DEG DEG Mucaaradkii Oo Dhagaha Ka Fureestay Duulaanka Itoobiya & Qatar Oo Soo Gashay Dagaalka Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 20

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 10 วันที่ผ่านมา +3

    Guuleeyso suldaanka tv Wariye aan hubo in ka horeeyo warbaahinta kale

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 10 วันที่ผ่านมา +1

    Mucaaradka waxay kalasaari laayihiin mucaaradnimada iyo wadaninimada

  • @Jvc-k9x
    @Jvc-k9x 10 วันที่ผ่านมา

    ASC VIVA7UP

  • @Sarta100
    @Sarta100 5 วันที่ผ่านมา +1

    Cirro wuu baqayaa marka muusaa weligii joogaa oo hadba meel dagaal ka rido sida laascaanood ,ceerigaabo ,boorana .meel walba si iu usii joogo kursiga hargeysa weligii abiye u noqdao wakiil aan dhicin.

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 9 วันที่ผ่านมา +1

    FARMAJO XILIGIIS
    KENYA AYOW DAGAL KULA JIRAY
    MUCARAD KANE KENYA AYEY TAGER SANAYEN LAKIN MA HADAL BADNO QOF QABLEH INOW YAHAY QOF KASTA U DHARAN KARO 😅

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 10 วันที่ผ่านมา

    Mucaaradka haday danta qaranka iyo masiirka umada dhagaha ka furaystaan iyagana dhagaha ayan ka furaysan doona maalinta ay cod shacabka soo waydiistan

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 10 วันที่ผ่านมา

    Bismillahirrahmanirrahim m.D.s. xasan sheekh maanta majooto maanta yaa soomaali ah iyo yaa jaasuus itoobiya ah tusaale sheekh shariif .farmaajo. intay soo istaageen meel madheheen itoobiya madamci karto xoriyada soomaaliya madhikaraan kuligood waa jaasuus itoobiya ah. shariif . iyo farmaajo waxay rabaan SOOMALİYA 🇸🇴✌️inay xukumaan xasan SH. ayaa roon itoobiya soomaaliya waa difaacay . fakara soomaalyey qabiil ha idhihin.

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 10 วันที่ผ่านมา

    Ma xil. Barkhad ayaa wax feedhay mise isaga wax feedhay ya sultan

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 10 วันที่ผ่านมา +1

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @tifowcalixasan8544
    @tifowcalixasan8544 10 วันที่ผ่านมา

    Haddii ey cadowga ummada soomaaliyeed uu warkoodu cadyahey sidii ey ku wiiqi laheyd awoodeena.Anaga madaxdeena mxa u diidey xataa iney hanjabaad adag tusaan cadowgooda itobiya.tankale wadanka dadkii lahaa oo u beer nixi lahaa xagey aadeen.

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 10 วันที่ผ่านมา +2

    Waar jaahilkan yaa aamusiiya

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 10 วันที่ผ่านมา +1

    Adeerada abiib ma hooyadaa bay qabaan,maxaad kala hadli kartaa fataal faqash Baad tahay

  • @abdirahmanmaxamed5949
    @abdirahmanmaxamed5949 10 วันที่ผ่านมา

    Waxaa tahay wariye qabyaalad kaso' ureyso .

  • @gashiredleodombori5499
    @gashiredleodombori5499 10 วันที่ผ่านมา

    Acw horta mida ugu horaysa aan kuu sheegayaa haatan madaxwaynaha dalka waa hassan dhiiqo ee ma ahan farmaajo waana shacab oo adiga ayuu Kaala mid yahay marka haduu ka hadlo iyo haduu Aamusaba hassan dhiiqo ma qaadanaayo wuxuuna ka hadlay hawadii uu hassan dhiiqo ku celiyay imaaraadka marka mar walbo Haddad ku hassan farmaajo kama hadlin macro ma samaynayso ee hassan dhiiqo u sheega inuu mideeyo soomaaliya

  • @CRahman-fo5mi
    @CRahman-fo5mi 10 วันที่ผ่านมา

    warka xamar dhaaf

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 10 วันที่ผ่านมา

    Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos itobiya wadan keeda dhifac uga bahan

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 10 วันที่ผ่านมา

    Xasan.weydii.safaarada.itoobia.maxay.kasamenesaa.xamar.farmaajo.ha.aadin.xasan.weydii.daal.marabo.xasan.tuug.hada.fiqi.hanbalyada.uu.dirayo.ma.ogtahay.haweye.daacad.kama.aha.dagaal.itoobia.yaad.u.sheegeeysaa

  • @AbdirahmanDirie-z9r
    @AbdirahmanDirie-z9r 10 วันที่ผ่านมา

    Adigu Marka Aad ka hadlyso soomaliland maxaad she aga noqonweydey, hadda waxaad garabtaagantehey mucaaradka. Cadeyn:::: markaa leedahey waxaan wareystey adeerkii, barkhad batuun, ayaa ku diidey dhinaca dowladda. In Aad waxka weydiiso? Markaa dhinac ayaad ka rarantehey, maanta ka dib waxaan hala hor uma dadka wariyana waad ku magacaabantahey?)