Galka Baarista: Soomaaliya iyo caqabadda khudaarta laga keeno dibedda | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khudaarta iyo geed miroodka Soomaaliya looga soo dhoofiyo dibadda oo caqabad ku haya wax soo saarka beeraleyda Soomaaliyeed ee gudaha.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

ความคิดเห็น • 24

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha หลายเดือนก่อน +4

    Anaa beeray baradho waayna soo baxday😮. ..

  • @cabdulaahikaadheri9461
    @cabdulaahikaadheri9461 หลายเดือนก่อน +3

    Alle habaxsho somaaliya

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน +7

    WAXAA SABAB U AH DADKII BEERASHADA YAQAANEY WAXAY U DIIWAAN GASHAN YIHIIN HEY ADAHA OO SIFUDUD SHILIMAAD U DAADIYAAN XERYANA KU XAREEYEEN QOFKII ISDHAQAAJIYANA WEY KA TIRAYAAN TANKALE WAA SHAYAADIIN LOO SOO ADEEGSADEY DADKA INEY BARAKICIYAAN TAN SEDEXAAD DAD SOOGALOOTIYA OO LABADA SHABEELE U DHALAN OO DEGEY MEELIHII BEERAHA RABANA INEY BEERAHA KA SHAQEEYAAN AYAGOON AQOON U LAHEEN IYO DADKALE OO GANACSI KADHIGTEY INUU DALKALE KA KEENO SIDA AFKAADHADA MA AHAN SHEY DAAHA LACAG ADAGNA WEY UGA GADAYAAN DADKA

  • @saladabdiolad7082
    @saladabdiolad7082 หลายเดือนก่อน

    Umadda Soomaaliyeed Alle ha badbaadiyo runtii dhinackasta waxa inaga saameeyey qaran jabkii inaganu dhacay 33 sano ka hor.

  • @LipanMaxamed
    @LipanMaxamed 22 วันที่ผ่านมา

    Harun macruuf hala so celiyo. Freee.

  • @garaaddeeq2951
    @garaaddeeq2951 หลายเดือนก่อน +3

    Soomaaliyeey dagaalka inagusocdaayi waa mid baahsan dhinacwalba waa laynaga naafaynayaaye maxaynu eeganaynaa waar aynu toosno

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    XASAN MAR DHAW ISAGAA GADAN DOONA BEERAHA SHACABKA😢. WAA DAWLAD MUSUQ KU SHAQAYSA😢. EEGA WAXA KA SOCDA MUQDISHO😢.

  • @mohamudjamalsidow7708
    @mohamudjamalsidow7708 หลายเดือนก่อน +1

    Haruun Macruuf inte ayu ka gabaxay in kasto Jacfar usan ka yaresan

    • @LipanMaxamed
      @LipanMaxamed 22 วันที่ผ่านมา

      Way eryeen

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    WAXAAS WAXAA UGU WACAN DAWLADA IYADUBA BOOBKA IYO SPAARADA UMADA KU HAYSA‼️

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    DALKEENA OO QANI AH, MOORYAAN BAA AYNU DAWLAD KA DHIGANAY. GAAJA DISHEY SHACABKII😢

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 วันที่ผ่านมา

    Dowlad xumada dalka soomaaliya haysato ayaa sabab u ah

  • @jibriilabdullahi2938
    @jibriilabdullahi2938 หลายเดือนก่อน +1

    Ummad aan tamar raqiisa lahayn, dhagax aan dhirayn badan la socon dhiseysa dhulkii xaalufineysa, khaad iyo raashin ay beeran karto soo dhoofsata........ markay xanuunsatana banaan u qulquleysa... Ilaahow naga soo gaar

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 หลายเดือนก่อน

    Cajiib
    Soomaali dadkeedii iyo dalageediiba waa laysku diray

  • @ahmedbashiir6786
    @ahmedbashiir6786 23 วันที่ผ่านมา

    Sababta wax loobeeri waayay waa isbaaro ay dhigteen habar gidir iyo abgaal

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 หลายเดือนก่อน

    Waligood nin kale ayey u faaiideeyaan

  • @userGorGor
    @userGorGor หลายเดือนก่อน

    Waa fahamka wasiirka beeraha oo aan dan kalahayn

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 หลายเดือนก่อน

    Galka baarista👀

  • @cabdulaahikaadheri9461
    @cabdulaahikaadheri9461 หลายเดือนก่อน

    Madax maleh somaliya

  • @carimchannel9459
    @carimchannel9459 หลายเดือนก่อน +1

    Aaway haaruun macruuf

    • @LipanMaxamed
      @LipanMaxamed 22 วันที่ผ่านมา

      Way eryeen

  • @abdulllahi6161
    @abdulllahi6161 หลายเดือนก่อน

    Maleeshiyada kooxda khawarijta maamul gobaleedyada dowlad federal oo canshuur nidama laheen qaado tuugo isbaara dhigtay intaa soo is beersatay baa dadkii ka nijad jabinayo in beeraleyda wax beerato

  • @mahmoudnur7259
    @mahmoudnur7259 หลายเดือนก่อน

    Hawiye wajabeeen nacalaaaa idindhalay

  • @MohamedAbdiAsiis-j6i
    @MohamedAbdiAsiis-j6i หลายเดือนก่อน

    Voa oromia dhalinta darasey