*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252613712029
Abayo shaadiyo cuntada raga mid hilbo leh iney ahaato waye baasto hadey tahayna baasto fiino u kari saxamadana us diyaari iyakaa ku guranaye waa sidee Labo rag cunto ay cunan ma arko abayo habeeno badanaa lo dhafraa sida cunto macan u baran laheed hore u soco walashey qali
Wwww m.a wllshy# shaadia #sharaf allha ku xafido huuno waan kuu xiisnay shadia runtii magaalka in aad ka maqan thy waan ka dareenay form muqdisho cdey ❤❤💯💯💋❣❣🥰🥰😘😘😍😍🌹🌹🌹
Shaashka sidaan u fiirasanaye waan ku ekaaday yutube, instgram, snapchart, tiktok intas meelod ayaan kala socda abaayo wxeyba ila tahay inan si live ah ku aqaano abaayo camal kkkkk
Shaadiyo saxan kaas ka balaaran ku bixi macaronida suugadana baaquli ku shub oo qaado gali saas miiska ku geey sis ama 2saxan oo noocaas ah ku kala bixi saan wey kaa daadaadanee
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
Scw
Scw
Scw
Scw scw scw
Salalaahu calayhi wasalam
War aawaya rasuulka jeclaa Scw like and 💘
Zcw zcw zcw zcw zcw
Cswcswcsw
scw
Salalaahu aleyhi wasalam ❤️💯❤️🔥❤️🔥💯💯💯💯
Scw
Shadiya heesa iskadaf qali wankujeclahay qeyrka ayan kularaba blz 🥰
Inta murugsan Allah murugta hakaqaado amiin
Amin yarabii
Aamiin yarabi
Aaamin🤲
@@umuabdirahmanchannel3169 Aamiin mcnto
Aamiin
Inta murugeysan murugada Allah ha ka qaado aamiin isoboqo wll macan 🙏🙏
Ameen ya Allah 🤲
Amiin yaa alah
Amiin
Aamiin yaa rabi caalamiin
Aamiin yaa rabi
Asxaabeey maanta waa jimca please si niyada iigu so duceya waxaa rabaa inaa hooyo noqdo iso duceya owlaad saalix inu ilaaheey isiiyo Allahuma aamiin 😰 🥰 🤲
Alla hakugu arsaaqo wll
Allaha nagu arzuqo wllo dhmntena kula mid ahy abayo samirka illhy no siyadiyo kuwo an ku frxno deg deg ah allaha inasiyo
Allh kusyo awld salixn oo soodaahin
Ilahow kusiii oo nawada siiii kuwa bariyaaaa
Abayo allha ku siiyo dhaman teenba
nice vlog and love how you maintained the cleanness
Your pff is haram
Masha Allah nolow abaayo cimri dheer iyo caafimad Allah ku siiyo
Intaa garanayneey waa dhaftay ✋Kabo cidhib leh oo kijo lagula jiiro
Aada keenay shadiyooy 😂😂😂😂
Meelaha cunada lagu gado iyo hotelada shaqalaha xoogo ma arkin miyaa wa watan waa caadi aniga marka jikada la galo shaqada ayaa I macaato
Hadii aad iga dhex aragtay intaas oo comments ah dhiigu biyo maaha ee waxaan ahay walaalkiin oo muraad lehe Subscribe walal isaaar adigoo iiga hiilinaya shisheeyaha .
Mahadsanid 🤍
Inta shadiyo jecel like haladhafin✌✌
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252613712029
Masha Allaha wallshey mcn Allaha ha ku xafiido guuleyso wallshey nolow intii nolol jiirto wallshey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ManshaAllah abayo sikala ushaqeysani karta hesta iskadaaf
Shadiyo noo soo badi video yada saan cml ✌🥺
Abdifitaxow nabiga wuxuu dhahe raga qar wa dayus janadana magalayan codsi shadiyo is astur abyo
Masha allh walashy shaadiyo sharaf keep going kuween 🥰🥰🥰🥰
Maasha alaah abaayo kudhawoow Neyrobi
Masha allaah sister keep going ❤
musliminta halkan kujirto damaan waxan oogeisinaya inaan sogudbiyo ducoyin qimabadhan marka isoboqdo walalyal
Shadiyo. Cunto kariis waa ka dhimtey sugda sanaa 😀😀
Abayo shaadiyo cuntada raga mid hilbo leh iney ahaato waye baasto hadey tahayna baasto fiino u kari saxamadana us diyaari iyakaa ku guranaye waa sidee Labo rag cunto ay cunan ma arko abayo habeeno badanaa lo dhafraa sida cunto macan u baran laheed hore u soco walashey qali
Mobelka magaca ninkeyga ku qoran
Hahahahahha gurigaan yaaxasuusto prank rasmi iyo farxaan walahi waa asiga
Guryaha Nairobi way iskuegyihin
Shashaka insha Allhhh axad an is arkeyna walsheey ❤️❤️❤️❤️❤️👍
Mashaallah my sister ❤
Maasha,allaaah my sister
Shadiyo wallo qufkii ugu horeyy ban ahay maxaad iledahay manaqaceey🥰😇🤗🤗
Abayo waanku salamay Kenya maa iska soo dagtaan adiyo xaajiga iyo mohamed amiin yare
Keep going sis ❤️❤️
Masha allh walashy alaha kuxafido
Nice vlog 💗
Manshallah 😍 shaadiyo sharaf guriga shaqo Nairobi nasino maba jirto dalxiski aaway 🤣🥰✌
Masha alah wllshay shadiye
Maasha Allaah Abaayo maacantu 💘💘💘💘💘👌👌👌🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤
Shadiya abaayo cunta Karinta xageeda waadka liidataa
Wwww m.a wllshy# shaadia #sharaf allha ku xafido huuno waan kuu xiisnay shadia runtii magaalka in aad ka maqan thy waan ka dareenay form muqdisho cdey ❤❤💯💯💋❣❣🥰🥰😘😘😍😍🌹🌹🌹
Shaadiyo maxamed yare aaway
Msshaalah shadiyo sharaf waankuguhaystaa
Mashallah allow atho kale isiii
Basasha Noocaan ah wa maxay
Msh alh xbbti alah ha idin xafido aqiro io adunba
Shaadiyo sharaf one love dumaaashi
Masha Allah ❤❤❤🥰🥰🧕🧕💯💯👏👏
shadiya qalbi wang kujiclahy walshey mcn💕
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂
Msha Allah six❤👍
asc shashka see camal nayrobi rotin see waye
Ayyyy mashallh mcnto
Keep going Sister 💪🏻
Be aware of your pfp is haram
Qof 1m la gaarziiyo wa thy wlhi wliba kazii bdn
Mashallah 👍 👍 👍 👍
Naabasasha iyo baradhada isku horshiil hadhowna xabuubta kudar
shadiyo sister keep going
Shadiyo yaanyada jab bololaa ku jiro maxad iskaga jari waysay sxbeey yadan ku xanuunsnare
MashaAllha 🥰🥰🤗🤗🤣🤣
Maashaa allah illahay naxariusto
Cuntada iska shiil markaasay macaanaataaye
Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll
M.a sister 💓💖💕💖
Masha Allah ❤️👑💯👸💖🙌😍✔️✊💋
Ala shadiyaay suux laxooxdi baa iga gubatay wllhi video ga sidaan u eegaye aan ugu maqna gabigayguba hhhh waan ku salamay wll ✌😍
Shaashka sidaan u fiirasanaye waan ku ekaaday yutube, instgram, snapchart, tiktok intas meelod ayaan kala socda abaayo wxeyba ila tahay inan si live ah ku aqaano abaayo camal kkkkk
Snpchatka Xa ugu qoran
Shadiyo abyo wan ku jeclahy reply iso gal❤❤❤
Acuudu bilaah wa habar qofkan
Shadiyo abyo no so badi❤✊🙋♀️
Shadiyo uur eee ledahay asxby
sheekali ayan arkay
markaad turki joogty vlog waa soo dubi jirty hada dubaay joogta manoo soo dube haa ama my soo jawaab
Shaashka noso noqo marka baxde xamar Rob Noma Di,in 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🥰🥰🙏
Mash allh❤
Baasto suul ladhahaa eedo🥰
Shadiyo waa qofki ugo horya o kabo labisa jiko ku gale😂😂😂
Sadia ninki helo heral ceyn lee helay
Mshalllh qurux badn
Qufkii u horeyy ahy mcnto
Xada cuntadas ma niin baa hoos dhigey rabtaaa shadiyoy 😂😂😂😂😂
Shaadiya qaybta cuntadad ka dhimatay bisinka😉😉😉😉😉
Yaanyada markey shiidmato ayaa lagu daraaa baradhada saliidana iska yareee
@@fardowsaalifaragg167 afka ilaahey kaama gooyo suugo makarin shaadiyo hhhhh waa nec bahay sugo saas loo kariyo
@@fardowsaalifaragg167 anaa so qori rby wa iska dhafey 90 naag aroos aadoso waye
Masha Allah 👍
Baasto kuuley aala dhaha mcnto 🤤🤤😉🤣🤣
Nairobi miyaa u guurtey
Shadiya diracaa ma kaa dhamaado miyaa riwaydana ku jilaysee
Shaadiyooy kawaha aad hool ku qawaneeso idileen 😂😂
Waw guri miya shaqo kabilabday bishi meqa lagu sina
Keep going sister
Waa sheeko. Kale
Abayo shadiyo mad noso shegtid waxad nayrobii utimid haday macqul tahay nososheg haday adi arimo khasa ku tahayna waa iskaa cadii wanu iskaka dawanayna un intaa igu racsan shadiyi waxay nayrobi itimid inay noso shegto 👍
Abyo aroos ayey u tamid
Dirisle Abdi kaso dawo
Hye abyo shugran 🥰
@@naciimanadar9256 inta aroska kaso galeysa kharashka kubaxayopa ma dhane
Shaadiyo kenya kwrn mla qabsatay sis
Shaadiyo msxsd ugutagiweysay qali ladan
Shaadiyo saxan kaas ka balaaran ku bixi macaronida suugadana baaquli ku shub oo qaado gali saas miiska ku geey sis ama 2saxan oo noocaas ah ku kala bixi saan wey kaa daadaadanee
Shadiyo far aan arkoya
Shaadiyo abaayo digsigaas so non stick maaha xage ka helaya
Hhhhhhhhhhhhh shaadiyo sharaf wlhy qosol socdo weeye qaxweyste kulahaa igama Haro
Waa another level 💯🎚️
Mashallah
shadiyadeenA canshaqa ❤️❤️
Mahamed cade away wan uxisay
l love you so much abaayo mcn ❤❤❤❤💯
mashalah keep going
Shaashka ayaantan TH-cam waa ka habsaantay kuso noqo abyo
Maxa wayesan hataguriga hadilahaqayo kawa dader maiqawi