Hestan 2024 aa nag aan wada sheekeysano u qaaday ka dib hestan ayay soo maqashay Wey Iso dirtay beenta iga dhaaf igu tiri markan u qaadayayna Wey mcnsanaysay 😂😂😂😂😂Mursal dumarki uu nagu direy
Heestan wxa dhagaysan jirayyy jiilkii iga waawayna gabdho iyo wiilal e an isku xaafada ahayn Ana Wan izka dhex fadhiyi jirayyy niyada ayaan ka dhihi jirrayy yaa ku lekaysiiya aad ka mid noqotid wakhtigan wnagsan iyO xidhiidhadan qiimaha Leh E ay wadagayaan maanta dib ayaan U dhagaysnayaa anigO xasuusan wlhie
Maalintii heesta lasameenayay waan xasusta mantana wa xasuus 🔥🎶
min jiid
😢😢😢😢
Dhamaanteen Waxaan markhaati ka nahay inaa khadra silimo balanki kasoo baxdey lakin mursal lumeyyy😢
Haa walhi waa ruun balntii isga Ka baxay 😢
Yaa ku balamiyy😂😂😂😂
@@tusbaxleyare25 iga dhamow kitaabkage 😂👊👊
Miyaan gabdha kula labeena
HadanHa Waa uu ku laBeeyay 😢😭💔
Wax walipaa dhamaad ayey leeyihiin 2023🥲Noloshuba Geeri ayey ku dhamaataa
Ereyada Heesta innaba caadi maaha🫡👋
i saar loolida jacayl siduu adba kuu luruu aniga ii layliyaa
hees dareenkeeda wadata, waxaan dhagaysanayaa anigoo happy ah cidaydina haysta
14/09/2023
02:42 pm😢
2024 ayaa daawanaya😂😂 oo dadkn la yaaaban😂😂
😭kadib khadra daacad nimadeeda hada waanka baqaa raga💔😶🌫️
Allaaa Jecel Dhib Badnaa Dad Badan ayuu kala lumiyey wlhi
Ha lumin aa, s fiican buu u lumay mursal
😂😂
Ax qof nasapa khadra silimo ♥️♥️😍😢
Wax kastoo dhaca iyo duruufa kasto imada si kastoo loo kala tago jacaylku haduu dhab yahay m baabo ❤
Allah ya cizak taas ayaa been ahay 🙏🙏🙏🙏🙏
Beeen maha😢
lkn hda kala lume😮😢
😭💔
Hayga lumin😢
12/31/2024/ ayaa dhagaysanaya like saar goob bye 😢❤
Yaa Ila dawanaya 2024
LugaHa Lagu jogsadiyo laxadkaygaad taheee ciiiltire❤️🫂
Lugaha lagu jogsadiyo laxadkaygaaad thee
Qof ka kubara micnaha jaceyl aYa HaDana ku tusaya izla micnaha kaLa taga😢
Hees aad Io aad UmaCan MursaL Io khadro Xasuus IgaLisaY 2014 maantana Waa aduun 2024 DhagaYsn Farqi UdhaXeeYa Like Iisara wixii Iga dambeeYo 2030😂😢😮😮
Nacalaa jacayl kuyaaal😢😢
Hees kuwii isku qaaday kala lumen bu rabaa inu igu shukansado sacadan 1/09/2024 1:37 ii so diray 🤦♀️
Aamu aamu heesta sidaasba loo qaadaybe waa in la isku shukaansade😂❤
2023 am qadar lasexany mise hodan
2023 xusuus weyn weyan
Maalinkaay heestaaasi soo baxdayna tvgan ka daaawanaayay maantana waan daawanyaaa farqiga u dhaxayaaa waaa run iyo been😂😊😊
Hestan 2024 aa nag aan wada sheekeysano u qaaday ka dib hestan ayay soo maqashay Wey Iso dirtay beenta iga dhaaf igu tiri markan u qaadayayna Wey mcnsanaysay 😂😂😂😂😂Mursal dumarki uu nagu direy
😢 dhisa oo nolol mala awal 4a ku sawira after kana meel cidlaaa kaga dhaqaq😢
Jaceylku ha waaro ❤😊
shaley iyo manta maxa ka ledahay hodan abdirahman
Heestan wxa dhagaysan jirayyy jiilkii iga waawayna gabdho iyo wiilal e an isku xaafada ahayn Ana Wan izka dhex fadhiyi jirayyy niyada ayaan ka dhihi jirrayy yaa ku lekaysiiya aad ka mid noqotid wakhtigan wnagsan iyO xidhiidhadan qiimaha Leh E ay wadagayaan maanta dib ayaan U dhagaysnayaa anigO xasuusan wlhie
Nin walba oo somaliyed waa kii boferka niyda kuu dhisa oo nolol mala awala ku sawira after kna meel cidlaaa kaga dhaqaqa🥹😭💔
Anago mawada xumin mxaa saa uledahy xjiyo ‘ qof laso xumeyay Ila egthy😢😢😢
Hees shidan
Hadda kala lumeh 💔😭😭😢
Adaa laxwgi kalgac u furay laabtiyo bogoo ishan kaa limqsanyn 😢😢❤
Hestan xasuuus garay iiiledahey 10 10 2022 baandhageysanaya anookaxun lamanahaan kalamaqnaantoda
Sido kale
Hadda kala lumeh💔😭😭😭
Ala hestan maxa daren iyo jacayl ku dhehan wlhi hadan kaligay mel cidla ku dhagysto wan oya ilahay inama kala lumiyo xaskayga marwadayda nolashayda malika abdi ashor
Umada afka somaliga ku hadasho oo dhan ayaa marqaati ka ah in mursal axdigii lumiyay😢
Ma cid aan somali ahayn baa af somali ku hadashada eraygaasi wa qalad hadaanad oran karan umada somalida iska aamu
Dad bdn oo afkeena bartaa jooga 😊@@suganta.dahson
@@suganta.dahson ani somali maahi afka neh waa bartay
Aduunyo maantana laba cidhif bay kala joogan , jacaylku malaha damaanad ku sheegaysa inaaanad waligin kla tageen
𝑘ℎ𝑎𝑑𝑟𝑎 𝑠𝑖𝑙𝑖𝑚𝑜 𝑞𝑜𝑓 𝑤𝑛𝑔𝑠𝑎𝑛💯🖤
Hada meeye❤😂
Wey kala lumen dee😂
Boqorada sabarka io 2023
10/2/2023 dagalkii lascanod isagoo socda bn reer tuulo yar oo lascanod udhow gadhi kusoo rarey mrkaa wxaa jirey isaguna gadhi kale oo dad shacab oo dumar ubadnyahy sarnaa mrkaa gabdh baa wxy naga soo racdey lascanod mrkaa garowe bn dadka uwadney mrkaan tukaraq mariney bn ku idhi ninkii kle ee gadhiga watey wn si soconiyayeh isoo wac mrkaa lmperkeyga bn uyedhiye mrkaa ninla waa zarnaa gabdh an ka helay iyaduna wey iga heshy mrkaa lmperkeygii pey ninkii ka qortey mrkey tgtey pey ila soo hdshey wxba yan hdl idinku dalineh gabdhii xidhidh pey isoo bandhigte lkin nasiib xumo zanad kadib gabdhi wn kala tgney mrkaa dhawac wayn bey gabadhs i gedstey hder wn cafiyey
Dagaalkaasi ceeb iyo fadeexadbuu ahaa sxb aadbaanan uga xumahay in bulshadeena dhexmaro. jacaylkaagana ilaahay haysu kiin sakhiro
Nin walba oo somaliyeed waa kii boferka niyada kuu dhisa oo nolol mala awala kuu sawira after kana meel cidlaaa kaga dhaqaqa
Khadra Orodooo seexo😂💔2022
Kadaa digashada maamada😢😎
Ax balaney xanuun badnida haddan lagu ofin😢
Heestan waxan ku bartay anigoo yar xayaysiiskii bulaale general trading ee horncable tv xasuus
Like saar ❤ haddi iga danbeysid 2024 magaalada buuhoodle ee SSC KHAATUMO 🐎💙
Lugaha lagu joogsadiyo lexadkayga tahee😢
Ax jacylk calfkaa ka wayn 2024😢
Khadro silimo intee kabaxdayna fankii madaysayna
mursal waaba garac😂😂😂
Balayo mursal madax dhuub been badan waxa haayey jecel ma aheen qooq hayey I aamina😂
Alla ma really tiktok thy😂
Sawdiga ku dhamaaday 😂
Caadi ugadhmaatay qooq iyo jaceyl kalafog miyad leedahay.
Nin qooqani waxkazta wan kudhahaa taaz been ahayn😅
Aaa qiyqanta
heesmacandheh😊
USA ayuu Ka. Doortay balantii qalbiga😂😂😂😂😂
Of hestan waa ka cabsada ugu dambeyN isaga lumayy😢
Miyaan gabar kugu labeyn nafteydaad leedahee Miyuu yiri
Waa nin io beentis 😂
Yaa daawanaya 2025😢
Lahasho🥺💗
ADDUNYOO MANTANA LABA CIDHIIF BAY KALA JOGAAN
Lacageey💸 aabahaa was lacag buu karaacay iyo visa American🇺🇲 ah😮
Kusalo kuwan aya igugu filan 🌚💔
Mursallow hddn ku aamino markalle 😂
Ax ya jecel
Wow
Qofku yidhi naftda ayd ledahy wa kan bari katagy uun
😢
Ala Mida dhex gashay
Mursal benale u qora 😅
😭😭
Hadan qof danbe oo i dheha wan ku jecalhy rumasto 😢
Khadro maa lasafatay wlly
Khadra orod seexo🥺😂😭
Way hurdaaye ha kicin😅
Miyaan Gabar kula labeen anfaca kula laasimeyn kulahaa 😂 Waxaan maxay yihiin heeee hadda ameerika ka socda 😂 Waxaan comments kasoo bixiyey 0ctober 12, 2024
niin somali axdi ma leeh wa dhuuni racac
❤
hada orod hodon seexo weeye sorry khadra
laxawgii
ALLA NINAA GAWADHA KAA SEXAN WEYDE MA KA TAGTE😢😢
Been iyo naxli buu usheegayay sii dhaba buu u lumay hadda
😢
Yaabnay been halkaas gaadhey
🤣🤣😥
Mxad Ku Qozli QaliYeYyy😂😂
@@rehan9141 llorerr
adaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Inad so labatan rajeyneya 10sano ka dib😮❤
Hey
hayga lumin💖💖