Habo 17 baa jiara 😂 Habo maku dhihi karaa mise abaayo sabatoo ah hooyadey baa isku age tihiin waan ku daawada waana ku tagara waxan hooyadey kabaran baa kaa baratay waan kugu dayada mustqabal i.n hooyo adoo kala noqonaya i.n I love you so much habo mcn ❤❤
Machallah hamday wan ku salamay marka hore , ad iyo ad ban kugu mahad celinaya wayo wax badan ayan ka faideystey mogalada noso gubsid , markasto guri an hawl kagabanayo ayan ku dageysta markan vidéo videyogaga furayo waxan irahda awey dirigalyahga waxan ugajeyda adiga thank u abayo from Djibouti ❤
Masha allh . Hamda home decor we love you. Kaamil Masha allh wa dhawnahay habaryar quruxeey barakallh saa hooyada u cawinaysid. From Norway bn ka dawanaya
Asc xamdiayey wn ku tageera abyo intaa gabdha somaaliyed ban uhadla ba dhahda o cawiya gabdha dalka kula dagan o dhibataysan o ilmaga edadod ah maxad oga amuusty mise cabsi ad Norway ka biqin ba uhadli ladahay ilayn dadka kalaba wa kazo hadli jirtaye inadan khalad ifahmin ban rajayn
KA RAALI NOQDA VIDEO GII HORE COD LA,AAN AYUU IGA NOQDAY
Asc abyo qas ku rabaa
Djibouti
Mashallah tabaraka raxman Alle quruxda iyo fariid nimadada haku barakeeyo ❤habo
Xamdaay wan kujirAa balantii alle ha ilagarab galeee wnrajayn inaan kadhabeeyo riyooyinka iyo waxan kuhaminayo insha allllh guulayso qali
Asc abyo xamda mashallah waxbadan ayan kaa faaidey abaalkaaga jaano alle haka dhigo saaid wan jeclahay ilaahey dartiisa videos aad ayn uxiiseya markasta maba ku maleysa hadalkada inaa dhiirigalin kaqaado marksat thanks abyo mcne❤
masha Allah sucuudi ayaa kaa daawanayaa xamda ❤❤❤
Mandera ,kenya ❤
Maasha alaah abaayo waan daawadaa video waana ku jeclahay from Canada
Habo 17 baa jiara 😂 Habo maku dhihi karaa mise abaayo sabatoo ah hooyadey baa isku age tihiin waan ku daawada waana ku tagara waxan hooyadey kabaran baa kaa baratay waan kugu dayada mustqabal i.n hooyo adoo kala noqonaya i.n I love you so much habo mcn ❤❤
Hoooyadaa ma 34 jirta adigase 17 haday hoyada kugu dhashay maxa wax u dhali wayday adi ?😂😂😂😂
Habo mcn waad i dhihi karta waa xushmad inaad walid i tirahdo. Mahad sanid ❤❤❤
@@ZamzamAbdullahi-wu6yh may 36 waxaba kama wayano dee 😂
@ horta ayadaba ku jawabtay lkn hooyada yaraan zaaida bey kugu dhashay masha allaah lkn habo iska dheh lkn hooyaday baa le,eg tahay uma bogin
@@ZamzamAbdullahi-wu6yh acuudubillahi wlle hadda maxaa igu haysataa hoyadaeya laegataaha 2 sano wax weyn miyaa maraka 😂
Mahadsanid abaayo sida wanaagsan aad wanada noga aqbashay
duhur ayey tahy apyo china ka dawnaya❤
Machallah hamday wan ku salamay marka hore , ad iyo ad ban kugu mahad celinaya wayo wax badan ayan ka faideystey mogalada noso gubsid , markasto guri an hawl kagabanayo ayan ku dageysta markan vidéo videyogaga furayo waxan irahda awey dirigalyahga waxan ugajeyda adiga thank u abayo from Djibouti ❤
Mashallah ma sister watching you from Australia keep going sister 👊🥰🥰
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ❤❤
Salaam walaalo. We love ❤️ you too Habeebti
Masha alah
Masha Allah tabaraka raxmaaan allahuma baarik
Abaayo mcn horey usoco hooyo kartale ❤❤❤Love you
Mansha Allah 😍
Djibouti ayaan kaadawnaa Maasha Allaah ❤❤
Hooyo karti leh wan ku raaxaysta video yadaada wallo so badi❤❤
California usa
Mashaalaah Allah ini barakeeyo xabbti xamda ❤
Masha allah Sverige
Norway.❤❤❤❤
hanbalyo ❤
Mansha alaah xamday xiliga an shaqaynayo ayaan kudhegaystaa hargaysan ka dawadaa taloyinka noso badi
Asc wll mcn
❤MASHA ALLH ABYO
From London UK 🇬🇧 time 16.30pm.
Masha Allah waan ka helaa program , iyo dhiiro galintada.
Keep going abaayo ❤❤❤
Hambalyo barkallah wlshy ❤❤❤❤❤
Sis waxaan kaa daawanayaa uk Maasha allah
Hargeisa cad fariiid thy mnsh allaah a
Allaahا❤❤❤
10:22 Nairobi ayaan kaadawnaa Maasha Allaah xbbti horay usoco
From USA 🇺🇸
Mashallah sister I love your rotten
Masha Allah abaayo narobi
Masha allh . Hamda home decor we love you. Kaamil Masha allh wa dhawnahay habaryar quruxeey barakallh saa hooyada u cawinaysid. From Norway bn ka dawanaya
12h47 Djibouti 🎉🎉❤
Waxyd iitahy 2:13habynimo waxaana kaadaawanyaa India wlshy qaali marwalba waan kudaawdaa waxaana kugu xidhnaa ila 2022 maansha marxaalduhu igu xumaayaan oo aan niyad jab badan dareemyay baan runtii muuqaaladada iyo dhiiri galintaada kusoo dhaafy mahdsnid baan marwlba kuleeyahay wllo qaali hal talo baan kusiinyaa wlshy qaaaliyeey sawirda gurigaaga kailaali waayo malaaigtu masoo gasho guryha sawiradu yaalaan taasna waa iga talo aad ayaad umahdsnthy marwlba saad noo dhiiri galiso ❤
I love you too qalbi ❤🎉
Manshllh abayo mahadsanid quality waxana kadawanaya borame
1109 Somalian burco wllo quruxeey ❤❤❤❤❤
I like your video hamdi qurux
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, beautiful routine thank you quruxeey 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷🥰
Abayo qeybta quweyska ka jar video ga ilmaha wxy moodayaan iney caadi tahay in lays duubo mrki la qaawan yahay 😢😢😢😢😢
👆☝️
Hambalyo abaayo roll modalkayga
M.a ❤❤
Waxaa kaa daawanaa muqdisho🎉❤
Saudi arabiya jido ka dawana🎉❤
Ergavo sanag somliand🎉
Asc abayo ado rali ah sual aan ku weydiye moringada maraki lacabayo qashinkeda malaska miraa mise waa lagu cabaa iso sheeg blz
Booraman ka dawanyaa qalanjoy❤
11 am garowe ayan ka dawanaya marawaxoy
6 .46 🇬🇧 uk
Qali sido kale wan ku jecel nahay❤❤ horta aniga wan dhalay wlhi riyo iyo rajo baan leeyahay isoo duceeyo i.n❤❤❤
@@AxmedmaxamèdCabdi-v2w ilaah Haku saqiro qalbi
@@yuuuuga1 mahadsanid abayo
From Djibouti 🇩🇯🇩🇯
Nairobi time 18:40
Djibouti 13h57❤❤❤🎉🎉🎉
11.33 abyo waxa kadawaneyyaa/baydhabo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
M.a peoutiful habo quruxda allaha kuusiyaadsho ❤🥰hambalyo 🎉 5saac ow barqanimo kudawanayaa from guraceeel 😍ala maqofaan xamdi fariid like usaarin baa jiraaa xashaa wuduud
@@RaxmoRaxmoo Mahad sanid Habo mcn 🥰🥰🥰
From hargaysa se burco dhalad ah😂❤
Maxay hargaysa iyo burco kala yihiin huuno
Xamdi bilaney glkcyo kaadawaya❤❤
Masha allaah abaayo macaanto xamdi allaah ha ku amaansado
Marawaxo fariidey faceed ugu fil rowney facaa ugu saree qli
Ilxun ina aragto dhamaantiin mcnto 🥰🤲
Waxaan kaa dawanaya jarmalka abaayo 16:40 ayee iitahay❤❤❤
Waxy iitahy 2:19waxaankadawanayaa hargaysa
Sidoo kale nairobi ban ka dawanaya😊
Qali wlh marka hol qabanayo muqaladada dhaga gashta waxbadana wanka Faiday allaha kuxafido adiga iyo awladada
Ilove you hamday❤😢
🎉🎉🎉🎉🎉❤
Canada macaanto 1:00 pm ama duhurnimo
dhulka miyaa dagantahay abayo barafka waamaxay
@@SaytuunxuseenAxmed haaa
Naaa dhexde maxad kuyaraysay
Asc xamdiayey wn ku tageera abyo intaa gabdha somaaliyed ban uhadla ba dhahda o cawiya gabdha dalka kula dagan o dhibataysan o ilmaga edadod ah maxad oga amuusty mise cabsi ad Norway ka biqin ba uhadli ladahay ilayn dadka kalaba wa kazo hadli jirtaye inadan khalad ifahmin ban rajayn
@@nasiib631 wcwrwb qalbi Norge waa wadan xoraa ruuxa kasta ayana hadli kara lkin arinkaas sabab jirta Ayaan uga amusaay
Asc hamda wlh anoo shaaqaynaya ku dhaaqisda wlh
Mash xamda
Waxn kaa daawanoya mogdishu sacada 10:30am
My rodemodelkayga allah ku sharfo
Asc Abayo gabadha yarta ee rer somaliland ee dhimirka la, a OO abtigeed iyo awoowgeed uuureeyeen kasoo hadal codkaaga ugu hiili plzzz qaracan weyn waaye tacadiyadaan OO kale weyla kulmaan gabdhaha dhimirka la,a mahadsanid ina warsame❤
Abaayo noga soosame saad ubarty aqriska ani ilmahyga wey nacebeyihiin seen ujeclesiyaa
4:28 Hargeisa Somali ❤
Sheeko gaaban 😂
South Africa ka dawada quruxa
America 🇺🇸 7:47am part of my motivation list ❤JAK 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ saxib mahad sanid
😂😂😂 lugaha karan marso wlhi ana iga hadaleysa abayo allha no ka xafido abayo qurxasan isha xasidka allha ka qabto amin ya rabi
9.32am hargeisa somaliland
Marawaxo maxa no washay
😂😂😂😂😂 marwAxad caadi ah ayaa noqotay
17:
12.13 xbbti mcn
Xamdi yey abayo ayfoon igada dukan ban furanraba soshal midiyo kuxaysisan raba
Routine waa jclhy xamad
Wan yqbay wan dagsaday hdna wan wayay
Hargaysa kadawanaya xamdiyey
Abaayo sawirada waadembi ee kadaa derbiga
Nairobi
Naa marwaxo jimicsigii iskoobaha dhib buu ii geystay lafta dheer ee dusha baa I xanuneyso bal so tali