Wareysi Xaasaasi ah Dr.Maxamed Cabdi Gaboose Qaybtii saddexaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 278

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 4 ปีที่แล้ว +55

    waa nin qiimo leh inta jecel gaboose LIKE saar subscribeta ha ka ilaabin

  • @karti-soor
    @karti-soor 4 ปีที่แล้ว +34

    Dr Gaboose halyey qiimo badan.
    Hanti Qaran. Reer #Burco iyo guud ahaan Reer Bari Baxaada Somaliland. Wada jecelnahay codeyn mideysan Siin lahayd.
    Dacaadnimo guul ku gaadhnay. Quluubta fican.
    Muuse Caare Garxajiis Hoggaamin siyaasadeed hodoo ku LEH. Xaga #HJna ADAN MADOOOBE

  • @akramcabdala5093
    @akramcabdala5093 4 ปีที่แล้ว +15

    Wax badan ayuu ii iftiimiyey mahadsanid dr gaboose

    • @abtidoon1404
      @abtidoon1404 4 ปีที่แล้ว +1

      MAXAAD KA FAAIDEEN HALGANKAAS OON CUQDAD KA AHAYN

  • @hamzedahir5797
    @hamzedahir5797 4 ปีที่แล้ว +20

    ninkan dr gaboose xaas wanaagsanbu qaba waxad ka garanaysaa xasuustiisa
    wayo xaaska wanaagsani xasuustay kordhisaa 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid, wll

    • @Madadal-MP
      @Madadal-MP 4 ปีที่แล้ว +1

      Wanaaga maxad uga jeeda, halkaa si wacan noogu bal balaadhi. Si aanu isugu deyno in aanu anagunu heli karno xaas noocaas oo kale ah.

    • @hamzedahir5797
      @hamzedahir5797 4 ปีที่แล้ว

      @@Madadal-MP waa gabadh aan dhib badanayn oo si hagar la aana naftiisa u daryeeshay marka sheekha xasuustisu waa very hight iga dhan 🤣🤣

    • @museadan2109
      @museadan2109 4 ปีที่แล้ว +1

      Kuma qayliso miya talow kkkkkkkkk

    • @hamzedahir5797
      @hamzedahir5797 4 ปีที่แล้ว

      @@museadan2109 qayladuba waata ragu ka dhintaan

  • @suhuurcumar8386
    @suhuurcumar8386 4 ปีที่แล้ว +9

    Gaboose cimri iyo cafimaadka.Alle haku siyaadiyo

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 4 ปีที่แล้ว +8

    waar idoorku xoola waaye. ninkan oo kle maxy madxwayne uga dhigan wayeen.

    • @cabdikhaliif4253
      @cabdikhaliif4253 4 ปีที่แล้ว +1

      HHHHH XOOLO MAAHEE IDOORKU WAA WADA GABOOSE

    • @amjadkaleli9659
      @amjadkaleli9659 3 ปีที่แล้ว

      Idoorku xoola hadday yihin ziyad may waseen

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 4 ปีที่แล้ว +10

    ninkan dr gaboose waa halyay

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 4 ปีที่แล้ว +6

    MAASHA ALLAAH.
    Dr gaboose guuleeyso adeer
    ALLAHA. Kudaayo aamiin yaarabi.

  • @mohamedhamudyasin1465
    @mohamedhamudyasin1465 4 ปีที่แล้ว +17

    Nolashaa silica ah ee kamamka waan xasustaa oo waxa nagu dhacay Joonis, Bakooro, kaneeco iyo xanuuno badan...
    Gaboose waa Nin u qalma Madaxwayne. Waxa ina haya Hogaan xumo.

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +2

      hogaanka waxaa haya fulaydii shalay xabada ka gaban jiray Muuse iyo Kaahin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว

      Lakiin yaa ogaadaa manata dadka qabiilka u kala qaybiyaad tahey duriyada hadan aheyn inta badan baa ah oo ilowdey shaley manta farmajo iyo siyadinta koonfur mar kaley raban iney somaliland xukuman

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      @@moegreenback6854 BACAAC

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241
      Somaliland helimaysid haddii aad diiday in Farmajo ku xukumo. Aderr xoolo la dhaxli maayo dadku waa Somali ab iyo Isir is dhalayey. U fiirso ninba ayaa dusha ku qoray xukunka ha loo daayo Muse Carre iyo Aden Madoobe. Labadaba waa awoowayaalki waxanse rabaa inaan snm dhabarka ka jebiyo waayo fitno iyo fakhri ayey dhulkii keeneen. Snm waa mas madaxu ka go'anyahay waa fitno dad badani ku aakhiro iyo ifba seegi doonaan. Dadka waxba kama sheegin waayo in dad wax laga sheego hadday adiga sax iyo xalaal kula tahay xaalku sida ma aha. Snm waa organization Somalia cadowgeedu u dhisay in lagu burburiyo iyada ssdf, usc, middii dabeeri dhaan raaca ahayd ee ina Omer Jees.
      Waxa loo yaqaan dagaalka Somali isku dhamaysay the war of zero cost. Ama dagaalkii aan waxba ku baxayn
      Dadka ma diidin. Snm waxay xuduud u kala samaysay dadkii Somaliland ee is ahaa, waxay ka dhigtay dab iyo gas.
      Dr. Gabose waa Farmajo ina eedihii, haddii aad diidid in Farmajo ku xukumo sidee Ninka Harti, Ogaadeen ama inta aad Daarood iska gaadhaan ku xukumaysa?
      Technically it's catch twenty two.

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 4 ปีที่แล้ว +10

    taariikh hufan ayuu noo sheegay thank you💖

  • @بسيطياكلسلطع
    @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว +15

    Aayatu llaahi gaboose 👍👍😹😹😎😎 xafida ka llAah 👍

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว

      @Saleh Elmi تسلم 👍👻👻👻💪💪💪
      Viva garxajis weyne 👿👿👿

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 3 ปีที่แล้ว

      اسمك متعوب عليه 😂

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 3 ปีที่แล้ว +1

      @@burcokibir894 haa beedka& roodhidaan ku heystaa 😹😂😂😂

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 3 ปีที่แล้ว +1

      @@بسيطياكلسلطع ههههههه

  • @abdiweliegag3837
    @abdiweliegag3837 4 ปีที่แล้ว +5

    Hadii aad samayndoontaan qayb afaraad waraysiga Dr maxamed ii waydiiya in uu is sharaxo madaxwenaha soomaaliya maadaama uu yahay
    Waaya arag waxna bartay
    Sababtoo ah soomaaliya guud ahaan iyo gaar ahaanba waxay u baahan tahay qof asagoo kale ah
    Wa bilaahi towdiiq

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 4 ปีที่แล้ว +25

    Cabdiraxmaan tuur raximahullah aabihi xuriyada waa in madaarka barbara lagu qoraa iyo meelo kalo badanba oo tarikhdisa dahabka la xusaa nin dulqaad badan bu aha oo nabadoona 💝💝💝💝

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว

      ku qori maayaan duul aan ogahay noloshii bay ku silciyeen macadala geeri dabadeed

    • @xaaxinews9269
      @xaaxinews9269 4 ปีที่แล้ว +1

      @@moegreenback6854 hadii lagu qori waayo oo la qabyaladeeyo ka hargaysaba waa lagu qori

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaya raxme sawkii xamar tagey ee iska badley somalialnd nimada sax

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว +1

      Dekeda meydh + eribodka berbera + meelkastoo reerku leeyaheyba weynu ku qornaa marxuunka Fadiilatu C/raxmaan tuur 👍👍💙💙👿👿👿👿

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdullahiomarali5241 Cigaal buu ahaa kii shirka Jabuuti calanka buluuga ku dhex xidhnaa

  • @faraxrashiid9994
    @faraxrashiid9994 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah cimriga aqliga caafimadka xolaha illhay hakuu barakeeyo dr taariikh wacanaa

  • @wadaniga
    @wadaniga 4 ปีที่แล้ว +11

    Ruug cadaa caafimaad dr gaboose.

  • @hassandahir8241
    @hassandahir8241 4 ปีที่แล้ว +5

    Nin waayo badan soo maray.. Dr gaboose wan ku wataa

  • @cabdikarimcabdalla1131
    @cabdikarimcabdalla1131 4 ปีที่แล้ว +6

    Dr gaboose taariikh hufan oo aan waligayo naloogu sheegin sidaas uu isu raaciyey ee hufan ayuu noogu waramay . Qolyooyinkii halganka kadib dhashay aad bay uga faaidayaan xaqaaiqdan

  • @Hachimohammed
    @Hachimohammed 3 ปีที่แล้ว +2

    Dr gaboose aqoonyahan ,odey soomaliyeed ,odey reer Somaliland ,odey Isaaq intaba

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 4 ปีที่แล้ว +4

    Cabdiramaan Axmed cali illahay haw naxariisto qabrigiisa illahay rawdo min riyaadi jano hawga dhigo aamiin

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 4 ปีที่แล้ว +5

    Madaxweyne Siilaanyo mowqifkiisa iyo sida uu u hadlay waxay ku tusaysaa ninka uu yahay.

  • @abdiazizmohamed2655
    @abdiazizmohamed2655 4 ปีที่แล้ว +8

    Dr gaboose alle habarakeeyo

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 ปีที่แล้ว +7

    Dr qiima leh

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +9

    Dr Gaboose wadani somaliyeed

  • @mowlidibrahim5567
    @mowlidibrahim5567 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah, Dr. Gaboose taariikhda si fiican oo runsheegnimo badani ku jirto ayuu uga sheekeeyay, waraysigaasina wuxuu Dr. Gaboose u sii kordhinayaa karaamo,

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 4 ปีที่แล้ว +11

    Anigoo ah nin Reer Waqooyi ah, ahna nin Daarood ah waxaan qirayaa in Gobonimadii besha Isaaq Somaliweyn u gashay aanan loogu abaal gudin , Aad iyo aad bn uga Xumahay walahay .
    Raali Gelin buuxdan bixinayaa ,
    Lkn yagana waxan kula talin lahaa Waa lays huran yahaye Sidan uu Xaalkeenu yahay wax halaga bedelo , Waayo aragnimada aynu leenahay inagoo ka faaidaysanayna.

    • @Ameen_hussein.
      @Ameen_hussein. 4 ปีที่แล้ว

      Wll wax ka dheexey ma ahayn qabaail se wuxuu ahaa dhibku regime kii markaa. "Regime kuna waa cidwalba oo dhadhama raaca"( egal, Ahn) oo cidwalba leh.
      dadkuna wax ay isu hayeen imika iyo mar hore ba ma jirrin.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed markaad leedahay isaaq baa kaalin gobanimada soomaaliya qayb wayn ka galay kuwii ingiriis u xansuuqay xornimada soomaaliya maxaad usoo qaadi wayday xoriyada soomaaliya kaw waxaa ka ah halgankii daraawiishta adna isaaq is qarinayaa tahay

    • @cabdallayare4554
      @cabdallayare4554 3 ปีที่แล้ว

      Daarood dabadhilif ah adiga iiguma kaa horeeyso

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +13

    Kooxda halyay C/Tuur ka hortimid waa Muuse Biixi Maxamed Kaahin Saleebaan Gaal

    • @بكاه.الزمان
      @بكاه.الزمان 4 ปีที่แล้ว +3

      @@daudmohamoud2871
      Waa runtaa. Labada taariikhoodba waa run.

    • @abdiazizmohamed2655
      @abdiazizmohamed2655 4 ปีที่แล้ว +1

      @@daudmohamoud2871 waa dhab in cabdiraxmaan gudoomiyenimadii snm iyo madaxweynenimadiiba habarjeclo dooratay isqabadkuna waa sunaha siyaasada haday isqabteen
      Cabdiraxmaan alle hajaneeyo isna mudadii snm loo qabtay markay dhamaatay xilkii ayuu wareejiyay weligii nin jabhad ku qabsaday dal oo wareejiyay waa kii koobaad

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +1

      @@daudmohamoud2871 niyaw horta doodaada si wacan baad u dhigtay balse mid yaruun aan kuugu daro Tuur waxaa codka siiyay HJ bay ahaayeen taasi been maaha balse dowladiisi raga jilbaha dhulka ugu dhuftay isla iyagay ahaayeen oo 5 wasiir uu Ina Kaahin iyo Saleebaan ku jiraan baa maalin qudha is wada casilay si ay u fashiliyaan dowladiisa ogowna Silanyo laftiisu mucaarad buu ku ahaa waana ragii iyaga oo kaashanaya HA oo aan la tusin Tuur waayo xoolihii ummada muu cuni jirin Ina Cigaal shaariqa uga yeedhay ee Boorame shirkii gacan ku rimiska ahaa xilka loogu dhiibay halkaana aya salaanka dowladnimada ka soo fuuleen reerkaas ilaa maanta ku fadhiya suaasha Tuur waa mid weyn sababta ay HJ qorigii dabka lahaa ee uu Cigaal u soo dhiibay Burco u qabadsiiyeen garan maayo iyo iyo tan hadii loo sii dhaadhaco qudhun mooyee wanaag ma leh Gaboose wuu yara dul maray bulaacada Isaaq dhex taal balse muu sheegin halkay ka timid isaga oo weli wax xeerinaya

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว +2

      @@daudmohamoud2871 maxaa loo iloobayaa !!!!!!!!!👹👹👹👹👹💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀😼😼😼. Adeer waa godob habar yoonis & dhamaan garxajis laga galey weligeedna ma hadheyso 😾😾😾😾
      Jeegaan oromo faaiido nooma laha weligoodna ceynkaas bey ahaayeen 😹😹😹😹👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว

      @@moegreenback6854 👍

  • @karti-soor
    @karti-soor 4 ปีที่แล้ว +7

    Ururada Siyaasadda hala furo
    Intee Ogol!

  • @runkasheeg9317
    @runkasheeg9317 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareysi dhaxalgal ah SNM markii horeba uma aysan dagaalamin in Somaliya laga go’o wariye Seenyo waa nin xirfad leh oo wareysiga ku fiican wakhti badan oo hadal siiya dadka uu wareysanayo taas si fiican looga faaidaysan karo.

  • @abdijama9829
    @abdijama9829 4 ปีที่แล้ว +6

    Dr Maxamed Cabdi Gaboose hanti qaran. Aad ban barnaamijkan sadeexad uu sugayaay.

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga5682 4 ปีที่แล้ว

    #𝐨𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐦𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐝𝐨 𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐜𝐚 𝐭𝐚𝐣𝐰𝐢𝐢𝐝 𝐡𝐚𝐛 𝐨𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 𝐚𝐡 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐰𝐡𝐚𝐭'𝐬 𝐮𝐩 𝐧𝐨.+𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟔𝟔𝟒𝟔𝟒𝟕𝟔 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐔𝐦𝐦𝐮𝐥 𝐐𝐮𝐫𝐚𝐚 𝐨𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah.

  • @hamidalqumairi523
    @hamidalqumairi523 4 ปีที่แล้ว +6

    MashaaAllah, that is the true

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 4 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah Dr gaboose halyay qaran illahay haku xifdiyo

  • @MohamedAli-bp1hu
    @MohamedAli-bp1hu 4 ปีที่แล้ว +3

    Waraysigan markan xogay daawaday ayaan dareen iyo xasuus qiro leh galay xiliga digtoorku ka wara maayo anigo oo kuray ah ban ku sugnaa adisababa horta aniga oo yar oo aan aad u xasuusan ayan burco ka soo qaxnay nimi na xeryaha qaxoontiga ee itoobiya gaar ahaan Ramaso iyo dulcad 91 ama 92ki ku laabayna burco oo aan xasuuto in ay burbur sanayd sababta aan laakin xeryaha u joogay gadaal ban ka fahmay ee marka caqli ahaan waan yara oo maan fahan sanahayn. Hadaan usoo noqdo Adisababa markan joogay guri weeyn oo fiila ah geedh leh oo eey ilaaliso ayaan ku jiray waxay qiyaasti ahayd 1995/96 kii guriga ninka lahaa wuxu ahaa sarkaal milatary 5 caruur ah iyo xaaskiisa waxay seexan jireen buul ka dhisnaa daarada dambe anaga ayaa guriga oo dhan deganayn waxan xasuusta naast oo marka aay cabto soo gasha oo tidaahda laydka damiya waa qaali iyo awoowgay leh naa wax yahay baqtiga ahi na dhaaf anaga dollar haysana oo bixinaynaa

  • @abdifatahelmi3092
    @abdifatahelmi3092 4 ปีที่แล้ว +5

    Taariikh wax ku ool ah ayaad ka sheekaysay allah yacisk dr gaboose 👍

  • @safiyamaxamed7391
    @safiyamaxamed7391 4 ปีที่แล้ว +4

    Dr.maxed.abdi.gabose.ilahay.haku.xafido.hanti.qaran.batahay

  • @ismailcadani_vlogs
    @ismailcadani_vlogs 4 ปีที่แล้ว +3

    Hogaaanka qarankuu kusoo baxaya Dr gaboose

  • @khaled______darajoh8433
    @khaled______darajoh8433 4 ปีที่แล้ว +8

    Dr Gaboose💯

  • @smx111
    @smx111 4 ปีที่แล้ว +5

    Gabiise was Adeerkay.Ayeeyday walaalkeed -
    Baa Dhalay .Laakuun isma naqaan ,is mana -
    Qaraabsano , Ayeyday heblaayo DireeyBaa loogu Yeeri jiray .Ehwlkeedii .Mardambe Ayey-
    Dhaheen isaaq baa nahay , Hooyadis Waa MR ,
    Alana Xifdiyo ,meel Umu joogo,

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว +2

      Weli good bey isaaq habar yoonis ahaayeen ee ogow midhkaas 👍

    • @jamalsaidhassan6935
      @jamalsaidhassan6935 4 ปีที่แล้ว +2

      fathi sxb ha qaldamin gaboose nin dhawaan hidhi habryonis ayaan ahay maaha ,haqaldamin sxb ,lkn reerkoodu wuxuu deganaa xeraale waana habaryoonis.ilaa hadana waydegenyihiin sxb.qaarna halkan ayay joogaa qaarna xeraale ayay ku nool yihiin ilaa hada inkastoo badan koodu kayimaadeen oo inyar ayaa ku hadhay koonfur.

    • @maxamedxasan3073
      @maxamedxasan3073 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh sxb hadaad taqaano abtirsimada waa nin damal muuse care siciid garxajs sh.isxaaq ah

    • @MahdiCade-r2w
      @MahdiCade-r2w 24 วันที่ผ่านมา

      Asagana yuu yahay

  • @atlanticaoceans1585
    @atlanticaoceans1585 3 ปีที่แล้ว

    Xasuuqii SNM iyo Ethiopia ay ka geysteen Boorama bal ka sheekee waxba isaaq iyo hargeysa ha ku meereysaninee

  • @mustafemaxamuud5639
    @mustafemaxamuud5639 4 ปีที่แล้ว +3

    Dr Gaboose aderkay guulayso

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u 4 ปีที่แล้ว +12

    Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga
    ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير
    ٥.التجويد
    chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
    Mahadsanid in badan

  • @abdilahiyuusuf3698
    @abdilahiyuusuf3698 4 ปีที่แล้ว +5

    Been Kamuu sheegine dhagayso

  • @sakariyeabdulahi2043
    @sakariyeabdulahi2043 4 ปีที่แล้ว +2

    Somali ilahay baa u maqan Inaynu siidaa noqono inaga isu gaaysanay

  • @ahmedadan1905
    @ahmedadan1905 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanidin bartaa ka wada lakiin please magac gaara u sameeya waraysiyada sidan oo kale ah, #mahadhoreeb ayaan u bixin lahaa mid kasii haboona waad heli kartaan tariikh uririnta meel hoonya dhiga si aanay ugu dhex dhuuman wararka kale ee tvga

  • @buraale-b6z
    @buraale-b6z 4 ปีที่แล้ว +5

    Mash allah

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

    Dugtoorku isagoo intaa dalka ka shaqaynayey wax kubartay ka hawl galay xafiiskii wadanka ugu sareeyey ayuu ka xanaaqay madaxtooyadaa lay diiday ama laygu yidhi ogolaansho kusoo gal

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 4 ปีที่แล้ว +2

    ILahay ha ku xafidi Dr m gaboose
    Insha alah marbad umada hogamin Dontaa ood bari waxay dawladnimadu tahay💕

  • @keykey2594
    @keykey2594 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan wuxu kamid yahay ciyaalkii siyad barre free wax ku soo baray lkn ku caasiyoobay. Ciyalkan inu dhakhatiir iyo europe jaamacado ugu diro ma ahayn balse inu askar ka wada dhigo sida kim jong-un north korea usameyo.

    • @nintegayootalaabsaday4589
      @nintegayootalaabsaday4589 3 ปีที่แล้ว

      Siyaad barre lacagta uu wax kusoo baray ma gurigii hooyadii bu kala yimi mise hantidii dalka ayay ahayd zhp

    • @harrismekonen180
      @harrismekonen180 3 ปีที่แล้ว

      Caqliyadaasi waa masiibo qaran. Nin baa hantidii soomaaliyeed, jaamacadii soomaaliyeed cashuurtii soomaaliyeed moodaya lacag ay iyagu lahaayeen oo cidii ay wax ka tareen abaal u galeen.
      Aniguna waxii aad musuqday ayaan moodayey inaan kula lahaa, adiguna abaal baad ii sheeganaysaa.
      Eesh qiyasak

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 3 ปีที่แล้ว

    Ee is ilaali yaan lagu sumayne sidii cawke iyo cawke rag kale oo badan.

  • @iidsmart
    @iidsmart 4 ปีที่แล้ว +2

    Madaxwynaha mustaqbalka dhow maxamed

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 4 ปีที่แล้ว

    ANOO IXTIRAAMAYA DR-ka HADANA WUXUU TAARIIKHDA KA SHEDGAY BEEN.WAAYO?
    WUXU YIRI C/RAXMAAN=SNM WUXUU BADBAADIYEY QAXOOTIGII DALKA DHEX YAACAYEY OO SI NABADA DHULKOODII LOOGU CELIYEY,WUXUU NABADEEYEY BEELAHA ALMACNAWIYAN "DARAFYADA"OK,INTAAN KA OGAHAY TAARIIKHDAS WAXAA XASUUQ KA DHHACAY BORAME,BERBERA,C/GABO,HARGEYSA,LKN,WAXAN QIRAYAA IN BURCO AYSAN WAX DHIBB AHI KA DHICIN,WAXAANA XASUUQA UGU DARANI KA DHACAY BERBERA,BORAME,BIXIN DUULAA,GEEDLOOKOR.OK,BERBERA 96 NIN OOSOMALIYA BAA LAGU TOOGTAY SI WADARA OO BIYO GUURE LAGU AASAY XABAAL WADAREED.""TRUE STORY".LKN,WAXAAN QIRAYAA IN SNM & TUUR AY QABTEEN WAX BADAN OO WANAAG AH.SABABTA XASUUQAAS U DHACAYNA TUUR LAGUMA EEDAYN KARO OO WAXAY AHAYD XAALAD AAN CIDINA TALIN WHY?SNM JABHAD BAY AHAYD JABHADINA XEER MA LEH.

    • @SOMALILANDXPRESS
      @SOMALILANDXPRESS 3 ปีที่แล้ว

      Waxba kama fahmin ee iska hagaaji qoraalka

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 ปีที่แล้ว +9

    Alle cimriga iyo caafimadka hakuu barakeeyo si balaaqiya ayuu DR maxamed cabdi gaboose noo fahansiiyay halkangii ina biixi iyo ina kaahin saa dadka waxba uma fahansiin karaan

  • @moeabdi6624
    @moeabdi6624 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah inta gaboose jecel liketa iisaara

  • @dekaarale7502
    @dekaarale7502 4 ปีที่แล้ว +9

    Dr gaboose cimri dheer oo cibaado leh ayaan ilahay kaga baryay.

  • @mawlidabdi643
    @mawlidabdi643 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaad xasuusanaysaa waayo waayo iyo wixii lasoomaray wax lasookoobikaro maaha Alle ha u naxariisto intii dhimatay inta noolna alle caafimaad hasiiyo Guul JSL

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga oo aad u ixtiraamaya dr waxanan marna ka yeeleyn Ethio somali soo dhoweysa bil caksi waxay idiin soo dhaweyneysey cadowgaaga cadowgiisu waa sxbkaa

    • @nintegayootalaabsaday4589
      @nintegayootalaabsaday4589 3 ปีที่แล้ว

      Zhp taas cidi iskuma hayzo oo way iska caddahay lkn se nin la xasuuqayo oo la dabargoynayo oo dhulkiisii laga rarayaa cida ay markaa is dilayaan uun buu u arkaa cadaw

  • @nazirfaisal5435
    @nazirfaisal5435 4 ปีที่แล้ว +2

    Dr wax gard uleh dhibatoyinka loo somary dalka

  • @updirisakibrahim7616
    @updirisakibrahim7616 2 ปีที่แล้ว

    O k im support dr gabose

  • @mohacawalle7929
    @mohacawalle7929 4 ปีที่แล้ว +2

    Isaaq waa dawlada calanleh.

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa taariikh cajiiba waxayna cadaynasaa nabada xoriyada iyo barwaqada aynu kunalonayno hadaynu nahay somaliland qadhaadhka losomaray guuuuul snm

  • @updirisakibrahim7616
    @updirisakibrahim7616 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah guueeystaa

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle SWT ha ku xafido oo ha ku Dhowro Dr. Maxamed Cabdi Gaboose...

  • @abduldhacarbe8605
    @abduldhacarbe8605 3 ปีที่แล้ว

    Gaboosow haddaadan weli garan waxaad WAFDAR KU WEYDAY WEELTOOXSI KU KEENI MAYSID oo aan uga jeedo waxaad Soomaalinimo ku weyday ISAAQNIMO kusoo heli maysid ee illaahay Tawbadda haku waafajiyo daqiiqadaha ugu dambeeya

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 4 ปีที่แล้ว +1

    Ruug cadaagii soo rogaal celi Dr gaboose

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 3 ปีที่แล้ว

    Thanks, waad asiibtay, xusuus badan baan ka qaadnay, Qor Buug ka samee. Waxa aad ka tagtay in SNM khilaaf ka dhex jiray siiba Garabyadii saraakiisha iyo Siyaasiyiinta, waana ta keentay in Siiraanyo dahameystiri kari waayo halganka, markii dambena C.Tuur ku noqotay dhibaato iyadoo ay u dheeryihiin C/raxmaan A C arimahani; 1. Isagoo dhaxlay Dal gebi ahaanba burbursan, 2, Dadkii oo qaxooti caydh ah oo dagaal baaxad leh ku dhacay. 3. Caalamkii oo qadiyadii gooni isu taaga SL aan qadarin. 4. Ciidamadii SNM oo qabiil ku dhisnaa ahaana waxa keliya ee dhisnaa oo cadowgiina uu ka baxay. 5 Iyo C/raxmaan AHN oo cadhooday oo dagaal ku qaaday Berbera oo u baahnayd samir iyo siyaasad decesan in lagu xaliyo dee markii doorashadii Borama laga helena waa kii cadhooday ee xamar iska dhiibay inkastoo uu aakhirkii qirtay inay khalad ahayd........ Markaa hadaan la is cunin waan roonahay. Crraxmaan Tuur laftiisaa sheegay in dal boqol sano soo jiray markuu burburo sida loo dhisaa adagtay.

  • @aajj8470
    @aajj8470 3 ปีที่แล้ว

    Markaan gol dalooladiisa odaygaan ka ila fiiriya:
    horta waxa mujaahidiinta safka hore gashay Abdiraxmaan tuur looga hormariyo ma arko.
    meesha haddii kursi laysku qabsado, waa iska fitno, oo marba mid baa awood is bidaya, wixii waxay noqonaysaa ku qabso ku qadi mayside. Intaas wuxuu soo taagna meel xukun ka socdo see isaga iyo tuur ugaran waayeen inay cigaal la macaamilaan? :-)

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 3 ปีที่แล้ว

    Beenaale waa tii ay dagaal ku bilaabeen ceerigaabo oo meel walba dadkii kale aan qabiilka SNM ahayn xudun ceerigaabo carmale lagu xasuuuqsy

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 3 ปีที่แล้ว

    jeegaantu inay faqash ka xuntay lixle iyo cabdiraxmaan tuur iyo boqolaal ka taariikh iyo magac wayn masoo hadal qaadaan sokeeyana wa sheeganayan

  • @zackmowlid317
    @zackmowlid317 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa runtii DR.Gaboose Addis baan joogaah imika soo dhawayta iyo wnga uu sheegayaba way ka muuqataa Ethiopianka waxa usii dheer imika inay noqdeen dad hodan ah oo faqrigii badnaa ka muuqanin

  • @kaamilkhaanii2019
    @kaamilkhaanii2019 4 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasiga itoopiyaanka ahpa Noooma hayaan
    Siyaasiyiintu ma heshis

  • @salaharab6804
    @salaharab6804 3 ปีที่แล้ว

    Nin wax badan og weeye rer somaliland madaxweyne hadi u noqon laha wan huba hormar weyn in ay gari laheyd aqoon ta baray waa ka muqata

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 3 ปีที่แล้ว

    Dr gaboose alle ha Ku xafido wax badanbaad iftiimisay .....

  • @mohamedanbe3220
    @mohamedanbe3220 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo saab TV waan idinku dheeri galinaynaa barnaamij yadaasna waa wax aanu ubaahnayn ee nooso kordhiya barnaamijyadan oo kale

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 4 ปีที่แล้ว

    Guubabadii snm. Hadaa surin qudha martaan sax daan faralka iyo sharciga rabaa guusha ina siin. Walee daacad samirtayee hasugi waayine waqtigaa samaha guusha iyo xornimo rabaa guusha ina siin allxamdu lilaah illahay haw naxariisto intii inagaga dhimatay aamiin.

  • @youngdhegbour475
    @youngdhegbour475 3 ปีที่แล้ว

    allah caafimaadka iyo cimrigaba haw barajeeyo dr maxamed cabdi gaboose👍👍👍

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ปีที่แล้ว

    Gaboose Madaxweynaha Mustaqbalka
    Insha allaah.
    Waa kii Muse bedelayey insha allaah

  • @ridwanabdirahman6117
    @ridwanabdirahman6117 3 ปีที่แล้ว

    war niyohow Ethiopianka sidaas maaha ee yamtay kuu galayaan

  • @zakgamer9207
    @zakgamer9207 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow no danbi dhaaf anaga wadaniyin manihin somalina qalbigoda u hagaaji

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 3 ปีที่แล้ว

    Qofka somali ah qabyaalad ayaa dhiigiisa kanser ku noqday

  • @zahraibrahim6236
    @zahraibrahim6236 4 ปีที่แล้ว

    Cadifaad iyo niin nacayb waxba ku helimaysid Somaliland iyo adis Ababa aya isku mid ah iyo isku dhacale dal an aqonsi lahayn o cashurta isku celceliya ayad ka hadlaysa e adigu dadka masakin taa ah kayare lacagta inta ku cawi adigaa ayay sada qaad kutahay

  • @abdi1502
    @abdi1502 3 ปีที่แล้ว

    Dr gaboose haka daayo masaakiinta 50$ oo cardka lagu galo arigtidiisa

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 ปีที่แล้ว

    masha allah Dr Gabose guuleyso nimaan kudeydo

  • @axmed.feebinho
    @axmed.feebinho 3 ปีที่แล้ว

    Gaboose legend kabiir⚘🌷🙏

  • @shaaficastro802
    @shaaficastro802 3 ปีที่แล้ว

    Waxayabo badan ayaad ii iftimsay dr
    Gabose🙌

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr gaboosee isma barbar dhigi kartd addisaba iyo Hargeisa hargeisa ma dawlada la aqoomsaya aka talisa a addi sababa gaalo dhan caawisaa

    • @museadan2109
      @museadan2109 4 ปีที่แล้ว

      Hargeysa illaahay iyo dadkeeda aqoonsan sxb ! wadan kasta dadkiisa dhista lakin inaga qabyalaad darteed ba hargeysa ka qaday!!

    • @maxamedmuuseali5421
      @maxamedmuuseali5421 3 ปีที่แล้ว

      waxa laga hadali jabhadihi magiste ku kacsanaa isbadal sameyeen

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamedmuuseali5421 jabhda ma afweyen u sababa ah a mise mingista u yeedhey tariikhada dib looma qoro koley aniga isaaq baan ahey waxuu is yadhi tirtiri isagoo adeegsanyaa qabiilada isaaq la dagaa iyo dawlada ciidmadadeede muddo dheer waliban a ogaaden o odhan waxuu u so rarey dhulak isaaq oo uu dajiyeey maglaayinka isaaaq dushooda oo rag u badana oo yadhi idinka lahaanaya amarkaan isaaq dhamaeyo/ waxaas o odhan dhaaf afweyen yaa dootey inu wadnak xukumo cidna kolkaa sideed dalwad loogu sheegi karaa

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 3 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar

  • @abdilahidahir5609
    @abdilahidahir5609 4 ปีที่แล้ว +3

    Cabdiraxman tuur waxay ahayd inuu dagaalamo tolkiina abaabulo kol haddii laga xishoon waayey abaalkiisina la gudi waayey

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 3 ปีที่แล้ว

    Oo majeerteen ma la laayey

  • @fourrehgirreh4179
    @fourrehgirreh4179 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa aftahan

  • @rahmahabdallh7002
    @rahmahabdallh7002 4 ปีที่แล้ว

    adigi ubaa noolaaday ooo kafaaiiday baaba a soomaaliya

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 4 ปีที่แล้ว

    Talking Books!

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 4 ปีที่แล้ว +1

    Ina afweyne khasaare somaliland waad ushaqo timid keliya

    • @KAYSESHOWTV
      @KAYSESHOWTV 4 ปีที่แล้ว

      Gaboose ama reer gaboose Uma jawaabo ilama mise shaani

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 4 ปีที่แล้ว

      @@KAYSESHOWTV tariikh baa faan gasha muuse tuurbu madaxweyne kadhigay gabosa shegay gaboosena xafayadbedal buu ahaa wax kagadma gole keen yaa dayuus

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว

      @@waaniye4164 gaboose,adookale, umajoojoyo, jaahilyow

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 4 ปีที่แล้ว

      @@samiaabdi2018 gabose wa jarer rer miduga indho adaygiisa nooma faani karo xaar faqash

    • @farxaangaboose5670
      @farxaangaboose5670 4 ปีที่แล้ว

      Waryaa qurunle ka xishood dr ka adiyo reerkiinoo dhan kaligii ayaa dadka iyo dalkaba uga manfac roone

  • @AbduladifSaed
    @AbduladifSaed 4 ปีที่แล้ว +2

    Wariyaha , kala waraysanayo , ka la amaanayooo !!!! QABYALADA BAAS MAXAD KU QABTAAAN?

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 4 ปีที่แล้ว

    Odayga imisaa saac baad waraysanayseen😮

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว

    Ankiga xaga dhaqalhan kaga jirey lacagtaan u soo uruun jirey snm magaaladeydii aan jogey markaa Montreal qasatan xigii daglaaka 1988 iyo muduharadka kollaka sow mujaahid ma ahi horta

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว

      😹😹😹😹😹😹😹

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว

      @@بسيطياكلسلطع qosal baad ka dhugtey anoo mujahid ah😡

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 😹😹😹💂💂💂👮👮👮🔫🔫🔫💣💣💣🛂🛂🛂🛂🛂✅✅✅🔥🔥🔥😹😹😹😹😹😹

  • @abdilahidahir5609
    @abdilahidahir5609 4 ปีที่แล้ว

    Dr gaboose alle ha barakeeyee ciduu soo hadal qaadaba muu amaanayaa cidba ma caayo miyaa

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว +4

      Wll, waalidkiisa kutarabiyeeyay wanaaga

    • @jamalsaidhassan6935
      @jamalsaidhassan6935 4 ปีที่แล้ว

      @@samiaabdi2018 gabadha wanaagsani waa bilaa qaylo ,waxayna ka caawisaa xaaladahiisa oo dhan.

  • @abdilahiyuusuf3698
    @abdilahiyuusuf3698 4 ปีที่แล้ว

    Itoobiya Wxba may tarin

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 ปีที่แล้ว +6

    Aar ilmadaareeyaal HY halyaygaas soo sharaxa dalka tacabgashaday Dr gaboose codka duduub baanu kusiine balse nagadaaya ninka maqsinkii faqashta moosko ilaa 1994 dhex fadhiyay From gabiley

    • @mohamedmowled7653
      @mohamedmowled7653 4 ปีที่แล้ว +4

      muuse mxd usooo badali waydy isagoo dagaal sokeeya ka qayb qaaty muuse mrka aad wadateen miyad nagala tashateen anaguna idnkala tashan mayno qofka aan wadano

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmowled7653 👍👍💪💪💪😹😹😹

    • @بسيطياكلسلطع
      @بسيطياكلسلطع 4 ปีที่แล้ว +1

      Viva garxajis 😹😹😹
      Gebiley heyga fogaato waxba isuma nihin 😹😹😹😹👎👎👎👎

    • @somaliduetschland4992
      @somaliduetschland4992 4 ปีที่แล้ว +1

      From siilki hooyada adeer morgan hadad cuqdad ka qaday orad raadso

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +2

      kaana waxaad odhanaysaan lahjada reer xamarkuu ku hadlaa iyo waa dhakhtarkii afweyne giib noom taani yaa jeegaan

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 4 ปีที่แล้ว

    Gen maxamed faarax caydiid ahn ninkaasi isaaqa wuu la baxsadee lkn wax badan xurmo ah lama siin

    • @mohamedmohamoudhassan1914
      @mohamedmohamoudhassan1914 4 ปีที่แล้ว +1

      Ogaalkagu aadbu u yaryahay Caydiid Wxba lama baxsan balse SNM iyada abaabushay oo cawisay Caydiid 1990, Baligubadle ayu ugu yimid.

    • @mohamedaliomar4265
      @mohamedaliomar4265 4 ปีที่แล้ว

      Bal wuxu SNM u taray noo sheeg ama hal dagaal oo uu kala galay furihimii SNM ka dagalaamaysey isaga iyo ciidankiisi? SNM iyagaaba damiintay oo Ethiopia u baryey inay jabhadii Caydiid xarun siiso

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 3 ปีที่แล้ว

      hawiyihii hore caqli fiican ayuu lahaa,lkn adigu waxaad maqashay isku qolo ayaad tihiin , taariikh qoran weeyaan SNM ayaa caydiid samaysay, xitaa ciidanka habar gidir ee soo baxsada SNM ayaa caawin jirtay caydiidna u diri jirty. daawo hadaladii caydiid ka markhaati furayay, in SNM ay heshiseen jireen isaga iyo saraakiishii soo goosanayay, oo aay xitaa muddo ku qaadan jirtay snm in ay wada hadalsiiyaan isaga iyo tolkii. haddii dadnimo leedahay farmaajo kuma gumaysteen. mise gunimadu waa dhaqankaaga.