Kalmadahan Dheh Markaad Musqusha " Ama Suuliga😂 Ama Kaniifka😂😂😂 Ou Bien Le Toilette 😂😂kkk Markaad Galeeysid Adi & Sheydaan Isma Arkeeysiin Insha"Allah 🤲🤲🤲💪 I Love You Abaay Xamdi ❤😘🇸🇴😘
JizakaAllah kheyr Hamdi waa i dhiiri galisay niyadaana ii dhistay hadana waxaan ka wahsanayey oo dhan aan qabsanayaa Allaha ku barakeeyo adiga iyo family gaagaba. Allaha u naxariisto Aabayaasheenii naga dhintay Janatul Firdawsal Aclaa Allaha ku casuumo. Waalidkeena nool hoooyooyinkeena ugu horeeyaan Allaha noo daayo oo caafimaad iyo cimridheer oo cibaado leh Allaha siiyo Allahuma aamiin. Adiga iyo caruurtaadana isha nacasta ah idin ma aragto abaayo Allaha idin xafido Allahuma aamiin.
Maxaa u mirtaytay abaayo waxa u fiican wuxuu ku jiraa diirka. Ani waa cabaa waxaa ku daraa qajaar iyo half apple ah waxana caba subixi anoo wax cunin. Calool ima dhaqajiyo calooshayda aa aad u adag.
M.a xamdiyey ani wan raba ina is cateyo lkn shaah kama marmo la antisa madaxa ixanunayo maxan uga marmi kara qalbi mida kale waxas oo dhan awodin ina ibsado aya laga yaba marka hal shey on ibsan karno catane ku noqoneyso noso sheg ❤😢
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤
MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum Qaali
❤❤❤أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ.🤲بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
😁😁😁
Machallah hamdi qurux
❤allaah ha idin xifdiyo xamdaay horay u soco
M.a
Best clip forever❤❤inta iga maqn ba ahyd ina wakhti isla qato
M.a❤❤
Caleemahaa kawaraan lacabo laskucaatiiyo haabo❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤ Masha Allah maag nool
Alla adigaa anigaa kulamid wallahi dada sidaas ayeey ihor taagantahy waxan ku dadalaa Cafimaadka
Masha Allah ❤
Mnsha allah
Masha alah naag nool❤❤
Masha’Allah saas aa lagaa rabaa Allahuma baarik👏🏿💯
Qofta kaliya an routinkeda dawado somalida youtbarad ❤❤😊
❤❤❤بِسْمِ اللَّهِ. اللَّهُـمَّ إِنِّي أَعُـوذُ بِـكَ مِـنَ الْخُـبْثِ وَالْخَبَائِثِ❤🤲🤲🤲
Kalmadahan Dheh Markaad Musqusha " Ama Suuliga😂 Ama Kaniifka😂😂😂 Ou Bien Le Toilette 😂😂kkk Markaad Galeeysid Adi & Sheydaan Isma Arkeeysiin Insha"Allah 🤲🤲🤲💪 I Love You Abaay Xamdi ❤😘🇸🇴😘
@@lavieestbelle-neutre3431waa run ❤
Nag nafteda ka adkatay Masha allh
Mashalh ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Mansha allh wayadan wankugu heesta ❤
Nag nol wakusalame❤
Mash allah quruxey thank you
❤❤❤ mashallah tabarakalahu walashey Qaali
Masha Allah❤🥰
Mahadsanit hamda ❤👍
Masha alah ❤naag nool
marwaxo abayo waxbarashada dadka waween nagasodhiragali❤❤ Wana kujelahy
Mahadsanid Hapo Qurux cabitaan skinka caawiyo sooraadi❤
Marawaxoooy sokorta waa sirta dhahdhan faqriga ee markaa lacg yelano wa iska dhafeenaa hada noloshu waa qaraar sonkorta ku macaneenaa😂😂😂😂❤❤❤❤
@@SamiyaCumar-u6v 😂😂😂😂
😂😂😂 wasidaa
Beenta ma ahan hhh Markey nooka kacda.sameeneyna hhh
Wano hadashe😂
Mnsha allh qurx weeye sidaa dambe udaaa rooga
Hamdiyey aniga dhashay waaagii cabdiqaasin 4 caruur baana heystaa lkn hada wax rabaa inan ayaga koriyo abayo wax badn kaa bartay gabryahey allahuma barik ❤❤❤❤❤❤❤
JizakaAllah kheyr Hamdi waa i dhiiri galisay niyadaana ii dhistay hadana waxaan ka wahsanayey oo dhan aan qabsanayaa Allaha ku barakeeyo adiga iyo family gaagaba. Allaha u naxariisto Aabayaasheenii naga dhintay Janatul Firdawsal Aclaa Allaha ku casuumo. Waalidkeena nool hoooyooyinkeena ugu horeeyaan Allaha noo daayo oo caafimaad iyo cimridheer oo cibaado leh Allaha siiyo Allahuma aamiin. Adiga iyo caruurtaadana isha nacasta ah idin ma aragto abaayo Allaha idin xafido Allahuma aamiin.
@@nasramohamed5904 Aamin yaaa rabi mcnto
Masha alaah❤❤❤
Maya Ma Ku Caajisin Beautiful 😂😂🎉😂😂❤❤ Love My Queen 🎉🎉🎉
jazaakalaahu qeer sister waanoo faaiideeysay ❤️
masha allah xamda hiil haween ilahay haku xifadiyo waxa badan ayaan ka faidanay mara walab waan ku dawada dhirigaliyaha nolasha ❤❤
Maashaa allaah hore usuco guuleeso 👸 👑 ❤❤❤❤😂❤❤❤❤
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo ❤❤❤
Waxaan rootin waa dhafay jah😂❤❤❤
Mnshllh xamdiyey caafimdka allaha ku barakeeyo iyo xoogaba xbtii
Hamada abayo aad baad umahadsan thy sida aad noo dhirigalisid mid aan kuweydiyo wxn ahy hooyo nuujisa waliba ilmo yar xooga caloolana waan lehay isheeg wxn isga jari karo ❤
Masha allaah abayo runtaa kugu jeclahay waxaad tahay hoyo adag gabdhoow been ha isku sheegina ee iska fakira❤❤❤❤❤
Naag Nooll Aaa Tahay, Gaari Dahabb Khaali Sax❤❤❤ Courage ❤❤❤ Hooyo Karti Leh❤❤❤🤲🤲🤲😘😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴
Masha Allah sis
Detoxification mka wada
@@yunnaali3117 haaaa
❤Masha"Allah Abaay Xamdi 🎉😂😂😂😂🎉 Keep Going ❤❤🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉❤❤❤
Qof uurle macawi karaa xppti❤
Xamdiyey marka dhulka is ku jafaysid noso dub yah 😂😂😂😂
@@RumanAhmed-hh1mb 🤣🤣🤣🤣🤣
Masha allaha murawaxoy ❤
Nolosheyda balwad ma yelan lakine hada blwadeda kowad wa adiga @hamda home decor wallahi ❤ xita wixi vidéo iso dhafay yan dib udawadaaa❤ barakallah sister 😍
@@haalinasri7085 Abyo Mcn 🥰🥰🥰
Anba kkk❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Xamda nuuraay warkaagu waa naruuree ❤❤❤❤ wlcom
xamadiiyey waxat tahay isku fiilan❤❤
Haa detox ayaa la dhahaa anniga ayaaba u baahan
Thanks qaali ❤muqalka ano rabu iga dhamada
Dhiira galiso
Abaayo xamdi maasha allaah aad ayaan kaaga faaiidey allaha idin xafido adiga iyo caruurta iyo xaajiga aniga sonkorta waan iska jari la ahay ma aqaan waxaan sameeyo ❤❤❤❤
@@DeeqoXassan2000 is yarey mcnto tartib tartib u jar
Maxaa u mirtaytay abaayo waxa u fiican wuxuu ku jiraa diirka. Ani waa cabaa waxaa ku daraa qajaar iyo half apple ah waxana caba subixi anoo wax cunin. Calool ima dhaqajiyo calooshayda aa aad u adag.
Walahay anaa kula mid ah da dayda waa i horta la. Lkn gabadhaha ila eg markay 5 iska jiraan waa yaabaa
Abyo hooyo nujineyso ma cabi kartaaa❤
Marwaxoy san kujeclahay markaan ku arko nafteyda shaxshax daremtaa❤💋
Gclo you are so funny wlhi guuleso ❤
Gabdho gabdhii rabata in ay calosha sacdiso Horta Soo kacdo biyo badan canto Ani isbel wen Ani ku arkay
Wan kula arkay wlo qali subaxda hore subaxdan markan tukado
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Wcs hamda quruxey
🍋 qof gastric qabo 🛑
Abayo snapka iigasoo jwb
Gabaddha 150 hala gaarsiiyo inta sanadka kadhiman
Koosto miyaa
@@raaxojanaale8325 has
I like sidad naftaada ulahadashy hada kadib sidaa isku amaani rabaa 😂
Marawaxoy nagada qarxiska😅
Marwaxo wlee waa fariid gariya waa ano kle kkkkk love you walalo ❤
@@nimcoqaniqani8557 me 2 qalbi
Dhalooyinka temu inoso swir an dalbane
Magaca wa detox
Inanad dhulka isku jafin waa sababta hore iku dawaday asago 12daqiiqo yaala😅😅😅
😂😂😂😂😂
Detoxification ayaa la dhahaaa xbbti
Mahad sanid magacas ilobaaay
@ adaa mudan Qalbiyeey waa ku mahadsantahy cabitaanka waa sugeynay in badan ❤️
M.a xamdiyey ani wan raba ina is cateyo lkn shaah kama marmo la antisa madaxa ixanunayo maxan uga marmi kara qalbi mida kale waxas oo dhan awodin ina ibsado aya laga yaba marka hal shey on ibsan karno catane ku noqoneyso noso sheg ❤😢
Moringada
xamdiyey cilmi cade ixasuusidey schoolka
😂😂😂😂
Detox waaye sunta ayaad jirka ka falaasheysaa
Maxaa ugu qoran channel ka gabadhaa qaali xamdaay
youtube.com/@anabiita_isse?si=jXvt_-uym7Dg2NYG
😂😂
Abyo wali wa yartahay quruxdada ku dadaal m.a ani wax dhashay 1993 lkn dadka wa iga didan
Dada maxaa kaagale
Amazing clip yaa Hamda
Detox aa ladha
xamda imisa kg thy❤
@@wardaxaashi-p5d abyo wayadan misan isma sarin
@@yuuuuga1 ok shugran qali. wad qurux badanthy msha alh 76kg ahy maxad igula talin lahayd
Marawaxo ha iska fantee isma yareeso😅😅😅😅😅
@@SamiyaCumar-u6v 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Marwaxo ma ayadaa ween waa ilmo yare
Wll cagaarka la cabo uma fiicna kelyaha , in la cuno baa fiican, dhagax bey xameytida iyo kelyaha ku sameeyaan
Masha allah ❤
❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤