sooafjaray ciidanka kategay matada agtoda
Balhal dhintaco waxba isku falayn han iyo karano iimaanka aale haka qadae illaha boqorka ah umada haka so qabto lan iyo xasan dad iyo dalaba mahye allle imada haka qaado xasan 2uxuu maqala diyara somaliya qabckamid xsan uxuu wa d copoy wxkast kumada waa lataagersnyhacirkasro dh8naysavwaa lag qabanatuugta ma dad xafido
Ltagray
Waar ogaden ciidna uma baahna waaliigiina loomaa hiiliin taariiqda laaguumaa haayo wlh
Balwaan dadka cuna qabteynta lasarayo make jirtaa
Habaarka dhaaf ugaadeen garab wuu haystaa waliba mid lixaad leh dibad iyo gudaba waxaanse kaloo kuu sheegayaa iyagaaba isku filan ogow hadda anigu Ogdeen maahi
Firdhiye baa jabuuti aaday waxa sheegaysid waa been MJ wey taageertay yohiin
Qabiil kii si tabar daranyahay
Nasiib daro ma haysato
Xasan sheikh waa laan dheere farmaayoo kale Maha wuxuu rabo ayuu samaynayaa Laakiin farmaayo wuu baqayey maskiin buu ahaa
Hasaan gurgurte sokii maaha 2013 kii jubbaland ukuceboobay u waliibo mamulkii u didanaa xoog logasaxiixaay ilma tahaay hada telephone lodhiibee sexoo
Hadda doqon ayaad noqotay cidna urooneyn.
Khaatumo difaaceeda Soomaali waa kugu raacsaneyd laakiin mujrim Ahmed Madoobe in aad dhinac istaagtid ayaa qalad ah.
Waa in aad dawladda taageerto.