Kooxda Qeylo Dhaan oo lagu eedeeyay Qabyaalad kadib marka ay so saareen hees lagu dhaliilayo Dowlada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Dhaliisha daarood banaanka ma timaado miyaa qeylo qabiiliiste

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Suashi dowladi hoore maxa hees ugu soo qaadi waysi jawab uma haayo qooley qoor qabasha biiya kuma cabta kulaha ader nin walbo ninkisa ha nooleysa waada wan ku fahansanahay dalxureye 4ever

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xasan cadeyste Alle cebtisa maqarin

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Dalxureeye Brimade Alaha noo daayo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘

    • @halimaxaji7559
      @halimaxaji7559 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Dal xureye alahnodayo Amin Amil Amil

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      WAX SHARMUUTO QABIILKU WATO WALLI MA ARKIN WAXANI WA X LAGA AMUSSO DHAAFTAY

    • @WarisAhmed-gk2rc
      @WarisAhmed-gk2rc 51 นาทีที่ผ่านมา

      Qabari. Qoote😂😂😂😂

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Qeylodhaan Qabyaaladeysatayaa CBB

  • @nuurhassan6894
    @nuurhassan6894 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Aniga xasan shiikh ma taaheersani laakin kooxda qeyladhaan waa qabyaaladiisteyaal waayo waagii farmaajo juuq ma dhihin

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    waa qabyaladii oo biyo la marin oo somali oo dhan garatey waxey yihiin

  • @abdallaarab5817
    @abdallaarab5817 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Dowladu markey guuleysato kuuma muuqato

  • @maryami2299
    @maryami2299 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dal xaraashe badii buu soo saxiixayaa

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ninkan waa wadani ee aflagaadada ka joojiya.qofkii meeshu degaana cagaf la mariyey ayaa xunuunka dareemayo.lagana gatey dhulkii ganacsatado...xasan dhulkii danta qaran gatey,baddiina itoobiya ayuu rabaa kusoo noqosho xukun darteed u siinaya badiina,axmed madoobe meel iga saar arinkiisu waa intaas.

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qoladaan Madaxweyne Hawiye markuu qabto la soo saaray. Markii Madaxweyne ninkan ku qabiil ah. Markaas dhaliil majirto

  • @maryami2299
    @maryami2299 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qabyaalada xasan aa Kurdish ku fuulay yuu option hadii wax laga sheego oo Waa tuug ladhoho

  • @maryami2299
    @maryami2299 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dal xaraashe Nila barakiciye qabuura qodka allaha dhaafiyo umada oo mid kan dhaama ha u keeno

  • @IbraahinDaahir-h8t
    @IbraahinDaahir-h8t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Soomaali qabyaalad ayaa cudur ku noqotay qof hadii Abwaan ah hadii uu ka hadlo fikir kiisa hadii uu sameeyo waxa ay la tahay qofka xilka loo dhiibay in uu shaqada u qabto waxaa la leeyahay waa qabyaalad xageen aad naa

  • @MahamedabdiHilowle
    @MahamedabdiHilowle 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Kii shanta deked siiyay itoobiya yuu ahaa doqon yahow

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ma ku riyootay 5 deked , badda Somaliya Ankara xasan shiikh itobiya ugu saxiixay abiy axmad gacan shumis ugu daray maantana Adis Ababa ugu saxiixay asagoo qoslaayo

  • @tahliilj
    @tahliilj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Dalxoreeye waa madaxwaynihii ugu fiicnaa ee soomaaliya soomara ee allaah haxafido aamiin

    • @wallaal_____steven9096
      @wallaal_____steven9096 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sxb qab yalad hadii an is kadeno oo xaqiiqada an kahadalno. Xasan shiiq. Anigo ina adeer kisa ah ayaa kuleh waa qaa in tuug ah waa in wadan ka laga qabo

    • @HalimaKulmiye-gr9xn
      @HalimaKulmiye-gr9xn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@tahliilj amiin dalxureeye xasan shiiq ALLAHA ku xafido 🇸🇴 💯 ✅

    • @abdulraziq7581
      @abdulraziq7581 59 นาทีที่ผ่านมา +1

      Hadalkagu wa caqliga karaan ka jiro e forara shaqadini hore u noqda afar tanaglihi lagu gu so koriyey

    • @SacdioHassan-i4x
      @SacdioHassan-i4x 41 นาทีที่ผ่านมา

      Aamiin 🤲🤲

    • @guulSO250
      @guulSO250 37 นาทีที่ผ่านมา

      Dadka loo doodaya tahy doqoney dabkaa ba'a

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +31

    Qabyaaladiistayaal in ay yihiin waa iska cadahay laakiin maantay ma jirto cid la qaldi karo…
    Walee Nin Daarood ah baan Wadaniyad iiga sheekaynin.
    Long Live Dal Xoreeye Mudane Madaxweyne Xassan Shiekh.

    • @HalimaKulmiye-gr9xn
      @HalimaKulmiye-gr9xn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Amiin

    • @Ff3.m
      @Ff3.m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xaguu xoreyay😂😂😂😂😂😂 dhulki dagal an kasocon jirin unbaba ka socde

    • @HalimaKulmiye-gr9xn
      @HalimaKulmiye-gr9xn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      @Ff3.m waxuu xreeyay balcad raga ceele ,nuur dugle maxaa saciid, masaajid cali gaduud ilaa iyo xaradheere💪

    • @mkm7074
      @mkm7074 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xasan sheekh Sidii gabadh 15 jir ahba Addis Ababa lagu sasabanaya
      Xasan sow maaha ninkii lahaa taako Dhul soomaliyed bixin mayno ee Hadana bixiyey. Igada xasan calooshiisu LA ciyaaraaye

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Raghedanan hawiye kan tuuga ah kan munafaq ah o ni xarashtay o wadanki qabiiladi isku diay tas a qofka caqli leh u jeda wax baro jahilnimo a ka muqata

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Markii aan qabyalada iska daay is dhaho kuwaan oo kale baa soo heesayo

  • @ZayidAli-g3g
    @ZayidAli-g3g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Universal baa dodaysa xasan udoodaysa waa mel aan dhexdhexaad hayn

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Waa dhaqan somali in qof walba uu isla saxanyahay inta kalana ay wada qaldanyihiin.
    Bada adeerkaa horay u siiyay Abiya, waana amaanaysay, adeerkaa koboha kuu aasay ciidamadii qaran ka.
    Daanyer weligiis waa daanyer

    • @CashoCali-h2x
      @CashoCali-h2x 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Farmaajo miyaad gaartaan gaalada uma sajuudano

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @@CashoCali-h2x Farmaajo saw ma’ahayn ninkii Abiy Ahmed inta uu Gacanta ka qabtey Nairobi ugu geeyey Uhuru Kenyatta sidii Gabar yar oo Aroos ah oo la galbinayo ? Qaswade Farmaajo qaabkii uu ku baxay bal ka waran sidee u aragtaa ?

    • @HalimaKulmiye-gr9xn
      @HalimaKulmiye-gr9xn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      ​@@CashoCali-h2x farmaajo sow maaha kii ciidakii 77 Ethiopia laga dila qabuur toodaubaxa ku beeraay

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmaajo Hawiye wuxuu ahaa nin Hawiye u shaqeeynaya oo wixii aay Soomaali lahayd oo Dowladiisa soo galay wuxuu geliyey Dhul Hawiye, Ilaah baana Daarood dhaafiyey! From Baardheere /Jubaland

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @Madaxey-r2f Farmaajo Nin cuqdadaysana wuu ahaa laakiin taas Daarood oo dhan waa ka siman yihiin 🤣🤣🤣 Tuugna waa ahaa !!
      Facebook employees ayuu Mushaar siin jiray. Dictator farmaajo Allah baa dhaafshay Ummada.

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Allaha Xafido Dalxureye Somalia 🇸🇴 MW Xasan Iyo Shacabka Somalia Guul Insha Allah!

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Qurun dhaan waa qabil akhas

  • @QaasinAhmed-k4z
    @QaasinAhmed-k4z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    INA SHIRA JAAMAC XUSEEN FARMAAJO MUU U QAADI WAA YAY WAA CID WAX KA QAADI MAAYO FARMAAJO 4 DAKAD IIBIYAY YARIISOW DILAY SHARIIF XASNA HOTEL MAA IDA KU WEERARAY CABDIRAXMAN CABDI SHAKUUR GURIGIISA KU WEERARAY SHABAB CIIDANKII KA SOO BUUXIYAY 2 SANO KU DARDAY MUXUU UGU SOO HEESI WAAYAY WAAR OROD DAD KUIMA JOGA JAAJUUS YOHOW QABYAALADU DILATAY CALI KAMIN NAAGTII 1990 KU DISHAY AA UK KULA DAGAN MAXKAMADA U DIYAAR GAROOW QAA IN YOHOW

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      xasan sheykh ayaa Ankara ku saxiixay baddii Somaliya oo abiy axmad gacan ka shumis iyo sujuud isugu daray😂
      maantana Adis Ababa ugu tagay oo aan aragnay asagoo saxiixii u dhamaystiraayo abiy axmad oo qoslaayo, noo keen hadaa hayso Farmajo saxiixiisa iyo meeshuu ku qoran yahay,
      cabdirixmaan cabdi shakuurka aad sheegayso waxaa weeraray ina adeerkiis saadiq john, dadka waa la dilay la dhahay oo ay ka mid tahay ikraan tahaliil waxaa dilay kuwa hadda meesha joogaa, oo hooyadii waa dhalay dhaheesay ay ka mid tahay maalin walba tv ayadoo is oohineeso taagnaan jirtay cadaalad aan rabaa waawaray ku jirtay aaway hadda intee ka baxday gabadheedii maa u soo noolatay bal hanoo sheegto

    • @OmarFarah-x4l
      @OmarFarah-x4l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Horta dhalisha hawiye cida buunka ku yeerisa xagee fadhidaa rerku ma ayagan wax qarsan mise wax kla jira

    • @maryami2299
      @maryami2299 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmaajo naago iyo ciyaal guryaha kama satin Anita’s ma qufan can curiyaan dhisanaayo ka galay caruuraha soomaaliyeed ma dhin Qaadka uma xirna

    • @hi-gn6my
      @hi-gn6my ชั่วโมงที่ผ่านมา

      XSh dadka kama xigtid, midda kale waxaa loo hadlayaa waa hooyadaada iyo aabahaaga waayeelka oo la barakicinayo. Owe kacsiga jooji oo dowladnimada soo baro. Waqtigii Farmaajo ma aragray caruur iyo haween laga jaqaaqsiinayo, anigu waan arkay siyaasi qeylinayo. Adigu ma waxaad u hadleysaa siyaasiga naf iyo maalba ku liqay.

    • @yasminey8690
      @yasminey8690 16 นาทีที่ผ่านมา

      Tii farmajona dhaliil way lahayd wuxuu ugu amusayna waa sheegay oo waa isku cid taas qalbidhax ay dhiibtay qaraxiiso soobe ee lagu dhamaday dadkii 1977 dagalada ku dhibteen ee itobiyanka ahaa buu ubax u beeray taladooda marka intasna lagama heesin hada lagama aqrisanayo waan heesi aniga isagaa i xigo haday qabiil noqto lkn waa qalad inaan ku raaco

  • @Osman-wb4gm
    @Osman-wb4gm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    REMEMBER OCTOBER 14 KU DHINTEEN 1000 QUF. AAWI HEESTI ???

  • @Osamarabeeye
    @Osamarabeeye 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Xagee jirteen qaraxii soobe

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      qaraxii soobe iyo kii shaamoow mooryaantiina lee dadka qarxineesay, ileen bililiqadii xoolihii Muslinka iyo dhiigoodii aa idunku maqan oo ka dharagteen wuxaa u daaheesiin maa jiro

  • @AbukarCadde-p1h
    @AbukarCadde-p1h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qabyalisi yaal weyan qurun qurun dhashay qabyalad aya wajigisa ka muqata nacalad baa ku dhashay

  • @Abukar-dq4hd
    @Abukar-dq4hd 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Ninkaan waa qabiiliste wayn lkn wuu is qar qarinaaya

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Fankii ayay kufsadeen oo fanaaniin Laguna tilmaami karo. Waxaanse la yaabaa ninkaan waa Mariixaan ina adeerkiis oo aan aqaan waa Ceyr oo ganacsi fiican ayuu Mogadishu ku heysan jiray waan weydiiyay waxaana uu ii sheegay ina adeerkiis in ay ahaayeen reer dhexdooda kala carooday

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      dadka sidaadoo kale oon nasab lahayn o shaki ku jiro miyaa u maleesaa, teeda kale af Soomaliga iyo bal horta Mareexaan sida loo qoro baro

    • @OmarFarah-x4l
      @OmarFarah-x4l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Cidii yahy maxa ka galay marhaduu xasan ku afuufay falaaro tankle xasan bal wanag ah o anku amaano sheeg wakas abii daba socde

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xukuumaddii hore dheh.
    Af Soomaali ma taqaannid dawlad wey joogtaa, laakiin xukuumadaha ayaa is bedel

    • @AliHassan-yo8eq
      @AliHassan-yo8eq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Maxay ku kala duwanyihiin marka ?

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      mooryaan bililiqo guryhii, xoolihii Muslimka dhiigooda iyo xaaraan ka dharagtay maa wax kala yaqaanaan

  • @ObolesOboles
    @ObolesOboles 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Birmade Madaxweyne Dr Hassan Sheikh guul

  • @amira1438
    @amira1438 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    waa qabyalad dhaan adeer waa bugta alle ha idinka cafiyo wayo soobe marki lagu dhamanaye ma jiften.

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      adinka lee dadka qaraxa u dhigteen ilaa mooryaan Muslimka xoolahoda iyo dhiigooda bililiqaystay oo xaaraan ka dhargay wuxuu ka naxaayo ma leh

    • @amira1438
      @amira1438 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ 😂😂😂😂😂😂haye adi iska key ilali walalo

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aqli naaged garasho maleh

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Amira hawiye in a tahay a cadeysay qof jiran cuqdad ciil qaba wa hawiye haiti hawiye moryanta dad ka dhacay badda gadatay ma la shegi karo miya cuqdada u dhimo

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@amira1438
      aniga waxaad iga qaadayso ayaa iska yar ee adiga futada ilaasho

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    DHOWR KAN ARIMOOD MAJIRIN XILIGII FARMAJO - MAJIRIN BARAKICIN
    MAJIRIN DHULBOOB
    MAJIRIN BURBURIN CIIDAN
    MAJIRIN QABIIL QABIIL DILAAYO
    MAJIRO XARAASH BAD IYO BIRI AH ETHIOPIA AMA DAL KALE LA SIIYE
    MAJIRIN DOWLAD MAGAC UYAAL AH
    O SIDAAN CML NADAAM KA FOWDA DAH CML

  • @SurprisedDalmatian-es3xo
    @SurprisedDalmatian-es3xo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Qaraxii zoope maxaa ugu hadli weysay hadad qabyaalad wadin

    • @anonymouslyhidden95
      @anonymouslyhidden95 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma asaga kadambeeyay aqli futo madoobe
      Gaalo usujud aderka wax kaxun somalia wali maarag damerow

    • @fariida6236
      @fariida6236 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wajj madoobe hada maxa ka galay oo wagaas kagalin

  • @AbdiqaniRoble
    @AbdiqaniRoble 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Qabyaaladiiistayaal qurmay waaye kuwaan

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      adaa hortood quruntay mooryaan bililiqo iyo xaaraan ka dhargay

    • @hussein1443
      @hussein1443 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      100% kiiba 100% waxa hurinayo waa cuqdad indhihiisana ka muuqataaa. Waa fanaan shaati qabiil wata.

  • @AbdiqaniRoble
    @AbdiqaniRoble 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Qabyaaladiistayaal qurmay baad tihiin Lkn hawiye turub baray walee wadaniyad been ah iguma qaladaan

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wasax Qabilka hada ayu kena🎉🎉😢

  • @Shar-shaari
    @Shar-shaari 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Waa ciilanyahay waligiisna sidaas ayuu ahaan doonaa asaga iyo kuwa la midka ah

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Inta somali Hawiye ku jiro somali Xaarka ka kici mayso

    • @Shar-shaari
      @Shar-shaari 15 นาทีที่ผ่านมา

      @abdirisakdirie3124 waligiin sidaas ayaad u ciilanaan doontiin ama hawiye dhaha ama cidkale hawiye caytamaaya ma aragtay sidaas ayaa loo kala gobsanyahay ilaa aakhiro sidaas ayaad cimrigiina ku dhamaysandontaan

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    kooxdan waa wajiyo xun waana shufto

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naa xaqiina ayuu udodayaa ee saas ulla soco

  • @عبدالرحمن-المقدشي
    @عبدالرحمن-المقدشي 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qaylo dhaan ha iska qabyaaladeeyaano waa wax ayaga qusaysa tan anaga na qusayso waa in aynan Dawladi meesha joogin adeegayaal Qaranka Xabashida iyo danaha shisheeyaha ka shaqeeya un baa meesha noo joogo kuwaas oo aan Alle ka baryeyno inoo i dhaafiyo.
    Waxaan kunsoo xasuusan doonno waa:-
    1-Dhul boob.
    2-Ka shaqaynta danaha xabashada.
    3-Jiliinkii beenta ahaa ee la inagu kicinayay marki ay diuddanaayeen heshiiskii Muuse Biixi (Muuse wax buu kaga beddelanayay Xabashida kuwaan waxba kuma beddelanayaan macnaha Muuse ayaa dhaamay).
    4-Ciidama Xabashi waa ay baxayaan o ay taasna ahayd jilliin.
    5 -Iska horkeenidda Qabiillada walaalaha ah deriskana ah.
    6-Shabaab beddelkood oo duulaan lagu qaaday maamul dhisan oo aanan maamulada kale ee dalka wax dhaamin.
    7-Fashil.

  • @AhmedYusuf-g3j
    @AhmedYusuf-g3j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Qabyaalad dhaan iska dheh

  • @HaniAli-g4j
    @HaniAli-g4j ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Its true somalj runta ma jeclo xusen shire hore u soc,

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Xusen iyo tiimakiis waa qabyaaladiyoo socoto oo nool

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qabyaalad dhaan wawareey ciil udhinta

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 46 นาทีที่ผ่านมา

    dadka guuryaha danta guud in laga baxo waye xasan sheeq dalxuureeyee caay malaho waana nin nadifa guul doowlada dan qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @daadirdaacad8432
    @daadirdaacad8432 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xiligi farmaajo 1500 qofa qarax ku dhintay kama uusan heesin Ethiopia 4 dakad lasiyay kama uusan heesin maka yeleena 2025 maxa Ethiopia lo booqda ka heesa wa hadaan ka yeelno😂😂😂

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Qabyaaladiste uffr

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Wariye c/laahi
    Inaad wareysata maaheen faqashkan waa dambiile xilligii siyaad barre danbiya badan geystay oo ku caan baxay qabyaalad

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      adigoo kale oo lafa sita in lagu waraysto miyaad rabtay😂

  • @tahliilj
    @tahliilj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Qaran dumis warkiisa cid qaadanaysa maleh

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Madaxweyne Xassan sheekh xafiduhu-Allah ❤🇸🇴😍
    Anshax xumo & kilmado aan macno leheen. Oo jahli na tusinayo waye "Heesta"👎

  • @MukhtaarHassanMaxamedHadi
    @MukhtaarHassanMaxamedHadi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Dalxaraashe

  • @WarisAhmed-gk2rc
    @WarisAhmed-gk2rc 53 นาทีที่ผ่านมา

    Legend wadani qiimo badan ❤guul iyo goobanimo. Yes. Hor u socod. ❤❤❤❤

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Qabyaaladiste ufff

    • @anonymouslyhidden95
      @anonymouslyhidden95 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa laidin wasa aqli hawiye waakas inta isleedahay difaac adeerka gaal usujude wuu idin wasay haduu hawiye matalo

    • @Alicabdalla7332
      @Alicabdalla7332 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @anonymouslyhidden95 haiwye maahi lkn. Ninkaan waa qabileyste dhex dhexdaa .maha waa qiciga saxda kama hadlo qaraxi soobe heesin xasan sheikh wax weyn ma sameyn amniga wu sugay

  • @ismaciilcabdisakiin2898
    @ismaciilcabdisakiin2898 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Team Daarod waa Cadowga 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 Daba Dhilf U Ah Dalxureeyo❤Allaha Inoo Daayo

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Guuleso madaxweyne Hassan sheekh mahamuud Brimade Hassan sheekh Dalxureeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌🙌

  • @issaomar6367
    @issaomar6367 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    QAAQLAYAASHA QABYAALADA SHEEKADOODA WAA LA FAHMAY ISKA CAAC LEYA HADAD IDINKA YEELNO
    HA WAARTO QABYAALADA

  • @loyan0440
    @loyan0440 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa qabyaladiste tooos ah oo tuug ah

  • @maryami2299
    @maryami2299 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxa qor says dal Corey’s falls ma Caasho baa haysatay mujaahidkii Reer waits miyaa xagee xoreeyay masjid Cali Gaduudow iyo masaga waa miyaa dalku

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Qabyaaladiiste uraaya

    • @Sakariyesanweyne-j3e
      @Sakariyesanweyne-j3e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ina dhilo

    • @hussein1443
      @hussein1443 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Sakariyesanweyne-j3egabdha ka wareeji doqonyahow.
      Dumarka la lama xifaaltamo

  • @libanahmed675
    @libanahmed675 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Qalbi dhagax halgamaa maxay kaga hadli waayeen? Su’aashaa hala waydiiyo!

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      jaajuus baasaboor itoobiyaan haysto oo lba karle ah maa noo sheegee isla markii waa la dhiibay la dhahay soo noqday, haduu halgamaa ahaan
      lahaa xabsiga itobiya uu waligiis ku jiri lahaa

    • @HilaacR
      @HilaacR ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@ER-qw6fh halgama buu ah balse doqonka iyo nacasyada sidada oo kale oo ku batay somalida ayaa dhibay nin halganku dhab ka ah buu ah balse garab waayey uuna badhedhay itoopiya sida siyasiyinta somalia uu barotama itoopiua

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 48 นาทีที่ผ่านมา

      @@HilaacR Doqon haduu jiro waa adiga,
      inuu itobiya jaajuus u yahay oo ha la ii dhiibo dhahay oo sanbaloolshe oo jaajuus isla yihiin uu sheegay ma inkaraysaa, Itobiya maxay u soo daysay isla markiiba, oo waa kan cabdi iley oo la shaqaynayey xabsiga sanado badan ku haysay

  • @XuseenmaxamudXasan
    @XuseenmaxamudXasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninkaan mergayaha tagaaya waa qabiileyste dah masara ee iska aamus

  • @SaidoAhmedMahamed
    @SaidoAhmedMahamed ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sadar muuqdo waa su'Aal madoone xasan hadu ficanyahay iyo hadii xun yahay soomali qof aan ka warqabin malaha

  • @AbdirahmanMuhammad1
    @AbdirahmanMuhammad1 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Beentiisa waaye waa qabyaaladiste

  • @Masuul.sareofficial9520
    @Masuul.sareofficial9520 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allh waxaa ka baryaaya in afka ku qaloociyo shalaal kugu dhac oo xaniinyaha Allh ku qabay waxaa tahay qabyaaladiste weyn nacalad kugu dhacday Nabi Maxamed falikiis NNKH

  • @taakoowabdalla
    @taakoowabdalla 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alle ha caafiyo waa xanuunsan yahay miskiiin

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WAA KOOXDII DHA HEYSAY FARMAAJO WAA MAREEXAAN

  • @SICIIDHassan-hl9hp
    @SICIIDHassan-hl9hp 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaaliyeey Aaqiro Qabiil Makahan Waana Ladhimanayaa Ilaahey Haloo Noqdo

  • @ObolesOboles
    @ObolesOboles 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Qeylo dhaan Qabyaalad

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    😅😅😅😅😅😅 oo xaarmaajo ba dad nooolbuu cadowga itoobiya u dhiibay looma heeesin hada maxaa socda waa qabyaalad deee😅😅

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xuseen Shire waad mahadsantahay sax badan tahay gore u soo. Guuuuul Cayaar jeceloow

  • @umumohammed6310
    @umumohammed6310 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xabaalaha waa looga horeysay if iyo aaqiro yaa qoday

    • @abdiahmed9590
      @abdiahmed9590 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxay haayeen qubuuro 50 ka hor dadkana baxsada lama dhihin meel ayaa lagu ururiyey dadna lagama Gadin waxaa laga dhigay masjid isbahaysiga iyo guryo dowladeed

  • @umumohammed6310
    @umumohammed6310 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wali aad caaytameysaa

  • @tahliilj
    @tahliilj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kani waa qoowsar aan cidana lahayn

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUL VIVA GROUP QAYLO DHAAN,

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 นาทีที่ผ่านมา

    Masha allah kooxda Qaylo dhaan guulaysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @laki5553
    @laki5553 7 นาทีที่ผ่านมา

    Viva dal xureeye ✍️ 💪 ♥️

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 40 นาทีที่ผ่านมา

    SOOMAALI WAA DAD XANUUNSAN XASAN HADI WAX LAGA SHEEGO MA QAABILBA LAGA DHEX ARKAYA SUBXANALLAH DOQON HANA GARGAARAN HANA GARGARSAN

  • @mohamedabdullahiismail7524
    @mohamedabdullahiismail7524 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaanallaah soomaalida allaha ka caafiyo quluubtooda qabyaalada ka buuxda. Xaqa ma qarsoomo lamana qarin karo. Xaqiiqda wey cadahay heesta waxay ka hadleysa hadaan raga lagu haysan heyb qabiil

    • @ABDIKARIINALI-w3o
      @ABDIKARIINALI-w3o ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isagaaba isku cadeeyay oo waxuu yiray kii hore waxaan uugu heesi weenay waxaan aheyn isku qabiil in fankeena loo adeegsado ayaan diidna balse kan waxaan uugu soo heesnay nagu qabiil ma aheyn kkk sheeko ku nacay

  • @WarisAhmed-gk2rc
    @WarisAhmed-gk2rc 52 นาทีที่ผ่านมา

    legend🐪🐪🐪🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈 difaac dalka ❤

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Kooxda qurun qaadayaal dheh

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wan kufahmenay Mr mooryan wa sax waxa laga sheegayo beenle beenlow yaacyaacaayaac iyo doqoonimoda iska dagaal ogeenimadana saxiibow, xassan dal xoreeye horay usoco Allahhakuxafiido xassan sheikh wa badbaadiiyah dadka iyo dalka Somaliyed

  • @maryami2299
    @maryami2299 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xitaa haday qabyaalad tahay farmaajo waa mareexaan xasan aa iyo cidiisaa dheheen dadka kale maxaa qabyaalada ka mamnuucay

  • @abirizakomer
    @abirizakomer 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waa Run Waa Qabyaaldii OO DHar Xidhan SAW Daarood Maaha

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Cudur daarood baa ku hayo ma maantoo kalaa Hassan hawiye lagu difaacaa waaba ku iibiyee

  • @Farah-g7e
    @Farah-g7e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abwaanku run buu sheegay qabyaalada Somalaay jska daaya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo somalia waxba kama galin waad iibsatey Badda waana nin tuug ah oo Dameeroley ahaa oo moxog iyo maankaal ka dhargey oo dhuuso ka wareegey

    • @ABDIKARIINALI-w3o
      @ABDIKARIINALI-w3o ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naagahiina dameer waxee ku jeclaadeyn waanba ogeenay nimankiinana maku soo darsameyn bisinka

  • @farhiyaabdirahman5146
    @farhiyaabdirahman5146 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo dad ma barakicinin

  • @AbdiqaniRoble
    @AbdiqaniRoble 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Viva dalxooreeye❤❤ooya ama baroortaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caay maa aho e waa xaasan waxa u sameynyo yessssss

  • @amalsadi935
    @amalsadi935 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War qayla dhaaneey ilaahey ka cabsada banka is keena
    Dadka haka cabsanina
    Aniga waan idin sugaayey in aad dhalaceysaan dowladaan waana iskeenteen

  • @XuseenmaxamudXasan
    @XuseenmaxamudXasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Viva madaxweyna xasan shiiq qoladana waxan lehay idin fahanay

    • @anonymouslyhidden95
      @anonymouslyhidden95 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Viva dalxaraashe tuug gaal usujude aqli hawiye waakas farmaajo wa marexan so miinan kuhayn ka xaa xabi hooyada la barakiciyay

  • @SakariyaShigow-o5e
    @SakariyaShigow-o5e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muqdisho makuu qaraxu maalin kasta ka dhacayay
    Waa xiligii Farmaajo jee xagee beey ku maqnaayeen
    Qaraxii soba duqii Muqdisho yariusow
    Qalbi dhagax
    Iyo wax kaloo fara badan
    Xuseen qabri miyuu kujiray
    Walaahi qabyaalad nuu caan ah ma arag.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Universal baa qabyaalad umada kula dhex jira

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qaraxii soobe maxey usooheesi waayeen tuugadax

  • @AbdiwaliAhmed-d1y
    @AbdiwaliAhmed-d1y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waagi farmaajo dowladnimo baa jirtay dadkana guryahooda lagama barakicin jirin wax Qabyaalad ah ma jirto ader

  • @BisharoNor-tq7fu
    @BisharoNor-tq7fu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qof hg hadu diifacayo xasan tuug ha is Quran saro wa xanun sanyahay ninkan qofan aqon wa nin ceyr maxamed abgaal xasan waba cidode adinka sababta u hore ordayo anigu maqan hawiye wax la dhaho ma naqan hg a nala dhaha ka kaca hurdada balayo dusha idin saran hawiye ma naqan ayagaba Nama tageran sababta u difaceysin maxey tahay

  • @MohaAbukar120
    @MohaAbukar120 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qeeylo dhaan ❌❌😏
    Qeeylo Qabiil ✅✔️

  • @SaraHaji-x3e
    @SaraHaji-x3e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wax qill ah ma heysid 😢😢

  • @AbdiasisAli-uz4gi
    @AbdiasisAli-uz4gi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kooxdan wixii jira ayy sheegen

  • @maxamadofficial3467
    @maxamadofficial3467 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qabyaaladii oo qof ah baa tahay bada farmaajo ayaa wadadeeda furay abiyana 4 takadood baan ku siinayaa maxaad oga hadli waydeen

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hawiyaha waa doqon ayuu u qarinayaa

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan tuug ya raba haweyow wa la idinka tegaya xamar

  • @AyaanleCabdulaahi-t7s
    @AyaanleCabdulaahi-t7s 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Munafaq Munafaq dhalay cidad ka aqli badan tahay ushekeey kuwad farinta uwaday horey ku fahansanayeen mingeste armaajo aa qaran ah aa naga gadeysa kamana yeelin lcgti ad kaqadan jirty armaajo in ay ka goaday wan ujedna

    • @CashoCali-h2x
      @CashoCali-h2x 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wax cabaadayo muqdisho waa hawiye