Nolasheyda ayad u noqotay tusalo fcn ❤ manta wax ma hesto xamdiyey lakin 2025 aya ino balan ah waxad noqon dontaaa qof an talada sayidka ee Jigjiga kutalo an talo oga dhisi donaa hadana ka hor dhiman Xamdi yey ❤❤❤❤❤
Dadka aniga ugu xun wayo wixi an Mel digto inta ka dawa taga cuna wagtiga ka faideyso sa uleyahy wagtigiyo damade Ayan arka ano waxbo qabanin wax ban barana markan doho mar wa ada mar wa Goya goan laaan Aya idaba tagan hamdi wa kudagesta Wana so taganhy qof ka lala hadlayo ani iskumawa maleyo tala isiya hamdi😢
Snap ka yaab kala socoda wll lakin gabadh umu isra ma role model kaaga maalmahan coffee table ka ayaya waxa soo yara saarata adigu bilowday waxa badan waad iskaga eegtihiin
17:17 Waxa aan kaaga mahadcelinayaa soo gudbinta macluumaad kaan,
Waxaan kaaga mahadcelinayaa casharka nololeed een channel kaan kabartay mudadii aan dawadaha ka ahaa,
Waxaan kaaga mahadcelinayaa casharo aanan school iyo jaamacad aanan ku soobaran balse nolosha u mihiima oon hamdaay kaabartay mahadsanid. ❤
1. Kontonka naftaada gacantaada yuusan kabixin gabareey❤
2. Isticmaal maskaxda,macluumaadka gudaha iyo dibadda maamul oo maree midhidhada maalintaada.❤❤❤❤❤❤
Malyuunjeer mahadsanid jaceyl for one day waad igu arki doontaa masraxyada maalqabeennada waana kuxusi doonaa maqaamkaaga inshallah jazaakallaah kheyr jaceyl. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waaaw qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤❤🎉
Alle haku rumeyo hadafkaaga
@@AyaanIbraahim-m1w Aammiin yaa rabbi,mahadsanid abaayo.🫶
Xamdaay mashallah gbr fariid ba tahy e istiqfarta badso waqti si si ad illahy awod ku ziyadiyo kana faideso mlinta jimcaha waqtiga danbe 🎉❤❤❤❤
@@MssHayaat Haye abyo mcn. Mahad sanid 🥰🥰🥰
Ku jecliyaa qaali Alleh yaa baarik ❤
Illahay ha ku Barakeeyo waxbadan kaa faaiday🤍
Jazakallaah kheyr gabdhayda ❤
الحمد لله دائما وابدا
شكرا كلام حلو ياغاليه ❤
ماشاء الله اختي ❤ OK
Macha-Allah huno shukran talo wanagsan 🙏🙏♥️♥️♥️♥️
Waad mahadsan tahay walaashey❤❤❤❤❤❤❤❤ illahey hakuu siyaadiyo
Xamda qalbi allah caqliga iyo cimriga hakuu barakeeyo anagana kuwii wax badan kaa faaidi lahaa ha naga dhigo❤❤❤ Love you our queen
Maasha alaah shukran walaal
Mashallah mamo ku dayasho mudan waxbadana ka faaiday alle haku dhawro❤❤
Jazak allhu khayr wlo qaliyey alhamdulilah anigu sanadkan ayaan bilaabey dhigaalka runtii wan shaqeya bil kasta lacag ayn dhigta marka danbe dahab ayaan galiya imika waxaan haysta 23gram oo dahab ah
Masha allaha hamdaa ❤aadbaa kugu riyaaqay Thank you 🔥🥰
Habo mhasanid wllahi maqiyasi kartid guulaha an garay sanadkan markan bilabay dageysiga chenelkaga waxan ahay 19jir hadana lomaleyo 25jir sanadkan ayan qatay imtixanka high schoolka wllahi wan kugufarxaa thank you
Mansha Allah hamdi horay u soco xabibti ❤❤
Maansha alaha tabaraka alaha ku barakeeyo habaryar 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Thanks you qali❤
Mashalh
18:03 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤❤
Waan kusalaamay my samiiii❤❤❤❤❤❤❤
Thanks my queen ❤🎉👑💋
Asc wll mcn sethy Iwaran Dheeman
Ku jecliya xamdi tooya idhibtay aniga malin walbo wareey ii kenta wlhi iyado war ixanujinayo wadin imaba soo wacdo dofarta
Mashaa Allah xamdi hore usoco ❤
Dhirgaliso mhdsnid❤❤❤
Machalla ma sœur ❤❤
Talo wanagsan 🙏🏽💕
Abayo wlhi waxbadana kafaide keep going siz
Mnsha allah xbbti
Wcs xbbt hamdi thanks xbbt keep going ❤❤❤❤
Queen❤❤❤
Murawaxo waa ku salamay ina ader mcnto ❤
Nolasheyda ayad u noqotay tusalo fcn ❤ manta wax ma hesto xamdiyey lakin 2025 aya ino balan ah waxad noqon dontaaa qof an talada sayidka ee Jigjiga kutalo an talo oga dhisi donaa hadana ka hor dhiman Xamdi yey ❤❤❤❤❤
@@ridwanabdulahi2221 qalbi Mahad sanid 🥰🥰🥰🥰
Macalimadeydi xamdi Illahay haku xifdiyo
Hamdiyeey❤❤talo iyo qosol😂
Xamda ❤❤❤
Félicitations ma chérie
Hamdiyeey❤❤❤
Ana tiimka ku jiraa abyo
Routine ka dhiirigalinta noogu roonaaw qibradahaagana nala wadaag
Dadka aniga ugu xun wayo wixi an Mel digto inta ka dawa taga cuna wagtiga ka faideyso sa uleyahy wagtigiyo damade Ayan arka ano waxbo qabanin wax ban barana markan doho mar wa ada mar wa Goya goan laaan Aya idaba tagan hamdi wa kudagesta Wana so taganhy qof ka lala hadlayo ani iskumawa maleyo tala isiya hamdi😢
Snap ka yaab kala socoda wll lakin gabadh umu isra ma role model kaaga maalmahan coffee table ka ayaya waxa soo yara saarata adigu bilowday waxa badan waad iskaga eegtihiin
Abayo lanbarkaga
Dhuubo dhexyar Hamda
❤❤❤
❤
Kkkkkk wad iga qoslise xamdi cadey allah kudaayo
Cajiskana alah kaadulqaado
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Afka caano Lagu qabay!! Abaayo ! Warfican syaa kaa soo yedhay.lakin Gabdhihiba maraban nin shid ah .. inayay lahadlanba .lacag bilaa garab ah haben meel ayay katuri ilaa aad aragto adigu agygu meel cidala kugu cunayo .
❤❤❤❤❤❤❤❤w
شكرا حبييييبتييي
Asc hamdiyey wllo mahadsanid please and please numberka hamdi ee WhatsAppka ayan ubahanay waa urgent taalo iyo waano ayan ubahanay xalad adag ayan ku jira thank u.
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤