Wareysi Xaasaasi Dr.Maxamed Cabdi Gaboose Qaybtii Koowaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 624

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 4 ปีที่แล้ว +63

    Mashallah Dr Gaboose Waa Sheqsi Soomaliyeed oo dhab ah,,, waana adeerkeey anigoo ah MJ maxaayeelay walaakiis ayaa eedadeey u ilma dhashay Alhamdulilah.

    • @zhukrijama7989
      @zhukrijama7989 4 ปีที่แล้ว

      Abitigi wuu sharfay masha alaah

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 ปีที่แล้ว

      Ubax Dahraan oo haddii wllkiis eedadaa caruur udhashey maxaa idinka dhexeeya

    • @y.a1903
      @y.a1903 4 ปีที่แล้ว +1

      @@wadanihashim1934
      Walaalaha/ilma abtiyadod adeerkod wa adeerka.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +1

      @@wadanihashim1934
      Wax wayn ayaa ka dhexeya marka lagu eego dhaqankii gobonimada ee Somaliyeed

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 4 ปีที่แล้ว +30

    Mansha allah Ha ku daayo hooyaday oo aad madaxu u xanuni jiray dhiikar xun laheed kiniin yar ayuu sii ayay allah caafimaad ka sii ayay nervaaa uu ku fiican yahay 🙏🙏🙏

  • @huckaherci
    @huckaherci 4 ปีที่แล้ว +7

    Waligey nin Somali ah oo ka mahadnaq badan makin
    Macha allah aqoonta lugu sheegayo waa tan

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 ปีที่แล้ว +17

    Halkaa waxaa iiga cadaatay in dadka soomaali oo dhami ay gob yihiin alle ayaan ugu mahadnaqayaa in aan ka dhashay thanks goboose

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 4 ปีที่แล้ว +8

    Duuuliye xeyd duliyihii gaani,dr gaboose,jeneraal caare,sh mustafe,taliyiihii u horeyay ee cidanka asluubta ismacil axmed ismacil, gudoomiyaha xusbiga wadani c/raxman ciro,dhaaman waa garxajis habaryoonis si gobanimo leh ayey uga jawabaan marka somaliya wax laga weydiyo always they are intelligent and gentle

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Tree ssc sxb habaryoonis madax badan baad ilawday dublamaasiyiinta soomaaliya raga ugu qaalisan habaryoonis bay ahaayeen sida cabdiraxmaan tuur aabihii tacliinta gobalada waqooyi maxamuud axmed cali iyo rag kaloo badan

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 4 ปีที่แล้ว

      May waxaan ka hadlayey kuwaan waa kuwa aan caayin beelaha somaaliyeed

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +18

    Dr Gaboose The Greatest Doctor of all time my allah bless him 🙏 ❤ ♥

  • @abtihawd434
    @abtihawd434 4 ปีที่แล้ว +16

    Xaqiiq wlahy adeer AMA abti from gashaamo

    • @nuuriyecali7274
      @nuuriyecali7274 4 ปีที่แล้ว +1

      Insha allh waxaan rajaynayaa inaan gaashamo xarumaha caafimaadka kor uqaado

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 ปีที่แล้ว +10

    Damal Muuse Ooah Muuse care/Habaryoonis ooah Raaska uu kusoo jeedo gaboose ayaa dil kagaystay maydh qabriga sheekha sidaasuu uguurey una degay mudug ilaaa wardheer kuna tafiirmeen wxaanay is wada dhaleen majeerteen. Iyi mareexaan

    • @Warya4_222
      @Warya4_222 4 ปีที่แล้ว +3

      Damal Muuse waxeey degaan Cabudwaaq, Marexaan beey la degaan iyo Majerteen. Cabudwaaq sanad walbo 18th may beey ku dhigteen Cabudwaaq.

    • @SuperMaxamuud
      @SuperMaxamuud 4 ปีที่แล้ว +1

      Udurixmiin Muuse ma Damal Muuse Carre baa dilay

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 4 ปีที่แล้ว +27

    Garxajisku ma cuqdadaysna soomaalaay

  • @adammohamed2602
    @adammohamed2602 4 ปีที่แล้ว +16

    Dr Gaboose waa hantida kaliya ee soomaali ka dhexeeya Ilaahay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo

  • @elmiali6710
    @elmiali6710 4 ปีที่แล้ว +26

    Reerkaan somalida ugu jeclay Majeerteen qabiilkaygu waa isaaq Habaryoonis

    • @hodajama3158
      @hodajama3158 4 ปีที่แล้ว +1

      Nacfi baa kaa galay dee suldaan 😁

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 4 ปีที่แล้ว

      @@hodajama3158 🤣🤣🤣🤣🤣👏👏

    • @nabadoongaarhaye1302
      @nabadoongaarhaye1302 4 ปีที่แล้ว +1

      Elmi Ali.
      Walaal somali waa dad ehel ah oo meel kala jirin,Mj aniga oo ah waa ku mahadsan tahay wanaaga aad u haysid.

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 4 ปีที่แล้ว

      Soo bax baa la leeyahay ooy sacabka leefaysaa. Gaboose wuxuu diiday waa qabiil adna qabiil. Baad meesha keenay. Miskiin

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +1

      Me too sxb reer abtyaday walle waa GOB dad karti badan oo Somalinimadu Ku weyntay... viva abtiyaday mj

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 ปีที่แล้ว +11

    a.h.u.n maxamed siyaad barre qalad iyo saxba wuu lahaaye

    • @y.a1903
      @y.a1903 4 ปีที่แล้ว

      WR wa qiyamihii hadii adigii sida noqotay.

  • @boswellianboy4242
    @boswellianboy4242 4 ปีที่แล้ว +10

    Dr gaboose madaxweynaha somaliweyn inaad noo noqoto ayaan jeclaan lahaa from jigjiga

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid,wll

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 4 ปีที่แล้ว +2

      No.no.ony in your country .not us faarmajo is enough for us kkkkk

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 4 ปีที่แล้ว +2

      he got my vote from puntland

    • @boswellianboy4242
      @boswellianboy4242 4 ปีที่แล้ว

      So far Garowe and Jigjiga had voted for mr gaboose let's wait for more cities ahaha

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 4 ปีที่แล้ว +10

    Walaahi cidahaas dad oo waxgal baa ka dhashday , sida gaboose,sheekh mustaf, general jaamac qaalib iwm

    • @cawralamuse5402
      @cawralamuse5402 4 ปีที่แล้ว +2

      Garaxajis isaaqa waa ugu gobsan yahay

    • @anissaabdi8261
      @anissaabdi8261 4 ปีที่แล้ว +3

      Issaq wa wada gob gunba mala reer walbaba intad tirisey in kabadan oo musheekh iyo mutacalimin bey leyihin mashallah💚💟❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷👍👍👍

    • @siciidjamac1554
      @siciidjamac1554 4 ปีที่แล้ว

      @@anissaabdi8261 aad iyo aad wllo heer la odhankaro waa gun majirto sheikh iyo sharifba wa lahelaya allahayna sharfe

  • @qaran-maal1319
    @qaran-maal1319 3 ปีที่แล้ว +2

    muqdisho weli waa sideeda dr somali oo dhan baa joota qabyaaladna kama jierto muqdisho isma bedesho yaa tahay cid ku dhahayso malahan anigaa ku noolaa afar sano

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 3 ปีที่แล้ว +3

    I was born that hospital digfeer
    Wa dhakhtarkaan ku dhashay dhalasho ahaan waxaan ka soo jedaa Somaliland hadana bulshada Somaliyeed inta badan waxay daganayeen Muqdisho wayo wayo

  • @salaxleychanel8500
    @salaxleychanel8500 4 ปีที่แล้ว +12

    ninkaasi wuxuu taariikh sheegtay waaba cajiib runtii madaxwayne ku xigeenka somaliland saylica ayaa laga waraystay taariikhdiisa markaasuu yidhi marbaan Dubai aaday hhhhhhhhh

    • @KAYSESHOWTV
      @KAYSESHOWTV 4 ปีที่แล้ว

      Nin nolosha ka dhacay Ayaad u egtahay baro gaboose. Family nacs

    • @june6206
      @june6206 4 ปีที่แล้ว

      Inaad wadan kale tagto ama dhoofto waxbadan masoo kordhineyso ninkani wa dhakhtar markaa saylici. waxad u soohadal qaado ma talo lakiin aqiligaaga uunbad. Noo sheegtey

    • @KAYSESHOWTV
      @KAYSESHOWTV 4 ปีที่แล้ว +1

      salaxley chanel miyaad ku haystaaa wuxuu sheegtay walale laqabso aduunka

    • @KAYSESHOWTV
      @KAYSESHOWTV 4 ปีที่แล้ว

      salaxley chanel naago BADAN ayaa odayga ka masayrsan yaab

    • @amincabdixirsi4382
      @amincabdixirsi4382 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 4 ปีที่แล้ว +4

    Dr Gaboose Wuxu ka Hadlayaa Waayihii Nololeed ee soo Maray ee Wejiyada badna.. Waa cibra ku Qaadasho...Gaar ahaan Da'yartu ha Ogaato. Dr Gaboose waa waxgarad weyn, waayo walba sidiisa ayuu uga Hadlaya, Iskuma Qasayo Waayaha kal Gadisan ee Noloshiisa soo Maray..Waa shay aad u Cajab badan.... Waa Wareysi aad u Qiiimo badan.

  • @ustaaduleexchannel137
    @ustaaduleexchannel137 4 ปีที่แล้ว +6

    Majeerteenku Soomaalida laf dhabar bay u yihiin.

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 4 ปีที่แล้ว +8

    Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Alle SWT Cimriga Iyo Caafimaadkaba ha kuu barakeeyo, Waa taariikh mudan in wax laga qaato oo ka turjumaysa dowladnimda runta ah . Mahadsanid Dr. Gaboose.

  • @abdifatahibrahim716
    @abdifatahibrahim716 4 ปีที่แล้ว +12

    Mncha allh taariikh dheer ayaa soo martey dr waxa tahay nin waayo araga lkn halmid ayaa ku sheegaya 50 💰 dollar tigidhka dadka xanusanaya la saair waad garanaysa dr mashaali ninki fuqarada dadki reer masar 0.5 kaqaadi jirey dadkaaga utudh dr inta ayaa dhaleecayn ku hayna

    • @khadijashire672
      @khadijashire672 4 ปีที่แล้ว +1

      Waliba dadka usan waxba u qaban karin wuxu sameyaa tigidhka wa u cesha

    • @bilana289
      @bilana289 3 ปีที่แล้ว

      @@khadijashire672
      Dr Gaboose iyo hospital kiisa haku mashquulin
      Miyuu kuu yeedhay In aad hospital kiisa timaadid
      Hadii aanu waxba qaban maxaad ka soo doontay bahal yahay madaxa u dhacday

  • @xamdiyuusuf2432
    @xamdiyuusuf2432 4 ปีที่แล้ว +10

    Dr gaboose adero waxad kamid tahay odayashi tariikhda fiicanlahaa eehabaryoonis hore usoco

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 4 ปีที่แล้ว +1

      ammaan baad is tidhi waadigaa beelihii la haybsoocayey kadhigay.

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว +1

      Ninba meel haka fadkudiyo.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Malaha isku qolo waad tihiin, isku caqlise ma tihidin.

    • @abdirahinkhadar8480
      @abdirahinkhadar8480 4 ปีที่แล้ว +2

      @@aqadiromer1392 adeer ma habaryoonis nimadiisa miyaad kaxuntay

  • @mohamedhamudyasin1465
    @mohamedhamudyasin1465 4 ปีที่แล้ว +7

    Qaybtii 2 aad ayaanu sugaynaa , Ninkaa Gaboose waa Nin Milgo iyo Sharaf leh.

  • @abdfetah009
    @abdfetah009 4 ปีที่แล้ว +11

    Ninkan waxa wax ka sheegaya uun ciyaalka muuse oo la idhaa heego . Xanuun ayaa ku jiraa dadkaas oo Waa dadka faqash soo qora . Ee umada somaaliyeed waxaan u sheegaynaa , isaaq iskuma jiro Ee heegada barta ✌️

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 4 ปีที่แล้ว +3

      xanuun heego la yidhaa ayaa idinku dhacay alle ha idinka caafiyee dr kana cid cayda ama neceb iima muuqato

    • @sakadaadhigaofficialtv1952
      @sakadaadhigaofficialtv1952 4 ปีที่แล้ว

      Alle hku cafiyo inaader

    • @abdirahmandheere9367
      @abdirahmandheere9367 4 ปีที่แล้ว +1

      Isaaq wuu isku jiraa zxb ma afbaad ku kala qaadi

    • @mubarikjama992
      @mubarikjama992 4 ปีที่แล้ว +1

      isaaq waa dad goba heego iyo wixii siyaasad ku taxaluqa waa ceeb .

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 4 ปีที่แล้ว +12

    👍 Waa Aqoonyahan wax laga faa'iidayo waxna u kordhin kara ummadiisa, MAJEERTEENA shaki Li'i waa Qabiilka ugu GOBSAN uguna saamaynta badan ummada Soomaaliyeed, ABGAALNA waxay ahaayeen dad nabdeed ee belaayo USC la yiraahdo baa duufsatay haddana wanaagoodii bay dib ugu soo noqonayaan👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdisalanhassan1700
      @abdisalanhassan1700 4 ปีที่แล้ว

      Wll gaboose ma majeerteen baa

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 4 ปีที่แล้ว

      @@abdisalanhassan1700 walaal Mayee waa nin ah GOBTII soomaalida ee HABARYOONIS

    • @abdiomar22
      @abdiomar22 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣 isku Camirah

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiomar22 camiraad maaha ee waa xaqiiqdii😂

    • @abdiomar22
      @abdiomar22 4 ปีที่แล้ว

      @@dalalmaakhiri1060 USC waxey ahaayen Ragii Dulmi diidka Ahaa ee Wll Sheeko aad meelaha kaso maqasho Heyska so Qorin.
      #Talo#Ninweyn 😂

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 ปีที่แล้ว +6

    Maanshallh RABI barakeeyo waa qabiilo dhan reer gaboose

  • @habeendhaladtimirta7311
    @habeendhaladtimirta7311 4 ปีที่แล้ว +11

    dr gaboose abti waynu farac dheernahay buuhodle oo qudha waxaa jooga 20qof maansha allaah

  • @eregshugri8823
    @eregshugri8823 4 ปีที่แล้ว +8

    Alle cimriga iyo cafimadka ha ku dheereyo Mr M gaboose

  • @abdiazizabdilahi1877
    @abdiazizabdilahi1877 4 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allah runtii taariikh qurux badan oo xiiso leh ilaahay tu ka sii wacan baan kaaga rajaynayaa Dr gabose

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว +1

      dawladii soomaaliya waxay ahayd dawlad lawada leeyahay markii hore markii ay reer keliya ay isa siiyeena way burburtay

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว +1

      somaliland markii hore dadkoo dhan ayaa wada lahayd maantana hal reer ayaa isa siiyay waxa ay ku soctaa halkii tii hore ku burburtay oo waatan lga sheekaynayo

  • @mustafemaxamuud5639
    @mustafemaxamuud5639 4 ปีที่แล้ว +7

    Alla macaanaa taariikhdasi caawa

  • @Dhuux23
    @Dhuux23 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer gaboose iyo angu aad baan isu dhal-dhalnay waana rer gaalkcyo caan ah ilaa bookh iyo wardheerna waan wada degana rerkaa lkn markay mudug iyo doollo joogan ma dirbaa markay hargiesa joogna ma isaaqba.
    How it could be that!🤔

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u gargareh jamacadaa maskakhda ee qalinka waxaa u diray gabose nin reer berbera ah. Mashallah

  • @Rayidka
    @Rayidka 4 ปีที่แล้ว +2

    Abgaal walee sumcad ayaad leedihiin Dr Gaboose aad buu u Amaanay Beesha weyn ee Abgaal Ismaan

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 ปีที่แล้ว +6

    Alle caafimadka iyo cimrigaba hakuu dheereyo DR maxamed cabdi gaboose waa dadka dalku ubaahanyay

  • @raxmaibrahim2115
    @raxmaibrahim2115 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allaha Dr Allah haku barakeeyo

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa taariikh fiican, taariikhaha noocan ahina dhalinyarada maskaxdooda kobcinayaa

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว +1

      dr gaboose waxa uu uqalmaa hogaamiyaha xisbiga wadani

    • @hamsemuhumet
      @hamsemuhumet 4 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 xisbiga Ucid baa ka dhaw. Oo Faysal Iska haystaa

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 3 ปีที่แล้ว

    Weligay ma arag nin meel ka dhista fooqa/sarta ugu dheer oo hadana madfacii lagu dumin lahaa rasaasta ku guraaya...CAJIIB!!!!!!

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 4 ปีที่แล้ว +5

    Adeer gabosow reerka majerteen waad jeceshy barigaad wasiirka ahayd se maalin baad tidhi xuduudkayagu garoowe weeye

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 4 ปีที่แล้ว +2

      Taasi runtii weeyi oo waa wax kaduwan waxa uu immika ka hadlayo. nacas waaxid.

    • @zhukrijama7989
      @zhukrijama7989 4 ปีที่แล้ว

      @@aqadiromer1392 xiliga dirbuu aha tankale abal ala guda wuxu uqabtay oo dhan wuu siyasideyay balse alan wax kaqsoonayn majeertena sadana umahayo sidu rabay unoqon wayday musuquu shegay maxuu uga raysan wayay intuu siyad uqabtay mid kamida uga heli wayay

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 4 ปีที่แล้ว +5

    Magaciisa abahay ayaan kamaqlay nin culus in aw ahaa.

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 4 ปีที่แล้ว +4

    Dr Gabose masha Allah ilahay ha ku Xafido raga tirada yar ee aqon intas Gadhsisan iyo waya aragnimo intaa leg
    Leh ayad tahay gulayso

  • @Warya4_222
    @Warya4_222 4 ปีที่แล้ว +3

    Gaboose Hoyadiis waa Marexaan Reer Diini, Reer Kooshin. Isagoo yar beey umul raacatay hooyadiis. AUN

    • @jetli2086
      @jetli2086 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha unaxariisto

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 ปีที่แล้ว

    Waarun Anu waxanahay Reer burco runtii Majeerteenka sxba badan kulahaa qurbaha wali swedan waa dad AAD uwacan imuda soomaliyed waaa wadagob ee Waxa kamaqan isqiimeeyo oo dawlada Jara noqoda sidacarsbata oo wllo ah haysna xaasidina

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 4 ปีที่แล้ว +4

    Walee taariikh buu ka sheekeeyay drku
    Ilahay caqliga fiican iyo cimrigaba ha u barakeeyee
    Aakhirona danbigiisa ha dhaafo

  • @cxHniy3luv
    @cxHniy3luv 3 ปีที่แล้ว +1

    Idoorka waxaa oko gobsan habar yoonis. Inkasta aanay dhibyareyn

  • @mustafemaxamuud5639
    @mustafemaxamuud5639 4 ปีที่แล้ว +7

    Dr gaboose taarikh dheer

  • @cabdimaxamed2535
    @cabdimaxamed2535 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadan abgal nahay waa sido shekay somaliyey fataxada haa moganina manta rer somali naka landheresan majiro waxan nahay rerka kaliya afar madaxweyne leh

  • @ugaasomaxamud3839
    @ugaasomaxamud3839 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allaah libaax libaax dhalay wale tarikhi dhaxal gal ah wad ledahay adunku waa ayaame nolosha wakhati ka badan kusii qado insha Allah inta cadowga kugu ah rabi ha ka xijabo adro insha allah

  • @cabdicaliibnushabeell5475
    @cabdicaliibnushabeell5475 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashlla aderkay gabose alla umada hakuu daayo waxaynu nahay dad aad alla ufara badiyey ayaynu nahay

  • @elmijebel2225
    @elmijebel2225 4 ปีที่แล้ว +2

    Halkaan waxaan ka fahmi karnaa in soomaali walaalo wada tahay ee siyaasiintu wadanka qasayaa

  • @abdirizakcirro7418
    @abdirizakcirro7418 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha'Allah Dr gaboose waa Aqoon yahan soomaliyed misana rukcadaa ah, waxan rajaynaya in uu Dr gaboose uu qori doono dhigane ka shakenaya wax qabadkiisii tii dawladii kacaanka ahayd, dalka hada meshuu marayo iyo xaalada loo gudbi karo hadaynu siaa kusii jirno
    Waxana urajaynaya Aqoon yahanka soomaliyed cimri iyo cibaado suuban ❤🙌

  • @hilaalhassan833
    @hilaalhassan833 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh Dr Gaboose Kudaysho ayaad mudenthy hormod ayad uthy umdad somaliyeed 👌👌👌👌

  • @karti-soor
    @karti-soor 4 ปีที่แล้ว +4

    Dr Gaboose Nin qiimo badan hubaal.
    Anigu Meesha Boodadheeree baan gartay, Reserved Area Hawd. Muuse Caare iyo Muuse Ismaciil Reer Cawl Iyo Oodwaag nahay.
    Gacal Iyo qaraabo, ehel Xidid Qabyalaad iyo quudhuun Magaallooyinka #Somaliland bay Taal.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว

      dalkeenu waxa uu ubaahan yahay waa raga ay ka midka yihiin dr gaboose axmed ismaaciil samatar maxamed biixi yoonis

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว +2

      dadkeena qiima leh waa in aynu ilaa shanaa oo kuwa liita daaqada ka tuurno

    • @karti-soor
      @karti-soor 4 ปีที่แล้ว +1

      @@alihujaleh8627 Aniga kugu raacey midhkaas, Dadkeeni Mudna hogaaminta ummadda Laga hormariyo Kanaa aynu dhegta wax u Saari Karnaa. Dib socod baynu ahaan abid.

  • @abdiwalisaid2997
    @abdiwalisaid2997 4 ปีที่แล้ว +3

    Cimridheer Iyo Cibaado Suuban Rabi hakusiiyo Dr Mohammed Abdi Yusuf

  • @abdixaabsade7603
    @abdixaabsade7603 4 ปีที่แล้ว +2

    Gobta reer muqdisho ee hawiye runtii waa gob waye , wadsalamantiin dhamntiin

  • @militarycomparison1704
    @militarycomparison1704 4 ปีที่แล้ว +4

    Maanshallah taariikh dahabi ah ayuu caawa nala wadaagay dr Gaboose
    Allah haunaxariisto madaxweyne siyaad barre

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 4 ปีที่แล้ว +3

    Taariikh wanaagsan oo ay ka faaiidi doonaan jiilka danbe haday u dhug yeeshaan.. ilaahay cimriga iyo camalka ha kuu barakeeyo inshaa allaah.

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 4 ปีที่แล้ว +4

    Taariikhda Dŕ Gaboose way iga gadan tahay💯

  • @hssnmoaskar3806
    @hssnmoaskar3806 4 ปีที่แล้ว +3

    Soomalida ayaan waxba isu ogolayne labada reerba nasab h.yonis and majeedheen.

    • @AO00720
      @AO00720 4 ปีที่แล้ว

      Waar somalida odhanba nasaba saab iyo samaale

  • @omarsharlot6312
    @omarsharlot6312 4 ปีที่แล้ว +2

    Majeerteen waa gob gobi dhashey ii noolaada

  • @abdiazizghahnug9224
    @abdiazizghahnug9224 4 ปีที่แล้ว +4

    Hooyadu waa qaali illhay ha unaxariisto

  • @nasraladan5080
    @nasraladan5080 4 ปีที่แล้ว +4

    maashaa Allah waa libaax alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo ❣

  • @siyadkahin7448
    @siyadkahin7448 4 ปีที่แล้ว +2

    Habar yonis 18 iyo sacd muse jibra bokor 18 jirkay ku gursan jire iyaagana ugu tafirbadan isaq

  • @abdikanisiciid1302
    @abdikanisiciid1302 4 ปีที่แล้ว +2

    Adeer Mxamed abdi gaboose rabi raali kaa noqoy tariikhda aad nala wadaagtay wa mid aan ka war hayno lkn beesha reer dalab anakaa garanayn ee dadkiina soo qoroya goormaad isaaq soo gasheen waa beel markii hore muusa caraa kadib odayga dhalay ee iyaka kamida ayaa ay isku dhaceen beelihii la dhashay kadib ayuu Majeerteen ka magan galyo siiyey kadib saan taariikhda ku maqlay iyo imika sida aan isaga ka dhadhansaday hadalkiisa oo ahayd intii iga dhinayd oo ah inuu sayidka oo isaaq dhibay oo waliba beesha habar Yoonis dhuunta ugashay uu isagoo ciil uu qabay isaaq uu ka helay beeshaa halkaa dagan ahayd isaaq oo ciilkii kula dhacay maadaamanu kuwaa kale awood uu kula dagaalamo aanu lahayn kadib ayay soo qaxeen waxayna usoo qaxeen halkuu tolkood dagayahay ee awoowgood ka kexeeyey ilaa hadana waxay dagan yihiin deegaanada habar yoonis dagtoo dhan alx waa beel balaadhan anuu ma ihi lkn tariikhdaan maqlay mana kala fogin hdana beeshani waa beel awood iyo cududba kuleh tolkood dhexdooda mana aha kuwo la qaramayn karo isaaq British weeye

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 4 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah illahay Dr gaboose halyay qaran hayno xifdiyo aamiin

  • @abdifatahhassan1523
    @abdifatahhassan1523 4 ปีที่แล้ว +7

    Dr Gaboose Rabi ha ku xafido

    • @saleebanali2905
      @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว

      MUXUU KU taray EE AAD ugu ducaysan.

    • @june6206
      @june6206 4 ปีที่แล้ว

      @@saleebanali2905 war dee nacas baadtahay ninkan dhakhtarka ah ee dadka Illahay ka sokow daweynaya maxaad caawoo dhan mudiciga ugu tahay nacas nimada jooji ninkani cidkasta wax buu u qabtey soomaliya iyo soomaliland ba jooji xasidnimadan cad

    • @saleebanali2905
      @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว

      @@june6206
      Digaag iyo bisado ayaad DHAQAN jirtene. Bakoorad yaa IDINLA DHACA.

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 4 ปีที่แล้ว +2

    Adeero yaal alle haydan daayo
    Cali seenyo iyo adeero gaboose inta ila qabta

  • @mawliidifiye6962
    @mawliidifiye6962 4 ปีที่แล้ว +5

    Maanshaa Allaah. What a wonderful biography!

    • @blainetroy9135
      @blainetroy9135 3 ปีที่แล้ว

      You probably dont give a damn but does someone know a tool to get back into an Instagram account?
      I stupidly forgot my password. I love any tips you can offer me.

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 4 ปีที่แล้ว +9

    Wallee waa libaax libaax dhalay oo qiimo weyn ugu fadhiya somali guud ahaaan Dr. Gaboose

    • @saleebanali2905
      @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว

      WAR walweynti aad Bay u farxeen MARKUU HADLAY singalkii gaboose.

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว

      @@saleebanali2905 doqonimada , jooji,single,

    • @saleebanali2905
      @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว

      @@samiaabdi2018
      DHAGAX baad jiidaysaa EE NA DHAAFI FOOSTADA, TEEDA kale adigu GABADH ku sheeg baa TAHAYE edebdarada JOOJI.

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว

      @@saleebanali2905Ninweyn, ayadtehe xishood duliyahow

    • @saleebanali2905
      @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว

      @@samiaabdi2018
      NAA OROD NAGATAG naag bari HORE waa LATAY maa TAHAYE.

  • @SalahArab-r1n
    @SalahArab-r1n 2 หลายเดือนก่อน

    Majerten waa gob reer abtigay

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 4 ปีที่แล้ว +2

    MACHA ALLJ Dr Maxamed cabdi gabooze waa shakhsi soomali ku rayday runtii alle cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo wll🙏

  • @abdiaargeelaar3312
    @abdiaargeelaar3312 4 ปีที่แล้ว +7

    Ale cimriga hakuu dheereyo adeero mcn

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 4 ปีที่แล้ว +2

    Eesh cala hadal ninweyn aqoonyahan aftahan digtor siyasi khabiir dhankasta ku fiican

  • @jamaabdirahman7370
    @jamaabdirahman7370 4 ปีที่แล้ว +2

    Saado Cali ayaa ka geesinimo badneyd...kulahaa dhib waa jirtee weli lama qixin..

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah.

  • @guuleedcali4591
    @guuleedcali4591 4 ปีที่แล้ว +3

    Www rag cusbaa is helay caawa iyo taariikh fac wayn ale cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereyo dr gaboose

  • @moustafaelmirage5h.885
    @moustafaelmirage5h.885 4 ปีที่แล้ว +2

    Sharaf iyo guul iyo walibaa inaad umada waxkabadasho ayaan kuu jeclaan lahaa

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 4 ปีที่แล้ว +4

    dadkii somalilander ahaa ee wax bartay way gaboobeen, waa inaan soo saarno kuwa lamida inchallah

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว +1

      Adeer dhinac walba lagaaga tag adinku koobka qabiilka iska haysta wixii kale laydinkala wareegye.

    • @geesigunirifayso305
      @geesigunirifayso305 4 ปีที่แล้ว

      Kuwa maantu jaamacada tiktok ayay ka qalin jabin doonaan

  • @qubqac9544
    @qubqac9544 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc anaga aabahay wuxuu dhalay in kabadan reer gaboose waana Abgaal cismaan

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa ku badela ciro talow

    • @cabdisalaanadan4061
      @cabdisalaanadan4061 4 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhh wlhy waa runta zxpH ninkani waa nin raga

  • @wwemovies6726
    @wwemovies6726 4 ปีที่แล้ว +3

    Waraysi taariikhda galay
    30-9-2020 xasuus❤

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 4 ปีที่แล้ว +1

    Mareexaan aaway odeyga abti baa u tihiine cumaamada saaara reer siyaad ma laf aa la dhahaa aniga madaxweynaha baan moodi jiray kkkkkkkkk reer siyaad la dhaho miyaa leedihiin hhh

    • @maryamaruun5482
      @maryamaruun5482 3 ปีที่แล้ว

      hhhhhhh haa rer diini weye rer siyaad.

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaboose waxaa ushaqeeya shaqaale lacag qaata joojiya cabashada ReeR Hargeysa

  • @jetli2086
    @jetli2086 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr Gaboose waxaa dhalay Mareexaan

  • @malabeeyemedia1404
    @malabeeyemedia1404 ปีที่แล้ว

    Shakhsi ku dayasho mudan

  • @youngdhegbour475
    @youngdhegbour475 4 ปีที่แล้ว +13

    allah ya ciska waar meesha caawa ragbaa isku soo hor fadhiistay
    dr maxamed cabdi yuusuf gaboose
    cali axmed raabi (cali seenyo)
    30/9/2020

    • @aqadiromer1392
      @aqadiromer1392 4 ปีที่แล้ว

      DrKa Cali muu waraysan laakiin gaboosaa iska sheekeeyey.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 ปีที่แล้ว +1

      siiraanyo ayaa dawlad nimaiaa wuxuu uga tagay labadii dhoobi ee ina biixi iyo ina kaahin markaas ayay ku heshiiyeen dr gaboose iyo xasan ciise jaamac oo kala hogaaminayey xisbigii xaqsoor iyo xisbigii umada oo daaqaqa ka tuureen waxaanay la soo hadheen xiabiyadii ucd iyo wadani oo ay kala hogaaminayaan faysal iyo c ciro halka aynu maanta taaganahay maanta waad arkaysaan

    • @ugaasomaxamud3839
      @ugaasomaxamud3839 4 ปีที่แล้ว

      @@aqadiromer1392 hhhhhh qofkasta oo tarikhi leh wu sheeg ee adi miyaad kaxuntay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 ปีที่แล้ว +2

    ceebeey tacaal kulahaa cali seenyo afka ku dhufo qabiilka mar hadaad sheegtay majeerteen

    • @mubarikjama992
      @mubarikjama992 4 ปีที่แล้ว

      wax ceeb ah ma jiraan ammaan ayuu u jeedaa uun

    • @oman6791
      @oman6791 4 ปีที่แล้ว +1

      Cali seeyo nin rageed wuxu u jeda cina sheegtay cid kalan sheeg waa mid meesha kurta taasi

  • @mohamedcalimadobe6978
    @mohamedcalimadobe6978 4 ปีที่แล้ว +1

    Wanaagaa noohaysid Baan kuuhaynaa Dr. Gaboose allaha ku xafido.

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว +2

    Gaboose cimri dheer allahakusiiyo Aamiin

  • @istarlinfarah8861
    @istarlinfarah8861 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan oo kale ayay soomaali u baahan tahay in uu madaxwayne noqdo

  • @togdheer-boy4111
    @togdheer-boy4111 4 ปีที่แล้ว +2

    DR Mohamed Abdi Gaboose aad baan u salaamayaa waa nin waaliya Allah cimriga ha u raajiyo Aamiin Aamiin big respect ayaan u hayaa 🙏🙏🙏🙏

    • @june6206
      @june6206 4 ปีที่แล้ว

      Qaali dhe

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 4 ปีที่แล้ว +5

    Ruugcadaagii soo rogaal celi

  • @maxamedmukhtaar2118
    @maxamedmukhtaar2118 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aqoonyahan soomaaliyeed cimrigaaga allaah hadheereeyo dadbadanoy cuqdadi kabuuxdaad dhaantaa

  • @engahmedfaarax6495
    @engahmedfaarax6495 4 ปีที่แล้ว +3

    Dr gaboose waa taariikh badanyahy mashallah

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 4 ปีที่แล้ว +2

    waxgarad💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @halimaosman7863
    @halimaosman7863 2 ปีที่แล้ว

    Abihi umada AUN.

  • @haariyebulale3323
    @haariyebulale3323 4 ปีที่แล้ว +2

    5 sano ayaan one kaly jamacada Italian

  • @somalilandbaazka3262
    @somalilandbaazka3262 4 ปีที่แล้ว +2

    1987 waa marku siyaad bare washay

  • @ayaanmahmud3679
    @ayaanmahmud3679 4 ปีที่แล้ว +1

    Gob gobi dhashay Dr maxamed cabdi gaboose 😎😎😎😎

  • @engahmedfaarax6495
    @engahmedfaarax6495 4 ปีที่แล้ว +3

    Dr gaboose waa taariikh badanyahy mashallah

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 4 ปีที่แล้ว

      Xili hore ayuu ku wacnaa waraysigan in la qaado , waa lala soo raagay.
      Laakiin alxamdulilaah.

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 4 ปีที่แล้ว +1

    مشا الله
    waa dr sommaaliyed alle hadaayo inbadan