Sh Cali Wajiis - Raggii rabay inay Idilaan ee AS katirsana waxaan Isu soo gaarnay 3 Mitir, waxaana..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 35

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha Xaqqa hanagu dilo inta Dawladdu Diidan tahay in Kitaabka iyo Sunnada Xukunto Nabad hasugin Allaha aad warkiisa diiday makula tahay in uu Warkaaga yeeli ilama aha

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 10 หลายเดือนก่อน +1

    MANSHALLAH sheekha ALLE ha barakeeyo si fiican buu u dhigay

  • @sheekhharar
    @sheekhharar 10 หลายเดือนก่อน +3

    Kani waaxuu kamid yahey kuwa umada jiiseeyey siida iina iileley iisha UGA tuurey Somalida kilin ka

  • @nasragurhan1597
    @nasragurhan1597 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah sh.allah xifdiyo

  • @userAbdinasirfyb
    @userAbdinasirfyb 10 หลายเดือนก่อน

    ❤good

  • @sayidmahmud6093
    @sayidmahmud6093 10 หลายเดือนก่อน +3

    😢 qiil u raadi qaraabashadaada iyo qarash cunkaaga....
    Wuxuu qabaa in dastuurka iyo maxkamadaha ay kufri iyo qaalnimo ku Dhisan yahay hadana in la dhex galo OO lala shaqeeyo ayuu leeyahay....

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 10 หลายเดือนก่อน

    M.A SHIKH CALI WAJIS TARIKHDA IYO TALADADA WANGSAN DOWLADA IYO SHACABKA SI FCN UGUSI TAGER WAX BADAN AYU TAAYA SOMALIA ALLAHA U GARGARO DAD AQON BADAN LEH ALLAHA KSO SARO

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jzk Allaahu khayran SSTV iyo Sh Cali Wajiis ba
    Culumada waad dadaalaysaan Dadka Soomaaliyeed na waa idin jecelyihiin laakiin waxaad moodaa meel kasta oo aad joogtaa gaabis inuu jiro Dadkii Xumaa iyagoo Diin sheeganaya uga faa’iidaysanayaan meelaha banaan sida
    In la helo Culumo socota oo taga meelaha la isku laynayo oo Dadkaa kala dhiciya
    In la fahmo Dadka Diinta la akhriyayo imaanayaa waa kuwii diyaarka ahaa iyo kuwa baadhana ee dhegesanayaabee kuwii Xumaanta wadey sidee loogu tegayaa? Ileen kuwa wax kharibsya kuwaasaa u badane
    Mida kale sidee Dadkii Siyaasiyiinta ahaa iyo Culumadii la isugu xidhi karaa. Sideese Dalkan makastii hor taagan tahay oo kuwii laga ilaalin lahaa madaxda u noqonayasn looga gudbi karaa? Yaa Dadka ugu saamayn badan oo arimahan geli kara?
    Su’aalo badan basn u qabaa Culumada iyo wax garadka Soomaaliyeed siiba Raga lakiin halka kuma wada gudbin karee please hal soxo khaladaadka is aan nabad u helo hal qoys baynu nahay Dal barwaaqo dhinac kasta ka ahna haystee ❤❤❤❤❤

  • @shukrihirsi4469
    @shukrihirsi4469 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheybaawaxdila waxna nooleeya

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 10 หลายเดือนก่อน

    si ficn ayan sheekha. u karaamaysay masha allah

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 10 หลายเดือนก่อน +3

    Cali wajiis isaga meel walba ma ku jiraa! Kooxdi Dawlad sheegataba waa dhex taaganyahay

    • @queenali3603
      @queenali3603 10 หลายเดือนก่อน +1

      Mxa ka gale mise boskis rabi lehed ina gasho😏

    • @Fikir-dheere
      @Fikir-dheere 10 หลายเดือนก่อน

      Wa shaxaad raadis calooshiis ushaqeesta weeye

  • @AbdullaahiCbdrxmn
    @AbdullaahiCbdrxmn 10 หลายเดือนก่อน +1

    Culimadaan maxaa udiiday in dalka somaliyeed iyo dadka somaliyeed ugubaaqaan in dalka lugudaqo shareecada islaamka....mushkilo idil weey damaan laheyd

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 10 หลายเดือนก่อน

      Khawaariish diinta nagu xukumi meeyso, waxaa diinta dalka iyo dadka ba ka masuul ah dowladeena, dastuurkana waxaa uu ku saleeysanyahay diinteena suuban, ee dadkaaga dhinac ka raac wax kaa maqan ma jiraane.

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 หลายเดือนก่อน

    Wllhy kani waa munaafuq ilaahay iyo rasuulkiisa ka furtay waana muftiga ciidamada gumaysiga iyo xukuumada ridada

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 10 หลายเดือนก่อน +2

    Dhamaan inta qabta in,la,iska xukumo wax shareeco islaamiya looguyeero waa argagixiso rabta inaay dadka gumaadaan sidaa darteed Al ictisaam iyo Shabaab iyo Salafiyo oyo Al akhwaan waxaba kuma kaladuwana .

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah Sheekh aan waa Sheekh degen

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 10 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekhan waxaan dhihi lahaaa in madaxda loo nesteexeyo waa sax laakiin in nin wadaad ah علماء السلاطين noqdo waa khalad iska jir yeey ku fidneeynin

  • @najibabdi998
    @najibabdi998 10 หลายเดือนก่อน

    barnaamij yadaan oo kale Soo Badiya waraysi yada culumada iyo siyaasiinta arimaha khawaarijta kuxeelad dheer

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 10 หลายเดือนก่อน +1

    🥺.🥺.🥺.🥺 Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex).
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 10 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND MAAMULKII ABUURAY OO KHAWAARIJTA ILAA HADA TAAGEERA OO WIXII TAAGEEO CAALAMI AH LOO SOO MARIYO WAAYE MARKA DOWLADA SOOMAALIYA HADAAN WALI BAARIN HA BAARAAN ARINTAAS ADUUNKA INTAAN OGAYNA HA U SHEEGAANO.

  • @sheekhharar
    @sheekhharar 10 หลายเดือนก่อน

    Waryaada tuugnimada Hala joojiyo iyo burcad nimada argagixiso iswareysaneysah

  • @AElmi-pc6rn
    @AElmi-pc6rn 10 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshii uu kuqaxi lahaa raadso dheh odaygaan gaalka.

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 10 หลายเดือนก่อน +1

      ALSHABABOW UMADA DILKA KA DAYA DINTA DIL MAHAN MEQA AYA DARTIN DINTA U NACDAY WAD ARGAGAX GELISEN UMADA DHIGADA KASO QAD AWAY CAQLIGINI DINTA SAXDA WAN HESANA LKN QARKEN HADEY SI FCN UGU DHAQMI WAYEN GALO MAHAN E U DUCEYA ILAH HA HANUNIYE

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 10 หลายเดือนก่อน +2

      Walaahay waa qoslay😂😂😂 qofki idinka soo hor jeesta gaal miyaa diinta fura heeda idinka ayaa gacanta ku haysta miyaa? Nio ilaahay ka Baqa oo muslimka dhibta aad ku haysaan joojiya gaal kal kaal ayaad tihiin somalia masiibo looso diray tihiine.!

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 10 หลายเดือนก่อน

      @@Mohamed16830 ha walahi sxb dinta ayaga le iney hestan ka dhigen xta xiligi nabiga dad dinta ka fog o an anaga no dhawen o munafiqin ah aya Muslim nahay dhihi jiren wana lga lexan jiray malin marki u nin saxabi dilay mid gal aha lkn shegtay inu yahay Muslim xiligi la dilayay nabiga ad ayu uga caroday wxuna dhahay mxa u dishay asigo Muslim shegtay hadu rabo gal ha ahado lkn Muslim ayu shegtay qalbigisana ma ogid waxa Ku jira lkn kuwan wey dhunsanyihin o dinti walidkod Ku barbarshay o lagu so dhaqmi jiray ayey Ben ka shegen marka arimo badan aya Ku hos dugan dinta ey shegan dacad kama ahan dano siyasaded laga leyahay ey Ku jirto in ey somalia nabad noqnin shisheye ama Somaliland xta si lo aqonsado madama konfurta ey nabad la an tahy inkaston cadeymo fahfahsan anan heynin lkn hadana asaskoda iyo hogamintoda ayaga ayey ka timid marka somaliland iyo putlan dadka Ku nol din uma bahno miya hhhh dadka caqliga yan laga xadin somalida wax ha fahman dinta hadu qofka dido xta ilah aya kula xisabtamayo e mahan in la qarxiyo

    • @AElmi-pc6rn
      @AElmi-pc6rn 10 หลายเดือนก่อน

      @@Mohamed16830 walaale marwykanka iyo reer yurubta Falastiin in yahuudi dhamayso kuraageersan oo dhulkii barakeysnaa ee qudus in yahuudi kaxaar xaarto maskiqudus kabcada islaamka ee ugu horwysey ahna masjidkii uu rasuulka scw habeenkii ladheelmiyey uu kutujiyey nebiyadii dhintay oo dhan oo ugu horeeyo nabi aadan iyo nuux walaale madoowlad ay taageeraam baa muslim iyo soomaali nolol uhaysa? Wixii gaaladaas taageero unoqda waa gaalo islaamna ma aha bini aadamna ma aha sooyaalka iyo hadafka umadda soomaaliyeed iyo jiritaanka soomaalida iyo muslimiinta ayuu cadow kuyahay sidookale alaah ayuu cadow kuyahay waayo wuxuu rabaa in dastuur iyo futo iska fuul lagu dhaqmo kitaabkeena munasalka ahna laga dunkado oo uu masjidka yaalo bes fisqiga iyo fashaadka iyo gaajada iyo qlalaasaha qabyaaladuna socoto oo soomaalidu sida ay isku leyneyso tirtiranto.

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah sheekh cali wuu mahadsan yahay laakiin nimankan dhawr ka ah ee uu ka midka yahay midkaan ducufka ah ilma dhuuso axmaaro oo jamac maraan u weyn yahay ee qabyaaladu dilootay ee TH-camrada ah ha ku gadmina culumooy asc

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 10 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Dilka Allaha xukmiya,ee xaladda katagan Cadale Rage ceele Adiga Culimada Somaliyed maxaad Afka iyo Adinkaba aad gaadhan.

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04 10 หลายเดือนก่อน

    Waa beenlow

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wanecbahay wlee fisqiga uu kujiro daraadeed

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 10 หลายเดือนก่อน

      Argaagixisadii ku dhashay ba was nacalaa adiga iyo kuwa Khawaariishta ah ba ku yaale , waan ognahay in aad Gaalo tihiin oo aad Gaalada cad cad la shaqeeysan aduunka oo dhanna waa idin barteen meel aad ku gamba kartaan ma jirto ee Gaaladii idin soo dirsatay aad oo u tahriiba, dadka Somaliyeed weey idin fahmeen ama dalka jooga ama dibada.

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 10 หลายเดือนก่อน

      Fisqiga kulahaa ma diinta islaamka ah baa Fisqi ah Qofka Muslimka ah waa neceb tihiin sababto ah islaamba ma tihiin oo waxaa tihiin Gaalo is Qarineeyso nacalaa khawaarishta iyo gaalada idin soo dirsatay ba ku yaalo.