waa faqash lacag la soo siiyay sidii uu wadankiisa u dumin lahaa! waa nacas aad u liita bal ka waran wuxuu waraysanayaa qof reer somalia-italia oo awoow yaashii la soo gumaystay oo aan taarikh lahayn! waa ayaan daro
@@dailycontent3955 Ma Runta ayaad nacab iyo cuqdad u taqaanaa, taasina waa aragti aad u liidata! Runta waa iftiin aan sacabka la saari karin! Taariikhda UMADA SOMALILAND iyo ta reer somalia-italia way kala duwan tahay, laakiin ayaan daro reer somalia-italia maanta waxay wadaan SUBVERSION TACTICS aka KACAAN PROPAGANDA ay dadka iyo UMADA SOMALILAND taarikhdooda been ka sheegayaan sidii ay ugu lifaaqi laheen dadka reer somalia-italia ee been ah
Aniguba qadraan soo arkiyo Qaararkii hodone wxuu uga Jeedey gabdhahan loo soo bandhigey inuu mid ka doorto uma muuqdaan because hodon buu jecelyahay markaa gabadh kale uma muuqato except hodon ee hodon inuu arkay qaarar keeda maaha
laakiin mohamed ILIG waa nin aad u liita oo nacas ah oo faqash u shaqeeya! NINKAN UU WARAYSANAYO markii uu UK ku noqday soo akhriso sida uu caayaya Sacad Muuse iyo Somaliland! Ragii hore Sacad Muuse GEESI YAAL AYAY AHAAYEEN Laakiin calool u shaqaysta yaasha maskaxda laga gumaystay ee ilig ka mid yahay waa dad aad u liita
Sc sheekhoow inanta uu coming guurssday lams o dhan jirin faqiirs Faakhir baa la odhan jiray waxani wàa taariikh ama sooyaal Barnaamij fiican weeye kama kama looma baahna halaga ilaaliyo FG Maxamed Cabdi sheekh.maxamed xaaji ingiriis waad ku mahadsantihiin Sidoo kale FaaKhir ma aha faqiira
@@GulletTaher Marka hore ogow macnaha Prof, kani waa beenale tuug ah oo ku shaqaysta been iyo waxaan jirin! takale qof reer somalia-italia oo aan taarikh lahayn oo dadkiisa la soo gumaystay oo sida xoolaha wabiga looga talaabi jiray inuu WADANKA SOMALILAND yimaado oo taarikh dad aan waligood la gumaysan uu been ka sheegaa waa ayaan daro. laakiin nacaskan ilig ee lacagta damiirkiisa siistay ayaa ka daran muxuu qof aan taarikh lahayn oo wadankiisa aanu xor ahayn oo amison u taliso markii horena talyaani u tali jirin kugu soo kordhin!
Erayga boodhari ilama aha in u ka yimi English Balse uu yahay erayo somali sax ah Boodh iyo dhari Boodh waa bus ama siigo Dhari na waa shay wax lagu karsado isla markana waxa fuula MADOW ay ku reebto xaabada ama dhuxushu Sida darteed hadii la taabto dusha dhariga waxa Kaa Soo raacaya boodh MADOW Sida darteed ragga madmadow ayaa loo bixin jiray waa magac ku qotoma MADOW Marka waxaan odhan Kara waa magac afsomali sax ah Tan qaararka macnuhu maaha in uu qaawiyay ama iyado qaawan u arkay afka suuganta Qofku isagoo Dhar xidhan ayaad qararkiisa iyo qaab dhismeedka jidhkiisa dusha ka qiyaasi karta SUGAAN ahaan iyo tilmaan ahaanba Kan yari wax bu iska sheega afsomaligana hodan kuma aha. Gabayadiisa cilmi dhowr gabay ayuu ku Soo hak qabsaday deegaankiisa iyo reerkiisaba halkaasna wuu khalday oo gabayada cilmi muu aqrisan si fiican
Taariikhda soomaalidu iyagaa iska lumiya waayo halkan kuma wada dhama ee inanka waxaad ku tidhdaa soo akhriso book gaa Ma dhabbaa jaceyl waa loo dhintaa kaasuun ka qaado taariikhdii oo dhamaystirin
Assalaamu calaykum waxaan haboonayd nin waxa laga faa iidaayo oo taariikhda cimi si fiican haya in aad soo fadhiisisid haday tahay 17 kii gabay ee uu ka tiriyay arintan maxaa ka run ah sheekada cilmi maxaase lagu daray
@@khalidhussein11 waa runtaa! Laakiin waa IN ninkan ILIG umada somaliland laga qabto waayo mashruuc INTEGRATION la yidhaa oo la doonayo in Somaliland lagu burburiyo oo failed somalia-italia la hoos geeyo, ama dadka lagu dhalan habaabiyo ayuu wadaa, waxayna isticmaalaan fascist tactics and SUBVERSION TACTACS
Jaahilka soomalida waa adiga oo kale un. Professor sida loo qoro aadan aqoonin. Dadka ha caynin adiga aqoontaada soo dhis horta adiga ayaaba qoraalka ku dhibayaa
Waa ayaan daro in maanta taarikhda UMADA REER SOMALILAND qof aan taariikh lahayn oo ee reer SOMALIA-ITALIA INOOGA SHEEKAYSO! Takale soo akhrista CAYDII UU KA QORAY SOMALILAND IYO ISAAQ SIIBA SACAD MUUSE! Waa ayaan DARO mohamed ilig oo sacad muuse ahi INUU SIDAN u liito oo NACAS LAGU SHAQAYSTO NOQDO SHAME ON YOU
@@abshirabdirahmaan6839 muxuu kugu soo kordhin nin awowgii lasoo gumaystay oo aan taarikh lahayn? wuxuu doonayaa inuu UMADA SOMALILAND ee aan la soo gumaysan ee taarikhda leh la sheegto! waa ayaan daro nacaska wariye ku sheega ahi qof reer somalia-italia oo aad u liita wax ka dhagaysto!
Waxaa jirta qiso ka dhacday miiga burco Inan la odhan jiray hodan dawaare jacayl ku dhacay oo gabayo badan ay ka tirisay loona jawaabay oo qiso murugo badan ah
@@zakirboss143 hadalkiisa dhageyso huuno..( border),xuduud ama Soohdin laba dal iyo laba magaalaba way noqon kartaa , dhulka hawdka ee xadkii somalida iyo Ethiopia ayuu ku dhashay Cilmi markaa sidaasuu ereygu ku yimi waa border ama boodhar af soomali ahaan .. powder taa aad sheegeyso maaha .. sorry my long writing but it's just the only way you understand
@@theonlydiamondyouknow this man is a BIG LIAR hes just making things up! IMAGINE someone with NO history due to somalia-italia being colonized teaching somalilanders NEVER been colonized with RICH HISTORY the wrong history! pathetic
Ina ingriis oo garam-garam ama gudhuuya ayaad cilmi boodhari ka waraysanaysaa waa nin aan isir ulahayn waxaa uu kahadlaayo waayo waliigi cidu ka tafiirmay ma gabyin.
@@hassanmarvel1384 taarikhda somalida waxaa ka horaysa cida ka hadlaysa mataqaana oo gabayada ma tafsiiri karaa waa mayo oo ab iyo isir umalaha gabayada.
@@muawiyeawil8430 nin ka waa nin habergidir haday Gabay la dhahana Abshir bacaadle ka dhashay lkin taarikh miyaa u taqaanaa Gabyo iyo heeso badownimadaada baa halkaas ku dhigay taariikhda waay ka facweyn tahay labadaba. Professor ka amaan hakaa help.
@@abshirabdirahmaan6839 Haa walaal Abshir waa shalay hadaad ii sheegto 1940 waxii ka horeeyey nin Hawiya oo Gabay caana tiriyey waxaan kuu aqoonsanaya nin Taarikh leh
😂Prof. Ingiriis wuxuu yidhi: "haddaad suugaan tiisa daraasayso cid uu gacan waydiisanayay oo u cabanayo, sida reer kiisa oo uu gacan i siiya leeyahay may jirin, xitaa Hodan guur iyo gacan uu u fidinayay may jirin..." Bal tuducyadan eeg, si aan u beennino in aan Cilmi cidna caawimo waydiisan: Dhallinyaro ma raacee kalaan dhaxanta meeraaye Dhakhtarkaa la geeyaa ninkii dhaawac wayn qaba’e Iyana waygu dheeldheelayaan dhamacda Daa’uude! Mar kale waa kii lahaa: "Mitaalkeeda waan heli lahaa Maydh haddaan tago’e Mudanihii Cismaan iyo bal aan Maakhir haybsado" Tobannaan gabay oo kale ayuu ku tibaaxayaa in uu gacan, guur iyo gargaarba u baahnaa. Gabayo badan oo kale ayaad ka soo helaysaa in Cilmi uu ciirsila dareemay oo cidna gacan ka waayey. Riwaayad muu dhigayne, cid kasta gacan buu uga baahnaa. Weriyuhu waraysigan ma barnaamij qabo oo meel qurux badan ku qabo uun ayuu uga dan lahaa, mise barnaamij xogogaal ah oo wax laga dheefo ayuu doonayay? Dad badan oo Mr Ingiriis uga aqoon badan xaalladan ayaa buuxa, weriyaha lagtiisa su'aalo arrinta uur baadhaya muu waydiine, niman is maaweelinaya ayuun baa video iska duubay halkan.
Niyow malaha wuxuu ku shaqeysanayay oo ahaa Bakery ayay naaneystu ka raacday waayo way isku dhow yihiin xitaa ku dhawaaqista bakery/boodhari. Meel fog ayaad ka doontay oon looba baahnayn
Maasha Allaah Maxamed meelahan ookale Noogu Soo Duub Parnamijyada qolbaa nadaashadee
Maxamed iLig respect you pro
Dhilka lagu muransanyahay waa qalad waa dhulsomaliyed
Majnuunu laylaha soomalida cilmi boodhari
Wooow
Weriye sare Mohamed sheikh cabdi ilig iyo prs Mohamed Xaaji Ingiriis 2 nin oo Culculuz iyo barjaamij qiimo badan M.allah
boodhar.....ah.caadaan..waa.mudab 3:19
Ciidagale cadow aan jaceyl aheyn ma maleh ❤ my dhiiga 🩸 😂😂
@shacbaanahmed OK huuno Alle ha u naxariisto labadaba 😮💨.. sidaan umaan Aqoonine sacad muuse ayaan moodi jiray cilmi boodhari
@@theonlydiamondyouknowsacad muuse ayu ahaba
Ciidangale fathers of the love❤😊
😂😂😂😂
Qoraalka PhD sidan ayuu u qormaa. PHD sidani macno kale ayay samaysaa.
Wr Ninkan Wariyaha Ah Waaba Wxkle Wllhi❤❤❤👍🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
waa faqash lacag la soo siiyay sidii uu wadankiisa u dumin lahaa! waa nacas aad u liita bal ka waran wuxuu waraysanayaa qof reer somalia-italia oo awoow yaashii la soo gumaystay oo aan taarikh lahayn! waa ayaan daro
@@hanalander war nio cuqdada iska saar dadka naceebka aad dhaxdhigayso wax fiican maahan dagaalkii iyo wixii dhacay maxa dadka jooga hada sabab ku leeyihiinaa war dadkii hore way dhinteen dadka hada joogaa maxay kaa galabsadeen aad nacaybka intaas ah ugu qabto dadkana farayso in nacaaan iyo qabiil qurunba waa waxa wadamada facayn ahaa naga reebay
@@dailycontent3955 Ma Runta ayaad nacab iyo cuqdad u taqaanaa, taasina waa aragti aad u liidata!
Runta waa iftiin aan sacabka la saari karin!
Taariikhda UMADA SOMALILAND iyo ta reer somalia-italia way kala duwan tahay, laakiin ayaan daro reer somalia-italia maanta waxay wadaan SUBVERSION TACTICS aka KACAAN PROPAGANDA ay dadka iyo UMADA SOMALILAND taarikhdooda been ka sheegayaan sidii ay ugu lifaaqi laheen dadka reer somalia-italia ee been ah
@@hanalanderNacaybkan Wad Udhimanaysaa Un Waxba Kuu Tari Maayo Qudhun Bad Tahaye.
@@sultanshaie2011 Adiga ayaa Qudhun liita oo aqoon daro haysaa, qadadweyn oon taarikh lahayn iyo reer somalia-italia oo la soo gumaystay dhagaysto. xoolo xoolo dhalay
M.m tv 📺 the best television
Gardarriyaa maxaan Hodan Cabdaay kaaga go'i waayey, buu yidhi.
Mar kalena wuxuu yidhi:
Hadhka galay hurdadu way xuntee, hohey maxay seexshay,
Bal inaan habaar qabo maxaa, Hodan i weydaarshay
Waah waah, waxaasaa jacayla.
makoobo.karo.sida..cilmigaaasi.iiiidvex.qaadey...Y.m.j.aburaas 3:31
Aniguba qadraan soo arkiyo Qaararkii hodone wxuu uga Jeedey gabdhahan loo soo bandhigey inuu mid ka doorto uma muuqdaan because hodon buu jecelyahay markaa gabadh kale uma muuqato except hodon ee hodon inuu arkay qaarar keeda maaha
carabiyadu manay dad lahayn
@@Aliinaliiban1780
Mayee walaalo hablihii dabdamista jacayl loogu doortay bay ahaayeen, may ahayn ciyaalo gudaaf lasoo uruuriyay,
Afsomaliga mayaqaan wax u iska qiyaasay wuu caadifad sheekeeya ee ma cilmi sheekeeyo brother 😊
Ingriis guulayso ayaan ku leedahay 😘
1975 hodan waxaan filayaa in ayna noolayan oo ay geeriyootay iska hubi xaaji ingiriis waxaa joiga caruurtii hodan oo dhan anigu waxaan aqanaa rashiid oo Holland jooga abdisalan hargeysa abaadir usa halkaa ku noqo is difaac ma jiree
hubaal.🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉.>>>>>>☆☆☆☆☆▪︎▪︎
waa barnaamij aad u fiican MMTV waa channel wax badan laga faaiidayo
waa faqash tv
@@hanalandermxuu ku noqday zhp iisheeg?
Taariikho badan baa hubsiimo iyo ku noqonsho u baahan.
Legend waye ninka
INGRIIS Waa philosophy dadkas somalida waa ku yar yihiin
waa beenale
@@hanalanderaadiyo aad wuxu u sheekaya sida somali ay kaligi wax ka BARTAY waana jaahil.xaga caqliga
@@ABwaanGacalwanaaje. waa jaail waliba somaliland naceb maad aragtid beenta uu somaliland ka qoray markii uu inaga tagay dadkani reer somalia-italia waa munaafaqiin
Sacad muuse waa reer ilbaxa masha Allah
Haa waa ilbax sacad muuse waana reerka isaaqa ugu ilbaxsan
Laakiin cilmi iyo hodan labaduba garxajis ayay ahaayeen
@@alimohamed-up7vs sax wllo sm u aqaaney
laakiin mohamed ILIG waa nin aad u liita oo nacas ah oo faqash u shaqeeya! NINKAN UU WARAYSANAYO markii uu UK ku noqday soo akhriso sida uu caayaya Sacad Muuse iyo Somaliland! Ragii hore Sacad Muuse GEESI YAAL AYAY AHAAYEEN Laakiin calool u shaqaysta yaasha maskaxda laga gumaystay ee ilig ka mid yahay waa dad aad u liita
Qar waxa la yidha gacmaha wayo qofku wa afar qaar
Muhamed Haji ingiriis
Profisoor hadal yaqaan
Afsoomaali pure
Msha allah
Well come Again
Woooow
Great scholar promote our heritage but you don't write about NFD kenya
Sc sheekhoow inanta uu coming guurssday lams o dhan jirin faqiirs
Faakhir baa la odhan jiray waxani wàa taariikh ama sooyaal
Barnaamij fiican weeye kama kama looma baahna halaga ilaaliyo
FG
Maxamed Cabdi sheekh.maxamed xaaji ingiriis waad ku mahadsantihiin
Sidoo kale FaaKhir ma aha faqiira
Prof kaan waa na waalay bisinka
Niinkan wn dageestay qarbadan tarikhda kabeenyar kudaray
Garxajis isjeclaaday bay ahaayeen HY hodan muse care ayay ahyd halka cilmina cidagale reryoonis ah
Maha.
Hodan warsangeli ayad ahayd.
Nio Ninkan Faankiisa waaba ii daawo Alla Garacsanaa😂
waa runtaa waa beenale, markii uu somaliland ka tagay aduunka waxa foosha xun ee uu somaliland iyo isaaq ka qoray waa wuswus
Muxuu qoray waa yaabe😂
@@alcamaarifardo7334 waa ayaan daro inay reer somaliland dadkan liita wax ka dhagaystaan
@@hanalanderprofs ka xishooda dhulkaagi ayuu kaaga cilmi badan yhy
@@GulletTaher Marka hore ogow macnaha Prof, kani waa beenale tuug ah oo ku shaqaysta been iyo waxaan jirin! takale qof reer somalia-italia oo aan taarikh lahayn oo dadkiisa la soo gumaystay oo sida xoolaha wabiga looga talaabi jiray inuu WADANKA SOMALILAND yimaado oo taarikh dad aan waligood la gumaysan uu been ka sheegaa waa ayaan daro. laakiin nacaskan ilig ee lacagta damiirkiisa siistay ayaa ka daran
muxuu qof aan taarikh lahayn oo wadankiisa aanu xor ahayn oo amison u taliso markii horena talyaani u tali jirin kugu soo kordhin!
Asc wan idinsalamay
7.u💋😊
Erayga boodhari ilama aha in u ka yimi English
Balse uu yahay erayo somali sax ah
Boodh iyo dhari
Boodh waa bus ama siigo
Dhari na waa shay wax lagu karsado isla markana waxa fuula MADOW ay ku reebto xaabada ama dhuxushu
Sida darteed hadii la taabto dusha dhariga waxa Kaa Soo raacaya boodh MADOW
Sida darteed ragga madmadow ayaa loo bixin jiray waa magac ku qotoma MADOW
Marka waxaan odhan Kara waa magac afsomali sax ah
Tan qaararka macnuhu maaha in uu qaawiyay ama iyado qaawan u arkay afka suuganta
Qofku isagoo Dhar xidhan ayaad qararkiisa iyo qaab dhismeedka jidhkiisa dusha ka qiyaasi karta SUGAAN ahaan iyo tilmaan ahaanba
Kan yari wax bu iska sheega afsomaligana hodan kuma aha.
Gabayadiisa cilmi dhowr gabay ayuu ku Soo hak qabsaday deegaankiisa iyo reerkiisaba halkaasna wuu khalday oo gabayada cilmi muu aqrisan si fiican
Hodan kornayl xassan kayd ayay walaalo ahaayeen
cajiib
Aaway taladii boodhari
Taariikhda soomaalidu iyagaa iska lumiya waayo halkan kuma wada dhama ee inanka waxaad ku tidhdaa soo akhriso book gaa Ma dhabbaa jaceyl waa loo dhintaa kaasuun ka qaado taariikhdii oo dhamaystirin
wax taarikh ah oo somalida ka dhaxaysaa majiro taariikhdii UMADA SOMALILAND ayay reer somalia-italia sheegtaan waa ayaan daro
Cilmi Allah u naxariistee wuxuu ahaa #Cabdikhasaare
MM SOMALI TV SHAQO & KAYD FIICAN AYAAD U TIHIIN JIILKA WAQTIGAAN
Anoo xeebtaas tegin oo aan qofteeda uwadin jah
Axaxaxaxax ❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘❤❤❤💔💔💔❤❤❤💘💘💘💘💘💘❤❤💔💔❤❤💘💘❤❤❤💔💔💔💔💘💘❤💘💘💘💘💘💘💘
Baad caas ayaa is qurxisay taariikhdaa
Ingiriis mareerwaqooyibuu ahaa
ILMO BILILIQO WAX WALBE WAI BILILIQEEYSTEEN
absolutely
Hanbalyo maadaada ood si qurxan u diyaariseen
Faakhir ayuu magacu ku saxanyahay.
Cilmi Boodhari taariikhda uu noola yaa ii sheegayo....!!
Assalaamu calaykum waxaan haboonayd nin waxa laga faa iidaayo oo taariikhda cimi si fiican haya in aad soo fadhiisisid haday tahay 17 kii gabay ee uu ka tiriyay arintan maxaa ka run ah sheekada cilmi maxaase lagu daray
Aadiyo aad Kani magaci iyo gabayadiiba meel ayuu kaga dhacay
cilmi boodhari jacaylka dabeecad xumo ayaa udheerayd 😢
hadii lagu adkeeyay muu iska samro noh noh😮
Warbixino kale kaso same bodhari tariikh weyn ayu ka tagaye ingiris sxb hadalkaga badan aya benale lagu modaye nin wax bartay inad tahay wan ognahay
😅😅😅😅😅
Maantana ma qadaad wayn baa taariikhdeeni inooga waramaysa?
waa AYAAN DARO! waliba soo akhriso wuxuu somaliland iyo reer sheikh ka qoray markii uu UK tagay! Ilig waa nacas aad u liita
@@hanalander waan arkay wuxuu inaga qoray lakiin waa ayaandaro in dad cadaw inagu ah sidaa loo soo dhaweeyo oo waliba la marxabaysiiyo dawlad, warbaahin iyo shacaba, meel kadhac bay inagu tahay runtii.
@@khalidhussein11 waa runtaa! Laakiin waa IN ninkan ILIG umada somaliland laga qabto waayo mashruuc INTEGRATION la yidhaa oo la doonayo in Somaliland lagu burburiyo oo failed somalia-italia la hoos geeyo, ama dadka lagu dhalan habaabiyo ayuu wadaa, waxayna isticmaalaan fascist tactics and SUBVERSION TACTACS
ina inkiriismiya miyaa
Ninkan London waxo kayahay qof walan oo daawo qaato Ealing hospital boo ka soo baxsaday
Kolay hadaladiisu waa iska sida hoolay oo akle wuu caadifad hadla taariikhaha qormay buu wax kabadal is leyahay
Dhulka lagu muransanyahah waa xagee hhhhhh lagugu muran ilaahay idankii
Aqooonyahan maxamed x ingiriis
qadadweyn beenaale
War Irir Samaale maanta taariikh bay heleen, sorry Hodan Harti bay ahyd, dabaqad sare, Boodharina rootile! Daarood dhib badanaa xitaa Cilmi Boodhari iyagaa ka jajabiyay miskiinka!
MARKA AQOON YAHAN IYO PHD PROSSEFERKA SOMALIGA KAN YAAHAY TOLOW JAAHILKENA KEE WAAYE😢😢😢😢⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Jaahilka soomalida waa adiga oo kale un. Professor sida loo qoro aadan aqoonin. Dadka ha caynin adiga aqoontaada soo dhis horta adiga ayaaba qoraalka ku dhibayaa
😂isla isha weeye jaahilkuna
b.g.d....???..wax.gaweydiin.waayo xaqiiq.dalka.bilaale.kamasoosaaro..qeyb.yar.baa.labaraa...m⚽️⚽️⚽️🎊🏗🏗ayaqanan...love ❤. naaajaral..world...🎉
Waa ayaan daro in maanta taarikhda UMADA REER SOMALILAND qof aan taariikh lahayn oo ee reer SOMALIA-ITALIA INOOGA SHEEKAYSO!
Takale soo akhrista CAYDII UU KA QORAY SOMALILAND IYO ISAAQ SIIBA SACAD MUUSE! Waa ayaan DARO mohamed ilig oo sacad muuse ahi INUU SIDAN u liito oo NACAS LAGU SHAQAYSTO NOQDO
SHAME ON YOU
Ninkan Ina ingiriis horta muxuu yahay
waa BEENALE TUUG AH oo ku shaqaysta inuu wax yaqaan laakiin waa FAQASH AAN SOMALILAND NECEB
Su'aasha Weiye ilig ee Taariikhda dhalashada Hodan si Xeelad sare ah ayuu uga Jawaabay Prof ingiriis.
Hodan way guursatay oo waa laga farcamay, Macnehedu waxa weeye Hodan Hooyo ayay noqotay ubad dhashay, isla markaan aanay Haboonayn inaynu arrimeheeda gudaha usii galno.
Waa duni nin hawiye ahi ukala wara maayo niman inadeera 😅
waa AYAANDARO!
Sababtoo ah waa nin wax bartay.😂🤣😂💔
@@abshirabdirahmaan6839 muxuu kugu soo kordhin nin awowgii lasoo gumaystay oo aan taarikh lahayn?
wuxuu doonayaa inuu UMADA SOMALILAND ee aan la soo gumaysan ee taarikhda leh la sheegto! waa ayaan daro nacaska wariye ku sheega ahi qof reer somalia-italia oo aad u liita wax ka dhagaysto!
Boodhari wuxu ka yimid "Poetry" ama Gabyaa af-English. Ninkan yaanu dadka waalin.
Cilmi BOodhari = Elmi the Poet
this is guy is nothing but a big clown
Dee eraygan qaarar miyaa mise waa qaraar jecelkedii xanun uunla ahay but u dhahay qaraarkii hodane
Taariikhda umada kama qaldi kartaan shame on you
indeed shameful
Waxaa jirta qiso ka dhacday miiga burco
Inan la odhan jiray hodan dawaare jacayl ku dhacay oo gabayo badan ay ka tirisay loona jawaabay oo qiso murugo badan ah
Sixid prof ingiriisow xataa cilmi baadhis kusamaysay Cilmi boodhari inaad taariikh mug wayn kadiyaariso ayay ahayd sii Mawjadihiisii gabayada ahaa ee dhinac walba taabanayay xusto ayaa Muhiim ahaa
Daraasad ma af somali baa? Waa maxay??
Cilmi boodhari oo phd ah ku yeh balo ku dhagte 😂😂
hhhhh Boodhari Ku laha Wa powder 😅🤣🤣😅😄
Border weeyaan adigoon u fiirsan 😂 haka jawaabin waxba
@@theonlydiamondyouknow hhhh hy mxa laga wada
@@zakirboss143 hadalkiisa dhageyso huuno..( border),xuduud ama Soohdin laba dal iyo laba magaalaba way noqon kartaa , dhulka hawdka ee xadkii somalida iyo Ethiopia ayuu ku dhashay Cilmi markaa sidaasuu ereygu ku yimi waa border ama boodhar af soomali ahaan .. powder taa aad sheegeyso maaha .. sorry my long writing but it's just the only way you understand
@@theonlydiamondyouknow Wad mahadsantahy hno, Wuxunba i dhahay powderkii daqiiqda ahaa ayu shegayaa.
tnc for your expanded ❤️
@@theonlydiamondyouknow this man is a BIG LIAR hes just making things up! IMAGINE someone with NO history due to somalia-italia being colonized teaching somalilanders NEVER been colonized with RICH HISTORY the wrong history! pathetic
Waxaan maqlay cilmi inuu djibouti kayimi waxaana lay tusay moofadii uu ka shaqaynjiray djibouti waagaa oo imika madarad ka dhisantahay waxaanay ku taalay xaafada ((( Q1 ))) blouvardka 10 aad Avenue ga 3aad
Taariikh khaldan baa laguu sheegay cilmi reer Berbera ayuu ahaa Moofadii uu kashaqayn jirena Berbera kutaalay ee Hodan isku arkeen
@@liibanmumin6582 marka hore xaguu kusoo bartay cajiinka djiboutibay ahayd baadiyaha markuu kayimi djiboutibuu tagay asagoo yar markaa kabacdi berbera yimid.abwaanka waayn ee reer djibouti ee layidhaa cali mooge ayuu awaaw u ahaa wallkiis inankiisa ayaa dhalay isagaana itusay halkii aay kutaalay moofadii uu awaawgiis ka shaqaynjiray.waxaan filayaa mooge oo uu adeer ruma u ahaa inaanay cidi beeninkarin
Kkkk
Ciwaanka muuqaalkan maan fahmin!!
Kkkkk
boodhar🥽🥼🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
Ingiriis waxn ugu baahanay taariikhdii soomaali soo martay ilaa 1440 wuu mahad sanyay xaaji ingiriis iyo ilig
taarikh somali ka dhaxaysay may jirin! laakiin kacaanka iyo somalia-italia ayaa been sheegtay! sidaa ula soco
@@hanalander taarikh baa lagu dhahay ee qabiil kaaga lagama hadlin itaalian Somali ku dhahaa. Magaca naga sax laabgaabyhoow.
@@abshirabdirahmaan6839 lagu dhahay? maxaad uga jeedaa? taasi waxay ku tusaysaa inaan umada somaliland iyo somalia-italia taariikh iyo aftoona aanay wadaagin! kolayba kula yaabi maayo oo waxaad xoolihii talyaanigu wabiga kaga talaabi jiray, marna maskaxda sida xoolaha looga soo gumaystay ee aan taarikh lahayn, markaa been haka sheegin taarrikhda UMADA SOMALILAND. DOOFAR DOOFAR DHALAY
Ina ingriis oo garam-garam ama gudhuuya ayaad cilmi boodhari ka waraysanaysaa waa nin aan isir ulahayn waxaa uu kahadlaayo waayo waliigi cidu ka tafiirmay ma gabyin.
Nasiib daro kawayni majirto inaad inanyaro taariikhdana beenkasheega Jirtitaanka Soomaliland diidan aad waraysto adigoo cidkale heli kara
Ina Ingris waa nin wax bartay oo taariikhda Somalida wakhti badan galiyay
@@hassanmarvel1384 taarikhda somalida waxaa ka horaysa cida ka hadlaysa mataqaana oo gabayada ma tafsiiri karaa waa mayo oo ab iyo isir umalaha gabayada.
@@muawiyeawil8430 nin ka waa nin habergidir haday Gabay la dhahana Abshir bacaadle ka dhashay lkin taarikh miyaa u taqaanaa Gabyo iyo heeso badownimadaada baa halkaas ku dhigay taariikhda waay ka facweyn tahay labadaba. Professor ka amaan hakaa help.
@@abshirabdirahmaan6839 Haa walaal Abshir waa shalay hadaad ii sheegto 1940 waxii ka horeeyey nin Hawiya oo Gabay caana tiriyey waxaan kuu aqoonsanaya nin Taarikh leh
PhD mise PHD?
he is FAKE FAQASH
Weligey nin ka been badan ma arag.
😂Prof. Ingiriis wuxuu yidhi: "haddaad suugaan tiisa daraasayso cid uu gacan waydiisanayay oo u cabanayo, sida reer kiisa oo uu gacan i siiya leeyahay may jirin, xitaa Hodan guur iyo gacan uu u fidinayay may jirin..."
Bal tuducyadan eeg, si aan u beennino in aan Cilmi cidna caawimo waydiisan:
Dhallinyaro ma raacee kalaan dhaxanta meeraaye
Dhakhtarkaa la geeyaa ninkii dhaawac wayn qaba’e
Iyana waygu dheeldheelayaan dhamacda Daa’uude!
Mar kale waa kii lahaa:
"Mitaalkeeda waan heli lahaa Maydh haddaan tago’e
Mudanihii Cismaan iyo bal aan Maakhir haybsado"
Tobannaan gabay oo kale ayuu ku tibaaxayaa in uu gacan, guur iyo gargaarba u baahnaa.
Gabayo badan oo kale ayaad ka soo helaysaa in Cilmi uu ciirsila dareemay oo cidna gacan ka waayey. Riwaayad muu dhigayne, cid kasta gacan buu uga baahnaa.
Weriyuhu waraysigan ma barnaamij qabo oo meel qurux badan ku qabo uun ayuu uga dan lahaa, mise barnaamij xogogaal ah oo wax laga dheefo ayuu doonayay? Dad badan oo Mr Ingiriis uga aqoon badan xaalladan ayaa buuxa, weriyaha lagtiisa su'aalo arrinta uur baadhaya muu waydiine, niman is maaweelinaya ayuun baa video iska duubay halkan.
@shacbaanahmed
Aad baad u mahadsantahay @shacbaanahmed:
Marka horeba anigaa sahwiyey ina-adeerowe
Ooduba xigtay leedihiyo ubaxa geeduhuye
Abtiyaaladay baa ii ekayd inaan addeecaaye
Ammaantii Ugaar Cumar lahaa ereg maxaa geeyey?
Qaar hooyaday u eeddo too aada baa jiraye
Allahayow afkaygiyo sideen aadmiga u eeday!
Mar kalena waa kii lahaa:
Mid kalaa la tegay geenyadii maanku ku xidhnaaye
[...]
Muruq kuma kaxaysanine rag buu magansanaayaaye
Haddii aanan mahiiggiyo ka biqin murabidkaa gaalka
Amase aan mashraqo lay surayn maalin ma hayeene
Alla magane sow dowladani meesha kama dhoofto
Markaa uu leeyahay "Muruq kuma kaxaysanine, rag buu magansanaayaaye" Waxa uu u jeedaa in uu isagu hiil waayey, ninka Hodan la gurigalayna uu rag hiil ka helay.
kan prof maha ee wa big alkolist wa logeeda ee ma big alkolist baa run ka sugaysa kan wa jaahil iska hadlaaya jow kow now bow
Yoonisku way iska dhintaan mid jacayl u dhintayn la arag😂😂😂
Ninkan yaa yidhi ka sheke awowgay dadkisiba kama shekeyane
@shacbaanahmed haa
dadkeena ayaa aad u liita oo maanta qadadweyn taarikhdooda siiyay
😂😂
Niyow malaha wuxuu ku shaqeysanayay oo ahaa Bakery ayay naaneystu ka raacday waayo way isku dhow yihiin xitaa ku dhawaaqista bakery/boodhari. Meel fog ayaad ka doontay oon looba baahnayn
intan uu meesha ku sheegay, immikaan eego, Buugga qalin jabinta ee Jamal Abdi Gobebe ee uu sheegay, ayaa sidaa qoraya, waxkale kumuu darinba, asna faahfaahin dheeraad ah muu sii galin.
Mmtv needs to be shutdown
Fake story
Beenaale
Kkkk