LAASCANOOD 2024 || Magaalo Kasoo Kabatay Xaalado Badan, Capital City of Khatumo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Caasimada Gobalka Sool LAASCANOOD Khatumo Somalia, Magaalo Hormar iyo Dib Usoo Kabasho Kamuuqdo MashaAllah #somalia #beautiful #travelvlog #blogger #growingchannels #laascaanood #youtube2024 #foryou #sool #viral #video #youtuber #peaple #peaceful #somaliya #africa #stitch #status #views_viral_video_subscribers_grow #viralyoutubevideo #trend #affari #moresubscribers #moreviews #beats #explorepage #explore #home #somaliyoutuber #growingchannels #growth #famer #myfirstvlogviral

ความคิดเห็น • 96

  • @da.a1728
    @da.a1728 หลายเดือนก่อน +2

    mashallah.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน +10

    Guul iyo gobanimo reer SSC khaatumo

  • @daveali9697
    @daveali9697 2 หลายเดือนก่อน +4

    Reer SSC Guul idin rajeyna iyo hormar from Hiiran 🎉

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Dhamaanteenba bro Respect 🫡

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 2 หลายเดือนก่อน +7

    MashaAllah beautiful

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 2 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah Lascano deeqa my home ❤❤🐎🦁al caasima

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      MashaAllah 🫡

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 3 หลายเดือนก่อน +7

    Illahayoowe sharta iyo sheydaan ka qabo ❤❤❤❤❤qurux waye masha allaha lakiin libaax ma jogaa❤❤

  • @AdamMohamed-dc2cu
    @AdamMohamed-dc2cu 3 หลายเดือนก่อน +6

    maansha allaah walaale

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      🫡👍🙏

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 2 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad Alhamdulilah 🫡

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 3 หลายเดือนก่อน +8

    Masha alaah laascaanod wey ka reysatey somalidiidkii

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  3 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo Aad wll

    • @hodanabdi6497
      @hodanabdi6497 2 หลายเดือนก่อน +2

      Naago iyo Niman indhoshareeran, oobasaasiinaa kusugan caawa magaalada laascaanood. oo iidoora qaarna oromo bay iskadhigayaa. Takale. Guryo. Oromo baykushirayaan. Raghubaysan doonayana inay udhacaan jeelasha. Arinkaana. Waaxaqiid reer laascaanoow,fadlan kahowlgala sirdoon kayagaa Noosoogudbiyaye hoqlgalo fuliya. Jamaahiireey fadlan

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 2 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah laaska darawiisheed❤❤❤❤❤❤❤

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 2 หลายเดือนก่อน

      Maansha alaah LAscaanoOd🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 2 หลายเดือนก่อน +4

    Meel dhib ka dhacay uma eka masha allah

  • @maxamednuurcabdi1491
    @maxamednuurcabdi1491 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mashalaah Mashalaah

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah lascaanood deeqa my home 🏡❤❤❤🎉🎉🎉🎉🥰😍😍😍😍😍

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 2 หลายเดือนก่อน +4

    LAASCAANOOD WAA QURUX WAAD mAHADSAN TAHAY🇸🇴🇸🇴🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🇸🇴🇸🇴

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 หลายเดือนก่อน +5

    maasha allah ❤❤❤

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qalasyadu ha ilaashadaan dhulkooda ilaahayna haydin xafido.

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Ameen Dhamaan dalkoodhan Wll Inta xaqa kutaagan iyo Inta Cadawga Difaacaysaba

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaa Allaah horumar
    Iyo guul
    Inshaa Allaahu

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walah masha allaha waa ba quruxe❤❤❤

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulkaas aragiisa wan ku indho-kuusha😍🇸🇴🍀🌱🌿🐎🌸 dhul cagaar ah qorrax dhac❤️

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      MashaAllah 🫡

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dhiig Baa loo daadiyey laascaanood inay sidaa maanta U ekaato
    ILaahay Baa mahad Leh ❤❤❤❤

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Alxaqiiqa 🫡

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 หลายเดือนก่อน +3

    Salaamulaah mudane

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 2 หลายเดือนก่อน +7

    Guuleysta geeshkayagow

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maansha allaah❤

  • @khadijo1396
    @khadijo1396 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah beautiful Laasc noanod what❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 2 หลายเดือนก่อน +2

    mahadsani boowe.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 3 หลายเดือนก่อน +6

    Nuur calaa Nuur Masha Allah laascaanood.

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  3 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad MashaAllah

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 2 หลายเดือนก่อน +3

    SOOL LA LOODIN WAA. SSC SOMALIA

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad sxb 🫡

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah laaska waa magaalo qurux badan

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah lascanood

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah jasaa kalaahu khayr barakalaah fiika ❤

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah sanad basnu isku badalay alxamdulilaah

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 หลายเดือนก่อน +5

    MASHA ALLAH horay usocda Allaha idin barakeeyo aamiin❤❤❤

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen Walaal LAASCANOOD iyo Magaalooyinkeena kale ee Soomaaliyeedba Allah ha inoo barakeeyo

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ayyyyy magaladaydiiiii damal jano❤guriygi aan kudhashey kubarbarey lasconod ❤xaruuntiii gesiyasha dhulbante 🦁🐎❤nasiib badana lasconod oxora oo khatumo katalinayso qof yimadaa❤😪inshlaah 2025 ilhyow igaarsii❤😢😂😂

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Ameen Allah Nabad galyo hakugu keeno inshaAllah wll

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @queenm6128
    @queenm6128 17 วันที่ผ่านมา

    ❤️❤️❤️👏👏👏👏👏

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 3 หลายเดือนก่อน +4

    Absolutely 💯 qurux waye❤

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 2 หลายเดือนก่อน +3

    Laascaano waan booqan doonaa hadii Alle idmo , waxaan safar ku dhex maray sanadkii 1990 mar School ku ii xirnaa Mogadisho.
    Waxaan aad ugu olaleeyey sidii SNM looga saari lahaa waana ku guulaysaney , ❤️ SSC ❤️

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Ixtiraam ayaan kuuhaynaa sxb welcome bro 🫡

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaah ha barakeeyo magalada

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  3 หลายเดือนก่อน

      Ameen yarabi

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hey hey hey, waynakan!! Salaan sare the capital city of Darwiish land👋🏽👋🏽👋🏽💙💙💙

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  3 หลายเดือนก่อน

      Welcome back wll Soodhawow Soodhawaw wll 🫡😀

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 หลายเดือนก่อน +5

    Laascaanood waxay kutaala dhoodida biyaha badan

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wr❤❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo qaatumo state ❤❤❤

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  3 หลายเดือนก่อน

      Guul iyo Gobanimo inadeer

  • @user-rm4mt1ye3i
    @user-rm4mt1ye3i 2 หลายเดือนก่อน +3

    Geedo kubeera wada cagaarkadhiga

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad wll Talo wanagsan Oo Muhiima 👍

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allow kuwa sharta wada ka qabo

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Ameen wll 🙏🫡

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 2 หลายเดือนก่อน +2

    Magalada maxalaga dhacay dhirtii

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Hadaa Lagu Hawl jiraaa cagaarinta Magaaladoo dhan Nin iyo Geed 🌿🌳🌴🪴

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +2

    ilahay bah idin kah saray Argagixisadih snm iyo kuwih horgaladah u Ahah Argagixisadah ilahay idin kumah so celiyoh idor Qadhmun iyo gajadisih mar walbah kah ducaystah idor xasidnimadisah waa cadowginah mar walbah idor iyo horgaladah lah shaqeyah

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad 🫡🙏

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hal magaalo maamul ma noqote ku biira Puntland hadi kale ha na wareerina

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน +1

      Dawlada Puntland ❤️

  • @manineima4398
    @manineima4398 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa magaalo gacanta somaliland kuu soo noqonysa inshallah

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laascaano waxaa iiga muuqato
    Cabirka wadooyinka waa waasac dadka hareeraha kumay durkin.

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad InshaAllah town plan Cusubna waa lamarin doona xaafadaha si ay bilicdooda usii kororto InshaAllah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน

    laascanood wx dhisey dawlda Somaliland hal waddo laheyd lakiin waa lagu Abaal furey

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Salaxleey iyo Burcaa ubaahan waxaad abaal kaga raadinaysay, Laaska Ragbaaa iska lahoo unool Adeer

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 หลายเดือนก่อน +1

    Raga idila mida baa idin gumeyeseteye mudu nusu qarani wixii dhacaya dhacee hada nabadiina iyo midinimadiina Adkeyeseta oo yaan mardabe ladin soo dhexe marin midinimo harti iyo horunar baan idiin rajeenaya❤️❤️🏇🏿🙏

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน +1

      Gumaysi hadhihinee khiyaamo Iyo Doqonimo Nagu Dhacday bay ahayd…. Gobay Liicoo Hajabin

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@SOMALBLOGGER 10/2007-02/2023

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo Aad

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 หลายเดือนก่อน +2

    kkkkkkk halka dabaq lagu waregayo maxeee tahay😂😂😂😂

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      😂😂 Kuwo kaloo badana Hadaa Xariga laga jarayaa inshaallah 😂😂

  • @user-nc2xh8gy4k
    @user-nc2xh8gy4k 2 หลายเดือนก่อน +1

    beenaale sxb magaaladaa nabad bey haysatay maamulkii un baa laga eryay maahane been iyo waa la ragaadiyay ha noola imaan

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน +1

      Hahahaha 15 sano Ayay Godoon kujirtay Malaa Hormarka Isbadalka ayaadan fahansanaynee

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 2 หลายเดือนก่อน +2

    Siyaad bare intuu kajaray bay naga jareen

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 หลายเดือนก่อน +2

      Idinkaa duliga isugu wacnaa oo gacmihiina ku keensaday rag qayrkiina oo maamul samaystay ayaad dawlad moodaseen oo hoos joogteen

    • @SOMALBLOGGER
      @SOMALBLOGGER  2 หลายเดือนก่อน

      @mohamed88466 dibaanu iska saxnay wll

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 หลายเดือนก่อน

      @@SOMALBLOGGER Masha'Allah bal dadka wacyi galiya in aan la Kala jabin oo iyaga aan la isku garaacin