Daawo;-Saaka Oo kale 25-08-2023 Laascaanood Waxay u ahayd Maalin ku Wayn , Alle Ayaa ka Siiyey Guush

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 ปีที่แล้ว +12

    Amar ilaahay baa ku dhacay!
    SNM Waa gun. Jaba waa dad aan is qaban oo sheeq iyo sharif lahayd
    Marka laga Reebo dad yar
    Guul iyo Gobanimo SSC ❤️🙏🇸🇴

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 8 หลายเดือนก่อน +9

    Hartinimo power alhamdulilaah guusha lama ilaawi doono inshallah sanad ka dib baan habayn jimce ah muuqaal dib udaawan
    25.8.2023
    16.2.2024
    Habayn jimce ah
    Baan kampala ku dawaan

    • @khadarali9655
      @khadarali9655 6 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 6 หลายเดือนก่อน

      @@khadarali9655 ❤️❤️❤️❤️

  • @cabdirixmaanmaxamed798
    @cabdirixmaanmaxamed798 7 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo💚♥️♥️👍👍👍👍🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆

  • @FaraxAbdirisaaq
    @FaraxAbdirisaaq 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maalin taariikh leh❤❤❤💪💪💪💪💪

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +2

    Maali. Khayr dheh

  • @jamamohamedmoalin5226
    @jamamohamedmoalin5226 ปีที่แล้ว +1

    Jab kaley u xiiso qabaan guul ssc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamudyusuf8908
    @mahamudyusuf8908 7 หลายเดือนก่อน +1

    alhamdulilaah maalintii snm jabtay

  • @MrGalayr
    @MrGalayr ปีที่แล้ว +3

    Asc dhamaantiin Soomaaliyey, meel kastaad joogtaan Dagaalkii Jumcahii hore illaahay ku Guuleeyay SSC Khatumo waxaan Ugu magac daray DAGAALKII (NASAA JEBIYAY) ee Taariikhda Somalida iyo Dunidoo dhanba galay,8biloodna la ehbinaayay.

  • @MaxamudFarah-wh8ww
    @MaxamudFarah-wh8ww 4 หลายเดือนก่อน

    25. ,8. ,2023. SSC. KHAATUMO. HAARTI WEYNE. SOOMAALIYA. GUUUUUL. JABKii. Halaagii.
    iidoorka. Ladhahoo. Jebiya. ❤❤❤❤❤❤❤ taariikhda

  • @MohammedDeq-y8v
    @MohammedDeq-y8v 5 หลายเดือนก่อน

    Guuuul iyo gobanimo🥰🥰🥰

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 หลายเดือนก่อน

    Farxad❤

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND WAAY JAABTAY 😂😂😂😂

  • @CabdiCasiis-d9p
    @CabdiCasiis-d9p 6 หลายเดือนก่อน +2

    SNM way jabtey 😢😢😢

    • @l4fromz
      @l4fromz หลายเดือนก่อน +2

      Axsan😂

  • @mighty3846
    @mighty3846 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulillah

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 3 หลายเดือนก่อน

    Awoodaa yaa siiyay warlayo waa siyad bare wilkissa

  • @AxmadWaali
    @AxmadWaali หลายเดือนก่อน

    Faankii.walasoo afjsray maxaa ku xigay.waxabaa baalahayga.iyo.baroor

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 3 หลายเดือนก่อน

    Wilal iga dheh

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 ปีที่แล้ว

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AxmadWaali
    @AxmadWaali หลายเดือนก่อน

    haliqo.isaaq inlawasay uu.manta .yahay maxbuus harti.waxbadan ayaad jabiska kucunteen siyaad.baraan jabinay.

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland Haddii lafasiro waa un somali wana gawal. Yar oo dhalo yar mar somaliyey dagalku wax fa iddo masoo kordhinayo ee waligiin cadowga wuxuu usocdaa shidalkinna iyo iney xogaan
    Dumarkinna iyo axmaro ayey hoos ku wataan nacaladda

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 ปีที่แล้ว

    ninki doof kuyimid yey geeridu dibeesah

  • @haboon180
    @haboon180 ปีที่แล้ว +2

    Cidanka Qaranka Somaliland weligii difaca ayuu ahaa, matana waa weerar xaarka xajista. Dusduska ayey ku dheregtay hadaan soodhku darandarin. Faqash wixii ay hore u geysatay maanta ayaan dhiig kaga maydhan.

    • @Shamso697
      @Shamso697 ปีที่แล้ว +4

      Caaaac😂😂

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +4

      400 maxaabiis hhhhhhhhh. Xitaa africa kama dhicin

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur ปีที่แล้ว +2

      Naa ma nooshahay 4 isbuuc ka dib. Runtii ma qaadateen ? Xaqii ma soo daahirey ? Idoor dabacayuun taariikh aanan Africa ka dhicin ebid ma lagu dhigey ? Ooy tahayoo tii Alle weli idiin dambeyso

    • @haboon180
      @haboon180 ปีที่แล้ว +1

      @@NurAlaaNur Is difaac dambe ma jiro. Dagal ma dhicin weli, xaarka xajista. Aduunka dib u wada joogi mayno faqash.

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur ปีที่แล้ว +2

      @@haboon180 Dhulka ma guuree dadkaa guura, waa sax. Dabacayuun idinkaa xoog ku guurey. Muusow ciidanka fasax, la fasax la se burburi. Somaliland loo baqi maayo ! Loo baq juritaankeedii Hartina ku durduri sidii Geel doobinayo. Lastly waxaad tidhaahdeen : Waa Inoo Garoowe & guusha ! SSC waxay SNM leedahay ; Soo soco Siraadey sidaadoo kale la waayey.kkkkk.