Daawo Hadalkii Ugu Kululaa Taariikhda Odayaasha Ogaaden Absame Maanta Kudhawaaqeen Dfna Dusha Ugubex

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 58

  • @hawahassan8872
    @hawahassan8872 หลายเดือนก่อน +7

    Qabriya faagte meedadka qabriga lacagtii uu kugatay ayu ciidamada kulaaluushaya war xaaranta iska dhaafa kuumadde guul guul weli sidii larabay uma hadleysan war heedhe xassan sh kabaha kula tunta xamze dhuuhane jikada iyo musqullaha uudhaqaye xaarkii Hassan qoola ayu gacantiisa kudhaqaayaye uf uf hamze wuu nijasoobaye biyaha bada halagu dhdhaqo

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v หลายเดือนก่อน +5

    Guul Axmed madoobe 💪🇸🇴

  • @istahilYusuf-e2d
    @istahilYusuf-e2d หลายเดือนก่อน +2

    Adeer Dowonkinaa la hadla

  • @memr7493
    @memr7493 หลายเดือนก่อน +4

    ❤masha allaah viva Jubaland ❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน +1

    SAX❤❤❤❤
    KU MAHADSANIDIN TALADIINA FIICAN. WAA HADII XASAN AYAX IYO XAMSE DANAYSTE WAX IDIN KA MAQLAYAAN😊

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc หลายเดือนก่อน +3

    waa guul mar hadii odayaashii labeenta absame .
    wlhi hadii aan la difaacin jubaland waxaa dhici doona in daarood la gumeeyo.
    Odayaasha waa u mahad celinayaa

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v หลายเดือนก่อน +3

    Dowlad majirte iska celiya Hawiye baahane. Hiraabe iyo mudulood anaga wasna , Adeer maxaad ula hadli mooriyaan Hawiye iyaga ba xassan sheikh soo diraye

    • @SafiyoFarah-j4u
      @SafiyoFarah-j4u หลายเดือนก่อน

      Hawiye maxaad ka Rabtaa xamse hawiye miyaa kuwa kaloo gedo ka yimi ma hawiyaa hawiye amaan siiya waad gardarantihiin wiilkiina ayaa horboodaaya

  • @AaminoCabduqadir-w8n
    @AaminoCabduqadir-w8n หลายเดือนก่อน

    Wlhi soomaali horay meshay usocon lahayd baa diblo ceeliyay

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Ahmed Madaween❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🙏🙏🙏💯💯💯💯💯💯

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx หลายเดือนก่อน

    Well done

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz หลายเดือนก่อน

    Waa ku mahadsantihiin in aad naan wali somali utalin

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd หลายเดือนก่อน

    Kuwaan laftirkooda halasoo xirxiro waa 3 kaar layaal waana jawaasiis itobiya iyo Kenya ushaqeeyaan hadana qas ayeey wadaan

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 หลายเดือนก่อน

    Anaa qoray….

  • @bima9383
    @bima9383 หลายเดือนก่อน +1

    War oday waa kuwa dhibka iyo halaga Somali kuwade cadalada hasareyso kiqaldana halaqabtp somaliyey

  • @cabdidheere-y3z
    @cabdidheere-y3z 21 วันที่ผ่านมา

    Kuumade mika kiinya jooga
    Iyo midka jigjiga jooga jubat alaan kadifaaca dowlada

  • @abdiduurjire1740
    @abdiduurjire1740 หลายเดือนก่อน +2

    Odayasha ogaden qabileysiga jojiya wakuqaldan qabilka. Adwadan

  • @ya3746
    @ya3746 หลายเดือนก่อน

    Ninkan siduu videoga u duubo waa wareeer iska horimaad waaye

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    NASIIB DARO WAXA AH, HAWIYE ISMA QABO ‼️ DULMIGA IYO QABYAALADA BAY ISKU TAGEERAAN WAAYO HADII KALE WAA HORE BAY XASAN FALKUU FALAAYO JOOJI ORAN LAHAAYEEN. DHEXDOODAY KA DHICI BERI OO DAGAALKAAN MEEL KASTUU GAARI. AAKHIRKANA WAA LAYSNOO TALIN, OO NINKASTI DHULKIISUU KU EKAAN.

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u หลายเดือนก่อน +1

    Reer awoowgeey pudlaan Reysalwasaarayaashooda waxey ahaayeen dad og masabka ay maqaanka ey meesha ku fadiyaan ee la hadla wiilkiina hangoolka laga dhiganayo oo umada loo adeegsanayo

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq หลายเดือนก่อน

    Waxaad Tiraahdeen boogtii Qalbi-Dhagax. Baa nagu taal. War qalbidhagax waa shakhsi buu ahaa.Waxaa ka daran XASAN-EBBAR MIDA UU LA DAMACSAN YAHAY DAAROOD OO DHAN.

  • @HusseinYare-m1z
    @HusseinYare-m1z หลายเดือนก่อน

    Nitayahu soqawatan kadhoow igagadaan hadalkaas😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bima9383
    @bima9383 หลายเดือนก่อน +1

    Kulaha xamsa anagadnaga dhalate sonoqo war qabil waa wax quruna ee oday dhargan hamaqlina ee kigardaran farta kufiqa cadaladana hasareyso

    • @Givemecandynow
      @Givemecandynow หลายเดือนก่อน

      Xasan shiikh kii shalay lahaa farmajo waa marexaan somaha kkk

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 หลายเดือนก่อน

      Hassan usheeg assaga Kaaba qabiil ah!

    • @bima9383
      @bima9383 หลายเดือนก่อน

      @ xasan hadow kabo khabilyahay asaga xata anumidowno hadan nahay Somali oo dhan

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 20 วันที่ผ่านมา

    SHARE

  • @cabdicasiisadan-it2gd
    @cabdicasiisadan-it2gd หลายเดือนก่อน

    taxunbay ku ale taqaanaa goormaa la baryootamaa taxun ku waano qaaday

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwan Odayaal ma aha waa Qaswadayaal.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 หลายเดือนก่อน

    Munaafaqada xasan sheekh hadii la iska qaban wayo soomali danbe la arki maayo

  • @ABDULLAHIDIRE
    @ABDULLAHIDIRE หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuhumedMuhumedabdullahi
    @MuhumedMuhumedabdullahi หลายเดือนก่อน

    Mexey nabada heysato buale away uuuuuffffffffffff

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 หลายเดือนก่อน

    Sowtaad dani maagayseen xamse marxuun ku xuuxinayseen wakaa gurmad ka inii soodiraya idinku ogaadeenoow harti waad ka hiiliseen nabsigii waa idiin soodagdagay laakiin harti waa idin garab taganyihiin

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 หลายเดือนก่อน

    ODAYAALOW. QOFKII ILAAHAY. IIMAAN SIIYO AYAA WAX MAQLA EE LABANINOO SHAYDAAN IIMAANKII KAQAADAY AYAAD LAHAD LAYSAANE INSE WAX LOO MAQLO WAA LA ARKAA

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 หลายเดือนก่อน

    Qaxootigii itoobiya oo maanta Somaliya ku murmaya,maanta inlay sidaas u Hadlan,xaqbay u leeyihiin waayo stete dhan oo J/land ayaa la siiyey,Raysalwasaare aanay xaqlahayn kaasna waa la siiyey.

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 20 วันที่ผ่านมา

    SHORTS

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 หลายเดือนก่อน

    Axmed Madoobe waa dembiile Sharciga kama Sareeyo,
    Odoyaasha Ogaadeen Xushmad bay mudan yihiin lkn Dowlada iyo Dastuurka Federalka Shaqadeeda way u madaxbanaan tahay

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed หลายเดือนก่อน

    🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🙏🏻❤️🙏🏻❤️🙏🏻❤️🙏🏻❤️🙏🏻❤️🙏🏻

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 หลายเดือนก่อน

    Bahal higlo waxna iskuma biiriso af-qadhmuuna lama kala tagto.

  • @AbdulahiSulub
    @AbdulahiSulub หลายเดือนก่อน

    Waxgaradka kuumade aderayal gulaysta

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq หลายเดือนก่อน

    Cajiib Ogaadeeno yaad la hadleysaan. Ma jinni iyo Duulal Qarsoonba. MISE KURTIN IYO HUMMAAG INSI. ADEER. XASAN SHEIKH MAXAMUUD HADALKA AAD KU LEEDIHIIN WAA HADAL WATKI GALAY.

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e 20 วันที่ผ่านมา

    LEGETA

  • @cabdiBishar-ti5ki
    @cabdiBishar-ti5ki หลายเดือนก่อน

    Guul guul iyo gowonimo odayaasha kuumade farigalinta urur samaale haladiido banaadirna xasan sheq waa maamul glowered buu naga dhaadhicinayaa qaatumo oo lawo gowo goal ahna ma aqoonsani ayuuyiri waa dadkii midnimada somaali snm 10 blood loolaaynaya dadkii midnimada somali diidanaana wuu uhambalyeeye ninkaa ma ladhihikaro waa madaxweeyne somaaliyeed waxuu sii rawaa intii wadaloogte in uu siikaladiro imaaraad baana ku labalame

  • @Hared-u3k
    @Hared-u3k หลายเดือนก่อน

    Caqliga odayaasha yaraa puthland maxaa loo weerari waayay? Qaxooti miyaa Dagan puthland? Waa jawaabta ayaga la yimàadeen xaqiiqdii

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Hassen Waligay Ma taageerin Laakin baal dahab ayu taarikhda Dawlid dhiska Somalia ka gali hadii tuugan Ahmed Modobe ah Jubaland afduubka ku haysta meesha Ka saaro. Ahmed Modobe Wa Cancer ♋️ Somalia hosta ka Cunaya!

  • @cabdicasiisadan-it2gd
    @cabdicasiisadan-it2gd หลายเดือนก่อน

    war ileen daarood xin waynaa hunguri ayuunbaa u cad iyo xin
    ciidamadan aadleedihiin yaanay iman jubalaan ma kiiniyaa meeshu ciidanku dhulkiisii ayuunmuu tagay tagina doonaa liqa taas hhhhhhhhhh
    nio xaarka isku xajiya

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile หลายเดือนก่อน

    Muxuu yahay axmed madoowe waa la soo qabnaa waana lafeeraa waliba

  • @Nimcomaxamed-vp7qd
    @Nimcomaxamed-vp7qd หลายเดือนก่อน

    Adeerayaal waddanka innaga ayaa iska leh ciddii aan innoo baahnayn uma baahnin,hadalkana waad soo afjarteene bal sangadhuudhida raaskambooni la keenay meesha ay ku socdaan aan eegno,ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa

  • @saynab7503
    @saynab7503 หลายเดือนก่อน

    waa lasoo qabanaa marka la dhahaayo aad yay usah lan tahay lkn ficil keedaa wanag san in lala imaado

  • @baxsan698
    @baxsan698 หลายเดือนก่อน

    Warnimanyaw iska fariista allaheenan ka cabsada illaahba boqora siyaasad iyo dwld waxba kam ogidena kafarista

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 หลายเดือนก่อน

    IDINKU YAA TIHIIN OGAADEENIYA SOMALIYA MAHA

    • @Farah-ek1vp
      @Farah-ek1vp หลายเดือนก่อน

      Yaa somali !!! Dad laga tiri badney ma tahay