MURUGO MIYAAD DAREEMAYSAA ? DAAWO AYAA LAGUU HAYAA !! || Sh Mustafe Haarun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- www.facebook.c...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 480

  • @malabocabdichannel2570
    @malabocabdichannel2570 4 ปีที่แล้ว +25

    Walaalayaal iso duceeya murugo ayaa i haysee in ilaahay murugada iga dul qaado alle muraadadeena ha inoo fududeeyo aniga Iyo inta muslimkaa ee dhibtu haysato😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @zapriinppe7625
      @zapriinppe7625 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah kaa dulqaado wll
      Ha murugooon Eebe talo saaro i,a
      Saladaha Sunada badi inzha allah
      Tzbiixso wqti wlpa
      Allah kaa dulqaado idn alle🤲🤲
      Wax ku dhiba rbbi kuma tuso wll🤲🤲❤

    • @jamaadmuuse9908
      @jamaadmuuse9908 3 ปีที่แล้ว +3

      Allh kaaqado wllo

    • @abdirizaqdarod2744
      @abdirizaqdarod2744 2 ปีที่แล้ว

      Alle hakaa dulqaado wll

    • @safaahmed7642
      @safaahmed7642 2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa raxiiim

    • @hamdaxariir4733
      @hamdaxariir4733 2 ปีที่แล้ว

      Alle hakah dulqado wllo mcn Amiiin dhamanteen intah murugoh heysa alle haka dul qaado 😭🤲

  • @DaacadProduction
    @DaacadProduction  5 ปีที่แล้ว +92

    Murugada alaha inaga qabto

  • @umyasmin7607
    @umyasmin7607 4 ปีที่แล้ว +33

    ((Barnaamij Malmeedkagu ha mid ahaado inaad yiraahdid..))
    1..500 istiqfaar ah..
    2..Xasbiyalaa wanicma wakiil 100 jeer...
    3..La xawla walaa quwata ilaa bilaa 100 jeer ..
    4..Nebiga ku sali 100jeer ..
    5..Alxamudilaah 100 jeer ...
    6..Laa ilaah ilaa anta subxaank inii kutu mina daalimiin.100 jeer....
    7..Subxaanlaah 100 jeer...
    8..Laa ilaah ilaa alaah 100 jeer...
    9.. 100jeer alaahu akbar..

  • @walaalogroupqajaarii3687
    @walaalogroupqajaarii3687 5 ปีที่แล้ว +160

    Murug oo dhan allaha naga dulqaado kuli musliminta walalaha ah

  • @maryamacabduqadir5688
    @maryamacabduqadir5688 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alla ilaahy haku xafido sheekh

  • @abdullahishiqeyadawe5626
    @abdullahishiqeyadawe5626 4 ปีที่แล้ว +24

    Ii soO daceeY walaHeeYgaH muraaD iyo safar adaG rajeyNa Rpaa 🙏🙏

    • @maxmedcabdilaahimaxmedcabd8192
      @maxmedcabdilaahimaxmedcabd8192 3 ปีที่แล้ว

      Alle hakaadul qaado dhib oo dhan

    • @zapriinppe7625
      @zapriinppe7625 3 ปีที่แล้ว

      Muraadkga allah kuu zahlo sfar aduun iyo mid aqirana allah kuu zaqiro wll mcn🤲🤲🤲

  • @ifraahinajacfar1612
    @ifraahinajacfar1612 5 ปีที่แล้ว +52

    Sheekuna sh mustafe xaji isma il haruun allaha noka dhwro dhiirigliya bulsho weynta somaliyed adun iyo akhirapa allaha ku xifdiyo jimce wngsan 💖🧕

    • @عاشقةنفسها-ل9خ
      @عاشقةنفسها-ل9خ 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭

    • @hamdamuhumed4454
      @hamdamuhumed4454 4 ปีที่แล้ว

      💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🖤💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜🙂😃😃🤣🤣😋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hamdamuhumed4454
      @hamdamuhumed4454 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭

    • @hamdamuhumed4454
      @hamdamuhumed4454 4 ปีที่แล้ว

      Cvrkrjc

  • @hodanmuuse6472
    @hodanmuuse6472 4 ปีที่แล้ว +33

    Murugu aad u waynbaan dareemayaaa wllalayaal iisoo ducceya inuu allaah iisakhro

  • @adamwaxgarad
    @adamwaxgarad 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadku hadal sh Mustafa xagee buy ka maray. Waxa aayaad uu aqriyay miyaadan garan . ( Dawadu murugada ayuu sharaxayay. ) Hadii murugo ku heeyso waxa lagu yiri TASBIIXSO) duco bini aadan Uma baahnid. Ee Ale u tasbiiso

  • @ayaanshanle9390
    @ayaanshanle9390 4 ปีที่แล้ว +19

    Siikhuna waanu kujeclnhy kuna taageera xaqiiqatan kuguna nafisna alle hanoo kaa daayo shiikh

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 5 ปีที่แล้ว +161

    Wan daremaya runti isoo duceya Wllkey walashey aragtay qoralkeyga 🙌❤️

  • @mymesqad9819
    @mymesqad9819 5 ปีที่แล้ว +45

    Maashallah Sh.Mustafa waa Mumin dhab ah jecelna in dadko dhan maraan jidka toosan Ilaahey ha xifdiyo

  • @MohammadAli-mb5jr
    @MohammadAli-mb5jr 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @nasteexocaydid6710
    @nasteexocaydid6710 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah kheyran jazaa

  • @adnanasir4160
    @adnanasir4160 4 ปีที่แล้ว +13

    صلى الله عليه وسلم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم❤️❤️❤️❤️🙏جزاكم الله خيراً

    • @cashaabdi599
      @cashaabdi599 2 ปีที่แล้ว +1

      Maasha allh
      Sheekh

    • @MamaMama-pe6kf
      @MamaMama-pe6kf 7 หลายเดือนก่อน

      @@cashaabdi599😢

  • @faysalabdi2849
    @faysalabdi2849 5 ปีที่แล้ว +11

    Mansha allah tabarakallah fiikun sheikh mistafe xaji Ismaacil haruun allah kuxafido

  • @najaxabdikoore8593
    @najaxabdikoore8593 4 ปีที่แล้ว +7

    zhiikh muztafe izmacil haruun alha hanoo kaa xifdiyoh ❤👏 جزاك اللهُ‎

  • @qalbiwanaaginacisman8457
    @qalbiwanaaginacisman8457 4 ปีที่แล้ว +6

    Inta illaahey iyo rasuulkiisa jacel illaahey dartiis subscribe ha iigu saaro hala ii caawiyo 1k bis igaarsiiya wa mahadsantihiin 🙏🙏🙏

  • @ahsanmahad8827
    @ahsanmahad8827 4 ปีที่แล้ว +8

    Wayo iLahy iyo Dintisa markd inoga shekeyneyso wad nogu raxeysa adon inaga sasineyn

  • @luulabdikariim9733
    @luulabdikariim9733 5 ปีที่แล้ว +13

    Mansha allaah sh.qaaliya wlhi waa sh. Kaliya ee aan dhagaysto maxadiroyinkisa ilahay hadin barakeeyo wlhi wxn daremYaa murugo i duceeya inta in ilahay i fududeeyo qoralkyga aragta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @monam4602
      @monam4602 4 ปีที่แล้ว +1

      Ameen alle haka dulqaado

    • @boqolsoon7185
      @boqolsoon7185 4 ปีที่แล้ว +1

      Abayo luul ilaahey murugada hakaa dulqaado yaa rabbi🤲🤲🤲😓😓😓😓

    • @luulabdikariim9733
      @luulabdikariim9733 4 ปีที่แล้ว +1

      @@boqolsoon7185 aaamiin wllo thnks insha allaah. Wn rajaynayaa inay wxwalba I hagaagaan

    • @sadiamohamedhassn4124
      @sadiamohamedhassn4124 3 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin

  • @zapiriinpea9384
    @zapiriinpea9384 3 ปีที่แล้ว +4

    iisoo duceeeya in alle iisiiyo guur xalaal ah ani iyo qof walbo oo musilm ah meel kheer khabto alle igeeyo insha allah🤲🤲🤲🤲🤲

  • @suusuusuuu7780
    @suusuusuuu7780 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy murugta naga dulqaado Allahum ya Allah dulqaad na siiyo لااله الي انت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @queenofhiiraan6631
    @queenofhiiraan6631 4 ปีที่แล้ว +4

    Asxbey isoduceya alaah inow isiiyo ubad baariya cafimad qabo waxan jeclhy inaan hoyo noqoto alow riyadeyda iyo hamikeyga irumey

    • @ahmedcaabi9175
      @ahmedcaabi9175 4 ปีที่แล้ว

      Wlshy Allah SWT haku siiyo Awlaad wanagsan oo baari ah.

    • @mowlidmahamed1126
      @mowlidmahamed1126 4 ปีที่แล้ว

      Salada waqtigeeda tuko insha allah

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 ปีที่แล้ว +5

    Cabqari quluubta dadka la hadla
    Soomaali isagoo kale in laga helaa way yartay

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 5 ปีที่แล้ว +10

    Illaaah ha xifdiyo sheekh musdhafe kama daalo dhageysigiisa jasaakallaahu kheyr

  • @mohdmursal7935
    @mohdmursal7935 4 ปีที่แล้ว +2

    Walalahey oo muslimka ah ii soo duceey hada araqtey fariintey jazakalah

  • @ruunaadanukahelayqalif5099
    @ruunaadanukahelayqalif5099 5 ปีที่แล้ว +5

    Shiiq mustafe iilahay qayr hakusiyo aayado la jifa mala tasbixs karaa

  • @faizamukhtam.a2537
    @faizamukhtam.a2537 4 ปีที่แล้ว +7

    M.a wlhi wn ku jeclhy Sheeq mustfaa alleh wn ka br yaa in aaan kula kulmo I.a

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 4 ปีที่แล้ว

      Insha Allah waad lakulmi walashay

    • @nasriinakef618
      @nasriinakef618 4 ปีที่แล้ว

      M,a Sheeq mustafe Alle dartiiz kuu jeclahay wana jeclaan lahaa mar uun inaan kula kulmo Alle haku xafido Adiga iyo Ehelkaaga

  • @sagalyuusuf2772
    @sagalyuusuf2772 5 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh mustafe xaji ilaah haku barakayo jazaka Allah khery misanka qiiyamo ilaah haku saaro

  • @abdiazizabdi1107
    @abdiazizabdi1107 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @susuali1114
    @susuali1114 5 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar.
    Bismi lahi masha Allah.

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว +3

    ku saliya xabiibkeena scw scw

  • @mohamedk8936
    @mohamedk8936 5 ปีที่แล้ว +23

    Sheikhan ilaahay dartis ban ujeclahay😘

    • @kakasaidi6
      @kakasaidi6 4 ปีที่แล้ว

      Walai aniga hata

  • @sagalyuusuf2772
    @sagalyuusuf2772 5 ปีที่แล้ว +12

    Sheikh isoo ducey murad ayaa laa yahay 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @amiraabdirashid4819
    @amiraabdirashid4819 4 ปีที่แล้ว +3

    Isoo dociya dhibaato wayn ayan dhexda kaga jira 🙏

    • @dadkuuictirafkuhwaalay4246
      @dadkuuictirafkuhwaalay4246 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay haka dul qaaado wll

    • @boqolsoon7185
      @boqolsoon7185 4 ปีที่แล้ว +1

      Abayo ilaahay hakaadul qaado isagaa weyne ilaahay waydiiso salaadana tuko insha.allh dhibaato madhacayso yaaa rabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @amiraabdirashid4819
      @amiraabdirashid4819 4 ปีที่แล้ว

      Boqol Soon inzhallh wll

    • @mowlidmahamed1126
      @mowlidmahamed1126 4 ปีที่แล้ว

      Salada waqtigeeda tuko insha allah

  • @abdinasirhayirhussein1435
    @abdinasirhayirhussein1435 4 ปีที่แล้ว +4

    jazakalaah kheeyran

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 4 ปีที่แล้ว +5

    We love Sheikh Mustafa❤

  • @fartiamohamud9879
    @fartiamohamud9879 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha"allah

  • @haroonhussein6409
    @haroonhussein6409 5 ปีที่แล้ว +7

    Allaahu akbar yaa rabii laa illaaha illaa antusubaaxanaka inii kuuntuminal daalimiin

  • @abdikarimdaheyeh8503
    @abdikarimdaheyeh8503 4 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allah

  • @maryamaolol7755
    @maryamaolol7755 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah alle hakugu anfoco wll

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 2 ปีที่แล้ว

    msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim

  • @xaawamaxamed403
    @xaawamaxamed403 2 ปีที่แล้ว +1

    maalin ramadaan waaye maalin walbo ooyin aayaan ku dhameeystaa murugo badan ayaa iheeyso ii soo duceeya wllahee muslimiinta ihy inuu wx walbo aan rajeynaayo inaan helo😢 adinkane ilhy ha adin xifdiyo

  • @aesthetic_toxician8632
    @aesthetic_toxician8632 5 ปีที่แล้ว +7

    Jazaakallahu qayr sheèqunaa & walaalaha qeerka inoosoo geliya ku ligiina janada Alle ha nagu wada casuumo Aamiin

  • @maryamjamac2904
    @maryamjamac2904 4 ปีที่แล้ว +2

    wxaa murug iyo ciriiri damreemaya kuwa unllike dhahaya muxaadarada illhy haka dul qaado☝️

  • @nasromuuse3370
    @nasromuuse3370 5 ปีที่แล้ว +7

    masha alh jasaa ka laahu qeeyr alaaah jaba dul fardoowso ha naku kulmiyo insha allh

  • @zahraabdi9972
    @zahraabdi9972 4 ปีที่แล้ว +1

    Yes good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good Allah good

  • @zaytuunighannel140
    @zaytuunighannel140 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير الجزاء شيخ مصطفى يحفظك الله

  • @naxvisoo3705
    @naxvisoo3705 4 ปีที่แล้ว +9

    سُبحان اللّه وبحمده وسُبحان العظيم

  • @coldfish8443
    @coldfish8443 4 ปีที่แล้ว +3

    Man Allah brekllah

  • @fxk3622
    @fxk3622 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah alle haku xifidiyo

  • @maryamadam8444
    @maryamadam8444 5 ปีที่แล้ว +8

    جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل الله يحفظك.

  • @xikamshariif6701
    @xikamshariif6701 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheeekh mustafa xaji ismaacil haruun Allah janno kaga baryaya

  • @sharmaskemaxamud6094
    @sharmaskemaxamud6094 ปีที่แล้ว

    Isoo duceeya walaalayaal murugo ii dhane waaan idin baryaa inaga isku islaame😭😭

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 5 ปีที่แล้ว +18

    بارك الله فيك يا شيخنا شيخ مصطفى و جزاك الله خير الجزاء 🙏

  • @KhalidQMaow
    @KhalidQMaow 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahey ajar iyo xasanaad faro badan ha siiyo sh mustafa anagana kuwi ku anfaca ilahey hanaga dhigo...Aaamiin🤲🤲

  • @farihafariha3219
    @farihafariha3219 4 ปีที่แล้ว +2

    allaha xafido sheikh Mustafa. amuurahena o kheyr qabo rabbi hano saqiro🤲

  • @fatmaabdulkadir9797
    @fatmaabdulkadir9797 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sheikh

  • @laurettamorbellireale1430
    @laurettamorbellireale1430 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh dulmigii dulmay anabahada isdhafbixiyey

  • @hamdimohamudhussein4397
    @hamdimohamudhussein4397 3 ปีที่แล้ว +1

    isoo duceeya qofkast oo muslim oo arka qoralkayga murugo ayaa dareemaya

  • @shuushunasir3860
    @shuushunasir3860 4 ปีที่แล้ว

    Dadkan dislike ta saaray wa kuwa aan garnyn macnaha wuxuu leyahy sheeku wa kuwa maskaxda ka xanunsanya

  • @filsanmustafe7051
    @filsanmustafe7051 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallha alle ha ku xafido shiikhi mustafe alle haku parakeeyo

  • @saadaawale4526
    @saadaawale4526 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah sheekh Mustafa Rabi ha ku Barakeeyo Murugo dhamaamteedana Raxmaan ku ha naga qaado Aaamiiin yaa Raxmaan ❤

  • @demohazo6853
    @demohazo6853 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jazakallah may Allah reward you more Amiin ya rabi

  • @adangaydh14
    @adangaydh14 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh Ilaahay Haku xafido

  • @nagiibnagiibmaxamad4002
    @nagiibnagiibmaxamad4002 4 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha alaah ilaahay ha. Ku barakeeyo

  • @salaxamiinullahofficial9221
    @salaxamiinullahofficial9221 5 ปีที่แล้ว +3

    Waan xanunsanahay ee rabi ii barya yaa jameeca

  • @XawooXaji
    @XawooXaji 4 หลายเดือนก่อน

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @IshoOmar-sp9ch
    @IshoOmar-sp9ch 7 หลายเดือนก่อน

    Asc walaalayaal ii soo duceeya murugo ayaa igu taagan oo aan la hurdi waayay inuu Allah iga dul qaado ilaahey sharta cadawga gaalada hanaga qabto Aamiin

  • @iqrohassan1924
    @iqrohassan1924 4 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah ❤️❤️❤️

  • @ashoali5764
    @ashoali5764 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh illaahey ajir iyo xazanaad ha kas kiiyo had iyo jeerna waad inoo faaiideysaa anagana kuwii ku cilmi qaata sllaha naga dhigo oo ka faaiideysta Aamiin

  • @bashiirabdijaamac603
    @bashiirabdijaamac603 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshaa allah illahayaw toobada nawaafaji muslimkoo dhan

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh jazakumulahi kheer

  • @niciimajanno4217
    @niciimajanno4217 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan dareemaya murugo aad ubadan yaa allah iga dul qaad kurbada farxadna iigu badal

  • @fowsiyamohammed9633
    @fowsiyamohammed9633 4 ปีที่แล้ว +1

    maansha allaah alle ha ku xafido aakhiro iyo aduunka

  • @hpodamond8804
    @hpodamond8804 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💝💖💯💯

  • @ashamohamudabdile8158
    @ashamohamudabdile8158 2 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @ahsanmahad8827
    @ahsanmahad8827 4 ปีที่แล้ว +1

    SheQow iLaHy JANTUL FaRDOWSA Ha INGU KULMIYO QalbiGaN Ka JeClhy 😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @bahibahi7940
    @bahibahi7940 4 ปีที่แล้ว +3

    Maash Allah

  • @hibajamac1175
    @hibajamac1175 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha,allah sheekh mustafa Allaha dhowro

    • @mustafemuse5745
      @mustafemuse5745 4 ปีที่แล้ว +1

      Maan shalah. Illahay hakaa abaal mariyo

  • @mohamoudozil3681
    @mohamoudozil3681 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekh mustafe ilhy haku dhawro ❤️🤲🏾

  • @libaansalat7245
    @libaansalat7245 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala haku barakeyo shekh

  • @holwadagtokiyojey8633
    @holwadagtokiyojey8633 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah shiiq mustafa xaaji ilaahay ha Xafido jasakalaah qeer ilaahay ha naku aan faco muxadaradan aad noogu fa iideysay ilaahay igu anfac aniga iyo muslimiinta dhamaanten جزا كلله قيير

  • @laylacali3298
    @laylacali3298 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @qaadoiftiinkachannel4077
    @qaadoiftiinkachannel4077 4 ปีที่แล้ว +2

    Jzkllhu khyr

  • @naimamahamud9817
    @naimamahamud9817 4 ปีที่แล้ว +3

    الحمد لله

  • @munamaanka4629
    @munamaanka4629 5 ปีที่แล้ว +2

    Akhir saban ayaan joognaye rabi hano yasiro oo hano dambi daafo

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 2 ปีที่แล้ว

    ii duceeya waxaa laabtayda buuxisey murug ilaahay hanoo gargaaro dhamanteen

  • @holwadagtokiyojey8633
    @holwadagtokiyojey8633 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah shiiq mustafa xaaji ilaahay ha Xafido jasakalaah qeer ilaahay ha naku aan faco muxadaradan aad noogu fa iideysay ilaahay igu anfac aniga iyo muslimiinta dhamaanten جزا كلله قيير

  • @deeqowaxmed9444
    @deeqowaxmed9444 3 ปีที่แล้ว

    Iiso duceeya kurba yar ayaa I heeysate

  • @salalmishra3942
    @salalmishra3942 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnzh allH

  • @abdikarimdaheyeh8503
    @abdikarimdaheyeh8503 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaw naga yeel kuwa ilaahay xusa

  • @walaalogroupqajaarii3687
    @walaalogroupqajaarii3687 5 ปีที่แล้ว +3

    Aaaamiiiin

  • @maslaxabas1993
    @maslaxabas1993 4 ปีที่แล้ว +4

    ‏بارك الله فيك يا شيخنا ‏مصطفى جزاك الله خير الجزاء

  • @nadhifomaow8221
    @nadhifomaow8221 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah

  • @nurasagalsiciid7246
    @nurasagalsiciid7246 4 ปีที่แล้ว +3

    Mazha allah alle haku xafido sheekh mustafe

    • @aamina6978
      @aamina6978 4 ปีที่แล้ว

      sheesh iilaahay dartii baan kuu jeclahay ilaahay haku xifdiyo

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 4 ปีที่แล้ว +1

    لا الله الا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @hafsaabdirashiid4853
    @hafsaabdirashiid4853 4 ปีที่แล้ว +1

    isoo duceeye wll muslimiinta

  • @sophiamohamed7763
    @sophiamohamed7763 5 ปีที่แล้ว +3

    su'aal dadka maxee dislike ugu saraan wacdiga ?...😥😥😥

  • @alcadaala992
    @alcadaala992 4 ปีที่แล้ว +2

    Al xamdu lilaah baarakallaahu fiikum Shiq Mustafa Xaaji Ismail

    • @ikraancady3048
      @ikraancady3048 4 ปีที่แล้ว

      Allow murugo nagahay amiin yerabi