Mursal Iyo Asma Love Habeenkii Eida Iyo HCTV 2012

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 416

  • @hiba_tullah6179
    @hiba_tullah6179 5 ปีที่แล้ว +45

    2012 heestaan marki ay soo baxday Dugsi sare ahaa form one now I'm graduated alxm hada jaamacad ayaan dhameeyay waqtigu orod badanaa

    • @cadaanicabdi8042
      @cadaanicabdi8042 5 ปีที่แล้ว +3

      Saa maguursaty mise waa kuso qabtaa614181307

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 3 ปีที่แล้ว

      @@cadaanicabdi8042 🤣🤣

    • @abdirahmaansheebe6723
      @abdirahmaansheebe6723 3 ปีที่แล้ว

      @@cadaanicabdi8042 hhhh Legend baa tahy nio 😂😂😂

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 6 ปีที่แล้ว +47

    2019 hadaa kuceshyty soo muuqo dagdag guurku kuma sama ✌🖒👍

  • @AsmaIbraahim-h2i
    @AsmaIbraahim-h2i 8 หลายเดือนก่อน +35

    2024 ya ila dhagàysanaya ❤🥺

  • @dharaaroxasuustood1559
    @dharaaroxasuustood1559 3 ปีที่แล้ว +29

    Omg 😢xasuuus 😢😢😢😢😢wlhi heeskan taarikh gooniya ayay iilee dahay waa markii iigu horeysay noloshayda een aan dareemay jacayl oo aan si niyada aan wax u dareemo goobtu waa BOORAMA markaa waxaan ahaa 8Aad oo waxaan galayay dugsi sare waxaan dhigan jiray D.H.DH.Galbeedi waxaan aad aan jeclee gabadh aan isku iskool ahayn lkn iyadu waxba may dareemin ani kaliya ayuu ahaaba jecylku heeskan ayaan u qorey oo markaa cusbayd markii aan imtixaanadii dhamaadeen ayaa aan ku balan sanayn inay timaado AADAN ISAAQ oo ah dugsi sare oo kuyaala Boorama lkn may iman oo way Boodey iskool kale ayay tagtay ana kii ayaan ka dabo tagay lkn aad ayay iiga xumaatay inaan ka dabo imaado waayo aragayga may jecleyn ana keega ayaa dawo ii ahaa 😢waxaan ogaaday markii danbe inay wiil isku fiican yihiin oo ay isga dartii ay halkaa u tagtey 😢😢waa my firts love aan dareemo ayuu ahaa walhi gabadhu waxay gali jirtey xaafadaha Shacabka ee magaalada Boorama ana markii ayaan magaaladii isaga tagay oo aan go,aansadey inaan is haleeyo 😢😢 gabadhii wakhtigaa ayaa iigu danbaysay 2012 inkastoo markii danbe la iisheegay inay dareen ii qaadey markay waydey aragaygii mar danbena waxaa la iisheegay inay guurstay lkn ay ninkii kala Tageen anuu Hada waxaan ku suganahay ama aan Joogaa CANADA lkn ilaa hada waan xasuusto walhi markaan heeskan maqlo 😢😢😢 ilaa sidii ilaa maanta wadankii kumaan noqon iyada darteed xasuuus iyo dharaaro xasuustood 😢😢😢😢😢 Haday imaqlayso ama ay akhrisatoqoraalkan waan salaamayaa

    • @nimcocabdulqadir1123
      @nimcocabdulqadir1123 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllo badal qeryleh alh kuu siiyo waa aduunyo wax walba waa lasoo maraa waana laka gudbaa wlhi😭🙏😭

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว

      waa cajiib ee mad ku labatid hadiba laso furay oo daren ku qaday love 1 lama ilaabo xaqiiq 😢

  • @haarinaari4074
    @haarinaari4074 6 ปีที่แล้ว +63

    2019 kma dhergo wllhi heesahi hore
    Marksysay xidigu fnanin ahayeen
    Hdaa ila dawanayzid like saar

    • @Warsameamir8
      @Warsameamir8 6 ปีที่แล้ว

      2018_11_4 waqttiigaas laagu jiira kpe

    • @yaxyeclaahi4158
      @yaxyeclaahi4158 6 ปีที่แล้ว

      Haari Naari e shaa cala shee lkn marka azma love shuqa ayay ahad

    • @hamdaquen3909
      @hamdaquen3909 6 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale 💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @IdontKnow-hh2fc
    @IdontKnow-hh2fc 2 ปีที่แล้ว +9

    Woooooof calayk 10 sano ka dib baan dib u dhagaysanayaa heestan ilaahow cimriga iyo caafimaadka noo barake

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 2 หลายเดือนก่อน +8

    Nin ku goobay
    Gabadh yahay
    Ha ka goosan
    Hadalkiyo
    Gacaltooyo
    Weheshigaa
    Sida geela ugu olol
    Sida gaadhka ugu samir
    Sida gaarri ula dhaqan
    Waxpa ha isa sii godin
    Ha igu saydhin gacante
    Aan garawshiyo kaa helo
    Hadaad dip usoo booqatey
    22 oct 2024. Like

    • @Maaida-z3j
      @Maaida-z3j หลายเดือนก่อน

      Kulankeena galabta ah galkaceylkan kugu galay
      Ma garwaaqsan gabayohoow
      Ma garwaaqsan gabayahoow
      ....... barya xiiisa leh ila gunud
      Niyadeyda gogol dhigo ooo
      Niyadeyda gogol dhigo ooo
      Dagdag guurku kuma sama
      Gacan qaadka kuma dhaco
      Dagdag guurku kuma sama
      Gacan qaadku kuma dhaco
      Gafna maaha barashaduuu
      10 /December /2024 8:46pm
      Mogadishu- somalia

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 23 วันที่ผ่านมา +2

    2024 Hestan yaa dhagaysanaya❤😂

  • @jaamaccadde4809
    @jaamaccadde4809 5 ปีที่แล้ว +8

    Heestan barigay zo baxday bilaa mobile ahaa midbaan intaan mobile kiiza hbeenkii marka la zeexdo intaa ka xado zoo dhagyzan jiray intaan banaanka ubaxo azma love❤❤😭😭😭😭😭😭😭

    • @nuriiniizbackpea660
      @nuriiniizbackpea660 5 ปีที่แล้ว

      InaaD zexatey aheyD😂😂😂😂

    • @jaamaccadde4809
      @jaamaccadde4809 5 ปีที่แล้ว

      @@nuriiniizbackpea660 i love asma more then ahmed olz told her

    • @aishamoha9380
      @aishamoha9380 5 ปีที่แล้ว

      Wax kale 😂😂😂😂🖐 25/12/2019

    • @ahlamahmed2412
      @ahlamahmed2412 4 ปีที่แล้ว

      Ani 12 jir aha wlhi moplkah hoyo aado xadijirey hestan wajclhy bbbb

  • @wonderfulexplorer9555
    @wonderfulexplorer9555 7 ปีที่แล้ว +140

    2018 agtiisa cida dhageysatayeey like igu qabo

    • @hoyoiloveyohhooyomcnmacan6949
      @hoyoiloveyohhooyomcnmacan6949 6 ปีที่แล้ว

      Wasandkiii 2018 mnta waciiid heestaane mlin cidlaqdy ane sandkn baxusayaa masha allh asmo love iyo mursan muse cumr vivi

    • @hadjacisse6645
      @hadjacisse6645 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/tZaYK8u8izs/w-d-xo.html

    • @waasacofficial9516
      @waasacofficial9516 4 ปีที่แล้ว

      Maashaaalaaah

  • @youngxorre8627
    @youngxorre8627 6 วันที่ผ่านมา +1

    2025 baan weli dhagaysanaya kama xiiso dhaco heeskan. 🔥♥️

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 6 ปีที่แล้ว +3

    Aàlla xasuus bdna ax alla. Waqtigaassu macaan ayuu lahaa 2012 waxan jiray 11 sano barnamijka ciida ayuu ahaa ee horn cable tv waan garanayaa marku habeenku ku jiray tvgayaga ayay dadku dawanayeen anigu social midhiyaha maan aqoon schoolka iyo madarasada quraanka bas ayuunbaan aqaanay maalintani waxay ahayd maalin xasuusa ciidani oo aan tagnay aniga iyo ciyaalka xaafada hoteel kaah ee magalada hargeisa si aan ugu soo ciyaarno leexada cayaalka iyo hotelka ax wlhi hargeisa hadhwanaag waan uxiisay maantana from magalada riyaad ee casimada sucudiga labadan wariye heelo iyo nimco samriye wlhi dadkaaz xiiso ayay lahayeen iyo waqtiguba

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 2 ปีที่แล้ว +9

    I can't believe this was 10years ago it feels like it was yesterday time is flying and i miss my childood time when everthing was good🥺🥺🥺🥺

    • @mohamedbarre4893
      @mohamedbarre4893 ปีที่แล้ว

      I mentioned you still time is running enjoy old memories and feel free ❤🎉

  • @hapanecadee8091
    @hapanecadee8091 4 ปีที่แล้ว +2

    2012 upto 2021 wlh waqtiga wuu socdaah 3aad ahaay hadneh jaamacad dhigtaa 😭❣❣✊✊

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 6 ปีที่แล้ว +16

    xasuus heestan markay so baxday dugsi hoose Ku jiray imikana heer jaamacadeed waqtigu muxuu is gurayaa
    2018 march 😇♬

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 7 ปีที่แล้ว +23

    Wow niyadayda Gogol dhigo xaaaaaax durba jaceeel baa I qabtay like I saara heestaaaaan waa 2018 ka.

    • @mudane1454
      @mudane1454 6 ปีที่แล้ว

      Nasra Mohamed aniga isku wacane kalay 💜💜💜💜

  • @sucdicabdi6168
    @sucdicabdi6168 7 ปีที่แล้ว +110

    2017 hada dawaneso like ii saar

  • @deeqdarajo8507
    @deeqdarajo8507 5 ปีที่แล้ว +6

    2019 qofki sida hees cusub cml ugo soo ceshceshtoow is garo hee

  • @apdirizakhargeisaawi1644
    @apdirizakhargeisaawi1644 7 ปีที่แล้ว +29

    2018 xasuus lake iisaar 2017 ka baxdi

  • @raxmocumar9341
    @raxmocumar9341 3 ปีที่แล้ว +1

    2021yaa ila dawanaay 🥰😂😂😂

  • @rahmaliashoori3339
    @rahmaliashoori3339 4 ปีที่แล้ว +2

    Ayaa dawanaya 2020 like wac wac kasii mxa QABANAYSAA adiga hoos usii socda ayaan jeedaaa okey

  • @hindasiciid1785
    @hindasiciid1785 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 yaa ila dawanaya 🤣😂

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 7 ปีที่แล้ว +42

    Hadna dhagrysanoya 2018

    • @khalidmohamoud7171
      @khalidmohamoud7171 7 ปีที่แล้ว

      I love Somalia kula dhegaysanaya wll ilove you sistr

    • @barwaqoqalanjo5427
      @barwaqoqalanjo5427 7 ปีที่แล้ว

      anba

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 7 ปีที่แล้ว

      Iqra wacan hhhh kanalkaga fiiriyey safrka aakhiran ku arkay iya waxad dawaneyso markan isu geyey si kadis ah ban uqosley

  • @samsamfarahable
    @samsamfarahable 12 ปีที่แล้ว +5

    Wat a great song.... Mursal walalo congratulation to ur new baby nd asma congratulation to ur marriage. My Allah give both of u guys long nd happy, healthy life....

  • @azmakaam562
    @azmakaam562 4 ปีที่แล้ว +5

    2020 hadaa dhagaYsataY like 🥰

  • @najmaahmed8763
    @najmaahmed8763 6 ปีที่แล้ว +4

    2019 hdaad dawanayzo like isaar

  • @marisharaweelo8234
    @marisharaweelo8234 2 ปีที่แล้ว

    Heestan markay soo baxday dugsi hoose ayaan ahaa imikana jaamacad ayaan sem2 ka ahay wakhtigu orod badanaa
    I miss those days🥺❤

  • @AliHassan-g8x
    @AliHassan-g8x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan madki ugu horeysay la so saray waxey ahed 2012

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว +1

    Woooooow noolaaada❤❤❤ masha allllah

  • @saacidxuseen6154
    @saacidxuseen6154 3 ปีที่แล้ว

    Markay heestaan so baxday waa faraxsanaaaaaa dadkaygiiibaaa la joogay lkn hada waxaaa daawanay 2021 anoo murugaysan😪😪😪😪

  • @sareedoaadan2843
    @sareedoaadan2843 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 hada ila firsanayso like hala bakhaylin

  • @dhegoweynesomalipubg7292
    @dhegoweynesomalipubg7292 5 ปีที่แล้ว +4

    2019 hadaa dawanayso LIKE ha ila dhaafin

  • @yesminmoha4316
    @yesminmoha4316 6 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaw waa mxy daadiskan kala kacsan like

  • @xaydarft1167
    @xaydarft1167 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 hadaad halkaan soo gashay like noogu muuji in aad nala joogto.
    👍

  • @wasodoontowaasaayewalashii4060
    @wasodoontowaasaayewalashii4060 6 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dawanaya 25/12/2018
    2dii habeenimo
    Ala mxaan dhagasan jiray gabdhnimadaydii from jermaly

  • @Najmaabdihodon
    @Najmaabdihodon 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024/11 hdad iga danbeyso like isar

  • @rahmaamoxmed8455
    @rahmaamoxmed8455 7 ปีที่แล้ว +12

    waah waah alelahee wax baa kadhacey asma love ii noolow

    • @ibl5022
      @ibl5022 2 หลายเดือนก่อน

      I,m listening 2024 10 29

  • @salahulldiinmaxamed170
    @salahulldiinmaxamed170 12 ปีที่แล้ว +2

    waa fanaanadaad caadiaheyn mursal cade waad ka baxsatey walaale

  • @iadow21
    @iadow21 12 ปีที่แล้ว +2

    wooow caadi maaha beautiful song. keep it up the same spirit n motivation.

  • @xaqudirirchanel7537
    @xaqudirirchanel7537 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 inti dhagaysatay soo yaca

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

    2020👀👂✍

  • @ayaannagopaad8689
    @ayaannagopaad8689 4 ปีที่แล้ว +2

    2020/😂😂 Aan garawzho kaa helo

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta gudka tabatiyo gabdhaheena fara badan hadan kaga golon golay oon kaaga soo ga ay kalgacal ila garo mirihisa ila guro guri resle ila dadab
    Waxba ha isasii godin ha igu serin gacante an garasho kaahelo
    #stilliamwatching2019

  • @XaaslayUnited
    @XaaslayUnited 12 ปีที่แล้ว +6

    Woooooow '' Eid-Mubarik dhamaantiin, Thanks for the uploading ,'' ....Sida'Geela ugu'olol, Sida'Gaadhka ugu'samir, sida Gaari uladhaqan.......(Niyaday'da gogol'dhigo) Fadlan miraha heesta kusoodar sxb.waa mahadsan tahay, Runtii waa kala daranyihiin labada fanaan..looooool

  • @sakariyeibrahim1578
    @sakariyeibrahim1578 7 ปีที่แล้ว +2

    waw 2017 at an dawanaya liketa

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +8

    amazing

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 12 ปีที่แล้ว +2

    Sida geela Ugu Olol, Sida gaadhka ugu samir, Sida gaari ula Dhaqan
    Waa hees aad u Cajiib ah, waa Hoygii Faaantina HARGEYSA

  • @Respectsack
    @Respectsack ปีที่แล้ว +1

    I listing 2013😢 still listing 2024😊

  • @abdihakeem2107
    @abdihakeem2107 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah dhiga walashin wase we wallihiin dhinac karaca

  • @ncawil7960
    @ncawil7960 2 ปีที่แล้ว +1

    Watching this still 2022

  • @bintiabdallaofficial4735
    @bintiabdallaofficial4735 2 ปีที่แล้ว +2

    Xiliga hestan so baxeyse scholka dugsi hooose Ayaan ahaaa fsalka 2aad hadana jcmd Ayaan dhmeyey jah😢wakhtiga orod bdnaa🥺

  • @filzanabdurahman9533
    @filzanabdurahman9533 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta 2020 dhagysanysa like isaar

  • @zuhaybbildhaan4652
    @zuhaybbildhaan4652 7 ปีที่แล้ว +9

    deg deg guurku kuma samo gacan qaadka kuma dhaco gafna maaha barshadu

  • @kingkamaal4995
    @kingkamaal4995 7 ปีที่แล้ว +7

    2018 hadad dawatay like igu qabo

  • @qalidumar829
    @qalidumar829 6 ปีที่แล้ว +4

    2018/8 13 bn dawadey qofki iga danbeya like ha saro

  • @cibadoh
    @cibadoh 6 หลายเดือนก่อน +2

    2024 ❤😂

  • @maryamhassan4269
    @maryamhassan4269 11 ปีที่แล้ว +1

    my favourite song by Mursal so far . Nice song

  • @arahmaanosmaan4039
    @arahmaanosmaan4039 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta 2019 dawanaysa like

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 5 ปีที่แล้ว +3

    27/12/2019 dhagaysanaya like saar👍💯

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 12 ปีที่แล้ว

    Very Goooooooooooooooood , Waa hees aad U Midho wanagsan, Dhalinyardii reer Somaliland ku heesayso, Axyaa hees, maye rageedii heestan waa Heesta 2012, ugu Midhaha iyo Musicaba wacan, Codka Mursal iyo Asmana kaba daran

  • @nasriinqueen2750
    @nasriinqueen2750 7 ปีที่แล้ว +6

    2018 like

  • @MrQoys
    @MrQoys 12 ปีที่แล้ว +1

    mursal viva sxb adiga ayaa ku wadato sxb 2012

  • @tusbaxleyare25
    @tusbaxleyare25 5 ปีที่แล้ว +1

    29 jun 2019 inta ila socota like ha ila dhafina

  • @amiirkanairobiofficial
    @amiirkanairobiofficial 11 ปีที่แล้ว +6

    mursal viva

  • @shaakirhurre8686
    @shaakirhurre8686 7 ปีที่แล้ว +1

    2018 hadad daawanayso like Ta hala bakhaylin awoowe

  • @afyaremedia3725
    @afyaremedia3725 3 ปีที่แล้ว

    2021 yaa ila daawanaya.

  • @hiboaden6166
    @hiboaden6166 10 ปีที่แล้ว +18

    Yes you are right Asmo
    Special Somalia people interest to get marriage too fast
    Think more before you get marriage

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 7 ปีที่แล้ว

      Hibo Aden dambigu ani malihi waa qalbigeyga ku cashaqey dambiiluhu

    • @atulab1430
      @atulab1430 6 ปีที่แล้ว

      Hibo Aden naayaa

    • @qaliladan4063
      @qaliladan4063 6 ปีที่แล้ว

      Hibo Aden

  • @jablibaax
    @jablibaax 7 ปีที่แล้ว +4

    Still watching 11/27/17

  • @jablibaax
    @jablibaax 5 ปีที่แล้ว

    2020 daawanaya oon dhagaysanaya?

  • @maxmedibraahimugaaskasomal7945
    @maxmedibraahimugaaskasomal7945 12 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaaaw waa hees mcn thnx ina ader

  • @footballgoalshd9773
    @footballgoalshd9773 4 ปีที่แล้ว

    Heestan marki igu qorasay waxan dhagaytay visit borama to hargaysa

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 11 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan caadi maaha sxb

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze2541 3 หลายเดือนก่อน

    20/10/2024 daawanayaa😅😂xasuus caruurnimo igu leedahay

  • @bashirjaaraahorato1905
    @bashirjaaraahorato1905 12 ปีที่แล้ว

    waa ciyaalada uu dhalay prof samatar.................Axmeded ismail Samatar

  • @fardusafarah4281
    @fardusafarah4281 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus 2021 yaa ila daawanaya

  • @abdirahmanabdilaahi9367
    @abdirahmanabdilaahi9367 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dhagaysanaya 2018

  • @iftinabdullahiiftin5823
    @iftinabdullahiiftin5823 3 ปีที่แล้ว

    Hheestan aniga oo class ka 5baan maqli jiray

  • @ubaxmohameddiiriye8027
    @ubaxmohameddiiriye8027 7 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw
    Asma iyo mursal

  • @mahamud2969
    @mahamud2969 5 ปีที่แล้ว +2

    2019 August likeèee

    • @amalsame9993
      @amalsame9993 5 ปีที่แล้ว +1

      Midhihiisa ilaguro

  • @hannahassan1767
    @hannahassan1767 4 ปีที่แล้ว

    2020 yaa dawanaya

  • @mahadibo5390
    @mahadibo5390 5 ปีที่แล้ว

    2019 👎👎👎💔jacayl maba jiro ayaan taganahy

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli1127 4 ปีที่แล้ว

    Heesta kama xiiso dhaco 2021

  • @MahadMuuse-sn9ch
    @MahadMuuse-sn9ch 4 หลายเดือนก่อน +1

    Iskaa baloodaan ku maaweeliyaa heestan

  • @nasriineey1161
    @nasriineey1161 2 ปีที่แล้ว

    7/3/2022 habeen axada 12:17
    Ayan dawanaya
    Cajiip

  • @LaakoTv
    @LaakoTv 4 ปีที่แล้ว

    2020 ya ila dawanayaa 22/3/2020

  • @ubaxistareex8091
    @ubaxistareex8091 7 ปีที่แล้ว +14

    Asmah love iyaduh quruxzan weeyih xamdih weyisbad zheY hahah

  • @sadakmohamud5676
    @sadakmohamud5676 5 ปีที่แล้ว

    7 sano Kadib Maanta aya dhagesanaya Heestan Gabar aya igu fooden jirtay Hadane 2019 La.jooga aduunka Orad badana weli iskaabula ahay😂😂😂

  • @saradiamond7563
    @saradiamond7563 4 ปีที่แล้ว

    Mursal muuse Isbadal weyn 2020

  • @khatharchicago1585
    @khatharchicago1585 4 ปีที่แล้ว

    2020 ila 2012 kama dalo

  • @aishacute3158
    @aishacute3158 2 ปีที่แล้ว

    2022 yaa ila dawaanayo

  • @llibaanofficial2383
    @llibaanofficial2383 6 ปีที่แล้ว +1

    2018 bisha 11 maalinka 13 salaasa😂😂😂

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 12 ปีที่แล้ว

    Safia Osman , Walaal Gurgurshaagu waa AWRKA weyn ee Lagu Rarto Aqalka miyiga aqal somaliga Iyo alaabada, iyo weliba caruurta, waa awr magacyo badan leh, Raray , Hayin, gurgurshaa, iyo qaar kaloo badan lolz

  • @abdiwahidhussein8396
    @abdiwahidhussein8396 3 ปีที่แล้ว

    2021. 2. 18 alla waqtigu dheereeya heesta waa 2013.

  • @xasanoweedin
    @xasanoweedin 12 ปีที่แล้ว

    Wuhuuuuuuuuu inaba caadi mahan love this song

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 eid arafo ayan da wanaya

  • @xaajigaalkacyo1588
    @xaajigaalkacyo1588 6 ปีที่แล้ว

    Markii heestaasi soo baxday waxaan ku cunayay daba misbaar wajaale maantana yurub ayaan joogaa 2018 maalmuhu kala duwan

    • @hodanfarah6464
      @hodanfarah6464 6 ปีที่แล้ว

      Wll daba misbaarku waa mxayna

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 8 หลายเดือนก่อน

      Jaad weeye ​@@hodanfarah6464

  • @munaaden5003
    @munaaden5003 11 ปีที่แล้ว +1

    awww such great song

  • @31bishaar
    @31bishaar 11 ปีที่แล้ว +4

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw nice song

  • @deeqamaxamuud9861
    @deeqamaxamuud9861 6 ปีที่แล้ว +1

    Still wachting 2019

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 5 หลายเดือนก่อน

    Who is watching 2024.?