Galka Baarista: Kobaca dakhliga dowladda Soomaaliya | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มี.ค. 2024
  • Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida uu u kobcayo dakhliga dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowaan laga cafiyey deyn caalami ah iyo caqabadaha ku xeeran. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

ความคิดเห็น • 18

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 3 หลายเดือนก่อน +4

    Haruun macruuf warkiisa la iskumahaleyn karo dowladii hore aad ayuu uladagaalamey isaga oo xiran shaar qabiil marka aniga waxaan oranayaa wax uusheegaayo iyo cida uu wareysanaayabo warkooda la iskumahaleynkaro.

  • @AadanXasba
    @AadanXasba 3 หลายเดือนก่อน

    Guul guul Somalia wasiir horay inoo wad😊❤🎉

  • @sabestiannuradin5402
    @sabestiannuradin5402 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks paris club France we love you ❤

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah guul

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 หลายเดือนก่อน +1

    👋 Weriye Haaruun Macruuf.

  • @drjimalehaibejama7257
    @drjimalehaibejama7257 3 หลายเดือนก่อน

    Guul Somalia

  • @moemahir1653
    @moemahir1653 3 หลายเดือนก่อน +2

    Harun macruf miyaa dadkaa qaldaysa lkn so mahaan midaa shalay bankiga calamiga so saraay in lawayee xisabtaa sagalkii biil laso dhafay aayne ku baqeen in lacag danbe somali daqli so gali donin haddi xisaabta sagali biil mel lagu shegin

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllah Muniir Sheikh daqaalaha si fiican buu u falanqeeye🎉

  • @NuurXasan-pp3jb
    @NuurXasan-pp3jb 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @faaraxmaxamedwarsame3749
    @faaraxmaxamedwarsame3749 3 หลายเดือนก่อน

    Waa guul iyo gabonimo lagu amaanikaro xasan shiikh iyo timkiisa oo dadalay

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 3 หลายเดือนก่อน

    Dalka aan wax dhoofin dhaqalihisu iskuma filnan doono wax weyn lagama qaban dhaqalaha dalka

  • @Elsololobo2
    @Elsololobo2 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dowladan musuqa. Badan wax kobcay ma jiraane umada beenta kadaa qabyaaliisteyohow

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 3 หลายเดือนก่อน

    Be objective. This is mere advertising for Hormuud